Maxaa Kala Qabsaday Sh Shibli & Jamacatu Tabliiq

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 июн 2024
  • Please Subscribe ✓ SHARE ✓ LIKE✓ AND COMMENT ✓ Thank You ✓ fadlan Subscribe Sakinamedia.

Комментарии • 76

  • @maxamedaashaguur
    @maxamedaashaguur 29 дней назад +5

    Xaq tabiiq kama xumaado 17sano anaa la socday waligeu qabri ma caabudin xajka ilaahey waan gutay dacwad laga shaqeeyo iyi cibaado la hagaàjiyo oyo tasbiix iyo qowlkii ilaah iyo kii rasuulka mooyee àan wax kale ku arkin

  • @user-dy9vg5vm8z
    @user-dy9vg5vm8z 3 дня назад

    احسن الله اليكم

  • @mahamoudnoor489
    @mahamoudnoor489 5 дней назад

    Sheekh nimnku wa tabliqiyeen maha dad cilmi fidiya

  • @axmedwalishcumar2562
    @axmedwalishcumar2562 Месяц назад +1

    M a Ilaah haku barakeeyo

  • @user-lw2yx1yi2u
    @user-lw2yx1yi2u 11 дней назад

    ماشاء الله وجزاك الله خيرا وحفظك الله يا حببي وأعوذ باالله من الجاهلين والفتن

  • @Abuxudayfa
    @Abuxudayfa Месяц назад

    Shekh Alaah haku Barakeeyo

  • @suluuali3262
    @suluuali3262 Месяц назад +2

    SHEEKHU WUU KUFOGAADAY TABLIIQA DADKA DIINTA IN LABARO WAY FIICANTAHAY LKN DADKA IN SALAADA IYO MASAAJID LAKEENO AYEY CULUMADA USOCDAAN KADIBNA DIINTA LABARO NINSHANTA WAKHTI TUKAN GOORNABA DIINLABARAA

  • @abdirahmansheikh378
    @abdirahmansheikh378 Месяц назад +4

    Waa runtii arinka ah qof aan wax aqoonin ayaa istaag wacdi la dhihi laakin maqsadka laga leeyahay ma ahan inuu wacdiyo ee waa inuu ku dhasho dareenka ah inaay wax ka maqan yihiin markii uu cabsado

    • @user-ok1fw3qd3f
      @user-ok1fw3qd3f 27 дней назад

      Sax wallah siiqbuu isku shegayaa sane uma fikiraayo

  • @CumarSalad-sw1xf
    @CumarSalad-sw1xf 26 дней назад

    Tabliiq yaa ladhahaa ❤❤❤

  • @BarodiirMadaxeey
    @BarodiirMadaxeey Месяц назад +2

    Ma tabliiqdii bas lagu dhagan yahay kuwaan iyagoo gaala haysta goorma la arkayaa

  • @DjamaMoussa-hk7yq
    @DjamaMoussa-hk7yq 17 дней назад

    asc w w sh shibile dambigaaga allaha dhaafo anu tabliiq baan ahay 30 sano qabrina matagin xanafina ma ihi sheekh wayn baatahay ee waxaad sheegi hubso

  • @walaalahadaarudacwa8120
    @walaalahadaarudacwa8120 Месяц назад +2

    Asc oo haday axmaaf yihiin maxaa ku jaban Abu Xaniifa miyuuna Taabici ahay ma adaa ka cilmi badan miyuuna afarta mad hab ahayn Sheikh waxaan kala qaybinaysaa Muslimiinya please kadaa khilaafku mafiicna tabliiqa waad dulminaysaa waad ugafaysaaa maanta muslimiinta waa la iskugu tagayaa adna waxaad fulinaysaa mashruuc aadan war u hayn sheikh waxaad ku eedaysay Cilmi daro miyuuna Nabigu odhan CSW iga gaadhsii xagayga aayadna ha ahaato ee maxaa diiday hday sheegaan intay yaqaanaan ??

