@adoontiallesiman262 fikirkega aya kadhiibtay soma ahn qasab miya inaa wax siiyo waa may mida kale adiga maxaa kaa qeylisina ma ogaan kara maskixiyaan aya u xanunsan tahy aan fila allh ha kucaafiyo 😷😷😷
Hambalyo hor u dhac ah 1M 22 jir 1M oo dad ah ku kasbaday isagoo qof u gafin kaliya ceyda ayaa sameen kara 1M oo karti, caqli, talent lagu gaaray Hambalyo mar kale pro
Marka hore hamplyo wallken king ceyda daadal dheer kadib one millon waa gaarty intaa iyo inkabadana waa ku rajaynayna. Filmkuna waa top walahi qaab kaa u jisheen🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Anigo dawanaya ayuu 1M kudhacay 🎉 anywhy congratulations the King of tha world ❤ 🎉❤ intaa iyo in kabadan bad u qalan taa run ahantii msha Allh hamplyo.hamplyo.mar labad 🎉 king ceyda🎉
1 million🎉 my king 👑 intan iyo in ka bdn aya u qalantaa wlhi waxan ku le yhy mar kowad iyo mar labadba hambalyo hambàlyo ❤waxana thy shaqsi dhalin yaro ah o mudan in lagu daydo wanagiisa iyo ixtiramkiisa 😘waxana kalo thy qof insan ah waliba mudan in lagula qeybsado farxada ad cawa daremeyso marka abowe waxan ku leyhy hormar wcn ilah ha no ka xafido melkasto ad jogto wax ku dhibo allah kuma tusiyo🔥🥀❣️
Hampalyo king kuwo saaxiibadaa loo maleeyo baan dareemayaa cadowgaaga inee yihiin wax walpa usameenaayaan see attention ka one(1)million ka kaala wareegaan lkn qorax sacabo kuma qarsoonto hampalyo 2 years from day one upto now waan kula socdaa best hardworker in the team 27 guuleeso mar walpa daacadnimada zaaidka ahna iska ilaali❤finally we made it yeeeeeeeeeeeèeeeeeeèeeeeeees🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳
Sxp mcn waxa tahay shaqsa seween an utaageero zxp mcn waxa wa wa habeenkaad farxata laakeba wa kaxuba hay en kamaqana hay farxadaada sxp jareer jooga walaal mcn mar waan ku arka doona zxp mcn mar walba waxan ku fegaraa see kuu arke lahay zxp waxan hay daageerahada marka guuleesa zxp mcn
Dunida Masoo Marin Ruux ka qayr badan Kana Sharaf badan Nabi Muxamed ﷺﷺ
Scw❤❤
Scw❤
❤Scw
Scw❤
SCW
Iinta aan caabsi dareemin sideyda oo kale like sar😂😂
Anigu waan qoslayayey😅😅😂
Aneh😂😂😂😂
😊
Mabruug alif alif mabruug ceyda 1 malyan wxn kuu rajeeynaa 10 malyan 🎉❤
😂
Me😂😂
Qofkii jecel nabi muxammed haku salliyo s.c.w s.c.w. من أحب النبي صلى الله عليه وسلم صلى عليه افضل الصلاه والسلام
Waar filmkan imisaad ku qimayseen inta liketu gaadho ayan ku oganayaa ❤❤🎉🎉😊
Aniga 100 kiba 1000 aa siya waa amazing walhi
100/100❤😊
0\0 aan ku qiimeyay ilmaha yer yer aya daawankara Cabsi kulaha cabsi xaalqado😷😷😷😛😛😛
@@Abdelrahimmohamed-jy7lpkaliya Allah caafimaad waydiiso adigu
@adoontiallesiman262 fikirkega aya kadhiibtay soma ahn qasab miya inaa wax siiyo waa may mida kale adiga maxaa kaa qeylisina ma ogaan kara maskixiyaan aya u xanunsan tahy aan fila allh ha kucaafiyo 😷😷😷
Dunida maso Marin ruux ka dulqad bdn kana Sharaf bdn Nabi muxamed /scw/
Scw
Scw
Team cayda malinkii igu horesay an comment soo qoro waye like madina heli kara😂😊❤congratulations 1m followers in RUclips🎉🥶🫡💯
Say 1 m subscribers no followers 😃
Wax baro lagu kari wayay ku qaado 😂😂
Thedgyhjdefjiberg🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Waa muqaalkii ugu horeeyay oo aa teamkaan ka daawado inkasto cabsi cabsi yahay hadana waa talented keep going❤
Ceyda noo soo badi inta igu raacsan like
