Sababta ah in ay Bajaaj wado, Cabsida Kufsiga caruurteda meedkii gabadheeda ay gacmaheeda ku dhaqday

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 3 янв 2025

Комментарии • 324

  • @illintir
    @illintir  2 года назад +90

    Walaahi qofkaan share dhihin ama aan caawin imaankiisu kaamil maahan

    • @khadramahdi4116
      @khadramahdi4116 2 года назад +2

      Naagaha somaliyeed siilkooda ha haysataan Tuugsi ilmo kuma korinkaraame.

    • @suleekhofarax5597
      @suleekhofarax5597 2 года назад

      @@khadramahdi4116 subxaanalaaah

    • @naruuro3864
      @naruuro3864 2 года назад

      @Khadra mahdi subxaanalah saas ha uhalin

    • @umuclaahi5562
      @umuclaahi5562 2 года назад +4

      @@khadramahdi4116 naayaa xishoo adigoo dumar ah sidaa gbdha ha ula hadline
      Allaah baa u qadaray
      Hadii aad caawin garto caawi hadii kalana ka xishoo gbdha dhiban

    • @khadramahdi4116
      @khadramahdi4116 2 года назад +2

      @@umuclaahi5562 Qadarta madiidani ee Gabdhaha somalidu Dhasha ay iska dhalayaan haka waan tiibaan Tugsi kuma jirikartiine.

  • @aminahusein8399
    @aminahusein8399 2 года назад +63

    Walal wiilka kuxiirey aan gabdhan caawino qofba waxii ey awood insha allah hadii aan anig iskunaxariiseno ilaahay nuu inoonaxarisanaya

  • @adamosman4185
    @adamosman4185 2 года назад +18

    Wlhi waa xanuun, walaashey allaah ku siiyo waxaad ku faraxdo noloshu waa imtaxaa ha quusan anagaa walaalahaa ah waad guuleysanee ilaahey idankiis

  • @umaamina1885
    @umaamina1885 2 года назад +28

    Ilaahey abaayo haku caawiyo lakin nin danbe ha aaminin dhibta ay kugu badinayaan kuwan alaha kula koriyo alahuma aamiin

  • @shamsaalihassan1475
    @shamsaalihassan1475 2 года назад +5

    Walaalayaal aan isu kaashano gabadhaan.Waa gabadh shaqeysaneyso aan caawino.

  • @ubahhusseinalisudi146
    @ubahhusseinalisudi146 2 года назад +6

    Ragga Somali yeeed badankiin ceeeb baaa dushiina ah subhanallah

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 2 года назад +9

    Cuqubo idinku dhacday nimanka intay caruur Rabbi ugudeqay hadana dayacaya subxanallah. Rabbiyoow cadowga iyo munaafaqiinta shartoda soomaali kabadbadi Aamiin yaa Rabbi.

    • @mahamedali-ju5rn
      @mahamedali-ju5rn Год назад

      Dumarka Marka hore yaa soo qasbay so ayada soo maso raacin, mideeda kale dumarka somali waxaan raba inaan idin weeydiyo jirkiina xero magarashin miya waxaa arkee naag ku dhaheyso 6nin ayaa isoo furtay ama 4 nin ayaa isoo furay yaab anaga aragne
      Walaahi waan ka xumahay waxa ku dhacaya dumarka iska dhal kaliya maahan nolasha

    • @Hafsabilanchannel6337
      @Hafsabilanchannel6337 Год назад

      @@mahamedali-ju5rn waxaad hadashay fikirkaga lkn aan mid ku waydiiyo mawaxaad ledahay yaan la guursan oo yaan la dhalin oo hada mawaxaad ledahay caruurta hala dayaco wax lala yabo ayaa tahay

  • @ashawooo
    @ashawooo 2 года назад +1

    Walaasha dhibka wada ka bixasa qeera wuu ku dabeya samar illahaya ha ku garo waxa qeera ha allaha kula kulamiya

  • @fowzifowzi2149
    @fowzifowzi2149 2 года назад +3

    Subxaanallaah. Waxaa dhici karto ubadkaas dayacan inay aabayaashood ka mid yihiin rag bulshada akhiyaar u haysato oo laga yaabo inay xoolo leyihiin. Ilaahow u gargaar adoomadaada dhiban meel kastay ku dhiban yihiin kuwo miuqdo iyo kuwo qarsoonba rag iyo dumar saqiir iyo waayeelba.

