Ka gudubka marxalada adag: Autism iyo sida ay u saamaysay Somalida

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 апр 2019
  • The Somali version of Overcoming Barriers: Autism in the Somali Community. This short film tells the stories of Bristol-based Somali families affected by autism, and the professionals who support them.
    National Institute for Health Research (NIHR) research has revealed that cultural stigma surrounding mental health, challenging behaviour and disability means that families in the Somali community often hide their child and don’t seek help early. Parents can feel isolated and don’t engage with support services for their child. Research also suggests that service providers would benefit from a better understanding of the cultural perceptions of autism and the impact that this has on engagement with services.
    Like other migrant groups, the Somali community has high numbers of children with autism, many of whom are likely to be severely affected. But there is no Somali word for autism, making it hard to understand and accept.
    More than 70 families in the Bristol Somali community have one or more children with autism. They are supported by a community organisation, Autism Independence, led by Nura Aabe. Nura came to Bristol from Somalia at the age of 10 and her oldest son has autism. Autism Independence works with health, social care and education services to bridge the gap between family’s needs and service provision.

Комментарии • 600

  • @ubahmohamud6761
    @ubahmohamud6761 5 лет назад +144

    Aslm alkum,
    Autism is a disorder not a disease. Having a child with special needs is your ticket to Jannah. May Allah make it easy for all of us.

    • @lagarelagare8956
      @lagarelagare8956 5 лет назад +1

      Ubah Mohamud ameen yarabi 🤲

    • @mplsridah
      @mplsridah 5 лет назад +8

      Not your ticket to jannah. fadlan dadkeena need to be educated, daawada la'iskucadeeyo iskadaaya!

    • @dontwastetime8639
      @dontwastetime8639 5 лет назад

      @@mplsridah probably

    • @Muhammad-sx7wr
      @Muhammad-sx7wr 5 лет назад +3

      *Sabar waa muhiim lakiin jiradaan ma ahayn wax aan wadankeena ku aragnay marka maxaa sababaya. Dhakhtar Ingriis ah oo talaalka eedeenaya baa jiray soo ma ahayn?*

    • @abuubakarmohamedfarah4943
      @abuubakarmohamedfarah4943 5 лет назад +2

      Sax lakiin waxaa ina heysta jaahilnimo dhanka xanuunada iyo qaabka dadka dareenkooda loo ilaaliyo

  • @lailaadam7894
    @lailaadam7894 5 лет назад +11

    I work in school with Autistic children , majority in my school are Asians , some Asians families have twin autistic children. Beside you can train Autistic children by set rules for them inside the house, dont let them watch TV or play games all the times , that won't help them to get better , take them to activities like swimming , running in the Park that will make them tired and less active inside the house.Always communicate with them for example ask them what they want to eat for dinner. I know some of them have severe autism but still keep communicating and keep setting rules .

  • @abdiqudusadan4056
    @abdiqudusadan4056 3 года назад +8

    Asc , ruunti as a Somali we have negative perception about anything that we don't know and that is where educating such people comes in. Let's continue educating them. May Allah bless you for such video

  • @nasraismaail3060
    @nasraismaail3060 5 лет назад +21

    Yaaa allaah yaaa raxmaan yaa raxiim caruurta noocaafi allow dhamaantood caafimaad siii

  • @maryum3862
    @maryum3862 5 лет назад +31

    Ilaahay ha wada caafiyo dhamtood yaarab aameen quraanka ku dadaala isaga waxkasta dawo u ahe

  • @hodanahmed1456
    @hodanahmed1456 5 лет назад +6

    Ilaahoow caruurteena Somaliyeed noo caafi adiga cafimaadka bixiyo culeyska noo qaad yaa Rabi

  • @kungabdhoodkaroon8000
    @kungabdhoodkaroon8000 5 лет назад +159

    Caruurta quraan badan hala saaro soomalina hala geeyo oo cunta fresh ah iyo caana geel hala siiyo qoys sidaa sameyay oo caruurta u caafimaaden baa jira

