Deeqow ewel gudaha uu ku jiray imk aa fadhiye markii TV ga laga dimiye wuu isku naxay kadib asaa dhahy so bax ma ahanee deqow qolkiis iskaga jiry asaana ku qasby inuu so baxo
Waxbaa khaldan, 36:46 Lanka marka la damiyay gaj baa ka yeedhay Tv- gana wuu daarnaa lankiisa guduudka.. 36:20 Qaandaa lasoo tuuray marka deeqow albaabka uu IMk ka xidhay qofaa soo tuuray ayaan is dhahay video-gana waala jaray..😂 Video-ga xitaa koko waxay dhahday ma jaraayi hdana intii ay furaha qolka dhiibayeen waala jaray...😂😂😂 Ciyaarta naga daaya..😂
Walalayalow hda wax iga fahansantihin isheega deqow iamk mrke isku so haren shanqarta ka yeerayo o guuxayo maxaa waye ifahamsiiya plz ma ruuxaamadii qeelinayaa ifahansiya plz🙏🙏😳😳😳🥺
Way timi mar hore aha geemkani dhawr weeek ka horey lahed king alpha ayan geem wada dheelaynaya intu I yiri waxa ka celina ayuu cararay mana so dhigin marka kan weye filaya
Team Sundus Team samiya team koko team amiro team cayda team saki soomaali team salax jj team adna team maclimo team alfa team kiki team deqoow jini team asad team abeera team cimran team cumer team asad team armhna team ladan team cadnaan team team 27❤
The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet muhammad ☝️ ❤❤❤
Scw❤🎉
❤SCW
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Scw
Scw ❤🎉😢
Ala hooyoy walhi waa naxsanaa samia dena wee udhamaatay islahaa igatag🙆♀️😭😭😂
Team koko nabiga igula saliya SCW LIKE 👍 👌 ❤️ ♥️ 👏
Scw scw scw
Scw scw scw scw scw scw
Scwscwscwscwscw ❤❤
𝐬𝐜𝐰 𝐬𝐜𝐰 𝐬𝐜𝐰 𝐬𝐜𝐰 𝐬𝐜𝐰 𝐬𝐜𝐰 𝐬𝐜𝐰 𝐬𝐜𝐰 𝐬𝐜𝐰
Scw❤😊
Waa markii uhoraysay een koko bulle aan comments aan usooqoray
Bils one like 👍
Koko Knows the meaning of a brother❤😢Hasanow haa igaharin🥹
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Koko ii ilaaliya sey udhahdey❤😢
Samko ❤
Deeqow iyo IMK way iso raceen qof ki hara gulestay ay aheed.
Deqow guul ha shegan
ee asaa dhahay soo bax ma ahanoo wuu jugi lahay deqow
@@jahidaali OK ana maqlin
My qofka gulysty waba keligis yu la dheela wa ina uso so taga mrka
Deeqow ewel gudaha uu ku jiray imk aa fadhiye markii TV ga laga dimiye wuu isku naxay kadib asaa dhahy so bax ma ahanee deqow qolkiis iskaga jiry asaana ku qasby inuu so baxo
@@jahidaali deqowga wa neef nftiisu ku cyrya
Team halista one like 👍
Amiiro cawinadan karba hooyo iga xanunsan icawiya wan idin bariya
🎉
@@Amiiroqurux2 walshey icawai
@@CaliCabdi-c9j wll qofkan Amira ma ahan
@@monnaA384Monna25:09
Asxabta birthday teydii waye only one like 🎉
So want,
Alla bagay saamiya iskaga hadhay walahi waan u cabsanayay maskiinta zhpteed koko kama kaftanto ii ilaaliya dhahday❤
Inta Samia Ka naxday one like 👍😢❤
Inta subixii fiirsaty xalay magali karo dhahday cabsi cabsi like saara 😂
Xalay iska dayay saka fIrsana cabcabzI😂
Hada taganahay😅
Kan mid ka cabsi badan aan xalay daawaday ceyda channel-kiisa kan waxba ilama ah caadi ayuu ii yahay
@@DaJiyaAthan KII CEYDA KADARNAA
Wlh ishaad ka tuurtay xalay magali karin hbnki ogaa wixi iga raacee😂 hda daawaday
Ani tan jiniyaasheda ayaaba jecleystey asxaabey Koko hdey like isaari weydo Sorry iso qora😥☝️
Wara koko bulle anagaa naxdin iyo argagax nagalisay ee meeshan cabsi cabsi da hasoo tuubin markale ❤❤❤
Firi adi maloso dowoya ha firsan😂😂😂❤
Samia funny waye ruuxanta iska soo reeba kulaha😂😂
😂😂😂😂
Waar taasi doqoniimada reer boramay u tahay
@@MaxamedCabdi-z6oinay nafteda ubaqdo doqon miyey kutahay😳
@@MaxamedCabdi-z6o warya waa edeb darantahy doqonimadeda laguuna dirine illahay camal waydiiso naagoodyahow🤫🤨😅
@@IQriina muxuu garanayaa huu dalanyahee😏
Koko gesiyad 💕inta gesiyasha oo cawa dawanysa like😂😂
Guriga ii sharqamaya
12:47
1:5😂
1:32
2:12 from djibouti 🇩🇯 wlh waan cabsanayaq😢
Walaahi Qosolka😂 aduunka markii IMK iyo DEEQOW ilbaabka laga xiray deeqow😂😂😂😂 tv
😅😅😅😅😅😮😮😮🎉
Wlhi aniga xata inta indhaha i casaysay
Wlhi imk funny scdo albaabka ayuu ka so xirty
Alla kilida i xanuunty wlhi saa u qoslaayi😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Team quuen halista one like
Qof guuleystay majiro qofkii guuleysto waa inuu haraa Deeqoo ma harin waad soo raacday IAMK
Zax wye inu kadanbeyo larapy
Soo u haraa 2qof waye meel cidlo lagu kala haro ma jiro Asaa dhahay soo bax hay
@@malabey197
Laakiin sharcigu waxuu ahaa qofii ku hara oo joogo ilaa beri subax ayaa guuleystay. Beri subax ayuu taxi qaadan lahaa.
