Axmed Naaji Sacad 🔥Iyo Heesta "GABADHYAHAY"

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 28 окт 2024

Комментарии • 114

  • @ronny7suii3
    @ronny7suii3 4 года назад +45

    Ustaad Axmed Naaji Sacad wuxuu ummadda Soomaaliyeed ka mudan yahay in baal dahab ah lagu qoro kaalintii uu ka soo qaatay horumarinta fanka iyo masrixyada Soomaaliyeed, waa soo saare riwaayado badan, waa in taariikhdiisa lagu dhigaa dugsiyada iyo jaamacadaha Soomaaliyeed;

    • @gacaliye5114
      @gacaliye5114 3 года назад +2

      Waaa lagu qory taariiqda fanka iyo suugaanta soomaaliyeed

    • @ridwaanabdi6602
      @ridwaanabdi6602 Год назад +1

      Hadraawi adeer baa kamudan

    • @calimaxamedcali207
      @calimaxamedcali207 Год назад +1

      Xitaa aasqaran looma sameen somali tariq maleh

    • @ronny7suii3
      @ronny7suii3 Год назад +2

      Walaal waan ku salaamay, Allah u naxariisto jannatul fardowsa Allah ka waraabiyo walaalkeen Axmed Naaji Sacad, waan ka xumahay in uusan madaxweynaha Soomaaliya uu xitaa ka tacsiyeynin geerida Axmed Naaji, laakiin qalbiga ummadda Soomaaliyeed ayuu ku noolaan doonaa abid, jiilalka dambe ayaana soo nooleeyn doono dhaxalkii dahabiga ahaa ee uga tagay ummadda u Insha Allah

  • @uptherhmnizmail9157
    @uptherhmnizmail9157 Год назад +3

    Alle ha unaxristo shalay ayu ku dhinty falka ingriiska gar ahan mgalda london🤲🏻🤲🏻❣️

  • @mayowomarr5123
    @mayowomarr5123 11 месяцев назад +1

    Taariikhdaa xusi doonta Ustaad AXMED NAAJI SACAD.
    Dambi dhaaf Allaha ku siiyo. Aamiin.

  • @AbdiazizSaidAhmed
    @AbdiazizSaidAhmed 4 года назад +26

    Heeskan ma arag musikada saaran ilaa 2020 oo haatan la joogo waxaan u dhigo, runtii cajiib weeye. Qalab iyo laxan cajiibi waagaasuu ahaa haddeer waa iska qalaw qalaw dadka dhegaha xanuunjinaaya.

  • @mascuddaganefalirhajji71
    @mascuddaganefalirhajji71 Год назад +4

    Allah haunaxaristooooo Ahmed najiiii 😢😢😢😢😢

  • @naimadahir519
    @naimadahir519 Год назад +1

    Ustaad alfanaan ahmed naaji sacad codka waa asi laxanka waa asi musugada waa asi allha unaxariisto 4xirfad kulansatay kamaneyste laxameyste abwaanimo io cod,macaan😢😢😢😢

  • @MahadMaxamud-o4w
    @MahadMaxamud-o4w Год назад +2

    Allha unaxariisto maantuuu geeriyoday fanaanka

  • @ilyas9555
    @ilyas9555 4 года назад +6

    Laxanka waxaa saaray Nageeye AU. weliba maalintii heesta loo duubaayay waxaa kooxda muusikada tumaysa maalintaas hogaaminaayay Nageeye AU. Axmed naaji kabanka ayuu hayay, legend waa Nageeye AU.

