Sheekh Maxamuud Shibli oo Shaydaanka Ugu Weyn ku Tilmaamay YouTuberka Ridhwan Issac Uguna Baaqay....

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 25 дек 2023
  • 𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
    SSTV is an independent and impartial news and entertainment channel on RUclips, founded on November 14, 2013. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you the latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainment, business news, and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region, and the world at large.
    𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on RUclips.
    𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programs, and entertainment.
    𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
    We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, hardworking, Courageous, Credible, Diverse, impartial, and Independent.
    𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
    Tel: +𝟮𝟱𝟰 𝟳𝟮𝟮𝟮𝟬𝟭𝟴𝟯𝟴
    Email: sstvsomali@gmail.com
    Our RUclips channel: / sstv2
    Facebook: / sstvrasmi
    𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
    Mr. Noor Abdi

Комментарии • 194

  • @najmanajma6752
    @najmanajma6752 7 месяцев назад +13

    Maasha Allaah mawduuc aad loogu baahnaa baad ka hadashay sheekh Ilaahay ha ku barakeeyo

    • @Najma12-o8e
      @Najma12-o8e 7 месяцев назад

      Asc sabiskaraayb igu sharaf wllo thanks

  • @user-wq1ef1vn1v
    @user-wq1ef1vn1v 3 месяца назад +2

    Jazakhair cheikh 😢😢😢😢

  • @abdullemahdi4504
    @abdullemahdi4504 7 месяцев назад +11

    Yaa sheikh illhahay haku xifdiyo Aduun iyo Akhiraba AAMIIN Yaaaarabii

  • @AboweAdo
    @AboweAdo 7 месяцев назад +22

    أللهم أصلح مافسد من أمة محمد صلى الله عليه وسلم وأهدمهم سبل السلام واخرجهم من الظلمات إلى النور وجنبهم الفواحش ماظهر منها ومابطن

  • @yarimysahra8061
    @yarimysahra8061 7 месяцев назад +4

    Masha Allah tabarakallah Jizakallahu qer sheeq Allaha ku barakeyo Yaa Rabi Allaha so hanuniyo dhaman dhalinyarada gabdhaha iyo wiilasha Yaa Rabi Yaa Allah

  • @abdirahmanabdullahi3094
    @abdirahmanabdullahi3094 7 месяцев назад +15

    اللهم صلي على سيدنا محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم في العالمين انك حميد مجيد❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbdiHassan-br3gw
    @AbdiHassan-br3gw 7 месяцев назад +12

    Sheekh kheyr Allaha siiyo laakiin ma ladhihi karaa dad lakhayaamayay ayuu ka qabtay.

    • @nasirozil781
      @nasirozil781 7 месяцев назад +1

      My my qofka asiga ogan kro sax qld qof kle mxu kutari kraaa

  • @abdirahmandahir2593
    @abdirahmandahir2593 7 месяцев назад +5

    Ilahaay ha noo xifdiyo dhamaan culimadeena 🎉

  • @lailaahmed1733
    @lailaahmed1733 7 месяцев назад +8

    Jazaak Allahu khayran sheikh Shibli, mudo yar ka hor ayaan arkay waxa aad ka hadashay, walaahi waan ka naxay oo waxaan ka yaabay hablaha soo fadhiisanaya dadka hortooda ee odhanaysa wiilkaa ayaan la sheekaystaa.
    Waan ka xishoon jiray inay cidi ogaato inanka aan sheekaysano.
    Ummadu waa inay ka baraarugaan xumaantan la faafinayo. Waayo waxa caadi laga dhigayaa xumaantii oo shaadh kale loo xidhay.

  • @siyadmohamed5730
    @siyadmohamed5730 7 месяцев назад +3

    MashaAllah sheikh Allah kuxafidho, jazakaAllah.

  • @user-ug5wx9gs4r
    @user-ug5wx9gs4r 7 месяцев назад +5

    Maasha alaha sheekh alaha ku xafido

  • @user-vf4so6vt4g
    @user-vf4so6vt4g 7 месяцев назад +4

    Sheikh
    Alle
    Xafido
    Baarakallaah

  • @raxmaaadan431
    @raxmaaadan431 7 месяцев назад +5

    SHekh Allah haku barakeyo

    • @Najma12-o8e
      @Najma12-o8e 7 месяцев назад

      Asc walal isoo booqo sabiskaraayb igu sharaf thanks

  • @faisasaciid624
    @faisasaciid624 7 месяцев назад +3

    Maansha allaah shiikheena alle ha ku xafido allena culimada cimri dhar iyo caafid iyo cibaado wngsan haynoosiiyo iyaga la aantood dadku waxba ma noqonayaan allow nooxfid aaaaamiiin

  • @nasraahmed1706
    @nasraahmed1706 7 месяцев назад +3

    Maaasha allah sh shible allaha kuxafido

  • @user-qt7nc8rj6f
    @user-qt7nc8rj6f 7 месяцев назад +4

    Alaha juxafdiyo shekh zhipili❤

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 7 месяцев назад +5

    It’s very articulate and well information topics.

