YAA CANJEERO DUBIS KU FIICAN CEYDA IYO MACLIMO TARTAMEEN MARKI UGU HOREESAY / QOSOLKA ADUUNKA.😂

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 окт 2024

Комментарии • 1,7 тыс.

  • @Saynabmoha486
    @Saynabmoha486 2 месяца назад +192

    Canjeladu marba haday khafiiftahay ayna gaduudantahy way ıigu baxdaa marka MACALIMOW baan wataa ani❤sorry anoo team cayda ah😂😂😂

  • @KOKO_BUULE_45
    @KOKO_BUULE_45 2 месяца назад +165

    WALAAHI UMA MALEEYMAAYO
    IN DHAHAAN IYO GACMAHAAN QURUXDA BADAN IN AY DHAAFAYAAN SALIGA NABIGA S.C.W❤😢

  • @SucdiHussein-lj2jh
    @SucdiHussein-lj2jh 2 месяца назад +561

    Team amiira habeenkii iigu horaysay aan comment soo qoro weeye one like❤😂😊

  • @AsiaAdna
    @AsiaAdna 2 месяца назад +107

    MacalimoW fany wye wlhi Team macalimow is muujiya😂😊

  • @TiinyyyAli
    @TiinyyyAli 2 месяца назад +127

    Ceyda Canjeero qurxoon laakiin macallimow waa markii ugu horeysay saasey tahayna anjeeradiisa waa kal iyo laab masha allah qurux waye😍🫶🏽.

    • @SulekhaAbdeeq
      @SulekhaAbdeeq 2 месяца назад +4

      Ceyda ❤❤❤ cenjeero quruxsa budubay macalimo lakin intuisfanineye midiuhorreysy kesbiewer kanoqoty intu Qatar iskadikeye kacanta ayukagubty 😂😂 ilahay hakuwalo macalimo 1ceyda ❤❤

  • @sumayocaday2763
    @sumayocaday2763 2 месяца назад +48

    Tan macalimow fcn way guduudantaahay m.a qurux hadna wa markii ugu horeysay

  • @Bintulcaqli
    @Bintulcaqli 2 месяца назад +399

    Ilaa goormee ka cararee saliga nabiga scw ❤

    • @FatushAbdi-k6k
      @FatushAbdi-k6k 2 месяца назад +1

      Asc kokoyey❤

    • @Samiira-l8e
      @Samiira-l8e 2 месяца назад +2

      Anoo cararayo Maa iaragtay

    • @CabdiwaliYare-k8t
      @CabdiwaliYare-k8t 2 месяца назад +2

      Scw scw scw❤❤❤

    • @FarxiyoCiiro-ev5ie
      @FarxiyoCiiro-ev5ie 2 месяца назад +2

      Koko filinkaa yaakacariri kara sliga nibiga scw scwcscwscw

    • @aishaaidid
      @aishaaidid 2 месяца назад +2

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Qalanjoqali21
    @Qalanjoqali21 2 месяца назад +30

    Tan ceyda we qurux badan tahay lakin tan macalimow cuni laha because qafiif o gadudan waye inta igu racsan like 🙂👋

    • @ashaomar6719
      @ashaomar6719 2 месяца назад +1

      Anaa kuugu raacsan is the best 👌 ❤❤❤❤❤

    • @ashaomar6719
      @ashaomar6719 2 месяца назад +1

      Maasha Allah Maclimuu canjeeradiisa waa qafiif gaduud is soo delicious 😋

    • @Qalanjoqali21
      @Qalanjoqali21 2 месяца назад +1

      @@ashaomar6719❤❤❤

  • @Daaci-bilan10
    @Daaci-bilan10 2 месяца назад +279

    Dunida Masoo Marin Ruux ka qayr badan Kana Sharaf badan Nabi Muxamed ﷺﷺ

  • @imc9270
    @imc9270 2 месяца назад +24

    Macalimow laxoox diis waa qafiifa ha iska gogonatee😂😂❤

  • @Ladanquru
    @Ladanquru 2 месяца назад +204

    Kusaliya nabiga scw dhamaan asxaabta cumeer bigfan one like 👊

    • @lavieestbelle-neutre3431
      @lavieestbelle-neutre3431 2 месяца назад +3

      ❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤

    • @CaashoSaid-z3n
      @CaashoSaid-z3n 2 месяца назад +1

      Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤️

    • @SalaxaMaxamed
      @SalaxaMaxamed 2 месяца назад +1

      Scw scw scw scw scw scw scw scw ❤

    • @fardowsaomar2554
      @fardowsaomar2554 2 месяца назад +1

      Asc dhaman inta mesha ku xiran tedakale aniga waxan u codeyay macalimow canjeladisa sababto ah wey gadudantahay qurux micno male waxan rajeyna in ad ila codeysan walalaya macalimow gull anlehay 🎉