  • @abdiyowodowa4124
    @abdiyowodowa4124 2 дня назад

    Subhanallah Sheikh yaa dambajiyay oo warka benta udiibay tabliqdu hadalka ay wacdigotha kufuran waxaa kamid ah....Allah qaliq...laa qaliqa ilaa Allah.....Allah raziq laa raziqa ilaa Allah.... Ninkas miya mushrik noqoni karaa...
    Mida kale tabliq ayaa qabri cabuthaan oo Pakistan ayey hajka uu athan waa sheka kale....nimankas wax kahujaj bathan maloho masajidka Pakistan kuyalo iyo kan isli sixka kuyalo hal ayuu uyahay mana kala fadli badno.... Pakistan waxaa loo athay shuratha calamka iyo khuruj.. wax kale oo cibatha loo atho maloho....cilmi yari haa lakini nimankas iyo shirki wey kala der yihin....
    HADII HADALKAS GAFKA AH EY AQON DARI KUU GEYSAY....ALLAH HAKUU DAMBI DAAFO.....HADII EY KAS IYO KAMA KAA EHEDNAH ALLAH KUMADAAFO OO HAKUGU CIQABO.....
    WACDIYASHATHA AYAAN DAGESTA WANA AMINI JIRAY WAXAN KAA DAGESTO BALSE MANTA AYAN OGAATHAY WAXAD ADH NOO SHEGTO INEY DIN EHEN OO SHAHWATHATHA TAHAY.....😢😢😢😢😢😢
    TABLIQ HADA WAN BARAHNAY WAQTIGI NALOGA SHEKEYNI JIRAY MAAHA...MANTA 5 RUXBA 3 WEY BEXEN.....ANGUKA NAYO SHEIKH SHIBLI MUST GO 😂😂😂

  • @maxamedaashaguur
    @maxamedaashaguur 23 дня назад

    Cilmigooda iyo xaafidil quraankooda ma gaari kartaa suhdigooda iyo saluutul leylkooda magaaro kartaa inay kacbada dawaafaan xaj marna cimreystaan ma gaari kartaa sadaqa iyo soon iyo sunaha nabi muxamad scw oo aan ilbirqsi laga maqnaan ma gaari kartaa waajeclaan lahaa sidii aws iyo khasraj sidii ay intey banaan isugu soo baxeen ooy isugu tartameen diinta inaan ugu tartano

  • @mahadhodey2774
    @mahadhodey2774 29 дней назад +1

    Khawaarij sheydaan

  • @user-pp3mx9qf3u
    @user-pp3mx9qf3u Месяц назад +1

    Maashaa Allah

  • @cabdirisaaqxaashi2277
    @cabdirisaaqxaashi2277 Месяц назад

    جزاك الله خيرا يا اخي العزيز شيخ شبلى

  • @habibahassan7290
    @habibahassan7290 Месяц назад

    Walaahi sh,Shibli aniga hadda kahor ayaan xadiith arbiciinka ka mid ah weydiiyey wiil aan walaalo nahay oo tabliiqa wuuna garan waayey.

    • @IssaBarre-vi7nn
      @IssaBarre-vi7nn Месяц назад

      Tabliqda inyar maogi intoda badan waa kuwa melha laga so qabty kaadib umada waax usheg ladaha bisinkana mcnhisa garan maayan tasa dhiib aah sida kle waa daad fcn

  • @ahmedmohamedabdi8814
    @ahmedmohamedabdi8814 Месяц назад

    Sheekha waa runtii

    • @bouhahmed5537
      @bouhahmed5537 Месяц назад

      Il aura un jour de jugement que Allah le ferai juge toi qui porte le nom du prophète Ahmed Mohamed cher frère demande au pardon a allah inchallah

    • @mohamedabdi9233
      @mohamedabdi9233 Месяц назад

      ​@@bouhahmed5537which language is this

  • @mustafeaxmed4552
    @mustafeaxmed4552 Месяц назад

    صدقت والله

    • @maxamedaashaguur
      @maxamedaashaguur 23 дня назад

      @@mustafeaxmed4552 sadaqta walaahi cajiib laakii waxaa kaa daran asaga oo leh qabuurey dawaafaan