  • @shaamofficial9867
    @shaamofficial9867 7 месяцев назад +7

    Masha allah shikha isku fakar aya nahy wlh blh toll ridwan isaaq wax garaaco ayu raba wana qof ad u aqlaaq xun 24 hours inu isku dirayo dad isku balaminayo uwacayo naago an xishoon aqli kufilan laheen aya soo galiya ani hora usheego naag iyo nin aqli badan ama xishood as luub le uma imanayan intuu soo duubo wa dad aqli ahan ad uliito garaad lahen uf

    • @asadcali4862
      @asadcali4862 5 месяцев назад

      Wilka qiso bu soshaciye maxa la cayne😮

  • @hamdixarago8009
    @hamdixarago8009 7 месяцев назад +5

    Saalalahu caaley waasalama saalalahu caaley waasalama 🥰♥❤ ♥ aamin yarabi

  • @Khayre369
    @Khayre369 7 месяцев назад +3

    Sh Allah haku xifdiyo❤

  • @somalione6095
    @somalione6095 7 месяцев назад +13

    اللهم بلغنا رمضان 🤲🏻🤲🏻

  • @hamdixarago8009
    @hamdixarago8009 7 месяцев назад +1

    Waasx walhi ❤❤❤ ilahe ha ku cafido sheekh ❤❤

  • @abdinasirsheikhali7193
    @abdinasirsheikhali7193 7 месяцев назад +1

    Mashallah ilahay ku xafid sh

  • @user-zo2je7fj1f
    @user-zo2je7fj1f 7 месяцев назад +4

    Salalahu aleyhi wasalam ❤❤❤

  • @kingmo9457
    @kingmo9457 7 месяцев назад +7

    Amiin Amiin Aamiin ❤❤❤

  • @user-cc4kp2xx2z
    @user-cc4kp2xx2z 7 месяцев назад +2

    شيخ ماشاءالله ♥️🥰🥰

  • @abdullemahdi4504
    @abdullemahdi4504 7 месяцев назад +7

    Subxanallah Yaa Raabi

  • @somaliuncutstories4137
    @somaliuncutstories4137 5 месяцев назад

    Jazakalahukgeyran shekh

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 7 месяцев назад +1

    Baraka Allah Tabaaraka Allah

  • @user-ph3qm3hp8f
    @user-ph3qm3hp8f 7 месяцев назад +4

    Marsha allah

  • @SomgreenSom-greenonline
    @SomgreenSom-greenonline 3 месяца назад +1

    Alahu akbar❤❤
    .

  • @SomgreenSom-greenonline
    @SomgreenSom-greenonline 3 месяца назад +1

    Alaahu akbar❤❤❤

  • @fariyosalaad8308
    @fariyosalaad8308 7 месяцев назад +1

    Masha.allah

  • @DeeqaAxmed-ko5jl
    @DeeqaAxmed-ko5jl 6 месяцев назад

    Masha Allh xafidulah ❤❤❤❤❤

  • @najmanajma6752
    @najmanajma6752 7 месяцев назад +3

    Idamka Ilaahay oon idam kale ahayn soomaali ha ku hagaagto dhan walba

  • @SomgreenSom-greenonline
    @SomgreenSom-greenonline 3 месяца назад

    Sheekh ilaahay abarakeeyo

  • @nuuribrahim2834
    @nuuribrahim2834 7 месяцев назад +1

    Sheikh ilaahi ha ku xifdiyo aad beey muhim u tahay in arinkan bulshada lagu baraarujiyo

