PRANK..KII UGO XUMAA OO AN SAMIYA KU SAMEEYAY XANAQ😱

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 9 сен 2024

Комментарии • 577

  • @salmaqurux123
    @salmaqurux123 Месяц назад +212

    Inta markay samia maqashy so carartay 😂❤

  • @AxlaanMaxamed-g6b
    @AxlaanMaxamed-g6b Месяц назад +97

    Ala samiya kama kaftmo ee daaya😢😂❤

  • @LaylaCabdiraxman
    @LaylaCabdiraxman Месяц назад +144

    Inta. Samia xanqeedu dhibayo like😢😂

  • @KowsarKarshe
    @KowsarKarshe Месяц назад +15

    Saamiyadeyda markey prank sameyneyso waan jeclahy lkn iyada in lagu sameeyo ma jecli😈😭

  • @Bintulcaqli
    @Bintulcaqli Месяц назад +148

    Ilaa goormee ka cararee saliga nabiga scw ❤

  • @DeeqaFarah-vr1kg
    @DeeqaFarah-vr1kg Месяц назад +115

    Inta argtay inaay isku dhacsanyihin sundusa iyo amira iyo cayda like saraa 😂😂

    • @SunduscabdinasirsalahSun-ml8ep
      @SunduscabdinasirsalahSun-ml8ep Месяц назад +5

      Ceyda sotan uso hmblyeysey tiktoka

    • @Amuunmoha8
      @Amuunmoha8 Месяц назад +10

      Waxan layabay cayda why u repost udhihiwayey videoga sundus umadakalo dhan wuba yiriye😢

    • @minutesoption
      @minutesoption Месяц назад

      ​@@Amuunmoha8abayo waxa laga yaabay inaanu arag pls markasta dhanka wanaagsan in wax laga fiiriya wacan😢❤

    • @ayang7089
      @ayang7089 Месяц назад +2

      @@Amuunmoha8wlh shaqa qaran ba heysa aqwan yaah😂😂

    • @Fatiti94
      @Fatiti94 Месяц назад +3

      @@Amuunmoha8youtube kiisa videoga uu so dhigay sawka dadka uu umahadcelinayay ay ku jirty sundus umadan idinkaba isku diraya ma is dhahden😂😂

  • @Iqroahmed-qq9us
    @Iqroahmed-qq9us Месяц назад +292

    Sundus ceyda mxaa gift ugu geen weydey inta igu raacsan liketa

    • @aminabille1317
      @aminabille1317 Месяц назад +3

      Way isdagaleen😢😢

    • @ahlamhassan2911
      @ahlamhassan2911 Месяц назад +8

      Wey is dagalen we uso hmblyen lehed hadena is daglin

    • @user-cr8nm5yw1t
      @user-cr8nm5yw1t Месяц назад

      Amay isaga iyo amiira is dagaal sanyihiin 😂😂

    • @nasteexoxasan6098
      @nasteexoxasan6098 Месяц назад

      Wey usoo hambalyeysey ​@@ahlamhassan2911

    • @Nasteho2004
      @Nasteho2004 Месяц назад

      Amiira hadey la dagaalsanthy ceyda mala dagalaa sundus bisinkee😂😂​@@user-cr8nm5yw1t

  • @user-dj3lg7tt8z
    @user-dj3lg7tt8z Месяц назад +47

    Sundesy xaflada calyada ah haisku tegin energy dadka qaarkii uma qalman abaalna kagama hayaaan so malintaaa naftaada lasoo raaxeyso ❤

    • @Queenhappy123Mzzhappy
      @Queenhappy123Mzzhappy Месяц назад +8

      Oo ayadaba dadka iska sartaye yaa ubahan😂😂

    • @zaynabelmi3930
      @zaynabelmi3930 Месяц назад +7

      Rufyaanimada jooji dad iskaga kaa dhaw ha dhexgalin😂😂

    • @Ahlaammoha2
      @Ahlaammoha2 Месяц назад +3

      @@Queenhappy123Mzzhappy dad aan idin oqoon oo iska kiin jecel dhexdooda kabaxa 😏😏😏

