Dalka jabiyay cid walba oo isku dayday inay qabsato || Afgaanistaan

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 1 дек 2024

Комментарии • 55

  • @Suuq4uu
    @Suuq4uu Месяц назад +8

    Waxaynu ku jirnaa sanadihii guusha muslimiinta , Afghanistan baa xorowday ka dibna bangaladesh, FALASTIINA WAAN RAJAYNAYNAA insha Allah

  • @DekaDahirAhmed
    @DekaDahirAhmed Месяц назад +10

    اللهم انصر اخواننا في كل مكان

  • @hasssanomar5619
    @hasssanomar5619 21 день назад +2

    Only Somali make sense it my first time I watch your videos keep going brother inshallaha

  • @khaatumo636
    @khaatumo636 Месяц назад +6

    Masha allah sxb waa tariikh cajiiba cibro qadasho mudan somalidu horey utiri ninkii dhoof kuyimi bey geeridu dhibeysaa😢❤

  • @xaawocumarxaawocumar
    @xaawocumarxaawocumar Месяц назад +6

    Allaahuakbar ❤🇸🇴❤🇵🇸❤

  • @amiirnuur4430
    @amiirnuur4430 Месяц назад +5

    Fariid Masha Allah

  • @abdifarah3545
    @abdifarah3545 Месяц назад +1

    Maasha Allaha Allaha ku barakeeyo waa barnamij fiican

  • @macruufmiskiin
    @macruufmiskiin 19 дней назад

    Asc Aqoonyahan aan taageer sanahay❤ماشا،الله Alle dartii kuu jeclahay wiilkeygiyoow GUULEEYSO

  • @CabdifitaaxMaxamed-v6p
    @CabdifitaaxMaxamed-v6p Месяц назад +2

    Masha Allah ❤️

  • @Mohamed.Fuaad.9593
    @Mohamed.Fuaad.9593 Месяц назад +4

    Gaaladu Waa kuwo aad uliita Tabar ahaan iyo Taag ahaan lkn kadib markii Ummada Muslimiinta ah ay ka tageen Diintoodii Islaamka ahayd ayna hilmaameen inay Muslimiin yihiin oo dayaceen ku dhaqanka Kitaabka Quraanka iyo sunnadii Nabiga Scw, ayaa waxay keentay inay Ummad Muslimiintaa Dulloobaan oo loo gumaysto dhinac walba, Taasina waxay fursad unoqotay Gaalada oo helay Fursadii ay intaas oo qarni raadinayeen.
    Waxay noo bixiyeen magacyo foolxun sida Argigixiso iwm si ay Diinteena iyo innaga inoo kala saaraan.
    Karaamada iyo Sharaftu waxay inoosoo noqon doonaan Maalinkii aynu Alle u noqono oo aynu ku dhaqanno iskuna xukunno Diinteena Suuban.
    Wll Muxsin adigana Waad ku mahadsan tahay soo diyaarinta Barnaamijyada Tayada leh ee ku saabsan Aqoonta,Taariikhda iyo Dhacdooyinka Dunida, Gaara ahaan Taariikhdeenna Islaamka ah iyo mabaadii'da iyo Qiyamka Diinteena islaamkaa.
    Halkaas iinooga sii wad.
    Alle Dartiis ayaan kuu jeclahay.

    • @muxsinbashir10
      @muxsinbashir10  Месяц назад +3

      Insha Allah wayni soo noqon doonaa wll, Illaahay haku jeclaado wll, jacayl illaahy dartiis laisu jeclaado waxa uu kamidyahay 7 shay ee carshu raxmaanka lagu harsado maalinka aanu harkale jirin

  • @ismailabdisalan1618
    @ismailabdisalan1618 Месяц назад +2

    Shp tariiqada islaam no soo badi kuna dhaqso lpj❤🎉

  • @HanadDayax-qo5kl
    @HanadDayax-qo5kl 24 дня назад

    Welcome first Time but i was impresse .waxaan ka codsanayna muqalo kalee oo waxtarlee sida gusha wadamada Burkina Faso mali iyi Niger iyo madaxa Senegal dorkoda wanagsan iin ciid kalee🎉 laga faano oo wadanida iyi nimcada eebee dulka dhigay la tabcado.

