Sh C/Xayi oo si caro uga hadlay loolanka Masar & Itoobiya ee dalka & Maahsanaanta madaxda Soomaalida

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 4 фев 2025

Комментарии • 229

  • @sahromudey6415
    @sahromudey6415 5 месяцев назад +16

    Wcs sheekh cabdi xayi ilaahey ha xifdiyo warkiisu was runtiis soomaali ilaahey ha garansiiyo gadewgeeda gudaha iyo dibada sandareertadana u maleyn waxwanaagsan ilaahow soomaali midey oo walaaley cadowgana ka xifdi aamiin

  • @YuusufAhmed-jl4ll
    @YuusufAhmed-jl4ll 5 месяцев назад +3

    Soomaali haddii ay sida shiikh cabdixayi wax ufahmilahayd duli maanta mahaysteen
    Allah ha kuxifdiyo shiikh

  • @AK-ol6rm
    @AK-ol6rm 5 месяцев назад +7

    اللهم احفظ الصومال 🇸🇴 وألف بين قلوبنا 🇸🇴

  • @dheemanabdi6180
    @dheemanabdi6180 5 месяцев назад +4

    Mansh Allaah waa sheekh qaqlii badan illaahay ha xafiido aamiin

  • @ashamohamed689
    @ashamohamed689 5 месяцев назад +7

    Ilaahay ha ku xifdiyo Shiekh
    Shukran

  • @CabdirisaqXasan-w7o
    @CabdirisaqXasan-w7o 5 месяцев назад +4

    استغفر الله العظيم واتوب إليه

  • @Basshe-r7y
    @Basshe-r7y 5 месяцев назад +3

    Shekh cabdi xayi aad ayan kuu salaamay..
    Masar jidka rafax ee kibirka lagaga qaaday iyo shacabka iyagoo arkaya la dabar goynayo ayay waxuun ka dhiidhiyii lahaayen..
    Lakiin waxaan kuu ogay in dadka soomaalidu meel kasta ha joogaane ay ka midaysan yiin in taako aan la qaadanayn..
    Kuwa sida dumarka u cataabaya waa kuwa dulaysan ee meelkasta hogaankii cunaha kaga duuban
    .

  • @Goalsports5-wx6hl
    @Goalsports5-wx6hl 5 месяцев назад +26

    From somaliland. Badayadu iib maaha

    • @ahassan1225
      @ahassan1225 5 месяцев назад +3

      Haddaan middaas ogolaataan dhibka adinka maanta nool wuu idinku yaraan doonaa laakiin dhibka ugu weyn wuxuu gaari doonaa waxa aad dhasheen waxa ay sii dhalaan ee dadyahow meel fog wax halaga eego oo ka fakara carruurta aad awoowaha u tahay waxa ay dhaleen waxa ay sii dhaleen waxa ay ku dambeyn doonaan.

    • @Mulla-alyusufi
      @Mulla-alyusufi 5 месяцев назад

      Cida meel fog wax ka eegaysa wa ayo wadankaa waa AUTHOTORIAN democracy la huwiyay MAJORITY dadka waykasoo horjeedaan marka hadii dimuqraadi yhy dadka intoodabadan meeshay raaceen maxaa ay danbi utahay. Marka gurmadka xagiina ayaa laga sugayaa reer koonfureedow.
      1. In puntland la soomaaliyeeyo
      2. Inaad anaga nasoo gaadhaan
      ​@ahassan1225

    • @OmAbdikarim
      @OmAbdikarim 5 месяцев назад

      ​@@ahassan1225oo hada maxaad naga naga waanineysaa ka somaliland ahaan dhibi nama haysato lknse idinku dhibka idin haysta ma arkeysaan miyaa itoobiya yugadhayska kiiniyaanka atmis amison Al shabaab qarax lagu hoobto waaliin la gowracaayo cunug yar 3sano la ciijinaayo dhalinyaro dhegaha laga jarayo hooyo ka gubayo bajaajleyda oo askarigii u dhaartey shicibka tooganaayo aabihii 300 shilin nafta lagu dhaafinaayo subxaanalaah idinka ayaa dhibaato xoogle idin haysataa markaa IS badbaadi intaa ka dib Ani wax ii yeedhi

    • @NOREDIN666
      @NOREDIN666 5 месяцев назад

      Yaa ku yidhi marka Hore Bad ba iib ah.. 😂 Awood se aad cadow iska celiso ma.leedhay ama.MASAR AMA ETHIOPIA 🇪🇹..??

