DHAXALKA XARUURTAYDA MEEL BAAN KU HUBSADAY BAAY IGU TIRI GABADHAAN SOOMAALIYEED

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 ноя 2024

Комментарии • 44

  • @anisahaaji9248
    @anisahaaji9248 2 месяца назад +7

    Subxanalaah waxa an hindisin bey ka mid tahay inaa yurub guri ka gato ribo iyo xaraan ilaahy ba ka magan galnay aniga waxaan caruurtayda dhaxal uga dhigaayo ilaahy ha ii sahlo waa inaa kitaabka quraanka ah iyo tafsiirkiisa baraa iyo axadiistii nabiga scw insha allah wixii kala oo aduun ah iyagay utaal yurub wa ku dhasheen

    • @user-mk1gp2cw7o
      @user-mk1gp2cw7o 2 месяца назад +1

      WAA RUNTAA AYAGAA GADANAAYO EE DIIN HAKAA DHAXLAN DHULGAALO GURI KUYAAL ILLAHEY AANKA MAGANGALEY X
      ENGRISKA RIBO LAAN AYAA KU GADANKARTAA HADUU GURI DOWLAD YAHAY

    • @hayaathabiib9608
      @hayaathabiib9608 2 месяца назад +1

      Guri waala gadan karaa hadii Bank Islamiya jiro. Ma aha in cayr guri dowladeed oo free ah lagu koriyo oo dad Saakay shaqo tagay canshuurtada lagu biilo

    • @anisahaaji9248
      @anisahaaji9248 2 месяца назад

      @@hayaathabiib9608 hadii aad adigu dowladu guri kusiisay mahan dadka dhan iney siiso ee waxay dowladu caawisa qofka an shaqeysan ama shaqadiisu ku yartahay oo cayr ah guri dowlad nah maba raadiyo privat ba la kireesta la iska nah baxshaa caruurtada nah xogaaga lagu koriya tan kale yurub waxaa jirah wadamo an bank islaam ah lahyn oo khasab tahay inaa ribo gasha

    • @mohamudgelle9382
      @mohamudgelle9382 2 месяца назад +1

      Waaad liibaantay Wllhi waa dhaxal fiican

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 Месяц назад +1

      @@hayaathabiib9608 soddon iyo shan sano ayaan qurbaha joogay habeena guri dawladeed uma hoyan mid ribo ahna kuma hamiyin guri private ayaan deganaa oo aan ijaarkayga la baxaayey anoo shaqeysta

  • @rahmasayid1594
    @rahmasayid1594 2 месяца назад +3

    subaxanaAllah wadamada gaalada ina laga hijaroodo sooma ahan

  • @abdikarim1988
    @abdikarim1988 2 месяца назад +2

    Sheekh istiqfaarta ku dar oo isku daawe. Waa daawa ee ku dadaal

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o 2 месяца назад +1

    WAA TALO AALDAN MIDAKALE IN HALGURI LOOGA TAGO 5 CUNIG UGUYARAN WAZKU DAGALAYAN OO EE SADAQEYSTA OO MASAJIDO KU DHISTA ILMAHANA DIINTA BARA KII WAXBARTO ASAGAA DHISAN WALEE WAX WARID XASUUSTA YAR EE WARIDOOW GURI DHULGAAL UGU SIISAMEYSO YAN ADI BARI LAGUU QABSAN

  • @samowsamale3490
    @samowsamale3490 Месяц назад +1

    Ninkaa weyni waxaas ayuu la soo shir tegey yaahuu. Adeer lama huraan waa caws jiilaal. Guri dhul gaalo ribo lagu gato Allah ayaan ka maqan galay haddaan Xamar nololi ka jirin Hargeisa nolol iyo nabad gelyaba way taalaa qofkii wax ku haysta

    • @Som-Hanoolaato
      @Som-Hanoolaato Месяц назад

      Guri asaga magadan, ee gabadh SHEEKADEEDA ayuukasheekeneya

  • @MahamedAbdi-vy2yn
    @MahamedAbdi-vy2yn 2 месяца назад +1

    Walal koosto miyay fiicantahay kalyaha mise way u xuntahay

  • @samiyaomar3483
    @samiyaomar3483 2 месяца назад

    Wllo wax runa ku hadal xooga ha ku darin Illahay Hana caafiyo

  • @Abdullahi-v7m
    @Abdullahi-v7m 2 месяца назад +1

    Shekhow waxaa kaa muuqata calaamad wanaagsan illah unoqo dadka qurbaha iney kunegaadaan sabab haugu noqonin

  • @Mashallahxd
    @Mashallahxd 2 месяца назад +1

    Mashallah tabarak Laah

  • @ummaisha876
    @ummaisha876 2 месяца назад

    Guri Council ah waa iibsan kartaa ribo la,aan.wadaadkaan waa saxan yahay.Dalkii ayaan wax ka samaynaa dadkale ayaana intifaaca

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 Месяц назад

      Adaaba ku noolaanaya markaad duqowdo guriga wadankii aad ka dhisataa mara khasaare ma aha

  • @mapaacha4552
    @mapaacha4552 Месяц назад

    Walaal, waxaa muhiim ah, markaad wax duubeysid, iska ilaali, numberada gaariga kale inaad duubtid……haddiikale waxba lakorsaara skaameraha, si aanlooarkin.
    Mahadsanid