  • @suleekhofarax5597
    @suleekhofarax5597 2 года назад +9

    Inshaa allaah wad kabaxaysaa Abaayo qadartaa kugu dhacday sabar ilaahay kuma mooga culays badan fudeed ayaa kadanbeeya ilaahay latuug caruurtaada ilaahay waxaan kaaga baryay faraj dagdaga oo aad kuqabowsato tan mit aadkashekayso ayee naqanaysaa wad kabaxaysaa wlh wan kuladaremayaa yaarabi hooyadaas ugargaar

  • @faadumoaadan7521
    @faadumoaadan7521 2 года назад +2

    Subaxaan laaah ilaahey ha ku sahlo umuurahaga

  • @hamaadicabdalla7107
    @hamaadicabdalla7107 2 года назад +1

    Wll Cabdicasiis bajaj macquul ma ahaan gabadha walba dukaan ama ganacsi kale haa furato waayo tuugo iyo ciyaal weero ayaa jiiro plz bajaj wax kale sameyso ku dheh

  • @zeynabsaynab6729
    @zeynabsaynab6729 2 года назад +13

    Saynab. Waxan urajeynayaa. In lacaawiyo. Balse mootada. Ha iska daayso. Ee Dukan. Ay. Furato. Bbecouse. Mootada waa riski. Xamar. Dhaxdeed. Waa qatar. Seve. Maha.

    • @ramloxasan799
      @ramloxasan799 2 года назад

      Haa wlh tukan ayaa u roon ilmaha wey ilalsan karta weyna shaqeysan kartaa hadi bajaj wado ilmaha ka dayacmi kara

  • @aminasuleman9446
    @aminasuleman9446 2 года назад +11

    Subxaana allaah iLaahay ha u gargaaro hooyo somaliyeed insh allaah

  • @makkadualle1555
    @makkadualle1555 2 года назад +2

    subxanalaah walal sabir waad guuleysan inshaa ALLAAH

  • @roodaaadan1171
    @roodaaadan1171 2 года назад

    Ilaahey ha garabgalo wlaashaa duruufaysan ee kuwii caruurta dhaly waxba uqaban waayey. Wlaashy samir oo Ilaahey haku sakhiro umadda somaaliyed.wllhy waa geesiyad garab weyday Ilaahey ha asturo wlshaa dhibaataysan iyo carruurteda from Somaliland burco

  • @naruuro3864
    @naruuro3864 2 года назад +3

    Allah ku saacido abaayo waad kabaxee bi idnilaahi kariim ubadkana baari allah kaaga dhigo abaayo

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan 2 года назад +29

    اللهم لا سهل إلا ما جعلته سهلا وانت تجعل الحزن إذا شئت سهلا

  • @mariamwarsame9067
    @mariamwarsame9067 2 года назад +4

    Saynab waa ku baryayaaye allaha awdee nin dambe ha guursan ilmahaaga korso bi'idmilaah slaamka alaha ku khasbo ilaahayna ha ku guuleeyo insha allaah

  • @badriyaxiis3479
    @badriyaxiis3479 2 года назад +2

    Ilaah ha kaa dulaado qaado dhibaatiyinka ku heysato

  • @muxamad8022
    @muxamad8022 2 года назад +5

    " labo nin baan ilmo u dhalay aniga iyo ilmahana waxba nama siiyaan markaan la hadlo waxay i leeyihiin naa qaylida igala dul tag" 😭 hadalkaa aad buu ii xanuujiyay, walaaleey ilaahay hakuu dhib yareeyo waraabayaal caadi ah baad ilmo u dhashay kuwaas waa bani aadam lama dhihi karee! Ar tanoo kalana ma ii dhinnayd

