CASHO ABDU MALIKA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 23 авг 2024

Комментарии • 170

  • @calawibaasakuutbaacalwi6285
    @calawibaasakuutbaacalwi6285 9 месяцев назад +3

    ما شاء الله تبارك الرحمن نجمة الصومال عاش عبدو الله يحفظك من كل شر يارب العالمين علوي بن أحمد بن محمد با سكوته با علوي مدينة مركه الصومال 🇸🇴

  • @calawibaasakuutbaacalwi6285
    @calawibaasakuutbaacalwi6285 9 месяцев назад +2

    احسنت سانا نجمة الصومال عاش عبدو الله يحفظك من كل شر يارب العالمين علوي بن أحمد بن محمد با سكوته با علوي مدينة مركه الصومال 🇸🇴

  • @shakirfarah3449
    @shakirfarah3449 6 лет назад +11

    From nothern Somalia and now I appreciate more about our culture.we love you mom

  • @halimamohamed9148
    @halimamohamed9148 3 года назад +5

    Mashallah tabarakallah very talented legend mama casha cabdoow, I speak swahili and somali and the way she sings is amazing like a native singer on both languages! Very rare gem in today's generation. Mama cimri dheer, cafimad iyo cibado suban ilahay hakusiyo amiin

    • @sweetmeena5970
      @sweetmeena5970 2 года назад +1

      I wish this interview was in swahili language I can't understand anything

  • @somalidhalad6918
    @somalidhalad6918 7 лет назад +14

    Mamadeena From Majeengo Calanleey Kismaayo ❤❤❤❤ Aisha Abdow suleiman ❤👑👑

  • @Nasliz20
    @Nasliz20 8 лет назад +22

    i cant speak somali but i soeak swahili i love her song it remind me my ayeyo

  • @shukriosman2864
    @shukriosman2864 8 лет назад +12

    Masha Allah mama casho cabdow weli codkeeda macaan waye

  • @mohamedfarahmire4287
    @mohamedfarahmire4287 7 лет назад +12

    Legend-Caasha... Cabdoow Malaika waa Ciyaal Calanleey Original kismaayo Majeengo...waa in Ay Ogaadaan Dadka Soomaaliyeed Waa Qofta kaliya Aan Ku Faanno Haddaan Nahay Reer Kismaayo,Waana Qoftii Ugu Horreysay Oo ku biirta Hobollada Waa beri ee heer Qaran Oo Reer J/Land waxaana kuxigay Beer Dillacshe..Reer kismaayo labadaas ayaan ku leheen fannaaninta legendiga Noqday Ee Reer Kismaayo...By..Haji Miraaf..

    • @leyloyariisey
      @leyloyariisey 5 лет назад +1

      Dadka j/land wey ka weeyn yihiin reer kismanyo ku filan

    • @diiriyeahmed6699
      @diiriyeahmed6699 5 лет назад

      Caasho cabdow malaika iyo Beer-dilaacshe waa Reer kismaayo

  • @Leone-Di-Guerra
    @Leone-Di-Guerra 7 лет назад +13

    Legend Asha Abdow ,, mAASHALLAAH Cimri dheer & Caafimaad Allaha ku siiyo,,,,,, Thanks Mr Libaan

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 2 месяца назад

    Waaaw waa cod Saadi ah original wali isma bedelin codkeedii

  • @HusseinNAbdi
    @HusseinNAbdi Год назад +1

    Casha Cabdow Saleebaan Malayka weeye magaca oo saxa ah, Maliika sida uu weriyaha u dhigay waa qalad.