Anaa kugu raacsan ❤❤
@@DeeqoAhmed-g2p anaa kugu racsan👻👻👻☠💀👿👿👍💫
Aniga kuguracsn hy
Wadana kurkur waye😂😂😂
Ani ku racsan😂❤
Nasiib daro ka wayn majirto Ado Muslim ah inaad ka cajisto saliga nabiga (ﷺ)❤😢
Haye koko
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Scw❤
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Scw
XaFlada ceyda 1M waxaan rajaynaa inay xanaan ka soo qayB gasho intee igu raacsan❤☝🏻🫶🏼
Amiin😊
Anaa kugu raacsan
Xanan waa tee
@@king______diini2777cayda wallashiis
@@king______diini2777wa laa shiis😊
Waa markii 2 aan dawanayo muqaal qurxoon waye cabsidiisa wato 😊😊😊
😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮
film cabsi cabsi ah iyo farxada one million followers congrates king ceyda 🤩
Anoo dawanaya ayuu 1m ku dhacay runtii wan kugu xiranay King ceyda congratulations wllkei dhaman team 27 one love👍
Kusalia nabigena the best person ever the most knowledgeable able and the most shine all created prophet Muhammad scw ✨🕋✨❤️
❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤
Scw scw scw scw scw ❤
Jvhfkvjdhxnxud ascaab ta🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤
Jimca waaye kusaliya nabigaen sharf tabadan❤😊scw
😂😂 çayda waji maleh
Scw❤
filim horar caadi ahay qabka jiliinka ceyda gacan ku tagay hambalyo 1m inaan garnay xitaa wa iloobay 🎉🎉🎉
Hambalyo hor u dhac ah 1M
22 jir 1M oo dad ah ku kasbaday isagoo qof u gafin kaliya ceyda ayaa sameen kara
1M oo karti, caqli, talent lagu gaaray Hambalyo mar kale pro
Xaqiiq kahadashe waa wiil yar oo wanaagsan ofariida wax xun allaha kahaayo❤❤❤
Xaqiiq❤
May this year 23 years old galay
M.a ceyda ❤❤🎉🎉🎉🎉
Really wlhi
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋👍
Hello. Koko. Bullet. Taageero. Ayaa. Kuahay❤❤❤
Wllshey😂😂
Hambalyo cayduruus sxb 1M subscribe waad soo dadaashay brother intaas ka badan ku rajeynaa
Scw scw scw❤
Scw scw scw
Film ka hindi baa dawadey lkn ceyda films ba ka mcn 100 /100
❤
😅😅😅😅😅
1 million my boy king ceyda 😊😊
Maad garanaysaa dilagaa qarsoon
Waaa adiga 😂@@Pulsefootball-w3w
@@Pulsefootball-w3wkoko waaye
@@JdhdhdhHdehdysb ma hubtaa
@@JdhdhdhHdehdysb sidad ku ogataay
What a filim walle American waa
Ka daran yahay cayda is the best 👏👏✋
cawaa 1M farxad king ceyda Hambaliyo Hambaliyo Hambaliyo Hambaliyo intaa daawanaayao waa. ku siidhecee waan kusii hormariya qofkii ugu horeeyey caada comment ugu soo Hambalyeeyey naan nowadays 🎉🎉🎉🎉❤❤
THIS IS WONDERFULLY THE BEST MOVIE OF THE GROUP OF 27
Anoo filimki layaban😂 buu 1M galay congratulations ❤🎉
Anoo daawanaayo ayuu 1M ku dhacay congratulations 🎊 king ceyda
aniga waaye qofka ugu dan beeyay oo folow dhahy ❤ waxaan arky asagoo maraayo99.9 lkn kan kama siinin mid kle ka siiyay kan marhoroo ii ahaa❤❤❤❤❤❤❤❤
1m🎉
@@MavioGrilyWaryaa meesha tiktok maaha waa RUclips marka subscribe dheh 😂
1M thanks
One love my team ❤
❤❤ guleyso wll
Inyar ayaa hadhay azxaabay😂😂😂
Maaad garnaysaa dilagaa
You deserved more and more you did it🎉🎉🎉🎉🎉
Guul kuu rajeenaa 🎉🎉🎉
ninka hindida naka soo bareejeyayy Actore king ceyda😢😮😅😢
Finally wad gadhy 1m congratulations wllo intaa io in kabadan ba wad uqalantaaa 🎉inkasto an ooyyay caaawa dhan😢
ILA HADA MAAD OYAYSA😂
1M 🎉🎉🎉🎉 Ceyda fanskaga aa ahay ina icaawisid aa rbaa😢one like asxapta🫶🏻🙏
