Allah ma barakeeyo shiekh maha ee waa cadow Ogaden odeyga. In Ogaden idiin dagaalamo mardambe iska ilooba ilaan waa kaad tidhaahdeen itoobiyo waa walalihiine.
Idinkaa waligiin itoobiyo, itaaliyaanka, ingiriisba la socday oo baasaas u ahaa. Maanta itoobiyaankii aad raacsaneydeen markay idinku soo giirteen baad Ogaden afkiina uri u taagi. MAC SONKOR. What goes around comes back around. Gaalo raaceey waad ku sugantihiin in walalihiin itoobiyo maanta badiina rabto. Allah waxaan ka baryey in harti, isaaq, jidwaaq, hawiye, sheekheel, xawaadle, marexaan kuligiin idin baa biso itoobiyo.
لقد شحن شيخنا شحناً عجيباً بالفوائد والنّصائح والمواعظ، جزاهُ الله خيراً ونفعنا الله وإيّاكم بالعلم ، وجعلنا الله وإيّاكم مَّمن يستمعُ القول فيتَّبع أحسنه فهو وليُّ ذلك والقادر عليه ليبلغ الشاهد منكم الغائب يا أهل [ أوغادينيا ]
@sahraAli-e9h huuno gabadh baad tahay oo kulama goo goosan karo, laakiin waxaan kuu sheegi un in sayidku ahaa nin ogaadeen ah. Nin kartida iyo haybadaa lehna ogaden mooye cid kale kamaba dhalan karo
sheikh dadkii ku hadlay waxad dad dagaanka udhashay ma ahayn waxay ahayd dad meel laga keenay oo laga dhigayay shacabka ogadenya ee haba sannin ogaden ito
Sayidsadaad Ka har ogden khanisyahow ogden wa kii ku xoreyey .ee dinta ku barey Oo adigoo kadida iyo xarka isks dhQin ku batey inad is dahiriso hadad ku soo kale qabatey ina doofar .
Qabiil haduu xun yahay nabi muxamad ba baabiin lahaa Oo carabaa inaga qabyaalad fool xumayd Ee waxu badalay dhanka qabiilka loo adeegsanayo oo masuuliyadba loo xambaarsiiyay qabiilkaaga cadaab ka ilaali baana lgu beeray oo ka dulminaya qabo siuusan naar ugalin
Ma xaaa Walay wa runtiiisa Sheka wayooo Manta in dhashiii Sayidka Axmaro so hadal qadaan wa Danbi iyo Ceb ey Usojideeen Besha Ogadenya Marka Adigu Rali Ma Katahay Xabashida
Waxba dhib ah kuma jabna, ninka kula dhashay ama kugu qabiil ka in la difaaco. Soomaali baan fahamasanay Qabiilna u aragto haddii qof kugu qoys ah la sheeg sheego
Yaa ku sheegay inuu sayidku xoolo dhici jiray? Haddii kuwii kusoo koriyay been kugu soo koriyeen iyo haddii qaar kale maskaxda kaa xadeen na waxan kugula talinayaa inaad si dhexdhexaad ah u baadho taariikhda Sayidka. Aflagaado weeyi waxad ku hadlaysaa
Wadaadkan ku sheegan qabyaalad baa ka hadalsiineysa. Sayidka inta uu Somali laayay cid ka laysay ma lahan. Teeda kale intaas ayaa Somali usoo halgantay muu kuwa kale sheego.
Wa run somali ma nihin.somali weyna dhiibeyn weyna laayeen. Somsli baa nagu tiri oromo somsligs barataatihin marka itopiyan baanahy seydkana wa itopyan .haduu itopiyan ahryn maxaa taladisa ka dhisey itopiya. Seydka somaliya wuu ku dhashey ee wa itopiyan asal ah..
sayid maxamed allaha unaxariisto sheekhuna adna allaha kubarakeyo ❤❤
Allah ma barakeeyo shiekh maha ee waa cadow Ogaden odeyga. In Ogaden idiin dagaalamo mardambe iska ilooba ilaan waa kaad tidhaahdeen itoobiyo waa walalihiine.
