Wareysi dhammeystiran oo laga qaaday Caasha Cabdow 1976-dii, uuna qaaaday Idriis Xasan Diiriye.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 23 авг 2024

Комментарии • 123

  • @Rageedii
    @Rageedii 3 года назад +7

    Mahadsanid Curasho ✋

    • @CSeerbiya
      @CSeerbiya  3 года назад

      Mahadsanidin Raggeedi. Guuleyso saaxiib.

  • @maxdar11
    @maxdar11 8 месяцев назад +4

    Wariyuhu markuu dhaho caasha ee HEE markay tidhaa maxaad dareemaysaan anigu naxariis aan caadi ahayn ayaan ja dareemayaa codkeeda❤ masha allh

  • @mogadishuviewsite6945
    @mogadishuviewsite6945 2 года назад +3

    Waaw mashlaah, caawa ii kow taariikhda xidigtan weyn oo somali ka dhalatay, waa wareysi xusuus leh runtii❤.

  • @alfanansayid2925
    @alfanansayid2925 3 года назад +7

    Asha abdow xasuustena kama baxayso wlh fanaanad qaran bay ahayd

  • @user-ln3lp4nw9k
    @user-ln3lp4nw9k 11 месяцев назад

    Waa fanaanada somaliya logu jeclhy sidokale aabaha siyaasada Africa cali masubi wuxu sheekay inu fanaanada casho cabdow ogu jeclhy fananiinta Africa. Masha allah i love you qof qimo badan naxariis badan tarikh fican leh ❤❤❤❤❤

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar9481 3 года назад +8

    Maamo casho cabdey maleeka Allow cimre dheer iyo cafimad ku siiiyo

  • @maxdar11
    @maxdar11 8 месяцев назад +1

    Yaa salaam codka caasha markaan maqlo xaadaa i istaagta wlaahi waxay lahayd cod yar oo dhuuban oo xanto xanto ah❤

  • @badrinour6288
    @badrinour6288 3 года назад +4

    M.a Mama Casha cabdow cimriga io cfimadkaba Allaha ku barakeyo

  • @mohamudaliabi5890
    @mohamudaliabi5890 2 года назад +5

    Caasho waa wadani soomaaliyeey ilaawimaayo su.aashii wariye afsawaxili kuwaydiyey ee ay afsomaali ugajawabtey mambasa iyado sawaxiliga taqaana m.alh mamo caasha xafidalah

  • @yasiina7515
    @yasiina7515 3 года назад +8

    Thanks for uploading this interview we appreciated this beautiful memories.
    May Allah bless you and bless us always Allahumma Amin.

  • @abdulqadiraj
    @abdulqadiraj 3 года назад +5

    Qiimaha Fanka Waa Qaran Dhisan Balse Qarankiibuu Raacay Waa Wareeysi Qiimo Leh Maama Caasho Cabdow Xafidukalah Adiga Iyo Dhamaan Fanaanintii Qaranka Wll Noo Soo badi Wareysiyadaa Xasuusta Mudan

  • @abdullahiguled
    @abdullahiguled 2 года назад

    Maasha Allah
    Aicha abdao malaika
    Fanaanad qaali ku ah ummadda soomaaliyeed

  • @Wonderer224
    @Wonderer224 2 года назад +2

    Waa gabadha ugu cod macaaneyd gabdhihii heesi jirey haddaan lay xasdayn.

  • @abdinasiraden7807
    @abdinasiraden7807 3 года назад +9

    Waa hobolad cajiibad ah waan igu dambeysay 1994 old mombasa

  • @moderninformation7931
    @moderninformation7931 3 года назад +5

    Caasha cabdow waa hablihii ugu horeeyay fanka dhinaca koonfureed.
    Waxa ka horeeyaa
    Khadiija dalays
    Xareedo
    Faadumo kenya
    Iyo caasha cabdow

    • @abdirahmanhaydar9481
      @abdirahmanhaydar9481 3 года назад

      Sax waye wll xareedo ismacil duniya sanad kaan kudahiisa dhimatay mama khadijana waxey dhimatay 2018 melahaa
      Fadumo kenya ama fadumo Hirad waxa ey ku noshahay usA

    • @mohamedyare1917
      @mohamedyare1917 2 года назад

      @@abdirahmanhaydar9481 Wll faadumo kenya ma isla faadumo hirad baa adoo mahadsan bal halkaa ii faahfaahi midakale faadumo hirad maaney aheen xaaskii ale ha naxariistee cumar dhuule cali

  • @ahmmedisse
    @ahmmedisse 3 года назад +10

    Fanaaniinta iyo fanka soomalidaba waxaan u heeystay inaan wax badan ka aqaano blse beenoday oo wali waxaan marayaa Alif oo B ma garin . Caasha cabdoow taariikh iga qarsoon ayeey daaha iiga qaaday rabi cimri iyo caafimaad ha siiyee.