    • @hoyadaiyodhalanka897
      @hoyadaiyodhalanka897 2 года назад +1

      Abowe wexey tiri 4taba wan udhaley weyna igu dayacen sanadkan ragi bahaley noqden

    • @muxamad8022
      @muxamad8022 2 года назад

      @@hoyadaiyodhalanka897abaayo bahalada ayaa naxariis dhaamo oo bahalada ubadkoodu ma dayacaan. Rag ma aha oo muuqaalka uun bay nooga egyihiine waxaad guursanaysaan si aad ah iskaga fiiriya oo rag u ekeensho yaysan idiinku gaadin

    • @zahraabdikarim
      @zahraabdikarim Месяц назад

      Wll naxariis bad leedahay 😢😢😢😢

  • @myiloveyoumarmr2611
    @myiloveyoumarmr2611 2 года назад +2

    Ilhya ha kula garaba galo caruurta inashalah wada ka bexesa inashalah adunyo wa isaka sidan ilhya ha ku siyo sabar iyo dulqaada aamiin yarabi 🤲🤲🤲

  • @raxmahasan3576
    @raxmahasan3576 2 года назад +2

    Axxxx 😢 😢 😢 😢 Yaarabi Adigaa Awood Idilkeed Iska Leh Allow U Gargaar Ubadka Rabiyow U Xafido Adigaa Awood Iska Leh Rabiyow La Kori Oo Kaalin La Gaarsii Yaarabi 🤲🤲🤲🤲

  • @sunshineseaandvitamind8620
    @sunshineseaandvitamind8620 2 года назад +2

    8 caruur ah 4 nina weysoo guursatay iyadoo 30 jir uun ah inaalilaah gabdhoow joojiya duleystayaashaa aad marba guursanaysaan hadaad mar iyo laba laydiin xumeeyey caruur laydinku dayacay mar saddexaad iyo mar afaraad 5naad 6aad 7aad ha ku khaldamina! RIMIYAYASHAN ha guursanina isku filnaada oo dhexda u xidha caruurtiina.

  • @suubandahbo7989
    @suubandahbo7989 2 года назад +4

    Subxanlah Dumarku goorma joojin inay Raga caruur kadhalan oo sariirt ugu raxayan uf Ninkag haduun kublin halasaxan caruur Rag bilafad haudhalin

  • @fardowsasacidhalane8307
    @fardowsasacidhalane8307 2 года назад +27

    Sorry abaayo waa Aduun iyo xaalkiisa, waa laga baxaayaa duruufaha adag ee nolosha Insha Allah

  • @mohamedelab2677
    @mohamedelab2677 2 года назад +2

    Wllyan aan wada caawino gabadhan walasheena ah in ilahay uu naxariistisa nasiiyo

  • @ip.0j925
    @ip.0j925 2 года назад +1

    Ax ax ax zx abaayowaanseer gareeynaayaa inshaalaah

  • @shukrishiresiyad2623
    @shukrishiresiyad2623 2 года назад

    Wcs wallo AbdiAziz really ilaahey maamada ha u gargaaro

  • @inafoodcade8464
    @inafoodcade8464 2 года назад +2

    walhi wa hooyo adag hadana caqli badan Allah kula koriyo insha allh farxadu wekusodhawdahay insh Allah

  • @laylaabdiqadir7565
    @laylaabdiqadir7565 2 года назад +1

    Ilaahay hacaawiyo aaamiin yaarabi

  • @sadiohagi6370
    @sadiohagi6370 2 года назад +1

    Gacalo waan kaxumahay illaah farxad aan kaa dhamaan illaah oo dhaqso ah Allah ku siiyo Aamiin yaarabi