    • @aaminaxussen8345
      @aaminaxussen8345 Месяц назад +4

      Qac lee ama laga yersiyaa dadkan dhaxdooda kabax kuma deqdeee

  • @zeynuuahmed4368
    @zeynuuahmed4368 Месяц назад +62

    Saudus vedio soo dhigtay imaba dhaafi karo waba kuhestaa😂car yaa iga horeya manta🙄😂

  • @Kiki_afcad-m7c
    @Kiki_afcad-m7c Месяц назад +163

    Inta markeey prank maqleen soocararay like 😂😂😂🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️

  • @IlhaanAadan-xv3yt
    @IlhaanAadan-xv3yt Месяц назад +14

    Sundus qalbi wanageey cwa mxa ku dhacay ina dad ku sugan ma.ogeed miya qalbi habenka
    video kaga arkin haben ma.ahan wlhi 🥺😭

  • @MssFaraxsan2898
    @MssFaraxsan2898 Месяц назад +121

    Sundusteena Caashaqa❤ Samia xishood badan Noo dhaf yaqay Saamiyadeena Maskin sorry 😢😂😂

  • @Faatimaofficial
    @Faatimaofficial Месяц назад +21

    Guys Sundusteeena 400k wax yar uga dhiman pls ku tuura waa sugi la,nahay wax badana soo socda oo oganaysiin inta ifahantay dhaqsada gaarsiiya 400k 🎉😂❤

  • @AmoulMostafa
    @AmoulMostafa Месяц назад +16

    Samia qalbi wangeey wan ku duceysta qalbigaaga oo kale 😢😢😢😢🌹🌹🌹

  • @ubaxcali2067
    @ubaxcali2067 Месяц назад +41

    Team samiya hadaa nahay waa aarsaneynaa😢😢

  • @naciimaabdi4490
    @naciimaabdi4490 Месяц назад +8

    Samia aaman galiyah naaya 😅

  • @Thebeutyher
    @Thebeutyher Месяц назад +32

    Sundus meeshaan waa dhex daganahy kama maqnaankaro love you abayo mcn❤

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Месяц назад +159

    TEAM KING CEYDA 1M CONGRATULATIONS 🎈🎉🫵

  • @mustapheahmedhirad113
    @mustapheahmedhirad113 Месяц назад +15

    Samia Waxayba Dhahaysaa Qandho Ayaa I Haysa Miskiinta Way Xanuunsan Tahay Iska Daaya Alle Ha Caafiyee❤

  • @KingAkwadani-fu4pq
    @KingAkwadani-fu4pq Месяц назад +12

    Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️

  • @Dahab-pf4tb
    @Dahab-pf4tb Месяц назад +32

    Na sundusey safarka kadib maxa dhacey adi iyo Amiira bal no sheg😢

  • @AnisoNuur-vx5sx
    @AnisoNuur-vx5sx Месяц назад +13

    Saamiyadeeyda waad ka xanaajiseen 😢😢😢

  • @Hipodhamays9743
    @Hipodhamays9743 Месяц назад +7

    Team Kiki one like

  • @user-rc8cl7yv2n
    @user-rc8cl7yv2n Месяц назад +29

    Samiya sorry 😢😢

  • @Qa.70
    @Qa.70 Месяц назад +2

    Miss you Sundus shaxshaxdaadi iyo energy gaagi baa uxiisey😢 soo laabo xbbt Hani sideey kugu timi jawigagu ash maah Alle hanoo caafiyo abyo

