Alkheyr Educations And Guidance Centre
Alkheyr Educations And Guidance Centre
  • Видео 423
  • Просмотров 391 897

Видео

CANJEERA DUBKA MA HILMAANTAY WALAALKEEY/WALAASHEEY MISE DHAQANKA KALBEEDKA AYAA KULA WEYNAADAY
Просмотров 2,8 тыс.2 часа назад
CANJEERA DUBKA MA HILMAANTAY WALAALKEEY/WALAASHEEY MISE DHAQANKA KALBEEDKA AYAA KULA WEYNAADAY
HOOYADEEY WAA CUURYAATAY MARKAAN AMERICA GEEYEY BUU YIRI WIILKAAN SOOMAALIYEED
Просмотров 5 тыс.2 часа назад
HOOYADEEY WAA CUURYAATAY MARKAAN AMERICA GEEYEY BUU YIRI WIILKAAN SOOMAALIYEED
CUNTO FRESS AH U SOO DAWOOW OO KILIYA XANUUNKA U FIICAN. FADLAN SUBSCRIBE AND SHARE WITH YOUR FRIEN
Просмотров 4 тыс.7 часов назад
CUNTO FRESS AH U SOO DAWOOW OO KILIYA XANUUNKA U FIICAN. FADLAN SUBSCRIBE AND SHARE WITH YOUR FRIEN
MA SOCON KARNA, QORAXDA AYAA KULUL KULAHAA. COME ON GUYS
Просмотров 1,1 тыс.9 часов назад
MA SOCON KARNA, QORAXDA AYAA KULUL KULAHAA. COME ON GUYS
3 BILOOD OO AROOS KU JIRAY AYUU DHAMEEYSAN WAAYEY SABABTOO AH QARASHKII BAA KA DHAMAADAT
Просмотров 3,8 тыс.14 часов назад
3 BILOOD OO AROOS KU JIRAY AYUU DHAMEEYSAN WAAYEY SABABTOO AH QARASHKII BAA KA DHAMAADAT
WATNAHA AYAA ISTAAGAY. FADLAN VIDEO KU XIGA DAAWA. PLEASE SUBSCRIBE MY CHANNEL AND SHARE. THANKS
Просмотров 33919 часов назад
WATNAHA AYAA ISTAAGAY. FADLAN VIDEO KU XIGA DAAWA. PLEASE SUBSCRIBE MY CHANNEL AND SHARE. THANKS
THE MOST INFLUENTIAL MAN IN THE WORLD. صلي الله عليه وسلم
Просмотров 102День назад
THE MOST INFLUENTIAL MAN IN THE WORLD. صلي الله عليه وسلم
I WAS STOPPED AND SEARCHED BY POLICE TODAY
Просмотров 472День назад
I WAS STOPPED AND SEARCHED BY POLICE TODAY
DHAXALKA XARUURTAYDA MEEL BAAN KU HUBSADAY BAAY IGU TIRI GABADHAAN SOOMAALIYEED
Просмотров 10 тыс.День назад
DHAXALKA XARUURTAYDA MEEL BAAN KU HUBSADAY BAAY IGU TIRI GABADHAAN SOOMAALIYEED
KIDNEYS STONES. DHAGAXA KILIYA GALA MAXAA KEENA, MAXAA LAGU SAARI KARAA?FADLAN SHARE AND SUBSCRIBE
Просмотров 31714 дней назад
KIDNEYS STONES. DHAGAXA KILIYA GALA MAXAA KEENA, MAXAA LAGU SAARI KARAA?FADLAN SHARE AND SUBSCRIBE
LIMIT YOUR POTASSIUM IF YOU HAVE KIDNEYS DISEASE. ISKA YAREE SIDA CAANAHA, YOGURT, BANANA,SPINACH
Просмотров 20721 день назад
LIMIT YOUR POTASSIUM IF YOU HAVE KIDNEYS DISEASE. ISKA YAREE SIDA CAANAHA, YOGURT, BANANA,SPINACH
HADII SOKOR QABTID HORE U QAADO CUNTO FUDUD. IF ARE DIABETES TAKE SMALL FOOD WITH YOU.
Просмотров 35321 день назад
HADII SOKOR QABTID HORE U QAADO CUNTO FUDUD. IF ARE DIABETES TAKE SMALL FOOD WITH YOU.
ILA DAAWA NINKAAN CUURYAANKA AH. ADIGANA WAXAAS KU HAAYSAA BIIL II SOO DIRA ADIGOO DHALINYARADA AH
Просмотров 19228 дней назад
ILA DAAWA NINKAAN CUURYAANKA AH. ADIGANA WAXAAS KU HAAYSAA BIIL II SOO DIRA ADIGOO DHALINYARADA AH
CASHA U FIICAN SOKORTA, DHIIKARKA, KILIYA XANUUNKA IYO GUUD AHAAN CAAFIMAADKA
Просмотров 21928 дней назад
CASHA U FIICAN SOKORTA, DHIIKARKA, KILIYA XANUUNKA IYO GUUD AHAAN CAAFIMAADKA
