Axmed Naaji Sacad Iyo Caasha Cabdo Malika 🔥 Iyo Heesta "DHUUBO"

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 28 окт 2024

Комментарии • 23

  • @AbdulkadirMNur
    @AbdulkadirMNur Год назад +2

    Axmed Naaji Allow kuu naxariiso!

  • @A.A.E93
    @A.A.E93 Год назад

    Aun Axmed Naji Sacad. wuxuu ahaa fanaan qaliya🇸🇴

  • @jakaakoosofficial2676
    @jakaakoosofficial2676 Год назад +2

    ❤❤❤❤
    MAASHA ALLAAH
    AUN AXMED N SACAD
    CAASHANA CIMRIGEDA ALLHA U BARAKEYO
    WAAYO WAAYIHII WACANAA
    WLLHI HEESTANI WAQTI BADA AYAAN BAADI GOOB UGU JIRAY MAHADSANIDIIN ALLE HA IDIN BARAKEEYO FANKII HORE AYAAD NOOLENAYSAN THANK YOU❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @KayseCali-c2e
    @KayseCali-c2e Месяц назад

    Caasha.cabdo.waxa.ayku.nooshahay.ameerika .gaar.ahaa.minasoto.alle.ha.xafido.maama.caasho

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 Год назад +2

    ALLAHA U NAXARIISTO 2 DA FANAAN QARAN .... WAXAY AHAAYEEN IFTIINKII FANKA BADAARIGA IYO SOMALI OO IDIL❤

    • @abshircarab18
      @abshircarab18 Год назад

      Axmed naaji waa nool yhy sxb

    • @mohamedsomali3783
      @mohamedsomali3783 Год назад

      ​@abshircarab2942
      Sxb xaaged jirtay? In u dhintay bishan dhaxdeda Axmed Naaji maba ogiide, waa sidee idecado iyo tv 📺 iyo social media maba so galin miya. Axmed Naaji AUN 😢

    • @trumpppl2024
      @trumpppl2024 Год назад

      @@mohamedsomali3783 macalinka hadduu soo toosay . Maba oga inuu dhintay aun ahmed naaji sacad

  • @HAWAAROMABDA
    @HAWAAROMABDA Год назад +1

    MAASHA ALLAH!! WAA IDINKA SUGEYNEY LAKIN WELi MEY SO HELIN"HEESTI DERSIGA KA ADKOW!"EE SUBAXI AREDYDA LO QADI JIREY!!👍👍👍👍👍 3:30

  • @Dhabbar-xamar
    @Dhabbar-xamar Год назад +1

    ❤Alle haunaxariisto amin labba fanaan oo cajiib ah weeyaan

  • @AwaysElmi-xb6rn
    @AwaysElmi-xb6rn 2 месяца назад

    Allaha u naxariisto Ustaad Axmed Naji Sacad Caasha Cabdow caafimaad Khyeyrleh ayaan u rajeynayaa heeskan aniga howlaheyga gaarka ku jira ayaan maanka ka helay laxankeeda iyo erayga ah dhuubooy sidaa ayaana ku soo galay pageka Waayo waayihii wacnaa, Mahadsanidiin

  • @bashirmxmd3250
    @bashirmxmd3250 Год назад +1

    "Dhiigay dhulkaas ku dhamaahaayey" warkiiba way u dhamaysay.

  • @Mudugboy1
    @Mudugboy1 Год назад +3

    ❤️🔥

  • @alisalax5279
    @alisalax5279 Год назад

    A/naaji Allah ha u naxariisto
    Kii ku dhalay laga dheeradee
    Kii ku dhalay dhirif loo qaadee ❤❤❤
    C/ cabdow oganteey way nooleyd haday dhimatayna Allah ha u naxariisto

    • @AhmedMohamed-tn5yg
      @AhmedMohamed-tn5yg Год назад +1

      USA bay ku nooshahay weli geerideeda lama soo sheegin

    • @alisalax5279
      @alisalax5279 Год назад

      Saxiix Sidoo kale anba geerideda ma maqal markii iigu danbeysana Nairobi ban ku ogaa

  • @roblemaer4834
    @roblemaer4834 Год назад +1

    “Dhiiggey dhulkaas ku dhamaahaa”. Xaalku waa doob qalanjadiis gabay, sida ay u jawaabtay Mama Caasho Cabdow.

    • @AbdulkadirMNur
      @AbdulkadirMNur Год назад +1

      Maya iyadu xaggiisay usoo ordaysaa isaguna wuxuu leeyahay: Kuwii ku dhalee hasoo dhaafinee... Yacnii waalidkaa maqal.. Iyana waxay leedahay: Kuwii i dhalee dhibbaan ku arkee...!

    • @jelani4011
      @jelani4011 Год назад +1

      @@AbdulkadirMNur May wll siday ila tahay waa gabar iyo ina adeerkeed ama walaalkeed waxay rabtaa inay guursato isagane wuxuu leeyahay reerka maqal oo taladooda ku bax ayaduna waxaa ay dhibsatay nolosha reerkeeda oo ay mooday in guurku u dhaamo.

    • @roblemaer4834
      @roblemaer4834 Год назад +1

      @@AbdulkadirMNur Anaa si kale u fahmay.

  • @laylatul3qadri856
    @laylatul3qadri856 Год назад

    Allaha u naxaristo

  • @HAWAAROMABDA
    @HAWAAROMABDA Год назад +1

    😂👍👍👍👏👏👏👏👏

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Год назад

    As, Familyyyyyy yaawaaye, yartaanaa tanaaa ooridumaroo qiimobadan lagufarxeeeey cadayyareey sahrasyareey lEEEEE.