    • @kamata850
      @kamata850 3 года назад

      allah ha u naxiirsto wey dhimatay caasho ayaan umaleenaa

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 3 года назад +1

      @@kamata850 way nooshay sidaan filayo USA.

    • @maryanmohamed3558
      @maryanmohamed3558 3 года назад +2

      Way nooshahay Caasho Cabdow USA ay ku nooshay

    • @hassanmohamed900
      @hassanmohamed900 2 года назад

      Hhhhh waa qofkii ugu horeeyay een kugaraad saday yaraantii ayada, maryan mursal iyo waxaa sooraacay axmadey abuukar 8 sano ayaan jiray. Mar aan Tanzania tagay 2005 in aan arko ayay ahayd daarusalaam lkn commeniga ayaan ka arkay in Aan isku dal kunool joogno USA bal waan raadinayaa in Minneapolis ay kunooshahay.

    • @daruurcuratay1969
      @daruurcuratay1969 Год назад

      @@kamata850
      Way nooshahay Caasha Cabdow maraykanka ayay degan tahay.

  • @omarxaaji4914
    @omarxaaji4914 Год назад

    Masha allah smart voice alle haku daayo mamo caasho🥰

  • @xaajicaamir9703
    @xaajicaamir9703 3 года назад +4

    Mahadsanid malaaika tarikhdeeda hore uma maqlin

  • @axmedsahal7268
    @axmedsahal7268 3 года назад +3

    Faadumo hiirad qalyayax AUN.AQOON BAN IIGU DHINAYD.

    • @bashirabsher5011
      @bashirabsher5011 Год назад

      Faadumo hiirad waa noo shahay inkasta oo markasta nolol iyo geeriba aan u baahan nahay alle naxariista

  • @cabdullaahibaabal2033
    @cabdullaahibaabal2033 3 года назад +4

    Great work bahda Curasho.

  • @mustafaabiib1916
    @mustafaabiib1916 3 года назад +6

    Wali ma arag gabadh la cod ah caasha cabdo
    Mar la arag bay ahayd gabadhan

    • @roblemaer4834
      @roblemaer4834 3 года назад

      Aftahamadeeda ayaa ka sii daran.

  • @musbaxdaofficial677
    @musbaxdaofficial677 3 года назад

    Woooow waayo waayo malika mala ilaawi karo xasuus👏👏💕❤️❤️❤️👏👍👌👌

  • @omarhussien8958
    @omarhussien8958 2 года назад

    Mama Asha, Allah haku xafido! MALIKA.

  • @fabu2526
    @fabu2526 3 года назад +3

    Aad baad u mahadsatahay weriye sare, iyo fanaanad aad u cod macaan oonan taariikhdeeda aanan horey u maqal. Heesahaha iska daaye hadalkeeda baaba ku deeqaya.

  • @saidjamaali2528
    @saidjamaali2528 3 года назад +3

    Dumarkoo dhan sidaas wacan naxariista leh hadeey u hadlaan maba jiri lahayn Garoob.

    • @anwarsadat2637
      @anwarsadat2637 3 года назад +1

      Waa runta sxb codka dumarku waa inuu ahaada mid dumarnimadu ku badantay waana meelaha aan wax ka qiimeeyo

    • @abdinasirmohamed2238
      @abdinasirmohamed2238 3 года назад +1

      Qoyska ama qowmiyada ay kasop jeedo, ilaa iyo waqti xaadirkan dumarkooda waa sidan. Jaziiradaha jubbaland ayay aad udaganyihiin

    • @roblemaer4834
      @roblemaer4834 2 года назад

      Hadalkeedu aqoon iyo ilbaxnimo buu ku salaysan yahay.

    • @malaayiinmedia3124
      @malaayiinmedia3124 2 года назад +1

      hhhhhhh

  • @farahmohamud6681
    @farahmohamud6681 3 года назад +4

    ASHA.ABDOW.SULEIMAN.TUNAKUPENDA.SANA.SOMALIA

  • @abdinasirmohamed2238
    @abdinasirmohamed2238 3 года назад +1

    Caasho jecliyaa. Somalia, Kenya, Tanzania, Zanzibar intaba wey ruxday oo magaceeda samadaasuu tagay

  • @abdelaziznur9487
    @abdelaziznur9487 3 года назад +2

    Waxay I xusuusisay waayo waayo, caasho cabdow suleymaan cimriggaa ha raago.

