Kashmiir waa meel aaad iyo aad uquxbadan filimaan badan laga mataley quruxda kashmiir iyo khatar teeda khatarteeda badan waa danger place on the world😢😢
Hhhh waa runtaa oo aniguba waagii aan yaraa intaas shaneemooyinka waan ka daawan jiray, balse sida ay hindidu rabaan ayaay u dhigi jireen sheekada ee ma ahayn sida runta ah. Macnaha waxay iska dhigayaan dad lagu soo duulay waana iyaga dadka dhulka xooga ku haysta
@@abdifatahabdi6279 wax sax bu shege mxa ma rbta war nio somalida wxy rbta inay arimaha dadka kle dhagysto lkn kuwo loo bahan yhy in la falanqeeyo didaaysa war kashmirta laga shekenaynayo waa gobol soolna waa gobol waana muhiim in laga shekeyo jahil batahe
@@Mohann_11 Goballadda Waqooyi ee Sool kamid tahay maxay ku maqanyihiin ma isweydiisay? Saw dhib ay dawladii kacaanku u geysatey maaha, kawaran hadii dhibaato dhacdey laga hadlo, oo maanta dhan la dhaho maxay ku dhacdey maxaa la noo dilay, kaliya waxay sii damqaysa boogtii horey wax loo yeelay. Mushkiladaha Soomaali dhexyaalla ama horey u dhexmaray, maaha in hadda laso qufqufo, Sool dadka dagan aniga Soomaalida kale way iga duwan yihiin, oo waa Abtiyaashey, saaidna waan u jeclahay Alle ha dhawre. Dhanka kalena Soomaalinimada mooye waxba ima galaan, kaliya waxaan ka yaabay Ninkaas Nuux ah caqliyadiisa liidata uu doonayo in, dhibaato Soomaali dhexmartey laso qufqufo xiligan, Mahadsanid saaxiib.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA SIDA AY PAKISTAN U SAMAYSATAY HUBKA NUKLIYEERKA
ruclips.net/video/f6njtH16qiw/видео.htmlsi=uq3yhO7PA8zA8Iw7
N
Tanks
https//youtube/f6njtH16qiw?si=uq3yh07pA8zA81w7
😂😂
16:15
Dunida maso marin qof ka sharaf badan kana run badan nabi muxamed scw kusali nabiga wlloH_🥰
Macalin Taariikh yahan ah, si fiican ayaad ugu faa'iidaysay ummadda afka Soomaaliga ku hadasha. Hambalyo
Mahadsanid sxb
Muslimiinta ha guuleestaa
Hool fican ba hesa horay usoco walal🎉
Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw scw ❤️ please ❤️
صلي الله عليه وسلم
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Nabi Muxamed Scw Aan Ku Wada Salino Muslimiinta Odhan
Mahadsanid sxp muxsin wax badan kaa faaiday keep going 🎉🎉🎉🎉🎉
Adigaa mudan sxb, farxad ayay ii tahay inaad muuqaalka wax ka faaiiday
Masha allah sxb aad baad uu mahadsan tahay adiguna
1:13
240 km2
Hindiya waxa ay haysataa 65%
Bakistaan 30%
Shiinahana 5%
MASHA ALLAH
WAA BARNAMIJ WAX BADAN ADUUNKA LAGA OGAANAYO THANKS
Kashmir needs independent
Yeah, and it will be
Hambalyo zxb muxsin nawawi 2017 groupkagii form one aad isladhiganjirteen baa kamid ahay👌👍
Mahadsanid sxb 👋
Shp soo badi taariikhaha waa ku taageera❤
Insha Allah masuul
Well done Tarikh yahan
Good job bro
Muxsin sxb fb ban kaga xirna RUclips inad ledahay ma modayn guuleyso
Mahad sanid zxp inaad noosoobadi so ayaan kaa rajaynaynaaa inshaa Allah.
