MAMADI 50 JIRKA HIV/AIDS KABAARAY SI UXAQIJIYO RUNTEDA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 окт 2024
  • #Subscribe #Like #Share

Комментарии • 1,7 тыс.

  • @maryancb1351
    @maryancb1351 7 месяцев назад +219

    all muslim kusaliya nabigeena muxamed scw🎉

  • @Samiiramohamoud123
    @Samiiramohamoud123 7 месяцев назад +44

    Bedel ciwaanka khalaaqda kuma jirto mamo 50 jir ah, gabadh dulmane ah baa adna ciwaan khaldan saartay, waa gabadh akhlaaq iyo iimaan ka muuqato, ilaahay ha caafiyo

    • @Xamdi_xilkas
      @Xamdi_xilkas 7 месяцев назад +1

      Somalida waxan ku nacay d'da unbey laso bodan sida iney wax ceba tahay

    • @khaalidkhaalid-if8eu
      @khaalidkhaalid-if8eu 5 месяцев назад

      @@Xamdi_xilkas no

    • @Xamdi_xilkas
      @Xamdi_xilkas 5 месяцев назад

      @@khaalidkhaalid-if8eu no for what??

  • @saynabise1085
    @saynabise1085 7 месяцев назад +135

    Ha ka harin habo garabkaaga ayaan taaganahay aniga oo welib la qabiila ninkan ilaahay baa leedahay hore u soco ha biqin ilaahay baa leedahay

    • @UbahAshar
      @UbahAshar 7 месяцев назад +4

      waxa la iixaqiijiye inu jogo ingariiska

    • @saynabise1085
      @saynabise1085 7 месяцев назад +2

      Good

    • @Thestrongestbattleground_pro
      @Thestrongestbattleground_pro 7 месяцев назад +19

      Nin xun qabiil maleh anaga mar walba dhibanaha ayaa lajirnaa

    • @nasraosman7686
      @nasraosman7686 7 месяцев назад

      ​@@Thestrongestbattleground_pro saxiix

    • @rahma-wo5gl
      @rahma-wo5gl 7 месяцев назад

      I​@@UbahAshar intee kajooga walal waa lagacan galee naago qudba siro dhameeyaa joogo meeshaan

  • @Kingcaayda1
    @Kingcaayda1 7 месяцев назад +11

    Wexey tirii cimrada ayan adaay rabiyow negative kadiib❤❤

  • @caaqilproduction3
    @caaqilproduction3 7 месяцев назад +270

    Sidee u xaqiijineysaa waa qof weyn maamadan been kama muuqato waa dhibane suaalaha adag kadaa broken waye💔 inta ila qabta👋

    • @amirahabdi
      @amirahabdi 7 месяцев назад +1

      😢

    • @MaidaAbukar-n1f
      @MaidaAbukar-n1f 7 месяцев назад +3

      Solan hda beeb but isheegy dhahdy quweeyn qufna lkumakalsoonaado wall

    • @sagaldahir9382
      @sagaldahir9382 7 месяцев назад +3

      Waa in la xaqiijiyo waa sax waa in la qaado Dhiiga gabadha wll qof bina aadama in lagu dambaabo maha

    • @amalismail7772
      @amalismail7772 7 месяцев назад

      @@sagaldahir9382haduu wax qaadayo intayna sheekada bilaabin ayuu baadhi lahaa

    • @hassanabdirahmanharbi8778
      @hassanabdirahmanharbi8778 7 месяцев назад +5

      Absolutely i believe her, I don't think she lying, waa gabadh mutacalimada masha Allah tabarakallah kuna barbaartay carabaha, inay daacad thy madmadaw igama jiro waliba ay thy qof iimaan leh, Allah ha caafiyo amiin, daalin kana Allah Gacanteena ha soo galiyo 😢😢

  • @ibrahimomar1225
    @ibrahimomar1225 7 месяцев назад +85

    Ridwan, it's important to handle inquiries with professionalism, especially when dealing with sensitive matters. Your questions may come across as harsh and could exacerbate the pain the person is experiencing😢😢. I suggest considering taking courses in psychology to improve your approach. Let's hope for a positive outcome. Her words/physically clearly show that she's true. May Allah turn it negative mama deqo. 🙏

    • @Unknownsolider909
      @Unknownsolider909 7 месяцев назад +1

      How is it true if she ain’t showing evidence, shouldn’t we investigate or just believe whatever a person says?

    • @ibrahimomar1225
      @ibrahimomar1225 7 месяцев назад +1

      @Unknownsolider909 She is elderly, and there is no scripting involved in the way she is arguing her case. Nobody has openly revealed that they are HIV positive. They clearly humiliate you in our community.

    • @suubanjabane219
      @suubanjabane219 7 месяцев назад +1

      Absolutely!! It is not just a blood ,it is the confidentiality of the matter ,the process. I see Radwan is trying his best to help her , at the same time there must be another approach which is more appropriate than this.