SAAXIB XAASID BAA TAHAY. BIILASHII BAAD NAGA JARTAY. FADLAN GAARSII DHALINYARADA DALKII JOOGTO OO BI
Просмотров 297Месяц назад
SAAXIB XAASID BAA TAHAY. BIILASHII BAAD NAGA JARTAY. FADLAN GAARSII DHALINYARADA DALKII JOOGTO OO BI
KILIYA XANUUN, BLOOD PRESSURE IYO SOKOR MA QABTAA? QADADAAN KARSO. FADLAN SHARE AND SUBSCRIBE
Просмотров 245Месяц назад
KILIYA XANUUN, BLOOD PRESSURE IYO SOKOR MA QABTAA? QADADAAN KARSO. FADLAN SHARE AND SUBSCRIBE
WALAALKEEY BAAY DILEEN. ANIGANA QOYS ISKU QABIIL YIHIIN BAAN SOO LAAYEY. أنا لله وأنا اليه راجعون.
Просмотров 131Месяц назад
WALAALKEEY BAAY DILEEN. ANIGANA QOYS ISKU QABIIL YIHIIN BAAN SOO LAAYEY. أنا لله وأنا اليه راجعون.
SOKOR TYPE 2 WAA ISKA SAARI KARTAA EE JIMICSIGA KU DADAAL
Просмотров 135Месяц назад
SOKOR TYPE 2 WAA ISKA SAARI KARTAA EE JIMICSIGA KU DADAAL
WADNAHA AYAA ISTAAGAY ASAGOO SOCDA. DAAWADAADA HAKA TAGIN WALIGAA. HADUUSAN DHAQTARKA KAA JOOJIN
Просмотров 1,5 тыс.Месяц назад
WADNAHA AYAA ISTAAGAY ASAGOO SOCDA. DAAWADAADA HAKA TAGIN WALIGAA. HADUUSAN DHAQTARKA KAA JOOJIN
WAA 60 JIRKII IYO SULDAANKII GUUD EE SOMAALILAND
Просмотров 97Месяц назад
WAA 60 JIRKII IYO SULDAANKII GUUD EE SOMAALILAND
MAMA AYAA GAARIGII OO SHIDAN KA TAKTAY. WIILKII YARAA AYAA KAXEEYEY WUXUU KU DHUFTAY BMW. HAYES LDN
Просмотров 170Месяц назад
MAMA AYAA GAARIGII OO SHIDAN KA TAKTAY. WIILKII YARAA AYAA KAXEEYEY WUXUU KU DHUFTAY BMW. HAYES LDN
DIGNIIN. PARSLEY AAD U JAR JAR HADII KALE ILKAHA MASHIINTA AYUU ISKU MAR MARAYAA
Просмотров 156Месяц назад
DIGNIIN. PARSLEY AAD U JAR JAR HADII KALE ILKAHA MASHIINTA AYUU ISKU MAR MARAYAA
KILIYA XANUUN: BIYIHII XALAY DIYAARSADAY OO HADA KOOB KA CABAY. FADLAN FOLLOW AND SHARE
Просмотров 311Месяц назад
KILIYA XANUUN: BIYIHII XALAY DIYAARSADAY OO HADA KOOB KA CABAY. FADLAN FOLLOW AND SHARE
KILIYA SUBAXDII KOOB KA CAB CALOOSHA OO EBER AH. KIDNEY DISEASE. DRINK ONE CUP IN THE MORNING.
Просмотров 210Месяц назад
KILIYA SUBAXDII KOOB KA CAB CALOOSHA OO EBER AH. KIDNEY DISEASE. DRINK ONE CUP IN THE MORNING.
STAAGA AYAAY KA DHACEEN MID WAA DHINTAY MIDNA HOSPITAL AYUU KU JIRAA. FADLAN IS ILAALI.
Просмотров 889Месяц назад
STAAGA AYAAY KA DHACEEN MID WAA DHINTAY MIDNA HOSPITAL AYUU KU JIRAA. FADLAN IS ILAALI.
LABA WILL OO AJNABI AH AYAA WAXAAY CEEYRSANAAYEEN WIIL SOMALI AH XAAFADA HAYES LONDON
Просмотров 2,4 тыс.Месяц назад
LABA WILL OO AJNABI AH AYAA WAXAAY CEEYRSANAAYEEN WIIL SOMALI AH XAAFADA HAYES LONDON
KIDNEYS DISEASE IYO TIRISTA
Просмотров 108Месяц назад
KIDNEYS DISEASE IYO TIRISTA
HE IS ONE HATE DEMONSTRATORS IN LONDON ABUSIN 140 BUS DRIVER FROM HEATHROW TO HARROW. BE CAREFUL
Просмотров 8 тыс.Месяц назад
HE IS ONE HATE DEMONSTRATORS IN LONDON ABUSIN 140 BUS DRIVER FROM HEATHROW TO HARROW. BE CAREFUL
Maxaa dadka madowga oo soomaali ka mid tahay faqiiriin ka dhigay? Videowgaan dhageeysa siina gudbi
Просмотров 372Месяц назад
Maxaa dadka madowga oo soomaali ka mid tahay faqiiriin ka dhigay? Videowgaan dhageeysa siina gudbi

