"Mar walba waxaanu keennaa Murashax Madaxweyne ku xigeen oo aqoonyahan ah " Gudoomiyaha xisbiga UCID

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 12 сен 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Комментарии • 119

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o 19 дней назад +13

    Somaliland is not easy guul insha Allaah allaahu akbar ❤❤❤❤❤❤

  • @MaxamedXanaaneeye-jr2pz
    @MaxamedXanaaneeye-jr2pz 19 дней назад +12

    Faysal cali waraabe Somalilander dhab ah viva somalliland

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed 19 дней назад +9

    Faysal Cali waraabe Waa Somalilander Xalaal ah Oo Aan liid Dal kiisa iyo Dad kiisa loo Adeegsado ahayn Hadii Dad ka Reer Somaliland Dad Dan tooda garanaya yihiina Cid kale Oo Aan isaga ahayn may doorteen Gudoomiye Illaah haku Xafido 💚🤍♥️🙏👍✅
    💚🤍♥️💚🤍♥️
    💚🤍♥️💚🤍♥️

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o 19 дней назад +12

    Faysal cali waraabe geesi qaran jiro joog cadow ciile ❤❤❤❤❤❤

  • @DiegoJotta-du1hm
    @DiegoJotta-du1hm 19 дней назад +4

    Ninkan siyasada majaajiliste miyuu kayahay waa maxey title KIIS 😂

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 19 дней назад +4

    Dagaal cali geesi qaran faq baad leedahay in lagu door to insha alaah❤❤❤❤❤❤

  • @user-ls9vs6yu3v
    @user-ls9vs6yu3v 19 дней назад +4

    Geesi qaraan Feysal Cali warabe ❤

  • @sahnim7481
    @sahnim7481 19 дней назад +3

    Faysal Qaran ❤❤❤🎉🎉 Guul Somaliland

  • @Mo_Daud.2
    @Mo_Daud.2 19 дней назад +4

    Qac aya kayedhay gurguurte io marxuun😂

  • @user-uf1ih4uf5z
    @user-uf1ih4uf5z 19 дней назад +3

    Faysal cali waraabe legend of the legend cadaw ciile guulayso

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o 19 дней назад +6

    Ciidamada somaliland illaahay ha xafido aamiin yaarabiy ❤❤❤❤❤❤

  • @ahmeddaud5075
    @ahmeddaud5075 19 дней назад +3

    Hogaamiyaha Ruuxiga ah ee Xisbiga Qaran Faysal Cali Xuseen ,qaran dhis waa lagaaga hadhay Xisbiga ucidna waa soo baxayaa 100% Ragna waa kala baxay

  • @user-bp9rx5tz4x
    @user-bp9rx5tz4x 19 дней назад +3

    Waxaas dhacayaniyo somaliyadaa ina sheeganaysa xukuumadii kulmiye ee hore ee uu xirsi iyo ina xaashi maamulayeen ayaa ka masuula Madaxweyne Siilaanyo waakuwilahaa wuuxanuunsaanaa intii uu xilka ahayay oowaxba odhanmaynee Tuugtaa halala xisaabtamo

  • @khalidmahamud1756
    @khalidmahamud1756 19 дней назад

    Guul faysal ali waraabe ❤ anuu habar awal ah diyaar codkaago madaxwayne ❤🙏

  • @halimaaden275
    @halimaaden275 19 дней назад

    Thank you Faisal ❤❤❤❤

  • @Ahmed_Rainfall.10
    @Ahmed_Rainfall.10 19 дней назад

    Tuulo aad leedahay majirto kulahaa... Ader iska naso hadeed, Allah haku barakeeyo🙏

  • @abdiqanihassanelmi2362
    @abdiqanihassanelmi2362 19 дней назад +1

    Somaali waxaa baabashey Siyaasi TUUG. BEENAALE. II MAAN LAAWE .DAMIIR LAAWE. Umad markii Alle rogaayo waxaa madax laaga dhigaa Dadka kuwa uguxun .waxay sacabka u tumaan ku waas oo kale Somalidu Alow ka qabo Dadka iyo Dalka