  • @kowsarhassan447
    @kowsarhassan447 7 лет назад +5

    mansha allah hooyo casha cabdoow noolow iska samra aduunkii wuu burburey waan ka xumahey insha allah mar kale bara samaadkii. ha soo celiyo💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞🌷

  • @ghboy2914
    @ghboy2914 7 лет назад +6

    caasha cabdow waa jiilkii ay isku mar soo galeen fanka magool
    fanaan badan bay fanka ogasoo horeysay

  • @jafar2940
    @jafar2940 3 года назад +3

    Wow amazing singing voice. Not heard many somali singers with vibrato. And her memory of all these songs she sang decades ago is amazing

  • @qalishukri1645
    @qalishukri1645 4 месяца назад +1

    Asc
    Maansha Alaah ilaahy ha ku xafido caafimaad iyo cimridheer Alha ku siiyo waan jeclhy caasho cabdow maliki
    Maansha Alaah

  • @asadkey8474
    @asadkey8474 8 лет назад +7

    waa fanada casho cado malika waa fananda wen oo qaran ah

  • @abdikadirdekow3490
    @abdikadirdekow3490 7 лет назад +4

    caasha cabdow wapendeza sana ukiimba kiswahili

  • @Nasliz20
    @Nasliz20 8 лет назад +3

    fanya la kufanya usirudi nyuma. awwwwa wat a song

  • @safiatusmo1297
    @safiatusmo1297 8 лет назад +6

    Masha'Allah cimridheer iyo caafimaad taama ayaan ilaahay kaaga baryayaa one of the waberi Iegend asha cadow mlk.

  • @mashaalaah7402
    @mashaalaah7402 7 лет назад +8

    Masha allh codkeda weli wa sidii casho cabdow ilaah ha daayo waxey mid thy hobalada waberi

  • @ahmedibrahimhassanhajiali
    @ahmedibrahimhassanhajiali 2 года назад +2

    Albaabka fanku, berigii hore, wuxuu ahaa dookh iyo daacadnimo. Iminka ma sheegi karo.

  • @abdulkadiraialithanks1304
    @abdulkadiraialithanks1304 9 месяцев назад

    Masha Allah weli codkeeda wuu noolyahay❤❤❤

  • @joope11
    @joope11 Год назад

    Hulu mama ni raia Na ana sauti nzuri

  • @mssfeysal439
    @mssfeysal439 6 лет назад +3

    wwwwww maamo caasho abdoow malika alaha ku dhowro waanka xumahay the right person kuma wareeysan wlh

  • @oscarezekiel1826
    @oscarezekiel1826 4 года назад +1

    Nakupta sana bi malika allah akupe hatma njema +44

  • @naseeha450
    @naseeha450 5 лет назад

    Bi malika,umetukumbusha mbali..mungu akuweke mama.

  • @abshirmohamed5899
    @abshirmohamed5899 8 лет назад +5

    fananad qaranka somalia long live anku rajayhaaa

  • @Leone-Di-Guerra
    @Leone-Di-Guerra 7 лет назад +2

    Larry King Live @ In the House loool Nice Program Mr Liban , Thanks

  • @semirreshid1599
    @semirreshid1599 7 дней назад

    She also sings afan oromo.

  • @ridwaanmohamed9581
    @ridwaanmohamed9581 6 лет назад +23

    Waraysi markaa qof ka qaadaysid wa inaad so ogaata taarikhdiisa hada hees caana oo dadku wada jeclyihiim maad waydiin Ee ay wada qaadan Kuluc ee sawahili english Arabic iskugu jirta

    • @diini.so.
      @diini.so. 4 года назад +1

      Haa wallaaahi waa runtaa... goormuu waydiin doonaa islahaaa heestaas oo ka mida heesaha taariikhiga ah,,, iyo sidoo kale heesta Macaaan badnoow.... waxaa sidoo kale jirtay hees inta badan aan la aqoonin oo ay qaadeen iyada iyo Hibo aan u malaynaa bilowgii lexdamaadkii oo ay leeyihiin NFD waxba lama teeli karo inagaa u joogo

    • @mohamedmohamud3432
      @mohamedmohamud3432 Год назад

      Aad iyo Aad waa hees aad qaali u ah waxaa alifay cabdullaahi qarshe oo runtii sawaaxilga iyo carabiga iyo English Kaba yiqiin

  • @mulaabdirahman4512
    @mulaabdirahman4512 7 лет назад +1

    Farsameeqaanada howshooda Waa qabyo dhaliisha hala saxo yay so noqon plz Liibaan show 👏👏👏👏👏👏

  • @creativesomalia7784
    @creativesomalia7784 2 года назад +2

    Our legend mama caasha. Big respect.