Iamka bananku ka cabsana haritan ma dhiman
Deqow aa bdiyey iamk hdu ka bxey ciyrta deqow lee kuso hrey sbb kle u mesha usi jogna mesha mtalo
Koko ii ilaaliya way jecshay sxipted ilhy ha cafiyo saamiya😢❤
Samiyey miyey xanunsan tahay samiya😢😊
Samiya aqli ay laheed walhi m.a ilahay ha kudaysto aqligaga ❤
Camera manka ugu geesisan qof kawarwarayo mlahan❤️🔥😂
meesha walarin jiyeeye eemarkii ee sundus kumadakeesey maleheen rinji❤
Wllhi wan ooyay sidana u Qoslayy 😂😂😂😂😂 Deqow io iam waa funyy rageediiii😂😂😂😂😂
Lkn Deeqqoow Qiyaano Ayuu Sameeyay Koob Ayuu Dhulka Ku Dhuftay TV-ga Marku Kadama Kulaabo I'MK Waa Laqiyaamay Deeqowne Asigaa Damiyay Leerka
Koko abyo waku tagera qofki ugu horeyay ku dawadi😢❤
KULAHA KOKO ABAYO ILAHEY BAN KUGU DHARIYE MEZHA IGA WAD IMK😂😂😂😂 ONLY TEAM DHAFAR
😂😂😂😂
Hambalyo hambalyo hambalyo Mss halistah 700k is hereeee🎉 congratulations 👏👏❤
Deeqoow bisinka wadno malaha miyaa too much geesi mashalah ❤
Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️❤️
Hada fiirsana ma kare bariya canjelada ku dunant hadu alla nafta igu gaarsiyo like dhac kusii siiya😂❤
Fuly sanida 😂😂😂
😂
Saas Lee ino balan eh 😂😂
Deeqow badiyay anakysishegya 😂
Ani wxa da waday 2:53 hbnimo
Samia kulha roxan wn celinaa funyy waaye❤😂😂
Huhhhhhhhhuh😂
sheq yaal badan uyeera si ee hotelka Quran u saaran..pleas
Bisinka deeqow adiga ayaa caadi ma tihiid adiga qalqalasan bisinka waryaa ciyaar ma ah waxaad aragteen waryaa deeqow quraan akhiriso bisinka waxaas faraxada ma ahee waryaa is ilaali ? Alaah idiin xafido amiin amiin Yaa Alaah dhamaanteen ❤❤❤❤❤❤
Warya badanida😂
😂😂😂😂
Aniga waa yaaby Armaan hajio isaga macobsado miyaa waaba camera manka vedio ka isn't easy 😂😂😂
Maragta asana ugu danbeya😂😂
Waa layaabey nio😊
aaaa dadkan caaavimadka io nolosha dhibayso aayar joga team 27 idin kama kaftano guys wax walipa badane is ilaaliya gaar ahaan wllha hasasi io koko 😢❤❤
Hazazi iyo koko bis ma'ahan kulli kood waaye 😢😊
@@AbdullahiAbdihassan-cw6hg haaa wllhi
Koko game ka way madhaxday wlhi inay hasano kaxayso may hayn wlhi Ka meesha shidaayayba isagu ahaa😂😂
Koko anigabo geesi Ayaan ahay inaa igeeyso Aya rawa❤❤❤❤❤❤❤
Waxbaa khaldan, 36:46 Lanka marka la damiyay gaj baa ka yeedhay Tv- gana wuu daarnaa lankiisa guduudka..
