Somali scandic TV
Somali scandic TV
  • Видео 528
  • Просмотров 9 119 025

Видео

Shiiq micnihiisa maxaa waaye yaa shiiq la dhihi karaa.Shiiq micnihiisa maxaa waaye yaa shiiq la dhihi karaa.
Shiiq micnihiisa maxaa waaye yaa shiiq la dhihi karaa.
Просмотров 1136 дней назад
Maxaad ka ogtagay Sirta quraanka kariimkaMaxaad ka ogtagay Sirta quraanka kariimka
Maxaad ka ogtagay Sirta quraanka kariimka
Просмотров 1796 дней назад
Maxey tahay numberka sirta ah oo quraanka kujira ee number 7Maxey tahay numberka sirta ah oo quraanka kujira ee number 7
Maxey tahay numberka sirta ah oo quraanka kujira ee number 7
Просмотров 4109 дней назад
30 September 202430 September 2024
30 September 2024
Просмотров 30615 дней назад
Taariqda Hogaamiyaha xisbulah ee Hassan NasralahTaariqda Hogaamiyaha xisbulah ee Hassan Nasralah
Taariqda Hogaamiyaha xisbulah ee Hassan Nasralah
Просмотров 38116 дней назад
Xamar 24 Saac ku na dhiifin lahaa Afarta Albaab Ayaan ka xeri lahaa ID kaar Ayaan u sameyn lahaaXamar 24 Saac ku na dhiifin lahaa Afarta Albaab Ayaan ka xeri lahaa ID kaar Ayaan u sameyn lahaa
Xamar 24 Saac ku na dhiifin lahaa Afarta Albaab Ayaan ka xeri lahaa ID kaar Ayaan u sameyn lahaa
Просмотров 2,6 тыс.17 дней назад
Xamar 24 Saac ku na dhiifin lahaa Afarta Albaab Ayaan ka xeri lahaa ID kaar Ayaan u sameyn lahaa Dadka oo dhan Waxaa saas yiray Rooble oo kamid Ahaa saraakiishii hore Somalia.
Duqa Magaalada muqdhisho 1953- 1991Duqa Magaalada muqdhisho 1953- 1991
Duqa Magaalada muqdhisho 1953- 1991
Просмотров 43819 дней назад
Waxaan la kulmay Rooble oo kamid ahaa saraakiishii hore ee somaliya.Waxaan la kulmay Rooble oo kamid ahaa saraakiishii hore ee somaliya.
Waxaan la kulmay Rooble oo kamid ahaa saraakiishii hore ee somaliya.
Просмотров 3,2 тыс.20 дней назад
Warbixib Gobolada somaliya iyo Qabiilada dega Xiligii Dowlada dhexe.Warbixib Gobolada somaliya iyo Qabiilada dega Xiligii Dowlada dhexe.
Warbixib Gobolada somaliya iyo Qabiilada dega Xiligii Dowlada dhexe.
Просмотров 27721 день назад
Rooble waxuu kamid Ahaa ciidanka cirka somaliya Madaxweyne Siyaad bare Ayaa tababaray.Rooble waxuu kamid Ahaa ciidanka cirka somaliya Madaxweyne Siyaad bare Ayaa tababaray.
Rooble waxuu kamid Ahaa ciidanka cirka somaliya Madaxweyne Siyaad bare Ayaa tababaray.
Просмотров 1,3 тыс.23 дня назад
Rooble Waxuu ku hadlaa luuqada Ethiopia ama af amxaar.
Jaaliyada somaliyeed ee Finland Ayaa soo dhaweyn u sameysay Rw Cali M GeediJaaliyada somaliyeed ee Finland Ayaa soo dhaweyn u sameysay Rw Cali M Geedi
Jaaliyada somaliyeed ee Finland Ayaa soo dhaweyn u sameysay Rw Cali M Geedi
Просмотров 36124 дня назад
Jaaliyada somaliyeed oo aan u kala harin ayaa si isku duuban usoo dhaweeyey Raysul wasaare Ali m Geedi

Комментарии

  • @cabdixakimyusuf-official5738
    @cabdixakimyusuf-official5738 9 часов назад

    Wariyaha jawaab dhan malahan why

  • @MohamedMursal-p1f
    @MohamedMursal-p1f День назад

    Xildhibaan kaan meel aan kala xariiiro ma jirtaa walal ?

  • @MohamedMursal-p1f
    @MohamedMursal-p1f День назад

    Xildhibaan ka geeysisan wali ma arkin runtii.