    • @farhanshuuriye5060
      @farhanshuuriye5060 5 месяцев назад +1

      Somaliland ma tihid.

  • @maxameddeeqalibucshir8722
    @maxameddeeqalibucshir8722 5 месяцев назад +2

    ماشا الله جزاك الله خير جزا

  • @sadiamohamed15
    @sadiamohamed15 4 месяца назад +2

    Sheekhoow xaqa Alle ha fahansiiyo nimankan madax sheegta. 1995 Caydiid Erateria ayuu usoo adeegsadey Digil iyo Mirifle sidii iney gaalo degto deegaanadaas maantana Masar kaaley halkan Ethiopia uga duul kista isii maatida madfaca ku dhacaayo ma ahan shacabkii ay udhaarteen. Masar caruurta Gaza biyo cabaan derbiga tubada uga dhiibi karaan udiidey maxey naga soo doonayaan 😢😢😢😢😢

  • @cabdiwarsame9088
    @cabdiwarsame9088 5 месяцев назад

    ah alloow yaa sh qaan warkiisa raacsiiya soomaalida oo fahansiiya xigmada iyo taariiqda iyo cimiga diiniga ah ee uu wax ugu sheegayo warraaca warka sheeqa waa na anfacayaaye wllalayaaloow

  • @ismailibrahim2376
    @ismailibrahim2376 5 месяцев назад +3

    Alloow gartoow geeri kaahey
    #shiikh Abdi Xayi allaha Barakeyo
    Inta uu fahansanyahay madaxdeena maba fahan sanaba❤❤❤❤

  • @ashamohamed689
    @ashamohamed689 5 месяцев назад +1

    Allaahu Akbar Shiekh ilaahay waxaan ka baryayaa hadalkaa qiimaha leh in soomaali dhagahooda weeleeyaan amin yaa rabil caalameen

  • @Shaamil-Basayev
    @Shaamil-Basayev 5 месяцев назад +2

    GUUL SOMALIWEYN GOB IYO GOBANIMO CADOWKANE ALLAH JABIYO AAMIIN AAMIN IINSHA GUUL WAAN GAAREYNA ❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @MustafaSheikhHussein123
    @MustafaSheikhHussein123 5 месяцев назад +1

    Sheikh allaha kusharfo❤

  • @mulkisiyad6785
    @mulkisiyad6785 5 месяцев назад

    Jizaakallaah kheer shiikh Allaha Ku Xifdiyo Aamin Yaa Allaah

  • @okashgagaale3650
    @okashgagaale3650 5 месяцев назад +1

    Jazakallaah khayr 💚 shaykhana

  • @Eng_moy
    @Eng_moy 5 месяцев назад

    Waa sheekh cajiiba oo tusaale wanaagsan , mansha allaah

  • @_22260
    @_22260 5 месяцев назад

    illaahay haku xafido shiikhoow masar hadeey timaado waa dhibaato hore masax fiyoow arintaa kuma fakarin ethiopia somaali ha iskaceliso hadeey dhulkeena soogalaan lakiin masar ma rabno sifiican baad u dhigtey kheyr alle hakusiiyo

  • @bilancabduqadir
    @bilancabduqadir 5 месяцев назад +15

    Wa funny shiiqan sido kale waxa uu sheegaayo wa sax😢

    • @mohamedabdullahimohamed7641
      @mohamedabdullahimohamed7641 5 месяцев назад +3