36:20 Qaandaa lasoo tuuray marka deeqow albaabka uu IMk ka xidhay qofaa soo tuuray ayaan is dhahay video-gana waala jaray..😂
Video-ga xitaa koko waxay dhahday ma jaraayi hdana intii ay furaha qolka dhiibayeen waala jaray...😂😂😂
Ciyaarta naga daaya..😂
Kusaliya nabigeena mohamad scw ❤❤
Scw❤❤
Scw
Qofka ugu geesisan Waa qofka cameramanka oo dadka ugu Danbeeya oo cid ka warwareysaa jirin 😂😂❤❤
Arman waaye filayaa
Mahres waye
@@Inageeediarmaan waye codkiisa ma maqlasid miyaa
Armaan wayeh😂
@@XabsoCabdulaahi hada arkayy😂
Asxapta koko waa cuzpahy plz youtubekeyga ii booqda😢😢😢
Welcome ❤
Walalayalow hda wax iga fahansantihin isheega deqow iamk mrke isku so haren shanqarta ka yeerayo o guuxayo maxaa waye ifahamsiiya plz ma ruuxaamadii qeelinayaa ifahansiya plz🙏🙏😳😳😳🥺
Deqow sababta uu unoqday guulestaha ayaa ah inuu camerada soo qaaday ❤
Koko bulle this waman is the one of the best youtubers and videos creators i have ever watched. Sister i am always number one supporter❤❤❤❤❤
اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِـهِ وَذُرِّيَّـتِهِ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ. وَبَارِكْ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِهِ وَذُرِّيَّتِهِ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤
❤ ❤ ❤ ❤ ❤
See3
😢😢😢😢😢😢
😂😂
Team koko❤❤ onda like😢
Moalimo jini qaniis ehaa jecladay moxo surwalkisa ka doonyay🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Mee shuu Internet iyo charger meey ledahay kuu laah hassanow 😂😂😂😂😂😂
Asxaapta plz koko an gaarsino 800k🎉🎉❤
Haye abaayo waa gaarsiineenaa❤❤❤
Wan isku racnay
Mss halista koko cabsi Cabsi
Ay samia wllhi waa ka xumaday marso racday hadana wan ku farxay marka hartay inta kle alle ha amaansado
Illahayow IamK jinigi moalimu helay uu qabsada asiga iyo qabiilkis o gelshan😂😂😂😂😂😂
Please koko 700k aan garsiino plzz😢
AlhamdullilaH hadeY SaaMiYadeNa NohartaY😢🤲❤
Alll deeqwo uiga yabiyay walhi jinka la shegba wa isga😂😂😂
😆😂🤣
Somahan😂
Malaha waalagu Jira 😂
Team Koko bulle one like xapipayaa❤😮
Deqow jinka ma arkaayo madowkiisa Le jinki baa cabsanaayo hhhhh😂😂😂
😂😂
Wah deeqow sidee ku guulaystay wayba isasoo raaceene balanta qofkii meesha ku hara saw ma ahyn
Samia hunno mad ka joogtid InshaAllahu kheyr
Weyba hartey byo
Hye koko gacantaada iskudilidoontaaa joog anaga wan kujeclnahay
TEAM KOKO ONE LIKE ❤😊
Rn
❤❤❤
Koko❤❤😊
Hortaaniga wanyabi gurigan maxidijaliya siya😮😮😮😮🇰🇪🇸🇴👋👍🥴🙂↕️😌
Asc
Koko guule🤣is back farisat noe🤣
Dada Bari dawan doono ❤😂😂
Team dhafar😂
@@Lara_official.dhafar😂
Ani mugo xalay anoi ujeedo iska dhaafay cabsidii king ceyda iheysay xalay😂😂
Me 1😂
Me2
صلو على النبي صلى الله عليه وسلم ❤❤
Imk la soo waday xoog ma lo soo waday waaba ugu fulaysan yahay koko buule Omg 😂😂🤣
Walahi comentigan aaad ayaan oogu qoslay
Igamu😂😂😂😂😂
Koomaxaku dhacay fidiyo nodokali abyo❤❤
Team 27 nabiga igula saliya😊
😂😂😂😂😂😂 cabsi cabsi dhan ma dareemooyi ani halii geeyo meeshan gaariga meesha yeelo yaa leh jinigaa
😂😂😂😂
Meesha waa meel iska caadi ah balse cidla ah meel walboo cidla ah hadii shanqadh yeerto waa qasab waa naxee
Haye waalahlgugeya so qor nambarkaga
Ar adiyaa jiniga maaleh kulahaa😂😂