    • @HolaFarh
      @HolaFarh 2 года назад

      Waaa Macquuul. Laxanka. Nageeye. Aad buuu ugu egyahayy. Base ka. Bonga ha. Liitka dheer

  • @maxamedalta1817
    @maxamedalta1817 Год назад +1

    ,,Fiiro gaara ,, waxan halkan soo
    booqdey oo aan dhageystey heestan
    Dhimasha fananka allle ha
    unaxriistee 3 maalin kadib dhimashadiisa alle ha u naxriiso
    Wxan dhamnten alle inoo waydiinyaa in uu allle inoo naxriisto ingana
    Ee ducada eeba inoo badiya
    Allaw noo naxriiso

  • @M.Duran71
    @M.Duran71 Год назад +1

    Allaha u naxariisto Ustaad Ahmed Naji oo hadda la ii soo sheegay geeridiisa Samir iyo iimaan reer Naaji gaar ahaan Cabdallah, kooshin Yasin Osman ilaa Sakhaawadiin.

  • @apzakmuze9288
    @apzakmuze9288 4 года назад +6

    Walaalayal heesaha iska hubiya cida samaysay heestan magaceedu waa guhaad waxa lahaa alle ha unaxariiste xaaji gujis kuwaad garan waydaan isoo waydiiya waad mahadsantin

    • @abdirahmanahmeddacaam2183
      @abdirahmanahmeddacaam2183 4 года назад

      Haa waa sax
      Abwaan gujis ayaa curiyay

    • @rashiidsulub1235
      @rashiidsulub1235 3 года назад +1

      Thank you .ka qaatay cid sameysay xaaji gujis.Alleh u naxariis .waxa ahaa Nurse Hargeysa group Hospital.nin wahelkiisa xiiso badan oo kaftan iyo qobol badan Always wearing white Clothes. Meel fog ayaa laga soo ama sii garan jirey inuu gujis socodkiisii.he was a freind of mine.

  • @abdirahmanali1329
    @abdirahmanali1329 Год назад +4

    alle ha unaxariisto

  • @ibrahiimcabdi9407
    @ibrahiimcabdi9407 Год назад +3

    Alle hownaxariisto caawa 4 september/2023 ayuu ku geeriyooday magalada londan.

  • @aliosman1722
    @aliosman1722 Год назад

    Ilaahoow unaxariiso axmed naaji sacad fanaan iyo wadani dhab ah isaga u dhigmo majiro, qof la xilmaamikaro marnaba ma aha aan uduceyno

  • @naimadahir519
    @naimadahir519 Год назад +2

    Allaha unaxariisto ustaad ahmed naaji sacad😢😢

  • @abshircakaaro4169
    @abshircakaaro4169 Год назад +1

    Allah ha u naxariisto Abwaan Axmed Naaji Sacad. Jannatul Fardowsana ha geeyo. Insha Allah. 04 September 2023.

  • @mahaddirirgeesood9556
    @mahaddirirgeesood9556 2 года назад +8

    Heestan waxay ku jirtaa heesaha ugu naaxiyada macaan mahadsanid axmed naaji legendary

  • @nasibuundomedia6957
    @nasibuundomedia6957 3 года назад +6

    Awees Geedow Diinle Allaha u naxariisto
    Abwaankii qarnigii 20aad
    Wuxuu naga tahay 70àadkii waan tabnay

  • @xaajilacag828
    @xaajilacag828 4 года назад +5

    Heestan waxa sameeyey abwaan reer hargeisa ahaa alle yaraxma laxanka isgaa saarey waa hees kamida heesha ilaa maanta loogu jecel yahey
    Axmed naaji sacad ayaa ku luqeeyey alle cimri dheer iyo caafimaad hasiiyo

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan 3 года назад +14

    عميد الفن احمد ناجي سعد سنظل في قلوبنا للابد ...... متعك الله بالصحه والعافيه

  • @abdifarah3545
    @abdifarah3545 2 месяца назад

    Codkii iyo laxankii axmed naji saacad waayo waayo erayadii aweys geedoow allaha u maxariisto intii dhigatay

    • @maxamedyuusuf5359
      @maxamedyuusuf5359 Месяц назад

      Erayadii iyo laxankii ahn xuseen jaamac rooble x.gujis iyo codkii iyo musiggii Axmed Naaji Sacad Ahn