    • @e2oet706
      @e2oet706 7 месяцев назад +4

      He has not studied journalism that's why education is important you can't fake professionalism

    • @Joo-Iman
      @Joo-Iman 7 месяцев назад +4

      Waa runteed maskaxdeeda ilaaliya miskinta suaalaha qaar lama weydiyo

  • @duniyalang1285
    @duniyalang1285 7 месяцев назад +61

    Please ciwaanka ka badal mom 50 jir ah . Well done! Gabadha support badan way helaysaa IA

    • @hazard300
      @hazard300 7 месяцев назад +2

      Tuug wyo views ayuu ku raadsana😢

    • @aazfh_999
      @aazfh_999 7 месяцев назад

      Do not meddle in an address or interfere in matters that are not your business😡

  • @tavaqqo8127
    @tavaqqo8127 7 месяцев назад +130

    Ridwaan this situation is too big for you to handle, you are not mentally and professionally equipt. Your only job was to share her story but you continue to patronize her. He's making me so angry. You're treating this situation like any other... some need more empathy and a different approach, this is one of them. Stop taking on stories that you have no capability in handling correctly.

    • @SumeyaNoor-kn6mi
      @SumeyaNoor-kn6mi 7 месяцев назад +4

      Exactly

    • @Abdiqadir9
      @Abdiqadir9 7 месяцев назад +6

      Exactly thank u

    • @nasrayusuf6246
      @nasrayusuf6246 7 месяцев назад +3

      I agree with you

    • @zainabmohamed7718
      @zainabmohamed7718 7 месяцев назад +3

      I agree with you 💯, 😢😢

    • @bilan-00
      @bilan-00 7 месяцев назад +4

      You’re so right. I just started watching and he’s pissing me off. I can’t continue watching it. May Allah swt heal her.

  • @kaltumahmed3156
    @kaltumahmed3156 7 месяцев назад +73

    I am speechless right now. I only want to wait and the result!!!

    • @zamabdul4945
      @zamabdul4945 7 месяцев назад +1

      sido kale wlhi😮

    • @saadhussein5466
      @saadhussein5466 7 месяцев назад

      I'm waiting toooo she may be lie who knows

    • @خلودا-م5ط
      @خلودا-م5ط 7 месяцев назад

      I was shocked too.

    • @SuleimanAbdi-b5l
      @SuleimanAbdi-b5l 7 месяцев назад

      @@saadhussein5466 what!may you are the man relitive.

  • @macowkhalif7724
    @macowkhalif7724 7 месяцев назад +62

    Ridwan stand for the truth. The lady is really brave and has suffered a lot.

    • @caydaruscayga2170
      @caydaruscayga2170 7 месяцев назад

      Dadkuu wareesto oo dhan waa beenlowyaaaal runaaa ka filaneee

    • @macowkhalif7724
      @macowkhalif7724 7 месяцев назад

      @@caydaruscayga2170 Allah ka cabso oo yuu qabiil ku qaadin

    • @enggurux3986
      @enggurux3986 6 месяцев назад

      ​@@caydaruscayga2170ma kay ka shekaynad tahay nio

  • @saidegal4110
    @saidegal4110 7 месяцев назад +31

    Why’s he so harsh with his questions? She had enough problems show some sympathy man!.

    • @bassflix5982
      @bassflix5982 7 месяцев назад +4

      So fucking harsh CIIL BADANAAA RUclips IN AAN FURTO I HEEYSO WLHI

    • @MobizzySheiks
      @MobizzySheiks 7 месяцев назад +1

      She came to be interviewed and educated and share her story.

    • @halimah7164
      @halimah7164 7 месяцев назад +1

      Sax walhi

    • @amaladan5579
      @amaladan5579 7 месяцев назад +2

      Because he doesn't care this what happen to our somali they luck sympathy

    • @mawjama831
      @mawjama831 6 месяцев назад

      At the beginning I was very supportive, sad and angry. But now I doubt her story, why she is against to take the blood test?!

  • @cabdimaxameumar272
    @cabdimaxameumar272 7 месяцев назад +88

    Ilahay dhamanten cudurka ha naga ilaliyi 🤲😌

    • @KHADRO-kf9pk
      @KHADRO-kf9pk 7 месяцев назад

      Aaamiin aaaamiiin yaa Allah will

    • @RuweydoRuwy
      @RuweydoRuwy 7 месяцев назад

      Amiin yarabi 🤲

  • @3ajiipa
    @3ajiipa 7 месяцев назад +14

    She is honest and I believe her

  • @nuhali5917
    @nuhali5917 7 месяцев назад +86

    I think this guy needs to invite a health professional to discuss this topic.

  • @egalehashi1578
    @egalehashi1578 7 месяцев назад +225

    I believe her!! It’s not right to question her story. His Family that lives in America will definitely not know about their “adheeer” HIV status in the uk. He’d hide that…and why would she be risking exposure on RUclips if she’s lying? This is real and it’s time Somali women stood up for their truth. Your Very brave habo macan. May Allah reward your bravery Ameen

    • @amirahabdi
      @amirahabdi 7 месяцев назад +6

      But she’s wearing a mask,

    • @bing2b989
      @bing2b989 7 месяцев назад +13

      Definitely she isn’t lying may Allah makes it easy for her.

