35 sano kadib Dhiigga Daadanaya || Khudbah || Sh Maxamed Cabdi Umal

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 9 фев 2025
  • ✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔
    fadlan Subscribbe Salafmedia dhagsii ┇► / @salafmedia

Комментарии • 247

  • @DiinowAli-l3y
    @DiinowAli-l3y Месяц назад +18

    Sheikh Mohamed Abdi umal may the almighty Allah bless you, ur just telling pure truth with those fake leaders who are blood thirsty, who have no knowledge of hereafter. Sheikh ur blessed

  • @nawilah.h595
    @nawilah.h595 Месяц назад +44

    Ilaahow sh umal iyo intii la mida noo badi oo noo xifdi yaa rabi xaqa nagu wada sug kuwu suubanuhu u wada shafeeco naga yeel ❤

    • @omarali4265
      @omarali4265 Месяц назад

      Haa laakiin sheikh umal 😢wuxuu is barbar dhigay Hassan sheikh oo wadanka ka madaxweyne federal ka ah iyo Ahmed madoobe oo raba inuu wadan ku celiyo 1990 una shaqeeyo ethiopia 🇪🇹 iyo 🇰🇪 Kenya 😢

    • @Abshaw6
      @Abshaw6 Месяц назад

      Wlle qabyalada iska daa xasan iyo axmed waa xaar iyo kaadi isma dhaamaane​@@omarali4265

    • @alham3168
      @alham3168 Месяц назад

      Waxba isma dhaamaan wll madaxda somalida hadii alle laga baqaayo xasan so ma ahn kan wiilasha yar yar diray asigoo og natiijada ka danbeeyso ilaahay dalka hanoo badbaadiyo

    • @hamdihasan4743
      @hamdihasan4743 Месяц назад

      Aamiin 🤲

    • @omarali4265
      @omarali4265 Месяц назад

      @@nawilah.h595 ,laakiin waa inuu run 🏃‍♀️ ta u sheego mooryaan Ahmed madoobe oo raba inuu wadan ka ku celiyo 1990,kuna daro Somalia 🇸🇴, Kenya 🇰🇪 iyo 🇪🇹 ethiopia

  • @muxiidiinanwar3372
    @muxiidiinanwar3372 Месяц назад +31

    Wllhi Runta qaraar Waa intaas Alllah xafido sheikhanaa Xafidaka Allah ❤

  • @HassanLacag-e7w
    @HassanLacag-e7w Месяц назад +11

    Sheekh ducada umada darteed waad sii yaranaysii cimriga iyo Cilmiga Allahayoow ku dheree

  • @mahamedaadam
    @mahamedaadam Месяц назад +51

    Walhi shiikh umal waa Geesi Allaaha noodaayoo noobarakeeyyo ❤ waana culumadda loo baahanyhy ❤

  • @nasrudiindayib3305
    @nasrudiindayib3305 Месяц назад +15

    ILAHY cafiamka caqliga iyo cilmiga HW barakeyoh Shekha waa Shekh qimoleh

  • @Maxamad8amiin1237
    @Maxamad8amiin1237 Месяц назад +13

    Waa shekh somaliyed oo anan xaqa ka amusin Allah haku xafido shekh Mohamed abdi umal

    • @omarali4265
      @omarali4265 Месяц назад

      Sheikh umuloow run 🏃‍♀️ ta u sheeg Ahmed madoobe adigoon ka leexan 😢

  • @MohamedAbdi-u9n
    @MohamedAbdi-u9n Месяц назад +13

    Shiikh Maxamed Allaha xifdiyo. Markasta Hadalka meshisa ayu diga. Cimri dheer iyo cafimad taam aah illahi kaga barya ❤️

  • @ZeinabIbrahim-v9i
    @ZeinabIbrahim-v9i Месяц назад +11

    Sheikh umalow qeyr badan ALLAH HAKISIYADSHO SHEIKH FIYOW BATAHAY

  • @MohameSalman
    @MohameSalman Месяц назад +25

    Masha Allah shek Mohamed Abdi umal❤❤❤

  • @seed3966
    @seed3966 Месяц назад +8

    والله صدق رسول الله صلى الله عليه وسلم. الله اكبر لا حول ولا قوّة الّا بالله اللهم عافنا واعف عنا فى الدنيا والآخرة آمين 🤲🤲🤲