  • @CumarBadri-e5s
    @CumarBadri-e5s 22 дня назад

    Ma shaydaan ki waynaa ee jabiyay daraawiish

  • @XogMaal-cj8di
    @XogMaal-cj8di Месяц назад +1

    Mahadsanidiin

  • @Nusbayr
    @Nusbayr Месяц назад +1

    Mawduuc wanaagsan

  • @MaslaxJanuzaj-ue2ii
    @MaslaxJanuzaj-ue2ii Месяц назад

    Manta....Shalay U Eka Walee Talibaan iyo Dadkeeda Qaalo Wey Iska Dhiciyeen Dalkoda iyaga Xukumo Galo Daba Dhilif Uma Ahan Inyar Moye Dadka Afghanistan Wada Mujaahidiin

  • @Craxmaancqaadir-hm6cy
    @Craxmaancqaadir-hm6cy Месяц назад +1

    Barnaamiyyo xiiso leh ayaad soo diyaarisaa balse waanaga soo daahisaa

    • @muxsinbashir10
      @muxsinbashir10  Месяц назад +1

      Waan ka xumahay masuul, hadda kadib joogto ayaan ka dhigidoonaa insha Allah

  • @CqaadirBoss
    @CqaadirBoss Месяц назад +1

    Keep goin bro

  • @macruufmiskiin
    @macruufmiskiin 19 дней назад

    إنشاءالله تعالي ❤

  • @KAAFIGAMER
    @KAAFIGAMER 16 дней назад

    Afghanistan 🇦🇫

  • @ZamiirMaxamed-t1g
    @ZamiirMaxamed-t1g Месяц назад +2

    Dalkaas waaye mataqaan

  • @Ahlamsharif8984
    @Ahlamsharif8984 Месяц назад

    Jzk bro

  • @yasiinpuntland5216
    @yasiinpuntland5216 Месяц назад +1

    Xog wanaagsan

  • @Zadiiqsiciid
    @Zadiiqsiciid 17 дней назад +1

    Filimada dhaqan xumada iga so duceeyaa inu ilhy iga reebo😢

  • @abshirak6267
    @abshirak6267 Месяц назад +2

    sxb kaso hadal aas aaskii iyo dhamadkii xukunkii shuciga ee somalia

  • @salmaancali495
    @salmaancali495 Месяц назад +1

    Waxaad Ku soobiirtay liiska Dadka aan Taageero hambalyo

  • @KAAFIGAMER
    @KAAFIGAMER 16 дней назад

    🇺🇿

  • @warwannaagchannel7241
    @warwannaagchannel7241 Месяц назад +1

    25000k7nbaa kadhintay maraykanka

  • @baastoowali5038
    @baastoowali5038 Месяц назад +2

    Bro waxaan fahmi la ahay waxa loola jeedo jahiirad u ekaha waxa Lola jeedo 😂😂😂😂

    • @muxsinbashir10
      @muxsinbashir10  Месяц назад +1

      Sxb waxaa laga wadaa dhul 3 dhinac biyo ka xigaan,
      Halka Jaziiradana 4ta dhinac ayay ka jiraan biyuhu
      Macnaha dhulkaasi markii la arko waxa uu u egyahay jaziirad lkn ma aha oo dhinac qalalan oo aan biyo ahayn ayuu leeyahay

  • @maxamadcade2234
    @maxamadcade2234 Месяц назад +1

    و افغان مقبرة الغزاة.
    Waana sida uu qiray joe biden .

  • @arale141
    @arale141 23 дня назад

    Wad mahadsantahaymarka hore muxsin, lakiin waxan su,al ka qaba qabka afganistan islamku u qabsaday?18000 Islam ah in ayku dhinten oo aye asaxab iyo tabicin ku jirto Alan tariqda ku hayna,kabacdi 60000 oo cidan ah mucawiye ku qabtay isn't dhibyay boqorki,Marka sxb casharkas oo dhamestiran tariqda islamka 1mar clip ah so geli ado mahadsan thanks

  • @GeediGarane
    @GeediGarane 10 дней назад

    Kasoo hadal sxb see ku aasaasmatay alqaacida

  • @MohamedOsmaan-jt1hn
    @MohamedOsmaan-jt1hn Месяц назад

    Mzl sare muxsin Bashiir

  • @Magaceeya
    @Magaceeya 25 дней назад

    Umad xor eh hadaa maqashay ayaga lee waaye

  • @mohammedhassanelmi1116
    @mohammedhassanelmi1116 20 дней назад

    Sidee taliban ku bilowdeen nosodiyaari sxb

  • @bashiirFarax
    @bashiirFarax Месяц назад

    Waxaad ka soo Hadashaa jabkii jarmalka pls 🙏 😢 😭 😫