rabiyow marna kaama quusan neeyo illaheeyow no gargaar dhamaan omada Islamka ah o dhan ona hiili walaalaheen reer falastiin iyo cid kasto Muslim ah o dhiban kuwa daalimiinta ah ee awooda isku sheegaayo adaa ka awood badan mar cidaa garab o noqoto ayaa guuleeysatay cidaa garab keeda ka baxdo ayaana hoogtay illaheeyow no gargaar dhamaan omada Islamka ah o dhan insha allah nasriga illaheey waa so dhawyahay insha allah
rabiyow marna kaama quusan neeyo illaheeyow no gargaar dhamaan omada Islamka ah o dhan ona hiili walaalaheen reer falastiin iyo cid kasto Muslim ah o dhiban kuwa daalimiinta ah ee awooda isku sheegaayo adaa ka awood badan mar cidaa garab o noqoto ayaa guuleeysatay cidaa garab keeda ka baxdo ayaana hoogtay illaheeyow no gargaar dhamaan omada Islamka ah o dhan insha allah nasriga illaheey waa so dhawyahay insha allah
Keep going my bro
mahadsanid sxb
Keep going bro
Mahadsanid sxb
Horay usoco lph guul iyo sharaf korkaaga ha atee❤
mahadsanid sxb Alle haku karaameeyo
Dhanka Facebook gana waan kaaaga xirnahay
Mahadsanid sxb
@@muxsinbashir10 adaa mudan zxp mcne keep going bro
Lkn Somali Carab maha ❤😂
Waa carab laguma oran ee jamacada carabta lagu dhahay
Anagu Carab shaqo kuma lihin waxaan nahay somali African ah ee adiga Carab is moodey
Carab qurun wax la jeclaada ma ahan
Carab Baan nahay laguma dhihin ee wadamada jaamacada ku jiro baa laga hadlayaa tusaale sudaan waa dad madow hadana jaamacada carabta ayey ku jiraan
Carab baad diidan tahay Afrikaan ayaad ku ordaysaa?
Adeer Waxba isma dhaantaan Kuwiinaan Carabta iyo Afrikaanta hadba mid isku xoqoya.
Carab ma Nihin Afrikaanna ma Nihin ee Cirqi Soomaali ah ayaanu nahay.
Lkn waxaa noo dhow Diin ahaan iyo Dhaqan ahaan Wadamada Muslimiintaa Afrika haku yaallaan ama Khaliijka haku yaallaan.
Af ka noolayaan hadal badan oo aan waxba qaban qarin waxna qabsan karin kaliya afka ka nool oo dood iyo muran badan ayaanu nahay.
Waxaa intaa noo dheer haddaan Soomali nahay inaynu nahay Dadka Dunida ugu liita ee ugu hooseeya ee ugu Cawaansan ee ugu Caqli xun ee ugu Garasho liita ee Xayawaanka xittaa kasii liita oo uu Xayawaanku xittaa na dhaamo saa Xayawaanka waxbaa laga faa'idaayee.
Waxaynu Nahay ummad Cawaan ah oo Xoolo ah oo Qabyaalada Caabuda oo Midba midka kale uu uqabo Cuqdad,Xiqdi iyo Xaasidnimo.
Waxaynu nahay Ummad Shisheeyaha ugodlata oo ufoorarsata oo Caabuda iyaguna aan isku ogalayn wax ixtiraam ah iyo Nolol ah.
Runtu waxay tahay Waxba ma soo kordhinayso Inaad Carab ama afrikaan hadba mid isku xogno saa dadkaas iyagaa na dhaama kun jeer innagaana ka liidana kun jeer isku adduun ma joogno.
Ee intaan waxaas iska dayno Danteena aan ka shaqayno Innagiibaab khatar jiritaan ku jirnee
Fuck of😡😡😡
Carab ma nihin ayaad leedahay Afrikaan nimana waad ku ordaysaa.
Waxba isma dhaantaan adiga iyo kuwa Carabta iyo afrikaantaba isku xoqaya.
Carabna ma nihin Afrikaana ma nihin ee Cirqi iyo Sinji Soomaali la yiraahdo ayaan nahay.
Lkn Diin ahaan iyo dhaqan ahaan waxaa na xiga oo aynu sokeeye iyo walaal nahay Dawladaha Muslimiinta meel walboo ay ku yaallaan hadday yihiin Carab afrikaan Aasiyaan Yurubiyaan iwm.
Balse xaqiiqdaa ah inaysan taasi waxba soo kordhinaynin
Runtuna waxay tahay inaynu nahay haddaan soomaali nahay Dadka Dunida ugu liita ee ugu hooseeya ee ugu Cawaansan ee ugu Jaahilsan ee ugu Caqliga hooseeya ee ugu Garasho liita ee ugu xoolaysan Bal Xoolaha ayaa na dhaama oo naga faa'ido badan saa iyagu waxbay dadka iyo Dunida kusoo kordhiyaan.
Waxaynu nahay Ummad afka noolayaal ah oo Hadal badan oo dood badan oo iska qayliya oo wax ficil ah iyo wax Farsamo aqooneed iyo istiraatiijiyadeed ah aan lahayn.
Waxaynu nahay Ummad Qabyaallada Caabuda oo Midba midka kale uu uhayo Qabyaaladnimo Xiqdi'Cuqdad iyo xaasidnimo ah.
Waxaynu nahay Ummad Munaafiqiin ah oo Iyagu isdhagraya Shisheeyaha jecel oo shisheeyaha Caabduda oo shisheeyaha ugodlada oo ufoorarsada oo isu dulleeya Iyagana aanan isku ogolayn wax Ixtiraam, karaamo iyo nolol ah.
Waxaynu nahay Ummad shisheeyaha waxkasta u ogol oo aan iimaan islaamnimo iyo damiir lahayn oo aan Wadaniyad iyo Danqasho wadan lahayn oo shisheeyaha ukala orda oo ukala tartama.
Waxaynu nahay ummad In la dullaysto ukala tartama.
Innagoo xaalkeennu sidaas yahay oo maanta khattar jiritaan ku jirna ayaan wax bilaayacni ah oo khiyaali ah ku jirnaa oo ku doodaynaa
Fuck of😡😡😡