TAARIIKHDA - AUN ABWAAN CALI SUGULLE & USTAAD AXMED NAAJI , ABWAAN SALEEBAN BIDDE , HIBO NUURA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 29 янв 2016
  • Taariikh Nololeedka - Aun
    Abwaan Cali Sugulle Cigaal (Dun-Carbeed)
    Ustaad Axmed Naaji Sacaad,
    Abwaan Saleebaan Bidde iyo Hibo Nuura Ayaa Si Qota Dheer U Ga Faalooday Abwaanka - Isla Markaasana Falanqeeyay Sugaantiisa
    Aadka Umugga Weyn - Raxmatullahi Caleyi
    Abwaan Dun-Carbeed Wuxuu Ku Geeriyooday
    Dalka Isu-Taga Imaaraadka Carabta Taariikhda 11 January 2016 Allah H U Nuxariisto ,..Cayeska VOA & Caasha Cuud
    Wuxuu Ahaa Halgamaa Usoo Dagaallamay Xorriyada Dalka Iyo Jiritaanka Ummadda Soomaaliyeed
    Gabdhihii Waxay Leeyihiin
    Ragii Gododley Noqdeen
    Iyagaa Goobta Xun Na Dhigay
    Galabtii Walba Waa Aroos
    Galbisna Uma Baahanee
    Gabley Shimbir Bey Tuntaa
    Guurkii Sidii Geed Matalay
    Gayaankii Miyuu Goblamay
    Heeyaa Hey Hey Heyaaa
    Ala Gayaankiii Muxuu Goblamay
    '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''
    Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
    Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
    Email: abdiaskaritube@gmail.com
    …………………………………………………
    Subscribe to our channels to keep up to date with
    All the latest news and updates,
    Our Larger Channel … / abdiaskaritube
    Our new Channel …. / abdiaskarimedia .
  • ВидеоклипыВидеоклипы

Комментарии • 85

  • @sarahussein5872
    @sarahussein5872 3 года назад +6

    Reer somaliland wax somali ka jecli ma jirin❤💋 lakiin wa la xumayey yamyam iyo qadad wayn ba isgu tagay. Somali dadkooda wanaagsan bay cunan. Yahu

  • @dayaxari322
    @dayaxari322 3 года назад +1

    Alle haw naxariisto abwaankii wayna ee cali sugule cigaal duncarbeed

  • @ahmedmohamed-rw1ku
    @ahmedmohamed-rw1ku 2 года назад

    Allah ha unaxariisto kitaabkiisana midigta haka siiyo abwaan cali sugulle dun carbeed
    Aamiin Aamiin

  • @osmanmohamoud143
    @osmanmohamoud143 5 лет назад +5

    Wllhi bllhi tllhi HIBO way iga ilmeysiisay RABBI haw naxariisto Cali Sugule (Dun-Carbeed)

  • @barisamaadtv5176
    @barisamaadtv5176 5 лет назад +14

    Cali sugule Dun-Carbeed
    Calankii Soomaliyeed ee ay 5tii Soomaliyeed wada Lahaan Jireen Ka Hor 1991kii wuxuu kamid ahaa Ashkhaastii Amaantiisa iyo Xarakayntiisa Ugaarka ahaa Lkn Wuxuu Kamid ahaa Hal Abuurkii uu Xabsiga Utaxaabay Kacaankii Siyaad Bare
    AHUN
    Wuxuu ku dhashay Oodwayne
    Ee Gobolka Togdheer

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 3 года назад +1

      Jane ma ogeyn marxuuunka xtaa gumaysgii baa xidheyiyo malaa dalwadhaii hore nin dhiran bu ahaa geesi buu ahaa allaya raxmaa

    • @kaltunyusuf979
      @kaltunyusuf979 3 года назад

      011

    • @Suhuur1
      @Suhuur1 3 года назад

      Alle ha u naxariisto

  • @mahamudjama4758
    @mahamudjama4758 7 лет назад +10

    Ilaahayoow raggaas oo kale dib noogu soo dhali, waanu dayacanahay haddaanu soomaali nahaye.😭😭

  • @abusafwanmahadcabdiqaadirm6709
    @abusafwanmahadcabdiqaadirm6709 5 лет назад +4

    ILahay ha unxrsto gezi nga bxy Cali sugule duncarbeed

  • @mohbulshaawi597
    @mohbulshaawi597 7 лет назад +8

    allah ha u naxariisto awoowo dun carbeed

  • @EAsportsGamer25
    @EAsportsGamer25 5 лет назад +8

    cali sugule wuxu ahaa wadani somalander ah allah ha unaxriisto

  • @abdirahmanfiqi2823
    @abdirahmanfiqi2823 6 лет назад +3

    allow unaxariisto abwaan cali sugulle Wxuu ahaay halyeey
    soomaaliyeeed aamiin