@@flowerpower7228haduu shekh Ahayn yaa sheekh ah waa suaalee
Sheeq waa runtaa waxaa tahay qofka kiliya runta usheega ayaa tahay ogaadeen waad mahadsantahay JAZAKALAH KHEYR
Mashaaa Allaah ☝️
Dheekh khayr Allaha ☝️
Ku siiyo in shaa Allaah ☝️
Mansha'ALLAH sheekh xasan geesi geesi dhalay oo an ku fano
The best sheikh He is not cunsuri❤
Wa run shiikh jazakumallah kheyran runta shegtay
Gaalada iyo kuwa uadeega waligoodba mujaahidiinta waa caayi jireen waxna waaka sheegi jireen, aad baan ugu farxay inuu xafidahu laah sheekh xasaan kahadlo, afka Alle kuguma gooyo..cimrigana Allah hakuu barakeeyo
Sayidku wuxuu ashcari caqiido ahaan dariiqa ahaana saalixi buu ahaa intaba gaaluu u yaqan marka wixiisu waa ilmadii yaxaaska
@@Abdulahialinour😅
@Abdulahialinour
Shaashadda gadaasheeda kadaldalan dhib maleh. Alxamdulillaah Culumadda Muslimiinta waa isku raaceen in Sheekh Sayid Muxamad Cabdille Xasan uu ahaa Mujaahid Gaalo kacayriyey Soomaaliya Umadda Soomaaliyeedna ka kor qaaday Gumeysigii saancadaalaha ahaa..
@@hafsaali4297 wll ma wax been ah ba n sheegay ileen qabri bayna sugayee qof ayadaan isku caqiido ahayn seed iiga dhaadhicin waan difaacayaa
Sheekh xasan allaah subxaanahu watacaalaa fadligiisa ha kugu xifdiyo aamiin yaa rabi
Sheekh xasaan kujecliyaa adeer Alle hakubarakeeyo
ALLAH(Swt) haku fududeyo aamiin aamiin aamiin
Waa runtii sheekha
Masha alaah
In badan Ogaadeen waa mujaahidiin in kalena waa jaajuus axmaaro...
Waa nasiib darro in loogu abaalgudo ragii halganka udhintay oo sayidku ugu horeeyay, amxaaraan doonaynaa in aan kuhoosnoolaanno gumaysiga waa ayaan darro
Hooyadaa iyo aabahaa was. Orod idinkaa waligiin gaalo raac ahaa oo xitaa itoobiyo jeclaa oo raacay markey Ogaden leynayeen. waxba hada ha cabanina. Ogaden dambe iska ilooba inay dhiigooda idin daadiyo.
Kkkkkkkkkkkkk sh.xasaanow caawa ma.ogaaden Baad anaga noo xayeeysini yahuuuuuu
💯💪💪💪 sheekh runtaa
Asc sayidku waa halyay soomaaliyeed waana mid ka mida hogaamiyayaasha mujaahidiinta.
Waaa laqasbay sheekh
Wallahi waan kaxunahay tola ay lkn shekhow Arinkaa gaalaa kashaqeeysay oo tan iyo beriguu Alle oofsaday sayid maxamad Abdallah xassan Ilaa iyo maalinkaa maanta ah Kashaqeeynaya Arinkaa
9:01 reer keenu waa islaam❤
Nin gaalo iskadhiciyay ayuu ahaa
Lkn Qaladaad uu sameeyay ayaajirtay Sheekh xasaanow
Wa runta waxan noqoney qabyalad bugta oo dad u egkaatey
😂illaaahey haku xafido sh xaanow
Waa runti anigaba wan Kaxumay walahi
Sayidka hadii uu saxsanaan lahaa fiicnaan lahaa wuu guuleysan lahaa.
