Wlhi, this is the best and emotional touching movie👌💯👍 Hooyo mcn ❤illahyow 😢janadii ka yeel…!!! Dhalinyaro badan insy lesson ka bartaan….! Family pressure, Peer-presure! Is the worst…!!!
😂😂😂Waa nio horta somalilandta waalan jigjiga sow nagan waraaquhuun kasoo qaadane ku kala yaacna nafar kayagii jagaciina ku dhufana mushaakil kaasi ma isgaa naba haystaba
Wallhi taladan waan qaatay waxana ka qalinbabinayaa boorama bishan dhexdeeda layguma oga dhibtaah 😢 waalidka inla dhibo maah
Aad oo wayn wllo
😂😂
Masha allah alle haku karameyo wlal xata ado awooda wa inad eegta darenka dadka aan haysan🥺
Qof caqli leh ayaa thy
Alle ha u naxariisto hooyadey iyo hooyoyinka kle ee muslimiinta
اللهم احفظ امهاتنا فى الدنيا والاخرة
Kulahaa Waxa Hooyadaa Ka suuxday Ha nooLa Iman waar Hadaynaan wax isku Tarayn Yaynaan yaynaan is LugooYn😢
Waa runta manta ka jirta dalkena wana wax laga xumado in dadka an awodin la kalifo illahay waalidkena u naxariso if iyo akhiraba
Soomalida Kuwada Wax Haysta Masakinta Uun Bay Qalbiga Kaga Xaroodan Dad ka Basar Xuna Ma Jirto Qalbiyada Halaysu ilaaliyo 😢
Ka ku dayanaya muna ka xumayn
Waa mushkiladda maanta waalid badan haysata.
الله المستعان.
Soomaali ALLAH haku Soo Celiyo iimaanka iyo Caqliga🤲🏽❤️🩹
Walahi barnaamuj fican wacyi galin ah
Walaahi waa waaqica jira maanta 😢😢😢
Wllhy waa riwaayad waaqica bulshada ka turjumeysa oo loo baahnaa hooyoyinka yaan la dhibin iyo waalidka duruufaha iyo dhibku hystaan
Aniga 7 biloodba qalinjabinta iiga dhiman mana tagayo qalinjabin aayar uunban shahadada doonan maxaba buuq iyo kharash igu wata waxas farxadba uma arko e 😂
Waan kugu tager sanahay wayo qofku wuxu bartay isagay ku jirta i arkay imaqlay maha xata isago dhacayba qofku
Wlhi, this is the best and emotional touching movie👌💯👍
Hooyo mcn ❤illahyow 😢janadii ka yeel…!!!
Dhalinyaro badan insy lesson ka bartaan….!
Family pressure, Peer-presure! Is the worst…!!!
Walhi ilmaa iga soo daadatay ax😢😢😢
Qofkuu inuu wax barto waxa ka muhiimsan imika xaflada qalin jabinta
Dib ayay usoconaaa😢
Reer Booramana haku waana waa tan, intan waxa dheer ducadii oo iyadna ka qaalisan, waxa siidheer qaar kudara xalfad cake lajaryo, qofka waxaso kharasha galy hadana inuu sanado bilaa camal noqdaa laga yaabaa😅 Ardayda naga danbysay bal kharashka qalinjabinta iska kii kooba
Walaahi mushkiladaasi waata maanta haysata waalid aad ufarabadan iyo waxkaloobadanba lagu kalifayo waalidkii
Anuu waxan odhankarayaa waafitno wadankeeni kusoobirrtay iyo dhaqaale bur buris
Allow xifdhi Hooyo macaan ❤️💎🌴🌺Amiin 🤲🤲😇😭😭😭😭😭
Xaqiiq baad ka hadasheen runtii
Anigu hooyadey iyo abahey curad bn u ahaaa iskdaaa waxn ee malinkii qalin jabintyda ilamy joogin oo umana arkyn wax wayn wlhi yoolka noloshaaa i muqdey alxm it was 2018 😢 mantana wn garn layay ya. Wax brty yaase wax brn
Wllhi waa dhibta maanta jirta ee dadka oo waxba hayn ladhibayo aqoontii dadku waxba may badalin aqoontu waa inay noloshaada wax kabadashaa
Waaa wax jira walaaahi😢😢😢
Waa xaqiiq
Waydhacdaa somali waataa
😂wllhi waad iga qoslisey intay somali waxa ay doonto sameyso ayeu hadhowna odhanayaan wey dhacdaa😅
Waalidkeena ilaahay hadaayo meelkastoy jooganba❤
Aamiin Aamiin Aamiin
Hooyo alle haku barakeeyo ❤😢