  • @zakariyemohamedjimalemataa5731
    @zakariyemohamedjimalemataa5731 Месяц назад +5

    Ilahey swt ha inoo islaaxiyo umuuraheena oo dhan nafteenana allow wax ha inoogu dhiibin . Tawfiiqdaada iyo naxariistaada allow nagu dabool ya rabbi😢😢

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 Месяц назад +5

    ماشاءالله تبارك الرحمن بارك الله فيك وجزاك الله خيرا الشيخ محمد

  • @DerarDerar-nu5ir
    @DerarDerar-nu5ir Месяц назад +5

    Scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤shekh umal alaaha ka ajar kasoyo dinta alaaha quweyo

  • @popular7493
    @popular7493 Месяц назад +3

    اللهم احفظ الصومال 🇸🇴 ارضها وشعبها 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴 ❤️ واحفظ المسلمين أجمعين يا رب

  • @CabdiraxmanMuxumadcabdulahi
    @CabdiraxmanMuxumadcabdulahi Месяц назад +3

    Alle ha ku barakeeyo sheekh

  • @sheikhhussein-92
    @sheikhhussein-92 Месяц назад +3

    Mashaallah xafidhahu Allah shikhana sheikh Mohammed Abdi umal. Culamadha markii lawayo caalamiin ta ah bay cadhow nakala boobi ee soomaalaay ! Kucibri qaata.

  • @AlleyaqanMtaani
    @AlleyaqanMtaani Месяц назад +5

    Masha Allah tabarakallah waa runtii sheekhu mujrimiin ALLE ka furtay oo diin dal iyo dad midna aan dan kalahayn ayaa isku dilaya wiilasheenii, hadaynaan iynaan wadajir gacmaha isaga qabaan hawshoda way wadanayaan mana naxayaan

  • @jamayusuf7205
    @jamayusuf7205 Месяц назад +3

    May Allah protect sheikh umal and all the Muslims ameeeen...by from growe puntland Somalia 🇸🇴

  • @AbdifatahIbrahim-k9i
    @AbdifatahIbrahim-k9i Месяц назад +5

    mashaa'Allah Sheekh Ilaahay haku xafdiyo

  • @KhalidAlrashid1Q
    @KhalidAlrashid1Q Месяц назад +11

    Sheikh umul waa geesi

  • @Madina-n2h
    @Madina-n2h Месяц назад +7

    Allaha noo xafido asagoo kalena Allaha noo badiyo aamiin aamiin aamiin ❤❤❤❤

    • @Madina-n2h
      @Madina-n2h Месяц назад

      İlaahoow ha nagu salidin qoom aan noo naxariisanayn noogana kaa baqayn yaa allaah. Culumadii har iyo habeen waa u taagan yihiin inay khayrka noo sheegaan. Laakiin waxaa ku waana qaadanaya cidii ay anfacayso. Hadana waa baxsan la'yihiin culumadeenii. ilaahoow noo xafid sheekheena iyo inta alle ka cabsi ku jiro oo barakee . Kuwa umada dhiigooda iyo maalkooda banaystana Allaha Naga qabto. Aamiin aamiiiiin

  • @ilyaazzola.8189
    @ilyaazzola.8189 Месяц назад +10

    Allah ku sharfo sh M umul

  • @habibahassan7290
    @habibahassan7290 Месяц назад +3

    Sh,Umalow ilaahay haku xifdiyo aamiin.kuwaan waa imtixaane Alle hana dhaafiyo

  • @ubahsulaiman1823
    @ubahsulaiman1823 Месяц назад +5

    Shiikhanaa jazaakalaahu khayr Alle Soomaali ha mideeyey xaqa ha waafijiyo

  • @luqmancilmu
    @luqmancilmu Месяц назад +3

    Sheikh Mohammed abdi umal iyo dhamaan culimadena rabi ha idin xifdiyo wacyiga iyo xaqa aad umada la daba tagantihina rabi mizanka ha idinku xoojiyo waxa xaqiq ah wanaaga iyo xasanadka aad umada u heysan in badan oo qalbiga ka jiran ayaa dhibsaneyso ee ayakuna rabi haso hanunsho anagana rabi kuwi wax ku qaado hana yeelo