    • @somalikanye8642
      @somalikanye8642 7 месяцев назад +4

      Agreed but since his us famiky they denied she even has it it is good to always verify now the story will be 💯 for any doubters and his family

    • @sakinahss3237
      @sakinahss3237 7 месяцев назад +9

      She’s not lying miskiina

    • @Mahammmedi
      @Mahammmedi 7 месяцев назад +5

      True said

  • @Simraan.367
    @Simraan.367 7 месяцев назад +16

    Maamada waa qof geesiyad ah .ridwaan waa ku mahadsan tahay sidaa u gudbisay wareesigeeda thnk u wll

  • @dekaahmed3065
    @dekaahmed3065 7 месяцев назад +43

    Nabiga Ilahey hakula kulansiyo abal marin Ilahey hakagadhigo malinka Ilahey wajigisa aragtid ❤

  • @SHEISADIVAaa
    @SHEISADIVAaa 7 месяцев назад +8

    This is why somali women need a safer platform. Prime example, Ridhwan shouldve had more empathy & asked REAL questions... May Allah swt give this muslim sister strength & reward her in the next life.

  • @HEEGANMAN
    @HEEGANMAN 7 месяцев назад +15

    This dude has got right to confirm or verify her story

  • @amanijama9597
    @amanijama9597 7 месяцев назад +16

    Aaaah I’m so sorry sister, may Allah grant you shifa even tho you have the virus you need to look after yourself and keep your immune system strong.

  • @Thestrongestbattleground_pro
    @Thestrongestbattleground_pro 7 месяцев назад +39

    Ridwaa🎉🎉🎉 700k masha Allah hore usoco maamadan go fan me maloo sameykaraa soomaliyeey aan taageerno abaayadan blz oo aan dhaqaalo u aruurino

  • @fatimadhool9134
    @fatimadhool9134 7 месяцев назад +34

    Wiilkan Yarka waa in aysaa bilada the best RUclipsr in somalia thank u ridwaan

    • @moussaguedi760
      @moussaguedi760 7 месяцев назад

      Parcequ'il est de ta famille 😂😂😂 somalinimo wa ciil gabyalad

  • @sadiohagi6370
    @sadiohagi6370 7 месяцев назад +12

    Walaasheey qaali Adiga iyo intii kaloo naga xanuunsanba Allah hainoo caafiyo hadii uu ninkaani yurub kayimi waxuu sameeyay waa u nacasnimo waayo qofka yurub looga helaa waa loo sheegaa in uu wax lawadaagin qof illaa uu isku sheego laakiin dadkeena daayee Sookalootigoo dhan ayaa wadamada ay kayimaadeen ku noqdo hadana dad sii dhibaateeyo Subxaanalaah Alle qoorta inooma suro inaan dad dhibaateeyno aamiin yaarabi

  • @barlinhashi2254
    @barlinhashi2254 7 месяцев назад +10

    Abaayo ASC ilaahey caafimaad kaaga hakuu soo celiyo Allah wax ba kuma ahan rabi baan kuu baryeynaa inshaa Allah reer dhan baad biileysay waad duceysan tahay rabi talo u dhiibo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @dekaahmed3065
    @dekaahmed3065 7 месяцев назад +14

    Go sis ! Justice must be served- you shall not be stigmatised and be shut for something which was destined by rabbil calamin 🙌 gabar adag ba tahay dhalimkas Ilahey xaqada hakasiyo

  • @manaalali7136
    @manaalali7136 7 месяцев назад +14

    Gabdhan miskiinta halo kaco plz wan awoodna inan codkeena meel dher gaadhsino,

  • @ahmedolad3043
    @ahmedolad3043 7 месяцев назад +4

    RIDWAN YOU ARE VERY RIGHT
    AND ALSO WE NEED SOME VERIFICATION

  • @abdiwahab123
    @abdiwahab123 7 месяцев назад +2

    Walashey allah kuu gargaaro waan dawaday dhaman wareysiyadadii sido kale waxan dawaday labo barnamij oo somali brit TV ka baxay waxanna daremay ninkas in uu waxbadan qarinayo waan jeclahay in aan arko adigo cadalad helay guul ayan ku rajeynayaa cifamad taam ah cumrigana allah ku ziyadiyo duninad majiro xanun aan dawo laheyn kaliye waxad mareysa imtixaan waxa kugu dhacayna waxey ahaayen wax kuu qoran niyada qeyr uu sheeg (lagaba yaabo in uu qeyr kugu jiray arinkaas) hadalkeygaas xusuusnow❤❤❤❤❤

  • @bahjogeenyo5321
    @bahjogeenyo5321 7 месяцев назад +6

    Ridwaanoow walaalo ilaahey ha kula jiro,gabadhaasna waan la murugnee xanuunka allaha ka dulqaado,sheekadaan mid dhagar iyo sumcad dilid xambaarsan alle kama dhigo

  • @Nasracabdilahi-tb2ne
    @Nasracabdilahi-tb2ne 7 месяцев назад +37

    She’s very innocent 😢may Allah make it easy for her 😭

    • @aliisse3397
      @aliisse3397 7 месяцев назад +4

      Walaal qof kaliya lama dhageeysto
      Waa in la helaa xog muhiim ah
      Looma baahna seef la boodnimada soomalida