  • @halimamasai2234
    @halimamasai2234 6 лет назад

    Asha hongera dada mpaka leo bado unadunda maashaall

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 2 года назад +2

    Pure hearted Caasha Cabdo Malaika

  • @nabilhoussein5083
    @nabilhoussein5083 7 лет назад +3

    King khaliid heesta isagu make ileen nice song casha abdow ayaa iska lee

  • @deqsanmoha3091
    @deqsanmoha3091 Год назад

    Mama casho cabdow may nooshaheey haday noshahay halkey jogta haday dhimitayna alle ha uu naxaristo iyada inti dhimtayba anagan alle hano gaa dabe naxaristo

  • @MubYus
    @MubYus 7 месяцев назад

    Caasha cabdoow.. Maleka.. miimi miimi nataaka.

  • @ibrahimtoreye6636
    @ibrahimtoreye6636 6 лет назад +10

    Mamadda Waa legend
    Codkeeda weli waa sidii.

  • @hubiibrahim581
    @hubiibrahim581 8 лет назад +3

    Asanti sana mama en deleya hifo

    • @naseeha450
      @naseeha450 5 лет назад +1

      Hubi sweeti do you mean endele hivo,nice try though

  • @mohamedyussuf5085
    @mohamedyussuf5085 8 лет назад +7

    somali sawahili arabic English oromo oh my god mama casho abdow maleka

  • @abdiikar9037
    @abdiikar9037 6 лет назад +3

    liiban fadlan iskadaa weriye

  • @jasmineadam6090
    @jasmineadam6090 4 года назад +2

    I love Kiswahili it's my second language

  • @madahyusufmadax3898
    @madahyusufmadax3898 4 года назад +1

    Wuuu casho cado shes badana waa tageraa wuuuu

  • @saidali9435
    @saidali9435 7 лет назад +4

    Asha Abdo one of the best somali singers

  • @maxamudyare1965
    @maxamudyare1965 2 года назад

    Masha allah illahey haku.xafiido mama casho saleman maleyka

  • @shakirfarah3449
    @shakirfarah3449 6 лет назад +9

    Liibaan, I am shakir and I want to see asha Abdow.she is a legend and I want to cook for her showing my appreciation.please let me know if you can arrange a meeting.I am from old daalo restaurant

  • @abdiomarymohammed4341
    @abdiomarymohammed4341 4 года назад +1

    Hooyo Asha abdo Malika somali legend waaberi singer

  • @liibanonnasarna1386
    @liibanonnasarna1386 8 лет назад +4

    Maama Casho Abdu Thank you Maama

  • @abdulrabi-ahmed
    @abdulrabi-ahmed 7 лет назад +20

    Nasiib daradda nagu dhacday waxa ay tahay qofka wax wareysanaya ma sii qorsheeyo, wax na kama sii ogaado waayo aragnimadda iyo taariikhda la wareystaha. Dhagax camal meesha uu soo fadhisaanaa.. waxa uu wax bilaabaa gorrmee fan ku soo biirtay iyo heestee kugu horeeysay. War maamadan oo kle waa keyd iyo taariikh aan marnaba la heli karin, talow farsamadii looga reebi lahaa qof leh ma heli doonnaa?

    • @roblemaer4834
      @roblemaer4834 3 года назад

      Su’aasha telefishinka ku saabsan wuxuu ka waday “raadiyaha”. Waqtigaas Telefishin ma jirin. Hooyo Caasho taariikhda faneed meel weyn bay kaga jirtaa.