  • @CumarowAbdirahman-l1g
    @CumarowAbdirahman-l1g Месяц назад

    Shekegi Sh mohammed Abdi umal ❤

  • @BashiirXuruur
    @BashiirXuruur Месяц назад +3

    جزاك الله خيرا ياشيخنا الفاضل

  • @FardowsaJanaay-yb4pu
    @FardowsaJanaay-yb4pu Месяц назад +5

    Asc Subxaana Allaah, wa Run, shequ, Sheq Allaah Swt, ha ku, xifdiyo, Anagana Allaah Raxmaanka, hana toosiyo, Amiin,

  • @manbileofficial3900
    @manbileofficial3900 Месяц назад +3

    M.allah shekh mohamed abdi umal allah hainobarakeeyo sharta cadowgana allah hakaqabto shekhu somaal

  • @TechSiyaad
    @TechSiyaad Месяц назад +5

    Khudbad qiima leh, culimada dhamaantood Alle hanoo xafido Aamiin.

  • @AminaOsman-j6d
    @AminaOsman-j6d Месяц назад +3

    MashaAllah you are right sheikh😢💯😎

  • @CabdiraxmanMuxumadcabdulahi
    @CabdiraxmanMuxumadcabdulahi Месяц назад +1

    ماشاء الله،تبارك الله ،تبارك الله فيك, شيخون.

  • @cmahamoudomar3907
    @cmahamoudomar3907 Месяц назад +8

    Sheekh maxamed cabdi umal sheekh umada soomaliyed mufdiga soomaaliyeed Allah inoo xafido aamiiin yaa rabi

    • @omarali4265
      @omarali4265 Месяц назад +1

      Haa laakiin sheikh umal dhabta oo dhan ma sheegin wuxuu is barbar dhigay Hassan sheikh oo madaxweyne wadan ka ah iyo Ahmed madoobe oo raba inuu wadan ka u gacan geliyo Kenya 🇰🇪 iyo 🇪🇹 ethiopia

    • @yuusufnuur876
      @yuusufnuur876 Месяц назад

      ​@@omarali4265intaas kuma darin mana sheegin

  • @justincasecase4367
    @justincasecase4367 Месяц назад +5

    Maashallah Tabarakalah Yaa Sheekhana

  • @axmednurcabditootole
    @axmednurcabditootole Месяц назад +3

    Msha allaaah sheekh maxamed cabdi umal xfduhullaah

  • @wacane9102
    @wacane9102 Месяц назад +5

    Sheikh umal alle ha xifdiyo

    • @omarali4265
      @omarali4265 Месяц назад

      @@wacane9102 laakiin run 🏃‍♂️ ta ha sheego

  • @hamdihasan4743
    @hamdihasan4743 Месяц назад

    Waa xaqiiq ilahow nasii madax nagu xakunto kitaabkaaga iyo sunada rasuulka scw,ilahow noo xifdiyo culimaddeena

  • @zahrasaleh9604
    @zahrasaleh9604 Месяц назад +3

    ManshaaAllah sheakh Allah ha ku xiftiyo

  • @cabdiwaaxidBashiir-gf6el
    @cabdiwaaxidBashiir-gf6el Месяц назад +3

    حفظك الله ورعاك ياشيخنا الفاضل وكثرالله امثالك اللهم امين يارب العالمين

  • @umcadil5660
    @umcadil5660 Месяц назад +3

    بارك الله فيك وجزاك الله خير الجزاء كثر الله مثيلك

  • @NaasirDayib-e4x
    @NaasirDayib-e4x Месяц назад +5

    Allah ha kubarakeyo shekh maxamed

  • @moskajunior5480
    @moskajunior5480 Месяц назад +3

    Jazakallah shikuna

  • @HanadQes
    @HanadQes Месяц назад

    Mansha Allah sheikh Mohamed abdi Umal Allow ku Xafid oo Abalkaga Jano ka Dhig cimri dheer iyo Cimada salix ah Allah Kaga Baryaa
    Waa sheikh Kaliya ee aan Xaqa ka Gabanin allow Cadowga kaa Qabo ❤❤❤♥️

