Wareeysi Caasha Cabdoow November 2011 By VOA Somali

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 янв 2019
  • Wareeysi Caasha Cabdoow November 2011 By VOA Somali
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 50

  • @adankalib4003
    @adankalib4003 2 года назад +4

    Caasha Cabdoow Malaika wax badan ayaan codkaaga macaanka badan Hortayda aad ka qaaday anagoo dhamaan daawadayaashii hal qof oo xataa dhegta xoqanaayaa uusan jirin. ALLE CIMRIGA IYO CAAFIMAADKA HA KUU DAAYO CAASHA CABDOW MALAYKA. LOVE U FOR EVER DEAR.
    GABADHA WARIYEHA AH QOF YAABLEH WAAYE LOVE U TOO

  • @abukarnurmuse6926
    @abukarnurmuse6926 3 года назад +3

    Cajiib cajiib casha cabdow iyo casha cud bal fiiri sida la iskula keenayo qofka waxa u ka shaqenaayo inu ehel u yahay ayaa ad u quruxbadan xirfadu marka aadan diriqsanenin ee ehelkeda tahay waa cajiib casha allah Masha allah abaayo adiga iyo casha cabdow fananad codkedu cajiib yahay iyo heso badan oo aan fananiin kale modayey oon ogaday cawa iyo jiibinta casha cud waa la is helay alley lehe wan idin salamayaa dhamaantiin

  • @dahirdhoof8304
    @dahirdhoof8304 5 лет назад +5

    Woow waayo wayo ayaan cawa so xasustaye thanks

  • @mohamoudgaboose112
    @mohamoudgaboose112 3 года назад +8

    Dhammaan inta wareysiga lugu xusay intooda dhimatay Ilaahay ha u naxariisto inta noolna caafimaad iyo camalsan baan u rajeynayaa.
    1. Cabdillaahi Qarshe 2. Faadumo Qaasim. 3. Seynab Qaasim 4. Saciid Harawo. 5. Axmed Naaji Sacad 6. Xuseen Aw.Faarax Dubbad. 7. Aweys Geeddow 8. Maxamed Axmed Kuluc.
    Caasha Cabdoo iyo Caasha Cuud laba qof oo aad qiima badan.

    • @xuseendhangub9704
      @xuseendhangub9704 3 года назад

      sxb ma heysa heesta AHUN maxed Axmed kuluc iyo casha cabdow ay wad qaden taariikhdu gortey Ahey iyo mesha ey Ahey sxb inta iga cawi

    • @mohamoudgaboose112
      @mohamoudgaboose112 3 года назад +1

      @@xuseendhangub9704
      ruclips.net/video/ps8QnXTkcBE/видео.html
      Heestu waa tan baan filayaa. Inta kale aad i weydiisay wll ogaal uma lihi.

    • @xuseendhangub9704
      @xuseendhangub9704 2 года назад

      @@mohamoudgaboose112 wll wad mahsnta

  • @khadramusse3725
    @khadramusse3725 2 года назад +1

    Maxamad Ahmed Kuluc , Ilahay ha u naxasristo Ilahay ha u dambi dhafo
    Janatal Fardawsa ha geyo Amin Amin Amin

  • @AliAli-iw8tg
    @AliAli-iw8tg 3 месяца назад

    Caasho Cabdow iyo Caasha cuud.waraysigii igu xiiso badnaa. 2 legend

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 2 года назад +2

    Waxaas baa weriye ah, weriyuhu wuxuu waraysiga ka qaadayo waa inuu yaqaano oo diyaar yahay, oo fannaanka gaagaxiyaa oo xasuustiisa soo celiya oo godliya, Caasha Cuud welldone, fannaanada Allah cimriga how dheereeyo, waa heer gobol oo geeska Africa oo dhan laga yaqaano, akhlaaq baa ka muuqata

  • @Mahuraan979
    @Mahuraan979 3 года назад +4

    Caasha cabdoow suleebaan malaa'ika
    Fanaanad weeeyn

  • @raghedanan3959
    @raghedanan3959 2 года назад +3

    Caasho Abdoow is a Somali legend !

  • @user-ln3lp4nw9k
    @user-ln3lp4nw9k 9 месяцев назад

    Caasho cabdow and caasho cuud allaha idin xidiyo.
    Sidokale allaha unaxaristo dhamaan abwaanadi qimaha badnaa inta geeriyotay

  • @abdimuse7911
    @abdimuse7911 2 года назад +2

    Caasho Cabdoow waa Fanaanad Heer Caalami ah..aadna ucodmacaan

  • @hassanyarrow7564
    @hassanyarrow7564 5 месяцев назад

    Maashaa _allaah
    Mama
    Caasho Cabdow Malaika
    Xusuusta Hobolada Waaberi.
    Afkaaga caano lagu qabay.