      Waa shiikh wax bartay maadi iyo diiniba

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann 5 месяцев назад

      HAWIYE DIFAACA SOMAALIYA AYEY KU DHAMAADEEN. MAXAA NA WAALAY?? ETHIOPIA DAGAAL DAMBE INAAN LA GALNO WAA QALAD WEYN.
      QABIILKA SHABAAB LEYNAYO WAA HAWIYE.
      QABIILKA ETHIOPIA LOO ADEEGSADO WAA HAWIYE.
      QABIILKA SOMALILAND HORTAAGAN WAA HAWIYE.
      HAWIYOOW AAN AQLI YEELANO OO SOMAALI IYO DANTEEDA AYNU KA HOR WAREEGNO. DADKEENII MACNO LA,AAN IYO TAARIIKH XUMO AYEY KU DHAMAADEEN. CAQLIGU HA SHAQEEYO

  • @mowlidnoor8985
    @mowlidnoor8985 5 месяцев назад +2

    SALLALLAHU CALEYHI WASALIM SALLALLAHU CALEYHI WASALIM SALLALLAHU CALEYHI WASALIM SALLALLAHU CALEYHI WASALIM SALLALLAHU CALEYHI WASALIM SALLALLAHU CALEYHI WASALIM SALLALLAHU CALEYHI WASALIM SALLALLAHU CALEYHI WASALIM SALLALLAHU CALEYHI WASALIM SALLALLAHU CALEYHI WASALIM SALLALLAHU CALEYHI WASALIM SALLALLAHU CALEYHI WASALIM SALLALLAHU CALEYHI WASALIM SALLALLAHU CALEYHI WASALIM ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fadumogedi7423
    @fadumogedi7423 5 месяцев назад

    Mashallaah sheekh aad u caqli iyo aqoon badan

  • @abdulxassan4657
    @abdulxassan4657 5 месяцев назад

    Sh.Abdixayi Afkaaga caano lagu qabay "Allaha haku xifdiyo". Aamiin.
    Somaaliyeey hadii lakufo waa lakacaa...horayna waa loosocdaa, Somalida waxaa ka dhaxeeyey 3 Arimood aan kala maarmin "Dhul, Diin iyo Somalinimo" intaaas wixii ka baxsan nama anfacayaan.
    Somalida wadada toosan Allaha ku hanuuniyo. Aamiin.

  • @salahmohammad8436
    @salahmohammad8436 5 месяцев назад

    Maasha Allah sheikha Allaha barakeeyo 8:19 8:23

  • @NuurMacalinGoobe
    @NuurMacalinGoobe 5 месяцев назад

    Sh allh noo xifdiyo

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 5 месяцев назад +3

    Walaahi waa sheekh Cilmi iyo Caqli ilaahay udhamays diray

    • @waaqicichannel
      @waaqicichannel 5 месяцев назад

      Haa wlhi msha llh maclinkeygii jmcada mohadisho

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann 5 месяцев назад

      HAWIYE DIFAACA SOMAALIYA AYEY KU DHAMAADEEN. MAXAA NA WAALAY?? ETHIOPIA DAGAAL DAMBE INAAN LA GALNO WAA QALAD WEYN.
      QABIILKA SHABAAB LEYNAYO WAA HAWIYE.
      QABIILKA ETHIOPIA LOO ADEEGSADO WAA HAWIYE.
      QABIILKA SOMALILAND HORTAAGAN WAA HAWIYE.
      HAWIYOOW AAN AQLI YEELANO OO SOMAALI IYO DANTEEDA AYNU KA HOR WAREEGNO. DADKEENII MACNO LA,AAN IYO TAARIIKH XUMO AYEY KU DHAMAADEEN. CAQLIGU HA SHAQEEYO

  • @jamaalmohamud9679
    @jamaalmohamud9679 5 месяцев назад

    Mashaa Allah, illahay ha ku xafido waa runtiis.

  • @CumarMaxamad-f4z
    @CumarMaxamad-f4z 5 месяцев назад +1

    جزاكالله خيرجزا

  • @mohamedbilal950
    @mohamedbilal950 5 месяцев назад

    Jazakallahu kheyr sheikh

  • @abdullahroubleh6059
    @abdullahroubleh6059 5 месяцев назад

    Sheikha Eebe khair ha siiyo. Run buu sheegay.

