- Видео 33
- Просмотров 417 714
Muxsin Bashir
Швеция
Добавлен 20 янв 2021
Soo dhowaw Walaal Halkan waxaan kusoo gudbiyaa taariikh,warbixino,dhacdooyin,qisooyin iyo waxyaalaha xilligaas caalamka ka taagan ee ay tahay in bulshada loo soo gudbiyo
waxaan kaa codsanayaa inaad nagu soo biirto
Mahadsanid 🙏
waxaan kaa codsanayaa inaad nagu soo biirto
Mahadsanid 🙏
Marykanka oo gubanaya || Maxaa ka socda Los Angeles?
Hadii aad nagu cusubtahay fadlan nagusoo biir mahadsanid
Просмотров: 3 772
Видео
Waxa uu ahaa boqorkii ugu fiicnaa ee soomara dalalka carbta
Просмотров 8 тыс.14 часов назад
Hadii aad nagu cusubtahay fadlan nagu soobiir
Maxaa sababay ncybka H!tleeer ee Y@huuuuda❓
Просмотров 8 тыс.21 час назад
fadlan like saar siina sheer garay
Sidee Qoyska Reer Asad u Qabsadeen Dalka Suuriya
Просмотров 23 тыс.21 день назад
Ha ilaawin inaad like saarto muuqaalka hadii aad nagu cusub tahayna nagu soo biirto Mahadsanid
42 Sano oo xukun ah, Waa kuma Mucamar Al-Qadaafi?
Просмотров 19 тыс.21 день назад
Fadlan like saar hadii aad nagu cusubtahayna nagu soo biir mahadsanid
Shirkada maamusha dhaqaalaha caalmaka‼️
Просмотров 9 тыс.Месяц назад
Soo dhowaw wll hadii aad nagu cusubtahay fadlan nagu soo biir hana ilaawin inaad like saarto muuqaalka mahadsanid 👍
Kacdoonkii ugu waynaa qarniga 21aad || Rabiicul carab
Просмотров 19 тыс.Месяц назад
soo dhowaw sxb fadlan like saar muuqaalka hadii aad nagu cusub tahayna nagu soo biir
Waa kuma Sadaam Xuseen?? 🤔
Просмотров 60 тыс.2 месяца назад
Soo dhowaw sxb like saar muuqaalka hadii aad nagu cusubtahayna nagu soo biir mahadsanid
Gobolka ugu halista badan caalamka || kashmiir 🤯
Просмотров 71 тыс.2 месяца назад
Goobta ugu halista badan caalamka || kashmiir 🤯 Hadii aad nagu cusbtahay fadlan nagu soo biir Sidee pakistan u samaysatay hubka nugliyerka : ruclips.net/video/f6njtH16qiw/видео.htmlsi=w2qC5eDaL2nmrW2r
Sidee ku biloowdeen xuutiyiintu, yaana sameeyay? 🤔
Просмотров 47 тыс.2 месяца назад
Sidee ku biloowdeen xuutiyiintu, yaase sameeyay? Ha ilaawin inaad like saarto siina sheer garayso muuqaalka mahdsani
Dalka jabiyay cid walba oo isku dayday inay qabsato || Afgaanistaan
Просмотров 12 тыс.3 месяца назад
Dalka jabiyay boqortooyo walba oo isku dayday inay qabsato || Afgaanistaan
Dagaalkii lagu ceebeeyay ruushka || Dagaalkii chechniya
Просмотров 11 тыс.3 месяца назад
Dagaalkii lagu ceebeeyay ruushka || Dagaalkii chechniya Ha ilaawin inaad like saarto muuqaalka, lana wadaagto asxaabtaada, Hadii aad nagu cusubtahay fadlan nagusoobiir Mahadsanid
Jaajuuskii khiyaamay carabta, ee dumiyay dawladii islaamka
Просмотров 10 тыс.3 месяца назад
Jaajuuskii khiyaamay carabta, ee dumiyay dawladii islaamka
Dagaalkii ugu doqonsanaa taariikhda caalamka 🤣
Просмотров 7 тыс.4 месяца назад
Dagaalkii ugu doqonsanaa taariikhda caalamka 🤣 Like saar muuqaalka 👍, Hadii aad nagu cusub tahay fadlan nagu soo biir mahadsanid
