Madaxweynaha jubbaland Waxaa jecel beesha caalamka Jiniga iyo sheydaanka.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 14 дек 2024

Комментарии • 209

  • @NuurxuseenC
    @NuurxuseenC 20 дней назад +45

    Wllhi ninkaan wareesigiisa noo soo badi mahadsanid

  • @MahadInhoAntonio
    @MahadInhoAntonio 20 дней назад +24

    Somalida kan aqliga leh io kan wax bartay waa la dilaa ninkan oo kle waa u baqa marka arko he is smart man ❤

  • @trcdyariisow9432
    @trcdyariisow9432 19 дней назад +25

    Inta Tiktok Ka Timiban Salaamaya

  • @salmoabdi1366
    @salmoabdi1366 20 дней назад +13

    ninkn waraysigiisa nosoo badi wariye❤

  • @MohamedMursal-p1f
    @MohamedMursal-p1f 21 день назад +16

    Muqdhisho meysha ugu booto badan Aduunka 😁😁 ciyaal Xamar watching this

    • @AyoubOmat-y5b
      @AyoubOmat-y5b 20 дней назад

      😂 watching and saying 😂❤

  • @suleimanbule1202
    @suleimanbule1202 14 дней назад +4

    Waa mid kamid ah Ardeydii Siyaad Bare

  • @MohamedMursal-p1f
    @MohamedMursal-p1f 21 день назад +9

    Wariye sare fadlan Ninkaan soo badi xog dhalinyarada anfaceyso ayaa ku jirta.

  • @najiimosman2963
    @najiimosman2963 20 дней назад +14

    Waa kuwaas Legends kii wadanka Aakhiro iyo aduunka meel un gayn lahaa 😂😂

  • @taaxojr1960
    @taaxojr1960 21 день назад +7

    Ma anaad iga xanajinaysa Kulaha Legendary weeye😂

  • @abcbc4008
    @abcbc4008 21 день назад +6

    Asc xasbunAllah wanicmalwakiil umada somaliyeed has Allah is suficient for us he will protact us he will protact us for everything in this world Ameen yaa Allah

    • @LegendTLegend-fo1rb
      @LegendTLegend-fo1rb 19 дней назад

      ألم تتسمع قول الله تعالى : (إن الله لا يغير ما بقوم حتى يغيروا ما بأنفسهم ) الرعد:١١
      Ilaahey Umad ma badalo xaalada ay ku sugan yihiin illaa ay iyaga is badalaan

  • @armyman5751
    @armyman5751 18 дней назад +3

    Hooyo xun iyo dawlad xun hanaqaad maleh😊

  • @MohamedIsmail-pf9bd
    @MohamedIsmail-pf9bd 21 день назад +9

    Wllo ninkaan wareysiyo dhameys tiran kaqaad marba mowduuc intaa uqabatid si dhameys tiran ugu qaad

  • @hamzemohamed3314
    @hamzemohamed3314 21 день назад +13

    Ninkaaan halga dhiiigo jeenaraal dhuuulka somalia, now!!!!!!

  • @nabadawaanololgobanimosoma5457
    @nabadawaanololgobanimosoma5457 18 дней назад +2

    ❤Geeesiii nocan ah mahalidonoo oo waaliibaa aqlii iyo aqoon ilahay siyaay
    Ruuntiis wayee xamar botaa talaaa😂😂😂

  • @ifraxmohamed9774
    @ifraxmohamed9774 18 дней назад +1

    Wwwww ninkn waa lejen ❤❤😂😂😂100 ful maan

  • @MaxamadCabdi-d7s
    @MaxamadCabdi-d7s 14 дней назад +2

    Sxbow janankan dalkaa ubaahan
    Mmarka dalka kusoolaawo kudheh 🎉🎉
    Si aan u aragno soomaalinimada ❤❤😊

  • @WaajidWaajid2
    @WaajidWaajid2 18 дней назад +2

    Wll Soo badi wareysiga general aweysa

  • @CabdiYare-p6s
    @CabdiYare-p6s 13 дней назад +1

    Ilaahayow hana waalin

  • @esrahodan3291
    @esrahodan3291 20 дней назад +3

    Waraysiga so badi

  • @Ahmedy64
    @Ahmedy64 21 день назад +6

    Legend siyaasada gees ka soo gal Ado reer hebel ku soo gabanaya si hadhow wadanka aad u qabatid😂😂

    • @mahdimohamed7056
      @mahdimohamed7056 21 день назад +1

      Hada wadani Yoo iskaga dhigin beri Marko ina adeerkiis daarood ah madaxweyne noqdo woo iska aamusaa hada been been oo mucarad U yahay😂😅