  • @prettydiamond4019
    @prettydiamond4019 5 лет назад +50

    Caruurta quraan saara insha allh wey caafimaadiye

    • @mplsridah
      @mplsridah 5 лет назад +3

      nacas

    • @abdirahmansaid121
      @abdirahmansaid121 5 лет назад +1

      @@mplsridah adiga nacasa quranku inu dawo yahay ma ogid miyaa

    • @naimajama8465
      @naimajama8465 5 лет назад +2

      Iska amuus

    • @prettydiamond4019
      @prettydiamond4019 5 лет назад +3

      mplsridah quraanku waa shifo Alleh subxaan wataacaalaa inoo soo dejiyey waana hdalkii Alleh

    • @mplsridah
      @mplsridah 5 лет назад +1

      Abdirahman Said oo science miyaa diidan tahay? Quranka waa daawo lakin haduu madaxa ku xanuuno maad quran isku akhrisid maxaa aspirin u cuntaa?
      Cawaanimada iyo reer baadiyo nimada waaye waxa ay ciyaalka la jiran yihiin.
      Mida kale dumarka waa in ay daawada la'iskucadeeyo iska dhaafaan, sabatoo ah waxaa la'ogaday in ay keento autism

  • @saidosiman3176
    @saidosiman3176 5 лет назад +3

    afsoomaali waxaa autism lagu dhahaa DHAGAAAG.
    Somali badan oo wadankii joogana wuu ku dhacay lkn nasiib daro wadankenii cilmi baaris lama sameeyo. caruuur si ka badalan u dhaqmaya markii la arkana waa dhiman dhiman uunbaa leeska dhahaa..
    Allah ha caafiyo caruurta xanuunsan caruurteenana Allaah ha noo badbaadiyo🙌

  • @bisharoabdi180
    @bisharoabdi180 5 лет назад +16

    Ya Allah bless our parents 😍😍😍

  • @cknb8593
    @cknb8593 5 лет назад +12

    Hooyo macaan illahy aduunka cafimaad iyo cimirdheer hakusiiyo akhirana jadii fardowso hoygaa hakadhigo illahyo anigoon hoyaday xajkageyn ha idilin ayadana hadiln yaarabi fadlan amiin idhaha wllyl maamada gabayga tirinaysa wanba la ilmeeyey
    Carruurtana dhamaan inata xanuusan illahy ayaa awoodlwe hakadulqaado inshallah wan idinsooducaynaynaa

  • @idman-bt3tf
    @idman-bt3tf 5 лет назад +4

    Asc quraanka waa daawo wll balse Ilaahay qofkii ugu talagalo inu xanuun la nolado cid ka qaadi karto majirto Hooyo kaste waa jeceshahay in ay caafimaad qabaan owladiisa
    Allxamudulilaah Ilaah baa na siiyay waana ku qanacsanahay ♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @nas9184
    @nas9184 5 лет назад +7

    Moving to England has definitely opened my eyes to the number of Somali individuals who are autistic. This is certainly a very interesting research topic, where the question posed tries to determine the genetic and environmental factors that could be linked to autism within the Somali community. It’s so nice to finally see change of view with disorders such as autism where this a disorder and not a curse or evil doing.

    • @salary1tx
      @salary1tx 3 года назад

      You have raised a valid question. We need comprehensive research to look back if autism were exist in Somalia before they emigrated to outside of their country. There were no known causes exist prior the civil war. It's good to carry research and find if there are causes of autism in Somalia currently.

    • @Name-dj9ck
      @Name-dj9ck 2 года назад

      Autism is curse

  • @abdikaniahmed3609
    @abdikaniahmed3609 3 года назад +2

    ilaahoow caruurteena inoo caafi ameen. Waxaan aad ula murugoonayaa aabaha ilmohiisa ku dayacay hooyada kaligeed . Laa xowla walaa quwata ilaa bilaah. ilaahay ha u danbi dhaafo walidkaas caruurtu ka xanuusan yihiin insha allah ameen