  • @HonCabdiqadirhirsiMiyas
    @HonCabdiqadirhirsiMiyas 5 месяцев назад +3

    Wax dhaqan culimo iyo dhaqan diimeed iyo mid islaanimo iyo mid somalinimo ay ku jirto laguna tilmaami karo koley aniga wadaad kaanaan ka arkey sxb caqli sxb cilmi iyo jaceyl muslimo alaha dhowro sh

  • @MaxamedXasan-bw3wl
    @MaxamedXasan-bw3wl 5 месяцев назад +5

    Sh c/xayi ilaahay hakaa abaal mariyo xaq ayaad kuhadashay

  • @abdishakurartan8189
    @abdishakurartan8189 5 месяцев назад +1

    Maashalah baarakalah shiiq

  • @ahmedugas7722
    @ahmedugas7722 5 месяцев назад

    Asc
    Maa’shaa haa Allaha !
    Tankale Somali 🇸🇴 Allah swt kor ahaaye ha waafajiyo Ajanddayaasha iyo Argti dheer oo ay ku gaadho Xalkeeda waara (Duruable solutions)
    Mahadsnid !

  • @Abdi-HaredKusow
    @Abdi-HaredKusow 5 месяцев назад

    Masha Allah sh abdul xayi

  • @samanjecel6079
    @samanjecel6079 5 месяцев назад

    Sh Allah khayr haa ku siyo waa sx🇸🇴🇸🇴☝️

  • @bilancabduqadir
    @bilancabduqadir 5 месяцев назад +5

    Shiiqow ilahey dartiisa ku jeclahey❤

  • @AliMohamed-p1d
    @AliMohamed-p1d 5 месяцев назад

    Sh Abdi xayi Ilahay ha ku xafido, waxaad tahay halyeey qaran oo fiira dheer oo waxgarad ah.

  • @shijo2055
    @shijo2055 5 месяцев назад +14

    ابك النساء مكا لم تدافع عنه كالرجال 💪💪💪💪💪😥🇸🇴🇸🇴🇸🇴😥😥😭😭😭😭😭😭🫂🫂

    • @caliqarshe4170
      @caliqarshe4170 5 месяцев назад +1

      Fashilbakudhacay wadadka wadad wax aqri

  • @AbdiazizIbrahim-w8w
    @AbdiazizIbrahim-w8w 5 месяцев назад +14

    Ithopia iyo masar waa is ogihiin ader dowlada masar ma aminsano aniga masar falastin aya waxaa uqaban laheed.

    • @ahmednur9383
      @ahmednur9383 5 месяцев назад

      Palastine Europe & America 🇺🇸 lasocoto Isreal kaligeed ma’ahan Isreal wa nuclear power laakiin Ethiopia 🇪🇹 way ka fujinkarta calamka waxba kalama socotid 1964 masar Somalia 🇸🇴 hub siiyay saas ku jabinay wax faham adeer

    • @truthhurts2085
      @truthhurts2085 5 месяцев назад

      Falastin dowlad la aqoonsan yahay ma ahan yuhuuda taasey kafaaudeeysate

  • @AyanleAbdulqadir
    @AyanleAbdulqadir 5 месяцев назад +2

    Shekh abdi xayi, Shekh mustafa,Shekh maxamed idiris iyo Shekh usuuli si qof walbo wax ku fahmi karaan meesha aan joogno wax wee noogu sheegeen allow qalbiyada somalida dalkooda isku soo dum oo qalbigoda burcad isku mari

  • @xoggaabdulahi77link56
    @xoggaabdulahi77link56 5 месяцев назад

    Masha Allaha wall Hori usoco

  • @AbdihakimibrahimAbdihaki-ui2jr
    @AbdihakimibrahimAbdihaki-ui2jr 5 месяцев назад

    Sc sheekh c.xayi runtii weeyi adulis waa (spanishka ) sidii lagula wareegay maalin aan maanta ahaynbaa farta dhexda ay kaqaniini somali sh/c.xayi allaah ha xafido somalina ha quweeyo insha, allaah from galbeed?

