Walaal ilaahay ayaan idiin weydiinayaa Nabad qab badhaadhe, iyo Khayr aad u balaadhan, walaal siyaasi ayaa ina kala diley insha allah soo laabasho wanaagsan ayaan idiin rajeynayaa, Hargeisa ayaan kaan soo salaamayaa.
Mash Allah waa ninkii isagoo dancaya ayaan daawan jirney oo farax San waa runtii ciidanka waxa jebiyey gala soo baxa gala soo baxa rag bada baa koley maamul xumo badan ayaa jirty.
Anagu reer puntland ban nahay reer sl waxaan u naqaanaa dad somaliyeed waxaan idin sheegayaa in aan xaga hartiga aan wax cadow ah idinka jirin wiliba waxaan idinka difaac naa argagixisada ,fowdada koonfur naga xigta marka walalayaal kiinii hadlaba wuxuu leyahay cadowga harti waa wiilashii aad dhasheen aynu si wada jir ah u difaacano wadankeena
Godob waad gashay ilahay u toobad keen, hooyaday baa ku dhimatay, laascaanoid waxba kaama yaalaan, hargaysa 88 kii baa ka soo qaxay anoo faqasha maxaa id bedalay riyada ka bax
Wlhi Ardaa Waa Garac War isaaqow Ninka Mushaharkiisa u sii Daaya In Cagaftii laga Furto iyo Xoogagi laga goosto isma laha dee Hadii Kale Maamulka SSC-KHAATUMO baa Mushaharka u fasaxaysee Ha noo Yimaado 😂
Waa kuwaas kuwa muuse iyo kuwa lacaqliga ahi leeyihiin ciidan qaran ayaa la caayay kkk waa ciidan ii mushaharkii ka goodanayo oo abaal aanu u galayn kkkk qaranka qaranka kkk
😂😂😂😂 6 jeer iyo hal martoona maydaan qabsan 1 kilo mitir xitaa umaydaan soo jirsan fulayoow cagaftii cadayd ee aad kasoo carartay inankii yaraa ee kaa furtay ayaa laascaanood ku wata meelahaa iska qaylqayli😂😂😂😂
Waar inamada mushaharkoo da siiya abaalkooda cid gudi karta ma jirtee .❤❤❤❤❤❤😂😂😂🎉🎉🎉🎉🎉
Maashaa allaah illaahay ha kuugu badalo heesaha Quran
Wiilkan waa funny iska qalbi fiican anigoo laascaano ka daawanaya buu iga qosliyaa asaga iyo qalas man waa qalbi xab xab waa dhalinta laysku diray
Walaal ilaahay ayaan idiin weydiinayaa Nabad qab badhaadhe, iyo Khayr aad u balaadhan, walaal siyaasi ayaa ina kala diley insha allah soo laabasho wanaagsan ayaan idiin rajeynayaa, Hargeisa ayaan kaan soo salaamayaa.
Wllo Siyaasi iyo odaya isku keen diray oo dhalinti isku diilay ilahay wanaag iyo nabaad iyo wllnimo hayna dheex dhiigo iinta xumaha shidayana haynaga qaabto siikasto aaynu isu diilno qolana la dhamayn maye waa uun laysku keen dilaya
Wanrajaynaya in aynu dib uheshiino dagaladana ilahay haynagaqado
Beenta joji reer Laascanood maa tahiid Niinkaan waa Niinki waxa ka dilaye Shacabka Laascanood
@@MohamethHusien soo moqosho maxay ah dee?
Iidooroow dhulkiina nabad kujooga 😂
Mash Allah waa ninkii isagoo dancaya ayaan daawan jirney oo farax San waa runtii ciidanka waxa jebiyey gala soo baxa gala soo baxa rag bada baa koley maamul xumo badan ayaa jirty.
Mushaharkiisa haloo sii daayo waa mujaahid ninkani
Beeeeeeeeen goojacsde waa soo dhaafiwsydeen😂😂😂😂😂😂😂
Niow ninkaa dhalinyarada ah mushaharkiisa halla siiyo
from huwanta
Anagu reer puntland ban nahay reer sl waxaan u naqaanaa dad somaliyeed waxaan idin sheegayaa in aan xaga hartiga aan wax cadow ah idinka jirin wiliba waxaan idinka difaac naa argagixisada ,fowdada koonfur naga xigta marka walalayaal kiinii hadlaba wuxuu leyahay cadowga harti waa wiilashii aad dhasheen aynu si wada jir ah u difaacano wadankeena
Anigu waxan joga sheekh ama buurta sheekh somali oo Dhani jecelahay lakin somaliland noo ictoraafa somali uun baan ahaanaynaa
dee Somali waanu nahay laakii reer Somaliland baanu nahay kkkkkkkkkk
@@Isko790 buurta sheekh anoo ciise muuse ah baa u dhashay waana Somaliland somalina waa sinjiyada yada dhulkuna waa somaliland
wadanku inagama dhaxeeyo Anagu reer Somaliland baanu nahay
Hoyada Ana wasa! Somaliland Afka kakabaxay
Mansha allah🎉🎉🎉 waa nin qalbi wanaagsan.