  • @user-he8nu4uo6t
    @user-he8nu4uo6t 19 дней назад

    Fellow.mahabistaa.sofuur.hadal.badan.lomabaxano.dadku.wawadaanii.amiiiiinn❤❤❤❤❤❤❤

  • @xusencusman7219
    @xusencusman7219 19 дней назад +1

    Haye faysal😮😮😮😮😮😮

  • @abdishakurabdullahi2371
    @abdishakurabdullahi2371 19 дней назад +1

    Kuwa umaleeya in Feisal madaxweynaha soomaliland yahay.
    Dowlada kama tirsana xilna ma haaya.
    Title iyo howl loo dhibay majirta majajileystana maaha waa bila camal.

  • @shahidcali2926
    @shahidcali2926 18 дней назад +1

    Faysalow ina adeer basaborka hargeysa 500 dollars waa inagu badan tahay. Ee 100 dollars Naga dhig wax kale kama rabno hadaan fhalunyarada nahay

  • @aliabdi8873
    @aliabdi8873 19 дней назад +1

    Waar Kani ma faqashtu u shaqeeya

  • @Farah-ek1vp
    @Farah-ek1vp 19 дней назад +1

    Reerow Somaliland iska so tarxiila faysal iyo muse labadan odey wey idin wareeriyeen.hawad Ethiopia ku dhasheen ku so celiya.kilil 5 ayaa og radi. Faysal waxb weye.
    Dhaliyada dalka u dhiiba.

  • @user-jv9gi2jg7t
    @user-jv9gi2jg7t 19 дней назад +1

    GEESI QARAN FASAL Ali GUUL GUUL SOOMAALILAN CIIDANKA QARANKA GUUL 💚🤍❤️💪💪💪💪💪 GUUL

  • @Mubaarak87
    @Mubaarak87 19 дней назад

    IsaaQ maaanta ayay Garteen Xaqiiqada jirto Adeer hawadii laga qaad In sha Allah 2025 Somalia Sev waaye

  • @xasanqawdhan4970
    @xasanqawdhan4970 19 дней назад +1

    wuu asaasaqay

  • @ahmedgureyismail9440
    @ahmedgureyismail9440 19 дней назад +1

    GUDOMIYE FAYSAL WA SIYASI RUG CADAA AH WAXA WLIBA U DHEEER WA MU'AADIN DHABA OO DHIIGISA SOMALILAND KU DHEHAN TAHAY

  • @user-gk4br7vq5f
    @user-gk4br7vq5f 19 дней назад

    Exactly daady the kind of person we need is you

  • @moeawale4891
    @moeawale4891 19 дней назад +1

    Beenaale aaway hawadii aad la wareegtay ee maalin walba meesha la soo taagnayd . U sheeg dadka maanta. Qalbi caruurow ceeb iyo caqli xumo illaahay kugu manaystay.

  • @ahmedmusa8929
    @ahmedmusa8929 19 дней назад

    Biixi ayaa soo noqonaya guul

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 19 дней назад

    Faysal waa halkeey qaran waa in lasoo saaraa Galbeed waanu ka soonsaaraynaa mujaahid faysal❤❤❤

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 19 дней назад +1

    feesalaww ina mooge ku wareejji kaasaa dalka dantiisu kujirtaaye adna iska raaxayso oo qarnka waxad tahayyyyy rukniyadavwadankeeeeee

  • @ahmedmusa8929
    @ahmedmusa8929 19 дней назад +1

    Sow ninkii muqmadda geynayey ma tihid,futadaad ka hadashay

    • @khadarhassan882
      @khadarhassan882 19 дней назад

      Muqamada ma walashaba u keentey o leefleefaysay😂

  • @MaryanHussein-nu9yd
    @MaryanHussein-nu9yd 19 дней назад +1

    Kkk iisaaq walee gabalkoodii baa dhacay

  • @NemaDahir
    @NemaDahir 19 дней назад

    Faysal waa real Lander ❤❤❤

  • @NemaDahir
    @NemaDahir 19 дней назад

    Buufi nacabka ❤❤❤

  • @cabdiwahaabmaxamed2699
    @cabdiwahaabmaxamed2699 19 дней назад

    hanti qaran weeyi faysal

  • @FadumoAbdi-b5j
    @FadumoAbdi-b5j 19 дней назад

    Somalidda confureed x ama Xamarba waxay cidhibata kabbahood soo dhigaan midbuka oo ka soo jeedda reer Sheekh Isaxaaq oo ay isku Sawiraa.

