Sarkaal kamid ah ciidankii kacaanka ayaa si kooban uga hadlay dowladii waagaas jirtay.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 14 дек 2024

Комментарии • 62

  • @xidigahaofficial8281
    @xidigahaofficial8281 6 часов назад

    Milatry rajiim shuuciyad dowlad nimo mhn

  • @MohamedMursal-p1f
    @MohamedMursal-p1f День назад +2

    Wariye farhan Ali Aden mahadsanid wariye sare soo badi wareysiyada kacaanka.

  • @ismailibrahim2376
    @ismailibrahim2376 День назад +3

    M.a Runtii Ninkaan libaax waayo waan kahelaa qofka runta sidaan u sheego
    Caadi ma ahan sargalkaan ♥️🇸🇴♥️💪💪🙏

    • @SaadaqKaraama22
      @SaadaqKaraama22 6 часов назад

      @@ismailibrahim2376 Ka hel lkin culimada oo loo gafa miya ku tageresa DIINTA WAA IN AY WAX WALIBA KALA SAREYSA

  • @saidibrahim5931
    @saidibrahim5931 День назад +2

    Siyaad bare kadib wax dawlad lama helin illa iyo hada. Allah unaxaristo nin wadani ayu ahaa

  • @SaadaqKaraama22
    @SaadaqKaraama22 День назад +2

    Culimada Ilaheyba nagu yiri
    ❤fasalu Ahlal digri inkuntum laa taclanuun❤ oo ah suaala oo weydiya wax yabaha adan aqonta ulaheynina qiimo aya allah siyay waana indha bulshada muslimka Ee odaygan diinta halabaro

    • @xidigahaofficial8281
      @xidigahaofficial8281 7 часов назад

      Wax mabaran maba oga dowlado islaam in ay aduunka kaso taliyeen
      Kan waa xaar caadiya

  • @Kingciiltire2024
    @Kingciiltire2024 7 часов назад +1

    Waa waalanyahay ninkaan 😂

  • @MacalinCabdiqani-k1j
    @MacalinCabdiqani-k1j День назад +3

    Ninkaan legend waaye runtii muuqaaladiisa noo soo Badi fadlan codsi waaye

  • @WrapTab576Mar27
    @WrapTab576Mar27 День назад +2

    KACAANKII BARAKAYSNAA🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @CaliMuse-h3r
    @CaliMuse-h3r 17 часов назад +1

    So badi zxp Malaga Yaaba Rooble Hadii Qaran ka Beenta ah Ee Hda jiro U baahdo inu caawin karoh

  • @leymoenahmedhashi8616
    @leymoenahmedhashi8616 Час назад

    SubxanAllah wali wuu Isla sax sanyahey diin naceybka ayaa
    idin burburisey
    Wadaad haduu wax qaban waayo munaafaq miyaa wax qaban Kara

  • @MohamedDubad-v4x
    @MohamedDubad-v4x День назад +4

    Somalia democratic Republic RIP 1960-1991

  • @SubeerSaid
    @SubeerSaid День назад +2

    Àun aabihi qaranka somalia abdulahi yusuf ahmed

  • @AbdirisaaqciiseXuuriye
    @AbdirisaaqciiseXuuriye День назад +2

    Jidka ama jle marnaba macawisley ha ka shikin🦁☠️✅️

  • @Gantaal1
    @Gantaal1 13 часов назад

    Wariye caalami ah farhan guuleyso walal qaali ninkaan noo soo bodi iyo podcastiga kacaanka.

  • @zola2487
    @zola2487 14 часов назад

    Khamiis dheh

  • @rainrelaxing9255
    @rainrelaxing9255 11 часов назад +1

    Culimada ayaga laga so gaaray cilmiga quranka iyo ceyniska

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 3 часа назад

    Waxaa xaqiiqada dhabta ah in Dowladdii Kacaanka ka hortaagneyd waraabayaal, Habar dugaag khatar ku ahaa jiritaanka Qarannimada ,Dowladnimada ,Gobonimada iyo wada jirka Ummadda Soomaaliyeed.

  • @anshaxyare3271
    @anshaxyare3271 День назад +2

    Video maaad soo badisid

  • @XuseenMohamed-s9w
    @XuseenMohamed-s9w 15 часов назад +1

    Ninkan waraysi faro badan kasoo qaad waxbadan ogyee❤

  • @mazidahmednoor6976
    @mazidahmednoor6976 13 часов назад +1

    Sheekada kacaanka soo badi iyo rooble

  • @AadanmaxamadCusmaan-y8n
    @AadanmaxamadCusmaan-y8n 9 часов назад

    Waa rageeda odaga, adduunyaades ,ku degatey😂

  • @kingMoha707
    @kingMoha707 День назад +1

    Sargaal sare rooble 🔥🫡🫡🫡

  • @Ganeyofficial
    @Ganeyofficial День назад +2

    Kacaanka dowladnimo asigaa dhapay😂

  • @BAARQAB.CIIDED
    @BAARQAB.CIIDED 6 часов назад

    Sxb ka warayso sababtii siyad ugu gacan sayray rer ogadenia 1986 hishiiskii mingistu kadib