  • @JuweriyoxasanIbraahim
    @JuweriyoxasanIbraahim Месяц назад +30

    Sundus koko ku soo samey abyo ❤❤❤

  • @Pretty-s7r
    @Pretty-s7r Месяц назад +16

    Samia wxa ka xanaajiya wax yar maaha maskiintyda😂❤❤

  • @AbdiladhiifIshaan
    @AbdiladhiifIshaan Месяц назад +46

    TEAM SAMIA AND KIKI ONE LIKE 👍

  • @Gaaaabyyyyyy
    @Gaaaabyyyyyy Месяц назад +3

    Samiya Alpha prank ku sameyy adine ma ugu darte😭😭😭

  • @Suuban225
    @Suuban225 Месяц назад +6

    Alla samia dulqaad badanaa masha llah

  • @WAXKAS
    @WAXKAS Месяц назад +7

    Inta king cayda tageerta online to like😮😊

  • @ikraam_72
    @ikraam_72 Месяц назад +17

    Samiya waku heesta cawa😂❤

  • @AbidMohamed-ek4dd
    @AbidMohamed-ek4dd Месяц назад +3

    Horumar wacan allow sahal ammuuraha (Arkaa milkiile)

  • @asmaqasim7259
    @asmaqasim7259 Месяц назад +7

    Samiya xitaa ma xanaqeysid naa nagaha adoo kagdamaya ayaa lojawabaa

  • @user-mz6mp7qh6g
    @user-mz6mp7qh6g Месяц назад +18

    Sudus hadad Amiiro isku dhacdeen maxa ugu so hambalyeen waysay Ceyda ileen 1m ayuu gaaraye 😳

    • @Maryam_Nuur_Geesey
      @Maryam_Nuur_Geesey Месяц назад

      Lacala hadey isku dhaceen sunmir Maxa ceyda kenay mesha🙄😒 please aduun kina qabsada😏😏

  • @IntisaarMaxamed-nj4zo
    @IntisaarMaxamed-nj4zo Месяц назад +4

    Team Sundus Team samiya team koko team amiro team cayda team team saki team salax jj team adna team maclimo team alfa team kiki team deqoow jini team asad team abeera team cimran team cumer team cadnaan team armhna team ladan team 27❤

  • @user-wy2ve9vc8c
    @user-wy2ve9vc8c Месяц назад +8

    Ala samiya .Caashaqa Noo dhaf ❤ sorry samia😂😂

  • @AhmedMohamed-t3p
    @AhmedMohamed-t3p Месяц назад +22

    Sundus ayaanle waan ku tageera

  • @MarwoMaxamed-l3y
    @MarwoMaxamed-l3y Месяц назад +19

    Tiim cayda 1m han balyohanbalyo intaa iyo in kabadan waad uqalantaa

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 Месяц назад +13

    Kusaliya nabigeena muhammad scw❤❤❤🕋☝🏼

  • @user-rg9mo7ry8m
    @user-rg9mo7ry8m Месяц назад +23

    Team sundus one like

  • @RaxmaIsaaqRahma123
    @RaxmaIsaaqRahma123 Месяц назад +12

    Tem sundus wa temka kaliya ee hal go an isla qata tas o ah sundus qofki dhibo inay mel saran qofki amaano e jecel inay soi dhaweyan walinu ayagoon love la dhafey mesha ay sundus ka arkan inay ka qaloocanthyna ay u sheegan iyago canan wllnimo kula hdlayo ❤❤❤❤lkn kuwa dhex socodka ah e an qofna guul iyo guul daro midna u ogalen e iska socdo wa la og yhy e ma ka dhex bxna dad an ina ogeyn o komantigina hdy arkana hos oga sii dagayo 😂😂hora lo yadhi tuurabta waxu alle u bldhiyay in labadi qof e is fahmi waya ey ku kala dhaqaaqan an kala dhaqaaqn9 ama an isku soo dhaqaaqno❤❤❤ha noqon dameer lagu shaqaysto o an abaal lo hey e noqo libax wax cuno o laysku amaano😂😂 ula jedka hadalka fahma please waqti ba iga galee😂😂😂 i love tem 27 ❤qasatan sundus amiiro k9ko samia kiki ladan iyo amiish ❤❤❤❤❤❤❤dumarland

