Caasha Cabdo Malika Iyo Faadumo Qaasim Hilawle 🔥Iyo Heesta "WIXII LAYNA BADAY"

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 окт 2024

Комментарии • 43

  • @Daljir143
    @Daljir143 2 года назад +9

    Mataanihii fanka Soomaaliyeed, iyaga oo kale waanan la hayn wlhy❤️🌍🇸🇴😭

  • @Tubeec699
    @Tubeec699 2 года назад +14

    Allah Yaa Cisag 𝘾𝙖𝙡𝙞 𝙎𝙪𝙜𝙪𝙡𝙚 𝘾𝙞𝙜𝙖𝙖𝙡 ( 𝘿𝙪𝙣 𝘾𝙖𝙧𝙗𝙚𝙚𝙙 )
    rabbow uwada naxariiso
    Inkastoo ey nooshahay 𝘾𝙖𝙖𝙨𝙝𝙖 𝘼𝙗𝙙𝙤𝙬 𝙈𝙖𝙡𝙞𝙠𝙖 cafimaad iyo Cibaadaan u rajeynayaa

    • @cabdinasirclle2453
      @cabdinasirclle2453 2 года назад +2

      Faadumo qaasin ayaa qaada maaha cassho cabdoow sori

    • @sandhereabdullahi5088
      @sandhereabdullahi5088 2 года назад

      @@cabdinasirclle2453 ayadoo wareeysi eey kusheegeso caasha cabdow yeey pageka CURASHO kujirtaaye kac soo daawo. Teeda kale CODKA AADKA UDHEER HADAAD TAQAANO FAADUMO QAASIM WAA KEEDA.

    • @Tubeec699
      @Tubeec699 2 года назад

      @@cabdinasirclle2453 ruclips.net/video/lLcyUq2dr2Y/видео.html

    • @Tubeec699
      @Tubeec699 2 года назад +1

      @@cabdinasirclle2453 18:36

    • @Tubeec699
      @Tubeec699 2 года назад +1

      @@cabdinasirclle2453 ka dhageyso halkaas ok

  • @yassinosman
    @yassinosman 2 года назад +4

    thanks alot best channel waayo waayo xasuus qiimo badan maatanahii muqdisho maatanahii waberi eraydii abwankii mualaafikiiweyna naxriisti eebe janada ha ka warrabiye cali sugule

  • @Garaad1000
    @Garaad1000 2 года назад +10

    Buur iyo Banaaniyo
    Badii laga taloowyoo
    Kuwii Baadhay dunida
    Dayixii u baratamee
    Ma dhulkaanan baran baan
    Cirka u boodayaayeey
    Micnaha Dunidii kale Dayaxa ayey tageen oo ay ku tartamayaan anaguna dhulkii ayaanan weli baran

  • @Cjabaar
    @Cjabaar 7 месяцев назад +1

    ❤unx cali sugale fadumo qasin casho wey nooshahey sidan filaayo cali nin faylasuf baan ku tlmaami karaa

  • @Laalayslyrics
    @Laalayslyrics 2 года назад +5

    Mataanihii Ahaa Yaasalaam Wadanigii Waynaa Cali Sugulle

  • @ismailalihasan9519
    @ismailalihasan9519 10 месяцев назад +1

    Allah isku cod dhowaaw caasho & fadumo walee qof kaliyaa la moodaa aun fadumo qaasim

  • @qoolaabcade
    @qoolaabcade 11 месяцев назад +1

    Caasha cabdo malika fanaanad aan jeclahy mar kale ayaan garowe ku dhagaysan 2023❤

  • @luqmansuleiman7870
    @luqmansuleiman7870 2 года назад +7

    Heestani waxay ku jirtay wareysi Idiris Xasan Diiriye ka Qaaday Caaisha Cabdoo 1976, Cali sugulle ala Maxuu fanaan masaraxa maanso qurux badan ku saaray

  • @Yunis114
    @Yunis114 Год назад +1

    Erayada Abwaan Cali sugule dun-carbeed. Luuqdii Caasho Cabdiow iyo Faadumo Qaasim Hilawle

  • @Wonderer224
    @Wonderer224 2 года назад +3

    Aun Cali Sugulle ma jirin nin ku gaarey jiiftada oo ah suugaanta heesaha.