  • @aadamhoodaale8287
    @aadamhoodaale8287 4 года назад +5

    Radio muqdisho baraamijka ganacsiga ayaan ku xasuustaa musicga heeskan

    • @axmed_deeq
      @axmed_deeq 4 года назад +1

      Nin weyn baad tahay saaxiib. Waan soo saari kari waayey Barnaamijkey hordhaca u ahayd. Mahadsanid

    • @aadamhoodaale8287
      @aadamhoodaale8287 4 года назад +2

      Mudnaanta adaa leh sxb

    • @HolaFarh
      @HolaFarh 2 года назад +1

      Barnaamijikiii Sheeko. Gaaban. Xitaaa waaa la saari jirayy horu dhacc

  • @qaasimmacruuf3501
    @qaasimmacruuf3501 2 года назад +6

    Waayo Waayihii Wacnaa Axsan Fanaan Ustaad Axmed Naaji Sacad Legend

  • @jalbisgeelqaad984
    @jalbisgeelqaad984 2 года назад +1

    Ustaad macalim fanaan ahmed naji sacad heesahiisa malaa tananaan ugu jeclay iyo iyo

  • @SaaroCali-xz4to
    @SaaroCali-xz4to 2 месяца назад

    😢😢adunyo allaha kunaxariisto

  • @realonearthangelofficaldivardw

    illahay ha u Naxariisto janatul Fardowsa allah ka waraabiyo

  • @mohamedmire7660
    @mohamedmire7660 2 года назад +4

    One of the Biggest leaders in waaberi National team in Somalia Legend Axmed Naaji Sacad Good Remembering!!..70's...thanks.

  • @jabrilmalow600
    @jabrilmalow600 4 года назад +3

    Ahmed Naaji sacad Allow cimriga iyo caafimaadkaba kuu barakee aamiin.waa aabaha Muusikada Soomaaliga horumariyey. Xushmad weyn.

  • @hibaaqmywife
    @hibaaqmywife 4 месяца назад

    Illaahay naxariistii Jannah ha ka waraabiyo

  • @hamseabdihakinmohamoudhuss7272
    @hamseabdihakinmohamoudhuss7272 Год назад +1

    Ilaahay ha u naxariisto marxuum axmed naaji sacad ❤❤❤❤❤❤❤😢😢

  • @badrudiinnuur1060
    @badrudiinnuur1060 4 года назад +7

    Hees Xusid Mudan Ustaad Ahmed Naji Cimriga Iyo Cafimadkaba Allah u Barakeyo Mahadsanid Adna #WaayoWaayihiiWacna

  • @binuashkir6764
    @binuashkir6764 3 года назад +1

    wayo wayo allh maxay wacnaayen al ustad axmed naaji sacad xafidulaha

  • @maxamedyuusuf5359
    @maxamedyuusuf5359 2 года назад

    Erayadii iyo laxankii xuseen jaamac rooble x.jujis iyo musigii Axmed naaji

  • @soulehassan
    @soulehassan 4 года назад +3

    Waa macalinka macalinka, hees lahjada waqooyi iyo go alada bariya

  • @Dhabbar-xamar
    @Dhabbar-xamar 7 месяцев назад

    ALLE HAUNAXARIISTO AMIIN YAA ALLAH FANAAN WEYN AXMED SACAD NAAJI

  • @orobleh77
    @orobleh77 3 года назад +3

    Heestan dhinac walba way ka dhameystiranatahy: Laxanka(Tune), Miraha(Lyrics) iyo codka(Vocal) wa ay dhameystiranatahy. Al Ustad Axmed Naji nooloow.