  • @AnzalAhmed-du2rn
    @AnzalAhmed-du2rn Месяц назад +14

    Ala Sami wajecelahay maxa UGA xanajisen😅 sorry abayo❤😢

  • @farxiyabarkhad6345
    @farxiyabarkhad6345 Месяц назад +59

    Inta samia la xanaqdey 😢 ONLY ONE LIKE 😊

  • @Ladancidi-j
    @Ladancidi-j Месяц назад +4

    Sundus ceyda dadka givti u keeneen ee adiga maxaad ugu keeni weysay mise dhankaas amiira ceyda waxbaa ka dhacay😂😂

  • @HibonuraHibonura-v1m
    @HibonuraHibonura-v1m Месяц назад +13

    Samia ma jeclin in lagu sameeyo prank ee sunduseeyy kadaa

  • @DeeqoYussuf-v3u
    @DeeqoYussuf-v3u Месяц назад +3

    Asxaabey sundus 500k aan gaarsiino waa hooyo waana gbr qalbi wngsan lkn ayantan farxadii hore makuarko aan sabab unoqo farxadeeda

  • @dytffttg6491
    @dytffttg6491 Месяц назад +6

    Cayda maxa gift ugu gen weysey koko amira samia adna wa uwada geyen hAl guri cawada Layskugu yimi

  • @ahlamomar2098
    @ahlamomar2098 Месяц назад +20

    Markaan saamiya arkaan soo cararay 🏃‍♀️🏃‍♀️😂

  • @waanwiiyare3628
    @waanwiiyare3628 Месяц назад +6

    Sunduseey cayda maxaa gefti ugu geenwaysay oo farxada ulaqaadanwaysay❤😮

  • @mustapheahmedhirad113
    @mustapheahmedhirad113 Месяц назад +7

    Sundus Iyo Amiira Ma Isku Dhaceen Tolow😂😂

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 Месяц назад +3

    Prnkiga waka hayna lkn hamodin inan ilownay giftgii cayda wakasugayna ❤😂😂

  • @MomtasOmar
    @MomtasOmar Месяц назад +12

    Naa inanta yar prank nooga daa😂 wajigii ayaa xataa madowbadey😢

  • @user-po2kc1ge7m
    @user-po2kc1ge7m Месяц назад +14

    Sundusey cayda maxa ugu so hambalyey waydey adba malinkagi wukulaqaybsadaye

  • @Juuri.mohamed-221
    @Juuri.mohamed-221 Месяц назад +9

    Sundus I.a xbbti 2025 1m wa gree ama 900k xiresa 🎉we alwys with u ❤❤

    • @RaxmaIsaaqRahma123
      @RaxmaIsaaqRahma123 Месяц назад +4

      I n ka yar bn u rajeynYa inay ku gasho dad bey 4 sano 2 sano iyo ka badan ku qadatay e❤❤❤❤

    • @KafeyoAdan
      @KafeyoAdan Месяц назад

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂

    • @ziimaazeyd2160
      @ziimaazeyd2160 Месяц назад +1

      Insha ALLAAH waa hadaan inaga garab istaagno suntusteena ❤❤

  • @user-ch5mo5xn8o
    @user-ch5mo5xn8o Месяц назад +10

    alla samia dulqaad badana 😂😂😂😂

  • @Bureeqa-un5wk
    @Bureeqa-un5wk Месяц назад +12

    Zaamiya kama kaftamo inanta noo ilaali yareeyyyyy🤨🤨

    • @KowsaeSaid
      @KowsaeSaid 26 дней назад

      Mj iyo isaaq waa walaaalo gabdha magac ubi xiya

  • @XawoSahal
    @XawoSahal Месяц назад +6

    Ala samiyadeena ha dhibina😢❤😂😂

  • @marwamustafe8270
    @marwamustafe8270 Месяц назад +6

    Yariistena wa dulqaad kii oo qofa😂😂😂❤

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 Месяц назад +30

    اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِـهِ وَذُرِّيَّـتِهِ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ. وَبَارِكْ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِهِ وَذُرِّيَّتِهِ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤❤❤❤