Wallaahi waRun subxanalaahi wayaab😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Sayidku wuxuu gaystay xumaan iyo samaan labadaba ilaahay agiisa ayay u taalaa,
Sheq cabdile xassan tariqtiisa sheqa mu ka shekeyo
Tolka OG way ka xoroob ITOOBIYA IYO KENYA, ka dibna Soomaaliya ayay ku soo biiri
Ogadenka habeshta qori 🔫madaxa uga hayo. Wa ina ka badbadina walalaheen Somaliyed
Ogaadeen weligii buu lasocday una baasayay Xabashi
Idinkaa waligiin itoobiyo, itaaliyaanka, ingiriisba la socday oo baasaas u ahaa. Maanta itoobiyaankii aad raacsaneydeen markay idinku soo giirteen baad Ogaden afkiina uri u taagi. MAC SONKOR. What goes around comes back around. Gaalo raaceey waad ku sugantihiin in walalihiin itoobiyo maanta badiina rabto. Allah waxaan ka baryey in harti, isaaq, jidwaaq, hawiye, sheekheel, xawaadle, marexaan kuligiin idin baa biso itoobiyo.
لقد شحن شيخنا شحناً عجيباً بالفوائد والنّصائح والمواعظ، جزاهُ الله خيراً ونفعنا الله وإيّاكم بالعلم ، وجعلنا الله وإيّاكم مَّمن يستمعُ القول فيتَّبع أحسنه فهو وليُّ ذلك والقادر عليه
ليبلغ الشاهد منكم الغائب يا أهل [ أوغادينيا ]
Anagu hadaan nahay iidoor markan gaaladii Ingiriiska raacnay ee uu sayidku nala dagaalamay, wuu saxsanaa sayidku. Adeer qabiil waxba tarimaayee diinta islaamka ayaam raacnay anagu, awoowyaashano isaaq way qaldameen
Haa wll diinta Alle Ayaan wax kasta kajecelnahay muslim kasta waa walalkeen xataa haduu somali ahayn
Shiekh illahey kabaq qabyalada kadaa masajidka daxdisa
Qabyaalad ma aha wll waa Arimaha bulshada Arimaha bulshadana iyo siyaasada waxa lagu xaliyaa masjidka
asagoo nool bay Amxaaro sheegteen Ogaadeen.
Nimankii Amxaara u kecee faranji aanaystay.
Waa nin xanuunsane anagaa aragnayee xaaladaas lasaco
No comment
Ogaadeen awalba sayidka lamay socon
Isagaaba ogaadeen ahaa intaasa naga badan, wixii la socday adoon un bay u ahaayeen
@@sadiqomar6679 War heedhe nin aad shalay erisay oo Somali u magan galay dagalkii iyo halgan kaas waxba kama sheegan kartan jaajuuseen baad aheden waadna diiden waxad hada u difacaynaa waa been iyo fata dhug
@sahraAli-e9h huuno gabadh baad tahay oo kulama goo goosan karo, laakiin waxaan kuu sheegi un in sayidku ahaa nin ogaadeen ah. Nin kartida iyo haybadaa lehna ogaden mooye cid kale kamaba dhalan karo
He is right
Waa qeb yar oo cagjar kahos hadashay
Inaalilaah waaxay masaajidka qabyaalada lagaga dhex hadlayo waxaas ayaa sheekh sheganaya subxaanallh😢😢
This one isn't even DAROOD
Waxaas anaga nama matalaan. Wixi xabashi la socda nacala shydaan ku yaal
Ogaaden tolkiisu waa soomali, garabna waan ka sugaynaa
Sheekh ha laga soo garbaxo
sheikh dadkii ku hadlay waxad dad dagaanka udhashay ma ahayn waxay ahayd dad meel laga keenay oo laga dhigayay shacabka ogadenya ee haba sannin ogaden ito
Afar xaboo iimaanka beeshay weeyaan sheekhow
Sheikh kitabka ubar
Acww sh mataqan ninka yidhi awliya adaay adeeg
Wa nin Alshab ah warkisa ya ku jira
Ogadeen in fiican va ku jirta oo jihaadka ka qaby qaadata
Laakin in xaaran sida cabdi ilay io cagjir wa jiraan
Ogadeen inta dhiiga leh iyo caqliga oo somali munaafaqnimadooda intay barteen ka badiyey oon ka mid ahay baa ugu fiican. Inta somali farta dhexe u taagtay ee tidhi itoobiyo ayaan raaceynaa baa fiican inta kale wali waa doqomo somali munafaqninmadooda baran.