  • @xaawocabdibashiir4355
    @xaawocabdibashiir4355 7 месяцев назад

    Ilhy haku karaameeyo sheekh

  • @SomgreenSom-greenonline
    @SomgreenSom-greenonline 3 месяца назад +1

    Alaahu akbar

  • @kingmo9457
    @kingmo9457 7 месяцев назад +6

    الله أكبر

  • @manaaldahir7270
    @manaaldahir7270 7 месяцев назад

    Maansha alaah

  • @muhiyadinhasanmuhiyadin4858
    @muhiyadinhasanmuhiyadin4858 7 месяцев назад +4

    Scw

  • @minariii09
    @minariii09 7 месяцев назад

    Mashallah waa sax shookhoow wax xaqa u sheegama maan arag ee narkad wax aragtaba ka hadal caruurihii soo korayY fasahadiyeen

  • @caskaztyle-vk5sq
    @caskaztyle-vk5sq 7 месяцев назад +1

    Allahu akbar ❤❤❤❤

  • @user-zo2je7fj1f
    @user-zo2je7fj1f 7 месяцев назад +3

    Salalahu aleyhi wasalam❤❤❤

    • @Najma12-o8e
      @Najma12-o8e 7 месяцев назад

      Asc walal isoo booqo sabiskaraayb igu sharaf thanks

  • @xaliimasacdiyo4679
    @xaliimasacdiyo4679 7 месяцев назад +5

    Asc waa xaqiiq inaanu sii baa,ba,eyno dhaqan xumadiina lasii faafinayo waa inaad looga wacyi geliyaa culumaduna ha, u istaagaan jazaakallaahu qeyra sh shibli.

  • @aishoqueen8486
    @aishoqueen8486 7 месяцев назад +3

    Shekh alle haku barakeeyo lkn wxaa lagaa rabi inaa ku aadkeeso hadalka

  • @maryanmohameddirie2043
    @maryanmohameddirie2043 6 месяцев назад

    Subxana allah, illahow shar dhammaanti inaga nabadbaadi.

  • @xaliimasacdiyo4679
    @xaliimasacdiyo4679 7 месяцев назад

    SStv waad kumahadsan tihiin ajarkiinaad leedihiin kuwa shiiqa caayaya block Abadan ah siiya.jazaakumullaahu qeyra

  • @masuulofficial7014
    @masuulofficial7014 7 месяцев назад +12

    Arinkaasi waa mid dhaba ninkaa ridwan isaq ladhahnaaa waa shaydaan aad uwayn dadbadana isku dira

    • @user-de6lm4wn9c
      @user-de6lm4wn9c 7 месяцев назад

      adiga fiirsada sheydaan maxaa dhaan taa sideese ku gaatay inuu sheydaan yahay?

    • @mahmoudhersi4603
      @mahmoudhersi4603 7 месяцев назад +1

      ​@@user-de6lm4wn9c
      Adigu ma shaydaankaas baad gacan yare u tahay?

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII 7 месяцев назад +1

      kk 😂😂😂

    • @masuulofficial7014
      @masuulofficial7014 7 месяцев назад

      @@user-de6lm4wn9c anigu maba d
      Fiirsado laakiin mararka qaar ayuu igasoo horbaxaa aniga oo Facebook ga iskaga jira

    • @faisasaciid624
      @faisasaciid624 7 месяцев назад

      Waa shaydaan shiikhaaba ku sheegy ee alle hasohanooniyo

  • @Saeedahmedyusuf
    @Saeedahmedyusuf 7 месяцев назад +3

    Sh allaha ku xafido misaanka xasanaadka allaha kugu daro

  • @farhanqojobe60
    @farhanqojobe60 7 месяцев назад

    Waa sax

    • @Najma12-o8e
      @Najma12-o8e 7 месяцев назад

      Asc walal sabiskaraayb igu sharaf thanks

  • @SaciidBudul-ms5ik
    @SaciidBudul-ms5ik 7 месяцев назад

    سيخ ماشاءالله❤

  • @user-bl2sw3tb3s
    @user-bl2sw3tb3s 7 месяцев назад +1

    ❤❤❤

    • @Najma12-o8e
      @Najma12-o8e 7 месяцев назад

      Asc walal sabiskaraayb igu sharaf thanks

  • @zackmediaproduction7245
    @zackmediaproduction7245 6 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤

  • @kingmo9457
    @kingmo9457 7 месяцев назад +1

    WaaRun. Intawaalan bakugirta

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 7 месяцев назад

    SHEEKH WAXAAN WAA LAGU YAQAANEY DHAQANKA REER GALBEEDKA SUBXANALAAH

  • @xubimaxamuud8153
    @xubimaxamuud8153 7 месяцев назад +2

    Masha alh kuwi darod culumadoda run u shegte kuwa hawiya away culmadodi sida dahir calasow iyo kuwa isaqa

