CLASSIC BANAADIRI | ABAAYOOY AMAAD IGA UUR GADOONTAA | AXMED NAAJI IYO FAADUMO QAASIM HILOWLE

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 23 авг 2024
  • #Axmad #Naaji & #Faadumo #Qaasim #FADLAN #SUBSCRIBE # HEESO #XAMARI XUL AH. Hala baqeylin #like hadii aad jecesaha heesaha lasoo cusbooneysiiyay ee musiga macaan leh
    Boqoradda heesaha #xamari ga ah ee #Faadumo Qaasim Hillowle iyo #Axmad #Naaji.
    Riwaayadi duqaan da,diisa ogeyn 1975.
    • CLASSIC BANAADIRI | AB...
    ~-~~-~~~-~~-~
    Please watch: "(15) Cod aan caadi aheyn "
    • Video
    ~-~~-~~~-~~-~

Комментарии • 68

  • @Tahir-bs8cs
    @Tahir-bs8cs 7 месяцев назад +4

    17 jeer isku xigto aa heestaan dhageestay ....i love it

    • @AFYALSTUDIO
      @AFYALSTUDIO  5 месяцев назад +2

      LOL, WAA KU RAAXEYSATAYE

  • @hodanabdi849
    @hodanabdi849 2 года назад +12

    HEESTAAN MUDAAN RAADINAAYEY. THANKS🌷😍 XUSUUS YARAANTEYDA AAN GALAY CAAWA😭😭😭😭

    • @cabdinasirclle2453
      @cabdinasirclle2453 2 года назад +1

      Mahadsanid hodan

    • @AFYALSTUDIO
      @AFYALSTUDIO  2 года назад +1

      Waa ku faraxsanahay inaan yaraantaadi kuu celiyo. Hadana sorry hadii nabar ay heestu taabatay. Waa ku mahadsantahay subscribe ka 🙏🏾

    • @cabdinasirclle2453
      @cabdinasirclle2453 2 года назад +1

      Waxasn ka ordaa in leeyskukeenatko hasha waan kuwiiroodey by nassir cadaala

    • @cabdinasirclle2453
      @cabdinasirclle2453 2 года назад +1

      Thanks hodan by nasir cadala

    • @hodanabdi849
      @hodanabdi849 2 года назад +1

      @@cabdinasirclle2453 u wlc aboowe

  • @user-cr5ul9xg5l
    @user-cr5ul9xg5l 11 месяцев назад +1

    Allah ha u naxariisto 2 caduunkan waakatagen aan u duceeyno walalyal

  • @cabdullaahicalixasan9205
    @cabdullaahicalixasan9205 Год назад +2

    Aqoon gaabanaa kuwa dhahaya faadumo qaasin maaha maba yaqaannaane

  • @zeynabnoor2176
    @zeynabnoor2176 3 года назад +2

    Marsha allah Faduma Shiekh shoble Illahey cirri dheer haku siiyo

    • @zeynabnoor1473
      @zeynabnoor1473 3 года назад

      Faduma sh shoble waaye qofkaan hesta qadeyso ee waa nooshahay

  • @mukhtaryousuf7332
    @mukhtaryousuf7332 Год назад +2

    Ahmed naji iyo fadumo qasin they neva go awey I love 😍 dem

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan 3 года назад +8

    Allayarxam Faadumo Qaasim , Axmed Naaji Cimriga Allaha Ubarakeeyo , Rewaaydii Duqaan Da,diisa Ogeen 1975 .

    • @waryaawariiri1812
      @waryaawariiri1812 3 года назад +1

      Banaadiriga magacyada ruwaayadahooda aaba ka helaa:
      Ma Damci Lahayd Dumaashidaa
      Sharaxii La Tumay Sheekaa Ka Dambeysay
      Ibna Aaden Iswaayey Arinaa Kala Geysay

    • @ahmedabdi6116
      @ahmedabdi6116 3 года назад

      @@AFYALSTUDIO
      .