  • @MohamedHassan-ly5he
    @MohamedHassan-ly5he 2 года назад +1

    HEESTAN WAA MIDHIHII ABWAN
    ALI SUGULE DUNCARBEED.
    ILAAHAY HA U NAXARIISTO DHAMAANTOOD. AAMIIN

  • @Salma.Ismail
    @Salma.Ismail 5 месяцев назад

    Allah haw naxriisto Ali Sugule & Fadumo Qasiim

  • @Cjabaar
    @Cjabaar 7 месяцев назад

    Kuwii dunidii baadhaa dayaxana ku baratamayee ❤❤❤❤❤

  • @Yunis114
    @Yunis114 Год назад +1

    Still listening 🎧 2023

  • @Aadanaadancadde-hz3xr
    @Aadanaadancadde-hz3xr Год назад +1

    Ereyadii cali sugulle duncarbeed

  • @Dalyaqaan
    @Dalyaqaan 2 года назад +3

    Heestaan qoraal ayuu ku wanagsanaa inuu wato

  • @Wonderer224
    @Wonderer224 2 года назад +1

    Ereyadii Cali Sugulle.

  • @BaxsansiciidOwnuur
    @BaxsansiciidOwnuur 4 месяца назад

    Ilaahay ha u naxariisto

  • @AhmadHoh
    @AhmadHoh 4 месяца назад

    Majajur ba maha based jajurba

  • @warsameahmedamalle4667
    @warsameahmedamalle4667 10 месяцев назад

    Waa gabdjo qaali ah

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 2 года назад

    Aun feynusti fanka fadumo qasim

  • @AbdallaArte
    @AbdallaArte 3 месяца назад

    Waah waah

  • @maxamed.h7438
    @maxamed.h7438 2 года назад

    Yaa salaaam

  • @manlikezakaado6135
    @manlikezakaado6135 6 месяцев назад

    Qoraalka sosaar

  • @libanwarsame5428
    @libanwarsame5428 2 года назад

    Ma qolo (qabiil) aan ku ba'aybaan
    Qarannimo ka bidayeey!

  • @xasanmagafe5780
    @xasanmagafe5780 2 года назад +6

    Xikmad iidoor hore inoogu dhammeeyay baynu meel kale ka raadinaynaa waar suugaantoodii dib usoo faaga.
    Ma biyihii na liqaybaan
    Harraad uga buknaa.

    • @DH-yi5dx
      @DH-yi5dx 2 года назад

      ma midnimadii baan waxba ku weyney weeye

    • @libanwarsame5428
      @libanwarsame5428 2 года назад +1

      Ma roobkii mahiiggaanka ahaa ee dhowr bilood ka hor dhulka maray ayaan maanta ka oomanahay?. Maxaan biyo xireen uga sameysan weyney ayaa loola jeedaa.

    • @امعزاممحمد-غ7ذ
      @امعزاممحمد-غ7ذ Год назад +1

      Sxb heesta waxbada ayaa raadiye waada mahasantahay heestani waa dhaqan iyo tariiqa soomaaliya

    • @Salma.Ismail
      @Salma.Ismail 5 месяцев назад

      Reer sheekh Isaxaaq dheh 😂

    • @kingahmed8839
      @kingahmed8839 3 месяца назад

      @@xasanmagafe5780 waxaa arke hada meel biyo loga qaxay oo bilooyin ka dib haraaad loga dhiminaayo

  • @abdullcarrasco6718
    @abdullcarrasco6718 Год назад

    codadka nadhif waye

  • @daruurcuratay1969
    @daruurcuratay1969 Год назад

    Ma biyihii na liqay baan harraad oga bakhtinayeey.