Yaa Rabi u Sahal Waliidkod Somalida Si Wax Loo dhalo yaqaanaan Si Caruur Loo korsado Ma garanayaan duruuf Waliba Waalidka Caruurtiisa in cidleeyo Mhn 😭😭💔💔💔🙌🏽
Maamada dhimatay Allah ha unaxariistee sawiradeeda sida ugu fudud ee aan is dhihi garo waalagu heli garaa ayaa ah in sii aydhiida ama isbitaalka ay maamada ku dhimatay halaga raadiyo hadii ay macquul tahy 🙋
Asc C.casiisow wllkey allaha ku barakeeyo een waxa ka dhiman ayan is leyahay gabdhan ad hada wareysaneyso ina wey diiso sawir meyka heysay gabadha geriyotay allaha u naxaristee madama ay wax badan nooga sheegtay si ay u sii fududato radibta ilmahas allaha u sahli ehelkoda inshaa allah adna ajir allaha ka siiyo wabad ka heleysaye
Gabadhaasi waxa dhicikarta in ay tahay gabadh gabooye Ah dadkaasi waybis qariyaaba iyagoon jeclayn in reerkiisa la ogaado Hada Sweden waybis qariyaaba marmar uunbay fashilmaan xataa magaca Ayaa dhicikarta in aanu sax ahayn hadii sawir laga helow hala soo dhigo waxa soo bixidoono dadkii caruurta dhalay iyo dadkii dhalay hooyada sawirkan Ayaa soo saari
CARUURTA HALA HUBIYO HADII DAD SOO SHEEGTAAN CARUURTA WAA LA IIBSADAAYE WAA IN GABADHA DADKEEDII LA HELAA ARINTA SHEEGASHADA CARUURTA AAD HA LA ISKAGA HUBIYO
Yaa Allah odaygaas weyn waa qog wanagsan oo iiman leh ilahyoow caafimada iyo cimri dheer sii u ubadkas ku koriyo, iyagan ka dhig kuwa u noqod baari oo u gargaran maalintu u bahanaye❤️🤲💔😢
Wall cabdicasiis ilaahay qeer ha ku siiyo wall intaan daawanaayay arintan ayaan uga naxay waa murugo weyn hooyadda geeriyootay allaha u naxariisto janaddii fardowso Allaha ka waraabiyo ubaddkaas allaha usahlo ehelkoodda aamiin yaa allaah
Omg The little boy he’s crying he really touched my heart I wish I can give him a hug I really mean it when I say that I wish I surround him I can tell he miss his mom sorry I hope you found your parents I will send you my prayer 😭😭😭😭😭
Absolutely it’s heartbreaking to see he Wiping the tears from he’s eyes it hurt 😢 my heart Wlhi also how he look malnutrition and he have burned one of he’s hand near he’s wrist so you can see he’s dying inside and god knows the place he’s at may Allah almighty protected them all . It must be very difficult for her to hide her whole family but theirs reason behind it . 😭😭😭
بسم الله السلام عليكم ورحمة الله وبركاته Walaal Abdiyow ilaahay hakula garab galo hawshaad wadid ad bay mihim utahaye waxa ficnaan lahayd gabadha ad waray satay oo marxuumada ka waramay say inaad wey disiid sawirka marxuumada iney haysoh iyo inkale si Nimanki ay ilmaha udhashay u ogaadan Ama ugartan qoftan iney tahay gabdhi ilmaha udhashay waxan kalo dhihi laha hablaha ama dumaarka ay kala tagaan ragooda ineysan carada ay uqabaan darteed ineysan kala qarin caruurta iyo abayashood ee ay wada xiriiriyan ileen naftu meel ma jirte sidaano kale baa ku dhici carte Inaalillaahi waa ina ileyhi raajacuun ilaahayow u naxaariso wiillka weyn baa calosha iga huriyey walaahi wax buu dareen sanyahay ee waana qaraacan oohin baa kaso dadaneysah Subxaan Allaah Allaaha xifdiyo qalbigana ha u qabojiyo Walaahi ilaahi hooyadis ka qaaday inuusan dayacay waana xaqiiq taasi. وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
Walaahi maalinba midii hore mid ka daran aad ayan uga murugaday carurtan ilaahey ha u naxariisto hoyadood ehelkoodina alaha sahlo reerkan korinaya ee hayana ilaahey ajar haka siiyo cabdicaziiz abaalkaga jano alaha ka dhigo bulshada waxad u heysaa shaqo aad logu farxo mahadsanid in badan
