Rag aan xisaabsamin reer Awdal baan arkey

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 4 окт 2024

Комментарии • 34

  • @AadanAbdi-e1d
    @AadanAbdi-e1d 9 дней назад +3

    Reerkii 30ka sannadood ummadda hantideeda cunayey ayaa sidaa u hadlaya ! Kkkkkkkkkk
    Indhihii gardarnaa markay ooyaan!
    Kuwii laga gardarnaa ka warrama ?

  • @DeganSh
    @DeganSh 10 дней назад

    Ilaahow xidhoodka hanaga qaadin mal eega qof dumara oo ku dhaaqaysa raga caradooda ayaan ma sii wadi karo subxaanallah

  • @HajiabdirashidIssa
    @HajiabdirashidIssa 5 дней назад

    Good Lady Thank You ,Faadumo Siciid Geesiyad Waa Sidaa Carruurteenii Markay Jammaacadii Ka Soo Wadda Baxeen Guryahii Ayey Wadda Fadhiyaan Wasiir Meel Geeya Ma Lihin Waxaan Sameyno Garan Mayno

  • @abdiwaliqoofal6270
    @abdiwaliqoofal6270 13 дней назад +4

    Kuwa HabarAwal ee wax kasta qaatay uuma muuqdaan, manay soo hadal qaadin. Gabiley oo dalka resource-kiisii oo dhami ku dhamaadeen, may soo hadal qaadin. This kind of hypocrisy do not divert the fact

    • @Sasqwwgvtgg
      @Sasqwwgvtgg 12 дней назад

      Kkkkk waa sax kuma dhacan gulwadyasha Iyaga is eega

  • @gaadh-haye9481
    @gaadh-haye9481 11 дней назад +1

    Naa xishood dalkiiba idinkaa cunee maxaa kuu hadhay oo aad ka tagtay hadii illaahay Imaanka kaa qaaday dadka haysku dirin Tuugayahay weligaaba wax wax wanaagsan maad sheegine waa lagu yaqaanaa qabyaalad ayaa ku indho tirtay

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 7 дней назад

    samaroon naagahooda baa fiican laakiin rag malaha

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 7 дней назад

    rerkan samaroon waa reer wada duli ah oo aan dhiig laheyn maxamed abiib baa xiran wali way sabcinayaan waa wada bukaan

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 7 дней назад

    waa habar bilaa xishooda oo horgalada

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 7 дней назад

    riyaale horeyna wax uma qaban hadana muuse shaani baa duleystey

  • @MuhadAwale
    @MuhadAwale 3 дня назад

    Banaley faadumo hunguri suxulo miyaad ku sotaa horta

  • @Faisa-f8c
    @Faisa-f8c 13 дней назад +2

    Habartaa ayaa sheegata siyaasiyad, iyo naag wax baratay, sidaa u hadlaysaa, waa Habar xun Oo dadka isku dirta , naa Ragga ka xishood kaalaxadyey, jaahiladi

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 13 дней назад

      Haa waxbay baratay faqsh iyo Soomaaliyana way necebtahay abyaaladi waa waxa kaa hadlinaaya adiga

    • @khadrafarah5488
      @khadrafarah5488 12 дней назад

      😂😂😂😂😂 65😂😂😂😂beenta bahashuu isma qariso😂😂😂😂

    • @Sasqwwgvtgg
      @Sasqwwgvtgg 12 дней назад

      Xita kuwi heego u gulwadayaye waye kaa yabeen Tani waye u gulwadayen jirtaye waye kaa carartaye markaye argtaye waxaye yahiin

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 12 дней назад

      @@Sasqwwgvtgg huuro uun baa ka masayrsan faadumo siciid

  • @abobasement346
    @abobasement346 6 дней назад

    tan waa mid doqonah nah orodoh gurigagah kah shaqeh

  • @Ayaan_wadaani
    @Ayaan_wadaani 13 дней назад +1

    Yahuuu wuxuun cuna baa laa yidhi kuwaana. Subxanalaal war dadkan maxaa ka qaldan.

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 7 дней назад

    naagtani waa horgalad yara is qarineysa

  • @hassan-mp1pk
    @hassan-mp1pk 10 дней назад

    Waa dhillo habar awale

  • @MuhadAwale
    @MuhadAwale 3 дня назад

    Bacccaaacac fadumo baacaaacccccccc

  • @mudiali719
    @mudiali719 6 дней назад

    Why she always cross the lines and lie????

  • @aadannuuriye3937
    @aadannuuriye3937 7 дней назад

    Naa waa beenta ka daaya umada maxa qaban kartaa idinka oo qabiila 😊

  • @HodanahmedOmar
    @HodanahmedOmar 13 дней назад

    Islaantan waalan yaa naga amusiiya ouf

  • @mohamedmuuse6709
    @mohamedmuuse6709 11 дней назад

    Tani way waalantahay

  • @mohamedmuuse6709
    @mohamedmuuse6709 11 дней назад

    Tan waa tii holly lagu Marti qaaday

  • @Sasqwwgvtgg
    @Sasqwwgvtgg 12 дней назад

    Dawrsada qayrkin 😂😂😂😂

  • @zeinabomar-mc5jf
    @zeinabomar-mc5jf 5 дней назад

    Beenta iska daa ilahey ka baq naa horta meesha ma bakhaar baa muuse maxad ka keentay habeen iyo maalin waa adiga hoos fadhiyee maxad wax u uga soo qadi weyday

  • @hassannur8022
    @hassannur8022 13 дней назад +2

    Xishood majiro qabyaalad qaawan

  • @abdirahman-b9l
    @abdirahman-b9l 4 дня назад

    Beenta daa idinkaa ubadane

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 13 дней назад +2

    Habrtani 75sano jirka ah oo basaasada aheed oo Morgan viso UK uu siiyey 1988 shacabkana beenta u sheegeysa

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 13 дней назад

      waa 65 maygaadhin intaad sheegtay laakiin 65jir la moodo 30 jir moorgan googarad ma safaarad buu fadhiyay askari muu ahaa markii danbena Snm eryatay oo dhiric iyo googarad kaga dhuuntay SNm oo ku baxsaday intuu naag iska dhigay markii dawladii Afrika ugu xooga iyo hubka badnayd midh laga reebin isaaq weligood Uk way tegi jireen halkaa reer soomaliya weliba hawiyuu ka tegi jireen talyaani

    • @fadumocali1407
      @fadumocali1407 12 дней назад +1

      Urayso iyado 75 ah waata sidaa u eeg

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 12 дней назад

      @@fadumocali1407 masha Allah Aloow yaanay cawryin faadumo siciid iyo Muuse maxay cunaan bay ku waasheen cadawgii