  • @RahmaMaxamut
    @RahmaMaxamut 5 месяцев назад

    Sheekh waa run

  • @mohamedhajiamiin8164
    @mohamedhajiamiin8164 5 месяцев назад +15

    حسبنا أللّٰه ونِعم الوكيل

  • @InasiidCaalin
    @InasiidCaalin 5 месяцев назад

    الله يحفظك ويحفظنا

  • @mowliidabdi8510
    @mowliidabdi8510 5 месяцев назад +2

    ❤ guul

  • @MoudDara
    @MoudDara 5 месяцев назад

    Masha allah waaa ruun sheek

  • @MaxamedQaliif-vh1ph
    @MaxamedQaliif-vh1ph 5 месяцев назад +9

    Masar xooga ey nogo heelineeyso mey walaalaheen reer falastiin mey ogo heeliyaan illaheeyow adaa awood badan leh ee xaqa natus insha allah

    • @HalimaxasanKaahiye
      @HalimaxasanKaahiye 5 месяцев назад +3

      Hiil majiro ee danteeda kadhax aragtay

    • @ShirkaaraXuseen
      @ShirkaaraXuseen 5 месяцев назад

      Dawlad ayaa dawlad kale u hiilisaa xamaz waa urur ee dawlad ma ahan ee heshiis lala gelaayo dagaalka ma ahan dagaal diimeed ee waa mid siyaasadeed

  • @adoonaleadoonale
    @adoonaleadoonale 5 месяцев назад

    Sheekh haqaxin ee xabashida hala iskaceliyo dheh

  • @EnthusiasticLoungingPand-ff3nf
    @EnthusiasticLoungingPand-ff3nf 5 месяцев назад

    caqliga alle hakuu barajeeyo

  • @mibrahim-b2q
    @mibrahim-b2q 5 месяцев назад +7

    Ardul somal allah ha barakeeyo sheekhoow aqoonsi noogu ducee soo noqon mayneee intiina kale allah ha idiin barakeeyo idinkana

    • @mohamednur1696
      @mohamednur1696 5 месяцев назад +1

      WANKA WEYNI ILLAA LA GOWROCO MA GARTO XAQIIQADA BAL QABYAALAD IYO QABIIL MEEL HAKU GEEYO,SHEEKH ISXAAQ OO QARNIYA KA HOR DHINTAYNA WAX HAKUU TARO

    • @Mo_Daud
      @Mo_Daud 5 месяцев назад +2

      ​@@mohamednur1696 o hadii u hormarkiisa kataliyo o hore usocdo ma qabyaaladba?😂 waad wada xanuusanaysaan ale haku caafiyo😊

    • @mohamednur1696
      @mohamednur1696 5 месяцев назад

      @@Mo_Daud WLL DHAMMAAN ALLAAH HAYNNA WADA CAAFIYO LAAKIIN SIDA AAD DOONEYSID MALAGULA DOONAYAA ,HORUMAR SE MALAGUU OGFOL YAHAY, BAHDII NECE BAHALO BAALEH WLL MAALIN AAN MAANTA AHAYN AYAAD GARWAAQSAN DOONTAA HADALKAYGAA,

    • @mibrahim-b2q
      @mibrahim-b2q 5 месяцев назад

      @@mohamednur1696 sheekh isaxaaq allah ha u naxariisto awoowgay maydna waxba ma taro illahay ka baq maytida ha ku gafin

    • @AadanAbdi-e1d
      @AadanAbdi-e1d 5 месяцев назад +1

      Ardu soomaal ???kkkkk
      Macneheedu waa :
      Dhulkii soomaaliyeed.
      Dhulka soomaaliyeed aqoonsi uma baahna ,
      Qaramada midoobey ayay fadhidaa kkk

