12 SAC AYAN ISKU DAYAY IN AAN COPY GAREYO SALAH JJ ANIGA MAA LAA IDILA QOSOLKA ADUNKA 🤣🤣

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 9 сен 2024

Комментарии • 178

  • @MssFaraxsan2898
    @MssFaraxsan2898 Месяц назад +56

    Only Team walbah kabax Amiiradeena qurux badanaa Allow xijabka ha Noo waayin 🎉

  • @SimranAbdiNor
    @SimranAbdiNor Месяц назад +51

    M.a ceyda io amiro nasiib be le yihin Malin kasta zalax io macalimow ka qosolsise helen 😂😂

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Месяц назад +61

    Barako ma rabtaa salliga nabiga ﷺ badso.❤️😢

  • @Adarax143Aada
    @Adarax143Aada Месяц назад +29

    Alaha cafiyo inta xanuunsa iyo walalkena omar bar bar amiin

  • @SiyadMuxumed
    @SiyadMuxumed Месяц назад +34

    Omgtt qab qab hal cabitan ayy isla cabayen😂❤

  • @xaawoluul265
    @xaawoluul265 Месяц назад +26

    Saalax markuu agah dhahaayo waa ku heystaa😂😂

  • @user-sl3tx5pe8q
    @user-sl3tx5pe8q Месяц назад +14

    Macalimo dhibkii oo qofa qosol ayaa igu dishe saalax miskiinka waan kanaxay😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @NAchma-hazzan
    @NAchma-hazzan Месяц назад +51

    Wx wln oo kala drn ani oo dawana kasi drn😂😂❤

    • @FDQ_EDITZ5
      @FDQ_EDITZ5 Месяц назад +2

      Masheege marka 😂

    • @NAchma-hazzan
      @NAchma-hazzan Месяц назад

      @@FDQ_EDITZ5 wxn qariyo mahayo😂

    • @FDQ_EDITZ5
      @FDQ_EDITZ5 Месяц назад

      @@NAchma-hazzan waaka qayliyay 😂

  • @SahroAhmed-xk1zz
    @SahroAhmed-xk1zz Месяц назад +9

    xanta koobka biyaha lagu wada cabayo aan soo doonty ani tektok kusoo aeky😂😂😂😂😂😂

  • @SaabiriinMacalin
    @SaabiriinMacalin Месяц назад +5

    Ceyda iyo amiiro saxiibo wllalo ad isku fahmay hore usocda❤😊

  • @maqbulysf8066
    @maqbulysf8066 Месяц назад +10

    Ku Sali Nabigeena Maxamed
    Salalahu calayhi wasalim
    Salalahu calayhi wasalim
    ❤️❤️❤️👍👍👍

  • @user-iz6dv1jy4w
    @user-iz6dv1jy4w Месяц назад +17

    Cayda io amira hal cabitaan isla cabaya mxa wyeh😂😂

  • @FathiMahad-ie1sj
    @FathiMahad-ie1sj Месяц назад +14

    Wiilka yarkaa iska dhaaf macalimow😂😂😂

  • @NasroMohamed-ip4ll
    @NasroMohamed-ip4ll Месяц назад +3

    Biyihii bey Isla cabeen tiktoogiina wuubuxsamayy😢😂

  • @SucdiAbdisaid
    @SucdiAbdisaid Месяц назад +10

    Niyow salx ya iska dhaly fany wye😂😂😂😂❤

  • @rayaanmuuse
    @rayaanmuuse Месяц назад +13

    Macalimoo qosalka iga dhamaysay wllhi❤

  • @Gosha-rercarale
    @Gosha-rercarale Месяц назад +16

    Yaa alah hadan qosol udhinto salax iyo macalimo idilay san uqoslaye😂😂😂😂

  • @iqramaxamud357
    @iqramaxamud357 Месяц назад +11

    Cayda ku so xigsii macalimow 😂😂😂

  • @user-tn6xw9xb3i
    @user-tn6xw9xb3i Месяц назад +8

    Amiiro qurux xijaabka qurux

  • @BalqiisaSaid
    @BalqiisaSaid Месяц назад +10

    Saa u qoslaayey Waa daalay😂😂

  • @DaahirWarzame
    @DaahirWarzame Месяц назад +8

    illahow macalimow hana gadeejin😮

  • @IntisaarMaxamed-nj4zo
    @IntisaarMaxamed-nj4zo Месяц назад +2

    Team Sundus Team samiya team koko team amiro team cayda team saki soomaali team salax jj team adna team maclimo team alfa team kiki team deqoow jini team asad team abeera team cimran team adna team cimran team cumer team cadnaan team armhna team ladan team asad team kamisun 300k ❤