  • @nasrocumar603
    @nasrocumar603 2 года назад +2

    Asc salaan kadib wallaahi waa qiso xanunbadan yaa rabi umadaada ugargaar. أنت ارحم الراحمين

  • @sabirinamohamed5380
    @sabirinamohamed5380 2 года назад +11

    Somaliyey let’s go hooyadan aan nolol u samayno

  • @barlinhashi2254
    @barlinhashi2254 2 года назад +2

    Ilaahow kuu gargaar rabiyow adigaa deeqda bixiyo ee Ilaahow albaabka u fur aamiin yaa alaah

  • @ummucayn2474
    @ummucayn2474 2 года назад +2

    Illaahay hakuu kaalmeeyo walaal sabar iyo adkaysi laimaw aduunkana waa liasku imtinaaya oo imtixaan ayaa lainoo keenay waan kugu taageraynaana inta aan awoodno insha Allaah.

  • @juweriyahsheikh9654
    @juweriyahsheikh9654 2 года назад +2

    Ilaahayow u gargaar

  • @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205
    @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205 2 года назад +2

    اللهم صل وسلم علي نبينا محمد

  • @sfa5133
    @sfa5133 2 года назад +5

    Ilaahoow caawi waalaga baxaa walaasheey culees kasto fudeyd iyo guul ayaa ka dambeysa ilmahaaga baariyaal alaha kaaga dhigo

  • @fahmaali3542
    @fahmaali3542 2 года назад +2

    Ilaahayoow ugargaar

  • @qsfty7506
    @qsfty7506 2 года назад +2

    Alla gaxan weyne guushena wad hele sabarka badi abaayo wankula damqanay runti😭

  • @fahima6186
    @fahima6186 2 года назад +3

    Oo hadii dulleystayaashii eeysan shilin kusiineeynin caruurta taasna waa caadadii dulleyste lagu yaqaanaye
    Maxeey dhalmada usii wadaa 😥? Wllhi waa yaab

  • @filsanabdi218
    @filsanabdi218 2 года назад +2

    Ilaahay ha u gargaaro asga qafura raxiim ah

  • @aminahassan1173
    @aminahassan1173 2 года назад +3

    Illaahay subxaana wstacaalaa waxba kama qarsoona illaahay haku caawiyo umadana hakuu sakhiro samirna hakugu siiyo xadhiga illaahay na ku xidhnow

  • @ladanjogdher3105
    @ladanjogdher3105 2 года назад +1

    Walahay ma sahlana hooyo macaan in saan loo galo maaha toloow somali inteey ku dambeeyneeysaa 😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @drfarxiyo8737
    @drfarxiyo8737 2 года назад +2

    Abyo rabbi haku caawiyo

  • @hanadyare7511
    @hanadyare7511 2 года назад +5

    War bajaj aan u gadno aqyaarey aan wada caawino qof walba taagtii rag iyo dumar.

  • @munoqali826
    @munoqali826 2 года назад +2

    Allow caawi yaa rabbi

  • @Faay371
    @Faay371 2 года назад +2

    Allah ha uu gargaaro wllashen

  • @rahmafarah6892
    @rahmafarah6892 2 года назад +5

    Ala maxa aqira sual taala hooya dhexaa ilma walagu dayacay manta wa aduunyo lkn malinta ilaah hortisa la tago maxa la shegi doonaa gabadhana alaha la garab galo wa laga baxa iska sabar

  • @maxmedsharef6575
    @maxmedsharef6575 2 года назад +1

    Alaha kuufarajo yaarani👐

  • @osmanahmad8509
    @osmanahmad8509 2 года назад +1

    Allaha hooyaa naxariis badnaa
    Allahayow hooyooyin keen ha cadaabin oo den bigooda dhaaf
    Aduun iyo akhiroba naxariistaada kushub.
    Aabayaal Kana allaha jeclaysiiyo awlaadooda masuuliyadoodana allaha garan siiyo.Aamin
    Qofkasta oo daawadaa wixi uu Ku caawin Karo haku caawiyo.
    Ayadana nolol iyo MAAl badan oo khayr qaba oo aysan Ku fasahaadun allaha siiyo