    • @Urfavuser-c3n
      @Urfavuser-c3n 7 месяцев назад +2

      @@aliisse3397waryhee ama nyhee iska amus family ga dilaga miyaad kujirtaa ????what hell

    • @XoogsadeXaajicali-uo1bv
      @XoogsadeXaajicali-uo1bv 7 месяцев назад

      ​@@Urfavuser-c3n
      In la hubsado waa muhiim
      Intaanam ruuxa lala tacaadufin
      Waayo waa dhici karaysa ruux
      Gardaroola ah inaad garab istaagto, kadibna markaad ogaato aad ka qoomayso
      يا أيهاللذين أمنو إن جاءكم فاسق بنبإ فتبينو

    • @star-ut4ii
      @star-ut4ii 7 месяцев назад

      ​@@Urfavuser-c3n waxaan waa wax mararbadan dhaca aniga garanaya xita gabadh jaarka aheed nin uguursadey si uu xanuunka ugu talaalo😢

    • @halimah7164
      @halimah7164 7 месяцев назад

      @@aliisse3397 seef la boodnimo maxaya caadi iska dhig uf

  • @raaqiyaabdirahman1364
    @raaqiyaabdirahman1364 7 месяцев назад +37

    Not 4 ever Allahii keenay waa jooga waana kasuulin karaa لا إالله إلا أنت سبحانك إني كنت من الظالمين

  • @emansugulle9055
    @emansugulle9055 4 месяца назад +1

    This is needs professional intervention and notification…since am in the medical there is a specific protocol to follow and actually he can be jailed for this because he did intentionally

  • @hodangafadi5042
    @hodangafadi5042 7 месяцев назад +3

    Extremely important to check the person that you marrying and you're self too to avoid dead the disease

  • @kenzaosman377
    @kenzaosman377 7 месяцев назад +19

    Ridwan walal i support you and your channel but for some reason I feel like this case is either making you nervous or you have already made up your mind about this lady that she’s lying cuz you’re a lil harsh and offensive with your questions. I don’t know what’s going on with your life right now, that could be affecting you but if you’re not in a right place then you should put her interview on-hold and pick it back up when you feel better. Am saying this due to the fact that this is, if not the most important, one of the most interesting case in your podcasts ever, this is social issue that needs to be addressed and we don’t want you to take it lightly you have the power to re-shape our society in your hands and we trust you as your followers to do the right thing

  • @bassflix5982
    @bassflix5982 7 месяцев назад +5

    Horta abaayo macaan nasiib ayaa leedahay oo arooska ka hor ayaa lagaa baray alhamdulillah ee ninka ha loo soo qabto somaliyeey😢

  • @especialeyes3404
    @especialeyes3404 7 месяцев назад +4

    Ridwaan MaashAllah stay away wixii caraqalaad ah adigoo gabadha garabkeeda taagan waanad ku saxsantahay inaad cadaymo raadiso si aad hiil iyo hooba ugu gasho Well done bro

  • @hoodoahmed330
    @hoodoahmed330 7 месяцев назад +4

    Yaa rabi Awoowa tus ninka san ugu ciyaaray caafimaadkeeda iyo mustaqbalkeedaba

  • @saadiahussein5607
    @saadiahussein5607 7 месяцев назад +1

    I wish I could help you habo. Where’s her dad? Her dad needs to stand up for since he told her to marry that man. Rabi yasir habo

  • @Aaliyah-v7d
    @Aaliyah-v7d 7 месяцев назад +4

    SubhaAllah wuu qayaanay. Waan calool xumaaday .she is very innocent. Allah SWT caafimaad tamaam ah hasiiyo. Waan kaxumahay. Habhaha, Soomaaliyeed ee kale halaga hor istaago yuusan sunaunine hala wacdigaliyo.

  • @bbillionaire2064
    @bbillionaire2064 7 месяцев назад +2

    What did the results says we can’t wait to see it please

  • @ahmetbidhi3181
    @ahmetbidhi3181 7 месяцев назад +7

    Waxan rabbi kaaga baryeyaa in uu xanuunkaa kaadul qaado oo caafimaad taama kusiiyo insha allah

  • @mohajacelowchanell4931
    @mohajacelowchanell4931 7 месяцев назад +1

    Masha allaaah walaahi waa gabar qalbi wanagsan walashayda qaliga ah allaaah haku caafiyo dhab ahaantii wandaremi karaa qof noloshiisa ugu horeysay sidaas ay noqotay inkastoo wax walbo qadar ay tahay allaaah hakaa qaado xanuunka ridwan Isaac allaaah haku sharfo dadaalkaaga iyo garab istaaga aad usamaysay walasheena allaah ha caafiyo

  • @kifaxali
    @kifaxali 7 месяцев назад +5

    Allahyow caafi anaga naga ilaali yaa Rabii🤲😥

  • @ahmedmahmud3383
    @ahmedmahmud3383 7 месяцев назад +1

    This Might Be Your Key To Jannah my Sister ♥️. We May Not Feel Your Pain Physicality or Mentally But Walhi We Definitely Hear And Tear ♥️