  • @adeniidow3556
    @adeniidow3556 5 лет назад +5

    Thanks fadna& ajay

  • @foosiadhool1928
    @foosiadhool1928 5 лет назад +3

    somalia caruurtiida xanuunsan allaah ha u cafiyo insha allaah

  • @Stoover_capon
    @Stoover_capon 5 лет назад +2

    Ilahay waxaan karajeenaya ilmaha xanunkaas haya oo dhan ilaahay haku dulqado oohadalka allaha ufuro .....mid ogaada ilmahaas wax ka maskax ween majirto fakarkooda iyo caqli gooda waa mashaa allah

  • @shabanguleed7050
    @shabanguleed7050 5 лет назад +7

    Sooceliya caruurta wadankoodi hoyo
    Oo caangeel siiya wey bogsanayaa Insha Allah

  • @sahrodacad7917
    @sahrodacad7917 3 года назад +3

    Ilaahay subxaanahu watacaalaa ha ucaafiyo ilmahooda iyagana samir haku irzaaqo way dulqaad badanyihiin walahi intii ilmo caafimaadqaba haystana shaakiriin haka dhigo .walaalayaal waan idin leeyahay ajar dheeraada baad leedihiin insha allaah .

  • @halimohussein9999
    @halimohussein9999 3 года назад +2

    Allah ha cafiyo hoyoyinka na barakeyo

  • @amanijama9597
    @amanijama9597 3 года назад +5

    May Allah grant them best life, may Allah protect them they re indeed special 😘😘. May Allah grant their parents patience and give them strength.
    😘😘😘😘😘

  • @sagalwarsame7342
    @sagalwarsame7342 5 лет назад

    Ilaahay ha cafiyo insha Allah caruurta Quran sara

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 5 лет назад +33

    We never had This kinda problems
    It never exists in my Country 💔
    My Allah Cure Our Somali Children’s 🤲🏽

  • @hanihassanjama628
    @hanihassanjama628 5 лет назад

    Alahayoow u caafi inta heysato caruurta xanuusan Alahayoow danbidhaafa ugu dhiiga dhebatada heysato

  • @faisalisoofe4700
    @faisalisoofe4700 3 года назад +2

    Autism child must be given intensive care and love by everyone in his society. Parental love is exceptional. Don't scawld shout insult isolate him.

  • @iqbalsacid1729
    @iqbalsacid1729 5 лет назад +2

    Ilaahy caafimad ha ino siiyo caruurta

  • @halawieaden4008
    @halawieaden4008 5 лет назад +1

    Subxaanalaah ilaahow caafimaad siih waalid koodna ku wii janadii Rabi ku mutaysta Allow kayeel ilaahayow caafi dhamaan muslimiinta

  • @aishohassan720
    @aishohassan720 5 лет назад +1

    Allaw caafimaad sii dhaman caruurta xanuunsan Amiiin

  • @juletharzi3167
    @juletharzi3167 5 лет назад +1

    Illahow ya rabbiy fadlan cafimadka ku keen .

  • @najmaaden9904
    @najmaaden9904 5 лет назад

    Ilahay swt ha u xifthiyo dhantood somalida ku ma koone

  • @umusahra6470
    @umusahra6470 5 лет назад +1

    ILAHEY Hacafiyo ilmaaha somalia kuligod inshallah SALADTULEYLKA HOYOYINKA ILAAHEY HAKU BARYAN INBADAN

  • @haniabdikadir316
    @haniabdikadir316 5 лет назад +2

    Alaha caafiyo awoalaada somaliyeeed

  • @hopiabdi2114
    @hopiabdi2114 5 лет назад +16

    allaha ucafiyo dhamantodba kuwi kusamrana allaha kayelo wanimcad xaga rabi katimid kuwa cafimadka qabana allaha ugu wado Amiiiin Amiiiiin

  • @anisamohamed7324
    @anisamohamed7324 5 лет назад +2

    Illahow u cafiyo ciyalka dhamanten yaa rabi I love how the do the video

  • @shukrihussein1043
    @shukrihussein1043 5 лет назад +1

    Yaa alah ilaahay ha noo caafiyo caruurteena somaliyeed ilaahay ugu cabsada oo yaan leysku caayin xanuun ka ilaahay ayaa keeno somalideena qaar waa jaahiliin

