CUNTO FRESS AH U SOO DAWOOW OO KILIYA XANUUNKA U FIICAN. FADLAN SUBSCRIBE AND SHARE WITH YOUR FRIEN

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 30 сен 2024

Комментарии • 18

  • @qarnicusub5339
    @qarnicusub5339 2 дня назад +2

    Mashallah mahadsanid akhii allaha caafimaad Ku siiyo bi'idnillah

  • @fadumosahra734
    @fadumosahra734 3 дня назад +2

    Maasha ALLAAH ILAAHAY ha ku caafiyo waa dadaalaysaa

  • @seynabnuur3020
    @seynabnuur3020 2 дня назад +1

    Qofta nafteeda waa mida ugu horeeysa tiisa daryeela tu kale kudara masha allh Alle ayaaku waafajiyay inteena kilyo dhaqoow gaarin hore usocp hadafkaada waaf gaari guul

  • @khadraali8373
    @khadraali8373 2 дня назад +3

    Stay healthy brother!

  • @AbdiHaji2103
    @AbdiHaji2103 2 дня назад +1

    Mash Allah waa Odaygii 60jirka ahaay oo malakulmoodka ka cararaaayy 😅

  • @Duqa-magaalada
    @Duqa-magaalada 2 дня назад +1

    Masha allah sax dadaalaa wuu gaaraa aniga xataa hadaa shaqo ku jirin waa lugeeyaa halsaac iyo bar ama ilaa labo saac alx xataa winterka waa lugeeyaa qofka xoogaa haduu socdo kuleel oo noqonaa madareemaayo qabowga alxamdullillah

  • @adanabdulahi8219
    @adanabdulahi8219 2 дня назад +1

    MashAllah. May Allah give you quick recovery.

  • @Fatima24-y8u
    @Fatima24-y8u 2 дня назад +1

    Maashaalaah walaalkay khayr ha ku I aad baan kuugu xidhnahay ,waa rukuntaa.

  • @saadaibrahim2910
    @saadaibrahim2910 2 дня назад +2

    Mashallah keep going

  • @Farah-ek1vp
    @Farah-ek1vp День назад +1

    Mansh Allah wa run sheeg nin Kan
    Shugran

  • @fadumoashur8770
    @fadumoashur8770 2 дня назад +1

    Maashaa Allaah ilaahay haku barakeeyo

  • @CoffeandTea1
    @CoffeandTea1 2 дня назад +1

    Masha Allah 🎉new subscriber

  • @FarhiyaHassan-c5y
    @FarhiyaHassan-c5y 2 дня назад +1

    Wll wad mahad snthy

  • @Osob_5
    @Osob_5 2 дня назад

    Sac wall Asli Waa mahad santahay🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @hayaathabiib9608
    @hayaathabiib9608 3 дня назад

    Africaa baa cunta fresh taalo ee africaankaa maskaxda ka jiran yihiin ma ku qanacsano nic maduu Illaay siiyey

    • @Duqa-magaalada
      @Duqa-magaalada 2 дня назад

      Buufisaa haayo dadkaas indho maqabaan waxaa sheegeeso cid ujeeso malahan kaliya indhaha waxee ku arkaan yurub iyo mareekanka 😂😂

  • @zahramaalim2700
    @zahramaalim2700 2 дня назад

    Walaal allaah ha ku caafiyo aadna waad umahadsantahay lkn su,aal baan qabaa qaraabada haday badantahay oo aana wada wici karin qof wacitaan bis raba malahan hadaadan wax direyn dadkina wax lalama kala qaaro see layeelaa qaraabo xiriirin

    • @alkheyreducationsandguidan5237
      @alkheyreducationsandguidan5237  17 часов назад

      Walaal wali xariiri telephone u dir. Hadii kugu yiraahdaan wax noo soo dir adigana waxba u haaynin u sheeg runta. Hadii wax la'aan kugu nacaan adiga danbi malihid.