  • @hassanali4203
    @hassanali4203 8 лет назад +3

    Aisha Abdu Malika waa fananad weyn oo tacliin io Aqoon badan uleh hesaha sawaxiliga io kuwa somalida

  • @geraarajpoeml6087
    @geraarajpoeml6087 8 лет назад +6

    waaaaaaaw waa fananad asal

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 5 лет назад +4

    Waanu Kujecelahay
    Caasha Cabdo Malaaika🥰

  • @mohosman4089
    @mohosman4089 6 лет назад +1

    Mama Caasha Cabdow, magacaaga iyo muuqaaga Eebe hadhowro.

  • @ajmoham
    @ajmoham 3 года назад +1

    So melodic, so intoxicating, so invigorating! Never aging voice. Thanks Malayka!

  • @gobowhussein4525
    @gobowhussein4525 8 лет назад +2

    WOW HEES MACAAN OO CAJIIB AH HÄLSNINGAR FRÅN ÖREBRO

  • @munaali6200
    @munaali6200 9 месяцев назад

    maama allah ku cafiyo mama mcney❤🎉

  • @musemuse8734
    @musemuse8734 7 лет назад +15

    Liibaan wareysi kuma fiicnid ee saxiib shaqo kale iska raadso wareysi xabad kama kaseysid take care saxiib

    • @gabrielabdul8372
      @gabrielabdul8372 6 лет назад +2

      Muse Muse wallahi waa runnta. Wax u ka garanayo malaha wareysi. Waxa lagayaba xata inusan jamacad ugalin wariyanimada ama journalism

  • @UbahAbdulkadir
    @UbahAbdulkadir 8 лет назад +26

    Liban SHow. Walaalkey waan kaxumahay inaadan magaceeda oo sadexan aqoon, waa fanaanad weynoo qaran, xataa haddan aqoon waa la googleeyaa. Caasha Cabdow Suleymaan Malika waa naynaas. Mahadsanid

    • @luliosm813
      @luliosm813 7 лет назад

      Ubah Abdulkadir lkkk

    • @nasiribrahim6699
      @nasiribrahim6699 7 лет назад +1

      fanaanad wayn weeye mama caasha cabdoow sulaymaan malika

    • @abokorabdidirir
      @abokorabdidirir 5 лет назад

      Casha abdo salim malaika

    • @diini.so.
      @diini.so. 4 года назад +1

      Hadii uusan googleyn xittaa iyada laftirkeeda ayuu waydiin karaa kahor intaan la galin barnaamijla

    • @abdirashidahmed3499
      @abdirashidahmed3499 2 года назад

      Kan qaabka uu u waraysanyo waa zero !!

  • @abdulkadiraialithanks1304
    @abdulkadiraialithanks1304 9 месяцев назад

    Aawey heestii kuluc ay la qaadey aawi

  • @mohameddaahir4478
    @mohameddaahir4478 4 года назад

    Mama a an jeclahay cimri dheer iyo caafimaad ban kuu rajeynaa

  • @HarestoFarah
    @HarestoFarah 2 года назад

    Adc

  • @mcfish6232
    @mcfish6232 8 лет назад +1

    waaw aisha abdow lng lyf

  • @abdiomarymohammed4341
    @abdiomarymohammed4341 8 лет назад +2

    ninkaan qaabka u wareeysanaayo sax ma ahan maamada

  • @cabdiraxman6731
    @cabdiraxman6731 Год назад

    Alla qof lawayay shaqsi qaali ah maamo caasha cabdow

  • @mohomedxashi5286
    @mohomedxashi5286 4 года назад

    Mamo caasha qabrikaaga allaha waasiciyo💗💗💗

  • @Wonderer224
    @Wonderer224 3 года назад +1

    Nasiib darro fannaanada waxaa wareystay qof aan waxba ka garanayn sida wareysi loo qaado. Aad baan uga xumahay.

  • @saidali9435
    @saidali9435 7 лет назад +4

    Shubaako aalaga soo galooyaa kkkkkkk

  • @abdulkadiraialithanks1304
    @abdulkadiraialithanks1304 9 месяцев назад

    Qof qaali ah baad noo keentey ❤❤LIIBAAN Mahadsanid

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 2 года назад

    Abaal, ayaan iyo illoow ayaa iskuguyimid halmeel.