  • @sucdimohamed8232
    @sucdimohamed8232 2 года назад +3

    Hooyo macn ilahey ha ku sahlo wax walbo at jeceshahy walahi hatan awod u lahan laha waxwalbo o farxatata ah ana ku samen laha walahi in an ben ku shekenin fidiyo kan at bo I tabtay hooyo macn hooyo ducan ku abota kaliya inshallah ilahey idinma tuso dhibato aamiin yarabi 🤲🤲🤲 😭😭

  • @Salmancade10
    @Salmancade10 2 года назад +1

    Allah ha u sahlo muraadkeeda iyo shaqo wanaagsan.

  • @omarkamaan1076
    @omarkamaan1076 2 года назад +8

    Maalin ayay garandoonan kuwa kadhalaya ilmaha ee kudayacaya qimaaha aya helayan jawabata
    Ilaahay ha kuu gargaaro

    • @zahraabdikarim
      @zahraabdikarim Месяц назад

      Xaqiiq weeye wllhi ragu kala dun waxan wllo

  • @halimaaden3825
    @halimaaden3825 2 года назад +2

    ilaahey ha ku garab galo 😭😭😭😭😭😭

  • @mumtaassaed9885
    @mumtaassaed9885 2 года назад +3

    Ax sorry ilhay haugargaaro wlsheen seynab wlhi wan kaxumahey silican aykahadashey ax wlsheen yaarabii ugagar😭😭😭😭

  • @falismahamuud1435
    @falismahamuud1435 2 года назад +5

    Alaha kula koriyo samirkaada ayaa insha alaah wanaag iyo kheyr badan aad ku heleysaa hadii umadaa ilaahey wax kaa siiyo dukaan ku camiro sadax qol ama laba qol kireyso qol dukaan ka dhigo ilmahaadana halkaa ka ogow kana shaqeyso wax barashadoodana ku dadaal alaha kula garab galo

  • @halimoelmi5196
    @halimoelmi5196 2 года назад +1

    Illaahay dhibka ha Kaa qaado

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan 2 года назад +16

    Allaha Ugargaaro Laakiin Waxaa Iga Talo Ah Wixii Eebe Dadka Kaaga Soo Qaado Suuqa La Fariiso Ama Dukaan Yar Furo Si Aad Ilmahaaga Uga Warqabto Bajaaj Iska Dhaaf

    • @shamsomuse7572
      @shamsomuse7572 2 года назад +2

      Waa sax hadii ilaahey wax ku siiyo bajaaj iska dhaaf suuqaga wax isaga gad gado

    • @ivaanahassan5702
      @ivaanahassan5702 2 года назад +1

      RUNTA SIDA AH INAY ILALSATO ILMAHEDA

    • @sadiohagi6370
      @sadiohagi6370 2 года назад

      Waa run in ilmaha meel ay kaogaan karto ay meel kafirato ayaa u fiican Inshaa Allah Soomaali way isgargaaraan kheyr Allah nasiiyo dhamaan teenba Aamiin yaarabi

    • @qalbihodon721
      @qalbihodon721 2 года назад

      Suuq Hooyaday baa fadhin jirtay wa ka daranyahay bajaaj!. Sababtoo ah wixi la iibin lahaa in la doono weeye. Marmar ma iibsamayaan Waa stress miiran, laakin bajaajka wa shay aan kaa qudhmayn ilmahana waxay la qadan kartaa qadada marka salaada inay u timaado!. Waxaan la yaabay Somalida may dhulka beertaan?. Beerta ilmahana way kula joogaan waxad cuntana ma waynaysid waligaa!.