Wallahi 1998 marki la tijabinaye nuclear Pakistan waa jogey Islamabad dulka na la gariray habenkas kadib dabaldag weyn ba bilawmay farxad
Kwrn soow habeen cajiib ah ma ahayn
Sido kale adigan ad iyo ad bad ugu mahadsantahay sad xogaha naga qarson inogu so gudbiso mudane muxsin bashiir
Mahadsanid sxb, waan ku faraxsanahay inaad muuqaalka wax ka faaiiday
Muxsinoow muuqaallada soo kordhi sxb. Kanaalku ha koree.
Insha Allah masuul
Mahadsanid wllka
The dangerous region in the world thanks bro muhsin bashiir horay u soco
Mahadsanid sxb
@@muxsinbashir10wax halisa majiraan dadkooda india ayaa ciqaab iya gumeysi ku heysa
Kashmiir waa meel ka mid ah Pakistan 🇵🇰
Good job ❤
Mahadsanid sxb
Mahadsanid Warriye..... Waxa Tahay Dhalinyarada Soomaaliyeed Ee Umadooda Wax Anfacaya Uso Gudbiyo
Kashmir waan aqana😊❤
Tnx bro
Wll talented leh ayaa tahy never give up hore usoco
Insha Allah sxb, mahadsanid
ماشالله
Good job
Mahadsanid sxb
Waa barnaamij wanaagsan ❤
Mahadsanid masuul
Maadada Taariikhda cutubka 1aad cashirkiisa 3aad ee Fasalka form four 🖐
Kkk ader dalkaaga wax tariiqa makahysaaa
Interesting topic
Mahadsanid sxb
😢@@muxsinbashir10
6:29 6:30 6:30 6:30 6:30 6:31
Meel walba islaamku ha guulaysto insha allah
Video ugu daaqashada badnaa ee muuqaaladaada
Mahadsanid bro
Adigaa mudan sxb
Mashallah ❤❤❤boqoroo
Mahadsanid sxb
Kashmiir waa meel aaad iyo aad uquxbadan filimaan badan laga mataley quruxda kashmiir iyo khatar teeda khatarteeda badan waa danger place on the world😢😢
Waa sidaa masuul
Bro keep going wlhi waxad uu qalanta 1 malyan
Horay usoco zxp cadawgagana dhulka hoostiisa allaha galiyo
Aamiin sxb, mahadsanid
Thanks ❤❤❤
Pruh wankugu xiranahy anago bdan barnamijyadada Qimaha leh awged Hanaga niyad jabin Guulow ❤
Mahadsanid sxb, dhiirigalintaadu waxay ii tahay shidaal
4:57
🎉🎉🎉🎉🎉😢😢😮😅😅😊
Maashallah
Respect wll
Mahadsanid sxb
Mhdsid wariye❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Somaliyaba waxay leeday kashmiir waa sool bari
Hore usoco
Wll haanku saxo 1961 Pakistan ayaa for gift o bixisay dhulka khashmir . Baahiyo jira awgeed sidaa ayay chine ugu gacan gashay dhulkaasi waad eegi kartaa internet
5:25
Ku.scw.scw.scw.scw.scw.scw❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Walal update ka badi wll
Mahadsanid
Adigaa mudan sxb
Flim baa laga jilay
Waaw
Sxb mohsin mahadsanid 🫡 war ninkan wax baan ka faa,iideynaaye kor uqaada naagaha dabada ruxaba waad taageertaane
🫡
Asc dadra kunool kashmiir waxa ufiican ayaaga dantooda ah inay kubiiran ( pagistan ) hadji ayihiin muliimin dhabaa oo aftii dadweeyne losameryo si ay ugabaxaan noloshaan ay kujiiran hada 😮😮😮 ilhy handing gargaaro
Cajiib
Waa sida bariga sool la rabo in laga dhigo.