    • @hassanelmi3308
      @hassanelmi3308 2 года назад

      Heestan waxaa iigu horeysay maqalkeeda sanadkii 1974 xarunta hanuuninta xaafada hawlwadag muqdisho markan codkan iyo laxankan yaabka leh maqlaba habeekaas ayaan xasuusta waqtigaas oon afar iyo toban jir fanka la socda ahaa
      Xusuus iyo xusuus ahmed-naaji

  • @jalbisgeelqaad984
    @jalbisgeelqaad984 Год назад

    All ustaad ahmed naji fanaan qaali ah heestan jecliyaa

  • @mahaddirirgeesood9556
    @mahaddirirgeesood9556 2 года назад +2

    Heestaan siday u macaantahay iyo sida hooriskeedu u gaaban yahay isma laha
    1 maxaan kuu galaa
    2 ama kuu gudaa
    3 xaajo kugu gadootee
    Dhextaasheedu waa intaas kaliya
    Balse laxanka muusig codka iyo miraha caadi maaha.
    Awees geedi awdiinle ereyada HUN codka laxanka iyo musiga axmed naaji sacad

  • @calimaxamedcali207
    @calimaxamedcali207 Год назад

    Allaah unaxriisto wacdi io heesnalagu kariwaa

  • @Aarkadollo
    @Aarkadollo 4 месяца назад

    Heesihii marqaanka kabax ustaad axmed naaji sacad

  • @abdihussein2278
    @abdihussein2278 3 года назад +1

    Am worried our music after Ahmed Naji Sacad.Yaa Rani save us (Somalis)

  • @hah7064
    @hah7064 4 года назад +3

    Waayo waayicihii wacnaa sxb Liiska inoogu dar heesta magaceedu yahay Caashaqiiba waxaa dilay, ee ay qaado Faadumo Qaasim ee uu eraydeeda lahaa Yusuf Aadan Allaale. Thanks.

  • @neime607
    @neime607 Год назад +1

    الله يرحمه و يجعل مسواه جنتة يا رب العالمين❤❤❤

    • @MahadMadaxyar
      @MahadMadaxyar 10 месяцев назад

      Aamin in sha alah Ustad ahmed naaji sacad

  • @roblemaer4834
    @roblemaer4834 4 года назад +1

    Waa hees aan ku soo barbaarar., Axmed Naaji waa halyay Soomaaliyeed.

  • @mahaddirirgeesood9556
    @mahaddirirgeesood9556 2 года назад +2

    Ereyada awees diinle laxanka iyo musiga iyo codka axmed naaji sacad

  • @abdirahmanosman1275
    @abdirahmanosman1275 4 года назад +2

    sxb aan kuu saxee heestan axmed naaji ee gabadhyahay waxaa erayadeeda lahaa xuseen jaamac rooble gujis

  • @marshaalmuumin1466
    @marshaalmuumin1466 4 года назад

    Macaan Waaye caruurnimo xasuustay radio muqdisho waawareey

  • @maxamedcaagane
    @maxamedcaagane 2 года назад

    Fannaan dhamaystiran haddaad maqasho waa axmed naaji sacad, waxuu leeyahay afar xirfadood oo fannaan soomaaliyeed oo kulmistay uu yaryahay . 1 abwaan, 2 heesaa, 3 laxamiiste, 4 kabanle, laakiin maaddaama uusan ka dhalan qabaa'illada laandheerayaasha isku sheega ninkaan waa la xaqiray!

  • @maogtahay4999
    @maogtahay4999 4 года назад +3

    Gabadh yahay ado guhaad arago
    Guri barwaaqo joogo hoos
    Ka guux bilawde

  • @mohamudmahamud108
    @mohamudmahamud108 4 года назад +6

    Master piece lagend axmed long leave

  • @ahmadeyariif9185
    @ahmadeyariif9185 3 года назад

    Waa xasuus aan lla hilmaamin Karin axmed naaji waa aalbiga fanka

  • @kaysefarah8913
    @kaysefarah8913 4 года назад +3

    Dadka Ha Marin Habaabin Beenaale Beenaale Dhalay Baad Tahay Waayo Waayihii Hore Heesta Laxanka Oo Qudha Ayuu Leeyahay Ninkan Qaadaya Oo ah Axmed Naaji Sacad Halkudhega Heesta Waxa Layidhaa Hooska Guux Erayada Waxa Iskale Abwaan Lawada Yaqaan Jilaa Wayna Ahaa Riwaayadona Lahaa Xuseen Jaamac Rooble (Xaaji Gus) Taariikhda Soobaadh Cunsurinimada Iskadaa Cidaad Doonayso Adigu Ha Isaga Soo Qorine