  • @ismanomar9397
    @ismanomar9397 3 года назад +1

    Xusuus Qaali Ah wow long time Ma Maqlin Thanks

  • @abubakarsheikh6748
    @abubakarsheikh6748 3 года назад +4

    Ahmed naaji ilahey haa dhowro adiga iyo familyga oo dhan Amin Amin yaa rabbi jazakallah kheiran faduma ilahey haa u naxristo ilahey qabrigeed Ilahey haa uwaasiyciyo Amin Amin Somali guul

  • @muhammadsheikh676
    @muhammadsheikh676 3 года назад +4

    Fadumo qaasin AUN aamiin Axmed naji cimri dheer iyo cafimad allaha siiyo top hees erayo wanagsan kalsooni abuura

  • @omarawaale1263
    @omarawaale1263 3 года назад +2

    Waaw thanks DJ waayo waayo

  • @abdirashiidjama9925
    @abdirashiidjama9925 2 года назад

    Ilaahey ha u naxariisto fadima qasin Ahmed naji ❤️

  • @hamudibrahim3710
    @hamudibrahim3710 2 года назад +2

    waa hees ka shakeysa sida aan looga maarmin guurka iyo dhab ka hadalka jecelka labada qof(gabadh iyo wiil)

  • @umumaryama7860
    @umumaryama7860 3 года назад +7

    Hees mcan o jcl ah xasuus ween iga mudan

    • @umumaryama7860
      @umumaryama7860 3 года назад

      @@AFYALSTUDIO 🤣🤣🤣🤣 haa mshalh you welcome

  • @creativesomalia7784
    @creativesomalia7784 2 года назад +1

    I miss old days Somalia

  • @hodanabdi849
    @hodanabdi849 2 года назад +3

    ALLOW KUU NAXARIISO FADUMA QAASIN HILIWLE. WAA FANAANADA AAN U ILMEEYEY 😭😭😭

  • @abdirshidmohammedisse5363
    @abdirshidmohammedisse5363 3 года назад +2

    Waayo waayo

  • @Mursalshire8400
    @Mursalshire8400 Год назад

    Dahabi dahabi❤

  • @hassanyusuf5757
    @hassanyusuf5757 9 месяцев назад

    Ilaahay ha u naxariisto

  • @IlyaasQorbires
    @IlyaasQorbires Год назад

    Abayooy.adoonku.arkaya

  • @M.Duran71
    @M.Duran71 3 года назад +1

    AUN Faduma Qaasim Hilowle

  • @cosywaypropertyservices4754
    @cosywaypropertyservices4754 3 года назад

    abaayeey

  • @maxkobe4509
    @maxkobe4509 Год назад

    💯💯👍👍

  • @IlyaasQorbires
    @IlyaasQorbires Год назад

  • @zeynabnoor2176
    @zeynabnoor2176 3 года назад +1

    Codkaan Maahan aun faaduma qaasin

    • @issadihre2066
      @issadihre2066 3 года назад +1

      Faadumo qaasin waaye Codkaan100%

    • @issadihre2066
      @issadihre2066 3 года назад

      Waa Hubaa Fatimo qaasin waaye

    • @abdullahi1438
      @abdullahi1438 3 года назад +2

      cidan codkeeda aqoon waxas ugu sheeke

    • @yasiinhusseingarweyneahmed7581
      @yasiinhusseingarweyneahmed7581 3 года назад +2

      Faaduma Qaaim Allaha u naxaristo. Codkaas iyada waaye . Umada Axada Xamar imaadey Lee kaseynin

    • @ismanomar9397
      @ismanomar9397 3 года назад

      @@yasiinhusseingarweyneahmed7581 👍

  • @IlyaasQorbires
    @IlyaasQorbires Год назад

    😊

  • @luluhassanhirey3023
    @luluhassanhirey3023 8 месяцев назад

    😭😭😭😭🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻💐💐💐

  • @AL_shahada
    @AL_shahada 2 года назад

    Burkanta mid waalashida sidi nuriyad logusameysto mid iyada xag alaah kasoobaxda nuriyada rinjigey sisa nurka