  • @mohbulshaawi597
    @mohbulshaawi597 5 лет назад +7

    Rag waa ragii hore hadalna waa intuu yidhi
    Cali sugule dun carbeed
    Maxamed xaashi dhamac gaariye
    Cabdilaahi suldaan timacade
    Waa cabqariyiintii iyo fiilasoofyadii umadani lahayd ilahaw ayakoo kale naga dhali mar labaad

  • @soomaaliyasoomaalibaaleh3634
    @soomaaliyasoomaalibaaleh3634 8 лет назад +13

    wlh markaad taariikhda abwaanadii hore dib baartid murugo ayaa kudileyso dad waa dadkii hore ee wadaniyiinta ahaa allaw soomaali wayn midnimadeedii dib uso celi

    • @asalhargeisa3668
      @asalhargeisa3668 6 лет назад +3

      soomaaliya soomaali baaleh soomaaliwayn waligeed iskumay iman sadexda kale bal wax ku ogola hadaad heshid nasiibkaa djibouti baa s.wayn u hor diiday somalilandna ka astaaqfurulaysatay abwaanadaad u qiiroonayso waa reer somaliland ka samir

  • @farxaannuur2371
    @farxaannuur2371 Год назад

    Allah haw naxariisto abwaankii waynaa cali sugule duncarbeed

  • @hoodoqaniqasaali1263
    @hoodoqaniqasaali1263 7 лет назад +4

    allaw u naxariiso Awoowgay qali
    abwaan qaaliya ayuu ahaa Cali sugule cigaal (dun carbeed) umada somaaliyeed ee uu ka baxeyna samir iyi imaan ka sii

  • @mocharles5641
    @mocharles5641 5 лет назад +8

    Walahi reer somaliland oo kaliya cid aan ahayni somalinimadan maanta lagu wada hadaaqayo wwxba kama ogayn.

  • @hoodomohamed9202
    @hoodomohamed9202 3 года назад +1

    Allah how naxariisto aderkay Cali sugule

  • @shaaficihassan1936
    @shaaficihassan1936 6 лет назад +3

    Ilaahow kuu naxariiso adeer tiir kabaxay tiirarka soomaalida 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @sharmarkeabdi3789
    @sharmarkeabdi3789 4 года назад +3

    Ilahey haw naxariisto abwankenii weynaa cali sugule dun.carbeed wuxu ahaa nin ay ku weyntahay somalinimada waxana ka garan kartaa sugantiisa aadka uqaliga
    Ilahow adunka walaga jeclayee akhirana laga jecladaa
    Geerida cali sugule dishaay geedka ha ba.o mxaaa nin rageed naga baxay 😢

  • @nuuramoalin2308
    @nuuramoalin2308 5 лет назад +2

    Ilaahey waxan uga baryeynaa naxariitii janatul fardowsa ilaahey idankii

  • @cabdulrashiid1208
    @cabdulrashiid1208 5 лет назад +3

    Geeridu waa xaq waana lama huraan ilahow kuu naxariisto oo qabrigaaga kuu waasici

  • @tawakalcawil5304
    @tawakalcawil5304 7 лет назад +3

    allaw u naxariiso abwaan qaaliya ayuu ahaa Cali sugule cigaal (dun carbeed) umada somaaliyeed ee uu ka baxeyna samir iyi imaan ka sii

  • @saciidcumar9534
    @saciidcumar9534 6 лет назад +1

    abwaan ali suuglle...he was a legend for all somali people..ilaahay ha u naxaristo....janatul farduus insha allah

  • @sadamsky7427
    @sadamsky7427 6 лет назад +4

    awoowo alle ha kuu naxariisto waa igu balan in aan dib u soo.nooleeyo

  • @liibaanwardheere1303
    @liibaanwardheere1303 6 лет назад +4

    Allow ku naxariso abwan cali sugale😭😭😭😭

  • @hooyoqaali9073
    @hooyoqaali9073 5 лет назад +4

    ali sugulle alle ha u naxariisto soomali wax waa u sheegay ,aragtidiisu runtii waa mid aad u fog...

  • @khadaromar3404
    @khadaromar3404 4 года назад +2

    Allaw u naxariisso abwanka

  • @abdialawash2359
    @abdialawash2359 8 лет назад +5

    muwaadin somaliyeed buu ahaa oo qaabsugamed dadka wax kutusi jiray illahay haunaxariisto isaga iyo intii inaga tagtay

  • @abdinajiibhassan4813
    @abdinajiibhassan4813 7 лет назад +6

    allow unaxariisto sugantiisa dhan@waa holac xayina ah

  • @muqdishaawiboyoffiacal3836
    @muqdishaawiboyoffiacal3836 3 года назад +1

    Allah ha u unaxariisto abwaan

  • @foosimohamed7190
    @foosimohamed7190 2 года назад +1

    Alaah haw naxariso

  • @mohamedothman7519
    @mohamedothman7519 8 лет назад +5

    Godka lagu jannee Geesi naga baxu ahaa abwaan cali sugulle

  • @nemaahmed5904
    @nemaahmed5904 5 лет назад +2

    Alaa haa u naxaristo.