  • @abdiali2842
    @abdiali2842 Месяц назад

    Ma sha Allah. Jazak Allah Kheyr

  • @beingfuadjr1352
    @beingfuadjr1352 Месяц назад +3

    M.A sheeqena cimri dher iyo cafmad ❤

  • @mohaniAkwac
    @mohaniAkwac Месяц назад +3

    شيخ محمد حفظ الباري وسددك

  • @AbdalaDalmar
    @AbdalaDalmar Месяц назад +5

    Khudbo qiimo leh Masha allah goob joog ayan u aha manta

  • @DeeqaLuul-w4n
    @DeeqaLuul-w4n Месяц назад +3

    Alaah hano xafido shiikha

  • @somaliuncutstories4137
    @somaliuncutstories4137 25 дней назад

    Jazakalahukgeyran shekh umal allah haku cafido

  • @MohamedAli-oy9wf
    @MohamedAli-oy9wf Месяц назад

    Kazaka Allahu kheyr .Masha Allah.

  • @abdisalamnuur
    @abdisalamnuur Месяц назад +1

    manshalaah sheikh Mohammad abdi umal alaha Ku barakeeyo ❤

  • @Mohammed-od4ju
    @Mohammed-od4ju Месяц назад

    BaarakAllah feek Sheikh Umal ❤️❤️❤️🌹

  • @siyaadaadan7034
    @siyaadaadan7034 Месяц назад +3

    ❤❤❤❤❤❤❤❤بارك الله فيك شيخنا المبارك

  • @siciidaxmedkibaar265
    @siciidaxmedkibaar265 Месяц назад +3

    Sheekh ilaahay haku xifdiyo
    Umadana haku anfaco waa waano qaaliya
    Lkn dhegihii maqli lahaa ayaa daboolan

  • @abu-ff8ws
    @abu-ff8ws Месяц назад +3

    M.a wallahi guusha waasoodhawdahay inshaalah. Yaa rabi muslimiin hadaynu nahay namideey dhamaanteen khaas ahaan soomaalideeyna

  • @abubakarabdulrahman218
    @abubakarabdulrahman218 Месяц назад

    Ilaahay waxaan rajenaa ino xaafido sheikha iyo inta wadaado somaliyeed

  • @MaryanWarsame-x8q
    @MaryanWarsame-x8q Месяц назад +1

    Acw sh umal iyo kuwa lamidka ah Allah xafido ummadda soomaaliyeedna allaha mideeyo amiin

  • @maslahmohamed9648
    @maslahmohamed9648 Месяц назад +3

    May swt give him longlife sh umul ❤ 11:00

  • @badr3628
    @badr3628 Месяц назад +1

    jazakAllahu kheyr sheikh

  • @PAASID
    @PAASID Месяц назад +3

    Shiikha kaliya aanan xaqiiqada kaganban ❤

  • @ahmedcade6804
    @ahmedcade6804 Месяц назад +3

    Wale maanta runta washegtay jazakallaha

  • @moustaphasougue2191
    @moustaphasougue2191 Месяц назад +1

    جزاك الله خير الجزاء كثر الله من امثالك في الأمة

  • @mahamedshire652
    @mahamedshire652 Месяц назад +3

    Ukaca ummada hadaad tihiin culimadii ummada soomaaliyeed iyo wax garadka iyo indheer garadka hogaamiya oo jaheeya dhalin yarada duligana ummadda ka dulqaada InshaAllah

  • @CabdiraxmaanSaalax-d2m
    @CabdiraxmaanSaalax-d2m Месяц назад +1

    Sheekh umal waan ka hayaa markan

  • @popular7493
    @popular7493 Месяц назад +1

    اللهم صلي على محمد وعلى ال محمد كما صليت علي إبراهيم وعلي ال إبراهيم إنك حميد مجيد وبارك على سيدنا محمد وعلى ال محمد كما باركت علي إبراهيم وعلي ال إبراهيم إنك حميد مجيد

  • @abdulahinuraaya6709
    @abdulahinuraaya6709 Месяц назад +5

    Waa sax sh waa inaa kudhaqanaa kutbka Iskuna xukunaa @@@@

  • @qanyaremohamed1397
    @qanyaremohamed1397 Месяц назад +1

    Jazakallahu kheyr sh

  • @MaxmedShariff
    @MaxmedShariff Месяц назад +3

    Jezaaka Allah khery❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MohamedFaqi-r3g
    @MohamedFaqi-r3g Месяц назад +1