Wlli reero fiican baa caruurtan haysa khayr Allaha siiyo xil bay iska saaren korintooda Gabadha masha Allah sifican bay u ilalisay ammaanadii marxuumaddunu shegay dadka qaar way sheegtee maxaan ka naqan bay dhihilahaayen Insha Allah way helayan ehelkoodii
waa arina xanuna badan illahaya ha uu naxariisto maraxumada caruutada illahaya ha uu sahalo familkada inta uu araxantana illahaya ha uu gara garo Abdiz illahaya qeera ha ka siyo caruutada illahaya qalabiga ha uu qabaji
Marxuumada dhimatay wax mopile hadii ay laheyd hala baaro numbarada xiriirada ay la sameyn jirtay waxaa la arkaa in la helo dad xog badan ka haya iyada iyo caruurteeda amaba caruurta aabayaashoodba
Allah hau Naxariisto Gabadha geeriyotay in sawir laga qaado ayey aheyd si qofka caruurta so shegta lagu dhaho sawiro fara badan lla tuso kaso dhax saar marxuumada sawir keda ama aabaha caruurta so shegta Dhiiga D.N.A ga laga qaado wiilka iyo aabaha so shegta
Allah ha naxariisto waxa muuqata inay rafaad iyo dhib la kulantay oo kalsoonidii xita ka tagtay ILAHAY ha u dambi dhaafo janadiisa dhibkii ha ugu badelo amiin.
Allaah u naxariisto hoyadod wiilshan yar yar ka ah abayashood Allaah u soo aruuriyo waa qisadii igu xanuunka badneyd anka dawado channel kan Yaa Allaah soo aruuriyo Allaahuma Aamiin
Asc wllo gabadha dhimatay allaha u naxariisto ilmaha ehelkooda allaha soo sahlo wllo adigana rabi haku abaaliyo maalinka la qatan yahay ee laqaawan yahay ee aakhiro misaanka rabi hakuugu kabo intaad caawisay wllo ilmaha cidii sheegataa yaan leyska siin D n a halaga baaro
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته يا اخي الكريم عبدالعزيز الله يحفظك ويبارك فيك ويجزيك في الجنة يارب. بصراحة هذا الموضوع مرة صعب يارب افرج كل الهم والحزن على اولاد Abdul Aziz Allaah ku xifdiyo waa Arin murugadeeda leh walaal sawirkii marxuumadda Halla Helo waa muhiim Adna Hawl Ajar leh Ayaad waddaaye Allah khayr badan Hakuugu bedelo thank.Haka Daalin garabkaaga Allaha galo guulayso Eedo Alloow ku daa🇸🇴🇸🇴
Subxana allah subxana allah qalbiga ka oynaya wlh wa laba geeriyodki la shegaye xanuun badana inta barnaamijkan ilin tir dawanaye wa midki igu xanuunka badnaa rabbiyo wanagsanow awoodada iyo naxariista saqiiradan walidkoodi ugu so sahal si caajila aan u duceeno caruurtan bi idni raxmaan we heli doonan dadkoodi
Wlhi waa murugo allow ilmahas yar yarka ah saacid oo abayashoda u sahal allow hoyadod u naxariso yaba wlhi wilka weyn wuw iga oohiyay inshaAllah lkn allah waxan ka barya in uu badal kheyr qabo siiyo ilmahas allah cidna madayaco hadu albab xermane midkale ayuu u fura ان مع العسر يسرا inshaAllah allah hau sahlo reerkooda
Mansha allaah abdicasiis qeyr ilahaay umada uso diraay ba tahay boowe mansha allaah walahi waan oyaaay somaliya waligey ma tagiiin Europe an ku nolahaaay waxaan dadka dadkoda ka lumaaay marki an maqlo adbeey ii xanuunta wadnaha... ilahaay waxaan ka baryaa ciyaalkas yaryar in eyy familygoda helaaan.. ilahaayna ha u naxariisto walasheen
Waxaan ku leeyahay Abdiazis Allaha ku barakeyo kula garab galo howsha aad u haysid bulshadda somaliyeed khayr fara badan caruurtana Allaha u sahlo family Aamiin yaa Allah
Wlhi wan ilmeeyay markan dawanayay siba wilka weyn calosha ayow i xanujiyay allaha usahlo ehelkoodi I. N weyhelayan lkn gabadha iney saan sameyso maheyn madama waxwalbane qadir eytahay allaha u naxariisto hoyadod
Ya ustaadh A/Aziz, this is heart breaking. I am sorry for the little kids. I hope inaad eheladooda usoo heleysid. Keep going my brother. Please more share gareya. Let us help the little kids find eheladooda.
