WAR DEG DEGA:FIRDHIYE OO HADA TAGERAY DENI XIRIRKANA UJARAY DAWLADA SOMALIA|AHMED MADOBE OO BAXAY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 4 окт 2024

Комментарии • 52

  • @israwadani9113
    @israwadani9113 3 часа назад +1

    Mahadsanid axmed madoobe wuxuu noqday halyey daaeood wuuna is muujiyey wallaahay guul axmed madoone nooloow maantaan arkay raganimadiisa

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q Час назад +1

    Mw.firdhiye mar hore Ayan U sheegay xassan munafaq tuuga tuugu dhalay manta Ku ciirsan tahy SSC khatumo WA muqadas guuull ❤🇸🇴💕💪💪💪

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 2 часа назад

    ASC Subhanallaha Allahu Akbar 🙏💯 VIVA Fardhiiye GUUL SSC Khatumo Staat GUUL Iyo Gobanimo Insha Allah 🙏👍🐎🙏👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw 3 часа назад +1

    guuuul sayid axmed❤️❤️🥰💋💋💯🩸🩸🇬🇲🇬🇲🇬🇲🦁🦁🦁💪💪💪🔥🔥🔥🙏

  • @israwadani9113
    @israwadani9113 3 часа назад +3

    Waa sax haduu arkay mw.firdhiye anagu waanu arkaynay marka waa inaan raacnaa puntland mar hadii xasan sheekh dayn waydo cag saarka ssc khaatumo wuuna eedayaa cagsaarkaa xasan dhiiqo

  • @Umo580
    @Umo580 3 часа назад +1

    SSC KHAATUMO GUUL IYO GOBANIMO ♥️♥️♥️

  • @farhanabdi1102
    @farhanabdi1102 2 часа назад +5

    Firdhiye waan usheegnay xasan sheekh iyo Ina biixi Waa isku fikir

    • @AbddiUhu
      @AbddiUhu Час назад

      Hassan dhiiqo iyo muuse kufaar waxaa roon muuse kufaar.... Hassan dhiiqo waa jiran yahay...

  • @alishirwa1453
    @alishirwa1453 Час назад

    *ALLE HALLA BAQO SOMALINIMO AYAA NA DEEQDA*

  • @ifrahabdi3413
    @ifrahabdi3413 2 часа назад

    Deni 🦁👑🔥🇺🇿👀🖤

  • @sadiyaali9508
    @sadiyaali9508 2 часа назад

    Dani iyo Axmed madoobe ha soo celiyaan Farmaajo inshaAlaah

  • @ayanlemohamed5956
    @ayanlemohamed5956 2 часа назад +1

    Aryaa firdhiye saaka muu soo toosay intee lalahaa aryaa ka joog xasan ma taqaanid eh
    But is good news haduu hada wax fahmay

  • @maxamedjibriil5258
    @maxamedjibriil5258 2 часа назад +1

    Go walaal haqodin ? Hadaa qodana hafogayn kudhicidoontaan mooyee😊😊😅😅😅😅

  • @zahraabdalla7376
    @zahraabdalla7376 Час назад

    ❤❤❤❤❤❤guul guul

  • @QaliSharif-pf7jm
    @QaliSharif-pf7jm Час назад

    Good Waa Ku racsanahay xasan khalad buuba naga fahmey celashena hanoga dhiibina inta nin wadaniya o dadka mideya imanyo guulaysta uma bahnidiin loma bahana midab kala sooc soo hube dheh kuwad soo hubayn jirtay dhagar qabe lagu baray guul iyo gobanimo wiilasha kablalax hanbalyo hanbalyo guulaysta

  • @abdulahiali896
    @abdulahiali896 2 часа назад +1

    Hartinimo guul❤❤❤❤

  • @obimaan6269
    @obimaan6269 2 часа назад

    Firdhiye Xisaabta kuma jiro Home work loo diray😂Niikada ku fcn tihiin balse maanka kuhaaya Hadii aan joojin Niikada SL kulaabaneysiin

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 2 часа назад

    Khaatumo waa laga tagey biixi dictatorship waqtigiisa dhamaa somaliland waa burburtey

  • @Ahmedwali-ji2sf
    @Ahmedwali-ji2sf Час назад

    Dry empty four villages of Bari Sool has no future. No fresh water, No green farming land, No sea and no mineral resource.marine resource

  • @somaliano99kingkonghimself75
    @somaliano99kingkonghimself75 39 минут назад

    Dumar puntland ooo dhan kuligood ujar dani iyo mj iyo puntland dad ka xun darood kuma jiroo

  • @fatoomasomali4665
    @fatoomasomali4665 53 минуты назад

    KKKKKKKKKKKKKKK HADUU SEEFTA KALKA KALA BAXO MUUXU TARAYAA

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Час назад

    WAALIDA ADDUNKBA WAA TAN OO FIRDHIYE XAGUU XUKMAAA TUULDII LAASCANOOD EE SOMALILAND MAGALO KA A DHIGTEY

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Час назад

    FIRDHIYE AMA DHULBAHNTEY WAA QASAB IN DADKUU DHULKA LA LEEYAHEY EE SOMALILND BU WAX LA QABSAN AMA MAJERTEEN OO QABIIL AHAN UGU BIREEN MARKII LA DHSIEY PUNTLAND

  • @HebelHebal
    @HebelHebal 3 часа назад

    Dadkii cumar binu khadaab oo kale ahaa dunida inay ka dhamaadeen ayaan moodayay laakiin iyagoo dhalinyaro ah ayaan arkay🐎🐪🐫🗳

  • @HebelHebal
    @HebelHebal 3 часа назад

    Waa uu i horyaalaa😂

  • @Ahmedwali-ji2sf
    @Ahmedwali-ji2sf Час назад

    Sool bari is a part and parcel of Somaliland.

