Abwaan Idaajaa oo Ka Sheekaynaya Fanka AUN Cali Sugulle Dun-Carbeed

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 23 авг 2024
  • Abwaan Idaajaa oo Ka Sheekaynaya Fanka AUN Cali Sugulle Dun-Carbeed

Комментарии • 20

  • @calioumar2967
    @calioumar2967 2 года назад +1

    Allah xuu naxaristo abwaan wadani

  • @xamaasahmed841
    @xamaasahmed841 4 года назад +3

    Mash allah abwan idaja allee ha u naxaristo cali sugule

  • @cqanioomaar9160
    @cqanioomaar9160 4 года назад +2

    Allaw Kuu Naxariisay

  • @csimustaqbal1779
    @csimustaqbal1779 4 года назад +2

    Allehayow u naxariisoH

  • @abdulahixaaii5839
    @abdulahixaaii5839 2 года назад

    Ilaahey ha unaxariisto isga iyo barkhad cas iyo intii gumeysiga diiday sayidkii ha uhoreye

  • @cqanioomaar9160
    @cqanioomaar9160 4 года назад +2

    Geesigii Cali Sugulle Cigaal

  • @caliculinhochanel5445
    @caliculinhochanel5445 4 года назад +1

    Allah yaraxma

  • @golahaabwaanka4298
    @golahaabwaanka4298 4 года назад +2

    Dun carbeed heesihiisa waxaa ka mida nin lagu seexdoow ha seexan. Aqoontu af qalaad miyaa way badan yihiin heesahiisu

  • @abdulahiahmed5067
    @abdulahiahmed5067 4 года назад +3

    cali sugule halyay somailander ahaa ilaahay ha u naxariisto somali marka laysku daro 75% reer somaliland bay ahaayeen dadkii raadinayay shan somaliyeed somalidii kale waxay tidhi dhulka halagaa tirtiro bal hadaba labada yaa u gar naqaya

    • @khatumostatemediaoffice9756
      @khatumostatemediaoffice9756 2 года назад

      Been baad Alle u sheegtay walee Aad buu necbaa somaliland

    • @abdinoor2023
      @abdinoor2023 Год назад

      beenaale ilahay ka goay adigaa ah
      cali sugule somaliland aduunku ugu jeclaa

  • @xasanmagafe5780
    @xasanmagafe5780 4 года назад +3

    Beenaale Aan Maalno Hasheena maandeeq waxaa lahaa.
    Abwaan Saxardiid Mohamed Jabiye. Abti Cali Sugulle Heeso kale oo macaan buu lahaa ee soo bandhig.

  • @dhulkateam5103
    @dhulkateam5103 Год назад

    maxa kadambeeyey beenale idajayoow " hidiiyoy hidii adunyo halbanla hashii hororba iga cunay oo hadhuub madhanbaan sita-" dadka wad kaqarinaysa xaqiiqada kadambaysa ee uu somaliland kulahadlaayay makhnuus majeerteena

  • @Ka-Baro
    @Ka-Baro 5 лет назад +2

    Idaajaa waa beenaale heeska aan maalno hasheena maan deeq muu tirin cali sugulle waxaa lahaa saxardiid (jabiye)

    • @abwaankhalidgabyi-og9436
      @abwaankhalidgabyi-og9436 4 года назад +1

      Ader maxaad nin ka intaa leeg beenaale ugu xukumaysa miyanad garanayn inu ilduufi karo ama uu qaldami ba maro sideed go,aan uga gaadhi karrta shaqsiyadiisa oo dhan

    • @drabdirizakburaale2360
      @drabdirizakburaale2360 4 года назад

      Allah ha u naxariisto

    • @khaliifmahamoutt7037
      @khaliifmahamoutt7037 4 года назад +1

      Ala mxaa ka afxun in qof wayn oo wax badan ka dabaashaY bad waynta Afka soomaliga una hagar baxay inuu wax badan inaga fahan siiyo waa bani adam khaldami kara afkuna kaga dhici karoH...
      XogaY armaY mudan tahay inaad wax been buu sheegaya ad dhado...