@@flowerpower7228 Gaal Cidii Raacdaa Iyagaa Ku DHib Qaba
Ogaadeen iyo ceebi waa walaalo xamse maad arag adoonta haawey buu adoon ù siiyahay
Sayidsadaad
Ka har ogden khanisyahow ogden wa kii ku xoreyey .ee dinta ku barey
Oo adigoo kadida iyo xarka isks dhQin ku batey inad is dahiriso hadad ku soo kale qabatey ina doofar .
Sheikhow nabi miya sidee sayidka saa ugu bariyeeli karta
Kikuyu waa Amiir al-Mumineen soo maha.😂😂😂😂😂
Ogaadeen faaan ma hee wax tar lagama hayo
Ogaaden tolkiisu waa soomali,❤ garabna waan ka sugaynaa
Ok🎉
ogaadeen soomaali maahan war fudud baahee maxaa sababay sh xasaanoow arintaas ma fududee hala soocadeeyo
Warunta sheekh
Ogaden waligii jaajuus buu ahaa ilaa manta INa Abdulena Ogaden ma sheegan karaan waa kuwii soo eryay waye
Somalia 60% are somalis oromo 95% are somalis Amharo 35% are somalis tegray 14% are somalis Eritrea 46% are somalis their haplogroup M78
Wacalow adaa amaxaar 100/100 ah
Qabiil haduu xun yahay nabi muxamad ba baabiin lahaa
Oo carabaa inaga qabyaalad fool xumayd
Ee waxu badalay dhanka qabiilka loo adeegsanayo oo masuuliyadba loo xambaarsiiyay qabiilkaaga cadaab ka ilaali baana lgu beeray oo ka dulminaya qabo siuusan naar ugalin
Sayidka ogadeen ma raacin ee dadka u hiiliyey waa dhulbahanta😎
Adeer waayaabe xageed ukalawadaa 2 da reer so dad wadadhashay ma’ahan
@@BasfarOmar taarikhda lagama been sheego, sidey tahay ayaa loo sheega, markii aan ka hadleyno, abtirsiimo ayaanu oroneynaa , haa sax waa laba reer o wada dhashey, lkn markii aan ka hadleyno sayidka yaa la jihaaday, waxaan leenahay dhulbahanta iyo qabiilo yaryar, ogadeen majeerteen isaaq waa qabiiladii ladagaalamay sayidka o kasoo horjeeday, ilaa uu meel cidlo ah iskaga dhintay😎😎😎
Warde ilma adera yalow naga daya dhee ogadenow ciyalka mala wala sixrey ninyohow galadu lacag beysiyen
Sheikh jazaka Allah odayashasi ogaden kaliya ah ma ahayn deegaanka 33 qabiil baa inala dagta Marka Qabiilada kle ayay ahayeen kuwa Ethiopian baa Jecelhay Lahaa ogaden Ethiopian Aad bay unacecbyihiin Hal Hal Qof oo dhuunj Raac ah mooYe
BEENALE OG KALIYA WEEYE KUWII LAHAA SOMALI MA NIHI EE ITOBIYAN BAAN NAHAY UMADA SOMALIYED OO DHAN BAA DHULKA WADA LEH OG WAA QABIIL YAR OO DEEGANKA DEGA LKN MAGAC QABIIL U BIXIYAY DHULKII SOMALI KA DHEXEYEY
shiiqu idinkuu idinka hadlaye qabiilada kale ee soomaaliyeed masheegin ee ha naban.