  • @sahraabdi8364
    @sahraabdi8364 3 года назад +1

    Subxanallah Allah ha caafiyo amiin yaa Rabi

  • @wardafarah8714
    @wardafarah8714 5 лет назад +1

    Ilahaye ha ucafiyo carurta somalida

  • @alimohamedali5449
    @alimohamedali5449 5 лет назад

    Waaaaw Mashaa Allah

  • @nawaalnalka3200
    @nawaalnalka3200 5 лет назад +2

    Alle ha caafiyo wlh wan ka naxay waqti walbo wan uso duceyn insha Allh we cfmdi donan dhaman tood

  • @maxamedbujeti8623
    @maxamedbujeti8623 5 лет назад +1

    Alle ha shaafiyo caruurta qabta cudurka insha allah

  • @sadiacisman6971
    @sadiacisman6971 5 лет назад +3

    Ilaahoow caruurta noo caafi yaaa raxman sabirka ku dadaala wllyaal

  • @maryansaciid8659
    @maryansaciid8659 3 года назад +1

    Mashllh allh ha hoo ilaliyo walidkeena 🥰🥰

  • @mursalabdi3843
    @mursalabdi3843 3 года назад +5

    Waxaa lagayaabaa in ay imtixaan xag ilaahay tahay dhib iyo wanaag waa inaan ilaahay kuxamdino إنا لله وانا اليه راجعون الهم اجرنا في مصيبتنا واخلفنا خير اًمنها

  • @BlushNa
    @BlushNa 5 лет назад +2

    Allaha cafiyo caruurta amiin 🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 3 года назад +1

    Yaa rabi ilaahow dhamaanteen catruurta noo caafi,wax walba ood ilaahow na siiso waxaan u qaadanaynaa, hadiyad aad u qiimo badan, alxmdu lilah

  • @aminahujale1049
    @aminahujale1049 5 лет назад

    Allah hacafiyo inshaAllah

  • @ijoadan2061
    @ijoadan2061 5 лет назад +9

    Gaalada ayaan ka shakiyay in ay caruurta talaalka wax ugu daraan

    • @sagalali8612
      @sagalali8612 3 года назад

      @Safiyo Huseen Nuur somalida kabadan ayaga

    • @kinsialin8009
      @kinsialin8009 14 дней назад

      Waa laga yaabaa waa macquul taasi

  • @thebadbleeplikestaringatyo1749
    @thebadbleeplikestaringatyo1749 5 лет назад

    illahey ha idin caafuyo insha allah caruurta

  • @fardowsoabdirahman3491
    @fardowsoabdirahman3491 5 лет назад +1

    Ilahayow caafi yaarabi

  • @samraqueen2782
    @samraqueen2782 5 лет назад

    Ya allah caafimaad siii ada awoodee 🙏🏾 walashay ciyalkeda wayleyihin xanunkas yarabii caafimaad taama sii o kahadal sii 😢💔

  • @filsanbigays
    @filsanbigays 5 лет назад

    ilaahy caafimaad taam ah ha wada siiyo caruurtaa yar yar dhamaantood bishaa barakaysan ramadan fadligeeda rabi haku wada caafiyo ilaahow walid keen ha cadaabin

  • @filan-lv2up
    @filan-lv2up 5 лет назад +1

    Allah cafiyo dhamaantod insha Allah

  • @ahmedwadani4524
    @ahmedwadani4524 5 лет назад +1

    Allaha ha caafiyo wiilkan yar soomaalida waa dad dhib badan aqoon yarda keeneysa Waaridkan Allaha ka dulqaado waxba Allaha keena

  • @dr-sihaam1041
    @dr-sihaam1041 5 лет назад +6

    الحمد لله الذي عافانا مما ابتلى به كثير من خلقه..وفضلنا على كثير ممن خلق تفضيلا.
    Allah Caafiyo Caruurtaas Cudurka Allaa kena lkn Sababaha wey badanyihin.