    Masha Allah jazaaka Allah kheyr

  • @HafsaAbdi-kc3mq
    @HafsaAbdi-kc3mq Месяц назад +1

    AllahaNOKADAYO amin❤❤

  • @fatxicabdi2384
    @fatxicabdi2384 Месяц назад +3

    Masha Allah waa xaqiiq wuxuu ka hadlayo sheekhu

  • @suhaybxirsi7411
    @suhaybxirsi7411 Месяц назад

    حفظك الله شيخنا

  • @زكرياأحمدمحمد-ش1ك
    @زكرياأحمدمحمد-ش1ك Месяц назад +5

    الله اكبر

  • @moustaphasougue2191
    @moustaphasougue2191 Месяц назад +1

    محاضرة واقعية
    لقد تأثرت

  • @mahamedliban7115
    @mahamedliban7115 Месяц назад +3

    Xayeey siinta kareba qud bada irsaqda mel fiican allh sxw ha idinksiiyo

  • @abdiazizbare6550
    @abdiazizbare6550 Месяц назад

    Allow kubarakeey SHEK ❤❤❤❤❤

  • @AbdiNaafacMohamed
    @AbdiNaafacMohamed Месяц назад +1

    جزاك الله خير ❤❤

  • @popular7493
    @popular7493 Месяц назад +1

    ❤️ 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴 ❤️ واحفظ المسلمين

  • @Axmed-ep8uc
    @Axmed-ep8uc Месяц назад +3

    Jasaakalaahu khayran

  • @abdirahmanibrahim4334
    @abdirahmanibrahim4334 Месяц назад +1

    Masha allah sh umal❤ allah ku xafido

  • @hamdicabdi8535
    @hamdicabdi8535 Месяц назад +3

    Jazaaka allaahu kheyr sheekh, Soomaali waa in ay towbad keenaan kitaabkii illaahay na midigta ku qabsadaan,.Balsse kuwaan dadka dhiiga u horseeday Allaah ha naga qabto. Hana loo qunuudo.

  • @mahirmahiryare1326
    @mahirmahiryare1326 Месяц назад +1

    Jazakallah ❤

  • @KhadarXaajiYuusuf
    @KhadarXaajiYuusuf Месяц назад

    Maasha'Allaah Tabaarakallaah Sheekhaygii, Ilaahay haku barakeeyo Aamiin.

  • @omarzaki5138
    @omarzaki5138 Месяц назад

    Mansha Allah xaqiiq weeye ilahaa nogargaaro

  • @AbdifatahBashiir-e7q
    @AbdifatahBashiir-e7q Месяц назад +1

    Masha.allaah.alahakuxafido.sh.m.umal

  • @DaalibuCilmin
    @DaalibuCilmin Месяц назад +1

    ❤❤❤❤
    Sh alaah haxifdiyo

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 Месяц назад

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @foozfooz771
    @foozfooz771 Месяц назад +1

    Jazaakallaaah sheekh

  • @CaliAxmed-zw3lr
    @CaliAxmed-zw3lr Месяц назад

    Masha allah shekh umal❤❤❤❤

  • @abdikadarmohamud1877
    @abdikadarmohamud1877 Месяц назад

    Masha Allah ilahay ha ku xifdiyo sheekhunaa

  • @safiawarsame8598
    @safiawarsame8598 Месяц назад +1

    Ilaahoow xaqa nagudil daaliimiintana nagaqabo musliintana meelatjoogaanba ugargaar jasaakalahu khayr my beloved sheekh ilaahay janadiisa hanagu kulmiyo

  • @modiriye
    @modiriye Месяц назад

    Masha Allah sheikh Allah haku xidio

  • @xassanmustaf377
    @xassanmustaf377 Месяц назад

    ما شا الله❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤100000000🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤

  • @Farahkeinan-g7i
    @Farahkeinan-g7i Месяц назад +1

    Waa runtaa maa shaa alaah mahadsenid ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AliAbdi-i4k
    @AliAbdi-i4k Месяц назад