Комментарии

  • @khadraali8373
    @khadraali8373 30 минут назад

    Runsheeg waceebsheeg il sixir iyo jin waxay ad u aminsan Carabta iyo Somalida noloshiiba waa lagadhigay un qurafad

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 51 минуту назад

    War Shiikh Macalin Cismaan dhulkii hooyo buu cuntadiisii ku samaaysanayaa waa Maasha Allahu weeya taladaadu waa mihiim Dadka Soomaaliyeed. Thanks a lot

  • @seynabnuur3020
    @seynabnuur3020 2 часа назад

    Masha Allh jazaaka Allahu kheyr aduun iyo aakhiro Alle hanoo fududeeyo.

  • @XawaAwale
    @XawaAwale 7 часов назад

    Asc çanjerada in ragu dubaan si wacan

  • @fadumosahra734
    @fadumosahra734 7 часов назад

    Shiikh khayr ALLE ha ku siiyo markasta waad na waanisaa diin iyo aduunyaba

  • @Bambelmo
    @Bambelmo 10 часов назад

    You are absolutely right, Maasha Allaah.

  • @lulmohamed181
    @lulmohamed181 11 часов назад

    Maasha Allah Aabo dadaalaya hore usoco

  • @aminoabdi2137
    @aminoabdi2137 11 часов назад

    Your so right ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @marian5607
    @marian5607 14 часов назад

    waa runtaa ✅✅👍👍👍👍

  • @Duqa-magaalada
    @Duqa-magaalada 15 часов назад

    Allah haku caafiyo rabi subxaanahu watacala badaha hakaa raacsiiyo cudurka oo caafimaadkaada 100% hakuu soo celiyo insha allah istiqfaarta badi iyo saliga nabiga csw

  • @halimocadey6961
    @halimocadey6961 16 часов назад

    Lll

  • @halimocadey6961
    @halimocadey6961 16 часов назад

    Maashaa allaah tabaaraka llaah alle haku barakeeyo walaal❤❤❤❤❤

  • @umuxafsa3391
    @umuxafsa3391 18 часов назад

    Mashaa allah

  • @luulaliabdullahi1492
    @luulaliabdullahi1492 19 часов назад

    👍👍👍👍👍👍❤️❤️❤️❤️❤️👍👍

  • @Nuurahassan7
    @Nuurahassan7 19 часов назад

    Dadka walidka keeno qurbo kama aha barinimo lcg iney ku qatan gurika free loga dhiko raban ani hoyadey iyado rabto ba dhahy hoyo meshan kuma ficno Hye I diri hadana wa jogta dugsi ada martida gurika kuso dhaweysa wa iska baxda sheko shax kalay arag hal cudur ma qabto ana waxe rabta u dira Alxm

  • @Duqa-magaalada
    @Duqa-magaalada 21 час назад

    Masha allah rabi xaku xafido hooyo iyo wiilkeeda oo isla lugeenaayo waa wax lagu farxo lugeeska aad ayaa u jeclahay waa daawo wlhi labo saac ama hal saac iyo baraa socda maalin dhaaf ama maalinkasto ama isbuucii 2 jeer ilaa 3 waa hadaa shaqeynaayo