  • @nasiimali7828
    @nasiimali7828 5 лет назад +20

    Allaw noo caafi caruurta 😭😭 wadankii raja maleh
    Tan.kale Somalida waa sunta hargaha balaayo mxa idiinka dhaha bal mxe cudur loogu caayna oo waalidka iyo ubadka loo niyad jabina

    • @aflimubarak1910
      @aflimubarak1910 5 лет назад

      Det

    • @jehida8275
      @jehida8275 3 года назад

      Yaa ku dhahay rajo malaha

    • @abha2476
      @abha2476 3 года назад

      @@jehida8275 sodding sanno ayaan sugeynaa, ba walaal l ii sheeg rajada aan ka sugaayo, waan soo aragnay, niyad jab ayaan ka soo qaadnay.

  • @sharafcaligeedi5421
    @sharafcaligeedi5421 4 года назад +1

    Ilaahaw caafi caruuta islaamka anaga noo xifdi

  • @munamohammed579
    @munamohammed579 5 лет назад +5

    ‏الحمد لله على نعمة هذا امتحان الدنيا

  • @ibtisaamhassan2512
    @ibtisaamhassan2512 5 лет назад +9

    Dhaqaatiirta ilmaha duraan waa talaalka baas ey la ordayaan oo magacyada ubixiyeen Allaah ha caafiyo ilmaha pls qur'an badan halagu aqriyo

  • @samiraluulamohamed6971
    @samiraluulamohamed6971 5 лет назад +3

    Allaha ha no cafiiyo amiin yarabi lkn hoyonika iyo abo yasha somaliyed waxa laga bahanahy inye ugu daalan quranka 🤲

  • @huda615
    @huda615 3 года назад +1

    May Allah give every parent samir an Eman. Alhamduilah xala kool xaal. Our communities need to have rahma for each other An Allah will be merciful on us. All kids are gifts to us, imagine Allah is watching us how we treat our children autism or not.

  • @maskaaking5136
    @maskaaking5136 5 лет назад +9

    Wamaxay waxa ku Keena inta badan ilmaha somalida ah waa ariin uu bahaan in anu wada egno anago community ah.

    • @hagarka1
      @hagarka1 3 года назад

      Somalie waa dad Kala yaacsan Marka waa la sumeeya Kama war haayan

  • @fadumodirie5587
    @fadumodirie5587 5 лет назад

    Allah SWT kuligeen Allaha awlooda noo caafiyo noona xifdiyo kuwii ku sabrana Allaha naga yeelo.

  • @abdikarimharedkoiooo8573
    @abdikarimharedkoiooo8573 5 лет назад +1

    Allhu Agbarrr Ilahaw Cafi. Ubadka Somaliyeed Mel ey Joganba Lakiin been Weye Ciyalka Somalida Uma Badna Cadaanka qoyski 2 ilmod Haysta Mid Aya Xanunsan Oo Sika Laahh Subxanallah

  • @successadam8701
    @successadam8701 5 лет назад +1

    Ilmaha Allah hanoocaafiyo.Cirbadaha suntaa caruurta ankajoojino .Somalida carurtooda ilmahakale waakafirforconyihiin ufiirsda waana heybad ileysiiyey. Dadka carurta xanunsanheysta takoorka kadhaafa allahina kabaqa.

  • @ubahabdisaid2222
    @ubahabdisaid2222 5 лет назад +1

    Allow caafi dhamaan caruuraha xanuunsan

  • @Hafsa_ibra
    @Hafsa_ibra 5 лет назад +2

    Caruuurta ilahay hainoo caafiyo I. A

  • @nasrahussain4398
    @nasrahussain4398 5 лет назад

    ilhaaahow cafiimad sii AdiGa Weeyn oo Waxiid Ah yaa Allaahuma meen Amen Ameen yaa RaBbi

  • @bintusultan5660
    @bintusultan5660 5 лет назад

    Alle haa cafiyo caruurta yar walhi wan ka naxay allow wad arag ta caruurta yar xanunka hadu qad iyo inta xanunsan,, Somali da waa badawe waa dadka adunku uku xun ciid kama nabad galey so hadu curyan yaha iyo hadu xanun sanayo hadu jiirkisa uu wax ka so baxan ciid ayaa cafinayan ma jirto uf wan naca Somali ina ka fogado mar iqabta

  • @4166Ama
    @4166Ama Год назад

    Ilahy ha cafiyo

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 5 лет назад +5

    Illaahey hanoo caafiyo caruurta quraanasaara inshallah weycaafimaadaayaan.