  • @ahmedbarud7029
    @ahmedbarud7029 19 дней назад

    Adigu Waa lagu Fahmaye ee iska naso run Kama ah

  • @NemaDahir
    @NemaDahir 19 дней назад

    Mucaarad ahaw laakiin Lander ahaw ❤❤❤

  • @sucadbileahmed8004
    @sucadbileahmed8004 19 дней назад

    Faysal adeer wn ku taagera

  • @ayandahirmohamed1188
    @ayandahirmohamed1188 19 дней назад

    Illahayow faysal sosar❤

  • @saladomar8670
    @saladomar8670 19 дней назад

    Yaa xeywan warabe

  • @NemaDahir
    @NemaDahir 19 дней назад

    Nacabku hayska ciyaane awra caynta u jiidaa ❤

  • @GhffGg-gr7iq
    @GhffGg-gr7iq 19 дней назад

    Ma maraxweynuu is moodayaa horta waa yaabe?

  • @abwaandaahir8673
    @abwaandaahir8673 19 дней назад

    Fayasal ma gudboow
    Guule idamkiis
    Gudbi meeyside
    Gebgebleeyntiyo
    Gooha badan daa

  • @muhadbarre1821
    @muhadbarre1821 19 дней назад

    لكان خير لشيخ فيصل لو يقول لمستمعيه شئ مفيدالا بطعن والدعايات ضد لكل منتقديه. هو سياس مخضرم الذي لا ينجح لمنصب القيادي في الصومالند أكثر من ٣٠ عاماالي يومنا هذا. متي ينجح ويقود لشعيه؟ ام يفضي لوقته ......

  • @abdallahassan4127
    @abdallahassan4127 19 дней назад

    faysalow sow adigii rufiyaanka u ahaa goormaad s n m noqoty xaaraaye cidina kudoran mayso codkaga umbaad helaysaa xaarwayne

  • @MoneyOn_Air
    @MoneyOn_Air 19 дней назад

    faysal anigoo aan Qabyaalad ku taageerayn lkn walahi waa muwadin dhab ah oo wadankan lagu aaminayo waan soo saari lahaa
    lkn ciro maya waligiis cod igama helayo intuu sidan yahay

  • @AsumVonidalezd
    @AsumVonidalezd 19 дней назад +1

    In cali dharma oo bororanaya

  • @ismailhassan6755
    @ismailhassan6755 18 дней назад

    Odaygan waa itoobiyan gaalka

  • @ibrahimelmi3105
    @ibrahimelmi3105 19 дней назад

    Nin raga oo wadani ah haddaad tahay is casail oo laba nin oo aqoonyahan ah u dhiib hogaanka Xisbiga.
    Waa runtaa nimankaa aad keentay niman wacan bay ahaayeen, laakiin dadku adigay ku neceen, waxaad la mid noqotay Yuwero Musefeeniga Uganda iyo Rebert Mogabi oo kale, ee hadaad in uun damiirleedahay kursiga banee, haddii kale cidna ha canaan

  • @ibrahimahmed7444
    @ibrahimahmed7444 19 дней назад

    MMTV ba waa dibjiriin munafaaqin ah oo isku sheegta suxufiyin ay ku faqashtu iyo qadadweyntu ku xamaaloto.