Yaa Rabi u Sahal Waliidkod Somalida Si Wax Loo dhalo yaqaanaan
Si Caruur Loo korsado Ma garanayaan duruuf Waliba Waalidka
Caruurtiisa in cidleeyo Mhn 😭😭💔💔💔🙌🏽
hooyo somaliyeed waa korsataa ilmaheed ee abayaasha qaarkood qayral masuulah
@@ghazalihussein7990 Beenta maha
Hooyodas alle haunaxariisto ,hooyo qaran bay aheed😭.
Lkn hawiye iyo darood iyo diir oo iyada hoyadeed aheed.
Ilmahaas yeeynaan kala waadin ee aynuu biilo.
Wilka dhulbahante iyo kaan abgaal ba abayaashood amaa eheelkodaba hadi ay helaan yaan lakala waa diin.
Ee aynuu meel kuwada hayno
Waa talo fiican wlh
Waa wax fican
Fadlan Aan Share ku caawino Caruurta Habaraha ah Aabana meel ku ogeen🙏✍👇
yaa rabi noosahal 😭😭😭😭😭😭😭😭
hooyo la aan wamugdi aduun 😢😢😢😢😢😢😭😭😭😭😭
Allah u naxariisto walalsheyn caruurtana dadkooda allah u sahlo.
Abdiaziz shukran adiguna.
Miisaanka xasnaadka hakuusaaro.
@@kowtharali4384 Aamiin.
Cunuga ween tuhun aa ku taagan ilaahow u soo dhaweey aabahiis yaa rabbi
Aamiin yaarabi
Haa waa dareen sanyahay in hooyadi wax ku dhaceen yaa Rabi garabgal
ilahaw usahal
Anigaa dhulbahante lkn waan ushare gareynayaa bal inay gartaan
Rabbi how soo dhaweeye familkooda
Ogaadeen hargeysa degan raadi
Wllo uradiya hadi aad haragaysa jogatid bilisa aniguna sacudigan karadinay
Walal aniga xitaa waan ahay lkn dhulbahante ismayaqaano
Maamada dhimatay Allah ha unaxariistee sawiradeeda sida ugu fudud ee aan is dhihi garo waalagu heli garaa ayaa ah in sii aydhiida ama isbitaalka ay maamada ku dhimatay halaga raadiyo hadii ay macquul tahy 🙋
Waa shekadii igu naxdinta badneed aan ka maqlo barnamijka ilintir, allah ha soo sahlo familiga ilmaha dheley yarabi raxmaan🥲🥲🥲🥲
allaha u sahlo anigaa eh abgaal , waceysle ,cali gaaf in sha Allah anigana raadinayo wiilka yar aabahiisa wlhi waa xanuun & murugo ilmo saqiiro ah o waalidkod midna dhintay midki kalana la layahay
Wllo u raadi allaha ku xafidee
Wallo raadi plz ajar bad ka helaysaye
Allha kuso fududeyo I.a
Salaam..kadib
Cabdi Caziiz
Rabi Haku
Sharfo
Sama Fale
Ayaan .kugu
Magacaabi
Karaa
allaha usoo sahlo eheladoodi adigana ajar hakaa siiyo
Asc C.casiisow wllkey allaha ku barakeeyo een waxa ka dhiman ayan is leyahay gabdhan ad hada wareysaneyso ina wey diiso sawir meyka heysay gabadha geriyotay allaha u naxaristee madama ay wax badan nooga sheegtay si ay u sii fududato radibta ilmahas allaha u sahli ehelkoda inshaa allah adna ajir allaha ka siiyo wabad ka heleysaye
Gabadhaasi waxa dhicikarta in ay tahay gabadh gabooye Ah dadkaasi waybis qariyaaba iyagoon jeclayn in reerkiisa la ogaado Hada Sweden waybis qariyaaba marmar uunbay fashilmaan xataa magaca Ayaa dhicikarta in aanu sax ahayn hadii sawir laga helow hala soo dhigo waxa soo bixidoono dadkii caruurta dhalay iyo dadkii dhalay hooyada sawirkan Ayaa soo saari
Maya walaal wax sawir ah laga haayo