  • @FaaisoAli-m5z
    @FaaisoAli-m5z Месяц назад +2

    Ala ku wan way kla darn jihin walhy😂😂😂

  • @queennadia4390
    @queennadia4390 Месяц назад +7

    Allah Haku cafiyo maclimo 😢❤

  • @AmaalMaxamed-n5h
    @AmaalMaxamed-n5h Месяц назад +1

    Macalimoow kulahaa awalbuu naad kaygu weersho ahaa hhhhh😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @CabdiBaasid-u8o
    @CabdiBaasid-u8o Месяц назад +6

    Qofkka ugu horeeyada daawada mavaliimiq

  • @cabdallaxidig-uf3ds
    @cabdallaxidig-uf3ds Месяц назад +6

    Alle ha ku caafiyo. Sxb

  • @NastexaNalka-u2k
    @NastexaNalka-u2k 24 дня назад

    Man shaallaah walaal ilaahey haku xafido😊😊😊😊

  • @user-kz9ok3zs6u
    @user-kz9ok3zs6u Месяц назад +5

    Ceyda

  • @user-eb1ne7fh8q
    @user-eb1ne7fh8q Месяц назад +2

    Omaar Barbara oo codkiisa ceyda dhageysanaayo😂😂😂😂😂

  • @user-il7nw8gq9y
    @user-il7nw8gq9y Месяц назад +2

    Next koko plz 🙏 😢 plz 🙏 yaa igu raacsan😊

  • @SumayoDagan-lw2yc
    @SumayoDagan-lw2yc Месяц назад +3

    Alle haku caafiyo

  • @user-js3qh6fw1m
    @user-js3qh6fw1m Месяц назад +2

    Allah ku caafiyo and saalx jj😊

  • @MaxamethCapdi
    @MaxamethCapdi Месяц назад

    alle haku cafiyo walalkay macalimoo🎉🎉🎉🎉

  • @Mohaaaaaazzz
    @Mohaaaaaazzz Месяц назад +6

    Xanta halka kob lagu wada cabaayo amiito io ceyda soo doontay from tiktok😂😂

  • @MaxamedMaxamuud-r2v
    @MaxamedMaxamuud-r2v Месяц назад +5

    Team macalimow one like ❤

  • @NajmaAli719
    @NajmaAli719 Месяц назад +5

    Alla ha ku cafiyo maclimow 😢

    • @iimaanCmahad
      @iimaanCmahad Месяц назад +1

      Saalax dheh kan maxanuusanee😂😂

  • @Suusaan1234
    @Suusaan1234 Месяц назад

    Wllhi Qsoslka iga dHamadayyy wa Qosol ooyayy😂😭

  • @Raqiyo-vk4he
    @Raqiyo-vk4he Месяц назад

    Ayy amiira io ceyda hal galas wx kucabayan😂❤

  • @moanaahmett
    @moanaahmett Месяц назад +1

    koko ama cayda kusoo samee please

  • @CabdiwaliYare-k8t
    @CabdiwaliYare-k8t Месяц назад

    Maclimo qurxlooayaatahay madhaalah

  • @pubggolbalgaming6403
    @pubggolbalgaming6403 Месяц назад +1

    illahey haku caafiyo pro😊

  • @MaxamethCapdi
    @MaxamethCapdi Месяц назад

    funny weye macslimoo

  • @Nimcomohamed-pc4kc
    @Nimcomohamed-pc4kc Месяц назад +2

    Koko next please

  • @Safadawlo
    @Safadawlo Месяц назад +1

    Wlhi macalimo vidoeyadada wa jeclahy❤😂

  • @user-tn9yl5dx1z
    @user-tn9yl5dx1z Месяц назад