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 19 дней назад

    War daroondkani bal idinkuba fahma ? somaliland darooki ku jiray aya y qabiil iyo qudhun ku wadaan somalia inay somaliand lamidowday doonayaan ??? muse iyo issaq looma socdee waa somaliland waxaa la tirtirayaa ciise waynow ee horaa loo yidhi walaalki loo xiiryow adiguna soo qowso wax la aqbali karo maaha , ilaahayba dhulkani nagu beeray oo naga dhigay somaliland anagu Djiboutina ma nihin Ethiopianan manihin lakin xudhurtayadiiba taala somaliland oo Hargeissa 5 sacadood ayay ii jirtaa halka xamar 5 cisho usii dhaxayo ee somaliland muse malaha issaq malaha inkasto ilaahay jaar igala dhigay dalkana way ilaleeyihiin calankana waan wadaagnaa kolkaa ninkii somaliland soo weerara horta waa inuu anigoo mayd ah ii dhaafa issaq iyo samaroon hay danbeeyaane daroodismigu waxba yanay la hadhin ilaahayba badaye hawiyee hasoo sasabtaan somali jacayl been ah haska oohiyaan khayiminta filimka hindiga waa la fahmay ee cunaqabateeya dhoofka xoolaha sidi cadada idiin ahayd ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤sunti gaashaan from saylac city alqadiriya iyo xaramka masjidul qiblatayn baladka ruuxiga somaliland republic

  • @abdirahman6263
    @abdirahman6263 19 дней назад

    Iran state😂faysal muwaadin lkn cidna ma dooranayso oo wuxu ka dhashay reer qabyaalad fool xun isticmaala oo daba socda cirro canbe.

  • @saladomar8670
    @saladomar8670 19 дней назад

    Waa kaas dhandhan somaliland tagen yahey maanta hamza abdi bare 100 kun malayen uu jeer uu ka aqli badan yahey yaa xeywan warabe

  • @MaxamedAbdi-x8r
    @MaxamedAbdi-x8r 19 дней назад

    Xabsiga ayaa ku dhimaneysaa nolashaada somaliya weey ku wazeeysaa

  • @a.bismail6492
    @a.bismail6492 19 дней назад

    doorashadani waxay ku saabsan tahay mustaqbalka Somaliland! Hadii aad u codayso Hisbiga Wadaani waxaad doortay Somalia!!! hadii aan u codayso Kulmiye/Ucid waaxan u doortay Somaliland!!! GUUL KULMIYE! GUUL MUSI BIXI! GUUL Faysal cali waraabe! GUUL SOMALILAND!

    • @khadarhassan882
      @khadarhassan882 19 дней назад

      Diyaar ma u tahay inaad doorato faysal ?

    • @a.bismail6492
      @a.bismail6492 19 дней назад

      @@khadarhassan882 musi ba so noconaya

  • @guuldoon1
    @guuldoon1 19 дней назад

    Faysal majnuun ayaa reerkan musharax madaxwayne u ah wa ninkii wiilkiisii uu dhalay isku qarxiyay dalka suuriya waa nin aan caruurtisa xitaa xukumi karin oo kala ogeen aduun iyo aakhiro
    Marka hore caruurtada maka war haysaaa faysaloow waa adiga intaad qamri soo cabto mikroofanka 🎤 iskaso qaadanaya 😂😂

  • @aliabdi8873
    @aliabdi8873 19 дней назад

    Basaas

  • @MohamudColaadYusuf-ki2pw
    @MohamudColaadYusuf-ki2pw 19 дней назад

    Faysal faaraq walee ayaad tahay

  • @abdirazakmahamoud2829
    @abdirazakmahamoud2829 19 дней назад

    Faysalaw adiga iyo Muuse Oromo ayaad milxiis u tihiin, ma idinkaa midnimo dhaliilikara?

