GALAB: taangiyo lagubay iyo hub lafurtay dagaalka ka socda xuduuda lubnaan, wararkii ugu dambeeyay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 4 окт 2024
  • GALAB: taangiyo lagubay iyo hub lafurtay dagaalka ka socda xuduuda lubnaan, wararkii ugu dambeeyay halkan kala soco.

Комментарии • 191

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 2 часа назад +19

    Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw scw ❤️ please ❤️

    • @HindakiinAhmed
      @HindakiinAhmed 2 часа назад +1

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @abdirahman-b9l
      @abdirahman-b9l Час назад +1

      Scw scw scw scw scw

    • @ahmedkariye101
      @ahmedkariye101 Час назад +1

      masajidka aad meshan af dheer hala so aadine

  • @osmanabdirabi
    @osmanabdirabi 3 часа назад +2

    Allahu akbar allahu akbar allahu akbar allahu akbar

  • @mounahoussein-wo7qu
    @mounahoussein-wo7qu Час назад +1

    ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️

  • @AishaBarre-m9f
    @AishaBarre-m9f Час назад +1

    Ilaahey difaacooda hauadkeyo cadawga gumeystaha iyo xulufadiisa Ala hasoojibiyo because jabka cadawga gumeystaha waa farxada Reer Falastiin iyo muqaawamada Gaza kadagalamooyo anakane farxada Reer Falastiin waa farxadeena keep strong xisbulaah❤insha Alaah guul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AishaBarre-m9f
    @AishaBarre-m9f Час назад +4

    Alaahu Akbar ❤Alaahu Akbar ❤Alaahu Akbar ❤❤❤❤

  • @AhmedShariif-u6h
    @AhmedShariif-u6h Час назад +11

    اللهم سل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما جزاك الله عني خيرا،،،،أخي في الله❤❤❤

    • @OmarOmar-rw4he
      @OmarOmar-rw4he Час назад +2

      ♥️🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼♥️

  • @ismailfaysal5639
    @ismailfaysal5639 56 минут назад +3

    Allahayaw jBbi yuhuuda iuo xulafadeda.Muslimiinta oo dha culask ka dulqaad yaa rabbi yaa Jabbaar Ajburni kullu muslimer

  • @ahmedkariye101
    @ahmedkariye101 50 минут назад +2

    nadara qayr alle ha ku siyo sida aad nogu so duubto wararkan thanks brother

  • @Geele_jire
    @Geele_jire Час назад +8

    Ilaahoow jabi yahuuda iyo inta lajirta oo marakanka u horeeyo Aamiin aamin Ilaahoow falastiin ugargaar

  • @MaxamedBadri-kb7tf
    @MaxamedBadri-kb7tf 2 часа назад +4

    Allaahu Akbbar Allaahu Akbbar Allaahu Akbbar Allaahu Akbbar
    Allahayaw Rabbiyaw kaqabbo Umada muslimiinta ah Caddawga Diinta islaamka EE Argagixisada Yuhuuda EE Israaiil allahayaw Rabbiyaw
    Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin

  • @maxamedcalicusmaan8141
    @maxamedcalicusmaan8141 Час назад +2

    Jab, jaha-warer iyo halaag allah kurido yuhuud iyo wixii lajira addun iyo aakhiro.
    ربنا إطمس على أموالهم واشدد علي قلوبهم فلا يؤمنوا حتى يرواالعذاب الأليم.

  • @falisnuur5241
    @falisnuur5241 2 часа назад +1

    yahuuda allh jabiyo allh kurido amakaak iyo naxdin cabsi io wal wal 😢😢😢
    allh umada musliminta kor uqaado allh guushoda gacanta galiyo❤❤❤❤❤❤

  • @mahdishuriye411
    @mahdishuriye411 2 часа назад +5

    Fadlan luuqadaada odhanaysa shiico iska sax, waayo, maanta ma aha sidaa ee islam iyo gaalo inteedii badnayd. Waayo, cida loo hiilinayo ee dhibaatadu haysataa waa suni (falastiiniyiinta), halka ay dawladihii suni-isku sheega ahaa aad xaalkoda ogtatahay halka uu marayo. Mahadsanid

    • @_Khaalid
      @_Khaalid 2 минуты назад

      Haa walaahay muslinkii wax xiniinyo leh iyagaa inagu jira inteena kale badhyaha luleynaa.
      😂😂😂😂😂

  • @gobonimodoon7964
    @gobonimodoon7964 2 часа назад

    Allahayoow Guusha
    Sii. Maansha Allah Guul iyo iyo gobanimo.

