Gabdha sidaan u dada yar u quruxda badan qofkaas buulka ku jirtay miyaa alle maxeey dadbadan daruuftu dhishay allah kuu gargaara Abaziz walaasheen allah nolosheeda farxad ha ugu dhamaatoo
Ereyga Ala Uultimo Masha Allah Xusuus yey igu reebtay Ereygaa Ala Uultimo Ciyaal Xamar Keliya yaa yiraahdo Allaha Caafimad Kuu Siyaadiyo Sister Masha Allah Baa Tahay
Masha Allaah c/casiis hawl wacan ayaad haysaa waxaad hysaa hawl dad kale lahaayeen waxaan ku noolnahay dal hantidiisu aaaaad ubadan tahay hadana 70% waa faqiir sabool waxaan Alle kabarinay madax daacada hal dal hal diin hal af lahjada kama hadlayo quluub midaysan ayaa loo baahan yahay from Borame
Maashaa Allaah ilaahow adaa mahad leh alla duruuftu iyo xanuunku xumaa bal gabadhan eega quruxda badan maanta iyo maalinkaa ay buulka ka soo jeedo alxamdulillah
Waxaan jeclaan laheen mowduucaan gabdhaha xooga lagu haysto in warbixin fiican laga soo diyaariyo. Dabcan wiilal xoog lagu haystana way jiraanee. Allaha na badbaadiyo. Subxaanallaah.
Maasha allaah Alla Caafimaadku qurux badanaa wallahi waa ku farxay Araga gabadhaan qurux wey u dhalatay laakiin Dayac iyo Daruuf iyo Xanuun ayaa dhulka dhigay alx maanta waa taas quruxda badan AbdiAziz really ilaahey qeyr fara badan ha kaa siiyo
Habargidir waa dad nasab ah gob ah Lakin hadeey dadka taas fahmi lahayeen dalkeena waaa hore ayuu Barwaaqo sooran noqon lahaa war aan iska wada noqono Habargidir Soomaalay ❤❤❤
Saxiix CAYDIID ALLAHA U RAXMADEE dagaaladii waxa uu ku qudbeynaayey maatida yaan la dilin yaan wax la bililiqeysan yaa masaajidada la dumin daarood Lama dagaal sanin ee siyaad bare bis ayaan la dagaalsanahay iyo qofkii qori noo wato 👍👍👍
Gabdha sidaan u dada yar u quruxda badan qofkaas buulka ku jirtay miyaa alle maxeey dadbadan daruuftu dhishay allah kuu gargaara Abaziz walaasheen allah nolosheeda farxad ha ugu dhamaatoo
Inti cawisay iyo inta cawindonto allah hakadhigo kuwa janada Galo xiisablaan yarabi ameen
Dby
Daruuta waa cadaw ma qoftii muuqaalkaas laheed m,a Alla ha caafiyo wallaasha
Jeebka haduu nacas ka yahay dadka ayad u tolxun tahay lkn hada lacag haysato dadka ada ugu qurxan
Maasha Allah daruftu wa cadow quruxleyaatahay haquusan Waad kabixi
Maashaa allaah alla daruufta iyo cudurku xumaa qoftaan waa quruxdii oo qof maashaa allaah allaha xiftyo
Ma argtay wllo walhi niyadan iska lalha mashlha hooyo qurux badan weyan durufta haysa moyane ilhay ha cafiyo😢
mashaa allaah ruuxbukaa mabilna mashaa layiri
Ereyga Ala Uultimo Masha Allah Xusuus yey igu reebtay Ereygaa Ala Uultimo Ciyaal Xamar Keliya yaa yiraahdo Allaha Caafimad Kuu Siyaadiyo Sister Masha Allah Baa Tahay
Ciyaal xanarnimo ❤
CIYAAL XAMARNIMO wlh eray xasuusa waaye.
Masha Allah ilahay ha haduu kusoo saylay waa alxamdulilaah
Masha Allaah c/casiis hawl wacan ayaad haysaa waxaad hysaa hawl dad kale lahaayeen waxaan ku noolnahay dal hantidiisu aaaaad ubadan tahay hadana 70% waa faqiir sabool waxaan Alle kabarinay madax daacada hal dal hal diin hal af lahjada kama hadlayo quluub midaysan ayaa loo baahan yahay from Borame
Maashaa Allaah ilaahow adaa mahad leh alla duruuftu iyo xanuunku xumaa bal gabadhan eega quruxda badan maanta iyo maalinkaa ay buulka ka soo jeedo alxamdulillah
Waxaan jeclaan laheen mowduucaan gabdhaha xooga lagu haysto in warbixin fiican laga soo diyaariyo. Dabcan wiilal xoog lagu haystana way jiraanee. Allaha na badbaadiyo. Subxaanallaah.
waxkastaaba waaba suura gal
Asc. Abdulcasiis Allah haa ku cawiyo sidaa aad walaalah aad u cawiso Allah haa ku cawiyo ameen ameen Allah.