  • @munamohammed579
    @munamohammed579 5 лет назад +3

    ‏‏كلام الناس مش مهم المهم الأم والأب الله يعافيهم يا رب يا ارحم الراحمين🤲🏻

  • @bacaadmediauk4399
    @bacaadmediauk4399 5 лет назад +2

    Illaahey Adoomadiisa Wuu Jecelyahey Kuwa Dhibta kusamra illaahey Kuwii Kusamra Ha Idinka Dhigo Anaga Wiil 8 years ah baa Noo Joogo Familygeena Ilmaha Autism Care Saaid Bey Ubaahanyihiin Feelin iyo naxariis badan koley Nimco Walba Nusqaan leh Awlaado Waa Nimco Illaahey baxsho Nimcadii Illaahey Ku Shukriya Walaalayaal Illaaheyma Awlaada Hanoo Caafiyo 🙏🙏

  • @bebettertoday8444
    @bebettertoday8444 5 лет назад +4

    Ilmaha talaalka ha lagu dhaafo intey socod iyo hadal ba ka baranayan. Ilmaha xaaranta lagu korihayana halaga dhaafa, qurbahan wa u fiirsaday 10% a ilmaha si daacad u korsadan somalida. Lebadas dhaafa inta kale na Allah tala saarta

  • @maryanmaxamahomet2176
    @maryanmaxamahomet2176 3 года назад

    Ilhow cafimaad taaman saqiirka yar yar yaarabi 😭🤲

  • @hanuudahana7454
    @hanuudahana7454 5 лет назад +1

    Ilahey ha cafiyo inshaa allah ciyaaalka musilinta yaaraabii 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲 waxan ilahey uga barya inta hayo allah cafiyo inta kalin ilahey hanog babadiyow🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @bisharoabdi180
    @bisharoabdi180 5 лет назад +1

    Illahayow caafi

  • @ubahmohamed3471
    @ubahmohamed3471 5 лет назад

    Illahey ha noo caafiyo caafimaad taama hasiiyo dhamaantood ubadkaa yar yar

  • @shukrisomli2313
    @shukrisomli2313 5 лет назад

    Ilahey haka dulqado xanunka ilahey cafimad uweydina rabiga calaminta ino cafimad uso dajiyo bil ramadan waye

  • @azizaali6113
    @azizaali6113 5 лет назад +1

    I really love the backgrounds poem, can someone send me the link I can get in full.

    • @samsamadam9641
      @samsamadam9641 5 лет назад

      Aziza Ali write safiya tusmo in RUclips you will find there she Mike this one to her son

  • @maryuumomar6158
    @maryuumomar6158 5 лет назад

    Masha allh

  • @nasramohamed4574
    @nasramohamed4574 5 лет назад +12

    Illaahey hano cafiyo caruurta yar yar 🙌

    • @Girl-up3lk
      @Girl-up3lk 5 лет назад

      Allahuma Rabbana amiin.