Caawa 1M farxad King ceyda Hambalyo Hambalyo intaa daawanaayo waa kusiidhecee waan kusii hormariyay qofkii ugu horeeyay cawada comment ugu soo Hambalyeeyey anaan noqday
Shadhab naya anaga ugu hor hambalyeeye😂😂😂
Naga acusa anuka labar koyba uuhamplyee🎉🎉🎉🎉
😢😢😢😢😅😅😢😢😢🎉🎉😂❤❤❤❤❤hhhhh
Inta subixii dawatey e habeenki dhahdey ma geli karo😂 hanblyo ceyda 1M boy🎉🎉❤
Me😂😂😂😂
Hhh aniga hadal dawanaya xalay wan arkay waino bari ban dhahay
@@fathihaji6561 habeenki halis waaye 😂😂
Aniga Hadertan ban dawani hyaa😂😂
Aniga hada dawanoyaa😢😢
Hambalyo hambalyo wllky caydaruus 1 million masha allah inta iyo inka badanba waad u qalantaa❤🎉 ❤❤❤❤❤🎉
Wiilkeyga ila daawanoyo waxuu dhahay samiyadeena ma dhimatay 😢😢😂😂
😂😂😂
Wllhi filim wuu dhaafy kn ceydow allh maskxdaada kuu barakeeyo hambalyo Hambalyo 1m is here❤❤🎉🎉🎉
Congratulations ceyda 1M🎉🎉🎉
Filmka cabsi cabsida Samia ka saara😢😢kii hore kaso kaban la.dahy😢
Film cabsi cabsi waye iyo farxada one million subscribers congratulations king cedya 🎉 keep going and give up 😊😊😊
Please part two so sameya ....wlh very interesting waye mel fcn ayu kudamade 😢❤....inta ila qanacsan one like ❤..
Hamplyo walky king ceyda intaa iyo inka badan baa ku rajeeynaya🎉🎉🎉 filmku waa shidan yahy cabsi cabsi waye😢😢
Omg finally ❤lkn waa cabsi cabsi wlhy hayeey team fulayaal hadan nahay warbaa nooyaalo caawa😭🤣
Ayy m,a qiimayntayda
1:Camera=100%🔥🔥🙏
2:Editing=100%❤
3:Jiliinka=100/100♥️
{{top waaye wlhy m,a keep up guy's we love you all🎉}}🥳👏👏👏
Cawada hurdo nomatalo wllhi hadaan nahny fuleyasha😭💔😂😂
Hada thy dadka dawada filimada hororka cabsi ma daremesid
Wlhi caadi ijidi cooday wan yaban 😂😂😢
@@MaidoAbdilkadiranoo xly oo dhan sasay bn caawana kan daawanyaa😢
Ku salin Nabigena mxamed scw❤❤
Scw❤❤❤❤
King cayda this man is the one of the best youtubers and videos creators i have ever watched. Prozkei i am always number one supporter❤❤❤❤❤
Scw scw ❤
Hambalyo ceydaheena yaaqey cawada intee isku tuuraa 😂😂 Mr 1 million king ceyda keep going my brother intaas ka badan baa uqalantaa ❤❤❤❤
Alx ugu dambayn caawa waan gali ❤1m❤
1M hamplyo kabadan uqalanta talented boy unu yhy inta igu racsan liketa isku mujiya🎉❤🫵👍
Ceyda waxni waa fanproj keep going
Dagaal soo samee
Filimkaan waa best King Ceyda Conguratulations For 1M🎉🎉❤
Inti ku farax san ceyda 1m ugaray like 👍🏿 🎉🎉🎉 Hambalyo Hambalyo Hambalyo ceyda 🎉🎉🎉
Waa farxadeyda lama so kobi karo❤😮
Haa ani saana rabaa flm cabsi ah wllahi wey ikubaxdaa seddax mar aya kuceshanaaye❤❤❤❤❤
1m wall hore u soco❤
Whli film udafay👌 the best youtoub king ceyda
Vraiment best films Macalimo qosolbu igudiley😂😅
Whsghygnzbbbgfsegh
Chayubmolczf
Awwwww😭😭😭❤️🎉Ugu Danbeeen Wku dhacne 1M Million jeEer HmplyoH Ceydoww😢❤
Congratulations cabsida farxada 1m ku ilaweyna teams ceyda❤️🩹🫶😭
Hanbalyo hanbalyo my brother king ceyda 1m subscribers
Marka hore hamplyo wallken king ceyda daadal dheer kadib one millon waa gaarty intaa iyo inkabadana waa ku rajaynayna. Filmkuna waa top walahi qaab kaa u jisheen🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Team Ceyda congratulations all 1M ayaan gaarnay🎉😢
Awoowe Horta Hmblyo 1m tan kle best film wye Dilaga nh waa Imak 😂😭 tan kle jiliinka waa idin Haya wlhi ❤
Ani waku cesh ceshanoya le best short filim wallahi 🎉❤😂😊
Aow❤❤❤
First comment 😂😂from Djibouti 🇩🇯 bro congratulations 1M🎉🎉🎉😮
What a film King Ceyda 🥳🫶💞❣️.