Sorry allaha sahlo helkoda inshaa allah
@@illintir eebow meel kala sk xariiro isheeeeg
@@illintir wl adigoo raaaliya xamar kulma joogno somaliland ban joogna 3 wiil ba xamar nooga lumay fadlan number aan kala so xidhiidho iso qor
Guurka badan dhibkaa ayuu leyahay allaha unaxaristo marxuumada
Alle ha soo sahlo ehelka caruurta yaan la siin cidaan dhalin wixii soo sheegto waa in dhiig loo kal qaadaa ad baan oga naxay wiilka weyn wuu ooyaayaa
Miskiin Allow kuunaxariiso 😢 qofey sheegato oo aynaxariis ku ogtahay aysan ogeyn
waa sidaas 😭😭😭
Aad iyo aad
😭😭sax waye
Caruutan Waa isku hooyo Waa walaalo meel Ha ku wada koraan Aan caawino si aya farax igu wada noolaadaan
Waxay u qarisay wa sas inay halmeel ugu koraan 😭😭😭Allaahu yaclam Allaah naxaristo hooyadas
Rabow adigaan naxin oo naxariisatid ee rabow marxuumada ehelkeeda la helaa awlaadana aabbayaashood la helaa yaa maaliki mulki duljalaali wal igraam
Amiiin ya raxmaan
Adigaa nixin la soco lama odhan karo hadalkaa qallafsan Allah. Iska sax towxiidka huunno
@@ainansheali3743 ugumeysan talagalin ee waa aalada
Amin yarabi 😭😭😭😭
@@ainansheali3743 weey qaldi kartaa waa bini aadam
CARUURTA HALA HUBIYO HADII DAD SOO SHEEGTAAN CARUURTA WAA LA IIBSADAAYE WAA IN GABADHA DADKEEDII LA HELAA ARINTA SHEEGASHADA CARUURTA AAD HA LA ISKAGA HUBIYO
Sax waa run Cabdicasis arintan waa muhiim
Ahmed official waa run walal
Wiilka yar walalkey baa dhalay safiya gurigena bee ku nooleed
@@nadarmahamud9107 wiilka abgaal miyaa wll
@@nadarmahamud9107 Runmiya sis. Mida kale bal sheeg wax sawir oo Ka hesiin majiran?
Cabdi Caziiz Samafale ilaahey hanoka dhowro habo /hana noka badiyo Aniga Aragtideyda RUclipsr aankula simayo majiro /waxan kaga mahadina howsha Qaaliga Ed umadada uheyso Jizaakalahu Qeyral jizaa, habo mcn howl Ajir leh keep going caaqil Soomaaliyeed jir o joog...
Ilmaha daruufaa kamuqato walibo indhahaxanuunaayo ilaahoow caaawi yaarab
Yaa Allah odaygaas weyn waa qog wanagsan oo iiman leh ilahyoow caafimada iyo cimri dheer sii u ubadkas ku koriyo, iyagan ka dhig kuwa u noqod baari oo u gargaran maalintu u bahanaye❤️🤲💔😢
Ax Allah xanuun badanaa walaalow carruurta hal meel halagu koriyo cunuga weyn yaan walaaladiis laga wadin waa ilmo naxariis badan so empathy weeye
Wilka weeyn ayaa caloosha i hurshay muruga ayaa kamuuqato iyo baahi walahi waa wil ku korooya ciil iyo af xumada somalida 😭😭😭😭😭
😭😭😭😭😭😭😭axaxaxax wllhi calosha ihurday ilmaha yar wuu onaya allah ha idin xafido habo mcn wllhi siniyadan u oyay wllhi ilhy habo ha idin koriyo wax idin dhibana rabbi idinma tusiyo aamin
Xanuunka caruurta waan ladareemaya ilahay waxan ugu baryay noloshoda inta dhiman farxad in ay helaan eheladoodana allaha usoo ifiyo yaa rabbi🤲
Waa laaciilaay gabaadhaas, ILLAHAY haa uu naxaaristo. I feel for the oldest son.