    • @Daarulsacaadah
      @Daarulsacaadah 7 месяцев назад +2

      Culumadu qabiil maleh ha uabtirin

    • @user-hd4gp1ft3z
      @user-hd4gp1ft3z 7 месяцев назад +1

      Walciyaadu bilaah

    • @bukhaaribooker82
      @bukhaaribooker82 7 месяцев назад

      Daroodka shiikh mustafa wey dhageystaan soo isaaq ma ahan shiikh qabiil maleh

  • @ahmdadn9165
    @ahmdadn9165 7 месяцев назад +3

    waa shaydaan maanta waxa uu soo dhigay ayaa aad iga yaabiyay oo aan ka cadhooday

    • @user-de6lm4wn9c
      @user-de6lm4wn9c 7 месяцев назад +2

      sheydan beenaale adigaa ah oo mar kastama fiirsada haduu sheydaan yahay maxaa u fiirsataa mar kasta? sheydaanka adaa kasii xun ee umada beenta ka daa

  • @farhiyosharif8208
    @farhiyosharif8208 7 месяцев назад +2

    Wa ku mahadsanyin culumada in ay sanadkan shadaadinta SHACBKA qaqibaya tilmaman waliba HA habaaren hadi aya jogsan wayan.
    Somali inti ugu liidatay aya hor boodaysa dhanwalba wa in dadka inta wanagsan wa in ay soo istagaan.

  • @MukhtarkhadarAdam-xl2xy
    @MukhtarkhadarAdam-xl2xy 4 месяца назад +1

    M a❤

  • @burfullgellow8996
    @burfullgellow8996 7 месяцев назад +2

    Wa nasib dharo dalanyaradhi inney rer galbeed kudayanayan illahay xaqa hatuso da'ayartu

  • @mohamedabdulahi-mx5nq
    @mohamedabdulahi-mx5nq 7 месяцев назад +3

    ilaahay ku abuurtay ka cabso oo sheikha been haka sheegin walaalkaagana oo muslimka ah ha caynin ee sheikha arinkaa kama hadlaayo ee jooji

  • @xurmo4031
    @xurmo4031 7 месяцев назад

    illahay raali hakaa ahaado

  • @housseinabdillahi7125
    @housseinabdillahi7125 6 месяцев назад

    Subxan allah Al cadiim Allahou Akbar Akbar illahaw nadhawr

  • @samiraahmed5599
    @samiraahmed5599 7 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤❤🎉1

  • @maryancabdi5667
    @maryancabdi5667 7 месяцев назад

    Waa maxkamad laguna raacayo dadwaalan

  • @DrRoble
    @DrRoble 7 месяцев назад +2

    shiqa,woo qaldanyahay youtube ha furto ama dadka haka lexdoh young talented star mi9 boi ridwan isaq

  • @jamaxasan7407
    @jamaxasan7407 7 месяцев назад +6

    Alleylehe ninkaasi wa shaydaani caadiye

    • @user-vc1dd7pt9c
      @user-vc1dd7pt9c 7 месяцев назад +2

      adaa sheyfhan ah oo diidan qayano la kashifay

    • @yasmiindhowrsan
      @yasmiindhowrsan 7 месяцев назад

      ​@@user-vc1dd7pt9c, Wiil kaas wiil aad usharaf badan uegtahay , qofwalba rayi leeyahay

  • @user-xo1os2ov8l
    @user-xo1os2ov8l 7 месяцев назад

    Waa sax shiiq lakin dab iyo basiin auaburtay

  • @nasraqaali7050
    @nasraqaali7050 6 месяцев назад

    12:16 ATTENTION

  • @muhamedabumisbah448
    @muhamedabumisbah448 7 месяцев назад +1

    Kiikalid oo Yunis ladhihi jirey oo maanta waa maalin kaleed dhahayey hakusoodaro shekha

  • @user-yj6bn1bg3r
    @user-yj6bn1bg3r 7 месяцев назад +1

    Ilhay inaankayar ee ruufiyaanka ah umada ale hakaqaabto

  • @najmanajma6752
    @najmanajma6752 7 месяцев назад +1

    Waalidiintu waa inay xil iska saaraan akhlaaqda ubadkooda

  • @fathiahussein7135
    @fathiahussein7135 7 месяцев назад

    Aad iyo Aad buu u akhlaaq xunyahay

  • @user-qp6dk2vv5r
    @user-qp6dk2vv5r 7 месяцев назад +1

    Nin kaas yaree ridwaan umada hala qabto...