  • @ugaasyear4501
    @ugaasyear4501 19 дней назад

    Nacaybkii oo qofaa😊

  • @user-ll9qu9rf6f
    @user-ll9qu9rf6f 19 дней назад

    Goormay dooran doonaan Soomaalikand ninkaan

  • @KeyseAwadAliAbdi
    @KeyseAwadAliAbdi 19 дней назад

    Faysal Waxa ka baqayaa isagoo Somalia 🇸🇴 xamar eee Muslim ka caayaaya Naftu Kaga baxdo sidaa Maalin walba Naxli ayuu ka sheekeenaya 😂😂😂😂

    • @NemaDahir
      @NemaDahir 19 дней назад

      Nacabku derbiyada ga jiidho 😅

    • @khadarhassan882
      @khadarhassan882 19 дней назад

      O kuwiina aad yuhiuda moodo e maalinwalba ooyaya manad arag nadalyahow

  • @SanaagSomaliland
    @SanaagSomaliland 19 дней назад

    Waa kan waalan maxaa qaaday. Waar Muse Biixi waa kaa ka aamusaye, maxaa adiga futada kaa jira? kkk waa Somaliland Muse ka danbayn mayso. Sida uu Muse uga aamusay inaad adiguna afkaaga daboolato weeyan.

    • @NemaDahir
      @NemaDahir 19 дней назад

      Sakiin liq 😅

  • @mighty3846
    @mighty3846 19 дней назад

    Ceesaan dhukuran weeye kani! Weligey qof sidiisa u madhan ma arag. Laakiin idinka inuu kan op kale idin soo hor fadhiisto lama yaabayo

  • @abdigafaryusuf8417
    @abdigafaryusuf8417 19 дней назад

    Waar dadka ha waalin waxaad Ku xidhantahay kulmiye oo woxoogaa Kirada Kaa bixiya

  • @user-vx5sq5yf2c
    @user-vx5sq5yf2c 19 дней назад

    War muuse inoosoo celiya kani midnimada marabohe

  • @AsumVonidalezd
    @AsumVonidalezd 19 дней назад

    Hanacleyso

  • @janira7480
    @janira7480 19 дней назад

    Ciilka darbı yada hajiro Alla maxey ciil u dhinten calankeeeee 😂😂😂

  • @ShamisAli-r3u
    @ShamisAli-r3u 19 дней назад

    😂😂😂 faysal dhibka ku hesta wuxuu yahay matihid qof aqon diiniya iyo mid madiyaba adan lehen sabab tas keneso inadan fahmin hadalka resal wasarah iyo adunka manta an joogno is badalka dhacayo marka inaa Mel inta farisato iska hadasho calyada daadiso waa is ka caadi moga tahay adiga

  • @libanomar9769
    @libanomar9769 19 дней назад

    Feisalow adi mawa qof dalilaya adigo musharax ma guleysta ah mucarad iyo muxafid wuxu yahay an la aqanin musa iyo dowladisa 24 hosta ugu jirta ninyahow nin goan iyo xadal adag leh noqo

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 19 дней назад

    Maanta maxaa soo kiciyey afhayeenkii kulmiye

    • @user-uf1ih4uf5z
      @user-uf1ih4uf5z 19 дней назад

      Kala baro qaranimada iyo xisbiyada yaa ciyaal

    • @NemaDahir
      @NemaDahir 19 дней назад

      Real Lander ❤

  • @MandheereInaxasan-mb3nq
    @MandheereInaxasan-mb3nq 19 дней назад

    Kkkk yahu

  • @AbdiqaniArtan
    @AbdiqaniArtan 19 дней назад

    Ninkani nacaybka Habar Yoonis ayuu dunida u joogaa.Markuu leeyahay xisbiga Waddani wuxuu u jeedaa HY.tolow maxay ku sameeyeen.Muuse Biixi maanta immisa ayuu kuu soo dhiibey $500. 😅😅😅

    • @NemaDahir
      @NemaDahir 19 дней назад

      He's real Lander ❤

  • @kingmj5675
    @kingmj5675 19 дней назад

    😂😂😂

  • @HasanAli-dy6so
    @HasanAli-dy6so 19 дней назад

    FAYSAL HANDARABOW CUQDADBA KABUUXDA NACEYBA KUBIYADHIGAY LKN HALKU KU GAARSIIN NACEYBLADU ADIGA UUNBU KUGU EGYAHAY .
    CUDURKA KUHAYA ALAHA KIGUDILO IBLIIS BATAHAY JIR JIROOLE :😢😢😢😢😢😢