  • @ahmarinaborto5918
    @ahmarinaborto5918 22 часа назад

    Mashaallah maclimu thanks for reminding us how are the life is very nice and simpal

  • @soocabdullahi2654
    @soocabdullahi2654 22 часа назад

    Asc wll aniguba 20% bay isha qeeyaan maxaad samaysay ma iisheegi kartaa adoo raali ah

  • @yusramaalim4865
    @yusramaalim4865 22 часа назад

    Mareykan shift ba lagujira abow Walid yaba nafas uhaya dadki ayagaba yabane

  • @subanali2558
    @subanali2558 22 часа назад

    Masha I love it ❤❤❤

  • @somaliahanolato7422
    @somaliahanolato7422 22 часа назад

    Allah weyn ee waxid ka Caafimad haku siiyo Walal Wana ku Salamay.

  • @Umumaxamad1
    @Umumaxamad1 23 часа назад

    Ninwohow waxa aad dadka ku boorineysid wax fiican maaha gaalo guri ha laga gato oo ilmaha guri uga sameeya markaad leedahay sow ilaahey ma dhihin ka haajira beled kaafir oo sow nabi muxamed scws ma dhihin beri ayaan ka ahay qofki kufaarta ku dhex nool oo sow ma fhihin debkiina yuusan is arkin ma adaan ku dhageysaneynaa mise allihii na abuuray ayaan adeeceynaa iyo raduulkiisa walaalow hadaadan aayadaha quraanka iyo axaadiithta raduulka scws dadka ku waanineynin warkaan iska daa ee wax kale la imow waayo dadki hada wey ka dheregsanyihiin dhul gaalo indha xumadiisa waan ku baaba'nay inta yar ee waxma garatada ah oo weli aan fahmin iyo kuwa u sii socda ha dhuminin ee ka fiirso oo u diyaargarow du'aasha aakhiro ilmaha aad dhashayna waxaa lagu weydiindoonaa rabigood iyo rasuulkiisa in aad bartay oo quraanka iyo diintooda aad bartay ee lagu weydiinmaayo maxad dhaxal ah ood uga taktay rabbigaa ka baq hadaad isleedahay waa wax wanaagsan waxaad ayaamahaanba faafineysey wax fiican maaha hadii dadka la soo dirsaday aad tahayna naga dhaxbax awal baan liiceyney ee hana duminin oo cadaabka hanoo dirin

    • @alkheyreducationsandguidan5237
      @alkheyreducationsandguidan5237 23 часа назад

      /walaasheey waxaan ku weeydiiyey caruur Qurbaha maku dhashay? Jawaabtaada hadaay noqo Haa hadaba noolol khiyaali baad ku nooshahay maxaa yeelay caruurta qurbaha lagu dhalay kama soo socdaan hadaba hada mustaqbalkooda iyo diintooda ka FIKIR. Ha isku qaldin caruurta dhaqan celin loo soo celinayo iyo in guryo looga dhiso meeshaay ku dhasheen. Alhamdulillah caruurtayda waxaay ku wada dhasheen Qurbaha africana waay ku soo barbaareen. Marka fadlan waa ku baryayaa'e caruurtaas mustaqbalkooda qurbaha ka fikir. Adiga Maa ka soo noqotid? Kama soo noqonaysid bal kii ku dhashay maxaad mooday. Waxaan eri( wishing something and reality is different) qofkasta waa jecelyahay inuu ka soo guuro Qurbaha laakiin kama soo socda. Hadal miyaan wadeynaa? Xadiithka ma fahmin maxaa yeelay waa markaan laguu ogolayn xurnimo diintaada iyo dadnimaddada. America iyo Europe masaajido ayaan ka dhisanay, madaaris baaynu ku leenahay, iskuuli Islami baa laga helaa ee Riyada bax fadlan. Allaha towfiiqda na waafajo. Cafis iyo musaamax walaal

    • @umulkhayrmaxamuud4187
      @umulkhayrmaxamuud4187 19 часов назад

      Ruuxi caruurtu intay yaryaryiin Soo celin waaya iyagood kartoon moodo ayaa Laga riwaayadsan markay dalka kusoo noqdaan markaasay qomo meeyaan walidiintu Ilmaahu iyagoo dad kooda lakora oo laftankooda maah maahdooda iyo dhaqan kooda barta wax kafiican majiro