    • @ikraanileysa
      @ikraanileysa 2 месяца назад

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @FathiahmettNajaxahmett
    @FathiahmettNajaxahmett Месяц назад +6

    Macalimow waba jecladey quruxlowga❤😂

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 2 месяца назад +87

    war cunugtan ani dhar madow lee xiro dhihi lahaay haday imaqlayso 😂 waayo saaid saaid bay ugu soo baxdaa iyada dhan gabdhaha carabta ayay u eekaataa ❤ masha Allah ❤

    • @SarasimanSarasiman
      @SarasimanSarasiman 2 месяца назад +10

      Amira carab iyi somali iska dhal waye

    • @NimcaCabdi-p2x
      @NimcaCabdi-p2x 2 месяца назад +1

      mash allah❤

    • @SaabariinMacalin-d6n
      @SaabariinMacalin-d6n 2 месяца назад +1

      ​@@SarasimanSarasimanAla 😂😂seenoogashay walaaley

    • @safsafsaid7041
      @safsafsaid7041 2 месяца назад +4

      Milyan Qurux wa gabar kaso jeeda qabiilka sharafta leh ee Geledi o asalkodu galo Carab... Asalka Asaal Carbeed Quruxdi Qureesh weeye❤❤❤

    • @SarasimanSarasiman
      @SarasimanSarasiman 2 месяца назад

      @@safsafsaid7041 abaheda wa galadi hoyadedna wa yamani ayadaba shegtay iska Chanel keda ayu ku jira

  • @Satuush61Satuush61
    @Satuush61Satuush61 2 месяца назад +11

    MACALIMOO shactaro io cunto qurux isku darsaday 😂😂 10/10 aa siiyay ani❤

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 2 месяца назад +91

    Yaaaaa Canjerada Ama Laxooxda Si Fiican U Dubi Yaqaanno ❤ Ceyda 😂 Amiira Adigane Waabo Iska Cadahay Inuu Ceyda Qatar Ku Yahay 😂❤ I Love Qeys Leyla ❤ Vive Amiira ❤ Ceyda❤🎉❤

  • @maftuuxmahdi
    @maftuuxmahdi 2 месяца назад +14

    😭😭😭💔🤲🇸🇴
    2/8/2024 dark night
    Anigoo ah reer hargeisa oo weliba cidna ka aqoon dadkaa masiibadu ku dhacdey waxana duco hiil iyo garaba u ahay walaalahay somaali meel ay joogaanba siyaasad iyo qabiil ayaa nakala foogeyey allah inoo barya qofka kasta o arka fariintaydaa ha duceyo 😢🙏🏼

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 2 месяца назад +360

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋🫵

    • @Samiira-l8e
      @Samiira-l8e 2 месяца назад +8

      Scw ❤

    • @Ladanquru
      @Ladanquru 2 месяца назад +4

      Scw scw scw

    • @lavieestbelle-neutre3431
      @lavieestbelle-neutre3431 2 месяца назад +3

      ❤Scw

    • @hodanceeg8269
      @hodanceeg8269 2 месяца назад

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @munawaramoham5004
      @munawaramoham5004 2 месяца назад +3

      Scw Scw

  • @samraanAli8122
    @samraanAli8122 2 месяца назад +6

    Ani Ahaan Macalimow Canjeeladiisa Wn Ka HelaY Runtii ❤👌🔥

  • @AsmaAsmameiraneh
    @AsmaAsmameiraneh 2 месяца назад +94

    Team amira qurux on like ❤
    Macalimow ayaa sifican u dubaay 😅😊

  • @ayanmohamed4869
    @ayanmohamed4869 2 месяца назад +6

    Masha Allah Ceyda 10/10 Macalimow 10/10 Ma kale Dhacan Lkn Waa Funny Runtii Macalimow 😂😂