shiigu sirdoon buu leeyahay kaa xog badan
@@dhemanduceysan3255 waxay Ahayeen Dhawrkii oday Ee sida Liidata uhadlay isaaq garre Ciise Gari jidwaaq Hawiyaha Oromada Ah ee babili Daga waxas baa Naceebayay Hal oday oo ogaden ah Ethiopian baa Jecelahay ma dhihin Raalo Jacaylka Waa Nalaga Badiyaa Wll😂
Shiikhii wuu indha beelay..Geelqaadkii baa London iyo Rome weeraray oo qabsaday buu ku celceliyay (xarumihii gaalada). Ninka dabada jeediyaa waa shahiid. Reerkayguna waa wada shahiid. Hadday yeelaan ama diidaanba.😂
Sheekh tafsiir kaama dhiganayo, raali iga ahaw
Alshabaab
Oo ma malaa'iikbuu ahaa markaa
Shiikhoow odayaaayasha0 maxaa helay
Shiikhaan xariif qabyaaladeyste ah weeye 😂
Somali ha midowdo 9:01
ASC SHIIKH XASSAAN OGADEN CEEVTODA WEY WADAN ILAA QIYAAMAHA SOMALI DAMBE HAROWSAN MAYAAN
oo markaa xoolihii uu sayidka dhacayey ee habar yonis iyo ogadeen iyo majeerteenba waxaad leedahay asharaaftii jaziiratul carab ayuu siinayey ? oo qiil baad u samaynaysaa ? walaahay sheekhna matihide waxaad tahay daba qoodhi ushaqeeya carabta.
Subxanallah this is crazy he is qabil walking talking
Ma doqon baad tahay magaca qabiilku gormuu wax xun noqday
Fahamka ayaa kugu yar
Wxu doqonsanaa hadana English eey qortay xeey tahay waxa da kaseenin xaa isugu dhibee hadane direct translation isticmaaleesa shekhu mujahid buu difaacay sayidkana somali dhan wuu uqeebsanyahy qabqabta dhaaf gabar
Sh xasaan Allah haxifdiyo hana sugo
Ma xaaa Walay wa runtiiisa Sheka wayooo Manta in dhashiii Sayidka Axmaro so hadal qadaan wa Danbi iyo Ceb ey Usojideeen Besha Ogadenya Marka Adigu Rali Ma Katahay Xabashida
No qabil
Kkkkkkkkkkkkkkk runtiis
Nio sheekho marku noola nin harriya oo waliba dhulbahante ah bu ahaa ayagana ciidan iyo calafba u ahaa 100 nin oo ogadeen ah waligiis ciidan uma noqon hal qarni kabadan maanto laga joogo miyu ogaadeen noqday wlhi wayaab😂
Shaqaale shaqaale nimadisa ku faanya 😂😂
Isqaqna imikay culimadodi waxba yahay kq dhigi donane maxaxynu yelna waxbq kuheshin waynee .
Soomaali iyo qayaalad maxaa lakala siiya
Ma lagu sixray
adigumanad sawaxili wadan halked xorkutahay
Ujeedkaadu waaxay dee
May sheeekhu waa Ogaden wayne reerkiisu waxay dagaan Somalia Somali galbeed iyo nfd dhulkiisii buu joga
Sheekh qabyaladaysite ah yaab
Beenaalaadtahay soomaaliya intaad joog taan gaalo idinkaakaxun
Kkkkkkkkkkkkkk
Ninkan dadka dhegeystaa ma ugaadeen keliya miyaa mise waa Daarood
Assalamu caleykum sheikhxassaanow Sayid Maxamed qabaa'il DHAN buu tir tiraye ma wada gaalay ahaayeen bal raac taariikhda uu ka sameyay Nugaal iyo agagaarkeeda
Sheekh waa inyar oo iimaanka Beesha 😂
Kuwaas Annaga Nama MAtalaan
Adeer axmaar baanahy oo tigre baa najay.oromo ayaanahy.