  • @nimcoh1532
    @nimcoh1532 5 лет назад +1

    Quraan saara Allaha caafiyo

  • @Fatima-qw8yj
    @Fatima-qw8yj 3 года назад

    Asc walalahyg qalig aah fadlan iso boqoda illaahay muurad kina haa nii sahalo inshallh walashin ayan aahee fadlan 🙏🙏

  • @boqoradamireexaanmohamed5629
    @boqoradamireexaanmohamed5629 5 лет назад +1

    Allh cafiya amiin amiin

  • @ruqayamohamed2448
    @ruqayamohamed2448 5 лет назад +6

    Allow idin caafi caruurta kuna sabra Quraana saara waa Nasiib Alle idon siiyay Allaah uga mahdiya waa ahlu Janno kooda yar iyo kooda weyn Qof janno galayo oo lahubo waa iyaga sababtò àh lama xisaabinayo

  • @hashihani8310
    @hashihani8310 5 лет назад +26

    Gabdhaha ilmaha xanuunsan haysta aadbaan uga naxaa waxkale maahan ee waxan xasuustaa takoorka lagu hayo illaahoow ucaafi caruurtooda anagana nagahay

  • @sagalali8612
    @sagalali8612 3 года назад

    Allah galada caruurta haynoka xifdiyo

  • @anabmohamed6916
    @anabmohamed6916 5 лет назад +2

    ilaahayow caafimaad sii intiimuslim oo xanuun san soomaalida dad ka qaar kiisa mataqaanaan sida dad ka loo xushmeeyo

    • @faizamohammed5854
      @faizamohammed5854 5 лет назад

      Aaamiin aamiin yaa rabi walaashay🤲🤲🤲🤲🤲🤲🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @sadaimohamed1486
    @sadaimohamed1486 5 лет назад

    Aslaam caleykum somalida waah dadkah ugu liito iyagah uun baah yaqanaan sidah ayi isku baabi yaah. Hooyo adag noqo Allah a yaah nolah jiro.waan kuulah qabnaah dhibkah. Yasir caleynaah yaah yasir dad kaleh iskah dhaaf famaligaagah yaah Dan kafakanin

  • @dolphin1239
    @dolphin1239 5 лет назад +15

    autistic children are very smart. please focus on your children's intrest and help them on that.

    • @lagarelagare8956
      @lagarelagare8956 5 лет назад +1

      Definitely ✅✅✍️✍️

    • @lagarelagare8956
      @lagarelagare8956 5 лет назад +1

      Fowz 12 smart on their own way that not everyone can sees

    • @kcabdi8598
      @kcabdi8598 Год назад

      My son is math genius, but i can't teach him writing quran or sit still for while

  • @roonkuras7811
    @roonkuras7811 5 лет назад

    Ilaahow u caafi hoyooyinkaan Ilaahow u yasir

  • @nasraabdullahiahmed5351
    @nasraabdullahiahmed5351 3 года назад +3

    Ilahay ayagana cafi anagana naga hayo😭😢🤲

  • @bintusadiaabdi1321
    @bintusadiaabdi1321 5 лет назад +3

    Waligay ma maqal cudurkan
    Somalia iyo Africa oo dhana kuma
    Arag lkn inshallah allah caafiyo ubadka oo rabi hayno xafido
    Lkn ilmaha Qur'an hala saaro
    Daawo ka awood wayn malaha
    Tan alle adoo alle isku xiraya
    Waana idiin ducaynayna
    Allow ubadka noo daa
    Caafimadna noo sii

  • @mohamedkassim7521
    @mohamedkassim7521 5 лет назад +13

    Waa sumeynta lagu haayo dhalaanka soomaaliyeed markey arkeen iney ka maskax fiican yihiin bulshada kale

    • @hagarka1
      @hagarka1 3 года назад

      Talaalka loogu daraa. Taasi waa dhab

  • @bellashariif4214
    @bellashariif4214 5 лет назад +1

    Allaha caafiyo

  • @maryanhassan5236
    @maryanhassan5236 Год назад

    Allow caafimaad sii caruurta xanuunsan yaa arxamu rraaximuun

  • @deeqa1745
    @deeqa1745 5 лет назад +1

    Ilaahow cafimaad ukeen dhamaatod

  • @ayaninabeautycooking1687
    @ayaninabeautycooking1687 5 лет назад

    wa maxay magacan

  • @ayaninabeautycooking1687
    @ayaninabeautycooking1687 5 лет назад

    ilahey ha cafiyo

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 5 лет назад

    Ilaahay hanoo caafiyo awlaada in shaa Allah, Aamiin Aamiin yaa Rabbi