  • @majid2968
    @majid2968 5 месяцев назад

    Walaahi maanta xaalku waa sidii anduluus

  • @sahroali7203
    @sahroali7203 5 месяцев назад

    Allahu akbar xaqa alla hana tuso somalia meelbey ku socotaa hogaan xumo baa meeshaan nadhigtey dhaxdeda wey isbaabicin weyseye in masar iyo itoobiya korkena ku dagaalanto oo xub cusub iyo diyaarado loo adeegsado oo dadka marasta ah la baabiyo baa loo dan leyaha alla hanaga qabto wixii qorshahaas soo abaabuley oo dalka iyo dadka in labaabiyo ku talinaayo yaarabi sheikh abdi xayi alla haku xafido waxa tala qata oo war maqla alla haka dhigo raga madaxda sheganaya ee dalka meel xun ku wada waa la yaaban yahay arikaan alla hano gargaro masar adey waxa tareyso walalaheda reer falastiin bey garab istagi laheed oo ay deris yihiin marka magaranayo waxey somalia ugu soo qaba gashatey dalkas baa la rabaa in adow gacanta loo geliyo oo dadka la leyo wixi dhig laha ee indhaha umada u ahaa wey le edeen waxan damiir laheen baa batey koley xisaabi wey danbesaa aduunkan lama jogaayo rabiyoow nogargaar yaa allah🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @hendahussein2211
    @hendahussein2211 5 месяцев назад

    Sheikhuow Jazakalah khaira, ee haddaynu wada ognahay inaynu waddaddii andulus hayno ma is badh qabataynnaa oo somaliland dawladnimadeeda ma usii daynaa illayn waxba lays yeelimaayo haddii labo dawladeed la noqde
    Kolay dib ugu so toosi mayno inay dib u dhalato somali wayn wax la dhehidoonaye.

  • @abdihassan4382
    @abdihassan4382 5 месяцев назад

    masha Allah hadalkasi warun

  • @Shaamil-Basayev
    @Shaamil-Basayev 5 месяцев назад +2

    Masha Allah sheeq Xayyi allah ku xafido

  • @Susuu_r2h
    @Susuu_r2h 5 месяцев назад

    Walaahi somaliya waahal lakin somaliya ma is fahmaayan😢😢

  • @SouleimanDjibrilAli
    @SouleimanDjibrilAli 5 месяцев назад +1

    Guul sheekh

  • @FarxiyoXasan-ss4pq
    @FarxiyoXasan-ss4pq 5 месяцев назад

    Walaahi waa run

  • @MarcoFlatios
    @MarcoFlatios 5 месяцев назад

    Vidioga Sheekha oo dhamaystiran ayaan kaarabnaa ee nagada goos gooska wll❤❤

  • @abdifatahaways2388
    @abdifatahaways2388 5 месяцев назад +2

    Mahadsanid shiiq abdixayi

  • @fartunosman3503
    @fartunosman3503 5 месяцев назад

    Wadankaan itoobiya hadey nagu soo xad gudubtu somaliya insha allaah wey ku jabi dawladaha kale meeshooda hanaga joogaan hadey masar hadey tahey iyo turkiya

  • @JeneralGaashaanHagarCali
    @JeneralGaashaanHagarCali 5 месяцев назад

    Allah ha ina amaansado

  • @rukia-s6y
    @rukia-s6y 5 месяцев назад +4

    masha allaha ilaahow caqliga hakaaqaadin

  • @mohamedabdiwahid7587
    @mohamedabdiwahid7587 5 месяцев назад

    Masar isma galno waano qayaanole yaal wadankena yay naga soogelin

  • @OmarAbdiHachi
    @OmarAbdiHachi 5 месяцев назад +1

    Run

  • @_22260
    @_22260 5 месяцев назад

    Culumada kale sodaa ha u hadleen dowlada halaga waaniyo in aay somaaliyo oga siidarin 😢😢

  • @Masago2025
    @Masago2025 5 месяцев назад +1

    Mahadsanid shiiqena somaliya waxaa ku badan dad madaxweyne iyo wadanka is ku mid uyihiin meshe Ethiopia is dagalan lkn dalkoda is ku siyee u arkaan

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 5 месяцев назад +1

    Soomaaliya sida yukrayn ayaa lala rabaa.

  • @abdullahroubleh6059
    @abdullahroubleh6059 5 месяцев назад +1

    Anoo Somalilander ah, ma doonaayo Itoobia oo DHUL inaga haysataa Inay Badda na ku darsado.