  • @fowziyomaxamed9109
    @fowziyomaxamed9109 2 месяца назад +87

    Dunida masomarin ruux kasharafbadan kana runbadan nabigena mohamed scw 😢❤❤

  • @somaliangwal5169
    @somaliangwal5169 2 месяца назад +13

    Tan Macalimoo baa kuhaysta haba rafaad sanaatee way guduudantahay ❤❤❤yaa igu raacsan

  • @isaakbakool273
    @isaakbakool273 2 месяца назад +165

    Aniga marka Amiira wax soo dhigto markiiba diyaara away yaa ila mid ah❤❤❤ like saar

  • @CusmaanCadow
    @CusmaanCadow 2 месяца назад +5

    Maleeziya ayaan usoosocdaa isoodhaweya asxaabtaa amiira

  • @SalmaXamuumi
    @SalmaXamuumi 2 месяца назад +81

    Ceyda ayaan cuni lahaa waa neh maalintiii igu horeyso oo comonti soo bixiyo❤😢🎉

    • @maxamedamiin560
      @maxamedamiin560 2 месяца назад

      Wow😮

    • @khadracabdulahi6574
      @khadracabdulahi6574 2 месяца назад

      Bes waaye wa saa ubixisay anuu awaal ma bixin jirin lkn hada maba joogi kro hdn wax qorin

  • @ريتاجملكهالعصفوره
    @ريتاجملكهالعصفوره 2 месяца назад +4

    واو واو واو يا سلام على اللحوح امانه تعرف تطبخ زي الناس😋😅🤍👏⁦⁦⁦⁦🇾🇪⁩⁦🇸🇴⁩⁦

  • @Ayisha-gv1zm
    @Ayisha-gv1zm 2 месяца назад +87

    The best person ever is our prophet Mohammed scw 😮😢❤

  • @adnakhalanjo7810
    @adnakhalanjo7810 2 месяца назад +3

    Aniga waxan cuni lahaa canjerada cayn da qurux waaye inshahaa ba u rontahay ❤❤❤❤😊😊

  • @CABDI__MAALIK.MAXAMED
    @CABDI__MAALIK.MAXAMED 2 месяца назад +87

    Ku SaLi XabiibKeeNa MUHHAMED scw ❤

  • @NasroDhaarey
    @NasroDhaarey 2 месяца назад +5

    Koko iyo sundus soo qaboos plz plz plz❤❤❤❤❤ amiiro qurux😂😂😂

  • @QueenFatuu
    @QueenFatuu 2 месяца назад +38

    San Lee markasta wax qadar ax nogasogile amiradeena marmarna Rotine nosogile habbti we love you baarnamija kalakacsan kasogena❤

  • @QadraNour
    @QadraNour 2 месяца назад +5

    Been ilaahey aa caaye maxumid macalimoo adoo markii kuugu horeysay tahay m a waaye anoo kaa waaleynin walaahey aa malin anoo dubaayo hal xabo dubay cajiin ee ka dhigeen marka macalinoo maasha Allah ❤❤❤❤😂. Saalax noo keen

  • @AxlaamHasan
    @AxlaamHasan 2 месяца назад +58

    Amiiray hoyadey baa ku jecel habeen walba waxey itidhaahdaa boqoradii yared video caawa masodhigtey ii geee aan dawadee❤

    • @NimcaCabdi-p2x
      @NimcaCabdi-p2x 2 месяца назад +3

      Wwww mash allah

    • @user-Asma254
      @user-Asma254 2 месяца назад +2

      Ay mashallah ani xita hoyadey we firsata ilah hano dayo ❤hoyoyinkena❤

    • @AxlaamHasan
      @AxlaamHasan 2 месяца назад +2

      @@user-Asma254 Haa aduunkey ugu jeceshahy amira🥰

    • @ajmalexsaas2927
      @ajmalexsaas2927 2 месяца назад +2

      Mash Allah maam ❤❤❤❤

    • @user-Asma254
      @user-Asma254 2 месяца назад +2

      @@AxlaamHasan mashallah sidokle abyo

  • @AnafacAbdinur
    @AnafacAbdinur 2 месяца назад +1

    Wawry maclimow 😂😂 canjero gogo eh kagu fanaa hada nahay time cayda ❤❤❤

  • @cabdallaxidig-uf3ds
    @cabdallaxidig-uf3ds 2 месяца назад +45

    Ceydow legend. Aaa thy. 😂😂😂😂😂
    Only legend understands. Ciyaal xamar. Bur tuur😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Attqui
    @Attqui 2 месяца назад +2