  • @mohammedaaye1361
    @mohammedaaye1361 2 дня назад

    Dadka la yaso diìnta kama baxaan taa badalkeed dadka diinta ka baxa ama khaniis noqda waxa ugu badan dadka laandheeraha sheegta😂

  • @CookeAbdi
    @CookeAbdi 3 дня назад

    Ale haku barakeyo

  • @abdifatahabdilahi7145
    @abdifatahabdilahi7145 5 дней назад

    Waar waad dawakhday nio maamul goboleed ayaad ku dawakhday

  • @SubeerSaid
    @SubeerSaid 5 дней назад

    War adiga codkii siyaad bare mxaa isugu yeelin

  • @MuhudinAbdullahiMuhumed
    @MuhudinAbdullahiMuhumed 6 дней назад

    Sheekhu waxaad u moodaa inuu iloobay suurada faatixa oo iyadana 7 aayad ah.

  • @MohamedMursal-p1f
    @MohamedMursal-p1f 9 дней назад

    Masha Allah waad Mahadsanid tihiin ajar Alle haniiga siiyo.

  • @amishali5439
    @amishali5439 9 дней назад

    Mashallah wariye Farxaan and shikha jazakallah may Allah bless you❤

  • @maftuuxmahdi
    @maftuuxmahdi 9 дней назад

    Barako ma rabtaa salliga nabiga ﷺ badso.❤️

  • @mohodinPliano
    @mohodinPliano 12 дней назад

    Geeesi waye

  • @Katiinaato
    @Katiinaato 13 дней назад

    Waa Lagend Ninkani Khabiir Ah

  • @Ahmedhassan-ov6em
    @Ahmedhassan-ov6em 14 дней назад

    Maxamed Siyad Berre miyaa ku baray mise dowladii u hogamiyay Maxamed Siyad?

  • @khadarhassan4366
    @khadarhassan4366 14 дней назад

    war balaayo idinki dhacdaye negativtiy-ga joojiya oo ninka la waraysanyo qodobada muhiimka ah uu sheegay ka falanqooday war umadaan soomaliyed negative bdnaa facebook tiktok yutube meelkasta waa kuwii falcelin xun sheegyaa indhahooda wanaaga maba arkaan .wariyaha odyagaas wuu ixtiraamaya waan ujeedan udoyga su aalaha wuu diidanyhy xaqiijin in la waydiiyo in lala sheekaystuu rabaa oo laga dhuro waadna ogtihiin wariye su aalo lama waydiiyo oo mowqif wax muujinya lama waydiiyo buulshadii ayuu matlaa oo shakhsigaas ayaa muhiimadiisa ah inuu waydiiyo waxay bulshada ka rabto inay ka ogaato iyo fikiradiisa. maa daama odyga ka xnaaqyo wax yaaba badan waa inuu dnayastaa oo uusan iska cayrin si caadi ahna usoo gudbiyaa su aalo fudus un. wax fahma

  • @Captain-q4t
    @Captain-q4t 14 дней назад

    So badi video askarigan

  • @MaahirSaid
    @MaahirSaid 14 дней назад

    war alaha alle myahy war ninka hawrerine si professional ah uwareyso ama wriye kle udaa

  • @MaahirSaid
    @MaahirSaid 14 дней назад

    wariyaha Qudhisu xaalada ku xun 😂😂

  • @MaxamedMuuze
    @MaxamedMuuze 15 дней назад

    Dowlada hoose xamar ninkan ayee kaso maqleen in dadka muqdisho la diiwangaliyo kadib ayee nala imanayan 😂

  • @FaysalmahamudHassen-cz5tk
    @FaysalmahamudHassen-cz5tk 15 дней назад

    War nio kan wariye mahaa sbbto waliga markaad wax wareysanayso qofka lama weydio su'aal adiga kugu soo noqonaysaa qofka waxaa la weydiya su'aal oon adiga kugu soo noqonayn

  • @ABDULAAHIABUUKARHASSAN
    @ABDULAAHIABUUKARHASSAN 15 дней назад

    Geesi geesi dhalay

  • @cabdullaahimaxamuud4195
    @cabdullaahimaxamuud4195 15 дней назад

    Inkaan waroye ma warysanaye qof ciyaala warysana

  • @duurboyofficial5958
    @duurboyofficial5958 15 дней назад

    Ninkaan waa dadkii hore wadanka xaladisa wa la socdaa

  • @JamalMohamedJamalMj
    @JamalMohamedJamalMj 15 дней назад

    Gaashanle Hoose Majiro Wax ladhaho Waa Beentiis Waa Gaashanle Dhexe Sida Saxda Ah