    • @Mmnajmo11
      @Mmnajmo11 5 месяцев назад

      Qof damiir leh oo doonaya ma jiro walaalo hadii badda ay hesho caruurta manta yaryar ama kuwa dhalan doona gumaysi ayaay ku noolan donaan
      Itoobiya waa yuhuuda afrika gaalada kalena aad ayaay u caawiyan marka meel la siyaay niman ka tagaya maha soomaali kala daadsanaanta iyo nacasnimo ayaa lagu sahansanaya waayo waa dad iyagu uun isku xoog wayn haday aftahay iyo haday dagaal tahayba

  • @ifraxmaxamud9617
    @ifraxmaxamud9617 5 месяцев назад +1

    Shiiq cabdi xayi xafidouhulaah ❤ilaahoow midee umada soomaaliyeed aamiin ❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴midnimo

  • @Shxusen55
    @Shxusen55 4 месяца назад

    👍👍👍👍👍

  • @Umuyaasir5434
    @Umuyaasir5434 5 месяцев назад

    Allaahu akbar

  • @AbdisamadshireMohamed
    @AbdisamadshireMohamed 5 месяцев назад +1

    Sheeq Cabdi Xayi Allaah haku xafido, Masar hadii ay wax tareyso Xuduudka RAFAH YUHUUD Kuma wareejiyeen oo walaalaheen Palestine u gacno qabtay dameerada

    • @Romman114
      @Romman114 5 месяцев назад

      Ninkaan waa iska hadlayaa cilmina ma laha waa nin war badan
      Arinta dowlada ayee utaala waxaano fahmeen ayuu ka hadlayaa

  • @asiagalow39
    @asiagalow39 5 месяцев назад +1

    Sheekh adiga maamul goboleedkaaga itoobiyaan haystaa

  • @abanuuromar4172
    @abanuuromar4172 5 месяцев назад

    Sheehow kheer Allah ku siiyo , arrintaan hadda soo cusboonaatey iyo saxiixa Masar loo saxiixay iney ciidammo keensadaan Somalia waa awaamir ka socota Mareekanka iyo reer galbeedka ,,,, Somalia qax iyo barakicin way taqaannaa oo wax hadda u hor leh ma aha hore syayba ugu sii daashay ; marka haddii ciidamadaas Somalia yimaaddaan inta ay ayaga iyo Ethiopia eber iska siinaayaan soomaali samir ha lahaato oo ha iska dul qaadato hana iska qaxdo oo ha barakacdo inta labadaan quwadood daalumiinta ah ay is tirtirayaan oo eber iska siinaayaan , ka dibna farajullahi qariib ayay noqon doontaa oo والعاقبةللمتقيين ayaa imaan doonta .

  • @hamdiali7190
    @hamdiali7190 5 месяцев назад

    Ilaahow shiikhaan iyo inta la ra’yiga ahba noo xafid Aamiin 🤲🏽. Cadawga gaaladu kushaqaysatana ilaahow ka indhosaab cimrigiisa Ilaahow noodheeree Aamiin yaarabi. Runtii Somalia loogama baahna nin sidiisa ookale ah waayo caadoqaate kaliya yaa isgusoohara dalka intiisa badan Allow aysan nagadilin culumada indhaha noo ah sida Shiikh Cabdul Xayi ookale Aamiin ❤🤲🏽

  • @omarjeylan4113
    @omarjeylan4113 5 месяцев назад +2

    very true walahi,.

  • @Vonaark28
    @Vonaark28 5 месяцев назад

    Shiikhoow dhibka Soomaali haysta maahan axmaaro iyo masar ee waa somalida oo aan waddanimo lahayn Cadawna uska ah.

  • @HassanKhaliif-o6v
    @HassanKhaliif-o6v 5 месяцев назад +1

    Sheikh.matihid. eetuug . Itoobiya. Inlacag ah kaqaata. Ayaatahay. Eedadka hakhaldin

  • @SuleymanAhmed-u9n
    @SuleymanAhmed-u9n 5 месяцев назад

    Shiiq xayi ethopia badeena ayey rabtaa waayna naga xoog badan tahay hadii aan masar soo wadan amxaaro gacmo cilaan leh maa oga hortaknaa

  • @AbdirizakFarah-n3h
    @AbdirizakFarah-n3h 5 месяцев назад +1

    ❤ xaqiiq

  • @shaamshakal3086
    @shaamshakal3086 5 месяцев назад

    Masar ma sahalno iyo Ethiopia Allah ha naga qabto wadan kana Allah noga qabto cadoowga