    Billahi calaykum ta ceyda ayaan aad u wacan
    Macalimo tiisu waa khafiif jajab ah ee ma ba'na dumar badantahay buu dhaama merci mama from Djibouti 🎉🎉❤❤

  • @SucdiQurux-cm3eh
    @SucdiQurux-cm3eh 2 месяца назад +42

    Leysma xaqiree ceyda 100/10000 waye❤

  • @Win-Finders
    @Win-Finders 2 месяца назад +4

    ❤❤😂😂Amira is considered to be one of the most beautiful Somali women in Malaysia 🎉🎉🎉

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 2 месяца назад +30

    Gacantaada Allaha Kuu Barakeeyo Masha"Allah Ceyda Continue 🎉🎉🎉🤲👏🤲👏👏👏🤲

  • @ruweydamohamed308
    @ruweydamohamed308 2 месяца назад +3

    Canjeetada ceynta cuni lahaa 100 % macalimoo qosolko iga dhameyay he so funny 😁

  • @Gosha-rercarale
    @Gosha-rercarale 2 месяца назад +18

    Amira deyda cawada dhan kusugaye wad naga so dahday noso dhaqaso xapipt🥺macalimo iyo ceyda funny walhi qosol igu dileen😅😅😅😅

  • @AliAli-n9t6u
    @AliAli-n9t6u 2 месяца назад +3

    Macallan good ceyda adaa Harry marii u Horysay intaas❤❤❤❤

  • @Hodan__cadeyy
    @Hodan__cadeyy 2 месяца назад +34

    Cayda aya canjero qurxan 100/10
    Macalimow maxuma way bisi shahay lkn dad lama horgayn karo wa jajab
    100/7😂😂

    • @coverg1004
      @coverg1004 2 месяца назад

      Tan caydana waa cayriin

  • @IlwaadCumar
    @IlwaadCumar 2 месяца назад +4

    inta cayda canjeeradiisa wadata on like 👍 👌

  • @Cumeer_big_faan
    @Cumeer_big_faan 2 месяца назад +111

    TEAM CEYDA ONE LIKE ❤😊

  • @Fatuush11
    @Fatuush11 2 месяца назад +6

    Canjeelada macalinow isla markaba inte kulushahy in la cuno ku mcn thy 😂

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 2 месяца назад +29

    Adi Naftirkaaa Waa Kaa Ronahay 😂😂😂😂😂 Ceyda Leee Ka Cabsada😂

  • @princessmohamud6675
    @princessmohamud6675 2 месяца назад +3

    I love macalimow he is so funny 😂 Wlhi he make laugh 😂

  • @Mustafe_tafo
    @Mustafe_tafo 2 месяца назад +40

    First ku saliya NabuGa Scw 😢❤

  • @Win-Finders
    @Win-Finders 2 месяца назад +2

    Amira is 😢😢😢is so beautiful single mother❤❤❤❤❤

  • @AbshirocumarGacal
    @AbshirocumarGacal 2 месяца назад +19

    Talye ceyda qurux aad iyo aad uqurxise maash allaah allh kuxafido walaalkey mcn ❤❤❤❤

  • @Akwadani
    @Akwadani 2 месяца назад +3

    Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️

  • @ikraanfaaraxCali
    @ikraanfaaraxCali 2 месяца назад +36

    Kor ka arky mana fiirsan yah videoga cayda tiisa qurxan❤😂😂

  • @user-ir3fe3wj1j
    @user-ir3fe3wj1j 2 месяца назад +3

    Amiradeena you are a beautiful young lady and everyone knows that. Not from outside alone but also deep inside, you've a beautiful heart ♥ from 🇨🇦