Dhamaadka Awooda Doolarka Maraykanka 🤯
Просмотров 3,3 тыс.4 месяца назад
Dhamaadka Awooda Doolarka Maraykanka 🤯
Dawlad islaam ah ayuu ka sameeyay bartamaha qaarada yurub || Ali ezzat bigovic
Просмотров 7 тыс.4 месяца назад
Dawlad islaam ah ayuu ka sameeyay bartamaha qaarada yurub || Ali ezzat bigovic
waxay rabeen inay xadaan qabriga nabiga scw 🤯
Просмотров 3,1 тыс.5 месяцев назад
waxay rabeen inay xadaan qabriga nabiga scw 🤯
Qoyska ugu hantida iyo fasahaadka badan caalamka 🫨
Просмотров 8 тыс.5 месяцев назад
Qoyska ugu hantida iyo fasahaadka badan caalamka 🫨
Qabsashadii Xaramka || Waxaan ahay Mahdiga🤯
Просмотров 10 тыс.5 месяцев назад
Qabsashadii Xaramka || Waxaan ahay Mahdiga🤯
Waxa ay ku jiraan jaxiimada Aduunka || Muslimiinta iigoorka
Просмотров 19 тыс.6 месяцев назад
Waxa ay ku jiraan jaxiimada Aduunka || Muslimiinta iigoorka
Shiinaha iyo Maraykanka Dagaalka tecnologiyada casriga ah 🤯
Просмотров 6 тыс.6 месяцев назад
Shiinaha iyo Maraykanka Dagaalka tecnologiyada casriga ah 🤯
Sidee ayay ku bilaabatay fikrida shiicanimada ??
Просмотров 12 тыс.6 месяцев назад
Sidee ayay ku bilaabatay fikrida shiicanimada ??
Dagaalki Qaboobaa || Dagaal halis galiyay jiritaanka caalamka 🤯
Просмотров 7 тыс.6 месяцев назад
Dagaalki Qaboobaa || Dagaal halis galiyay jiritaanka caalamka 🤯
Ninkii fash!liyay Sirta Bahaln!mada Marykanka || Julian assaange
Просмотров 3,2 тыс.7 месяцев назад
Ninkii fash!liyay Sirta Bahaln!mada Marykanka || Julian assaange
Bitcoin || Lacagta ugu qaalisan caalamka balse aan aan la garanaynin cidii samaysay
Просмотров 3,1 тыс.7 месяцев назад
Bitcoin || Lacagta ugu qaalisan caalamka balse aan aan la garanaynin cidii samaysay
Sidee loo sameeyaa Roobka gacan ku samayska ah ❓🤯
Просмотров 2,2 тыс.7 месяцев назад
Sidee loo sameeyaa Roobka gacan ku samayska ah ❓🤯
wali ma is waydiisay yaa sameeyay internetka ??
Просмотров 3,5 тыс.7 месяцев назад
wali ma is waydiisay yaa sameeyay internetka ??
Sidee ayay pakistan u samaysatay hubka nugliyeerka 🤯
Просмотров 12 тыс.7 месяцев назад
Sidee ayay pakistan u samaysatay hubka nugliyeerka 🤯
1 malyan oo qof ayay iska d!leen, maantana waa hormuudka dhaqaalaha Africa🤯 || ruwaanda
Просмотров 3,9 тыс.7 месяцев назад
1 malyan oo qof ayay iska d!leen, maantana waa hormuudka dhaqaalaha Africa🤯 || ruwaanda
maxaa dhacaya hadii dhamaan dalalka carabtu midoobaan
Просмотров 2,3 тыс.8 месяцев назад
maxaa dhacaya hadii dhamaan dalalka carabtu midoobaan
Allahu akbar ☝️ allaha gubo wadanka mareykanka oo dhan
The Legend Hore Usoco Zhp
Mahadsanid pro
Legend subscribe and following face book waa kusoo dhahay
fire 🔥
I'm so happy 😂
muxsin Bashir legend ❤❤
الللهم زدهم ناراا تلطي وانجه بيوت المسلمين
Thanks pro we support you well ❤😊
Alllaahu akbar
Trump Albaabada Naarta mac sonkor waa ku fiicantihine musubada Allaha idinku dhameyo.