  • @mukhtarasayr7044
    @mukhtarasayr7044 2 года назад +1

    casha cimri allaha ku siiyo haday tada gasho kismanyo aalagu duugaa mama ha ciishon mama manshaa allaaaaaaaah

  • @xkhaalid798
    @xkhaalid798 3 года назад +4

    Maansha alla wariyahaba codmacaan tahay wa tuma wariyaha maansha alla

  • @Abdisamad_dirir
    @Abdisamad_dirir Месяц назад

    Asha cuud codkeda waa dahab waana wariye iyo fananad isku laban waaye

  • @muscabyare
    @muscabyare 3 года назад +2

    Masha allah caasho cabdoow oo waraysatay gabadheeda caasha cuud

  • @abbesson15
    @abbesson15 3 года назад +3

    Weriye aad u wanaagsan👍👍

  • @mukhtarasayr7044
    @mukhtarasayr7044 3 года назад +3

    casha yaa salaam hada kahor aaa ini xawadla ah weydiiyay maga ceeda wiil yaroo somali ah aa dhahy ma caasha cabdoo aa weydiinee magaceed sii lacagta waxy dhah day yaa salaam isoo baro wuu siiyay wiilkii yarey habay siisay

  • @wardi1116
    @wardi1116 2 года назад

    Remnants of a lost Country is memory, good n bad ones. This interview of Lady Asha Abo is one of the good ones n she has truly moved... May Allah bless Asha. We love you Asha..

  • @AHLUKHEYR
    @AHLUKHEYR 4 года назад +3

    Ilaahey cimriga ha udheereeyo

  • @abdiyare5863
    @abdiyare5863 2 года назад +2

    Wareysiga waxaa qaadey caasha ibraahim caasho cuud

  • @khadramusse3725
    @khadramusse3725 2 года назад +1

    Abdillahi Qarshe ,Ilahay ha u naxaaristo

  • @sayidka6911
    @sayidka6911 2 года назад +3

    Siciid xarawo. illeen banaadiri xitaa wuu sameeyay abwaan culus.

  • @salahbabid55
    @salahbabid55 3 года назад +2

    maasha alaah caasha cuudaba qatarahee

  • @mohamedmire7660
    @mohamedmire7660 Год назад

    Caasha Cabdoow Original Kisima Calanleey...thanks.

  • @daruurcuratay1969
    @daruurcuratay1969 2 года назад +3

    Waa Fanaanad Dhowr luuqad ku heesi jirtay.

  • @sadam1318
    @sadam1318 2 года назад +3

    woow kharaami waa gii bari samaadka 😭😭😭😭😭😭

    • @wardi1116
      @wardi1116 2 года назад

      Xusuus baa Geela lagu xergeeyaa.....

  • @saidawehliye3464
    @saidawehliye3464 Год назад +1

    Waxan raadinayaa heesta caasho cabdow iyo axmed naji .. heesta dhuubo . Kuwi i dhalay dhib baan ku arkee.. Waxa sameeyay Aweys Geedow ..sidey sheegtay .cidi heysa Link ila wadaaga 😔😔

  • @munasarxasan3974
    @munasarxasan3974 2 года назад +1

    M a allh casha cabdow

  • @sassamedia
    @sassamedia 11 месяцев назад

    Masha'Allah Masha'Allah Masha'Allah ❤❤❤

  • @Morgan-ge6nv
    @Morgan-ge6nv Месяц назад

    Caasha yaa ka warhaya ma nooshahay?

  • @Abdisamad_dirir
    @Abdisamad_dirir Месяц назад

    Wuxu ahaa kooxda Horseed Husein suudani

  • @Aidross
    @Aidross 3 месяца назад

    Waxaan xasuustaa in ay Nairobi gurigeena Hooyaday ay ku martoqaaday inta aysan Mareykan aysan aadin Fanaadda Caasha Cabdow waxay aheyd Reer Kismaayo Hooyaday ayey Daris ahaan jireen

  • @abdullahiali3369
    @abdullahiali3369 2 года назад +1

    Wariyuu codbuu leeyahay luxdan legdan

  • @abdisamaddirir3740
    @abdisamaddirir3740 2 года назад

    Asha abdow cod malab ah alaha ku xafido

  • @shaaniqadarshaani5677
    @shaaniqadarshaani5677 Год назад

    Arabic , English, kiswahili somalia

  • @xuseendhangub9704
    @xuseendhangub9704 3 года назад +1

    casha cabdoow hestan ey wada Qadan AHUN maxed Axmed kuluc taarikhdii ey Qadey imisadii ayey Ahey xage ayey ku wada qaden Qofkii hayaa hey so qor

  • @user-ds1oe2ei5j
    @user-ds1oe2ei5j 2 года назад +2

    Casha Lol adiganah xageeh bad kaheshah hesiih casho cabdow mawaxeey yaleen radiyoh mokh dishow oo yadiin keney mareykankah

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 2 года назад +1

      Waxay ka duubtay studio guryasamo nairobi oo uu lahaa c/raxmaan yabaroow, madaxa laanta afsomaliga VOA 2006

  • @harunfarah3798
    @harunfarah3798 Год назад

    Casha Ibrahim adan wankusalamey

  • @dahirdhoof8304
    @dahirdhoof8304 5 лет назад +2

    Ik

  • @salebanciise5123
    @salebanciise5123 3 года назад +1

    Hhhhh cajiib Cajiiib.

  • @maryanruun12
    @maryanruun12 Год назад

    Waxan wariye maha