  • @Abdullahi-v7m
    @Abdullahi-v7m 2 месяца назад +1

    Asc wr wbr waaad kumahadsantahay waanada aad nawaanisay laakiin mid maisweydiisay mareykan guri miyaankagadan karnaa sow bengi inuu iiqaada ma ahan shekhow waxaa kawanaagsan inaad dadka kuwaaniso iskaga sooguura qurbaha gabaghaana wexey kuushegtay been sababtoo ah risiqa allah ayaa bixiya meel walbana isagaa adoomadiisa kuirsaaqa marka wacdigaaga bedel ilmahaaga ilmahooda makafekertay wexey noqonaayaan mahadsanidiin

  • @juleybiibmidganyare6057
    @juleybiibmidganyare6057 2 месяца назад +4

    Rubo soo maha seee looo gadanaaa

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 2 месяца назад

    ALLE ha kucaafiyo

  • @sadam1318
    @sadam1318 2 месяца назад +1

    ilahay ha no saqiro

  • @user-fe8gy9mh3n
    @user-fe8gy9mh3n 2 месяца назад +1

    DIINTA BARA ADOONKOODA IYGAA SAMAYSAN KAREE HADU QANGAADHO ISGABA KATAGI ILMAHAGU EE AAKHIRO DIINKIISA LAGUWAYDIIN

  • @eagleaad5183
    @eagleaad5183 2 месяца назад

    War ummada wax fiican usheeg,sidani xal mahee

  • @MusaMunyiva
    @MusaMunyiva 2 месяца назад

    Caruurteyda waxan ogadhinto maba haayo saxiib

  • @qaalimohamed8901
    @qaalimohamed8901 Месяц назад

    ✅🇨🇦🇸🇴

  • @deeqoali57
    @deeqoali57 2 месяца назад +4

    Soo ribo maaaha see loo gada

  • @user-fe8gy9mh3n
    @user-fe8gy9mh3n 2 месяца назад

    السلام عليكم Wll UMADA GURI RIBA AH HAKULA TALIN EE ILMAHEENA IYO INAGUBA AYNU LAABANO SHARCIYADAN GAALADANA KATAGNO OO YAWXIIDKA KUDHIMANO

  • @ruqiasalah5744
    @ruqiasalah5744 Месяц назад

    Guriga ma lacag xallaal ah bat ku gadatay oo kaash ah mise lacag deyn ah oo RIBA ah ? Ileyn wadankaan waxaan joogaa 29 sano gurina waan ka gadan waayey, waayo mar walba oo aan lacagta aruursho guryahiina way soo kacayaan markaa ribsana ma rabo in aan carruurteyda ugaga tago in uu illahay igu cadaabo

    • @mapaacha4552
      @mapaacha4552 Месяц назад

      Gurimagadan, ee gabar sheekadeeda ayuukasheekenaya.

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht 2 месяца назад +1

    Kili wuxu laqay intuu laqay kilida qabsaneysay jirteen qangar albab walaguxiri karaa wasida kuarkay albab xiran oo shaqo ka aadi aba wax dantisu sogadan balse qofyar albabkuxir maogolan jirin hadu wax laqana wakamatajin aba maruqiya bamiya siinaa misakisa qadikarin bir balil leskuqabsaday wuulaqay isaga soxaray ayaantaa musqusha ma aadikartid xarkaga labaaraa hayi shaqaa shaqa dhasha dhib kataliyay inu takormay tunji bananka loodhigo hebel ii ilaliya musqusha yuugalin

  • @SheikhAbdiyusuf338
    @SheikhAbdiyusuf338 2 месяца назад

    Salam aleykum kalyaha iyo beerka yaa daran broo hadaa kalyiha xanuun ka qabto sadaqada badso qofna ha u sheegin please marka kali waa heli mida kale Guri laga gatey yurub qiimo ma leh sadaqada badso hadalkana yareey please aniga 20 sano ka hor beerka la iga bedeley waana shaqeyaa marka broo sadaqada badi wax dhib ma qabtid Hadalka yareey cabsida jooji weli waa nooshahay xanuunka noloshuu ku jiraa laakin dhimashada waa arin kale xanuunka waa caafimad maxaa yeeley waad nooshahay aduunyada badan o ka hadli iyo Ilmaha iska dhaaf enjoy the life raali iga ahaaw waa kuu duceynaa ilaahey inuu siiyo caafimad deg deg iyo waliba kheyr aamin from yusuf sheikh UK

    • @user-mk1gp2cw7o
      @user-mk1gp2cw7o 2 месяца назад +1

      MAANSHA ALLAH ILAHAY ADIGA IYO ANAGABA HANACAFIYO

  • @khadraali8373
    @khadraali8373 2 месяца назад

    Meel adan kunoolaankarin adigikudhshay baarbo inay ilmo ankudhalan dadka kudhashay wadamo hormaray

  • @seynabnuur3020
    @seynabnuur3020 2 месяца назад

    Ma waxaa noo faanineeysaa guri ku yaal Yurub ribo kow wakhti ayuu leeyahay Ciida adiga ma lahid eaa waano Soomaali ayaa Wadankeeyga ah dhulkaas koyta luma ahi kaa in lamaal gashto ayaa 100 kiiba 100 ka fiican sidaa ogoow.

  • @roobiyorays8398
    @roobiyorays8398 2 месяца назад +1

    Qof walba uu u samayn karaa intaas, laakiin Ribo ayaad xayaysiinaysaa ee lugtaada sii wad

    • @seynabnuur3020
      @seynabnuur3020 2 месяца назад +1

      Wadankan ribo la aan wax eh waala waayay sidaa ogoow odey.

    • @ahassan1225
      @ahassan1225 2 месяца назад

      ​@@seynabnuur3020marka ma in la dhex tiimbado ayaad raali ka tahay adigana?