GURIGII WUU DHAMAAN RABAA BRUS NA WUXUU KASOO LAABTAY GEEL RAACII WALAALKIIS MA U SOO HESHEEN

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 30 сен 2024
  • BRUS ANAA HADA SHAQO SIIYEY LAAKIIN WALI WUU IDIIN BAAHANYAHAY INAAD WALAALKIIS IYO HOOYADIIS USOO RAADISAAN
    SUBSCRIBES LIKE 👍 SHERE AND COMMENTS KA II SAARA

Комментарии • 37

  • @Sahramahamedomar
    @Sahramahamedomar 3 часа назад +2

    Allaha cawiyo ninkas muslimkah abahah qalbiga wanagsan nolasha rabi ha ufududeyo mama malyuun Rabi ha kucawiyo

  • @Aaaaaaa-c7y
    @Aaaaaaa-c7y Час назад +2

    Kkkkk burus geel wiligiis ma raavin mana yaqaan burus waa nin ingiriis ah hooyadiis na somali ay tahay waaye nin kaan waana ajuuuraan hooyadii hadaana qaldaneen

  • @WarsanOsmaan
    @WarsanOsmaan 3 часа назад +2

    Mashaa Allaah Maamo Malyuun gob gobi dhashay ajar iyo xasanaad aan lasoo koobi karin Allaha kaasiii wiilkaas maskiinka ah oo aan Ayeeyada unahay caawimada u sameysay

  • @11naa44
    @11naa44 2 часа назад +2

    Oo Bruce ma somali ba kenyati bn moodayey

  • @hqaali9525
    @hqaali9525 3 часа назад +1

    Maan shaa alaah mum ilaahay
    ha kaa ajersiiyo maskiinkaan
    aad shaqada siisay caafimaad
    ala kuugu badalo mum❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @DefNotFarhiyaw
    @DefNotFarhiyaw 3 часа назад +1

    Masha Allah anavuna wan idinsalaamwynaa waxadtihiin laboqof oo halyaayo ah masha Allah ❤❤❤❤❤❤

  • @asdfghjkl1381
    @asdfghjkl1381 34 минуты назад +1

    Darbiga silig kuxir oo rag kale u dirso si xelada aad u badasho oo xaaji soxareyso gabar waa hilib geed saaran 😁

  • @farhiafarhia7427
    @farhiafarhia7427 4 часа назад +1

    Mama malyuun hormar iyo farxad allaha kusiyo inta hysatid kabadan

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 2 часа назад +1

    Malyuun wax fiican ayaad samaysay ajar Allah kaa siiyo oo waad caawisay darisna waa tahiin buruus isaga ayaa xaq u leh inaad shaqada siiso maadma uu dariskaga yahay mashallah malyuun

  • @abdikhadirfarah7415
    @abdikhadirfarah7415 3 часа назад +1

    Caawi waa sax in uu shaqasto wa sax lakiin raga iyo dumar ajanibi kala
    Tihiin

  • @kiinadan6786
    @kiinadan6786 3 часа назад +1

    Aloow kula qabo oo kuu calaf adiga iyo alwaadaadba! Nafnool!

  • @halimohassan4428
    @halimohassan4428 3 часа назад +1

    Mansha allah illahay kuu barakeeyo hantida

  • @yurub5288
    @yurub5288 4 часа назад +1

    Mashalla Allah tabraka lahaa ilahay haku Barkeeyo ❤

  • @hm5603
    @hm5603 3 часа назад +1

    Mama malyuun buruus ma aroosi karaa😂😂😂

  • @hm5603
    @hm5603 3 часа назад +1

    Mama malyuun buruus ma aroosi karaa😂😂😂

  • @raxmataali8598
    @raxmataali8598 4 часа назад +1

    Mashallha Allha kuu barakeeyo 😊

  • @FfLol-vb1oz
    @FfLol-vb1oz 4 часа назад +1

    Mama malyun kenya hakuna matata karibu kenya

  • @fouzifouzi3393
    @fouzifouzi3393 Час назад

    Maashaa'Allaah walaa quwwata illaa billaah. Dadaalaa wuu gaaraa. Inta kuu hartayna Allaha kuu saqiro. Adeerkana Allaha kurbada iyo culaysyada faraj khayr qabo iyo farxad ugu badalo. Adna ajar iyo xasanaad kaa siiyo.

  • @AboudiM
    @AboudiM Час назад

    Guul iyo Gobnimo dumarka somaliyad hadaa siida mamada kale luga arka leha waa fiicanan lehyd gof cacan fooran 😊

  • @munokheerqabto5239
    @munokheerqabto5239 2 часа назад

    Ninkaan hatago safarada boortaqis ee Kenya kutaalo hageeyo wixii aqoonsi ah uu ka heesto dadkiisii hana isu sheego si dag daga ayuu ku helayaa insha Allah .
    DAd turkis ahaa oo waagii cismaaniyinta muqdisho loga tagay ayaa hada safarada turkiska ee Soomaalia t
    Kutaala tagay oo dadkoodi looso helay insha Allah wuu helaa

  • @ArdoYussufBarre-qp4tp
    @ArdoYussufBarre-qp4tp 36 минут назад

    Masha allaah tabarakallaah maamo allaaha kuugargaaro sidad masakiinta ugugargaarto

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg Час назад

    Maansha Alaah tabaarkalaah Alaahu Akbar ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @ayaanitaabokor4383
    @ayaanitaabokor4383 3 часа назад +2

    Good mom and helpful all people thanks ❤❤❤❤

    • @MangoesAddict
      @MangoesAddict 52 минуты назад +1

      Your English 📚 is Fabulous,keep going walaal...

  • @OwrallaHiba
    @OwrallaHiba 33 минуты назад

    Mama malyuun bruce ma somali ba dhashay?

  • @fartuunsharif2443
    @fartuunsharif2443 Час назад

    Brush dadkii sii ma helay??

  • @fatuushshafeec2536
    @fatuushshafeec2536 Час назад

    Ilahow u gar gar yaalh😢😢😢😢

  • @faysalyusuf3738
    @faysalyusuf3738 2 часа назад

    Mashaa Allaha. Malyuun👍

  • @abdikhadirfarah7415
    @abdikhadirfarah7415 3 часа назад +2

    Yaa ku banaayay in nin aan ajanibi guri kula noolado.
    Ilahay ka cabso mamulyuun

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 2 часа назад +2

      Guri kulama Noola
      Guriga waardiye ayuu u noqanaya
      Inta ay dhisanaysa

    • @Zakizultan99
      @Zakizultan99 2 часа назад +1

      Adiga naftada xisabi qof kale waxba kama galin

    • @aaminasahra1875
      @aaminasahra1875 37 минут назад +1

      Wadankeena ajnabiga gumeysta oo qalinka iyo warqada la hortaagan ka hadal ,ninkaan waa waardiye kaliya hadana deris ah caruurtiisa ay deris yhn ,haye gumeysi gaal ah baa jooga ciideena ka sheekee taas bal.

  • @omarmohamoud5892
    @omarmohamoud5892 4 часа назад

    Masha Allah Maljuun❤

  • @fatuushshafeec2536
    @fatuushshafeec2536 Час назад

    Mshalaha 😢😢😢

  • @aminaosman3469
    @aminaosman3469 3 часа назад

    Masha'Allah

  • @AminaCuisine692
    @AminaCuisine692 3 часа назад

    Waliba wa nin muslim ah

  • @fatuushshafeec2536
    @fatuushshafeec2536 Час назад

    😂😂😂😂