  • @MssFaraxsan2024
    @MssFaraxsan2024 2 месяца назад +16

    Waaaw m.a❤ Ceyda canjeeradiisa Aa qurxoon Tan Mocalimo wooba gubay😂😂😂

    • @AasiyaClrisaaq
      @AasiyaClrisaaq 2 месяца назад +3

      Ma guban ee labadooduba way shidan thy

  • @HaniSayidCali
    @HaniSayidCali 2 месяца назад +2

    Macalimow waw adiga laakise ceydaa kaa fiican❤❤

  • @hodanahmed4877
    @hodanahmed4877 2 месяца назад +13

    War ta maclimo ba cunida ku macaan ooof 10/10 wlhi 😂❤ cayda waa9/10

  • @Xamda-x3d
    @Xamda-x3d 2 месяца назад +3

    Macalimow waa funnyy wllhi😂😂

  • @AbshirocumarGacal
    @AbshirocumarGacal 2 месяца назад +11

    Cayda 100 100 macalimow boqolkii 5 sidaa cayda guusha raacday guul walaalkey mcn cayda guul❤❤❤❤

  • @Win-Finders
    @Win-Finders 2 месяца назад +1

    ❤❤❤Amira is not easy,you can never beat her,she has a very strong family support,a loving RUclips community and a motivated mind

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 2 месяца назад +43

    Team Ceyda öne like 👍

    • @BatuuloCabdulle
      @BatuuloCabdulle 2 месяца назад +1

      Koko waankutaakeraa

    • @Amiroqur
      @Amiroqur 8 дней назад

      ​@koko ma ahan😂BatuuloCabdulle

  • @inaabdu-j3w
    @inaabdu-j3w 2 месяца назад +1

    macalimo wllhi ceyda sawirka way uqurxisay amiira is not easy 😂😂❤

  • @queenaamina744
    @queenaamina744 2 месяца назад +2

    tii ceyda lafcn😂😂macalimone masha allh waye tiisa madama marka ugu horesay uuyahay wafcnyhy

  • @Sahrayaan
    @Sahrayaan 2 месяца назад +12

    Amiiradeena❤
    Ceydaheena❤
    Macalimowgeena❤
    camera mankeena😂❤️🫶

    • @AnisaMuuse
      @AnisaMuuse 2 месяца назад +3

      SahradeeeeeNa ❤

    • @Sahrayaan
      @Sahrayaan 2 месяца назад +1

      @@AnisaMuuse aniisadeena❤️🫶
      Boqoradeena🫶
      Quruleydeena😍

  • @HawoHassan-c7i
    @HawoHassan-c7i 2 месяца назад +1

    Adiga waxan cunilaha tii cayda waye qurux santahaye mashallah ❤ allah haku dayo abowe 😊❤❤❤❤

  • @Fairy_200
    @Fairy_200 2 месяца назад +16

    Cayda dumo sorry 😂😂macalimow tiisa ka helay ani ee qafiifka ah❤

  • @hananadan1988
    @hananadan1988 2 месяца назад

    Macalimoo adoo markii ugu horeyse ah Aya si fcn u dubtay m.a canjeradada wey qurux bdnthy ❤

  • @ifrahmohamed4570
    @ifrahmohamed4570 2 месяца назад +28

    Plz part2 amiradena❤

  • @SabiriinDahir
    @SabiriinDahir 2 месяца назад

    Cayda wankuwataa canjelo quruxbadan mashaalaaha❤❤❤

  • @MunaQaaali
    @MunaQaaali 2 месяца назад +15

    Amiira saan kuu sugayay waan caajisayba😢naga soo dhokhso xili hore nooso dhig videoga❤🎉

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 2 месяца назад +11

    Masha"Allah ❤ Ceyda ❤ Isha & Ilaacada Allaha Kaa Qabtto❤ Keep Going Sister ❤ Brother🤲🤲🤲🇸🇴🤲🤲🤲👏👏👏👏👏👏👏👏🤲

  • @Afnaanyuusuf
    @Afnaanyuusuf 2 месяца назад

    Macalimow waxy marka u horysa dabadan uu usaraya dawaha wlhi wa funny 😂😂😂

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 2 месяца назад +7

    Xiliga Turkiga kulahaa macalimo wuu na ceebeeyay 😂 war Amiira meesha ka orod 🏃‍♀️🏃‍♀️😂😂😂