  • @saydhiyemediaproduction4865
    @saydhiyemediaproduction4865 6 лет назад +1

    alle haku naxariisto awowgay cali sugule in badan tarikhdu way ku xusi donta

  • @saydhiyemediaproduction4865
    @saydhiyemediaproduction4865 6 лет назад +8

    awoowgay alle haw naxariisto geeridu markay geesiga hesha la garta inu garab ku bann yahay allaw unaxaristo

    • @nimcocali3501
      @nimcocali3501 4 года назад

      Walo macali siciid habaryoonisuu ahaa

  • @sahrafarah8834
    @sahrafarah8834 3 года назад +1

    Illheyew unaxariso Ali suugule kuwa kuonfour naageye idiin maa a saamaxine shaarfta baay naaga qaadan

  • @abdulahiahmed5067
    @abdulahiahmed5067 5 лет назад +7

    cid aan reer somaliland ahayan somalinimo waxba kamay ogayan

  • @ahmedaliwaqooyi2678
    @ahmedaliwaqooyi2678 6 лет назад +2

    Allaha u naxariisto

  • @saeedjamal2243
    @saeedjamal2243 4 года назад +2

    The great hy

  • @musdafemaxamed9752
    @musdafemaxamed9752 7 лет назад +2

    ALLE UUN BAA WAX ABAAL MARIYA WAXA TIRO KIRTA RIJJAAL RAGANIMO LEH RAXMATULLAAH CALEEK QOF QAALIYA WALAHI KII WAX GARANAYOW DUBAXI

  • @abdifatahosman4090
    @abdifatahosman4090 5 лет назад +1

    Alle ha u naxariiisto😭😭

  • @afeenkahimiloqaran7392
    @afeenkahimiloqaran7392 4 года назад +1

    haa alley lehe waa run oo waa dhicisay

  • @edenhazard3054
    @edenhazard3054 3 года назад

    Alle ha unaxiisto abwaan abwaan cali sugule

  • @abdulahiahmed5067
    @abdulahiahmed5067 5 лет назад +5

    maantana ajakas ayaa nagu leh somali diid baad tahay oo 1970 somaliya yimi

  • @suldancabdi7630
    @suldancabdi7630 6 лет назад +1

    alle haw naxariisto awowgay

  • @hamdiali143
    @hamdiali143 5 лет назад +2

    Allah unaxariisito aad baan ujaclahy sugaantis

  • @soomaaliyasoomaalibaaleh3634
    @soomaaliyasoomaalibaaleh3634 8 лет назад +1

    allaw unaxariiso waddani soomaaliyeed oo wax badan uso halgamay suugaanta soomaali wayn iyo waliba dhanka xornimadoonka

    • @AliMohamed-sn2wv
      @AliMohamed-sn2wv 6 лет назад

      soomaaliya soomaali baaleh yes is it

    • @asalhargeisa3668
      @asalhargeisa3668 6 лет назад

      soomaaliya soomaali baaleh soomaalidaad doonto lahow cidi kuguma haysato waase abwaan reer soomaaliland haysdiidsiinin xaqiiqda

  • @faiyeeeeee
    @faiyeeeeee 2 года назад

    AUN

  • @hhismail599
    @hhismail599 5 лет назад +6

    Afqalaad aqoontu miyaa waa heesta keentay
    In afka soomaaliga la qoro.

  • @carabelmi9002
    @carabelmi9002 8 лет назад +3

    Allaahayaw kuu Naxariiso adi iyo wixii dhintyba ?

  • @sf-c642
    @sf-c642 7 лет назад +3

    Alle godka kugu janne cali Sugulle geesi naga baxaad ahyde

  • @abdallasafiina5237
    @abdallasafiina5237 6 лет назад

    Alla arxama raaximiin

  • @abdiyassin5355
    @abdiyassin5355 2 года назад

    Maantana anaga na laleeyahay somali diid baanu nahay!