  • @sacaddhaalib2336
    @sacaddhaalib2336 Час назад +1

    Wcs wrx wariye Nadaara show waan dhawnahay ilaahey guul hasiyo falastiin iyo hutiyinta Xisbulaah iiraan yaarabi Aamin

  • @fadumoali7402
    @fadumoali7402 2 часа назад

    Guul Xisbullah☝️🇱🇧guul Falastiin☝️🇵🇸🇵🇸

  • @sacidomu2794
    @sacidomu2794 Час назад +1

    Inshaa alaah way iska difaaci doonaan

  • @abdifatahibnu-sheikh4644
    @abdifatahibnu-sheikh4644 3 часа назад +4

    Asalamu Alaikum don not forget daily to recite اللهم صل علي محمد وعلي آل نبينا محمد كما صليت علي ابراهيم وعلي آل ابراهيم اللهم بارك علي محمد وعلي آل نبينا محمد كما باركت علي ابراهم وعلي آل ابراهيم انك حميد مجيد❤❤

  • @abdullaahiabukar7339
    @abdullaahiabukar7339 Час назад +1

    Wacaleekum asalaam waraxmatu allaah wabrakaatu

  • @FaisaMahamed-zl4lg
    @FaisaMahamed-zl4lg 14 минут назад

    Wcs aboowe wat mahadsan tahay ilaah falastiin ha guleeyo ilaahow yahuud mareykan cirib tir aamiin yaarabi

  • @haboonadan
    @haboonadan 2 часа назад

    Rabbow guusha raaci musliminta 🙏🙏🙏🙏🙏

  • @xaliimogeedi3204
    @xaliimogeedi3204 5 минут назад

    Yuhuud alle ha jabiyo iyo intii la socota

  • @ismailfaysal5639
    @ismailfaysal5639 53 минуты назад

    Yaa yuhuud waa dameero dagaal jecel Argagax Alllah hakurido Aaamiiiin

  • @shukriomar6053
    @shukriomar6053 8 минут назад

    Shiicada insha alaah weyka guleysanee yuhuuda ilkastoo eyna muslimfican aheen hadale ilaahey aa muslimiinta ugu hilinayo insha alaah

  • @MaxamedyusufHusen
    @MaxamedyusufHusen Час назад

    Guul muqaawimada iyo fastiin inshaaa alaaaha

  • @mamulgobeleedmedia4418
    @mamulgobeleedmedia4418 2 часа назад

    Waa war farxale masha Allah yuhuudii wey jabtey

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 51 минуту назад

    Waallhi haadi haawada laaga gaaraco waay jiilikaaran

  • @Hooyodamac1
    @Hooyodamac1 56 минут назад

    Ilaahoow jebi yuhuudda aaaaamiiiin

  • @ducowaalid6380
    @ducowaalid6380 Час назад

    Gaalada allaah swt duli iyo darxumo dusha allaah swt hasaaro

  • @DrGaadaa
    @DrGaadaa Час назад

    ❤wcs ❤alahu akbar ❤

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 2 часа назад

    Insha allaah xisbullaah ayaa guulaysanaysa❤❤❤

  • @IdirisibraahinCabdilaahi-vu6vt
    @IdirisibraahinCabdilaahi-vu6vt 50 минут назад

    Guusha insha alaah waxaa iskaleh xisbula qufla dilay ma ahan guul waxaa guulay sanaysa xisbula

  • @CabdiGeedi-ku2ur
    @CabdiGeedi-ku2ur Час назад +1

    Wcs nadaara show. Alaha haugargaro❤❤❤❤❤

  • @halimahanah5781
    @halimahanah5781 Час назад

    Waa guuleysanayaan insha allaan

  • @osmanabdirabi
    @osmanabdirabi 3 часа назад +1

    Farxad ayan la ilmeyay allow garabsii xisbullah iyo xamaas

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 10 минут назад

    Xisbulah waa geesiyiin waan ku kalsoonahay 100%

  • @DrGaadaa
    @DrGaadaa Час назад

    ❤ mareykanka oo dagalka soo galay ee eran ❤ alahu akbar ❤❤❤❤❤

  • @samsamhussein9090
    @samsamhussein9090 2 часа назад

    In shaa Allahu xi way guulayan doonaan

  • @maden7818
    @maden7818 15 минут назад

    Ireland 🇮🇪 Allaha hidaayo siiyo maadaama ay aqoonsadeen Falastiin.