  • @dr.ahmedhersi2639
    @dr.ahmedhersi2639 Месяц назад +1

    Sheekha Alaha ha’kacafiyo waxyaalaha aan saxaha an ahayn uu ka’sheegay Jameecada

  • @AliTaajir-zn8lq
    @AliTaajir-zn8lq 11 дней назад

    Ninka aayad garanaya ee la wareegaya ayaa ku dhaama adoo cilmigii la fadhiya kaabaa kaa khayr roon

  • @suheybcabdiraxmaan6076
    @suheybcabdiraxmaan6076 Месяц назад

    Muxaadaradaan oo dhameystiran oo dhametstiran intee kahelaa

  • @maxamedaashaguur
    @maxamedaashaguur 23 дня назад

    In ilaahey awoodiisa laga hadlo iyoquraanka waxa uu na faraayo oo si xaq ah loo caabudo ku dayashadaaduna noqoto mabi muxamad scw diintana loo baxa mooyee wax kalea arkin aduunyada oo dhana intaas lala maro masjidka hindiyana waxaa loogu tagaa shuura iyo khuruuj shiika maxamad il yaasna waaku duugan yahay meel aan ka fogeyn markaska oo wa xaa loo booqdaa siduu nabi muxamad u booqan jiray waana loo duceeyaa aakiradaada ha isaga ciyaarin

  • @mahadhodey2774
    @mahadhodey2774 29 дней назад

    Asagaaba khawaarij ah muxuu dad kasheegayaa

  • @cabtanmohamed4514
    @cabtanmohamed4514 Месяц назад +4

    Tapliqa uma arko in ay qaldanyahiin ?

  • @abdihussein8917
    @abdihussein8917 Месяц назад +1

    Isagaa cilmi. Sheeganayoo isagu khruuj habaxo oo dadka ha u sheego..
    Hadaanu baxayna dadka baxaya waxba yuu the kadsgheegn

  • @dalmarcabdilaahi8566
    @dalmarcabdilaahi8566 Месяц назад +1

    Sheekh run baad sheegaysaa.
    Xaggan Hargeysa waxaad arkaysaa nin Tuug ah oo Ku dhex jira midhkaasi waa xaqiiqa

  • @maxamedaashaguur
    @maxamedaashaguur Месяц назад +1

    Danbiga aad ka galeyso dacwada ciqaabteeda al
    Aha kaa dhaafo

  • @dr.mohamedabdisheik8813
    @dr.mohamedabdisheik8813 29 дней назад +3

    Sheekhow, Kuwa dadka ku xira fekerka Wahaabiyada oo ka jeediya Mad habka Shaaficiyada maxaad oran lahayd,

  • @husseinhassen6662
    @husseinhassen6662 Месяц назад +2

    Tabliiq intay diinta u qabteen asagu ma u qabtay dadka tukada oo la dhaho baa ku filan wax badana waa qaabteen

    • @2daysago_
      @2daysago_ Месяц назад +1

      Videoga daawo ....sheikha waxa ay qabteen iyo diinta ay faafinayaan waaba taageeray wax wanaagsan ayuu ku tilmaamay.....,sheikha ayaad mucaarad kutahay wll iscadee.
      Wanaagooda maba xaqirin waa sheegay lkn macsuum maahan qaladaad bay leeyihiin....qaladkooda waan in la sheego wll ha xanuunsanin.

  • @abdinasirdahirali3746
    @abdinasirdahirali3746 Месяц назад

    video-gaan oo dhamaystiran meel aan ka helo ii sheega plz

  • @maxamedaashaguur
    @maxamedaashaguur 4 дня назад

    Hadii waxa aa ka sheegeyso tabliiq dadku kaa dhagesan lahaayeen adiga iyo kuwa kula mida way farxi lahaayeen nasiib daro marka aad been ka sheegtaba waan sii jeclaanaa cadaawadaana waa lagaa horeeyay ducaada waxaa dhahdo iyo wax ka badan ayaa la dhihi jiray

  • @ARSHAAD01
    @ARSHAAD01 29 дней назад

    SHEEKHA TABLIIQ WAA WADA QALDAN YIHIIN MA DHIHIN LAAKIIN WAXAAD SHEEGEESID ISKA HUBI MA DAMBI BAA?