    Sheeq Maxamed Cabdi Umal waad mahadsantahay JAZAKALAH KHEYR
    Kkudbadaada waxeey u dhacaysaa ineey qaldan yihiin Xasan Sheeq Maxamud iyo Axmed Madoowe waliba waxaad u hadashay si caam ah lakiin mabeegsan qof kaliya marka culimada Soomaaliyeed mid ayaa ka qaldan intuusan digaalka dhicin kama hadashaan markii lagu riiqmo ayaad hadashaan ka hortag ma lihidiin kadaba tag moyee waliba intaad isxil qaamtaan safar kuma tagtaan wadanka waxa lays ku haasto ma dhaxgashaan
    Doorkiina wuxuu noqday kaliya inaad tartamo Quraan aad qabataan iyo inaad u safartaan muxarado xoogaa dhoor bari wadamo aad soo joogtaan lakiin doorkii culimada looga baahnaa inaad kaliya ma ahan maxaa culimada u diiday qofkii qaldan inla dhaho hebel waad qaldan tahay kursigaan aad kaligaa kusoo noq noqonayso caqli ma ahan talada dhulka dhig maxaa culimada u diiday ayagoo midaysan ineey kitaabka hergaliyaan inlagu xukumo
    wadanka
    Sh Umal waxaad ka hadashay Kitaabka iyo Sunnada yaa hirgalinaayo hadaan loo halgamin waliba kuwa diidan aan runta loo sheegin macquul ma ahan hadal aan ficil lahayn
    Culimada utaagan ineey shareecada islaamka hergaliso waxa loo bixiyey magacyo xun waliba dadka baxay garabkooda waa culimo qilaaf wadato
    Culimada ictisaam kuwa dowlada taageero uu ugu horeeyo Sh Cali Wajiis Axmed Madoowe ayuu canbaareyey waliba wuxuu idhahay madaxwaynaha federaalka ayaa amarka iska talada Sh Umal adigana waxaad ka dhigtay labada ineey qaldan yihiin Xasan Sheeq Maxamud iyo Axmed Madoowe sida hadalkaaga uu udhacayo
    Culimada ictisaam shaqadooda kale waxaa ka mid ah markuu wadanka fatahaad ka dhaco ineey lacag ururiyaan dadkana ugurmadaan

    • @IsmailMohamed-l8t
      @IsmailMohamed-l8t Месяц назад

      @@AliAbdi-i4k Dhawaqiida Garguurte Hugaminaayo Warkoooda Waxba Nagama Quseeeyo Cadowgaynaa Weyaan Ilaa Shareeecada islamka ka Qaadanaysaan Waalidiiiina Naga Daaya Buuuuqiiiina Dadka Ka Daaya Hadad Rabtaan Is Laaaya Baan Leeyahay Dhawaqiida Garguurte Hugaminaayo Uuufin lakum Idinka Iyo Asnamtaad Cabudaaysan Qaata Kitaabka Alleh Iyo sunadiiisa Hadad Dad Muslim Tihiiin Weyaan Baan Leeyahay Cawaanta Garguurte Hugaminaayo

    • @IsmailMohamed-l8t
      @IsmailMohamed-l8t Месяц назад

      @@AliAbdi-i4k dasruuurkaan Qoooma Luuudka ah Ee Dhawaqiida Garguurte Hugaminaayo Ee Cabudaayan Maxa Naga Quseeeyo Malahan Calmaniyiiinta Asnamta Cabudaayo Qabuuraha Muslimiiinta Faaganaayo Ha Isku Madhaan Caruurtaan . Masakiiinta Adun Koooda Iyo Akhiradooda La Seejiyay Buuu Wadadka Ka Hadlayaa Ragaan Calmaniyiiinta ah Asanamta Cabudaayo Haday Is Dagalayaan Waxan Leeyahay Xasan Qori Ha so Qaato Madooowane Haso Qaato Koooda Baqtiyo Godka Halagu Rido Nasiiib Daro Ciyaal Yaryar Bay Isku Dirayan Dhawaqiidan Ka Tashta Badiiina Dadkiiiina Dhulkiiiina Iiibsaday Wax Idin Hadhay Ma aaqanee

  • @armyman5751
    @armyman5751 Месяц назад +1

    Allah yaxfadka❤😊

  • @ShamsoAbdi-bs8sg
    @ShamsoAbdi-bs8sg Месяц назад

    Sh Mustafa haaruun

  • @abdishakurhussein8812
    @abdishakurhussein8812 Месяц назад

    جزاك الله خير جزاء

  • @CabdiRashidAxmedCali
    @CabdiRashidAxmedCali Месяц назад

    مشاءالله تبارك الله ألهم أصلح في الصمال😢😢