  • @AbdihakimMuse-k1p
    @AbdihakimMuse-k1p 18 дней назад +2

    ninkan wareysigiisa soo badi😂😂😂

  • @LeoMessi-ww4ry
    @LeoMessi-ww4ry 14 дней назад +2

    Ninkan mj miyaa

  • @kreemleepoow
    @kreemleepoow 14 дней назад +1

    AAAAA TTTTTTTTT TTTTYYY😅😅😅😅

  • @adanabdullahi2108
    @adanabdullahi2108 16 дней назад +1

    He’s talking the facts

  • @malaboa591
    @malaboa591 19 дней назад +1

    Wariyaha ku wareeysanaayo ayaaba hadalada aad ku hadleeysid ka cabsooday. Janannimadii waqtgii kaligiis taliye Siyaad bare la siiyay oo dadka kusoo dil la dhihi jiray ayuu ku waashay oo waa dhiigyacab dhiiga umada weli rabo inuu laayo ee ilaah umada haka qabto inshaa Allaah

  • @MaankaCusman
    @MaankaCusman 19 дней назад

    Wlhi waxbaa iga baxeynaa M.allh waa sargaal hansare leh❤

  • @habdihassan4960
    @habdihassan4960 14 дней назад +1

    Mashallah noo soo bady

  • @qadrishmohamed9537
    @qadrishmohamed9537 19 дней назад +2

    From tiktok 😂

  • @NjNj-q4l
    @NjNj-q4l 21 день назад +4

    Mxay tahy janan ducaynayo labka kisa adag waye ninkan🫡

  • @uptherhmnizmail9157
    @uptherhmnizmail9157 18 дней назад +1

    Lgend rooble🔥

  • @armyman5751
    @armyman5751 18 дней назад +1

    General naago u sheekaynaya😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @waxaro-raacchanale250
    @waxaro-raacchanale250 17 дней назад +1

    Ninkaan warkiisa waa xaqiiiq

  • @mrabdalla7652
    @mrabdalla7652 19 дней назад +1

    😂😂😂 mashaAllah nin adag

  • @faysalmire7624
    @faysalmire7624 11 дней назад

    Waa runti

  • @Captain-q4t
    @Captain-q4t 16 дней назад +2

    Nunka waraysi badanka so qaad
    Microphone kaaga hagaaji

  • @Hornscope
    @Hornscope 14 дней назад +1

    Ahmed madoobe waa khaayinul wadan marba la shira cadowga somaalida. No need innla soo xidho ee waa in la khaarajiya

  • @pishardipatt8103
    @pishardipatt8103 17 дней назад +1

    General gafaydhe is the best😅❤

  • @MaxamedcaliXasan-v8t
    @MaxamedcaliXasan-v8t 21 день назад +5

    M.a Ciidankii oo qof ah

  • @Fvhffhjifjkztkzmg
    @Fvhffhjifjkztkzmg 21 день назад +2

    Dadkii indha garadka ahaa ee aqoonta lahaa waa lalaayay waa xaqiiq aqoonyahanadii saraakishii takhaatiirtii intii dadnimada iyo dal jaceelka lahaa waa lalaayay

  • @MohamedYusufNoor
    @MohamedYusufNoor 21 день назад +1

    Waa wallhi waa runtisa 😂😂😂

  • @xiin1535
    @xiin1535 21 день назад +4

    Ninkaan waa Gen rasmi ah

  • @NUURDIIN231
    @NUURDIIN231 20 дней назад

    Waa dharantii way carareen odoyaashiina waawada madaxwaynayaaal😊

  • @ABDULAAHIABUUKARHASSAN
    @ABDULAAHIABUUKARHASSAN 20 дней назад +2

    ninkan waa nin dhiig leh malaga yaaba ino dhib uso labato markle😢

  • @MahadMohamedduqow
    @MahadMohamedduqow 20 дней назад +1

    Sadaq joon waxaa loo heeystaa
    Ardaydii ahmed gureey
    Uu laayeey
    Runtii xaqiiqo

  • @mohamedgutaale9139
    @mohamedgutaale9139 21 час назад

    Ninkan haloo sheego waqtigii in uu is badalay oo smart phone wax la yiraah shaqeeyo aaqiru samaana dhow yahay

  • @adenyussuf5344
    @adenyussuf5344 18 дней назад +1

    No attacking neighbours just make peace with everyone and mend your affairs

  • @saedsomalilandchannel5205
    @saedsomalilandchannel5205 20 дней назад

    Waa Nin Caqli badan

  • @MarwaYonis-n9n
    @MarwaYonis-n9n 19 дней назад

    Waa kuwaa ragii hanka iyo raganimada lahaa 😢😢ee soomaaliyeed

  • @zadiiqsomali4086
    @zadiiqsomali4086 12 дней назад +1

    4:16 Mid madaxwaynaha afduubi kara kuma jiro
    Ninkaan waa mid gabigiisuba rabsho usamaysan.