  • @DiiriyeFaaxax
    @DiiriyeFaaxax 5 месяцев назад

    WARUNTISA SHEKH CABDI XAYI

  • @CumarYusuf-w4r
    @CumarYusuf-w4r 4 месяца назад

    Sheekh waa kaa xumaatay dhinacii lagugu xaman jiray ayaa cadaatay

  • @DeeqaMacalin-s1z
    @DeeqaMacalin-s1z 5 месяцев назад

    ❤❤🎉🎉

  • @alisamaanwiilwaamo8963
    @alisamaanwiilwaamo8963 5 месяцев назад

    Sheekhaan misajikii wuxuu u bedelay tiyaatar iyo siyaasad

  • @hashim-m8d
    @hashim-m8d Месяц назад

    Asc sheekh

  • @mustafhassanbarre8771
    @mustafhassanbarre8771 5 месяцев назад

    Sheikhan kun qof ayaa agtiisa lagu dilay maalina kamo hadlin xitaa kaalmo uma aruurin.
    Waxan filaa kuwa kun dilay iyo asaga caqiido kama kala tagsana ee dan aduunyo ayay isku hayaan.
    Soomaaliyay hurudood. Maalinba shaati noo soo gasho.

  • @mulkisiyad6785
    @mulkisiyad6785 5 месяцев назад

    Itoobiya & masar dhaxdooda Nama Deeqdo Somaliyey iska jira oo ka dhiidhiya Siisii iyo Ciidanka masar iyo Itoobiya Doonimayo

  • @hassanissack602
    @hassanissack602 5 месяцев назад +3

    صدقت والله

  • @HabibaMuhamud
    @HabibaMuhamud 5 месяцев назад

    ❤❤❤❤

  • @iqlaasa6543
    @iqlaasa6543 5 месяцев назад +1

    RUN HADII LA SHEEGAAYO,,,,, CADOWGA SOOMAALIYA WAA ITOOBIYA........ WAA WADA OGTIHIIN EE HA CABSANINIA EE CARABKA KU DHUFTA GEESININMO. YAAN LAGA LEEX LEEXAN ,,,,, ITOBIYA WAA CADOW

  • @AbdirahmanHaji-l7c
    @AbdirahmanHaji-l7c 5 месяцев назад

    Ok

  • @FatimaALI-su2db
    @FatimaALI-su2db 5 месяцев назад

    ASC, Maashallaah Tabaarakallaah Sheeykh Cabdal Xay , Waad Abaartay Bookta meesha ka Bilaabato. Marka waxaa loo baahan yahay Booktaan sidii loo Daaweyn lahaay.Waddan keena waa Sidii Andaluus ,Haddaanan Heeshiinin Magaca Soomaaliya ayaa meesha ka baxaa. Maanta Waddan keena waxaa u Taliyo Munaafaq iyo Kufaar Shisheeye .

  • @kariima646
    @kariima646 5 месяцев назад

    😢😢😢xaqbad shegtay alle haynagu anfaco

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 5 месяцев назад

    Somalia inta ay ina dhex joogaan muse saamiri deni zanzibari xasan baahane iyo xabashigaa dhargidii dhagax buur shaati madoobe amxaarkaa basaaska ah iwm inta ay somalia joogaa dulinimo kama baxayno

  • @MohamedAdam-nc6qe
    @MohamedAdam-nc6qe 5 месяцев назад

    Asc. Sheekhan. Waa. Nin. Indheer. Garad ah. Waxaa uu. Ka hadlayana. Waa. Wax. U. Baahan. In laga. Taxadiro. Waayo. Ma. Jirto. Dawlado. Iskaga. Kaa. Adeegaya. Muslin. Iyo Gaal. Kuu. Doono. Ha. Ahaado. Masar. Maxay. Ugu. Hiilin wayday. Fallastiin. Oo. Xitaa. Xuduudihii. Oo dhan bay. Ka. Xidhatey

  • @Nobody-b9x
    @Nobody-b9x 5 месяцев назад

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