1M is almost here congratulations King Ceyda 🤴💌🥰
Congratulations king ceyda 🎉🎉🎉🎉
@@sumayaabdirahman8408 Congrats 🥳💞❣️♥️
Waxan sugnaba wuusoodhacay waxkale filimkii filimadan 10%10 durba wan siiyey ❤🎉
Dhameyso bal videoga😂😂
@@Gosha-rercarale wadhamaystay adna qime kkk
@@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 maxan qimeya wadnaha afka igu jiro ala cawada sen usexan laha kafakara😭😭
Cabsi cabsi wllhi waa z00 dadasheen wllhi gg ♥️ 👏
Ayyy mahadsanid ceyda meqa mar firiyay janalkada cawa
Sido kale hambalyo hambalyo waxyar aa nodhiman ayadana cawa kutureyna i.a❤🎉
Wan galni
Anta nabi muxamad jcl 1like
Hayaay wax kale netflix maan daawanaa mise 😂😢👏👏👏👏😜
Filim cabsi soma ahan 😂
Wlhi cabsi cabsi waaye horor caadi waaye 😂
The best film cabsidis wata😂😢 hampalyo king ceyda coment soma baxsho lkn qasab wye wllkey guleyso❤🎉
Hambalyo team ceyda 1 kun aa noo harsan
Caawa ayaan idabaal dageynaa
Waku dacnay
Yes🎉🎉🎉🎉
Wan ku dhacan
Cabsi cabsi igu disheen yaa ii seexanaya caawa omg😢😢
Ani wa is ogaa ,hdaa daawonooya 07:30am
@@senioritaoumelkheirsame wllhi
8:42😢😂@@senioritaoumelkheir
@@senioritaoumelkheir ani xita 9:23 malin nimo😂
Ceyda qaybta kale Amiira oo ku badbaadinaysa soo daa Hambalyo 1m ❤
Aaway awaay wlhi wuu dhidan yahay ❤❤❤❤filimka ceedaa kuwaan camal noobadi❤
Ayyy hambalyo King ceyda for 1m maalinki asad youtupkan furaay up to now i was here Masha Allah
Anigo dawanaya ayu 1M yan galay hamplyo my brother 🎉🎉🎉👑
Team Ceyda 1.M Ugu danbeyntii Wow 👌 ismuujiya Team King 🤴 Ceyda Hambalyo Hambalyo 👍 👌 👍
Wow film horror wn jacelhy so badiya part two qeyb kle ku so dar
Team walb saan kusocda wllhi gaaladiiba inaga baraajeeseen ❤❤❤❤❤❤😂
Samiyo aaba ku jirtee team walba maaxa udhahee😮😮
@@maxamedahmed9834 samiya teamka saxda aaan kubarty Kan waaye teeamkan 😅😅😅
@@maxamedahmed9834samia wali keed ii wax la jili jirtay team walbah 🤤
@@maxamedahmed9834 saamiya teamka aan kubartay teamkaaan waaye 😂😂
Waxan suganaaba waa 1m omg real king guulayso wllky😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Ala caawa 1million buu Gelayaa ceydaa xagaa isku daadiyaa😩🫶🏼
Meel uun ppe aniba melban isku daadiye💕😩😂
Hambalyo king ceyda 1M subscribe 🎉🎉
Ceyda short films ka soo badi dab waaye❤
Please part two noo soo diyaariya please inta igu raacsan like
Best camera man fadil dumdum
Yaaku shegay adi
Congratulations king ceyda for 1M guuleyso pweh. filimkan cabsi cabsi weye dilaga qarson Aniga Samia , ceyda io maclimow ka naxy 😂😂🤣❤❤🙏
Anigo dawanaya ayuu 1M kudhacay 🎉 anywhy congratulations the King of tha world ❤ 🎉❤ intaa iyo in kabadan bad u qalan taa run ahantii msha Allh hamplyo.hamplyo.mar labad 🎉 king ceyda🎉