  • @IslahiMwarabu
    @IslahiMwarabu 3 года назад +2

    Where is she now? We used to listen to her songs growing up in Mombasa in the early 90s.

  • @abdia4527
    @abdia4527 6 лет назад +3

    To ubax abdulkadir wall weriye ku sheega fananada waraysanaya waxba ma,oga keligiina maaha ,waxaad arkaysaa kuwo wareysanaya maxamud geele yusuf,ina dafle,cisman m jeele,cabdirizaaq xaaji xuseen,axmad cali cigaal,cabdullahi congo ,ambasador cawil,hadrawi,maandeeq,jubba,oo waxay garanayaan aaney jirin ,mar aan ahaa ubixii kacaanka ayaan caasha cabdow bartay waxaan arkay inay leedahay xadaarad grass root leh oo ay in badan kaga horeysey qolyihii maqasha iyo geela u heesi jirey balse noqday fanaaniin qaran ,kani weriye ku sheega ahi heestay iyadu dadka u doortay maahee wax aqoona umuulaha fankeeda ,any weriye oo waxka garanaya heesaha cabdoo wuxuu soo qaadan lahaa heesta ugu caansan waa heesta ilow ee ka kooban somali,carabi ,sawaxili ,oo ay la qaado Ahun maxamad axmad kuluc,ugu dambeyn caasha cabdo allaah swt cimri dheer iyo good life 1962 markay fanka gashay 55 sano ayaa laga joogaa anigu xataa dhowr sano kadib ayaan dhashay marka waxaan caasha ugu nastexaynayaa inay allaah swt uga toobad keento fanka farahana ka qaado.

  • @MN-rh1vy
    @MN-rh1vy 6 лет назад +2

    wariyaha wuu naga haleeyey waraysiga caasho cabdoow taasna waxaa ku cad inaad taariikh fan inaadan laheen malaika 1000 hees kabadaneey leedahay waxna waad ka waydiin waysay afafkalaa ku wareerisay xata waad ka fahmi waysay heerka fanka soomaaliya ay kataagan tahay geeraarada ay kuutirisay ruwaayad soomaali dheel dheel laguma jili jirin hataa heeer hoose qofkii hoboloda waabari noqda ninyar ma aha adiga saas uma ogid xataa afkeeda waad ka fahmi waysay herka fankeeda naaagtaan fankeeda soomaaliya waasareeyey wareesigeedana waaad qasaarisay maxamed kuluc iyo ay laqaaday xataa heeso

  • @zakihajji1960
    @zakihajji1960 8 лет назад +4

    Caasho Cabdow badanaa heesaheeda waxaaka daba qaaday King Khaalid Sida Hadimo Nafteeda iyo Heesta kale ee Asaga iyo Fiska wada qaadeen ee Naf ku Caashaaqday miyaad la colowday

  • @abdiikar9037
    @abdiikar9037 6 лет назад

    liiban fadlan iskadaa weriye vv

  • @helloworldaa-c2n
    @helloworldaa-c2n 11 месяцев назад +1

    Thank you so much 🙃😊

  • @MubYus
    @MubYus 7 месяцев назад

    Hurdo waa in iska waayay.

  • @mukhtarasayr7044
    @mukhtarasayr7044 4 года назад

    mama caisha cadoo magac laga lamaskiin ma ahan somali oo nabaddad ilaah ha na tuso mama wali waa nool nahay

  • @eedowlogistics7204
    @eedowlogistics7204 3 года назад +5

    Is this guy really a moderator? He needs to go retrain and learn how to conduct an interview

  • @Somalioz2020
    @Somalioz2020 4 года назад

    Brother shaqo kale raadso wlhi weriye kuma fiicnide.

  • @abdulkadiraialithanks1304
    @abdulkadiraialithanks1304 9 месяцев назад

    LIIBAAN aan ku saxee xiligaas TV ma jirin adigana waad ku cel celineysaa

  • @shakirfarah3449
    @shakirfarah3449 2 года назад

    I love this song.