    • @ivaanahassan5702
      @ivaanahassan5702 2 года назад

      @@qalbihodon721 Anigaba hoyaday suuqlay ahan jirtay lakin wala keni jiray Alabta gadayso waliged duhur ka dib suuq ma adin

  • @djimos9058
    @djimos9058 2 года назад +1

    Allah hakuu gargaaro abayo

  • @callidheere2600
    @callidheere2600 2 года назад +4

    Haloo gurmado soomaali yeey

  • @ibaadohussien6483
    @ibaadohussien6483 2 года назад +4

    Illhey ha u gar gaaro abaayo insha allah walaga baxaa illhey ha kula korsho ciyaalka meel walba hooyo aya ku dayacan

  • @SucadAbokor
    @SucadAbokor Год назад

    Alle dhibatada hawga gargaro🤲🤲😪😪☝🏻☝🏻🤲🤲

  • @maymuunmohamed167
    @maymuunmohamed167 2 года назад +1

    Allaha raxmaankaa ha ku saacido abaayo

  • @SuperMan-kv8fy
    @SuperMan-kv8fy 2 года назад

    ASC ABAAYO AL LE HAKULA JIRO SOMALIYEY AYNU HOOYADAN CAAWINO

  • @yaskaali4158
    @yaskaali4158 2 года назад +6

    Asc wr abayo walal telka wa damsan yahay.tan kale Mel wax loogu so hagajiyo mesan shegin ee si ku cawini karna?

    • @aminahusein8399
      @aminahusein8399 2 года назад +2

      Aniga gabshan waxan raba in wax udhiibo ee telefon nooaooqor

    • @ivaanahassan5702
      @ivaanahassan5702 2 года назад

      Nabarke shegatay ugu dir waxa siin laheed

    • @yaskaali4158
      @yaskaali4158 2 года назад

      @@ivaanahassan5702 lamber an dhacayn side wax loogu dira.? Xawaldna mesan shegin

    • @ivaanahassan5702
      @ivaanahassan5702 2 года назад

      @@yaskaali4158 Waa dhib qof nabar qortay hadana aan qabanaynin xamar joga aniga wan wacwaca

  • @shukriabdulkadirmohamed8397
    @shukriabdulkadirmohamed8397 2 года назад +2

    Allah u Akbar Allaw ugargaar

  • @bahjaali6530
    @bahjaali6530 2 года назад +2

    Abdiaziz let the person talk plz don’t shut them up by saying khalas and etc and thank u for the video

  • @omaryounis6754
    @omaryounis6754 2 года назад +2

    Nimanka caruurta dhaley ee dumarka masaakiinta ooga baxsan hayo,dowlada sharci ha ku so rogeen in bil qasab lacag hadba intu awoodo looga qaado dhashiisa.

  • @omarhussein4101
    @omarhussein4101 2 года назад +6

    Talo kusiina abaayo bajaaj iska dhaaf ee miis oo kuu dhow darasalam ka furo gabaraa tahay kuumo roono
    Somaliyey intii ajir rabto gabartas wax ha utuurto sidaqo yaraan ma gasho asc

  • @hassanfarrah4483
    @hassanfarrah4483 2 года назад

    Ys rabi ilahayow dadkada I gargaat,walahi wa gabar adag manshallah

    • @hassanfarrah4483
      @hassanfarrah4483 2 года назад

      Don't worry sister,we'll do our best and buy new pajaj,only for you

  • @onabeat6352
    @onabeat6352 2 года назад +7

    Rabbiyow gabadhaan iyo intii Islam ah oo dhiban gar gaar dagdag ah oo aan soo daahinsii.
    Ragga somaliyeedna xaqa ku hanuuni.
    Wargabnow haddii ubad lagugu furo intaa ku fara adeyga.
    Wooyo ilma Abahood dayacey,ninkale daryeel kaheli mayaan.
    Balse culeyskuu kugu kordhinayaa.
    ALLAHU ACLAM WABILLAAHI TOWFIIQ.