  • @HassanHassan-sm1vy
    @HassanHassan-sm1vy 3 месяца назад

    Nin culus jaale

  • @isaacmohammed1399
    @isaacmohammed1399 2 года назад

    Mashallan mashallan mashallan mashallan favorite

  • @abdiraxmaanbarrecismaan1211
    @abdiraxmaanbarrecismaan1211 4 года назад +2

    Musiga 1000 codka 1000 laxanka 1000👏🇸🇴💯🌺

  • @shariifrooble2758
    @shariifrooble2758 3 года назад +1

    Waaow inaba caadi maaha

  • @abdirizaqmohamed3490
    @abdirizaqmohamed3490 8 месяцев назад

    Hibo sland ka waran heestan

  • @abdiraxmaanbarrecismaan1211
    @abdiraxmaanbarrecismaan1211 4 года назад +1

    Xasuusa gara Axmed naaji sacad 🌺💯🇸🇴👏

  • @farxandhagamadow
    @farxandhagamadow 2 года назад

    Al ustaad ahmed naaji sacad

  • @abdihakimali3424
    @abdihakimali3424 4 года назад +2

    Thanks sxb hees an jecelahay oo an wayay meel anka dhagaysto

    • @baryareonline8530
      @baryareonline8530 4 года назад

      Waxaan codsanaa heesta tiraahda Ileendumar mafiir sado elaa fooshu qabatee waxaa qaadaa nin iyo naag ayaduna waxa ayaay leedahay /inanyahaw malagu falay beryo fagar miyaa tiri hadalkaadu fududaa waan codsanaa heestaas

    • @cabdinasirclle2453
      @cabdinasirclle2453 2 года назад

      Ereyo hal jumlad kasheeg

  • @royalcase1760
    @royalcase1760 4 года назад

    Waxaale Hestn xaaji gujisa iskaa hubaya iyo laxaankaba

  • @khabiirharnandez5664
    @khabiirharnandez5664 4 года назад +1

    yaa salaam heestan xalay baan waydiinayay inuu soo galiyo maadeys tube aad baad u mahadsan tahay sxb sare

  • @gamasb8222
    @gamasb8222 3 года назад

    Heesta cida samaysay yaa ubaahan aan ka ahayn taariikh yahanada xaga suugaanta takhasuskoodu yahay. Anagu waanu dhagaysan ogana mahad niqin muwaadinkii sameeyey.

  • @ApdixaafiddaahirApdixaafiddaah
    @ApdixaafiddaahirApdixaafiddaah 2 месяца назад

    13Aug/2024 dhageysi wacan

  • @barkhadcas8763
    @barkhadcas8763 4 года назад +1

    Mahadsanid waayo

  • @yusufuk9925
    @yusufuk9925 3 года назад

    hestan taariikhyo badan ayaa lasoo dulsaaray

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii 6 месяцев назад

    Waxaad ii noqon kar taa n
    6. Lix. HABLOD. Iyo. Agjooga hoodi

  • @mohamudaliabi5890
    @mohamudaliabi5890 4 года назад

    Oday soomaliyeed wadaniyad ku darsaday la dulmay wadaniyadiisa kuwo kaliitaa dulmeen nooloow axmed naaji sacad

  • @osmanaden2779
    @osmanaden2779 3 года назад +2

    Erayadii abwaan Xuseen Gijis,laxankii iyo codkii Axmed Naaji 1969.