Maasha allaah Alla Caafimaadku qurux badanaa wallahi waa ku farxay Araga gabadhaan qurux wey u dhalatay laakiin Dayac iyo Daruuf iyo Xanuun ayaa dhulka dhigay alx maanta waa taas quruxda badan AbdiAziz really ilaahey qeyr fara badan ha kaa siiyo
darofto waa cadòw ilaahow nagawada bixii yaarabi🤲🤲🤲🤲😢
Isbadal dhaba ka muuqda mashaAallah😮
Maasha Allah tabarakallah abdi Aziz ducaysane
Walhi haber gidir siiba cayer siiba ayaanle aad ayaan u jecelahey waa dad nasaba ilaahey ha xafido ❤❤❤❤
Maashaaa alaaah eedo qeer alaha kusiiyo dad badanaa caaawisay jisaaka alaaah khayr
Walal xayaysiintan naga badil walahi wa wax xiishodka ka madhan sidan wax loma so bandhigo
Ninkani Abdi aziiz waa in Somalida abaal marin dahabiya siiisaaaa
Bisinka waa allaah mahadiis hadiiba alla kuu sahlay gabadhaadii axdllh ❤❤❤❤
❤❤
Jazzakallah wall abdicaziz gabadhas nolol qurux badan urajaynaa
Cabdicasiis ilaahay dambigaaga iyo dambigii waalidkaaba Allaha dhaafi wax wayn baad umada somaaliyeed u haysaa Mansha Allah jizaakalaahu khayran cabdicasiis
If raax kher allaha ku siiyo inta caawisayna kher allaha siiyo
Waataas qurux deedii soonoqotay M.A dacay iyo cudur looma dhinto
Shaqa wanaagsan baa noo heeysaa walaalkeey waxaan toos kaga soo salamaayaa Dalka Mareykanka run ahaantii shukran
Sax waaye wlhi wllkn taariiqdow galaa ilaahow il cadaw kahaay
Masha allah farxadiina waa farxadena dhamaan inta kalamqan allaha isku sahlo insha allah ❤❤🎉🎉❤❤🎉🎉🎉❤❤❤🎉🎉🎉❤❤
MAASHAA ALAAH ALX ALLE AYAA KU MAHADSAN
Yaarabi yaarabi yaarabi ugargaar intii umada ugargaarto intii uduceyso oo c/csiis kowkayahay illaahoow c/casiisow kusii waxa aad jeceshahay oo janada u horeyso kana najee waxaa neceb tahay oo naarta ugu horeyso allaahuma aaaaaaaaaamiiiiiiiiiin
mashaa allaah illaahey ayaa mahadleh
Alhamdullhi balse waxan waxa as as u ah dhibatada dowlad la antu keentay 😢😢
Ilaahey dadka soomaalida kheyr allha siiyo wllhi wan garan waayay sida ey uqurxanatay
Sey u eg tahey qurux
Allaahu Akbar alxamdulillaahi Allow xaqa adaa u hiiliya yaarabalcaallamiin subxaanallaah 😭😭‼️⁉️‼️😭😭‼️
Mash allah A Ziz jezaakallahu khayr
Very sad waxaa Amina kudhacay waan kaxumahay, she made me cry,
Habargidir waa dad nasab ah gob ah Lakin hadeey dadka taas fahmi lahayeen dalkeena waaa hore ayuu Barwaaqo sooran noqon lahaa war aan iska wada noqono Habargidir Soomaalay ❤❤❤
Viva HG from gabar ogathen somali sujuu kenya nairobi
@@leiladagane❤
32 sano walee somaliyo ayagaa laharey
Hhhhh
Qof wanaagsan baa jira ee Qabiil wanaagsan majiro wll
Masha allaah Amina quruxdeedii baa usoo laabatay ilaahay haku caafiyo Amina ilaahay dhib dambe kuma tuso gabadhaada dadkii yaysan kaa dhibaatayn adiyo gabadhaaduba inaad magaalada ka tagtaan baa idiin fiican amnigiina dartiis gurigaa gabadhaada lagu haystayna waa in loo gudbiyo laamaha amniga maadama gabdho kale lagu haysto waa khatar
Hg waa dad fiican anigaa
Lasoo dhaqmey xataa markeey
Colaad jirto maatada malaayaan
Saxiix CAYDIID ALLAHA U RAXMADEE dagaaladii waxa uu ku qudbeynaayey maatida yaan la dilin yaan wax la bililiqeysan yaa masaajidada la dumin daarood Lama dagaal sanin ee siyaad bare bis ayaan la dagaalsanahay iyo qofkii qori noo wato 👍👍👍
Masha allh sabarka waa cajiib hbo macan allha kula garab galo cafimad sariica rabi haku siyo
abdi casiis khayr Allah ha ku siiyo madaxweyne ku fiucantay
Masha Allah Abdicasiis wax wanagsan ayad no heysa allaha ku barakeyo waan farxay wlhi intii ka qeyb qadatay cawinta wlshod allaha cawiyo