  • @NimaMohamed-r3g
    @NimaMohamed-r3g 7 месяцев назад +7

    Plz mamada 50jirka kabadil marki ohareysey waxad katiri mamo maka irahda mise Gabar 😢waxay kudhahdey Gabar ugu WAC wamaxay ujedkagaa😢

  • @NoName-zs1wb
    @NoName-zs1wb 7 месяцев назад +1

    There was no empathy from Ridwan side, but well done for at least giving her your platform so she can share her story. May Allah give her the strength and the health so she can get her justice. 😢

  • @maqbuulawale421
    @maqbuulawale421 7 месяцев назад +3

    Allaha awooda leh caafimad ha siiyo aan bushi ku reeban aamiin yaarabi aamiin 🤲

  • @Mxnaa.67
    @Mxnaa.67 7 месяцев назад +1

    Why would you doubt this girl? If you want to help her, help her. If not than don’t. She’s sincere and not a clout chaser. So why would she come on the internet and lie???

  • @muhubo100
    @muhubo100 7 месяцев назад +73

    Ridwan's energy changed so much on this video ? What happened?. Is he starting to doubt her ?.
    Of course his family will not hear about his illness. People hide their illness all the time. They sometimes even hide from own wives.

    • @somalikanye8642
      @somalikanye8642 7 месяцев назад +7

      He believes her he is just verifying so that all these calls he is getting and messages from the husband's family can be put to rest

    • @DEMOCRACY_NOW891
      @DEMOCRACY_NOW891 7 месяцев назад

      Ridwan maal aduun baa loo balanqaaday just to show some fake results of negative HIV test.
      Or his life has been threatened. Either of the 2. I told him in the comments that truth will always be attacked with big prices and should be careful but he didn’t take it seriously. Now he’s in the middle of a nightmare to disqualify the truth. Lord have mercy on us. I can see what the next video is about to disclose but I hope am WRONG. Insha Allah will see! And remember meesha Waa Africa. I didn’t wanted her to accept his doctor to test.

    • @blackisbeauty4127
      @blackisbeauty4127 7 месяцев назад +5

      It’s very obvious he is doubting the legitimacy of her story. I feel very sad fir her, but she has hard times articulating her story.

    • @fouzifouzi3393
      @fouzifouzi3393 7 месяцев назад +5

      ​@blackisbeauty4127 That doesn't mean she's lying. Ridwan also protects his life as Somalis attack people for no reason. Both concerns you presented are legitimate.

    • @fouzifouzi3393
      @fouzifouzi3393 7 месяцев назад +4

      Yes, he changed, not a wrong way though. He realized that he should have had all the evidence before posting confidential personal documents. As a journalist, he acknowledged he made a mistake not confirming everything by himself prior to the interview. I am glad he's correcting now and updating us with the facts to protect his journalistic reputation and his safety. Hope gabadhaas inay xaqqeeda hesho. Ninkaas asagaa is ceebeeyay waayo wuu ogyahay inuu gabadha dulmiyay muxuu u raali galin waayaya ugana caawin waayay siday nolosheeda u dhisan laheed intuu dib dulmi kale ugu gaysanaayo. Xaqqii afka laga daboolo feeruhuu ka dilaacaa. At this point, I believe that most his family, relatives, extended family and friends know about his ilnes waayo Soomaali war ma qarin karaan kokay xan ahaan hoosta uga guraana.

  • @mawjama831
    @mawjama831 6 месяцев назад

    He is handling absolutely good. he has to be very cure full of each side because it's very sensitive situation and he has to a very good detective at the same time

  • @myenglishbooster6591
    @myenglishbooster6591 7 месяцев назад +10

    Manshalah waa qof Iman Leh qisadeedu aad ayey itaabtay gabdhani illahay cafiamd ha ku siiyo😭😢

  • @hajimohamedomar2215
    @hajimohamedomar2215 7 месяцев назад +1

    bishan ugu qerkabadan oo ramadanka fadligisa iyo alah awodisa adku cafimadidonta salatulelduko walasheydi insa allah

  • @princesszamzzamz1670
    @princesszamzzamz1670 7 месяцев назад +3

    Get tested my dear it's not a big deal to know your status

  • @nuhabdi6250
    @nuhabdi6250 7 месяцев назад +3

    From her words.... pure truth...no need to test her bcz no one would wish to have such kind of disease or even come in public to atter such things....
    Very painful
    That dragon should face trial.#inhuman

  • @Kafi2610
    @Kafi2610 7 месяцев назад +3

    Walashey adkeyso, imtixaan Bad mareysa, Allah Bana jecel kuwa U imtixaano, adunkuna WA Malmo, wad gulaysan inshallah

  • @farhiyoaden5994
    @farhiyoaden5994 7 месяцев назад +3

    Abayo isticmaal hilibka Idaha iyo subagooda yani barida idaha inshallah Rabi uu kaa dulqaadi

    • @zahrocadeey
      @zahrocadeey 7 месяцев назад

      Aad bu igu fican yahay ba maqlay mama qarabo nahay idhahday wil sacudi ka yimid inu xanustay cudurkas laga helay badiyo lo diray isbuc walbo nef ido jab saday lo qali jiray inmuda marku sida u cunay baladka lagenay kdb wa labaray walaga way alxmdulilah

  • @halimahersi1145
    @halimahersi1145 7 месяцев назад +4

    I can’t wait the results please gives a soon as possible

  • @DaudKorow
    @DaudKorow 7 месяцев назад +6

    Surely Allah Almighty will reward you for sure continue practicing patience. Your very strong and a faithful woman.