Waraysigaba waxa dilay hordhacan dheer fadlan baro sida intro gaaban lo sameeyo
Xukuumad Bilaa Quruun ahbaa ina Haysata
Askari waxa mushaara qaata ninka shaqeeya, laakiin xaaskayga adisababa la joogayaa mushaharna ha la i siiyo ma dhacayso,ee aflagaadada iska daa
Hadu askarigu fasax ubahdo waala siiya adis iyo meel ka shishaysaba wuu tagi kara ee waa fasax la aan waxa qaladka ahi
Laascano wali afka miyad Ku haysan idoorow wale wad nacaysan markan tii gooje cade bikh bay noqonaysa ogaada😮
Oo say macquul utahay adoo laascaadnood kaliya haysta ssc sheegatid🥱🥱
@@cawoxasan9272 ma hooyadaba SSC Iska leh maxad nawaydinaysa laxyahay lakdu dhashay Iska Aamus ciilan batahy
Ninkan dadku waxay kusheegaan nacasnimo Lkn waa nin ragga, qalbi fiican, hadalkana heli og oo runta kasheega arin walba, Ardaa libaax🙏
Legend kan mushahar kisa hala siiyo naaf goo.ii weyde bu wataa wlhi
Ninkani shaqsiyad qalbi wanaagsan weeyi, Mushaharkiisa haloo sii daayo.
Ninkani calool ku qaaad malahn waa laandheere 👏🏻
Waa waxa ciidanka qaranka iga keeney een france 🇫🇷 qaxooti iga dhigay ka soo baxa badan inta meesha la qabsado
Hhhhhh gidarada madaxa haladhicin nin meel qabsado kabaxa majire ragba helay reerkini yara ye idoor nin daad qaaday xunbo cuskay weeyi wixiinu 😂😂😂😂😂😂
Ardaa waa funny waan ka hela shekadiisa 😂😂
Inuu fanka ama heesaha iska daayo ayaan walaalkan kula talin lahaa lkn haduu gabay haduu yaqaan waliba aan ereyadiisu xumayn waa iska caadi.
Geeeeeeeesi geeeeeeeesi qaran reer somaliland
Maxamed nin adag wakhtiga goojo cade aad baab ugu xishnaaa
Laasanod adigoo daxjoga….😂ismalihi ayuu dahay runta ayuu ogyahay ninkan “ waa xalad adag” ninkaas wuxuu arkay August 25 2023
Waa kaan baacsaday walaahay iyo kuwokale oo badan kabaha ayeey tuureen, idoor wagaashe
😭😭😭😭 miskiin
Walhi ninkan waa
Qalbi saafi kaalay aan danab kaa dhigee
Geesi qaran ❤
Godob waad gashay ilahay u toobad keen, hooyaday baa ku dhimatay, laascaanoid waxba kaama yaalaan, hargaysa 88 kii baa ka soo qaxay anoo faqasha maxaa id bedalay riyada ka bax
Inanka samaroon haloosiidaayo mushaharkiisa from hbarjeclo
Ninkan samaron ma aha
Waa sacad muse ninku
@@AragsanHassan-r7w who cares 😴
Mushaharka maxaad kudoonaysaa furinta iyo jiidaba madaa tagaba soo diga xero awr hargeisa iyo addisaba jooga ma tiktok baad mushahar kudoonaysaa jiida tag horta
Halyey qaran nolow waayo badan landheere
😂😂😂😂😂😂😂 waligeed baa la jabi jirey kuye😂😂😂😂
qofkii garanaya ardaa nabarkiisa comments ku soo qora waa nin aad u qalbi furan
KARBAASHKA ADOONTA INGIRIISKA OO HADA AH ADOONTA WAA MUQADAS. CAGAF BAA WADI LAGA QORIMAA!
Zxp waadkatagtay imaka ciidankii joojicayda
Naftani Waa Daacad Wllhi
Wlhi Ardaa Waa Garac War isaaqow Ninka Mushaharkiisa u sii Daaya In Cagaftii laga Furto iyo Xoogagi laga goosto isma laha dee Hadii Kale
Maamulka SSC-KHAATUMO baa Mushaharka u fasaxaysee Ha noo Yimaado 😂
Eesh calaa sowd ❤
Halkaan quraan ka gaysan lahaa kulahaa heesta qaranka😂😂
Geeeeeeesi waa geeeeeesi
Aar ninkaan waa nin soomaalinimada aaminsan waa lagen caqli badan aar muusow ninka mushaarka sii
Waar Inanka mushaharkiisii ha lasiiyo
intro badanaaa sxb 20second lagama badiyee
Ciidan qabiil mise qaran???