  • @mohamudaliabi5890
    @mohamudaliabi5890 2 года назад +1

    Waaheeskaan ujeclaa afqalaad aqoontu miyaa

  • @soomaaliyasoomaalibaaleh3634
    @soomaaliyasoomaalibaaleh3634 8 лет назад

    ayuu ahaa abwaan cali sugule

    • @nageeyepanya7913
      @nageeyepanya7913 7 лет назад +5

      waa uu ahaa isaaq garxajis habar yooniis

    • @warsaniyoweedhsan9417
      @warsaniyoweedhsan9417 6 лет назад +3

      +nageeye panya somalilander bu aha baa kaga filan intaad hos u soconayso

    • @asalhargeisa3668
      @asalhargeisa3668 6 лет назад

      WAR'SAN IYO WEEDH'SAN wax ceeba ma sheegin waa ayo ayaa la YIDHI NINKU waa qolama ayuu ka waday waa isla inaga ninka abwaanku aun tooyanayay haduu cid durugsan noqon lahaa haa sax baad tahay oo Somaliland baa ku filan

    • @warsaniyoweedhsan9417
      @warsaniyoweedhsan9417 6 лет назад +2

      +asal hargeisa sidee cid dirugsan u ahaan lahaa yacni war aniga inta somaliland degta waa ii somaliland ima kala xigaan ka isaaq ka gabooye ka ciise ka dhulbahante ka warsangali ama ka samaroon adiga ula jedkaagu waa isaaq oo waa inagii bad i leedahay lkn anigu abwanku inuu reer somaliland ahaa ayaan ku faraxsanahay intaas kaliya

    • @asalhargeisa3668
      @asalhargeisa3668 6 лет назад

      WAR'SAN IYO WEEDH'SAN walaal uma jeedo isla inaga markaan leeyahay isaaq kakiya somaliland ku daa ayaad tidhi oo sax ah waxaan u jeedaa soomaalida kale haduu abaan lahaa ee ka baxsan soomaaliland waa sax hadaad sangaabta u soo qabato ood tidhaa somaliland uun ku daa laakiin inanka ku dhiiraday was ayo = qolama waa inaga uun samaroon isaaq,dhulbahante ciise gabooye isla inaga isaaq kaliya kama wadin ana somalilantaad tidhi uunbaa dareemay intii darmada ku wada fadhiday inaad tahay ama INTA nadiifa an ee aan magacaas s.lantu dhibin khalad haga fahmim walaal

  • @cabdisamedcaliclaahi3158
    @cabdisamedcaliclaahi3158 4 года назад +1

    Hhhhhhhhhh kkkkkk idhiib udhiib allah haw naxariistee walee libaaxbuu ahaa

  • @khadarckkhadarck6256
    @khadarckkhadarck6256 6 лет назад +1

    DUN CARBEED WLLHI BARNAMIJ YO TAYO LEH AYAD NASO DEY ZAA

  • @wwqqq3272
    @wwqqq3272 7 лет назад +4

    CALI SUUGULE ALAW KU NAAXARISO SOMALILAND BAAD KA BAAXDAY

    • @geesigunirifayso305
      @geesigunirifayso305 6 лет назад +1

      meelkasta solnd kihay

    • @warsaniyoweedhsan9417
      @warsaniyoweedhsan9417 6 лет назад

      waa runtaa wll qaranku ka baxay AHN

    • @mariamhossny9131
      @mariamhossny9131 5 лет назад

      awoowe alle naxariisto.jano.ha kaa waraabiyo Amin

    • @liojeams7550
      @liojeams7550 5 лет назад

      Ilaahaya ha na xariisto

    • @abdiqaniismaaciilismaaciil3849
      @abdiqaniismaaciilismaaciil3849 4 года назад

      Ilaahoow I naxariiso saaxiibkay c.qani cali sugulena waan I tacsiyayn hadii uu noolyahay
      Waxaana ku talin lagaa a bwaanadii wadaniyiinta ahaa in loo dhiso taalo iyo masxafka fanka you suugaanta xuquuqdoodii faneedna iyo Hal abuura meal lasaaro side c.laahi suldaan oo Ana u jeclahay qof gabyaya gabayadiisa waxaana quman nin you dumar qofkii soomalinimo iyo wadaniyada ku jirto inuu xuso c.laahisuldaan oo wadaniyad tusele 1 I ahaa

  • @asalhargeisa3668
    @asalhargeisa3668 6 лет назад +7

    Tolow calankan laysku beerlaxawsado qolada sidataaa taariikhdiisa iyo waxa u uu taaganyahay ma yaqaanaan koonfuri wax ma ku darsatay

    • @aliosman8418
      @aliosman8418 6 лет назад +1

      xagay ka garanayaan taariikhdiisa, isagoo iska dul sudhan uunbay arkeene, lixdan sano ka hor kanna siib kanna saar tii xagay joogeen illeen wabay duubantahay video gii laga reebay habeenkaase, xagee joogeen iyagu, calan dad sitay uunbaa loola yimiye...

  • @mohamudaliabi5890
    @mohamudaliabi5890 2 года назад

    Alaah hawnaxariisto abwaanka