  • @AyanSoumeya
    @AyanSoumeya 2 месяца назад +2

    Waw ceyda cinjera disaqur uxsan ❤❤❤😂😂

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 2 месяца назад +13

    Kusaliya nabigeena muhammad scw❤❤❤🕋☝🏼

    • @lavieestbelle-neutre3431
      @lavieestbelle-neutre3431 2 месяца назад

      ❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤

  • @MeymunXaaji-fl4cx
    @MeymunXaaji-fl4cx 2 месяца назад +1

    Laysma xaqirayo cayda 100/100 waye masha allah ❤❤

  • @Milyanquruxfuns
    @Milyanquruxfuns 2 месяца назад +8

    Jh miirrrydeydii style keeda💋💞😭👸

  • @DeeqaOmer-q2n
    @DeeqaOmer-q2n 2 месяца назад

    My team ceyda iyo macalimoow and Amiiro keep going

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 2 месяца назад +13

    Macalimo waxan canjeero mahane waxay cag geel uegtahaye ninka bahasha iska bislee dheh😂😂

  • @hanihuzzeinmohamett5925
    @hanihuzzeinmohamett5925 2 месяца назад

    All macalimo qosolka naga dhameyay so funny 😂😂❤

  • @MohaXussen
    @MohaXussen 2 месяца назад +13

    Qofka ugu horeya Aya manta noqday👍😂💔

  • @Hamda-c7b
    @Hamda-c7b Месяц назад

    Maashaa ALLAH WAA ceyda❤🎉

  • @AbubakarMohamed-ro1qv
    @AbubakarMohamed-ro1qv 2 месяца назад +15

    amiiira quruxeey jir oo joog

  • @gudonfarahcabdi1900
    @gudonfarahcabdi1900 2 месяца назад

    Tan caydi wey qurux badan lkn anu wxn cuni laha ta macalimow wa khafiif oo gududan inta igu racsan like sara😊❤

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 2 месяца назад +6

    Wallaahi Maclimoowne Ma Sahlanna😂😂👏👏👏😂😂 Alloow Ku Xafid Ya'rabb 🤲🤲🤲😂👏😂

  • @MaxamedAdan-u3l
    @MaxamedAdan-u3l 2 месяца назад +5

    Team king cayda one like❤

  • @NajmaNuur-zk2uq
    @NajmaNuur-zk2uq 2 месяца назад +43

    Team amiira qurux olin like ❤❤❤😮😂🎉

  • @leylomaxamedXasan-d5v
    @leylomaxamedXasan-d5v 6 дней назад

    Faan udhameyen kuwan,koleyyy Ani cedar wataaa❤❤❤macalimo 😂😂

  • @CabdulahiCusman-kw3xt
    @CabdulahiCusman-kw3xt 2 месяца назад +22

    amiiro qufkii uhureeyay liik kuusaaro

  • @nuramohamed6086
    @nuramohamed6086 2 месяца назад +1

    1m is here wooooooow I'm so happy for cayda

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 2 месяца назад +9

    Maclimoo Masha"Allah Horay U Soco 🎉❤🎉🤲

  • @Win-Finders
    @Win-Finders 2 месяца назад +1

    🎉🎉🎉🎉Amira is been liked by so many people from different nationalities around the world

  • @Basrabilan462
    @Basrabilan462 2 месяца назад +35

    Teamceyda one like🎉🎉🎉

  • @Win-Finders
    @Win-Finders 2 месяца назад +1

    🎉🎉🎉everyday,I find myself looking out for her next video

  • @AyaanXuseen-tk1to
    @AyaanXuseen-tk1to 2 месяца назад +37

    Team caeyda ismujya like 👍

  • @IfrahAbdi-o2k
    @IfrahAbdi-o2k 2 месяца назад

    Aniga waxa ila qurxoon tan maclimoow❤

  • @NastiAbdullahi
    @NastiAbdullahi 2 месяца назад +5

    Alla macalimo waa funny intu shekeynayay weyba kagubatay😂😂

  • @AdoontiiAlle27
    @AdoontiiAlle27 2 месяца назад +1

    Macalimow u cudayyy sppto ah asigo marki ugu horeysy ah hadana canjeradis gaduuud waye❤ceyda lkn waa cajiin😂

  • @khadrakhaliifdheeman1469
    @khadrakhaliifdheeman1469 2 месяца назад +6

    Macalimo so fanny wlhi malinki ugu horyse ani wn wata maclimo😂😂

  • @فرححسن-ش8ق
    @فرححسن-ش8ق 2 месяца назад +1

    Masha Allah makala dhacaan wiilasha waa wiilala qaali ah