Masha Aalah guul Somaliland 🥰😍
Kkkkk lagen
Muuse iyo tiimka la shaqeeya waa kuwo liita inan kan mushaharka kii sa hala siiyo
Doqon fulaya cadaw baad walaaladaa soomaliyed utaqaanaa intaad reero guryahooda ugu tagtay doowlad beel iyo habarteed qabiil doowlad manoqdee oromada kasoo carar
Ardaa waa comedy
Beentii ugu waynayd 6 jeer baan qabsanay😂😂
Hordhaca iska gaabi
Wixiiba sow adiga intro ga ku sheegay
Wiilkan numberkiisa yaa haya.
Hala ii dhaafo
Maxwayne...Ciidanka..\huwan..baaku..kujirtaa...askartaawaalakal.dirayaa
❤❤yyyyyy yes
Waxaay Hordhacan 4-ta daqiiqo ah. Inagasoo gaabi
Malintii u tirinayey baan ku iri intaan wacay adigoo ooyaya waku arkidoonaa
❤❤❤❤
FAKE NEWS YUSRA HARTI CIDI DOORAN MAYSO ADEER
New😊
raga caynkaas ah lama siidaayo ee shaqadiisi ku celiya mushaharkana u fura
Carkee wadnahee ku imaan
Waxay ahayd reer xareed io arab io makahiil ba iska dhalay 😂😂😂😂😂😂😂
Nacaaski fuleeygi iidoor naagta laga waseey kkkkk
Waa kuwaas kuwa muuse iyo kuwa lacaqliga ahi leeyihiin ciidan qaran ayaa la caayay kkk waa ciidan ii mushaharkii ka goodanayo oo abaal aanu u galayn kkkk qaranka qaranka kkk
Ninkan waa nin qalbi fiican ree laasacanood hadee qaban lahayeen maxee kusameenlahayeen talow
Halkii aan kuwii hore mariyey baan marinlahaa wlhi Kuwa kaqaalisan baa gcntydaa ababasadey
Introduction 6 daqiiqo haka dhigin sxib
😂😂😂😂😂😂kkkk kan waa xaraabo 😂😂😂😂
Magaalo reer leeyahy sidee uhaweesten dulmi haduu ku dhinto kawaran?
War waa fulay wuu soo cararay xaarweyne
Waalfu. Dalacsiin. Kharbay. Noqon
Isma lehi. Kulah😂
Wlhi ardaaa waa lipax lipax dhalay
Waligay ma arag ciidan dagaal kujira oo dhufaysa siiqodonayaan
Tusaale ayeee caad bee utahay
Kkkkkkkkkkkkk😂😂😂
Ninka raga waa kii jab soo mara
Viiva viiva somaliland viiva somalilnd viiva somalilnd viiva somalilnd viiva somaliland
Cod io hees tona ma haysid
Editing ka ma fadhiyo wll
Arab ciidagale iyo habaryonis baa iska dhaley kuleyl baan dareemayaa kkkkkkkkkkkkk aad baan ugu qosley waa run waa rag wada tafa waliba laguu sii daro hjeclo
Been waxaasi wlhi anigoo reer ɓorame ah kuwaas masakiin bn u aqaana lkn faan badan hjeclo mooye yagu waa fulay hadalka yaqaan oo booteeya
Kkkk ma adigo reer borama ah aya cid masakiin ku shegaya duni aakhir saman😂😂😂😂😂😂@@mohameddeeq4482
@@mohameddeeq4482 yad uwada marka
Guuuuuuuuul somaliland viiva somalilnd viiva viiva somaliland viiva somalilnd viiva somaliland ❤❤❤
Waxbaa baalaha igayaacay
Ninkaan waxaan qiraaya anoo SSC walaahi waa nin qalbi fiican war ninkaan labarkiisa ii sheega anaa usoodiraye
Dadkiina u dirso
Qayb gaajaysan jirta !
@@Abdulahi22222atatata hayeelin 🤣🤣🤣
Eeshcalaa.Wadani
Ka fiidhsada
😂😂😂😂 6 jeer iyo hal martoona maydaan qabsan 1 kilo mitir xitaa umaydaan soo jirsan fulayoow cagaftii cadayd ee aad kasoo carartay inankii yaraa ee kaa furtay ayaa laascaanood ku wata meelahaa iska qaylqayli😂😂😂😂
😅😅😅😅😅😅
No qabiil
Ciidanka ay sheegayan oo hadana dhufays siiqodanayan fulay fulay
Ninku ilen dagalba mugali jirin ilen dhufasyada unbu qodi jiray yarka ina gunedka ah ninka ha laga qabto yarkan ma xuma wa nin kaftan badan 😂😂😅
Kkkk riyo riyo riyo
😂😂😂😂😂😂😂
😅😅😅😅
Ninakni xaqiiq badan sheegay dagaalku ahaa dagaal siyaasadeee
Haa wllhi wuxuu sheegay inay ciidanka muuse iyo nuux taani ina kaahin ciidanka jebiyeen
😂😂😂😂
Arda😂
Sow igama haysid 😂😂
Weger riyo riyo
😂
Ninka ciidanka ayaa u baahan hala siiyo mushaharka
Ciidankii waad ka tagtee, Lacagta aad dooneysaa maxay tahay.😅😅