Kaalaya kudheh somaliya ayaa qoxoonti ahaan idiin aqbaliye
Zxb Waad Nagala Soo Daahda Muuqalada ❤
Hadda ka Dib waan la soo dheeraynayaa insha Allah
Legend 😂😂😂😂😂
Muxsinow asbuuc asbuca maanaga dayso sxb
Hye masuul
Allaw u siyaadi dabka
SaaS lee hasocoto ar jecliyaa sidaan
Lacagtay yahuuda siinayeen Iyagu ha isku xaliyaa😏
Horay usoco bro🎉
Thanks bro
Abaalkiisa ayaa helay oo gaaladu ilhybaa mahadleh miyay dhehaan 😂
Waa illaahooda 😂
Golden voice ❤❤❤ muxsin bashiir❤
Sxb Documentary Badi waxaa Leedahay Cod fasiixa Oo Dhageysigiisa lagu caajiseeyn
Horumar wangsan wallky
🫡
الله اكبر ولله الحمد 🎉🎉🎉🎉
Tallented ✊🏽
Shb saake ilaa iyo shalay saa channel ka usoo fiirnaye waa noogay 😂😂
Ilahay ha u ziyaadiyo😅😅😅
Thanks
Wan ku faraxsaney jabka mujrimiinta alle haw kordhiyo cadaabta Ma ilaabi doono siday u baa biyeen walalaheen reer qaza xasuuqi lo gaystay een u wada joognay 😪😪😪🤲 Garabkeena illahayba mar walba jooga intii ku geeriyoontay xasuuqi qaza idamka illahay haka dhigo kuwa shuhaada ah jannoyinkisa haku casuumo Dhibkana haka kor qaado inta manta nool Beerka ikiin damqanaya walalahay reeer qazow 😢
Wan ku sugayay
Ilaahay hausiyaadiyo
Tariikhda osaama bin ladin kusoo hadal zhp
Muqaalada sobadi sxb
MAHAD SANID MUXSINAW ZXP Waxaan jeclaan lahaa inaad Barnaamuj noogasoo samayso dawlada islaamiga ah ee Afghanistan taasoo ku dhaqaaqday talaabo geesino leh oo ah inay tay maanta dawlada islaamiga ah ee aduunka ka jirta iyo Raga libintaas gaadh siiyay ee daalibaan.
Baga oo baga weyku macaan tahay in ay saan ku dhacdo donar taraam😂magac adkaa wuxu taraam lee iska dheh horto hada ayaan arkaya gubashadan iyo waxan dhanbo lkn waxaan leeyahay taraam gubashadii aad la rabty qaza macaan keda sii dhadhami bal taramow marna hanaga sugin in aan kuu calaacalno lkn halmid naga fili smail oo kliya iyo alalaas😅
wixii helay aan layabay allah kusiyadiyo galada sikasto awooda alle utusay wexey tagan yihiin masiibo dabiici waye allah kusiyadiyo amiin dhaha somaliyey 🤲
❤❤❤
Come back taliye
Wll muxsin codsi waxaa iga ah in aad sadaam hussein tariqkdiisii inoosoo gudbiso, ma dikteytar dilaa buu ahaa mise halyeey geesi ah buu ahaa❤
Sxb muuqaal ayaan ka sameeyay ee chanaalka ka baar
Nin latabay welcome back legenow
Muxsin Bashiir. 10/10.
🫡
Mansha allah nin hibo leh baad tahay
Garaca idhihiisu waaxuux
😢😢😮😮
Hello
waalkeyow per day 1 video soo dhig si chanel ka uu update u noqdo
Kasoohadal. Boqorkii Libya maxamed sanuusi رحمة الله عليهما
Waxaa u qalanta 100k bro❤❤
muxsin so jedintada caadi ma'ahan bro so badi muqaladaada