Wiilka weyn waa og yahay waa uu ilmeynayaa tuhun baa ku taagan ilaahey qalbiga ha uqaboojiyo dhibaatana allaha ka hayo hooyo waa hoy dugsiya
Allaha unaxariisto hooyadaa geeriyootay waana la helay Ehelkii Hooyadaa Abdiaziiz ayaana usoo helay kii Farxada Ayaa kadambeeyay walaalkeed Ayaa hargeysa ka yimid Alhamdu lilaah
Waa caruur aad u yar yar hooyo waa ay dhimatey aabana ma haystaan naxdin weynaa ilaahay u soo sahalo aabayaashod😭😭😭😭
Odeyga su'aala baa nogu dhiman ee plz so qabo. Weydii wiilkisa miyusan aqon gabadha ehelkeda ileen wuu qabi jiray wiilna wey u dhashay? Ayaga cata wiilkoda waa in ey kafakaran ee u radiyan Abti, Habo, iyo dhaman ehelka hooyadis. INTA IGU RACSAN PLZ AAN TAABO 👍 si uu ,urko walalken
Wankugu racsanhy
Wan kugu raacsanhy
Wall cabdicasiis ilaahay qeer ha ku siiyo wall intaan daawanaayay arintan ayaan uga naxay waa murugo weyn hooyadda geeriyootay allaha u naxariisto janaddii fardowso Allaha ka waraabiyo ubaddkaas allaha usahlo ehelkoodda aamiin yaa allaah
Omg The little boy he’s crying he really touched my heart I wish I can give him a hug I really mean it when I say that I wish I surround him I can tell he miss his mom sorry I hope you found your parents I will send you my prayer 😭😭😭😭😭
😭😭😭😭🤲🏼🤲🏼
😭😭😭😭😭
😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Absolutely it’s heartbreaking to see he Wiping the tears from he’s eyes it hurt 😢 my heart Wlhi also how he look malnutrition and he have burned one of he’s hand near he’s wrist so you can see he’s dying inside and god knows the place he’s at may Allah almighty protected them all . It must be very difficult for her to hide her whole family but theirs reason behind it . 😭😭😭
@@sameerahajiofficial sax 💯✅ 💔😢😢
Ilaahow una ariisto hooyo macaan halkaas waxacada inaana hooyo waxa dhibiin oocaruur iskuheeyso hooyo weeliba isaadan iyo silamidau utahey dagsiga Aduunka hooyo ilaahey jaano hasiiyo Aamiin
Maashaa allah guulayso illah ku xifdiyo
بسم الله
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
Walaal Abdiyow ilaahay hakula garab galo hawshaad wadid ad bay mihim utahaye waxa ficnaan lahayd gabadha ad waray satay oo marxuumada ka waramay say inaad wey disiid sawirka marxuumada iney haysoh iyo inkale si Nimanki ay ilmaha udhashay u ogaadan Ama ugartan qoftan iney tahay gabdhi ilmaha udhashay waxan kalo dhihi laha hablaha ama dumaarka ay kala tagaan ragooda ineysan carada ay uqabaan darteed ineysan kala qarin caruurta iyo abayashood ee ay wada xiriiriyan ileen naftu meel ma jirte sidaano kale baa ku dhici carte
Inaalillaahi waa ina ileyhi raajacuun ilaahayow u naxaariso wiillka weyn baa calosha iga huriyey walaahi wax buu dareen sanyahay ee waana qaraacan oohin baa kaso dadaneysah
Subxaan Allaah
Allaaha xifdiyo qalbigana ha u qabojiyo
Walaahi ilaahi hooyadis ka qaaday inuusan dayacay waana xaqiiq taasi.