  • @marishduale7858
    @marishduale7858 7 месяцев назад +4

    Waa qof iimaan leh wlhy mansha allah alle ha ku caafiyo abaayo

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 7 месяцев назад +6

    Abayo ale subxana wa tacala waxan ka baryaya inu ale ka caafiyo lagana waayo xaqaaga ale haku siiyo ninkaas ale umada haka qabto cimrigiisa hasoo gaabiyo abaayo duceeyso oo misaajidada ii duceeyo dheh asxbey u duceeyo gabadhan waa daacad qof wanaagsan😢😢

  • @hamdiwarsame9894
    @hamdiwarsame9894 7 месяцев назад +3

    Ilahay haku cafiyo abayo way ka muqada inaa xanuunsan tahay ilahay waa awoda inuu ka dulqado

  • @Hamdaofficial1
    @Hamdaofficial1 7 месяцев назад +1

    Ilaahoow xaqa afka ha qawan gabdhaas miskiinta xaqeeda banaanka keen

  • @laylaahmed2534
    @laylaahmed2534 7 месяцев назад +4

    Ridwan Mj ma ku cabsigaliyay
    Oo ada gabadhan .u lehay benbashegasay Ridawan

    • @june6206
      @june6206 7 месяцев назад

      Inla cadre yo cidna lagu cad Gus in wa xaq majeerten xaq buu u leeyahay si wiil koda danbiga loo saro in la cadre yo akhiro wey tidhi ma shaqayso

  • @hafsacdy60
    @hafsacdy60 7 месяцев назад +3

    I got suspicious why is she refusing the test??🤔🤔

    • @caingheart621
      @caingheart621 7 месяцев назад

      She didn't refuse walal you can see the test result at the end and ciwaanka

  • @BalqeesZak-mr3xj
    @BalqeesZak-mr3xj 7 месяцев назад +33

    Yes, we need the test to know the truth well done Ridwan

    • @fadumohassan2425
      @fadumohassan2425 7 месяцев назад +10

      I don’t think anyone will make up something like this

    • @wyoming2566
      @wyoming2566 7 месяцев назад

      @@fadumohassan2425 absolutely she even display his civil documents as a confirmations for the somali public.

    • @BalqeesZak-mr3xj
      @BalqeesZak-mr3xj 7 месяцев назад

      @@fadumohassan2425 it’s always good to know the truth

    • @e2oet706
      @e2oet706 7 месяцев назад +3

      Why dp you need to know?First as a journalist one should do due diligence before hosting a guest not researching when he/she is already before you.

    • @abdulganinur3593
      @abdulganinur3593 7 месяцев назад

      He should have done his due dilligence before the interview

  • @ugaasmohamed7476
    @ugaasmohamed7476 7 месяцев назад +3

    #Ridwan issack
    nio suaalaha hada aad waydiinaysid yacnii confirmation questions-ka inaad si private usoo xaqiijid ayay ahayd xaqiiqda
    waadse degdegtay
    Talo
    Qofkasta Markuu uu kula Soo xidhiidhaayo oo uu rabo in qiso Laga qabto( Laga duubo)
    Adoon na hor keenin xaqiiji sheekada qofka markaad Soo xaqiijisid ogaatidna inuu wax uushegayo run tahay Nala wadaag
    Wabilaahi tawfiiq

  • @chouchouchoukri1211
    @chouchouchoukri1211 7 месяцев назад +8

    Congratulations 🎊 👏

  • @A-Dirir11
    @A-Dirir11 7 месяцев назад +2

    Dadka samaroon iyo ciise ugu daacadsan. Macal aabaha iyo adeerka daacad bay ahayeen lkn kuwa sunta somalida ah ee darood, isaaq iyo hawiye baa dadka dulmiya. Allah gabadhan caafimad iyo xaqeeda ha siiyo

    • @khalidabdi3820
      @khalidabdi3820 7 месяцев назад

      Iyadu waa qolomo bro

    • @AbdikadirOsman-c1q
      @AbdikadirOsman-c1q 7 месяцев назад +1

      Xanun darod ba idin hayaha inta darod dunida jogo cuqdada ba u dhimaneysan

  • @amuurama5035
    @amuurama5035 7 месяцев назад +9

    waxaan ahay gabar ku nool dalka sacuudiga waxaan rabaa inaan kula hadlo sideen kula hadlaa

  • @caderrayale7744
    @caderrayale7744 7 месяцев назад +10

    Mashaa allah waa arin fiican in waxla hubsado. Aad ayaan uga damqaday dhibka ay sheegtay inuu ku dhacay, sidaas oo aay tahay waxaa fiican in la xaqiijio waayo in laysdulmiyo oo anaga daawanyna aan cidlo ku dambaabno ma wanaagsana. xaqeeda rabbi ha soo ifiyo Hooyadn/wlashan.