  • @hamdinur9382
    @hamdinur9382 2 года назад +7

    Ragii somaliyeed qaar xaasid ayey noqdeen markey arkaan iney dhibanthay ayey leyihiin anaa kucawaa caruurkale ayeey kadhlayaan oo dhibkii usiyadinayaan wana katagayaan illhey idin ciqaab oo haqa idinka soo bixi

  • @leylaqonjor7094
    @leylaqonjor7094 2 года назад +3

    ilaahow ku xafid oo dhib kale ha kuu celinin

  • @cabdukhadirab3120
    @cabdukhadirab3120 Год назад

    Mash alaah hooyo sharaf lih alaah kula kuriyo ubadkaga

  • @deeqoolol4351
    @deeqoolol4351 2 года назад +1

    Sc Abdicaziiz waadku Mahad’s a tahay barnaamijkan dhibanaha qarsoon gabadha waxaa u qoran maryama ma saxbaa

  • @farxiyacarab5197
    @farxiyacarab5197 2 года назад

    Asc c/casiis really baryhn barnaamijyada ma yareesay waxan kamidahay taageerayasha viva c/casiis Really

  • @xabibomohammed2796
    @xabibomohammed2796 2 года назад +8

    Subxaanallaah war hala cawiyo gabadhan allahu Akbar

  • @maxamadcalidheereofficial436
    @maxamadcalidheereofficial436 2 года назад

    Allaha caawiyo asagaa gacan ween

  • @garadmediaofficial999
    @garadmediaofficial999 2 года назад +1

    haloo kaco waa hooyo somaliye oo runtu hayso yaan laga balaylin qofkasta wuxu heli karo insha alh xata waynu u gadi karna bajaaj ay ku shaqaysato ama shaqo ka wacan ku qabsato

  • @khadraoooy1153
    @khadraoooy1153 2 года назад +1

    ilahey kurbada hakaqaado wll adne sidaad bulshada ucaaeiso ilaahey hakuuucawiye wll wali

  • @ramaas360
    @ramaas360 2 года назад +5

    Suphanalah wlhi somalia inkaarta Mel UGA imatay kasi wye dulmi scdo wye wlhi 😔😔😔😔😔😪

  • @aaminosheiqmohamad677
    @aaminosheiqmohamad677 2 года назад +2

    Abaayo garabkaaga allaha galo nin dambana ha guursan kuwan allaha kula koriyo

  • @umuzakariyaofficially5386
    @umuzakariyaofficially5386 2 года назад +4

    Ala Rabiyow garkar adiga laah inogarkar Nimanki somaliyad inkar Ala hakurido hooyo unba rafadsan oo ilmolahada laxada dacaysa wlhi waa xanun aduwayn ilaah hakucawiyo abayo damanden insha Allah wlhi qalbiga Aya ihanunay😭😭😭😭😭😭

  • @raxocabdi4410
    @raxocabdi4410 2 года назад

    Wad ka bexe Insh allah allaha ka saro

  • @qaalihassa3057
    @qaalihassa3057 2 года назад

    Alle yaa habaaray gabdhah soomaaliyeed bal Hooyadaan dhibaatada haysatada fiiriya 😭😭😭
    Alle hakuu gargaaro Abaayo

  • @ashaibrahim3312
    @ashaibrahim3312 2 года назад +1

    Subxan alalh yaa rabi 🤲🤲🤲🤲😭😭😭

  • @munanoorcadererkauroon2491
    @munanoorcadererkauroon2491 2 года назад +4

    allaha kuu arxamo

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 10 месяцев назад

    Waxaa ku noolaa derisyo ilmaha isla koriya ❤maxay sameeyeen hawiye waxay xasuuqeen deris kufsi aan loo meel deyin waxay la wareegeen hanti guud iyo mid gaar ah

  • @roodacabdilahi5428
    @roodacabdilahi5428 2 года назад

    Alaylehe waa dhibane qarsoon

  • @zahromahamed3483
    @zahromahamed3483 2 года назад

    Walaahi dhibkaas waa soo maray lakiin hada waa kabaxay ayadoo ciid ah guriga kuxiray wadan qurbana joogay ilaahay haka saaro iska sabar waa kabexee