    • @Abdi-hx7zq
      @Abdi-hx7zq 57 минут назад

      Markaka seexo aad riyootide 😂😂

  • @luulsharib
    @luulsharib 3 часа назад

    Xayaakllah Dalxa xalaashaa kaa badan!

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Час назад

    ssc khaatumo hore usocda oo xasan sheekh madiidikaro wax dastuurku xaq usiiyay ssc khaatumo adeer meesha soomali waxa bay kuheshiisay ee xasan ma hor istaagi karo

  • @abobasement346
    @abobasement346 Час назад

    Argagixisadah snm way kah qab gashah shir ku shegah xamar putiland iyo ssc kamah qayb gashoh waa wax lagu Qosloh waxaa ku cad in irir samaleh ku shaqeystah villa moryan

  • @ayaanlecabdiraxman3568
    @ayaanlecabdiraxman3568 3 часа назад

    War waxani dawlad maha wargeeda ma doono wax jiraba maha mee kacaankii bes dawladi kama horayn kana danbaymayso mabajurto dawlad ma jirto 😂😂😂😂😢😮

  • @شيخبسامالجرار
    @شيخبسامالجرار 28 минут назад

    Ceerigabo madhawo

  • @ninilahaywarkii9767
    @ninilahaywarkii9767 6 минут назад

    Hahahahah
    Ma xidhiidhka ayuu u jaray ?
    Tolow yuu xidhiidhkaa la lahaa
    2bada degmo hawl badanaa

  • @HosseinFarah-s7h
    @HosseinFarah-s7h Час назад

    Daarood nimo🙏💪🙏

  • @hersijama6742
    @hersijama6742 2 часа назад

    Asc.waar ninkan daya , oo xaaraan ma aha miyaa lacag laga qaato siyaadiyiinta si loo amaano, hadana loo caayo dadka ay siyaasiyiinta isku hayaan.

  • @qoordheerenaashka6058
    @qoordheerenaashka6058 Час назад

    firdhiye inuu xorobay isaq kaxorobey hadana galadagalka iyo maxamuud saleeban hada laga iibiyay dhulbahan too xagee usocda adinkaaga meelad kutu jiso geey xasan dalka waaudan

  • @mowlidhaji8666
    @mowlidhaji8666 11 минут назад

    Benale imaanlawe tuuksi Jooji

  • @CabdiXaashi-gy6fv
    @CabdiXaashi-gy6fv 3 часа назад +1

    Lkiin jsga aadiididi beenta yuutuubna waaa csruurta waad kabiilosaa sawmaha kkkkkkkk

    • @sadiyaali9508
      @sadiyaali9508 2 часа назад

      Xasan bakhti u sujuude wuu fashilmay Guuuuuuuuul

  • @zahrasaleh396
    @zahrasaleh396 43 минуты назад

    Xagge joogta?

  • @ahmedjama1651
    @ahmedjama1651 19 минут назад

    Badhaaciye

  • @Ahmedwali-ji2sf
    @Ahmedwali-ji2sf Час назад

    Beenaale Qaawan Khatumoseeg

  • @AxmedAxmed1234-ru6ot
    @AxmedAxmed1234-ru6ot 3 часа назад

    fiqishini wuu ka baxayas sidaan maqlay ssc khaatumo

    • @sadiyaali9508
      @sadiyaali9508 2 часа назад

      Haka baxaan dhulkooda ha ku laabtaan awalba marti ayey ahaayeen ssc khaatuma waa dhul Harti

    • @hiradbahwal4488
      @hiradbahwal4488 2 часа назад

      Maalin baad riyootay,, maaha habeen SXB 😂😂😂😂🤣

    • @hiradbahwal4488
      @hiradbahwal4488 2 часа назад

      FIQI SHINI WAA SSC KHAATUMO STATE OF SOMALIA 🇸🇴 BELONGS
      DHULKA QANIGA AH EE JAMAAHIIRTA SSC KHAATUMO STATE 🔥💪✅🏆✌️❤️

    • @hiradbahwal4488
      @hiradbahwal4488 2 часа назад

      ​@@sadiyaali9508
      KADAA SXB SIDAAS HOW HADLINE, FIQISHINI WAA DHULBAHANTE JIMCE DHASHAY WAANA REAL SSC KHAATUMO STATE.
      AFXUMO WAA CEEB, DADKA WAXAN QORAYA HARTI MAAHA EE WAA BASAASIINTA CADOWGA SSC.
      REER FIQISHINI HAMAQLINA CADOWGA AFXUMADIISA.

  • @CabdiXaashi-gy6fv
    @CabdiXaashi-gy6fv 3 часа назад

    Kkkkkkk jaguudidaay