Maashaa Allah allow ku barakeey Abdi aziz , ifraaxeey we proud of you hada hg nahy good job waligeenbaan gob aheene❤Alhamdulilah
Mansha Allah gabadhii markii ay daryeel heshay qurux bey noqotay
Alxmd ilaah mahad leh Shaqa wanagsan ayaad haysaa allah aduun iyo aaqira ha kaa abaal mariyo
Alla cabdi Aziz illahayoow janatul fardows kugeey hah 😭
ماشاءاللہ ماشاءاللہ ماشاءاللہ
Ifraaxaay Alle arimahaaga hakuu hagaajiyo
😢😢Ilaahay AbdiAziiz miisaanka xasanaadka ha ku saaro walaal Caawimada aad dadkaaga uu hayso
Masha allah allahu akbar اِنّ مَعَ اُلعُسْرِِِ يُسراً
Allow cfmk usiyaadi waa farxad aad u weyn
Assalamu aleykum yaa Allah yaa Allah yaa Allah
Masha allah illhey ha caafiyo
MASHA ALLAH ABDIAZIIA ALLE HA KU XIFDOYO AMIIN YAA RABBI❤❤❤❤❤
Maasha Allah c/asiis
Masha allah saaxibka wanaagsan wax ka fiican maleh mamma ilaahay mahad iska leh gabadhaada kuu seeceshay
Masha alaah waa qurux bad naatay
Qudratal jabbaar allaah baa waxwalba Awood uleh cajaa ib
MashaAllah Allah ku xafido
Masha allaah allaha kuu siyadiyo
Maashaa allaah allaah ayaa mahada leh
Waxan qiraya in adtahay ehlu khayr jasakalah
Mnshlh allh haku barakeeyo wll abdiaziz really 🥰
جزاك الله خيرا
Halo sheego lamaha amanka halo sheego si gabdhaha yar
yar ee kale look badbadiyooo
Xanuunnayaa haayey 😢ALLAH quruxbadanaa mashaa ALLAH❤❤❤
Walaalkeey Abdiaziz Realy Waxaan Alle kaaga Baryayaa in Janatul Firdowsa Al Aclaa uu Alle kugu irsaaqo ... Wanaaga Aad Sameysid Alle Ayaad Agtiisa wanaag Dhigatay, insha Allaah janada intaad Dunida joogtid Ayaad Moogaan Doontaa insha Allaah
Subhanallah soomalia haloo kaco gabdhah
Man shaa tabaraka raxmaan ❤
Allahu akbar Allahu akbar ilahow umadada ugargar
Gabdhaha allaha nooxifdiyo❤❤❤❤❤
Bismilaah xamar meel maaha
masha allha walalkey abdi zasis mahasind
Ninkan wax xayeesinaya kasaar program kaaga waa wax aanficnayn
Aniga xataa aad baan u dhibsaday waa xayasiin akhlaaq xun
😢😢😢😢😢😢 qofkaan qurxda bdn ma maamadii baaa duruuftu waa layaab walhi
Wa GABAR yar wlh
Maashaa allaah oowalibaqurux udhalatay
Wa ay qurux badan tahay
masha alla ifraax halagu daysado
Ilaahay hakaa abaal mariyo shaqada aad umadda soomaaliyeed iyo kuwa aan ahayn ee dhibanaha ah. Jazaakallahu kheyran 👏👏👏👏
Mesha alah guuleso cabdicasiis.
Jazaakumu allaahu qeyr inta caawisay
Miskiin allow ada mahada leh alhamdulilah❤❤❤
Allahu,akkabar
Walhi wax yar maheysid alha hakuxafido ❤
Masha Allah Abdi casis really
Masha allh allaha hakuu siyaadiyo farxada iyo caafimaad kaba maamo . Sidoo kle wl Abdiaziz jasaakallah filkheyr..
Mansha allah alaha kuu sitaadiyo caafimad kaada
Daruufaa ninkeeda ka adag Allaah ayaa ku mahadsan kadib walaalihii caawiyay
Walal halyey ayad tahay ❤❤❤❤❤ siidas u cawii dadkaga
Alle ha ku gargaaro
Maa shaa alaah jazaaka laahu khayran
ilahow iku arsaq owlad bari ah Insha Allah waqti dhawow yarbi 😭🤲
Subxanalaah ilaahay cuqubo haku rido islaanta gabdhaha haysata 😢😢
Alow u gar gaar yaa rabi
Ilaahay cimrigaaga ha raajiyo waayo hawl adag ayaad umada haysaa.
Ilaahay haku barakeeyo.
Dulmiga dulmiga dulmiga waleee waleeee
Allaah haku xifdiyo wll
Maanta mashalha ❤❤❤❤
Samaaliyeey horta qabiil iyo habiil ma somalibay ahayeen xasidsaaa dadkeenuu meelkastayjoogaanbaa 😢
Illaahey cafimad taam ah siyo hoyoo ayada ubadka ale xafido.
Adunyo korkeda qofjogo walle wax kayaabiya arka ale wax nadhiba nama tuso.
Intii caawisay iyo inta caawi donta mahadsanidin ale ha idiin caawiyo.
Jazakallah khayr walal ❤❤❤❤
Alx illaahoow adigaa mahdle
Qabiil wax ma taro qofkaad Daris iyo ceesh aad wada cuntaan ayaa ka mihiimsan
Masha Allan
Maaasha allh