  • @cabdiimn6510
    @cabdiimn6510 20 дней назад

    Soomaali. Weey soo laawatay .2024 ❤❤❤❤❤ 5

    • @esrahodan3291
      @esrahodan3291 20 дней назад +1

      Hodhodho malaha wuxu shegaya kuguma socdo😂😂

  • @saafially2547
    @saafially2547 15 дней назад +1

    Kan hal habeen uu tiirka na geyn lahaa 😅😂

  • @SakariyaShigow-o5e
    @SakariyaShigow-o5e 14 дней назад

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkk❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 17 дней назад +1

    Ninkan rag rag dhalay

  • @saedabdiqadir8322
    @saedabdiqadir8322 20 дней назад +1

    Wlhi wa runtii janan ku haya wllyallow wx jira mha in la ducysto wa wx fcn lkn janaral dadka laso hor tgn baryo iyo khiyaali wa xaaran in la dilo fcn kaas

  • @abdirahimadam17
    @abdirahimadam17 19 дней назад

    Wanka maroora dilaaca saan ahan jirnay iyo san hada noqonay

  • @ayaanledigtionary7966
    @ayaanledigtionary7966 20 дней назад +1

    Ismaciil cumar geele aniga 40 sano ayan joogay xasan sheekh adiga iska joog kualahaa😂😂

  • @AhmedAli-zp2ss
    @AhmedAli-zp2ss 21 день назад +2

    Sheekadu si u noqto wax macaano leh isaago dhamaystrin soo dhig

  • @AhmedHasan-e2c
    @AhmedHasan-e2c 15 дней назад +1

    haddaan arko qof hadalkiisa ay ku badantahay (Aniga ) maba jecli inaan dhegeeysto.😊

  • @NURSE-Hassan
    @NURSE-Hassan 13 дней назад

    😢💯

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 20 дней назад

    Ninkaanu waa halyeey wlhi😢😢

  • @AbdiFitaax-qm9ql
    @AbdiFitaax-qm9ql 20 дней назад

    Waa oday soo jabay😂

  • @mahomedmarsheyemahomedmars7621
    @mahomedmarsheyemahomedmars7621 19 дней назад +2

    Ninkan waa ragii wadanka meel sare gaadhsiiyay ee afrika iyo aduunkaba baray waxa somalidu tahay.

  • @bashirmakihassan4443
    @bashirmakihassan4443 21 день назад +4

    JANAN NAAGO U SHEKEYNAYA WA BASHIIR GOOBE😂😂😂😂😂

    • @Tasniim1
      @Tasniim1 21 день назад

      Aad iyo aad nin general sare ciidan kagaaray oo wasiirka dumarka laga dhigay waa lama arag iyo lama maqal. Waana Dawlad aqoon la’aanta Xasan sh.

    • @najiimosman2963
      @najiimosman2963 20 дней назад

      Haa wlhi zhb😂😂

  • @MohamedDubad-v4x
    @MohamedDubad-v4x 5 дней назад

    Free odowaa😂

  • @FeisalAdan-s2k
    @FeisalAdan-s2k 20 дней назад

    Ninkan legend waye

  • @MaxamedCabdiSamed-n5o
    @MaxamedCabdiSamed-n5o 19 дней назад

    Ninkaan halyeey waaye

  • @ibrahiimdhakat731
    @ibrahiimdhakat731 20 дней назад

    M.a walhi waa xaqiiq😂

  • @abshirmahamed4361
    @abshirmahamed4361 20 дней назад +2

    Afku xoogle caadiya 😂

  • @malaboa591
    @malaboa591 19 дней назад

    Bisinka ninkaan waaba diktatoor cad ee Ilaahoow xukun ha ugu dhiibin umada Soomaaliyeed. ilaah xukun danbe oo diktatoor ah Soomaaliya kuma soo celsho inshaa Allaah

    • @abdulrahmanmohamed5576
      @abdulrahmanmohamed5576 18 дней назад

      Oo hada somalia mxa kajira isheg bl?

    • @omarmissack37
      @omarmissack37 13 дней назад

      ninkaan camal hadaadan rabin adigana maalin kasta waad un ooyneysa.

  • @daljoogchannel8797
    @daljoogchannel8797 17 дней назад

    Kkkkkkkkkk😂😂😂😂😂😂

  • @nasriyaasiin6268
    @nasriyaasiin6268 18 дней назад +1

    Ninkan hala yaabina 400 boqol oo filin hindi ah ayaa ku maqane😂😂

  • @AbshirSaciid-c6e
    @AbshirSaciid-c6e 18 дней назад +1

    General Saciid dhere

  • @zaarasaidelmi4251
    @zaarasaidelmi4251 21 день назад +3

    PLZ wll rooble wareesi dhamays tiran nooga qaad From Puntland wlh Somalida inay midowdo baa ii muhiima anigo ciise mohamud ah

  • @ayaanleaxmad6057
    @ayaanleaxmad6057 19 дней назад

    Wllhi ninkan dawlada nimada wax wayn ka fahansanyahay

  • @malaboa591
    @malaboa591 19 дней назад

    Bisinka ninkaan waa waalan yahay oo dowladii kaligiis taliye Siyaad bare, sidii uu dad u dilaayay ayuu ku waashay.