  • @AhmedShariif-u6h
    @AhmedShariif-u6h Час назад

    Nadaarooow waalaalkeey noosoo badi waraarkaadaa waantaageersanahay❤❤❤

  • @HassanMuslum-qu5ed
    @HassanMuslum-qu5ed 2 часа назад

    Allaahu akbar israiil waa jabtay

  • @SuleekhoRiyaan-xt6nz
    @SuleekhoRiyaan-xt6nz 49 минут назад

    Fadlan nadaara ha oran shiico ee dheh mujaahidiinta

  • @homeh3455
    @homeh3455 30 минут назад

    Maya maya xusbulah way guuuuuuuuuuuuuuulaysanaysaa insha alaah🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @fardoosoibrhimfardowsoibrahim
    @fardoosoibrhimfardowsoibrahim 38 минут назад

    Insha allaahu lamjabsanaayo

  • @MuxammadCali
    @MuxammadCali 2 часа назад +1

    Wcs nadara waa mahdsanthy

  • @xayaatimacaan8857
    @xayaatimacaan8857 2 часа назад +3

    Nadaara al duweerigii Somalia
    Xayeeysintaa ilaa goorma uu soconaa😢😢

    • @abdinasirmohamed7342
      @abdinasirmohamed7342 2 часа назад +2

      Ma xaysiinta tvga mise mid kale ma fahminee

    • @xayaatimacaan8857
      @xayaatimacaan8857 2 часа назад

      @@abdinasirmohamed7342 waxaa ku nasanaynaa qadaryar xayeesiin.
      SafariRemit xawalada waa online

    • @xayaatimacaan8857
      @xayaatimacaan8857 2 часа назад +1

      Qadaryar xayeysiinta SafariRemit

    • @xayaatimacaan8857
      @xayaatimacaan8857 2 часа назад

      ​​@@abdinasirmohamed7342
      Qatar yar xayeeysin SafariRemit mudo sanad ku dhow ayaa aragnaa xayesiintan iyo waxii la mid ah

    • @haawasandol4068
      @haawasandol4068 Час назад +1

      Iska gudbi an wa iska gudbiyaa😂

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 2 часа назад

    Waa runtiis wasiirka iran

  • @OsamaArahmanYonis
    @OsamaArahmanYonis 41 минуту назад +1

    wallahi runtisi waye

  • @yussufmuhamed713
    @yussufmuhamed713 2 часа назад

    Guul Allahu Akbar

  • @maxamedjibriil5258
    @maxamedjibriil5258 Час назад

    Hiidii aanay gurmad helin xisbulaah xaaladu waa adkaanaysaa alahasahlo😊😊😊❤

  • @nimcosiyad7308
    @nimcosiyad7308 Час назад

    Nadaara warakaaga aad ayuu ufiicanyahay horey usoco, guuleyso

  • @MahadYoolax-lc9dy
    @MahadYoolax-lc9dy 34 секунды назад

    Guuul hisbullaah🎉🎉🎉❤❤❤❤

  • @AbdiAgood
    @AbdiAgood 2 часа назад

    ❤😂Allaha guuleeyo Iiraan iyo Geesiyaasha muqaawamada dhammaan ❤😂🎉😢😮😅

  • @IsmaëlAden-l6q
    @IsmaëlAden-l6q Час назад

    Alalou akbar wa goulle wenne

  • @xamdiaxmad928
    @xamdiaxmad928 11 минут назад

    Allaho jabi yahuuuda

  • @NastehaUbayd
    @NastehaUbayd 2 часа назад

    Mash allah ❤❤

  • @XakimoCiise-t7m
    @XakimoCiise-t7m 47 минут назад

    Israail ayaa lagu janinayaa insha alah

  • @omarsharif015
    @omarsharif015 Час назад

    Allah ha jebiyo yuhuud iyo wixii la jira

  • @hamsahassan5788
    @hamsahassan5788 2 часа назад

    Asc akhii illaaheey ha unaxariisto shiikh yaasiin dardaarankiisii uu dhahay yuhuud gaari maydo 2027ka insha'Allah way bilaabatey.Way jabayaan.