  • @nimoabdullahi3317
    @nimoabdullahi3317 3 года назад +1

    Masha Allah 🥰👏

  • @FreemanV99
    @FreemanV99 3 года назад +3

    Both were legends in their respective fields. Don't know where on earth they may be, but wish them the best of both worlds anyway.

    • @roblemaer4834
      @roblemaer4834 3 года назад +1

      Aisha is in Michigan. Idris in London, I presume.

    • @Ehel_Caashaq1
      @Ehel_Caashaq1 3 года назад

      @@roblemaer4834 Wow 👏

  • @abdirizackrageah4825
    @abdirizackrageah4825 3 года назад +3

    Wareysi muuse cismacil calinle mahaysaa soo raadi

  • @hersonmalaque3865
    @hersonmalaque3865 3 года назад +2

    Dadkii aan anaga xoriyadooda Aidan oogu heesi jirnay ayaa maanta hagardaamo nagu haayo.

  • @abdilatifmohamedhussein979
    @abdilatifmohamedhussein979 2 года назад

    Good voice maashaa Allah

  • @wadefreeman7340
    @wadefreeman7340 3 года назад

    thanks caashaay

  • @roblemaer4834
    @roblemaer4834 3 года назад +1

    Maskaxbadnida iyo ilbaxnimada labadaba hadalka Caasho Cabdow bay ka muuqdaan.

  • @abdihakimsahal7388
    @abdihakimsahal7388 3 года назад +4

    Asc ashok abdow was fanaanad qaran ku dhalatey. Kismaayo balsa waa baajuun

    • @user-sc7du8tf9v
      @user-sc7du8tf9v 3 года назад

      Kenyanti weeye original keeda

    • @mrali3601
      @mrali3601 Год назад

      Somali

    • @daruurcuratay1969
      @daruurcuratay1969 3 месяца назад

      @@user-sc7du8tf9v
      Kenyati maaha waa Soomaali waayo Kismaayo ayay ku dhalatay.

  • @maxamaddaahir1043
    @maxamaddaahir1043 3 года назад +1

    Msha alaah

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 3 года назад +3

    Share

  • @mafahow67
    @mafahow67 3 года назад +4

    ALA RUUXU CODKEEDU NAXARIIS BADANAA OO CODKEEDA RAXMAD BADANAA. WAA NAXARIIS XATAA MARKAY HADLAYSO

    • @omarxaaji4914
      @omarxaaji4914 Год назад +1

      Marag baan kaaga ahay codkeeda maxariis baa dku dareemin mamadan🥰

  • @iftinchanneliftinchannel682
    @iftinchanneliftinchannel682 3 года назад +2

    Casho cabdow cimri iyo caafimad Ayaan ku rajaynayaa

  • @farahmohamud6681
    @farahmohamud6681 3 года назад +1

    ASHA.ABDOW.SALEIMAN.SHE.LIVES.IN.MICHIGAN.AMERICA

  • @mohamedmohamud3432
    @mohamedmohamud3432 Год назад

    Weriyaha waa idirskee
    Ma idiris ciqaal baa mise waa idiris xasan diiriye

  • @yusufmao475
    @yusufmao475 3 года назад +4

    Waxaa fiicneyd inaad keentid masawirka Caasho...

    • @mohamedyare1917
      @mohamedyare1917 2 года назад

      Yusuf Mao waa sawirkeedi runtaaha wll ee saxdaa

  • @nimoabdullahi3317
    @nimoabdullahi3317 3 года назад

    Wow beuatful🥰

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 3 года назад

    masha allah thank you

  • @deeqaali2739
    @deeqaali2739 Год назад

    Saxaafad wax laga kororsan jiray iyo weriyeyaal af Soomaaliga hodan ka ah ninka wareysanaya Caasha waa Idiris Xasan Diiriye waayo waayo