  • @farduusgaas9050
    @farduusgaas9050 7 месяцев назад

    Wasidaa shekh

  • @user-zy1kz6wg4x
    @user-zy1kz6wg4x 7 месяцев назад +1

    Sheikh inta uusan cayn in uu uyeero oo ka waa niyo ayaaa ila qumaneeyd

  • @muqtaarmaxamed8227
    @muqtaarmaxamed8227 7 месяцев назад +4

    Barnaamijkan oo kàle markasta so tabiya sii aye dhalinta yer yer isaga ilaaliyaan oo ay ku katsomin arimahan oo kale badiya dad badan aya u baahan inay ogaadaan oo isaga ilaaliyaan

    • @user-de6lm4wn9c
      @user-de6lm4wn9c 7 месяцев назад

      waa kugu raacsanahay dad kaan kale maalin kasta ee fiirsadaan sheydaan wee dhahaa yaan bal adi is qabadsii? haduu qof xun yahay maxaa loo fiirsanaa? teeda kale dad qayaano ku socotay uu soo af jaray waa wanaag taas

  • @liiyoos6710
    @liiyoos6710 7 месяцев назад

    U nasteexeey sheekhoow marka hore .

  • @khadarkayd2917
    @khadarkayd2917 7 месяцев назад

    @ridwan issack shiikha ma mid baad ka kala kicisay

  • @abdiabdi7915
    @abdiabdi7915 5 месяцев назад

    Shiikh shibili wuxuu ley yahay school California group of school wuxuu na kahalaa 108 billion us dollars ayuu na ka halaa

  • @Umumaxamad1
    @Umumaxamad1 7 месяцев назад +2

    Sheekh aad Ayaan uga xumahay in wiilka aad sidaas aad u bahdisho waayo xisaab ma laha inta ka xun oo RUclips rocks ah haduu xataa waxyaa aan fiicneyn uu soo geliyo hungering ayaa u geeyey aduunki dadka qaar ciriir ayuu ku noqday iimaan iyo cilmi iyo ganaaca fiican ma heystaan marka duruufta waxyaaba badan ayey kuugu kalifeysaa dadkina cilmi ms lha inta badan marka sheekh waxa ka fiicneyd adoo u naseexeeya intaad sidaas u ceyn laheyd hada naseexa xataa kaama aqbali doono dadka waa la soo dhaweeyaa ee lama didiyo dariiqu dacwa xataa saas ma aha

    • @Farxadiyoguul
      @Farxadiyoguul 7 месяцев назад

      Waala canaantay waana loo baahanyahay canaanta. Wuu edab daranyahay inuu dhaho unbaa yara laga fiicnaa allahu aclam. Dambi iyo wax Alle raali ka eheeyn inaad ka shaqeeyso oo dhahdo gaajo ayaa ii geysay waa qalad teeda kale maada og ineey gaajo hayso waa may.

  • @Taagsade123
    @Taagsade123 6 месяцев назад

    Lkn Sheekhu ma magac-dhabine adinkaa ku darsaday taas ayaa ka mid ah isku dirka ah iyo wixii sheekhu ka hadlaayey...

  • @AbdisalanIsmail-yo6qk
    @AbdisalanIsmail-yo6qk 7 месяцев назад

    Sheekh cudurkii sheekhayda somalida ku dhacay ayaa haya.
    Waxa aan ugu necbahay somalida. Siyaasiinta iyo cululamda

  • @fadumamohamud9021
    @fadumamohamud9021 7 месяцев назад +1

    waxan yaabaa, yaa aqlaaq fiican, qof been usheegayo waxa wanagsan in la kashifo, dumarka ama raga beenta ku qarabta, hada sheekhow ma wax wanagsan bad sheegeysaa ha la dilo, leynba kusoo galayo cajiib.