  • @shamsoaweis2199
    @shamsoaweis2199 День назад

    Waa run waayelka waa ku dhibin yahiin halkan

  • @safiyafarah3575
    @safiyafarah3575 День назад

    مشاءالله تبارك الله

  • @fcy-jo7pn
    @fcy-jo7pn День назад

    Mash Allah socodka wa cafimaad

  • @khadraali8373
    @khadraali8373 День назад

    Masha allah meelaad joogtaba qiyaali hakunolan nolosha dhabta kunolow illahay hakusiyadsho Caafimadkada iyo kuwakaleba kuwa haystana alle howsiyadiyo

  • @FarhiyaMahammed-bp8hk
    @FarhiyaMahammed-bp8hk День назад

    Hamada guri qurxan u dhis wali meeshii lagugu dhalay bay fadhidaa sheeqoow maxaa dhacay

  • @MusaMunyiva
    @MusaMunyiva День назад

    Ninkan hooyadiis hoyfiican u dhisi waayay bal arka meesha ay hooyadiis ku nooshahay qurbana waan ka imaaday ayuu noosheegaya?

  • @Duqa-magaalada
    @Duqa-magaalada День назад

    Canjeero maba dubi kartid wlhi anaa kaa fiican oo cajeero dubi karo qurbana waa kunooleed maxaa dhacay maxa waaye sidaan 😂😂😂

  • @rukia-s6y
    @rukia-s6y День назад

    masha allaha shekh osman usheeg dadkeena badowga ah

  • @dhoolnuur8400
    @dhoolnuur8400 День назад

    War canjeeladi waa ku galgalateye cayarta nagada

  • @degelkhayr
    @degelkhayr День назад

    Macalin markasta ha masixin birta canjeladaa kaaxumaan

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 День назад

    Barakumu Allah jamiican. Waalidka fadiga waa u daran yahay.

  • @degelkhayr
    @degelkhayr День назад

    Macalin canjelada waa ilowday miyaaa

  • @hodandahir8111
    @hodandahir8111 День назад

    Ilahay ha Ku bar khyao gacanta

  • @yasmiinhaji2119
    @yasmiinhaji2119 День назад

    Mashaalh

  • @mohamedahmed4511
    @mohamedahmed4511 День назад

    Masha Allah canjeero duboow hadaad taqaanid rageedi ayaa tahay .

  • @teemwashamsi1704
    @teemwashamsi1704 День назад

    Canjeero funny ah😂😂😂😂

  • @MusaMunyiva
    @MusaMunyiva День назад

    Waar maxaan socodsiina hooyo iyo aaba midna mahaynee? You lucky if you have mum or Daddy take care your mum

    • @Farxadiyoguul
      @Farxadiyoguul 21 час назад

      Allah ha u naxariisto. Waad u duceeyn kartaa sadaqo ayaad u bixin kartaa.

  • @habonmusse7893
    @habonmusse7893 День назад

    Masha allah tabarakallaah

  • @SaciidcabdullahiRooble
    @SaciidcabdullahiRooble День назад

    Nairobi kuguma raacsani wadankaagii dheh

  • @AminamahamedIbrahim
    @AminamahamedIbrahim День назад

    Walidka wa la ogaaday inay qurbaha uu dalay aniga waa hore ayaan ka waday kun cudu inta lagu sheegay imana hal wado ma qatato gaal hoyadi tuur ma aduu ku naxaya hore u dhimato ayuu leetohiin

  • @ubahadow7662
    @ubahadow7662 День назад

    Mash alah

  • @ayanwarsame7044
    @ayanwarsame7044 День назад

    Masha alaah

  • @ladyofcoquette
    @ladyofcoquette День назад

    Mash Allah tabarak😂

  • @ubahadow7662
    @ubahadow7662 День назад

    Mash alah ❤❤🎉

  • @mmali2980
    @mmali2980 День назад

    Masha alaah Thanks Brother

  • @sahrakoow288
    @sahrakoow288 День назад

    Asc walal hooyo waa kugu caajistay ayada la sheekey oo warka wax ka sii mida kale xoogaa socodka u Yaree ayada waa waayeel oo wadankii joogto wax badan ayay Socon jireen waa daalantahay maamada caafimaad allaha siiyo dhamaan inta xanuunsan aamiin ❤

    • @yusramaalim4865
      @yusramaalim4865 22 часа назад

      3 minutes bes waye walal kolley wakhitagodha kala kabadhan .anaga intas diragalin bey notahay

  • @fadumosahra734
    @fadumosahra734 День назад

    ILAAHAY kartida ha kuu saaidiyo

  • @qarnicusub5339
    @qarnicusub5339 День назад

    Mashallah walaal ilaahay caafimaad ha ku siiyo waxaad sheegaysana waa runtaa