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 10 месяцев назад

    Ilaahoow ilaahoow ilaahoow maatada islaamka u går gaar alow maatada 5 somali weyn ka dul qaad Maasiibada yaa rabbi maatadii S/galbeed waad aragtaa tii gaarisa waad aragtaa yaa rabbi u går gaar caruurta iyo dumarka

  • @family-zx6mc
    @family-zx6mc 2 года назад +1

    Nin soomaaliyeed isma dhamaan intooda badan waa isku mid hadii guurkii ugu horeeyey uu kaa xumaadey ma aheyn inaad mid kale guursato qofka mar wuu qaldamaa laakiin 4 nin goormaa caqli yeelaneysaa hada hadii laguu gado bajaaj 5 nin ookale baad guursan 10 ciyaal ahna waad dhali meeshaas kama dhaqaaqeysid ilmahana saas bey u dayacnanayaan aniga kama naxo gabadhaan oo kale

  • @hindadahir6894
    @hindadahir6894 2 года назад

    Asc walaal waxaan filaayaa in aad ilowday in aad noo sheegtid gabadh magaceeda oo sadaxen ee bal noo soo dhig
    Khayr baden Alla ha kusiiyo ee,khayr waabad qabtaaye ducaysanow ❤❤❤❤❤❤👍👍👍👍👍👍👍👍👍💯💯💯💯💯💯💯💯💯

  • @qumanahmed514
    @qumanahmed514 2 года назад

    Abaayo waadka baxe dhibta insha allah

  • @ifraaxmuxudin1562
    @ifraaxmuxudin1562 2 года назад +1

    Ya alah xanuun badanaa gabadhaan nolosheeda ilaahow u gargaar

  • @celimataan4923
    @celimataan4923 2 года назад

    ALLE HAKU SIIYO WAXAAD KUFARAXDO

  • @ummaisha876
    @ummaisha876 2 года назад +3

    Cabdicaziiz walaalow gabadhan haloo sheego inaysan nin danbe guursan,waayo 30 jir iyo 4 guur iyo 8 caruur ah.Walaaleey afigana caqligaaga ha shaqeeyo,ilmaha korso nin iska dhaaf.

    • @Ma_Ogtahay24
      @Ma_Ogtahay24 2 года назад +2

      Ha guursanin talo ma ahan ee ubadka kala fogeyso ama iska xir dheh, alaab yaraan lagu bolaabay 30 sano laguma jooji karee! 😸

    • @hibomahamed5147
      @hibomahamed5147 2 года назад +1

      @@Ma_Ogtahay24 😂😂

    • @Ma_Ogtahay24
      @Ma_Ogtahay24 2 года назад +1

      @@hibomahamed5147 Wa ila fahantay 😂😜

    • @mklsl3663
      @mklsl3663 2 года назад

      Somaliyo dadka waxeey uu heestaan in la cadaabayo hadii ilmo dhalin waxaad arkeysaa naag ilmo kaligeed korineyso hadane nin kale guursanayo markaas ne kii ay guursatayne sidii kii hore uu ilmahii ugu dhaqaaqayo mashaas kuma joojinayaane ha socot wayay in la xisaabtamo ayaa loo bahanyahay

    • @Ma_Ogtahay24
      @Ma_Ogtahay24 2 года назад

      @@mklsl3663 In la guursado waa u mihiim nolosha qofka, lakin in dad aad u liito lee guursatid, oo masuuliyad aanan qaadi karin ilmana aa u sii dhashid waa wax u baahan wacyi galin, Allaha u gargaaro gabadha walaasheen ah.

  • @bebettertoday8444
    @bebettertoday8444 2 года назад +2

    Gabdhehena uurka iney iska ilaaliyan wacdi gelin halo sameeyo ilmihi iyo eyagaba wa isku rafaaden