  • @ayanwarsame7218
    @ayanwarsame7218 2 года назад +1

    Si kalan noqday markaan maqlay waraysigan waayo wadanku sidu ahaa iyo maanta

  • @zarahshewall7591
    @zarahshewall7591 2 года назад

    Maasha allaah

  • @kafia252
    @kafia252 3 года назад +1

    Wow

  • @waarimeysidewanaag8847
    @waarimeysidewanaag8847 2 года назад

    👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
    SALAAN SHARAF CURASHO IYO KAMADAALAYASHA DANTEENOW

  • @luqmansuleiman7870
    @luqmansuleiman7870 3 года назад +4

    waa cajiib 2da qof idirs waxuu ka soo jeedaa jaziirada Zeylac iyo Awdal Caashona Juula iyo Jubbada Hoose ayaamu zamaan JDS

    • @MohamedAhmed-do2fl
      @MohamedAhmed-do2fl 3 года назад +2

      Aad iyo aad sxb luqmaan waxey cadeynayse un soomaalinimadu ka badantahey oo wax kala saar saar ah uusan jirin oo nabadooda qabaan
      Ilaahow dalka iyo dadka sidoodii hore kusoo celi.

    • @maxamedabukarrikor2278
      @maxamedabukarrikor2278 2 года назад

      @@MohamedAhmed-do2fl aamiin

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 3 года назад +1

    LIVe

  • @farahmohamud6681
    @farahmohamud6681 3 года назад +3

    I WAS.BORN.IN.KISMAAYO.XAFADA.CALANLEEY.MAJENGO.

    • @kismayo30
      @kismayo30 3 года назад

      Same here bro I was born majengo

  • @hafsaaden9198
    @hafsaaden9198 2 года назад +1

    Waan yaabay manta casho cabow markay tiri sawaxil iyo carabi ku hadli jiray sabaob too ah soomali baan u qabay laakin hada sawaaxilan u fahmay ma sax baa mise wa qaldamay

  • @user-lh7zy8qh9w
    @user-lh7zy8qh9w 3 месяца назад

    Asc caasha afkii aad quraanka ku xafiday ayaad ku heestay markaa waa halka ciladu ee cashay baa ku jecel oo kaa xidhay codka

  • @qadarbukut1553
    @qadarbukut1553 3 года назад +1

    war qaraabo heestaan meel ha leygu sheego ey wada qaadaan mama fadumo qasim iyo mama casho cabdow plz

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 3 года назад

      Waa hees cajiib ah, waqtigaas illaa hadda wili wabiyadii way nagu fatahayaan, abaartiina way daba taal.

  • @fe8445
    @fe8445 26 дней назад

    Sawirada gabadha xeebta ordaysa inaad naga saarto baa ila fiican.

  • @munamohammed6656
    @munamohammed6656 3 года назад

    Heesaha tacarabka Tanzania iyo Cost Kenya Ayaa kuxasuusta,

  • @hirrowleofficialchannel3186
    @hirrowleofficialchannel3186 Год назад

    Khaladka asad baa leh waayo marba meelbuu aadaa.

  • @abdinasiraden7807
    @abdinasiraden7807 3 года назад +2

    Who was fadumo Kenya ‘and anyone knows her songs

    • @CSeerbiya
      @CSeerbiya  3 года назад +6

      Fadumo Kenya is Fadumo Hiirad she lives in US and once became the wife of Late Omar Dhuulle.

    • @mustafeahmed9126
      @mustafeahmed9126 3 года назад

      Faadumo Kenya waxa ay ahayd mid ka mid fanaaniintii ugu horeysay ee ka heesta Radio Muqdisho dinaca dumarka , markii danbe waxa ay isguursadeen Alle ha u naxatiisee Omar Dhuule

    • @roblemaer4834
      @roblemaer4834 3 года назад

      Faadumo Hiirad Qalyayax

    • @Ehel_Caashaq1
      @Ehel_Caashaq1 3 года назад

      @@CSeerbiya Wow 👏 Short but enough....Great mentality

  • @geelegaab
    @geelegaab 3 года назад +2

    Caasho ma baajuunbaa
    waxaay sheegtay inaay kismaayo ku dhalay kuna barbaartay walina afsomaaliga aaysan garanaayn sidee ku dhaqday ma kismaayo ma sawaaxiliyaa looga hadlaa kismayo ma arkin

    • @hersonmalaque3865
      @hersonmalaque3865 3 года назад +3

      Haa walal qowmiyad dhan oo baajuun kismayo looga yaqaano oo af sawaxil ku hadlo aya jiray inkasto hadda ay u qaxeen tanzaniya

    • @ahmedmohamed-yp6un
      @ahmedmohamed-yp6un 3 года назад

      Haa sxb wali jazeeradaha jubada hoose ee jula iyo jaway sawahili ayaa loga hadla qowmiyada asalkoda wa sawahili