Sayid Maxamed cabdulle xasan danbiyo waaweyn oo xasuuq qabiilo ayuu galay weliba gobolka hiiraaan ilaa kenya laga gaaro shacab badan xasuuqay
Benlow kaadib
Wll sheekhu miyuusan hada kahadlin
Xaguu kaamaray hadalka sheeqa
Kuwas munafaqoow
Ar sheekh Ninka inaad sidiisa u difaacayso Moodaynee Ileyn Ogaadeen ahaan U difaacaysay
Waxba dhib ah kuma jabna, ninka kula dhashay ama kugu qabiil ka in la difaaco. Soomaali baan fahamasanay Qabiilna u aragto haddii qof kugu qoys ah la sheeg sheego
Skhas maanagaa naharawsankartaa ma gaaluu ladagaalamayay muslinbuu laynaayay bakhbakhda beenta akha ee sheekh hadanbaanin
sayidka dawlladbuu ahaa sheekhan wabeenale said ka wuu difaacay awliyada ilahay amaanay wuu caayaya qabyaaliiste
Shirki kudhac idin alle
Allaha ku hanuuniyo armay ka fiicnayd inaad dhahdo.
@communityzz
Marka makuraali tahy islaamka in lagaleysiyo sayidka udifaacayo waa suuufi ayuu ahaa tariikhdiisa iyo gabayadiiisa kadhagayso nabigeena in lagutawasulo qabey asaga iyo abwaan dhoodaan alle hawada naxaristee
@@siraajdiin7185 waxay ilatahay iyo maxaa iska khuseeya habaarka aad habaartay sh xasaan? Meesha aad ka habaaraysid eed leedahay "shirki kudhac Idin alle" inaad u ducayso ood alle haku hanuuniyo dhahdo armay ka fiicantahay unbaan ku idhi.
sayidku goormuu ogaadeen noqday? ninkaan ayaaba ka daran kuwii naasaha dhaadheeraa ee reer gaarisa.
Yuu ahaa sayidka marka
Sayidku wuxuu ahaa sabuul firsha ka baxay
ina cabdule casan takfiir buu ahaa iyo fuxshi nin ku caan baxay
Diin miyaa geel iyo hanti laga dhaco dad islaam ah oo ma gac diin lagu dhaco.
Yaa ku sheegay inuu sayidku xoolo dhici jiray? Haddii kuwii kusoo koriyay been kugu soo koriyeen iyo haddii qaar kale maskaxda kaa xadeen na waxan kugula talinayaa inaad si dhexdhexaad ah u baadho taariikhda Sayidka. Aflagaado weeyi waxad ku hadlaysaa
Wadaadkan ku sheegan qabyaalad baa ka hadalsiineysa. Sayidka inta uu Somali laayay cid ka laysay ma lahan. Teeda kale intaas ayaa Somali usoo halgantay muu kuwa kale sheego.
Waar sheekhow horta absame dheh xaqbay uleeyihiin inay tashadaan oo aysheegtaan waxay rabaan hore ayaa loogu ciyaaray mardanbe lagu ciyaari maayo absame iyo soomaalida degaanku xaqbay uleeyihiin in lawaydiiyo xuquuqdooda.
Wa run somali ma nihin.somali weyna dhiibeyn weyna laayeen. Somsli baa nagu tiri oromo somsligs barataatihin marka itopiyan baanahy seydkana wa itopyan .haduu itopiyan ahryn maxaa taladisa ka dhisey itopiya.
Seydka somaliya wuu ku dhashey ee wa itopiyan asal ah..
Sayidka hal raad oo diin ah kama uusan tagin. Sheikh caan ah oo dhintay oo la dhahayo Sayidka ayuu kasoo aflaxay hal masaajid uu dhisay xitaa ma jiro.