  • @abdigafaryusuf8417
    @abdigafaryusuf8417 19 дней назад

    Faysaloow habarwaalan

  • @ibraah1
    @ibraah1 19 дней назад

    Kan la yaab maleh, ee kuwuu wax u sheego ama uu hogaamiya yaan la yaabanahay xaalkooda

  • @FatmaOmar-c8m
    @FatmaOmar-c8m 19 дней назад +1

    Duqaan waalan madadbuu odayuyahay indoor walasoo afjaray waalidii aadwadanka kuxaraashteen

  • @MandheereInaxasan-mb3nq
    @MandheereInaxasan-mb3nq 19 дней назад

    Kuwanna dadbay masuuliyiin uyihiin subxaana allah

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 19 дней назад +1

    Ninkaan markuu dhinto ayaa ladooranyaa

  • @AmiincabdiGadhweyne
    @AmiincabdiGadhweyne 19 дней назад

    Waxa waligaa lagaagaga guulaystaa waa cudurka kugu jira ee Somalia 🇸🇴 naceyb keeda ah waligaana guulaysan maysid

  • @user-ie8ws3hj1m
    @user-ie8ws3hj1m 19 дней назад +1

    😂😂😂hadalkaga sowmaha umada soomaaliyeed iyo dowladoodaba majiraan ee qabiilkeyga jira oo sharci ah!!!!!! Mamul qabiil ah baa kuleh qabyalada uf dhaha !!!! Islayaab oo umada soomalkiyeed kaxishoo.

  • @user-ll9qu9rf6f
    @user-ll9qu9rf6f 19 дней назад

    Hadii la doorto inuu aqoonsi keeni lahaa bay ila tahay bal doorta markaan

    • @user-vx5sq5yf2c
      @user-vx5sq5yf2c 19 дней назад

      Aqoonsi maxay ah

    • @guuldoon1
      @guuldoon1 19 дней назад

      Wuxuu ubadali laha somaliland meel dadkeedu walanyihiin
      Ninkaan waa nin waalan
      Xitaa wiilkiisii u dhalay ayaa argagixso noqdy o suuriya isku qarxiy marka qofkaan miyaad madax ahaan urabtaan 😂

  • @daljireali4783
    @daljireali4783 19 дней назад

    Odayaashaa SNM dhalintaa ree waqooyi halaga badbaadiyo cuqdad iyo naxli ayay ku abuurayaan

    • @user-lh6yk4sy3o
      @user-lh6yk4sy3o 19 дней назад

      Waa QARCALAND DHIISTAA😅 Liido beach Maha ka dhacay??
      SOMALILAND SOCOTAY WALAY 🟢⚪🔴

    • @user-gl2go3kp6s
      @user-gl2go3kp6s 19 дней назад +1

      Oromo tahay shiib amuus

    • @user-lh6yk4sy3o
      @user-lh6yk4sy3o 18 дней назад

      @@user-gl2go3kp6s ina shatii shampoo 🧴 kalay i amusii ma runta ku dhiibasa miya..
      Caruruti Liido shiishiitka noqday caway..
      QARCALAND BOOM 🤯💥

  • @yuusufmaxamed7742
    @yuusufmaxamed7742 19 дней назад

    FAYSAL FAQASH WARAABE

    • @NemaDahir
      @NemaDahir 19 дней назад

      Faqash ninkii doonzyaa xanaaqay. 😅

  • @Hciid
    @Hciid 19 дней назад

    Adiguna jareer cadoow xagee ka talisaa jiro somali ayaa ku haysa waase noo finland hadii aad basaporka sii haysato

  • @user-kg2hz5tn2k
    @user-kg2hz5tn2k 19 дней назад

    War ninka an dhawrano hadanahay re gabily uyo re smaliland

  • @shariifcumaribraahim7380
    @shariifcumaribraahim7380 19 дней назад

    😂😂😂

  • @MohamedYousuf-zo2mt
    @MohamedYousuf-zo2mt 19 дней назад

    😂😂😂😂