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
Maya Allah bless Them people who take care Those kids I feel sad 😞 Heartbroken 💔 the Boy 👦 he sad 😞 I can see he face Allah help him those kids
Walaahi maalinba midii hore mid ka daran aad ayan uga murugaday carurtan ilaahey ha u naxariisto hoyadood ehelkoodina alaha sahlo reerkan korinaya ee hayana ilaahey ajar haka siiyo cabdicaziiz abaalkaga jano alaha ka dhigo bulshada waxad u heysaa shaqo aad logu farxo mahadsanid in badan
Wlli reero fiican baa caruurtan haysa khayr Allaha siiyo xil bay iska saaren korintooda
Gabadha masha Allah sifican bay u ilalisay ammaanadii marxuumaddunu shegay dadka qaar way sheegtee maxaan ka naqan bay dhihilahaayen
Insha Allah way helayan ehelkoodii
Jazakallah brother abdiaziz
Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun Illahayow gabadhana unaxariso carurtana badbaadi oo barake odayga iyo gabadhna khayr allaah siiyo😭😢😭😢
wiilka baafinaayana kheyr allaha ku siiyo
Aabe rabi haka ajar siiyo wlhi wan qiirote alle ha u naxariisto hoyada owlaadane rabi walidkooda ha u sahlo allahuma Ameen 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
waa arina xanuna badan illahaya ha uu naxariisto maraxumada caruutada illahaya ha uu sahalo familkada inta uu araxantana illahaya ha uu gara garo Abdiz illahaya qeera ha ka siyo caruutada illahaya qalabiga ha uu qabaji
Wiilka yar muxuu la oynaya qabiga i xanunay walhi😭
Hoyadiis Aa dhimatay no mum no dad 🤔
Waxbu fahmaya somaha wa ilmo wayn
Camarada hadba lagu qaban ee dhexdooda ma lagu shekaysanayo kaliya wuxu u jedaa in hadba kamaro lagu qaban ee ma fahansana waxa mesha ka socda
Aaaw maxa siqir yaar meelkastaa ka hoynayo walhiy buurburki waxa badan buu ino geestay illahow noo gaargar
Ma oynayo wu ciyaroya
Wiilka wayn shaki ayuu qabaa waxbuu daremaya maskiin Allh samir iyo iimaan haka siiyo hooyadiisa ehelkiisa Allh usoo sahlo nolol farxad iyo gacan unaxriista Allh galiyo
Ilaahay ha unaxariisto hooyada.
2dan cunugna Rabi ha usoo sahlo ehelkooda. Wadaadkan imika aylajoogaan isna ajar iyo xasanaad ilaahay hakasiiyo.
Amin yarbi
Alla wiilka weyn wuu ooynayaa hooyadis ayuu xasuustey waan la ooyey aabe soomali faa ida maleh yaa caziz ya jabar yaa gafuuru raxim yaa qawi yaa rabi ilaahaw caawi calool xumo 😭😭😭😭😭😭
Aniga Cali Gaaf ah Insha Allah waana Raadina Wiilka Yar Aabahii Wlhi Aad baan uga Murugooday 😭😭😭😭
Marxuumada dhimatay wax mopile hadii ay laheyd hala baaro numbarada xiriirada ay la sameyn jirtay waxaa la arkaa in la helo dad xog badan ka haya iyada iyo caruurteeda amaba caruurta aabayaashoodba
Ilaahow ayadana janadi geey ilmahana dadkoda usahal yaaraxman 🤲🤲🤲
Allah hau Naxariisto Gabadha geeriyotay in sawir laga qaado ayey aheyd si qofka caruurta so shegta lagu dhaho sawiro fara badan lla tuso kaso dhax saar marxuumada sawir keda ama aabaha caruurta so shegta Dhiiga D.N.A ga laga qaado wiilka iyo aabaha so shegta
Waa qisadii iku naxdinta iyo murugta badned intan dawanayay qisoynka ilintir 😭😭😭
Intaa baafin arkaay arinkaan waa xunuun daran insha allah waa la helaa
Waa tun
Waa murugo wlhi maskintas wax cawiyey wayday allaha unaxariisto😭😭😭😭😭
Ax Inaalilaah wa inaa illayhi raajicuun geeri xanuun badan alle haw naxariisto wllshey Safia Ismail Hussein "safia shiine in badan baa la la'aa illaahay hooyo Anab ,aabo Ismail iyo dhamaan reer Ismail Hussein qalbiga hawga reebo waa reer hargeisa qof la garan waayo maahee si fcn baan u garanayaa inbadan baa la raadinaayey 7 sano lamana ogeyn inay muqdisho joogto illaahay qabriga haw nuuro janatul fardaws rabigu ha geeyo Amen yaa Rabi 😭😭😭😭😭😭😭😭
Subxaan Allah
ILaahay (SWT) caruurtaas ehelkoodii ha u keeno oo ha u gacan geliyo. Aamiin
Asc
Ilaahay
Ha usahlo
Dadkooda
Wlhi waa qiso xanuunbadan cabdi raxmaan caloloshow iga huriyay allow🤲 u sahal dadki dhalay 😭😭😭😭
Allahu akber allaha unaxaristo kitabkedana gacanta midig allaha kasiyo allaw ayagana usahal rerkodi
Masha Allah mahadsanid
Allah ku xafisod wllo riyali wa ducaysantahay
Allah ha naxariisto waxa muuqata inay rafaad iyo dhib la kulantay oo kalsoonidii xita ka tagtay ILAHAY ha u dambi dhaafo janadiisa dhibkii ha ugu badelo amiin.