Dareenka wadnaha laleedahay dareen xaasnimo kawaynee naftaad kuxisaabsantahay taydaay kuxisaabsantahay 😢❤
Koko part 2 kasoodhig sundus kaxee plz wlshey❤😢
Arimaheena ceyda iyo amiira kuso dara armaan hagiona yaba laga tagin waligiis
Koko asad prank ugu waynaa ku sameey ha yaabee maalmahaan parnk ma lagu suubin😅😊
Video gaan ha noqdo kii 700k ku gaari lahayd koko
Cidna maguulaysan guulaystuhu wuu inuu qolka kuharo
Koko ay banditry labad qof
Koko bulle masha allah geesiyat waayo IL laahay haa niisoo Nabad ciliyo😊😊🎉🎉🎉❤❤❤😊😊🎉
Way timi mar hore aha geemkani dhawr weeek ka horey lahed king alpha ayan geem wada dheelaynaya intu I yiri waxa ka celina ayuu cararay mana so dhigin marka kan weye filaya
Aan kusalino nabigeenka scw
14:55 horta gaariyaasha parkingka ku jiro ya leh 😮😅😅😊😂
hazazi kulahaa marku nalka damaaye ani majoogin😂😂😂😂😂❤
😂😂
😂😂
Koko aad ban ku tagera maleysia adi la'aanta nuur maleh
BEENTAA WAAYE😂
Kokoyeyy saan ku sugaye leeha masoo dhigeeso is dhahaye ano jiifan rabaa soo dhigtay😍
Ani xitee saa usugaayay kuwa kle waxey soo dhigeen waa dawaday koko maxaa ku dhacy is dhahy bo❤😂
@@MavioGrilyabba cabsi miya wadawan rapaye iso jawap ciyow 😂❤
@@AnizamohamedAnuusheyyy-bh6if aniga xitee woo iisocdaa meel dhex ii marayaa😅😅😅
@@MavioGrily oki
Yaa arkayay daasada laguu tuurayy markay iz haystaan labadoodu ee albaabka xiranayo imk wlh waa naxayy qof 3aad maa la joogayy😢😢😢😢
Daqiiqada meeqo weye😊
😢
M.a
Team Sundus Team samiya team koko team amiro team cayda team saki soomaali team salax jj team adna team maclimo team alfa team kiki team deqoow jini team asad team abeera team cimran team cumer team asad team armhna team ladan team cadnaan team team 27❤
Team LEYLA❤
Koko wll allha waayn ayan ku Baryaya cimriga gulayso mcnto❤
Koko wa gabadhi ugu horeyay o Team 27 game lacag ku bixiyow bilawday
gameku haduu adagyhy lacagbay dhigta inta badan
😢😢😢😢 kokoyey mss halistaa waa naga cabsisay😂😂😂😂
Wllnimo du waa cajiib koko ❤❤❤❤❤
Kajooga blese waa cabdi cabdi
Lacag dartee naftiina haweenina anaa lacag nii siinaa hee blese coco😂😂😂
Ala Saamiyoy ma quusata tahay videoga markuu iisoo dhacay saamiya ka fiiriyay waaba ku jidha Lkn ugu danbayn way hadhay 😂😂💔
Aniba wlhi wadnaha💔😂
@@marwamustafe8270😢😮😮😂😂😂
Qofki ugu horeyay ahy 😂😂 reer comments wan idin salamay
😡😡😡😡😡😡😡😡😡😂😂😂😂
Mayee😮😮😮😮
😂😂😂
@@AminaAcademymayee😮😮😮😮
😂😂
Wlhi Blhi Tlhi Deeqoow Qiyaano Ayuu Wataa Waayo Asigaa I'MK Dhulka Wax Ugu Dhuftay Nalkane Asaa Damiyay Magaca Ilaaheey
Ok hadaan tada ku raaco talefishinka yaa damiyeey taas iga jawaab
😂😂😂😂😂😂
Wkugu racsanahy deqo jini 200 dolar udarneed wu is giijinaye😂😂
@@mushtaaqcaydiid3833kuwa hotelka waye Ani sa isleyahy wa mashruc e ugu tala galen wxs dhan wax cabsi ah ba majirto mesha kutala gal wye😂
@@Dekkahabdi3😂😂😂😂
36:18 to 36:23 si sax ah u eeg miiska korkiisa midig waxaa jira wax dhacaya 😢😳😳😳😳😳😳
wlhi i swear i'm not lying please watch properly 😢
Mss Halista koko
abayo video ka soo same wuxu arkay imk pls inta igu raacsan
Ala wallo maad iska daysaan meeshan 😢❤😊
Masha allah wallhi geesiyad waaye koko alle ha idin xafido 🎉❤
Wlhi kooko walked awadty ismaba dhibyso omG...🎉😂
The camera man never dies😂
War ino ninkan deeqow legend weye wllhei 😂❤😅