Wlhi anoo waalidkay ka dheerya qalinjabiyey Djibouti malinta xanun ayan dareemay markaan arkay ardaydii walidkooda oo la farxaya😢
Hoyo Alow kunaxariiso
Allow Hooyo u gargaar 🌴🌴🌴❤️laba kala warla I’m so sorry 😭😭‼️😭
Waxan ku jira smasratkii u danbeeyey jamacada waligay niyadayda ma galin gaadhi sharaxo iyo maikaab marso alhmdulilh
Subxaanallah rawaayadaan mafiicna halabadalo horta waxay kasoomataleen hooyo dii gabadheeda maalintii dhawayd dahabka siinaysay taas oo Comantis kaloogu qorayay taas ooladhahayay meeshaan shaarica ah hakusiin marka wiil hooyo diis dilaya waa shaqa jaan hadakahor baan arkay wiil aalkolayste ah oo hooyodiis suuqa lacagtay shaaha kuiibisay kaxoogay in tuu ray maamadii Subxaanallah
😢😢
Cajiib
Allaha ini barakeeyo abwaano jira ayaa tihiin,
Waxa taagan maanta ayaad ka matasheen
Wllhi wan ilmeyay markan muqalkan dawaday 😅😅
Dadka tajiriinta ciyaalkodu matala fiicna 🇨🇦
Waa arin xun
Markasta waxed haysato ayaa muhiima inaad waxkuqabsato oo aanad is dhibin
Dhalinyarada hada Waa buug buug sita! waxaad arki iyagoo iskugu faanaya aniga kharash kaygi qalinjabintu $1000 ayuu ahaa wliba ka u kharash yarba odhan intasi
Hada lacagtasi Hadii 5 arday ah ay isku darsadaan Shaqo abuur fiican ayey u noqon lahyd, Ilayn majirto Meel loo shaqo tagayaye.
ALaW NOo Kaa Da MaamO
Waa caqli xumaanta imanka jirta. Waxa ay cadayn u tahay tayo xumada aqoonta qofka. Qof aqoon yahay isku sheegaya haddana gaadhi sharaxanaya???.
Walidka yaan la dhibin 😢
Waa badow nimo iyo caqli xumo halkii ugu dambaysay ee halaga waantoobo dhalinyarooy😂😂😂😂
Waa dhibaato iyo culus waalidka lagu qasbayo.
Badanaa kuwa maalinkaa kalifaa walidkood
Ax ax walhi waxa lamoodaa qiso dhaba😢
😂😂😂😂 Hooyaday ayaa isharaxday
Sxb ado sikale uga fa idaysta aya dhanta oo dadka aan waxba awodin darenka la qayb sada
Waa dhaxalkii S N M oo aan beyond is marin
Barnaamij weeyaan wacyi galina ee cuqdada iska daa. Snm way ku ciishay dawladaadiina way dumisay ee calaacalka jooji .
Huno hitku yanu ku gadhin
Book Sita book waxa qooya roob
Vaar😂
Walhi waa inkarta haysata dhalinyarada hooyoyinka dhib gadhi ikire kadib camal la aanba ihaysata inkar walidba ihaysa mu iska idhahdo
😂😂😂Waa nio horta somalilandta waalan jigjiga sow nagan waraaquhuun kasoo qaadane ku kala yaacna nafar kayagii jagaciina ku dhufana mushaakil kaasi ma isgaa naba haystaba
Walaahi waad fiican tihiin meeshan hargeisa waa lagu jabay iyo deegaano badan oo somali ah Alle ha sahlo
@ho😢doali5714
Isku nolol iyo deegaan ma nihin
Wllhi waad iga qoslisey😂(Sawnagan waraaqda kasoo qaadana buu yidhi😂)waar.meeshan hargeysa la idhaahdo waa dhaqan inagu cusub 4sano ee u danbeeyey maaha soo jireen,lkn dadkani waa inay dhabta wajahaan.
@@abdirahman6263sxb ma jiro hanti u leyahay ku bashalaya balse hantidi walidki ayu qof walpa ku bashalaya
😢😢😢😢😢😢
somaiya madax ilaa arday waxay ku balameen lugooyo iyo hagardaamo... goobaha waxbarashada baaba lagaaga bilaabayaa lacagtii xaflada keen darees nocaas ah soo qaata ma haysaa iyo ma helaysaa maamulka waxbarashada ku weydiin maayaan.... soomali waxay ku balameen lugooyo
Gari iska daaa eee malinti an qalin jabinayi wlhi invitation card kii qof ayan siyi .hita hal qof ilama jirin kalix ani aya tagiii .2023 Nov .
😢😢😢😢😢😢❤
talo
😂😂😂😂😂
😂😂😂😂😂😂😂
😂😂
😢😢😢😢😢
😢😢😢😢