    • @bukhaaribooker82
      @bukhaaribooker82 7 месяцев назад

      Shiikha ha u gafin si fiican wacdiga u dhagayso waad ku qaboobi inshalah

  • @alyomtransportation3295
    @alyomtransportation3295 7 месяцев назад

    Waa sheydan loo soo diray umada... ilahay ha abal mariyo dhibatada iyo fasahada uu wado

  • @user-uw5jv4dt7g
    @user-uw5jv4dt7g 7 месяцев назад

    Ssc

  • @Ahmedadow09
    @Ahmedadow09 7 месяцев назад

    Ridwan issack iyo shibli aniga waxa ila saxan ridwaan issack
    Sababna wan sheegi
    Ridwan qof xor ah aya u imaaday lkn qof ma dulmin

    • @mawliid9949
      @mawliid9949 7 месяцев назад

      Qoyska uu burburiyay ama dadka uu isku diray ee badan maa taageeri adi walaashay Alle kabaq

    • @yasmiindhowrsan
      @yasmiindhowrsan 7 месяцев назад

      ​@@mawliid9949, qoys qiyaano iyo bahdil kudhisan , maxaa awalba utoosna

    • @MohamedAbdulahi-iz3ij
      @MohamedAbdulahi-iz3ij 7 месяцев назад

      ​@@mawliid9949
      Wll arintu qoys dumis way ka wayn tahay mudo ayaan la socday weerar ba'an ayaa diinta lugu hayaa mashruuc weeye faafinta afkaarta femanismka taas waxa wadi jirtay gabadh la odhan jiray midh shaw , farxiye cabsiiye iyo dumar kale arintan waxa ku caawinaya haayado gaalo ma ogi inuu ridwaan isaaq mashruuca qayb ka yahay laakin shaki ayaa igaga jira
      Waxaan garanayaa wiil mulxid ah oo mubaarak la odhan jiray wuu samaystay channel youtube ah ka dib khamiis intuu soo xidhay ayuu sheekh iska dhigi jiray ka dib ayuu diinta duri jiray isagoo faafinaya afkaar khaldan

  • @user-yj6bn1bg3r
    @user-yj6bn1bg3r 7 месяцев назад

    Wr inaankayari wlhi waa shaydaankii ooqof ah xarakadkiisa egshaankii sa ilhay umada hakaqaaabto

  • @BaarKulaanMedia-yt4mt
    @BaarKulaanMedia-yt4mt 7 месяцев назад

    ridwaan isse sheydaan waye kaas dadka alle haka qabto wlhi kaas in ladilo waye sheydaanka

  • @saynab7503
    @saynab7503 7 месяцев назад

    wllkahod ooku aabe ah

    • @Najma12-o8e
      @Najma12-o8e 7 месяцев назад

      Asc walal sabiskaraayb igu sharaf thanks

  • @oteote493
    @oteote493 7 месяцев назад +1

    Adigaba dadka iskudiraya hader ee ma wiilkad dagaal gar ah laledahay shiiqow dadka ha isku dirine wani qof dila malawayay sax ma ahan

  • @ahmed.bakool
    @ahmed.bakool 7 месяцев назад +2

    Waan Ku Raacsanahay Inuu Yahay Nin Dhaqan Xun Oo Shishood Daran.

    • @user-pp6jl1tg4w
      @user-pp6jl1tg4w 6 месяцев назад

      ❤❤❤❤Masha Allah sheik shibli kher aluhakusiyo❤❤❤❤

  • @maryancabdi5667
    @maryancabdi5667 7 месяцев назад +2

    Aniga waxaan ka yaabay marka uu is keenay gabdha iyo wiilal is caaynayo isnaraacaya iyagoo faafinaya ansha xumo

    • @Najma12-o8e
      @Najma12-o8e 7 месяцев назад

      Asc walal sabiskaraayb igu sharaf thanks

    • @ubaxahmed9750
      @ubaxahmed9750 7 месяцев назад

      Whi ini xita tasan kuxumasay

  • @aragtidahorumarkabulshada8060
    @aragtidahorumarkabulshada8060 7 месяцев назад

    Ridhwaan Wax waaniyo Oo Udiga waa la waayay Wuxuu Noqday farsoodheeraaty

  • @BaarKulaanMedia-yt4mt
    @BaarKulaanMedia-yt4mt 7 месяцев назад +1

    dadka neirobi jooga aa away ridwaan muda halaga qabto

  • @bintusoomaal143
    @bintusoomaal143 7 месяцев назад

    Waan arkay wiilkaa dad badan buu kala cayriyey

  • @abdirahmanabdi3618
    @abdirahmanabdi3618 7 месяцев назад

    Astaaq furuulah irsaaqada Ayaa Meel Xuun Kagashey Ma Ficno Inaad Guuri Islam BurBurisid

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 7 месяцев назад

    Anigu waxaan u aqaan kuwa isticmaala RUclips ka gabood fule