  • @xaliimoxaliimo1782
    @xaliimoxaliimo1782 7 месяцев назад +10

    wll xajka tag oo illhy ku dacwe wax illhy ka wayn maleeh oo daalim ka adag

    • @Kendndnd
      @Kendndnd 7 месяцев назад

      Adi ama dalim tahay maxa yeelay labada dhinac ma wada dhageysan see xukunka u goysay ?

  • @farahkahiye2739
    @farahkahiye2739 7 месяцев назад

    Allaah Subxaanah watacaalaa oo inoo sheegaya ahmiyadda qisooyinka waxa uu yiri: لقذ كان فًي قصصهم عبرةلولي الألباب }
    Qisooyinkooda waxaa ugu sugan waan iyo wax ku qaadasho kuwa caqliga u saaxiibka ah.
    Waxaan rajaynayaa in ummada soomaaliyeed ay ka faa'iidaan qisooyinka.

  • @hoodoahmed330
    @hoodoahmed330 7 месяцев назад +10

    يارب يشيفها شفاء ليس بعدها سقما🤲

  • @aragsanuj
    @aragsanuj 7 месяцев назад +1

    Ridwan issack Never scare u doing the right thing wis wis ha is galinin

  • @muna4224
    @muna4224 7 месяцев назад +2

    She is so innocent markasta arko i start crying wlhi ilahow wanku barya gabdhan xaqeda siii plz guys an u duceyno ducada 40 qof wa maqbuleb

    • @dekaahmed3065
      @dekaahmed3065 7 месяцев назад

      Sis I’ve been sleeping and waking up thinking about her and I’ve been praying for her - it’s not the disease but the stigma she has to deal with 😢 after all the tests

    • @imbashiir1825
      @imbashiir1825 7 месяцев назад

      Allah awoodiisa ha ku caafimaadiyo.

  • @ClaahiBeel
    @ClaahiBeel 7 месяцев назад +13

    Ridwan should have done the test at the beginning, now I don’t know what to do should we pray for her that Allah heal her after Umrah, or pray that she is positive just to prove she is not lying. This is insane, Ridwan you could have avoided this whole situation if you did the test earlier. She has medical records from Dubai, Somalia, Norway and the guy already admitted it. This doesn’t look good let’s hope Khair in shaa Allah.

    • @aazfh_999
      @aazfh_999 7 месяцев назад +5

      I do not think this woman is lying about this thing. There is no human being who can blame me for this disease. This is real, and I feel for her inside her that she is oppressed. But from the beginning, Radhon should have taken the necessary measures regarding whether this is a disease, but I ask God to help her.😢😢

    • @sahra4091
      @sahra4091 7 месяцев назад +5

      Pray for the truth to come out.

    • @bintuzahraa
      @bintuzahraa 7 месяцев назад +5

      May Allah heal her 😢😢

    • @Urfavuser-c3n
      @Urfavuser-c3n 7 месяцев назад +5

      I think some of his family blackmailed ridwan because u can see he’s acting ,talking weird

    • @ClaahiBeel
      @ClaahiBeel 7 месяцев назад

      @@Urfavuser-c3n I can feel the pressure.

  • @Umm_HN
    @Umm_HN 7 месяцев назад

    Yaa Allah adigaa canuunka keena oo qaada allow iyada iyo inta lamidka ah kaqaad Amiin waxaa laga yaabaa isaguba in aanu isu ogeyn markuu guursanayay alahu aclam ee samir walaalo Allah ku caafiyo waxaba haku dacwaynin ee Allah caafimaad weydiiso wabilaahi towfiiq

  • @nashsomalian1658
    @nashsomalian1658 7 месяцев назад +2

    Ridwano Shaqa kulus aya noohaysa Somali people Mey aan kunafisno ayan laeen Keep going bro

  • @aminayousuf-ej4il
    @aminayousuf-ej4il 7 месяцев назад +1

    Allah Wayne Cadaladiisa Ha siiyo Mama Inzha Alllah cadalada ilahay agtiisa taala wana helaysaa Xanuunka Ilahay Danbi dhaaf hakaga dhigo waad ku sabirtay waana Imtixaan Ilahay haka kor qaado

  • @maryanmaye1369
    @maryanmaye1369 7 месяцев назад +1

    Why did she wait until now this happened longer time ask her if she waited this long time.

  • @najibxajinur4553
    @najibxajinur4553 7 месяцев назад +4

    Waa xaqiiq gabadhaa warkeedu wey shaqayn jirtay neerasbay ahayd dhibkaas ku dhacay halkaas ayuu ku jógsaday mustaqbalkeedi waa la garanayaa ILAHAY ha caafiyo insha alla waxbaa helay gabadhaa gabadh dhawrsoon bay ahayd Iska shaqaysay shaydaanka insi iskaga soo dhigay xanuusanaya

    • @BasroBishar
      @BasroBishar 7 месяцев назад

      Maistaqanini

    • @drdekhajji2544
      @drdekhajji2544 7 месяцев назад

      Walal maistaqaanaan.