  • @FatxiJaamac-vv6wc
    @FatxiJaamac-vv6wc Месяц назад +31

    Sundus before Samia waxba lama duubi jirin 💔😭😂😂

  • @Queen-m.j
    @Queen-m.j Месяц назад +9

    sunduzzy short flimka prt 2 nooso dhig xbbti 😊❤

  • @Kiki_afcad-m7c
    @Kiki_afcad-m7c Месяц назад +16

    One like team hafmiir 💞👸👸

  • @umulkheyrolate2418
    @umulkheyrolate2418 Месяц назад +12

    Sundus qurux keep going xabibti wan ku wataa 🥰

  • @user-bs2dr7oz4b
    @user-bs2dr7oz4b Месяц назад +9

    Sunmir forever come back❤😢

  • @Meneta143
    @Meneta143 Месяц назад +23

    Sundus ceyda beri hadiyd ugey asibo mrkis walhi wu kula farxi jire😢mafiicno abyo cwad waba sodhigte habyn danbo waxfcn ugeey😢😢

    • @Hothanoooz
      @Hothanoooz Месяц назад +1

      Isga io amiira wey isdagelen

    • @Meneta143
      @Meneta143 Месяц назад +2

      @@Hothanoooz yaa isdgle

  • @XabiiboNuur-mm4it
    @XabiiboNuur-mm4it Месяц назад +14

    Alla sundus jecliya

  • @SomaliaStar-ne8ii
    @SomaliaStar-ne8ii Месяц назад +7

    1M ceyda welcome congratulations🎉🎉🎉🎉🎉😮😊❤ big score one big love plz guys❤

  • @jamilaisack-nd1ql
    @jamilaisack-nd1ql Месяц назад +6

    Sundus maxaa abyoh king ceyda maalintiisa waaye xeythy video kan mid hampliyo kaa sugeynee😢🎉

  • @SabaaxMaxamed-jb9oe
    @SabaaxMaxamed-jb9oe Месяц назад +1

    Samia inta ilaahay darting ujecel

  • @LakimohamedabdiLakimoham-tb6kq
    @LakimohamedabdiLakimoham-tb6kq Месяц назад +11

    Sundus wallhi waa ku taageera hory usoco walashy macan ❤❤❤😊

  • @AnasliibaanCabdi-bm7oo
    @AnasliibaanCabdi-bm7oo Месяц назад +2

    sundus saamiyadeena noo daa kama kaftanee yaaqey😢😢😢😢

  • @SafaMaxamed-i1u
    @SafaMaxamed-i1u Месяц назад +2

    Ayada marky 200k gaarty farxada wuu la qaybsdy ayadana maxay ugu abaal Gudy😢team cayda marnaba noo hoos

  • @Sunayrah143
    @Sunayrah143 Месяц назад +1

    Caawa sundus mxa ku helay ila hda ada ku sugaya ma rumaysan kartaa😢😢😢😢😢😢

  • @FatmaAbdinasir-ct6jp
    @FatmaAbdinasir-ct6jp Месяц назад +7

    Team ceyda 1M CONGRATULATIONS 🎉

  • @XamdiIsmailYusuf
    @XamdiIsmailYusuf Месяц назад +1

    Sundus abaayo part2 nosoogil pleas

  • @Josephboy1122
    @Josephboy1122 Месяц назад +12

    TEAM CAYDA ONE LIKE 👍 ❤

  • @Cabdixakiimmuusecige17
    @Cabdixakiimmuusecige17 Месяц назад +7

    IFAHMA OO IDAREEMA 1K❤❤❤
    Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye❤❤❤