  • @Sayidabdirahmannurhirsi
    @Sayidabdirahmannurhirsi Час назад

    Wcsww wacan oo wanaagsan mahadsanid guuleyso wll ❤

  • @fadumomahamud9176
    @fadumomahamud9176 31 минуту назад

    Allow aan la jabsan gugac gadaal u jabay Allaha ka dhigo talo iyo tawfiiq iskuma waafaqaan Bi'itnillaah

  • @ApdihakiinMuuse
    @ApdihakiinMuuse 47 минут назад

    Alaha jabiyo yuhuda

  • @SahraHassan-p1o
    @SahraHassan-p1o Час назад

    Yuhudu.waa.jabaysa.isha.allh.muslimka.gulaysanaya.isha.allh

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 Час назад

    Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey nadaara waan dhownahay

  • @kingartshargeisa
    @kingartshargeisa 38 минут назад

    Way adkeenayaan insha alaah

  • @gobonimodoon7964
    @gobonimodoon7964 2 часа назад

    Maansha Allah

  • @MuslimoMuslimo-xg9cf
    @MuslimoMuslimo-xg9cf 2 часа назад

    Maansha alaah

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 Час назад

    Diyaradaha Mareykanka kuwa Ingriska oo kaliya ayaa soo haray in Yuhudda laga qabsado,IAllah Iiran iyo muqawamada waa Gesiyal xaqa udiriraayo.

  • @abdiweliali6923
    @abdiweliali6923 Час назад

    Guul xamas ansarullah hisbullah iyo iran inshallah

  • @OsamaArahmanYonis
    @OsamaArahmanYonis 35 минут назад

    ilaaahayow usiyaaadi isqab qab siga iyo xaalad kacsananta udhaxeysa yahuuuda iyo galada kle

  • @AbdirahmanMahamed-g7o
    @AbdirahmanMahamed-g7o 2 часа назад

    Lubnan guul insha Allah bare

  • @GeediFarayare-tm4fx
    @GeediFarayare-tm4fx 2 часа назад

    Asc guul guull blubnaan

  • @ifrahabdulkareem6028
    @ifrahabdulkareem6028 Час назад

    NADAARA, Intaa waxad dhahdaa shiicadan, Sunigeena inta badan waa ku xasad shicada waar Alle ayaa xisaabta leh lakin maanta sune mee kuwa yuhuuda u hiilinaya oo badahioda wax iga soo dajinaya oo isku daya inay gaantalada ka qabtaan waxay sheeganayaan sunne maanta Iraan horu mar bay gaadhay awood milateri Alla ha u sii kordhiyo xasadnimada Sunniga carbeed ee cuntada u nool waxba ka qaadi maayaan, Shiico Shiico oo afku lagu celceliyo waxba lagu yeelimaayo waa geesiyiin u hiilinaya Falastiin.

  • @Shamsocayni1667
    @Shamsocayni1667 Час назад

    Allaha xasuuqa Gaza ka geysteen ciidanka yahuuda Allaha Lubnaan uga soo aara oo cuqubada Gaza deg deg uga soo guda Allaha ku soo xasuuqa cidanka yahuuda iyo kuwa kale ee la jira Allaha burburiya xukuumada yahuuda oo meesha kasaara dagaalkan Allaha uga dhiga falastiin midkii ay ku xoroobi lahayeen oo dowlad awood leh ku noqan lahayeen oo xamaas hogaamisa Allaha jaajuusiinta munaafaqiinta yahuuda u jaajuusa wada kashifa meel kasta ay joogaan deg deg oo gacan dagaalyahanada geliya oo abaalkooda la marsiiya oo lagu waana qaata Allahuma aamiin 🤲🤲🤲

  • @Aidross
    @Aidross Час назад

    Israel ayaa la jabsanayaa insha Allah islaamka Allaha guuleeyo shiicadu waa islaam
    Islaamka Allaha mideeyo

  • @ChiefAbdullahiMohamedChief
    @ChiefAbdullahiMohamedChief 2 часа назад

    Dr nadara Ale ha ku ilaaliyo galada ha jebiyo

  • @MaxamedBadri-kb7tf
    @MaxamedBadri-kb7tf 2 часа назад

    Geesinimo Iyo Xoog Lagu Kala Guulaysto waa Dagaalka Dhulka

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 Час назад

    Ciidankaas wuxuu waardiyeeyee yuhuuda laakiin
    Ma fahmayaan

  • @SaaraMohamed-v2p
    @SaaraMohamed-v2p 2 часа назад +1

    Baryadhan link maa lailaaway😊😊❤❤

  • @kadiromar8344
    @kadiromar8344 2 часа назад

    Nanadaara show wararkii ruushka maxaad nooga reebtay noogu soodar markasta wan ku daawanaa ruush kaama hayno❤❤❤❤