    • @najibxajinur4553
      @najibxajinur4553 7 месяцев назад

      @@drdekhajji2544 haa isku magaalo ayaanu ahayn inantaa qadar aa heshay Dr bay ahayd

  • @Thestrongestbattleground_pro
    @Thestrongestbattleground_pro 7 месяцев назад +5

    Waan aamin sanahay gabadhan abaayo Allah kaa dulqaado 😢 😢waan xanuun magaciisa ayaaba kudilaayo wlhi hooyadey ayaa lagu sheegay naxdintii wlhi wey udhimatay isdeedka ugu danbeeyo ayey mareysay nin ayaa uqariye ayadana markii loosheegay 😮😮😮 wey kutagtay wlhi shib ayaa kasoo hartay allow kuunaxariiso hooyo xanuun aduun iyo naxdin waad aragtay

    • @HamdiSiyaad
      @HamdiSiyaad 7 месяцев назад

      Abaayo allaha u naxariisto hooyadaa qabriga Allah u waasiciyo

    • @hiboabdisalam1008
      @hiboabdisalam1008 7 месяцев назад

      Illahy ha unaxa riisto hooyo wa muhim inla isbaro gurka kahor baritan lawada arkayo illahy ku fafinayana umadisa hakaqabto waxy kafa idayan ban ba layabanahy xasidnimo badana dadku

  • @drdekhajji2544
    @drdekhajji2544 7 месяцев назад

    Waa gabadha akhlaaq iyo iimaama ka muuqato Allah Caafiyo walasheena.

  • @hodanabdilahi9090
    @hodanabdilahi9090 7 месяцев назад

    Axx she is so innocent wlhi 😢ilahay haka dulqaaado amiiin

  • @naimaibraim1164
    @naimaibraim1164 7 месяцев назад +9

    Maamadan aadbaa lodulmiyay wlhi wan kasexan wayay xaqeda allha usoodhiciyo mustaqbal la aan owlad la aanbuu dhigay rabiyoo caafi

    • @ayaansaiid380
      @ayaansaiid380 7 месяцев назад +1

      Walhi walhi qalbigaa Xanuuun badanaaa

  • @barbatov288
    @barbatov288 7 месяцев назад

    Ridwan qof summer batahy sxb wlhi Masha Allah markad tirii wanku baraa weyka mermerise shekda sidad u dhuxdey u dhuxey attention keda ka shakiye

  • @museibrahim2796
    @museibrahim2796 7 месяцев назад +1

    Waa khalad inaad dhigto sawirka qofka, inaad gabadha ku tidhaa aan ku baadhono waa khalad labaad, Adeer

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax 7 месяцев назад +2

    Hambalyo Hambalyo walal ridhwaan isaaq shaqo wacan ayaad qabatay
    1 million subscribers ayaan kuu rajeynaa inaad gaarto sanadkan 2024 insha allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Fahima-d5j
    @Fahima-d5j 5 месяцев назад

    Please agreed to be tested

  • @idman-bt3tf
    @idman-bt3tf 7 месяцев назад

    Ilaahay ha kaaqaado walal insha Allaah Dhamaan muslimka gaar ahaan somalid

  • @n.o9837
    @n.o9837 7 месяцев назад +1

    What’s up with the video title? Respect you guests!!!

  • @semiraabdilahi4207
    @semiraabdilahi4207 7 месяцев назад +1

    Mashallah qof adag oo ilahay iimaan siiyay weeye ❤❤

  • @خلودا-م5ط
    @خلودا-م5ط 7 месяцев назад

    Hey bro what’s the update ? Was this story confirmed or what !?

  • @fatimamahdiismail6535
    @fatimamahdiismail6535 7 месяцев назад

    Qof aan xanun qabin iskuma saadin karo ilhy wa qadir yarbi gabdha cadalad siii yallh cafimad siii i.a allh wad cafimadysa mida labad gabdha si naxriisleh ulhadal mamo 50 jir haku orane ixtiraam samee

  • @hamdakaarshe6350
    @hamdakaarshe6350 7 месяцев назад +1

    Ilaahy cafimd taam ah ha siiiyo gabdhaas 🤲

  • @hassanbinadow1190
    @hassanbinadow1190 7 месяцев назад +3

    Ridhwan ciwaanka sidan si ka fican ayad uqori karte walal plz change 'mamadi 50ti jirka ahed,🤔just look another logic profile to change this one plz bro ridhwan

  • @najmamohamed583
    @najmamohamed583 7 месяцев назад +3

    Qof xanuun aan qabin why kuu dhahysaa waan qabaaaa taas inaad dhahdo waa khalad ridwaan

  • @AhmedHussein-yb7rc
    @AhmedHussein-yb7rc 7 месяцев назад

    Abaayo Adne Allaah awood ayuu u leeyahay in uu kaa qaado marka Allaah hakaa qaado

  • @falisgaal
    @falisgaal 7 месяцев назад +3

    Ridwan wall so sheeg please positive mise nagative wa muhiim in la ogaado sax waaye wall

  • @idmaah
    @idmaah 7 месяцев назад

    So is this it ?we need an update