Taariikhdii AHU Abwaan Cali Sugule Cigaal Proff Qaybtii Dhibtii Kacaanku ka tagay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 23 авг 2024

Комментарии • 36

  • @afrahap4406
    @afrahap4406 5 лет назад +6

    Illaahay huwnxriisto cali sugule ameen yaa rabbi

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Год назад +2

    Cajiib. AHUN abwaan C Suggule duncarbeed.

  • @genmustafeburcaawi6972
    @genmustafeburcaawi6972 5 лет назад +2

    Alle ha u naxariisto abwaankeenii qaaligaa ahaa abwaan Cali sugule duncarbeed

  • @khadijagulied879
    @khadijagulied879 5 лет назад +2

    Alle ha unaxariisto abwaan kena qaliga aha Cali sugule duncarbeda Alle Ha unaxariisto dhamana enti enaga dhimateya abwaanade somaliland Alle Ha unaxariisto Amiin amiin yaa Rabi

  • @AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si
    @AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si 4 месяца назад

    Cali sugule dun carbeed,
    Saxiibadayow intaa isababteen Sanduuqiina meyla qaadiweydee,(iyo. Profesoorow macalin Baqoolaye bogsiiya Masoo bariidshaa, Gabadhii uu ardeynimadiisii Magaalada shiikh kujeclaadey. Bogsiiyana isagu ulabaxay, Kelmeda afmiishaar isagaa lahaa, Cali sugule. Reer Daadmadheedh. Oodweyne, Allah yarxma Shinbirkii Geyiga Somaliyeed

  • @nuurhubane
    @nuurhubane 7 месяцев назад

    Ale ha u naxariisto abwaan cali sugule (Duncarbed)

  • @Yedo25254
    @Yedo25254 5 лет назад +5

    Cornell University upstate New York ayay ku taalaa

  • @hanadolad2061
    @hanadolad2061 10 месяцев назад

    Alaah rabilcaalimiin ha idin xafiddo aamiin aamiin aamiin alaah rabilcaalimiin

  • @jaamacsiciid1501
    @jaamacsiciid1501 5 лет назад +8

    Masha allah abwaamada reer Somaliland iyo guud ahaanba waxgaradka Somaliland waa geesiyo
    Cabdisalan adna geesi aan gaban

    • @rylankody8863
      @rylankody8863 3 года назад

      you prolly dont care but if you guys are stoned like me during the covid times then you can stream all the latest series on InstaFlixxer. Have been streaming with my girlfriend for the last couple of days xD

    • @gusdariel8171
      @gusdariel8171 3 года назад

      @Rylan Kody definitely, I've been watching on Instaflixxer for months myself :D

  • @Ahmeto536
    @Ahmeto536 3 года назад +1

    Muuqaalo kale halaga soo duubo prof

  • @SuugaanSafari
    @SuugaanSafari 3 года назад +3

    Saddexdii aqoonyahan ee soomaaliyeed walaalahana ahaa, bililiqeysigii hantida soomaalidu kumay koobnaan oo keli ah documents kii iyo khayraadkeenii, Sidoo kale waxa si badheedh ah loo sheegtay aqoonyahankii soomaalida,
    Dawlada aynu jaarka nahay ee Yemen waxay ku dartay liiska aqoonyahankeeda ilma Jaamac Xusseen.

    • @abdulaziizabiib4690
      @abdulaziizabiib4690 3 года назад

      Salah jama hussein
      Sicid jama hussein
      Hamud jama hussein
      Waa mutacalim
      Walaal Hadaad xogo Ka hayso ila wadaah Adoo mahadsan

    • @TheMaestro8
      @TheMaestro8 2 года назад

      Walaal reero dhan oo soomaali ah ayaa sheegtan asal ahaan in ey kasoo jeedaa Yemen. Kitaabo waaweyna ka qoreyn. Ma cusba sheekada.

  • @xamaasahmed841
    @xamaasahmed841 4 года назад +2

    Marsha allah wlle cali sugule garxajis wuu ku bananyay

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 4 года назад

      shame shame, isku xishood, badowyahay, magaca iyo maamuuska abwaanka meel howga dhicin, hawdo, badow

  • @gerardolunar4586
    @gerardolunar4586 7 месяцев назад

    If a relative or former colleague of Prof Sallah Jama Hussein would like to know his whereabout I believe his the same person i just spoke with here at Sherbourne & Shuter (Downtown Toronto). Just a concern citizen.

  • @cismaanmohamed363
    @cismaanmohamed363 5 лет назад +1

    Hidiidiiyoow hidii oo hidiidiiyo iyo ruuxa gala abaal marbaa loo gudaa hibo nuura allow kuu naxariiso

  • @mascuuduurmaax17
    @mascuuduurmaax17 2 года назад +1

    Hadalka ayuu xattaa hali ogyahay Ustaadku.

  • @nasirosmanali2576
    @nasirosmanali2576 2 года назад

    Ninkan laftiisa ayaanba ka dhacayn Ali Sugule

  • @cnsirjama2217
    @cnsirjama2217 5 лет назад +2

    Waankula salaamayaa cabdi Salam gentalman aan hees ugu Daro aqoon yahankan heesihii Cali sugule heesta la yiraahdo Hal xidhnaayoon ee ay wada qaadan Maxamed saleebaan iyo hibo Maxamed ee gabadh yahay Bal iisheeg geesiga dhulkiisa guusha u horseeda geerida dishaay geedkaa ha ba,o

    • @cabdisalaangentelman9005
      @cabdisalaangentelman9005  5 лет назад

      Alla ya baarik walaal Mahadsanid iyo inaadeer Nin aragti dheer ayaad tahay Whatupka 0033768648049 igala soo xidhiidh

    • @cnsirjama2217
      @cnsirjama2217 5 лет назад +1

      @@cabdisalaangentelman9005 ok inaader

  • @salahhassan50
    @salahhassan50 2 года назад +2

    Cajiib alla ha ku xafido proff saalax jamac wa fara ku tiris ilahay haybad u siiyay luqada iyo falsafada

  • @caydarouzmohamed4426
    @caydarouzmohamed4426 2 года назад

    alle hw naxariisto ali sugulle. lkn aqoonyahan video kale ma lga helayaa proff,ka
    Cabdisalaan GentlemaN

  • @hamdahassan3685
    @hamdahassan3685 5 лет назад

    AuN

  • @Ahmeto536
    @Ahmeto536 4 года назад +1

    Magacii Proffeser magacii

    • @abdirahmanhussein6171
      @abdirahmanhussein6171 4 года назад

      Prof salax jamac

    • @saadaatmuuse111
      @saadaatmuuse111 4 года назад

      @@abdirahmanhussein6171 Oo niyaw muxuu ahaa professor kani mabaan maqale.

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 4 года назад +1

      Proff Salah Jaamac , waa reer Ceerigaabo, waxay walaalayihiin, aqoon yahanka qoraaga ah ee Kocmadi ee London ku nool, iyo nin kale oo cadan ku dhintay oo xusein la yidhaadho

  • @abduadan2505
    @abduadan2505 4 года назад +2

    Kacaan meesha lagumasoo qaadin walaal xagee ku xanuunaysa adi

  • @ayaanabdulkadir5363
    @ayaanabdulkadir5363 2 года назад

    Ninkii lahaa quraanku waa gabay sowmahan diindiisa hala soo ogado odaygaan wax baa qaldanee