  • @SaabirMaxamed-w7j
    @SaabirMaxamed-w7j 21 день назад +2

    Ninkan dalka ubahan noso Badi

  • @faysalmire7624
    @faysalmire7624 11 дней назад

    🤙

  • @NaimaHassan-d7m
    @NaimaHassan-d7m 12 дней назад +1

    Walhi wan qoslay

  • @MaxamedCabdiSamed-n5o
    @MaxamedCabdiSamed-n5o 19 дней назад

    Ninkan wareysigiisa soo badi oo Somalia kusaabsan sxb

  • @CiiseDalabey
    @CiiseDalabey 19 дней назад

    Ninkaan dabal ahaaa

  • @AbdilaahiBurale
    @AbdilaahiBurale 20 дней назад +1

    General iyo dumar maxaa isu keenay kulahaa walaahi waa runtii

  • @MaxamadCabdi-d7s
    @MaxamadCabdi-d7s 14 дней назад +1

    asc

  • @malaboa591
    @malaboa591 19 дней назад

    Yurub dad aan aqli laheeyn, hadii loogu talagay in ay joogaan horumarkaas ay gaareen miyay gaari lahaayeen.

  • @MohamedDalmar-j5f
    @MohamedDalmar-j5f 15 дней назад

    Markaad ka amar qaadan waydeen dawlada in la dhiso county ama maamulgoboleed la laayana dadka saraakiisha waa sharci
    Dadka caqliga u saaxiib ka ah na waxaa. Laayey dadkii shacabka ahaa ee qabiiliga kushaqaynayay

  • @Fvhffhjifjkztkzmg
    @Fvhffhjifjkztkzmg 21 день назад +3

    Ninkan hadeesan lug ulaabneen hadalkiisa wuu iqanciyay

  • @CayteAhmedashkir
    @CayteAhmedashkir 20 дней назад

    Kanyaree waraysanaya waaba wareere😂😂

  • @MaxamedMaqfay
    @MaxamedMaqfay День назад

    Runtiis rooble

  • @aderjalil1785
    @aderjalil1785 17 дней назад

    Kkkkk❤❤

  • @qanaatuqurtubah
    @qanaatuqurtubah 19 дней назад

    Waa Calmaani, Shuuciyaddii ay soo dhaqan xumaysay

  • @updymalikofficial7367
    @updymalikofficial7367 20 дней назад

    Wooow wlhi qofka kaliya an isku figrada nahay wayo

  • @nuurahmediidow7907
    @nuurahmediidow7907 19 дней назад +1

    Ninkan in aw yahay ithobyan ayaan ka fahmay yaa ila arkay wayo in m xasan la dilo ayu u ololeynaya

  • @sadakottwa5548
    @sadakottwa5548 20 дней назад

    Wasirka iyo genenka la sheegaya waaba shaqaale mdxweyne kama hor imaan karaan wayo xilkablaga qaadaa

  • @isseelmi1433
    @isseelmi1433 20 дней назад

    Ninkaani waa milateri dhab ah

  • @maysuunodawaa1679
    @maysuunodawaa1679 19 дней назад +1

    Ninkani waa kii somalia logu talo galay!!!!

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 19 дней назад

    ASC WLLE ROBLE BEENTAA MAAHA INTII UGU CAQLIGA XUMEYD IYO CAWAANTA MADAXDA MAMUL GOBOLEDYADA AH AYAA SOO HARTAY KUWII CAQLIGA LAHAA WEY DHIBTEEN

  • @aliabdullahihassan3320
    @aliabdullahihassan3320 День назад

    Runbadana rooble

  • @AbdirizackAmin-i1z
    @AbdirizackAmin-i1z 16 дней назад +1

    Ninkan dalka in loo dhiibo weyan

  • @ShaficiSahal-eg3tn
    @ShaficiSahal-eg3tn 21 день назад

    Ninkan run badana waaya aragna waa yhy

  • @mohagamingofficial8427
    @mohagamingofficial8427 15 дней назад

    Ninkan waa qabiir wlhi lkn ciidanka hada jira iyo dowlada waxa kujira dad shabab lashaqeeya ee ciidanka shirqoola dagaalkana dhab kamaha wlhi

  • @SacadMuusekibrey
    @SacadMuusekibrey 16 дней назад +1

    FAATAALE😂