  • @abdirahmanahmeddacaam2183
    @abdirahmanahmeddacaam2183 4 года назад +1

    Qisada heestan maanta ayaa la iiga sheekeeyay kadib ayaan raadiyay oo aan dhagaystay 02-06-2020

  • @hah7064
    @hah7064 4 года назад

    Heestan waxaan u aqaanay inuu Xuseen Jaamac Rooble Xaaji Gujis leeyahay. Wax igu cusub inuu Axmed naaji lahaa.

    • @hazzan
      @hazzan 3 года назад

      Isagaa iska leh naaji wuu qaadayaa laxankana wuu sameeyay walal

    • @maxamedyuusuf5359
      @maxamedyuusuf5359 Год назад

      Laxanka iyo ereyadaba guji aun

  • @ahmedisse9165
    @ahmedisse9165 3 года назад

    Ahmed Naji waa Fannaan weeyn Ilaahay ha inoo daayee, laakin mid aan ku darsado Ahmed Naji heesaha uu qaado waa Banaadiri ama ay u badan yihiin heestana ereyadeeda Lahjad BANAADIRI ah kuma jirto ereyadana waxay u badan yihiin ereyo aan Banaadiri ahayn marka laga yaabaa inuu leeyahay Xuseen Gujis waliba anigu reer Banaadir ayaan ahay

    • @ubaxmohamed4223
      @ubaxmohamed4223 3 года назад

      Yuusuf aadan Alaale
      Ayaa sameeye waxuuna
      Kasoo jeedaa hoyga murtida
      Soomaalìya hargeesa

    • @ugaasraage4178
      @ugaasraage4178 3 года назад

      @@ubaxmohamed4223 sax

  • @mustafadiriye6870
    @mustafadiriye6870 4 года назад

    Waad mahadsantahiin

    • @mustafadiriye6870
      @mustafadiriye6870 4 года назад

      Sxb heesta khadra Maxaa cleat ma ka dhigi kartaan iyo. Heesta bada bada shalax leh khadra qaado orgin keedi waad Mahad santahiin Sxb hawl wayn ayaad qabatey Oo dhaxal gal. Guuleyso walaal

  • @aliguled2166
    @aliguled2166 2 года назад

    Good old days

  • @maogtahay4999
    @maogtahay4999 4 года назад +2

    Thanks www

  • @ubaxmohamed4223
    @ubaxmohamed4223 3 года назад

    Waaaw

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 2 года назад +2

    Fanaankan waxay aad isugu egyihiin
    Ciyaartoygii Reer Argentin ee Diago Armanda Maradona

  • @Dhabbar-xamar
    @Dhabbar-xamar 7 месяцев назад

  • @nasraabdidahir2497
    @nasraabdidahir2497 Год назад

    Allow kunxriso

  • @abdikarinadan7063
    @abdikarinadan7063 4 года назад +2

    Awees Geedow Diinle ayaa aliyah(aun).

  • @abuanas4620
    @abuanas4620 3 года назад

    👍👍👍

  • @aniwaye8977
    @aniwaye8977 3 года назад

    Meel gabii

  • @sh-ka3494
    @sh-ka3494 4 года назад +1

    Hesta minakey madhafay macawistan minekey madhafay walalaha afrikanka carab ta soomali kasaray meesha hadana iskuwata adukana nagudulbila bilash maka malowardiyen balayo kahortag beyledahay kadabatag maleh gumeysi casriyesan calanka turkiga nafwalba naftada lagu misamaa calankaga alow calan ladulsuraa ninki cidan kumoday cid kushubtay bur cid ninki kugu tura wax kamatarin wuxu kuqaba buukutusay hees dulmi did dulmi doon kalagi taliye doonaya dowlad dadow inu umeriyo wuxu doonen micna badana waaba barawa ordugan barawa ordugan barawa tagay soomali saray calankis