  • @Kiki_afcad-m7c
    @Kiki_afcad-m7c Месяц назад +22

    Waaxay prank yadan isdaba jooga 😂😂😂

  • @fiyaafiyaabee75
    @fiyaafiyaabee75 Месяц назад +9

    Sundus abyo waan ku tageraaa❤

  • @dakandaudi550
    @dakandaudi550 Месяц назад +18

    Sundus ceyda maxa ula dabaldagi weysay isagaba wu kula farxi jiree

    • @hansoocaabri
      @hansoocaabri Месяц назад +4

      Ceyda sundiis wey usoo hambalyeyesay asne dadko oo riboosti dhahayey ma dhihin marka iney is dagalsanyihin umaleynayaa

    • @naimaarif745
      @naimaarif745 Месяц назад

      Qofwalba o soo aata reposted uu dhahay iyada maahane
      Waxaa qaldan armay isaga iyo amiira u kala warante​@@hansoocaabri

    • @BintuShariif-f7c
      @BintuShariif-f7c Месяц назад

      Ayada iyo koko xitaa madhihin waa yaby😅😅​@@hansoocaabri

    • @hansoocaabri
      @hansoocaabri Месяц назад

      @@BintuShariif-f7c wuu dhahyeykoko soo fiiri

    • @user-ku3lk9th9v
      @user-ku3lk9th9v Месяц назад +1

      War kas nin maha gabdhuhu ukala warama😂

  • @user-ii9oy8ci9h
    @user-ii9oy8ci9h Месяц назад +8

    Ladan cidi iyo kiki 😂gabdhaha waxay dhahan my brother 😂😂😂 animaa English aqoon mise iÿaga

    • @Fatuush11
      @Fatuush11 Месяц назад +1

      Wxs for funny wye mrmrko lagu tuurda 😂

    • @user-ii9oy8ci9h
      @user-ii9oy8ci9h Месяц назад

      @@Fatuush11 wlhi badana ayago dhaha arkaa maxa ka ogahayy 😂

    • @Fatuush11
      @Fatuush11 Месяц назад +1

      @@user-ii9oy8ci9h😂😂waa lagu tuurda mrmr

  • @Ahlaammoha2
    @Ahlaammoha2 Месяц назад +7

    Sundus cayda maxaa ugu hanblyy wayday 😩😩😩

  • @cpdirahman
    @cpdirahman 26 дней назад +1

    Team samia one like🎉

  • @queensuheyla5203
    @queensuheyla5203 Месяц назад +11

    Sundus ceyda hadiya ugu quruxda bndned ku kenay marka 300k gareyse markisa mxa ugu farxin weyde😊

    • @Uqtimuslimah
      @Uqtimuslimah Месяц назад +2

      Don't make sense ayada gooni isku bixisay ya tabay ba

    • @Miahamudi
      @Miahamudi Месяц назад

      Dadkan waxba ka dhex dhacay ban modaya amira cayda salx wey ka dhacysa sundus ma arg miya​@@Uqtimuslimah

    • @Amuunmoha8
      @Amuunmoha8 Месяц назад

      Hays qaldin quruxey sundus qof kamiskinsan ooka qalbi wanagsan majirto @@Uqtimuslimah

    • @Queen-m.j
      @Queen-m.j Месяц назад

      ​@@Uqtimuslimah oo ayadhii tiktok qofki uu 1 uso hablyeeyay bay aheed dadka kale kadanbeyay repost buu dhahy hayadha neh muu dhihin asaa iskibriyay no face 😒

    • @user-dj3lg7tt8z
      @user-dj3lg7tt8z Месяц назад +1

      ​@@Uqtimuslimahqofka is dagashanyihin miyaa hadyad u geeya waku isku xanaaqsen amiira iyo cayda maxaa ka ogthey dagaalka dhexmarey miskiinta yar wey cileen

  • @Naduuuuuuuu
    @Naduuuuuuuu Месяц назад +2

    Sundus 4sano ee qiyanada part two pls lasoo dhaqso apayo

  • @user-nc4ir8jk3c
    @user-nc4ir8jk3c Месяц назад

    Sundusey Amiro Koko iyo. Ceyda Aawi❤

  • @saynabxarrago9746
    @saynabxarrago9746 Месяц назад +4

    Sundus qalbi wanaageey ninkii heesta boqorada putland marwaliba kuu saari jiray maxaad ugu soo hambalyayn wayday