  • @AbdiNuuneahmed
    @AbdiNuuneahmed Час назад

    Aahu waclam amarka ilaah azalea rabi yoow jubilee

  • @xasanjamac855
    @xasanjamac855 Час назад

    Xaaraam Hadii ilaahay ka dhigo lama genius karo

  • @DuuranAbdulewardhere
    @DuuranAbdulewardhere Час назад

    Waxaan alle ka rajayneymaa in yuhuuda kibirka kabatey iney jabi doonto waayo alle ayaa iska leh kibir waana garbo saarkiisa guul dhamaan muslimiinta

  • @AxmedCabdicali-g5z
    @AxmedCabdicali-g5z Час назад

    ASC MUDANAYAAL IYO MARWOYIN WAX CARABAKA LAGU HAYO AMA LAMAQLO WAXA UGU MACAN QURANKA KARIMKA @IYO MAGACA SUBANAHENA@SCW

  • @ducowaalid6380
    @ducowaalid6380 Час назад

    Umada islaamka eeboow ugargar
    Yuhuud iyo nasaarana nacdashaada ulibinlaab duli iyo darxumana dusha kahuwi
    Yaarabbi adaa awoodle
    Umaislaamkana isgarsii oo midee

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 26 минут назад

    Wasiirka Iran run ayuu sheegay waayo yuhuudi waa gun xoog mooyee afkale wax ma fahmaan

  • @YassinAhmed-yx3ol
    @YassinAhmed-yx3ol 2 часа назад +1

    Asc Nadaara show guleesoo kusoocoo falastin haagolestoo xamaass haagolestoo kataaibo AlQaasam haagolestoo Xissbolla haagolestoo Iran haagolestoo Xuttii haagolestoo Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleesoo kusoocoo guleesoo kusoocoo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @engbulaaleamqoolif909
    @engbulaaleamqoolif909 37 минут назад

    Su aashaa nawaydiisay Nadara haa waala jabsanayaa lubnaana dhulbaa laga qabsan lkn labadaqoloba burbur iyo dhimasho dhaawaca uun baysoo kordhin alle hanaga qabto yuhuud sabtuna waa nimankaan oo aan awood ulahayn inay diyaaradaha iska edbiyaan diyaaradahaan baa dhulka la simaya ciidanka kadibna lubnaan baaba dhul laga qabsan lkn ma joogi doonaan waa su aalkale .

  • @izumimehdi2881
    @izumimehdi2881 2 часа назад

    Ma jebin kaarayaane , guushu waa dhinacaa xusbullah

  • @flastinguled2815
    @flastinguled2815 2 часа назад

    waxay ilatahy dagaalka lugta marwalbo xisbullah aa guleysan doonto jabna shiicada wuu garayaa lkn tariiqda markle dib isu qoridoonta insha Allah

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 Час назад

    Iran iyo Israa'iil way isla shaqeeyaan . Waxay ku heshiiyeen in la burburiyo wadama iyago u dhexeeya.
    In shaam iyo qeyb masar kamid ah qaadato Israa'iil.
    Waddamada qaliijka marka laga reebo sucuudiga qaadato iraan, si markaa iyaga ugu mid noqdaan quwadaha ugu waa weyn adduunka

  • @Abdiwahabelmi-fs4cv
    @Abdiwahabelmi-fs4cv Час назад

    Lagayaabo in iraa'iil nabab kugasho lubnaan

  • @mohamedikar945
    @mohamedikar945 2 часа назад

    Nadaara bro

  • @yussufabdille4297
    @yussufabdille4297 2 часа назад

    Nadaara qariirada xududa lubnaan wax naga tus.

  • @ahmedkariye101
    @ahmedkariye101 51 минуту назад

    wan dawaday wlhi asagoo cararaya waxay ahayd inta so qabtan in ay so duban

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 2 часа назад

    Galab wanaagsan walaalkeen

  • @liibaanguuleed
    @liibaanguuleed 2 часа назад

    Eeraan waxey diyzar utahey oo heegan ugu jirta iney iska difaacdo yuhuuda alle swc nacdaley waxaney dhulka lajari doonta hadii ay taabato halbalaheeda waxana suuragala inuu dagaalkii 3aaf halka ka bilaambo guul eeraan xusbulaah xuuti xamaas kuwa ciraq kuwa syria

  • @AbdirahmanAden-v5z
    @AbdirahmanAden-v5z 2 минуты назад

    Wcs nadara

  • @fahanmumin
    @fahanmumin Час назад +1

    Wcs

  • @canbaroshirwac352
    @canbaroshirwac352 47 минут назад

    Insha Allah israel meeshan wa meeshay kujabi lahayd