  • @abdirahmansheikh378
    @abdirahmansheikh378 Месяц назад +1

    Suaal kale yaa saameeyn badan nin cilmi aan dareen laheeyn xambaarsan oo hadlay iyo mid aqoontiisa yartahay oo murgeeysan markii uu hadlo

    • @himilochannal1547
      @himilochannal1547 Месяц назад

      Ka cilmiga leh baa Allah iyo Rasuulkiisuba Scw Amaaneen, kan bilaa cilmiga Ah waligiiba ha iska Nuursanaade waa laga kheyr badan yahay lkn isna wuu wanaagsanyahay kheyr baanu leeyahay

  • @user-wh6nv2ns1e
    @user-wh6nv2ns1e 21 день назад

    Wali kama hayno usuusha uu ku ciladeeyay maka hayno

  • @mohammedmuuse4270
    @mohammedmuuse4270 29 дней назад +1

    Allihayow culimda noo dhowr walee la aantood wenu halaagsami lahan baadilka ayey is hortaagaan oo dagaal kula jiraan

  • @maxamedaashaguur
    @maxamedaashaguur 23 дня назад

    Qabuuraha maxamad ilyaas waa la booqdaa waana loo duceeya maxaa ugu been abuuraneysaa ducaada

  • @Shamuuri_official393
    @Shamuuri_official393 Месяц назад

    Tabliiq wax jiro ma ahan nimankaas mudaa la socday waxooda diin umad la gaarsiinaayo ma ahee waa tuugo sadkaaga adigaa ku darsanaayo qof baahan hadi ad wax siiyo sadkaaga wey u dhamaatay baadiyaha somali dad waxaa jiro xitaa nabi scw aan aqoon din ma gaarsiyaan kuwaas waa sheydaamo

  • @nurabdullahi2690
    @nurabdullahi2690 4 дня назад

    Shaikh shipili waa nin cilmi lah lakiin hadaladisa waa inuu group ku dhaganada sheekh dadka wani tabliiq waynu naqana adi nama bareysid

  • @suldaantyga9084
    @suldaantyga9084 Месяц назад +1

    Shibilow wax wax kaa sheega maleh inta qalad aad gashay waa cad cad yihiin cid ku daba tagana maleh ee Culumada ka har aad cadeysatey in aad ka daba laalado

  • @leyloibrahim11
    @leyloibrahim11 Месяц назад

    War sheekha dhagaysta oo alle kabaqa oo cilmiga barata waxa halkaa somali dhigtay waa cilmi dhogool oon sal lahayn tabliiqu in jaanib mudlim uu leeyhay i waa la ogyhay suufiyaalsha iyaga warkooda daab marka qofna. Hatageerine diintaada baro oo cidna marti ha uga noqon masaisha bara

  • @mohammedhussein6097
    @mohammedhussein6097 Месяц назад +1

    scw war shibilow adiguba soo diga soo sara khawarijiyiinta ao diga la siyaarto mohammed abdulahi ada jahila khatumada ha segin

  • @soofehirre1380
    @soofehirre1380 29 дней назад

    Wadaadku waxa uu sheegayo xaguu Ka keenay kkkkk

  • @abdirahmansheikh378
    @abdirahmansheikh378 Месяц назад +2

    Shaqa ayaan kuu dirayaa shilli tirikoob ku sameey dadka aduunka ku nool ee dacwa ubaahan iyo kuwa culumada ah ee dacwa gudbin karta ma is kaafiyaan. Suaal kale adiga ma inta masaajidka soo gashaad wacdisaa mise inta aan masaajid shaqa ku laheeyn ayaad ufikirtaa