  • @shakirfarah3449
    @shakirfarah3449 6 лет назад

    I love the last wadani song

  • @rayanahasanabukar4391
    @rayanahasanabukar4391 2 года назад

    waaw caasha goorma udambaysay manoolayd masha alaah

    • @mohamedyare1917
      @mohamedyare1917 2 года назад

      Rayana hasan abukar waxaey joogta maraykanka imika dagentahry

  • @user-sc7du8tf9v
    @user-sc7du8tf9v 4 года назад

    Shubaakada hhhhhhhhhh
    Iridii walaga sooxiray mama casho cabdow

  • @mohomedxashi5286
    @mohomedxashi5286 4 года назад

    Caasha cabdow maliika waxay ka mid tahay tiirarkii fanka allaha xafidee💝💝💝

  • @sumeyaxassan3745
    @sumeyaxassan3745 8 лет назад +1

    bi malika

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 2 года назад

    Hees ramadaan maqaaday?

  • @geeska
    @geeska 7 лет назад +2

    Fannaanad Qaran

  • @ismailenow3733
    @ismailenow3733 3 года назад

    Illaahow caafimaad ku sii. Aamiin

  • @Somalioz2020
    @Somalioz2020 4 года назад +1

    Macalin Omar Serbia ayaan halkan ka tebayaa

    • @Canada-1958
      @Canada-1958 3 года назад

      Mo Amin absolutely right on

  • @salmaanmoomin
    @salmaanmoomin 7 лет назад +2

    💜💚💚💚💛💜 hobolad qaran noolow liiban show sxb wareysiga ma taqanide training baad u bahantehe bal isi sax

  • @Mahuraan979
    @Mahuraan979 3 года назад

    Wareysi suugaaneed ma sahlana qof kastana ma qaadi karo
    Wariya-yaasha qaadi kara wareysayada fanka waa koobanyihiin waxaa amkid ah
    CUMAR SEERBIYA .CAASHA CUUD NIMCA ASMRIYE MUNA CUMAR XASAN

  • @liibaan1990
    @liibaan1990 8 лет назад +1

    Daadooy codkeeda waa sexy walahi... I love her songs from my Xaawo Taako primary School to Now as an Irish father of 9

    • @musemuse8734
      @musemuse8734 7 лет назад +4

      Liban Amore Irish father ceeb ilaahow ha noodilin

  • @yuuumoha2386
    @yuuumoha2386 2 года назад

    I wish in uu professional journalist wareysto waxay ninkaan

  • @fartuunisse1045
    @fartuunisse1045 2 года назад

    Casha cabdaw waxaan ku xasuustaa heestii 4ta luqadood ahayd,ee ay ku jirtay ,meme nataaka weewee, inaan ku arkaan doonayaayey,i want see you,anaa mushtahii

  • @ahlama9985
    @ahlama9985 6 лет назад +1

    Cash a cadoow waa fanaanad wayn magac laga maskin ma aha

  • @yaballo1
    @yaballo1 Год назад

    @PS: the legendary Asha Abdo entertained generations of people in the following languages: a) Somali, b) Swahili, c) Arabic AND, d) Oromo [Afaan Oromoo]. Unfortunately, we know that most Somalis have no respect for the Oromos - or for black Africans for that matter - but remember that Asha Abdo's contributions towards the Oromo people & culture. For example, this song .. ruclips.net/video/7rrMaoqiVOg/видео.html

  • @asadkey8474
    @asadkey8474 8 лет назад

    wwwwaaaaawwww fanada

  • @yahyehusein8944
    @yahyehusein8944 5 лет назад

    Mama casho

  • @axmedsixteen8509
    @axmedsixteen8509 4 года назад

    Liibaan wuu ku dhiiqday wareysiga uma bislaan sida wareysiyada loo weydiiyo qofka , gaar ahaan taariikhda dhalashada qofka iyo meeshuu ku dhashay