  • @yuusufcalinuur7953
    @yuusufcalinuur7953 16 дней назад

    Wlhi waa nin runta Ka hadlaayo xaqiiqatan ninkaan hadalkiisa waxaa laga soo qaadayna nin waalan ilaahow dalkeena Inoo bad baadi

  • @ubahelmi6017
    @ubahelmi6017 16 дней назад

    Ninkas wariye kuma so adin provisional ah wariye ayanle hanoolaato ama Abdirisaq calosha ayaa ku wacna

  • @yacquub
    @yacquub 16 дней назад

    War nin clips kisa soo badi zhp

  • @munasagal2496
    @munasagal2496 16 дней назад

    Captain ayuub naga so barajee oo furo RUclips

  • @mawlidsomali8446
    @mawlidsomali8446 16 дней назад

    Wariyuhu ninkan caadi buu uLa shekaysanayaa. Eee wariye caadiya hala raadiyo Oo waraysi dheer ka qaada 😮🙏

  • @qadarjr1075
    @qadarjr1075 16 дней назад

    War odagan Xog uu haya

  • @odayzamaani6327
    @odayzamaani6327 16 дней назад

    Wba siyad barre oo meysha tagan codka

  • @duurboyofficial5958
    @duurboyofficial5958 16 дней назад

    Wareeysiga soo badi

  • @duurboyofficial5958
    @duurboyofficial5958 16 дней назад

    Warninka waa nikakar meed wadanka u baahan

  • @duurboyofficial5958
    @duurboyofficial5958 16 дней назад

    Ninkaan wariye sifiican uwareesto radaiya

  • @muhammadabdi4760
    @muhammadabdi4760 16 дней назад

    Wariye aftahan ah ma tihid sxp interview dambe ha sameynin

  • @MohanCllaahi
    @MohanCllaahi 16 дней назад

    So badi

  • @MohanCllaahi
    @MohanCllaahi 16 дней назад

    So badi

  • @mohammetabdikani449
    @mohammetabdikani449 16 дней назад

    Soo badi nio ninka waa legend suaashana ka jawaab 😂😂

  • @AYAAMAHA0
    @AYAAMAHA0 16 дней назад

    Nio ninkan markale warayso warkana ka sug. Oo dhagayso marku dhameeyo hadalka suaashada waydii lakin hadaka haka dhexgalin

  • @Bollywood-2024
    @Bollywood-2024 16 дней назад

    Ninyahow muraan badnida kulaha 😂😂

  • @Bollywood-2024
    @Bollywood-2024 16 дней назад

    Itobeeya ayo kaa baqaayah

  • @walalsafwan2269
    @walalsafwan2269 16 дней назад

    Wariyaha ayaa wariyo aheen moyee ninkaas xog ayuu haayaaaa 💯 Ninyow ninka sifiican u wareyso Hadii kale nagu kala waddd

  • @walalsafwan2269
    @walalsafwan2269 16 дней назад

    Ninyow wariyo matihide ninka aan dhageysane ka aamus 😂

  • @walalsafwan2269
    @walalsafwan2269 16 дней назад

    Kan wariyo miyaaa mise 😂

  • @Munasar32
    @Munasar32 16 дней назад

    Sxp wariye ninkan waraysi diyarsan oo 2:00:00 ka qaad nio

  • @khalifjayte9219
    @khalifjayte9219 16 дней назад

    Wallhi nin kan legend waye more wareysi 😊

  • @zarakikenp
    @zarakikenp 16 дней назад

    ninkan wariye aqoon leh ayu uqalmay, wareysigiba ninkan ba ku dhelay, sualo macno daran bu weydinaya manta dhan

    • @mohamedmadar5423
      @mohamedmadar5423 16 дней назад

      Gudomiye wlhi aniga so wadey qof IQ leh aya thy nin journalist farta ka xeran wali ma helim 🫡🖤

    • @MaxamedMuuze
      @MaxamedMuuze 15 дней назад

      Haa hanolato ayuu ku ficnaa

  • @nagmudiinahmeth3847
    @nagmudiinahmeth3847 16 дней назад

    Wereye zero experice weeye haku mashquulin shaqsiyaad ileen adigu dambi badhe matihide Ee xogta iyo aqoonta lawaraystaha xooga saar taasbaa wx laga faa,idi karaa . Ana waxa kudarayaa xataa adigu warye academic ah matihid ee halagu hubiyo inaa garabeetion kutimi.

  • @zarakikenp
    @zarakikenp 16 дней назад

    wariyaha wa xoolo

  • @khadarcawaale4488
    @khadarcawaale4488 16 дней назад

    Vedio hakala jarjarin wuxuba sacad ma gaadhayaane