1 million🎉 my king 👑 intan iyo in ka bdn aya u qalantaa wlhi waxan ku le yhy mar kowad iyo mar labadba hambalyo hambàlyo ❤waxana thy shaqsi dhalin yaro ah o mudan in lagu daydo wanagiisa iyo ixtiramkiisa 😘waxana kalo thy qof insan ah waliba mudan in lagula qeybsado farxada ad cawa daremeyso marka abowe waxan ku leyhy hormar wcn ilah ha no ka xafido melkasto ad jogto wax ku dhibo allah kuma tusiyo🔥🥀❣️
Wan ku dhacnay 1M🎉alla cawa farxadeda lama so kobi karo wlhi
Hampalyo king kuwo saaxiibadaa loo maleeyo baan dareemayaa cadowgaaga inee yihiin wax walpa usameenaayaan see attention ka one(1)million ka kaala wareegaan lkn qorax sacabo kuma qarsoonto hampalyo 2 years from day one upto now waan kula socdaa best hardworker in the team 27 guuleeso mar walpa daacadnimada zaaidka ahna iska ilaali❤finally we made it yeeeeeeeeeeeèeeeeeeèeeeeeees🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳
Koko waye
Congratulations 🎊 👏 💐 🥳 walalka
1M marka arkaay San ufarxaylee side ani garay congratulations 🎉❤ King Ceyda wllkey❤❤❤❤
Dunidda masoo Marin ruux ka qeyr badan kana sharafbdn nabigeena muhamed scw
Sxp mcn waxa tahay shaqsa seween an utaageero zxp mcn waxa wa wa habeenkaad farxata laakeba wa kaxuba hay en kamaqana hay farxadaada sxp jareer jooga walaal mcn mar waan ku arka doona zxp mcn mar walba waxan ku fegaraa see kuu arke lahay zxp waxan hay daageerahada marka guuleesa zxp mcn
Amiira iyo ceyda iney is badbadiyan aheed oogawadha kle dhimato markaas flimka dab u sii noqon lahaa❤
Waetheb dharantahey
@@NacimoGuleyd usheegba😅😂😂
King cayda hanbaliyo aqwaan wlhi walige comnti yutuub ma ku soo qorin lkn muhim waye ina ku hanbaliyeyo😊
Buugi dabadeed cidna ma hadhin oo film ah 😂 waaw amazing 👏 runti Inaba caadi ma ahan ❤
😂😂😂 𝕠𝕠 𝕔𝕒𝕕𝕒𝕒
Wallahi saa uqoslay lee😂😂
😂@@BagaaseXuseen
@haaa😂AminaAcademy
@@DahaboMuhumed-t9u 𝕒𝕒 𝕞𝕒𝕪𝕖 𝕜𝕒𝕕𝕒 𝕚𝕟𝕒 𝕒𝕓𝕥𝕚😂😂😂😂
Young million congratulations🎉🎉🎉 1M dadaal dheer kadib ugu danbeyn guushi wad gaartey hambalyo kujeer❤❤❤
habaliyo habaliyo wllkey zxp qaali farxad waa farxadayda❤❤❤
Hambalyada wan sii hor mariyay ceydaaa 1M isla cawa❤🎉🎉🎉🎉
Wow cayda cawaan galaynaa 1 million 🎉🎉🎉🎉
Bari I.a video Ga lasoogalin Doona waa 1m Yaa igu racsan asxaabta liketa
Hambalyo hambalyo hambalyo walalkey king ceyda intaas in ka badan waad uqalantaa horay usoco my brother❤
Milyan gaadhneyeee milyan milyan🎉🎉🎉
Congratulations king Ceyda for 1M subscribers
Masha Allah horey usoco king ceyda filmka waa 10/10❤❤ hambalyo 1m my bro nooso badi
Waw King ceyda abowe hora u soco Insha allha guul🎉
18:35 😢 run runbaa u naxay wllhi habeenimana wan daawanayaaa 😢😢😢😢