  • @GuledAhmed-d5g
    @GuledAhmed-d5g День назад +1

    Sakaalka waraysiyadiisa soo badi oo ha dhaadheeraadan

  • @nuunejr2717
    @nuunejr2717 15 часов назад +1

    Shirkole🫡

  • @yasminosman1658
    @yasminosman1658 День назад +2

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @calisaladabdi5472
    @calisaladabdi5472 День назад +3

    taariikhdii dagaalka 77 ka wareyso

  • @SubeerSaid
    @SubeerSaid День назад +3

    Wariye ninkan ka wareyso dagaalki 1977ki

  • @maxamedcali4744
    @maxamedcali4744 День назад +1

    Is tiil hoogiina .. kulahaaa kkkkk😂😂

  • @ahmedadanmahamed5105
    @ahmedadanmahamed5105 19 часов назад

    Roobale waa ka muuqata adadega sarakal nimadii uu soo marayay

  • @Saki-Hagarlaawe
    @Saki-Hagarlaawe День назад +1

    Aad waxaan u codsanayaa in Ninkan xikmadda badan aad waraysiyo badan ka diyaariso. Waayo wax badan bay M. Siyaad been ka sheegaan oo cayaan siyaasiyiinta hadda jiraa.

  • @abdihodanali6021
    @abdihodanali6021 Час назад

    😂🎉😢😮😅😊😊

  • @AbdirizackAmin-i1z
    @AbdirizackAmin-i1z День назад +2

    Kk somalia jihaadkii oo la gaari ku jirta kulaha

  • @zola2487
    @zola2487 14 часов назад +1

    Kan loodkeygii inuu aha ayan filaya beylcad

  • @mohammedogleh5195
    @mohammedogleh5195 День назад

    Inkani waayo arag maha gacantii birta ahayd baa Somaliada. Manta dhashy

  • @Koorre
    @Koorre День назад +2

    Kacanku dowlad kama dambeyn

  • @farahmacalinadan6688
    @farahmacalinadan6688 9 часов назад

    Kacaanki hadaan joogi lahaa maburbureen

  • @HISTROY1
    @HISTROY1 День назад +1

    Part 2

  • @MaxamedShnuur-t6e
    @MaxamedShnuur-t6e День назад +1

    Ma maqashy haa ama Maya kulahàa

  • @rakbah.c
    @rakbah.c 18 часов назад

    Kani kaliya fikradihii hanuuninta ayuu liqay ee wx kale maaha
    Isma ogee qiraanka iyo cilimadaba waa ugafay.

  • @nocopyrightedbackgroundmus454
    @nocopyrightedbackgroundmus454 День назад

    Shiici

  • @ismailaden
    @ismailaden День назад +1

    Sxp yarka tv leh odeyga procst ka soo dub

  • @sayidabib6632
    @sayidabib6632 21 час назад

    maalmihi la so dhaafay ninkan aad ayan u la dhacsana hadalkiisa lakin marko yiri wadaad quraan so bartay muxo ka yaqana dawladnimo ayan dib oga istaagay sababto ah waxan ogaaday in oo yahay jaahi calmaani ah oo deenttiina soban qofki xanbaarsan kaso horjeeda

  • @AlvaanoYare
    @AlvaanoYare 5 часов назад

    ROOBLE NIN WEYN

  • @user-catoosh
    @user-catoosh 10 часов назад

    Kastumo masoosaro😅

  • @nawafmuse2798
    @nawafmuse2798 22 часа назад

    Improve your equipment as a journalist 👏

  • @Apmedia.01
    @Apmedia.01 День назад +3

    Halkee kugu soodira muqalkan oo edit grensan

    • @Farhanyare1
      @Farhanyare1  23 часа назад +3

      Meel aan kaala soo xariiriyo ii sheeg

  • @xidigahaofficial8281
    @xidigahaofficial8281 7 часов назад

    Ninkan maso aqrin miya taarikhda dowladihii islaamka maba yaqanee
    Shekh dowlad mxu ka yqn kulaha
    Masajid muu geyna kulahaa
    Qf wax baratay umaba ega
    Faataalahaan

  • @yousuphmahamed8116
    @yousuphmahamed8116 День назад

    Ala jaahilsanaa
    Ninka uu amaanayaa miyaanu ahay dhiigya cabkii soo maray somali oo dhan
    Ilahay uma naxariisto ninkii culimada laayay

    • @WrapTab576Mar27
      @WrapTab576Mar27 День назад +1

      Siyaad bare geesinimadiisa Gaaadhi mayside cuqdada iska saar abaarsooy

    • @yousuphmahamed8116
      @yousuphmahamed8116 18 часов назад

      @WrapTab576Mar27 uma jawaabo dhashii dhiig miiratada walee alle waa waydiin umadii uu xasuuqay

  • @mohagamingofficial8427
    @mohagamingofficial8427 16 часов назад

    Nio wariye qaabkisa malihid hadalka sifcn ubaro nin masuul ayaad wareesani waraysi dheer oo fcn suaalo wngsan oo muhiim waydii

  • @Labaale-t1v
    @Labaale-t1v День назад +1

    Nio waregsigqan haafka ah xalqad walba haafta tahay maxaa waaya xalqo-xalqo xitaa u sameey. Mideeda kale ninka Ka wareeyso suaalo muhiim ah oo Is leh waxaan aad Bari iyo koonfur u boodeysid Naga daaaaaaaaaa

    • @MacalinCabdiqani-k1j
      @MacalinCabdiqani-k1j День назад

      Walahi kugu fikiraa ahay anaa hada hadalkaan soo qori raway kwrn

  • @HISTROY1
    @HISTROY1 День назад +1

    Part 2