    Crymir Hal caabtaan aay isla cabeyen😂😂❤

  • @ayuuptimir1526
    @ayuuptimir1526 Месяц назад +3

    Ceyda na

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Месяц назад +10

    Team Amira qurux one like 👍

    • @SundusXasan-i1o
      @SundusXasan-i1o Месяц назад

      Team Amiira qurux and Team quen koko bulle is not Eazy wlhi ❤❤❤❤❤

  • @user-jz1le8lp2q
    @user-jz1le8lp2q Месяц назад +4

    Vaar soqa hada legend tahay

  • @user-azwaana24
    @user-azwaana24 Месяц назад +3

    Cayda so dhandhanji😂😂

  • @AaminaMahamud-yi7mn
    @AaminaMahamud-yi7mn Месяц назад

    Allah ah ku caafiyo 😢

  • @sumayosusu1546
    @sumayosusu1546 Месяц назад +1

    Salax iyo macalimow noma wayo😂😂😂😂😂 agah

  • @KeynaanMohamud-qy8tp
    @KeynaanMohamud-qy8tp Месяц назад

    Wcs afar tiina Ayaan taan goni baad iskula sxp teen makala dhuntiiin😅😅

  • @user-pt7wb5jh5w
    @user-pt7wb5jh5w 26 дней назад

    Hhhh dhibka idinka batay😂😂

  • @calicabdullaahi
    @calicabdullaahi Месяц назад

    Ale isha hakuu cafoyo zxp

  • @URCRISTIANO-v4f
    @URCRISTIANO-v4f Месяц назад +2

    FROM COUNTRY OF OGADENIA 🇬🇲 ❤🎉😎

  • @AmiiraFans
    @AmiiraFans Месяц назад +1

    ❤❤❤❤❤

  • @abdiwelialihassan9153
    @abdiwelialihassan9153 Месяц назад

    Saalax dhaaf no miskiina waaye❤❤

  • @xalimomaxamed5168
    @xalimomaxamed5168 Месяц назад

    Laba kaladaran amiira io sundus maa dhalen🤣🤣

  • @AmchatThaHirMuHumett
    @AmchatThaHirMuHumett Месяц назад +1

    Bilaal😂😂😂😂

  • @user-yl6ct9jb1s
    @user-yl6ct9jb1s Месяц назад

    Samia soo samee please ❤

  • @MissStyleAmiira
    @MissStyleAmiira Месяц назад

    kuwaan qosolka iga dhameyen😂😂

  • @user-fz2gk2zs9c
    @user-fz2gk2zs9c Месяц назад +1

    Ala berka aa uuu😂😂😂😂😂

  • @Marishahmed19
    @Marishahmed19 Месяц назад

    Mocalimow iyo salax jj yaiskubalamiyay😂

  • @NajaxBishaar-k6v
    @NajaxBishaar-k6v Месяц назад

    Waxba walbe joogta jgu daran soda la iskugu dhufanayo😅😅😅😅😅

  • @user-cc4km7nk7e
    @user-cc4km7nk7e Месяц назад

    Macalimo cwa nolzhu ku qaptey zalx wlhi qozol udhimnya😂

  • @user-zo5jk3sx5q
    @user-zo5jk3sx5q Месяц назад +1

    𝐀𝐥𝐚 𝐤𝐮𝐮 𝐰𝐚𝐚𝐧 𝐰𝐚𝐚 𝐥𝐚𝐛𝐚 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐝𝐚𝐫𝐚𝐧 😂😂

  • @Amiiroqurux2
    @Amiiroqurux2 Месяц назад +3

    Team makalimow one like 👍

  • @saynabmaxamed4526
    @saynabmaxamed4526 Месяц назад +1

    Allh kuwnh hhhh

  • @ZamiaCali
    @ZamiaCali Месяц назад

    Qosol maigu harin😂😂?