Wall macaan Waxaan u bahanahay telkaaga seen U heli karaa Dad Baa Iga maqan oon Rabay inaad Ila Raadiso plz telkaaga iisoo sheeg jawaab
Allaah u naxariisto hoyadod wiilshan yar yar ka ah abayashood Allaah u soo aruuriyo waa qisadii igu xanuunka badneyd anka dawado channel kan Yaa Allaah soo aruuriyo Allaahuma Aamiin
Asc cabdi casiis aboowe aniga fikirkeyga qofka aad ka qaado taleefan sidoo kale ka qaad magaciisa
Inalillah Allow ugar gaar,
Walaal Abdi Asize Adna allah haku barakeeyo aduunyo iyo Akhiro sida hufan oo aad ugu adeegtid Bulshada Dhibaateysan.
Alllaha unaxariisto marxuumada dhimatay raga meelkasta ilmaha kudhalaya dhibkaaas ayay leedahay ilmaha dadkooda walabara aabo iyo hooyo kasta ilaahay kacabsada oodiinta ilasha
Asc wllo gabadha dhimatay allaha u naxariisto ilmaha ehelkooda allaha soo sahlo wllo adigana rabi haku abaaliyo maalinka la qatan yahay ee laqaawan yahay ee aakhiro misaanka rabi hakuugu kabo intaad caawisay wllo ilmaha cidii sheegataa yaan leyska siin D n a halaga baaro
Cabdi csis walh wa dadalaysa waxfiican ku jirta🌷👍👍
Ninkaan ciyaalka haya maashaa Allah waa nin fiican
Ax ax wallhi wa arndi iku nacadnda badneed allow u garkar carurdas yaaryar oo ehelkoda u sahal amiin yaarbi.🤲😥😥😥❤️
Hooyo waa hooy la dugsado illaahey jannada fardowsa ha ugu bishaareeyo aamiin
Caruutta illaahey Aabahood ha u sahlo yaarabi
Ilaahayow u soo sahal adiga c/casiis ajir iyo xasanaad alahay ha Ku siiyo
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
يا اخي الكريم عبدالعزيز الله يحفظك ويبارك فيك ويجزيك في الجنة يارب. بصراحة هذا الموضوع
مرة صعب يارب افرج كل الهم والحزن على اولاد
Abdul Aziz Allaah ku xifdiyo waa Arin murugadeeda leh walaal sawirkii marxuumadda Halla Helo waa muhiim Adna Hawl Ajar leh Ayaad waddaaye Allah khayr badan Hakuugu bedelo thank.Haka Daalin garabkaaga Allaha galo guulayso Eedo Alloow ku daa🇸🇴🇸🇴
Wilka wey qalbi jabaa ka muuqda Yaa Allah saqiradaan ehelkoda usoo iftiimi
Haa abaayo walahi naxdin urkutaalo leedabay marka qofka firinayo
Inanka wayn e aytidhi wadhulbahante wallahi qalbigan ka ooyay markan ohintisa arkay duruuf iyo diif bakamuuqata Ilaahayow ehel an caruurtas abuse garayn o farxad kunoolaysiiya uradi kayar wufaraxsanyay lakin kawayn diifbakutaala cid iyo ciirsi la’aana dhulbahantihi me xinka iyo qabiilka uxaydna ilmahas wa inaad meelfiican gaysan onu kudhibmudan Allaah hownaxariisto marxuumada
Subxana allah subxana allah qalbiga ka oynaya wlh wa laba geeriyodki la shegaye xanuun badana inta barnaamijkan ilin tir dawanaye wa midki igu xanuunka badnaa rabbiyo wanagsanow awoodada iyo naxariista saqiiradan walidkoodi ugu so sahal si caajila aan u duceeno caruurtan bi idni raxmaan we heli doonan dadkoodi
Wlhi waa murugo allow ilmahas yar yarka ah saacid oo abayashoda u sahal allow hoyadod u naxariso yaba wlhi wilka weyn wuw iga oohiyay inshaAllah lkn allah waxan ka barya in uu badal kheyr qabo siiyo ilmahas allah cidna madayaco hadu albab xermane midkale ayuu u fura ان مع العسر يسرا inshaAllah allah hau sahlo reerkooda
Abdicasiis adiganah ajar alle hakasiiyo àamiin aamiin yaa rabi alle