  • @mssqosol
    @mssqosol Месяц назад +4

    Sundus filmk xalay aaway qeybtisi 2aad😮

  • @user-sc3oz3bs4u
    @user-sc3oz3bs4u Месяц назад +1

    Amoira maxa oskunacdeen nayaa😂😂😂

  • @ExcitedAlligator-hk2ib
    @ExcitedAlligator-hk2ib Месяц назад +5

    Samiya wlhi wa qof zamir io dulqad udhalaty

  • @user-il5ov7lk3t
    @user-il5ov7lk3t Месяц назад +2

    Gays pls pls 400k coming soon 🎉🎉🎉

  • @FaaizoSheekh
    @FaaizoSheekh Месяц назад +1

    Sundus ceyda maxaa igu hambalyey weysey

  • @Jaaaama36
    @Jaaaama36 Месяц назад +3

    War sundus ceyda way usoo hamlyeysay muhiimadana Waa intaas ee gbdha ka dhaafa waxaas usoo qoreysaan

  • @MiskiMohamed-rg8or
    @MiskiMohamed-rg8or Месяц назад +3

    Ala saamiyo say utiri kiki af cad😂😂

  • @qadroaliqadroali
    @qadroaliqadroali Месяц назад +6

    Ayyy manta qofka ugu horeyo aa noqdy😊

  • @ayaansalad1062
    @ayaansalad1062 Месяц назад +10

    Maxa waye dadkan commentiga kurafanaya ceyda asaa asxabtiisa katagay cumeer, deeqow, zaki somali,alpha,intuba umatagin maxa sundus lee udaba joogtiin ninkii buur isi saara asay utaal gabdhan yartaa TikTok waa uga hambalyaysay waxa kadhexeyana alle aya og jawigu mafiicna ee kadhaca gabadha buuq marabno team sundus hada nahay 😂😂

    • @Faatimaofficial
      @Faatimaofficial Месяц назад +6

      Haa wlhi ma ogi wxa ka dhex dhacay sundus amiira iyo ceyda lkiin sundus 400k aan ku tuurno xan badana ogaan mrkaas wlhi dbaal dega iyo giftiyada😂😂😢

    • @Uqtimuslimah
      @Uqtimuslimah Месяц назад +4

      Cumeyr qofki ugu horeyey uso hambalyeyo aha dadkan kale ku dhex qariska maxa waye waligod xita youtubekisa kama so muuqane goorme se waligod la dabaal degen😭😂ceyda sxbadis saxda waa kuwas la dabaal dagay la farxay✌️

    • @Msshappy58
      @Msshappy58 Месяц назад +3

      ​@@Uqtimuslimah usheegbo cumeer xitaa maanta muuqal la soo duube lkn iyada maxaa ka qaldan cayda abaal oo ugale meeqo mar ukene

    • @zaaaraahmed4740
      @zaaaraahmed4740 Месяц назад +1

      ​@@Msshappy58ayadaba meqee u geyse abaalku ugly xeethy

    • @Uqtimuslimah
      @Uqtimuslimah Месяц назад +1

      @@Msshappy58 waa caadi wixi jiro ma ogan karno ine gooni u socod noqota aragna ceyda ne hambalyo yadisa waa tas meel kasto is qabsatey so ayada don't make sense

  • @ABDIRAHMAN5558
    @ABDIRAHMAN5558 Месяц назад +2

    Mr 1M King cayda congratulations 🎊

  • @budeybudey2707
    @budeybudey2707 Месяц назад +1

    Sundus maxaa kugu dhacay waba ku sugeenay maxaa xanuunsatahay maxaa ku helay????? Please noo jawaab please please ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Sihaammahame
    @Sihaammahame Месяц назад +6

    Sundus ceyda mxa gift ugu gayn wayd inay isku dhacsan yihin inta igu racsan liketa