Hada laga bilabo xiliga flimka laadariintan taageeraya😅
Maxaa Nagagalay
Video iyo filimka fighter ee ciidamada Cirka Hindi laga matalay 60% waa isku mid inti daawata garanayse😂
Aan garab istagno wllken
GOAT L. MESSI
Gobolkan waxa loogu yeraa Switzerland ta Asia
Aad iyo aad
Saxib qaali xageen kaala soo xiriiri karaa
Facebooga sxb
Malihiyee @@muxsinbashir10
Sxb Japan qaabka loo jabiyay dagaalkii labaad iiyo sida ay dawlad nabadeed ku noqotay noo soo diyaari please
😮
11:01 😮
Sheekoyinkaan dhan waxaan ku daawanay qisadooda filimanta pro wx cusub la I maaw😂
Hhhh waa runtaa oo aniguba waagii aan yaraa intaas shaneemooyinka waan ka daawan jiray, balse sida ay hindidu rabaan ayaay u dhigi jireen sheekada ee ma ahayn sida runta ah.
Macnaha waxay iska dhigayaan dad lagu soo duulay waana iyaga dadka dhulka xooga ku haysta
Sxb ko soco barnamij kaga wan la socdaa
Mahadsanid masuul
Zxp labada kuriya xadkoda noso daa
Indiya way khiyamo badan tahy
D❤❤❤
Kasoo hadal golan heights ee kayaanka sahyuuniga kahaysto
Insha Allah sxb
Zxp ka so hadal dagaalki sool😊
Caqliga ka kor nio
@@abdifatahabdi6279 wax sax bu shege mxa ma rbta war nio somalida wxy rbta inay arimaha dadka kle dhagysto lkn kuwo loo bahan yhy in la falanqeeyo didaaysa war kashmirta laga shekenaynayo waa gobol soolna waa gobol waana muhiim in laga shekeyo jahil batahe
@@Mohann_11 Goballadda Waqooyi ee Sool kamid tahay maxay ku maqanyihiin ma isweydiisay? Saw dhib ay dawladii kacaanku u geysatey maaha, kawaran hadii dhibaato dhacdey laga hadlo, oo maanta dhan la dhaho maxay ku dhacdey maxaa la noo dilay, kaliya waxay sii damqaysa boogtii horey wax loo yeelay. Mushkiladaha Soomaali dhexyaalla ama horey u dhexmaray, maaha in hadda laso qufqufo, Sool dadka dagan aniga Soomaalida kale way iga duwan yihiin, oo waa Abtiyaashey, saaidna waan u jeclahay Alle ha dhawre. Dhanka kalena Soomaalinimada mooye waxba ima galaan, kaliya waxaan ka yaabay Ninkaas Nuux ah caqliyadiisa liidata uu doonayo in, dhibaato Soomaali dhexmartey laso qufqufo xiligan,
Mahadsanid saaxiib.
Hindos waa cadow
Ok
Engliska kalama gooyn laba ee dhanka diimaha ayee isku qabteen taas ayaa keentay inee kala go'aan
Lkn diin ahaan buu isugudiray taas ayaa keentay inay Kala go'aan
Muxsin adigo mahdsan waxaaa ka rabaa dagalkii rushka iyo Georgia ka Soo hadal ee dhacay 2008 jwb kaa sogyaa nabadoon chanalka waa ku xiranhay
Insha Allah masuul
Wadani baa tahay somaliyeed waayo ma aadan oran somalida ethiopia ama somalida kinya ee waxaad tiri sida uu dhulkena ukala qeybiyay ee gumestaha usiyay qebna ethiopia qebna kinya 😊
Sxb tariiqda dagalka aduunka kaso hadal
Insha Allah sxb
Kanaalkan waaa kanaal cilmi iyo garaad kuu kordhaayo.
Magac baaxad leh u raadi libaaxow.
Guuul aya kuu rajeynayaa
Mahadsanid sxb
M,a zxb ❤❤❤
Mahadsanid sxb
Muuqaladan soo abdi
Insha Allah sxb
❤
Hindi ayaa iskaleh
War bixin cajiib ah
Mahadsanid masuul
Islamka waa lootashaday balse islamka saxda eh wuu ogyahay cadowgiisa u diidan Dowladnimo kanadhigayo Argagaxiso iyo dalal dunsan ma ahan caqli ama jihad inaad Gurigaada dumiso taas waa munafaqnimo. ...😮
China side kuso Galen
Dhamaadka ayaan ku sheegay
Mahadsanid saaxiib.
Adigaa mudan sxb
❤