Abowe Mohamed subeer waa dad can ah oo layaqaano marka gabadhaas sawir weydii in ey marxuumada kaheyso allah yaa rahmo illahay ubadkaas hagargaaro
Wiilka magaca aabihi magaranaya SubxanAllah ilahow u sahal
Allow u sakhir caruurtaan inay helaan eheladooda iyo qaraabadooda.🤲🏼🤲🏼🤲🏼
Hooyo waa noolaha igu qaalisan rabbi ha unaxariisto caruurtaasna ehelkooda allaha sahlo cabdicasiis adigana allaha ku barakeeyo walal
Ur doing a good jop for de community wlll Abdiaziz really may Allh reword you inshaAllh
Plz don't give those kids to anyone who will be claiming..nowerdays it's dangerous
War yaa caligaaf arkay ilmahan yar mid ayaad leedihiin
Mansha allaah abdicasiis qeyr ilahaay umada uso diraay ba tahay boowe mansha allaah walahi waan oyaaay somaliya waligey ma tagiiin Europe an ku nolahaaay waxaan dadka dadkoda ka lumaaay marki an maqlo adbeey ii xanuunta wadnaha... ilahaay waxaan ka baryaa ciyaalkas yaryar in eyy familygoda helaaan.. ilahaayna ha u naxariisto walasheen
Waxaan ku leeyahay Abdiazis Allaha ku barakeyo kula garab galo howsha aad u haysid bulshadda somaliyeed khayr fara badan caruurtana Allaha u sahlo family Aamiin yaa Allah
Wlhi wan ilmeeyay markan dawanayay siba wilka weyn calosha ayow i xanujiyay allaha usahlo ehelkoodi I. N weyhelayan lkn gabadha iney saan sameyso maheyn madama waxwalbane qadir eytahay allaha u naxariisto hoyadod
Asc sxb nin cadi ah matihid bilad ayad mudantahay agon ana kuso kurey sxb hor u soco shaqada hayso wa adun iyo aqiro u shaqeyso form Nairobi sxb
Alle ha unaxariisto kitaabkedana midigta ha kasiiyo qabrigana alle ha uwaaziciyo janafardowsana alle ha ka waraabiyo aamiiiiiiin yaaarabi 🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭
Alle yaaraxam samir iyo iman 😭😭😭😭😭😭😭 wiilka weyan wlhi wuuw calol calol xuna yahey
Hooyo Allah Yarxam Allow kuu Naxriis Janatul Fardowza Ka waraabi
Alle ha u naxariisto misgiinta
Axaxax ilahey ha u naxaristo cunuga yar wu darensanyahay iney hoyadis dhimatey waayo wu iska ooynaya ilahey ha u so sahla ehelkoda
Allah uso sahlo abe yaashoda iyo ihelkoda balsa ilmahaas dadki soshegtaa fadlan dhiig halaga qado sifa loxaqijiyo
allah bisanka wllo ninka ween maxa dil iyo diifba ka muqada wll inanta iyo ogagaaba inta lahelaayo ilaaliya allah dartii jisaakallahu kher
Aad iyo aad waxaa ka muuqda dhibaato iyo murugo 😢
Alha unaxaristo hooyadood ilmahan eheladoodana alha usoo iftiimyo ilhy baa wax walba qadara ee aygana alha xifdiyo mar waliba alhi abuurtaybaa ujooga ee asga iska kale ilhay wax dhibaateeyo matuso
Ya ustaadh A/Aziz, this is heart breaking. I am sorry for the little kids. I hope inaad eheladooda usoo heleysid. Keep going my brother. Please more share gareya. Let us help the little kids find eheladooda.
Allah ha unaxariisto hooyadood iyagana ehelkoodii ha uso dhaweeyo
Allow u,sahal yaadal jalaali wal,ikraam yaxayyu yaquyuum😢😢😢😢
Aboowe maadaamo oon lahubin hooyadood iyo aabahooda dadka hadii ay soo sheegtaaan dhiig hala qaado
Hhhh woow!! Waa oday fiican Isaga oo da' ah hadana ma Kala yaqaan qabiilada soomaalida