    • @mataan954
      @mataan954 3 года назад

      Kismayo iyo nawaaxigeeda Istanbul, Kudhaa, Buurgaabo
      Raas Kiamboi
      Intaba weey dagaan qowmiyada Baajuunta waxeyna ku hadlaan Swahili iyo Somali waana dad xadaari oo kaluumeysato ah

    • @abdinasirmohamed2238
      @abdinasirmohamed2238 3 года назад +1

      Aniga ayaa jubooyinka kashaqeeyo. Oo marmar khadka teefanka kuwareysto sababo amni oon u aadi karin awgeed dad kamid ah bulshada ay kasoo jeedo ee baajuunta oo kunool deegaanada Kudhaa, Buurgaabo ilaa Raaskiamboni.
      99% ilaa iyo hada iiguma ajwaabi karaan afsomali. Waa laga yaabaa iney suaashaada fahmaan lkn masoo celin karaan. Marka maadama aan kenya kaimaaday wey ii fududahay inaan Af sawaaxil kuwareysto oo iyagana ufudud.

    • @osmanisse102
      @osmanisse102 2 года назад

      Su,aashadu waa sax laakiin waxaa kamaqan taariikhda somalida inad akhrido oo mugdi badani kujiro

  • @munamohammed6656
    @munamohammed6656 3 года назад +1

    Mariama makeba not makiba

  • @servestacton5083
    @servestacton5083 3 года назад +2

    CAASHO MARKUU WARIYAHA YIRAAHDO HEE SEY ULEDAHAY BAA NAXARIIS KU DAREEMAY WALLAHI IYO DAD HADA JIRA IGAWAD KKKKK

  • @shufeyrhore2422
    @shufeyrhore2422 3 года назад +1

    Bahda Curasho sawirada iyo muuqalada iyo barnaamijka ha islahaadan. Waxaan lahadlayaa ninka la yiraahdo serbia oo waxan ku shaqo leh

    • @ahmeddahir7061
      @ahmeddahir7061 3 года назад

      Maxaa la saari karaa Caasha Cabdoow? Ilern muuqaal lagama hayee. Mise sawir bes in la saaro ayaad rabtay?

    • @abdirahmanhaydar9481
      @abdirahmanhaydar9481 3 года назад

      Walaka haya xitaa muqaalo laka haya weena noshahay

    • @mohamedsomali3783
      @mohamedsomali3783 3 года назад

      @@ahmeddahir7061
      Walaal muqaalo iyo sawiiro Caasho Cadow waay buuxan ee iyagan isku taxluujin..

    • @abdinasirmohamed2238
      @abdinasirmohamed2238 3 года назад

      @@ahmeddahir7061 muuqaladeeda youtube kabuuxaan

  • @sandhereabdullahi5088
    @sandhereabdullahi5088 3 года назад +1

    Cumaroow sxb heestaan faadumo IHN iyo caasha laxanka cajiibka ah ma isla dun carbeed baa IHN. Meel aan kaalasoo xariiraan rabay gmail xitaa?

  • @Waxkasta
    @Waxkasta 4 месяца назад

    26:36 shugo waamaxay? Waxay tiri 'shugo baan ku socon jirey' mana aan fahmin.

    • @Shaarkeey100
      @Shaarkeey100 3 месяца назад

      Shuko waxaa la dhahaa cabaayad madoow oo dumarku qaadan jireen, gaar ahaan xamarweyne, shingaani meelahaas.

  • @macalindaahir4731
    @macalindaahir4731 2 года назад

    Ala yacizak

  • @cismaanxasan6555
    @cismaanxasan6555 3 года назад

    Oo manooshhy hadda

  • @omarxaaji4914
    @omarxaaji4914 Год назад

    Wareysigaan waa goorma talow?

  • @wadefreeman7340
    @wadefreeman7340 3 года назад

    hhhh

  • @umubahja1508
    @umubahja1508 3 года назад +8

    Dariska xalaasha mama caasho hada waa waayel Michigan 🇺🇸 bay ku nooshahey

    • @warsamesadaam2250
      @warsamesadaam2250 3 года назад

      Wall mayey noshahay mama casha cabdow maleyka

    • @umubahja1508
      @umubahja1508 3 года назад

      Haa walal

    • @mohamedyare1917
      @mohamedyare1917 2 года назад

      @@warsamesadaam2250 haa USA JOOGTA iyadoo waayela

    • @Waxkasta
      @Waxkasta 4 месяца назад

      Waan rabaa inaan booqdo