  • @AsmaaCabdiqani
    @AsmaaCabdiqani Месяц назад

    Teemkaan lov kuahay😢❤

  • @HafsaAbuukar-e2t
    @HafsaAbuukar-e2t Месяц назад

    Qofka igu horeyay oo dabade

  • @KaahoCabdulahi
    @KaahoCabdulahi День назад

    😂😂😂😂

  • @SafiyaBashiir
    @SafiyaBashiir Месяц назад +1

    Amiiro iyo cayda mxeee isku ag fadhiyaan😂

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 Месяц назад +1

      saalax iyo macalimo ba sow kuwa is ag fadhiya maxa 😂 teeda kale meesha 4 kursi baa yaala inte aadi lahaayen hadaa miiska may kori lahaayeen

  • @QueenSabnaa-mt1jm
    @QueenSabnaa-mt1jm Месяц назад

    wllh saan u quslaayi kiliyaha i xanuunay😂😂😂

  • @CasmiSadri
    @CasmiSadri Месяц назад

    Macalimow mucjiso😂waa ika qoslisen Wllhi 🥹😂😭

  • @ameenabubakar2514
    @ameenabubakar2514 Месяц назад +2

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ShukriAsadjiirow
    @ShukriAsadjiirow Месяц назад

    Ceyda ku xiji😅😅

  • @calicabdullaahi
    @calicabdullaahi Месяц назад

    Macalimo waa dhipka teamka

  • @user-ve2jb4rn3x
    @user-ve2jb4rn3x Месяц назад

    Part labad so day udandasiqa😂😂😂

  • @WarsameYussuf
    @WarsameYussuf Месяц назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ZakariaOsman-vt4bz
    @ZakariaOsman-vt4bz Месяц назад +1

    😊😊😮😢😢🎉🎉😂❤❤❤❤

  • @Xayaat123
    @Xayaat123 Месяц назад

    Alla kuwaan calooshy ixanuujiyeen 😂😂😂

  • @HawaHassan-mk1zs
    @HawaHassan-mk1zs Месяц назад +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Mineyyyyyyy
    @Mineyyyyyyy Месяц назад

    😂😂😂maclimoww dhibloww🤴🙌🥰🦁love you nh😂

  • @ikranfatxi3544
    @ikranfatxi3544 Месяц назад

    ilahey hanoo kaa cafio

  • @MarwaMaxamed-sg1zd
    @MarwaMaxamed-sg1zd Месяц назад

    Manoli maclimo walhi caadi maaha

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 Месяц назад

    Kuwan cadibay isku jugeeyen😂😂

  • @user-wh9jn1xm1p
    @user-wh9jn1xm1p Месяц назад +1

    Wah maxa wye halkan koob biyaha lagu caboyo war ma arkosin miya tolkeygow 😂😂

  • @RodriCabdulqaadir-tm6dy
    @RodriCabdulqaadir-tm6dy Месяц назад

    😂😂ader anigo samalia jognaye kadhac 😂

  • @user-xj1nn6wf4t
    @user-xj1nn6wf4t Месяц назад

    Macalimow waa ku wataaa

  • @MuseSheikh-o8p
    @MuseSheikh-o8p Месяц назад

    Macalimoo ceyda kusamee plz

  • @MuseSheikh-o8p
    @MuseSheikh-o8p Месяц назад

    Tom&anjery

  • @AsmaAsmameiraneh
    @AsmaAsmameiraneh Месяц назад

    Alaaa macalimow 😂😂😂

  • @user-lh5hf4fq9x
    @user-lh5hf4fq9x Месяц назад

    Waraa oo kiyaal laguu qoray

  • @Ladancidi.p90i
    @Ladancidi.p90i Месяц назад

    Koko kuso samee😂

  • @MaahirAxmed-td1jl
    @MaahirAxmed-td1jl Месяц назад

    Macalimuu wakusalamay❤😊

  • @user-cc4km7nk7e
    @user-cc4km7nk7e Месяц назад

    Ceyda kuzo xigzi😂

  • @iqrocabdisaciid-xn5nm
    @iqrocabdisaciid-xn5nm Месяц назад +1

    iqro iqro bay u eegtahy aa oo saan dham miyaa u quruxonah😂

  • @AsmaAbdirashiid-c2v
    @AsmaAbdirashiid-c2v Месяц назад

    Allha ha ku caafiyo