    • @mohamodmohamod3574
      @mohamodmohamod3574 29 дней назад

      Dadka diinta u banbaxaya ee diinta fidinayaa aqoon haw yeeshaan hadalkaasi sheekha waan ku taageeray waanna ku saxan yahay .
      Dadka dacwada fidinayaa mar walba way ku yar yihiin bulshada oo waa dad kooban oo arrintaas u ban baxay ,dadka loo baahan yahay in dacwada la gaadhsiiyaanna masaajidada ma jooggaan ,badankooduna waxaa laga yaabbaa inay gaallo yihiin ama beledka gaalada jooggaan.
      Xaqiiqdu waa sidaas

  • @abukarmaxamed5376
    @abukarmaxamed5376 14 дней назад

    Murji,Ada casrigan joogta ayaa umad kale waxka shegeysa waxbo isma dhantan adiga iyo kuwa aad shegeyso

  • @mohamodmohamod3574
    @mohamodmohamod3574 29 дней назад

    Sheekhaan waan fahmey mawduuca uu kaga hadlay jamaacada tabliiqa.
    Iyadoo aanan ciwaankiisa haynin,hadanna waxaan weydiin lahaa hal su,aal oo aan ka baxsaneyn mawduuca
    waxaanna jeclahay qofkastoo aqoon u leh diinta inuu iiga soo jawasbo .
    Su,aashuna waxay tahay waxaa jira xaddiis macnihiisu ahaa sidatan soo socota ,inuu nebigu scw uu yidhi : "ummadeydu waxay u kala bixi doontaa 72 firqadood ama koox diimeed dhammaantood naarta ayey gelayaan mid mooyaane intooda kaleeto
    Taasina waa tan sunnahayga raacda."
    Hadaba waxaan weydiinayaa sheekha ummada nebiga ma ku jiraan gaalada ka dambeysey waqtigii nebiga ilaa maanta kuwa nool sida christians ama nasaarada ,yuhuudda,mushrikiinta ama budismka iwm ?
    ummada xadiisku ka hadlayaa waa kuwee?
    ma kooxaha islaamka oo keliya baa ?
    sida sunniga iyo shiicada?
    Waxaan ka sugayaa jawaab sheekha ama ciddii kaleeto ee aqoon u leh?
    Su,aasha labaad haddii arrintu tahay muslimiinta oo keliya
    Ma ka mid yihiin kooxaha la sheegayo tabliiqa iyo suufiyada kooxeheeda kala duwan ?

  • @rashidhamud414
    @rashidhamud414 Месяц назад

    Waxyalabadan ayaytbenkashektay

  • @abdinasirdahirali3746
    @abdinasirdahirali3746 Месяц назад

    yaa igu caawin kara video-gaan oo dhamaystiran

  • @bouhahmed5537
    @bouhahmed5537 Месяц назад

    shibli arrête insulter des gens tabliiq il appelle les gens qui ne fait pas la prière et toi il faut que tu l'apprennes à réciter le Coran et plein de savoir

  • @saedabdilahi2124
    @saedabdilahi2124 24 дня назад

    Qabribay booqdaan waxba kama jiraan anaa raacay ee ilaahay kaba waxaa aad sheegayso hal shay ka maan arag anoo aan waxbadan ka aqoon diinta ayaan raacay anoo wax soo bartay ayaan ka oo noqday waxba ma yaqaanaan waxba kama jirto salafiyoow

  • @gigachad9879
    @gigachad9879 Месяц назад

    Tabliiq markaad salaad la tukataad naceysaa safka lugaha hadaad ku taabatid ma oggola marka Salaadda laga baxuu ku leeyahay mar danbe lugahaaga hey taabsiin. Don’t tach me kkkkkkkkkkkkkk

  • @dr.ahmedhersi2639
    @dr.ahmedhersi2639 Месяц назад

    Waxyaalo badan ayuu been ka’sheegayaaa

  • @abdiali5383
    @abdiali5383 Месяц назад

    Nin shiiq hadu runta shega'wahabi mya marka.

  • @Hornscope
    @Hornscope Месяц назад

    Tabliiqu waa nooc minal tourism

  • @user-ok1fw3qd3f
    @user-ok1fw3qd3f 27 дней назад

    War illahey kacabso shirki adinaka u horeeyo sad uso socotay matabliiq bad kuken kenta sheydan batahay ee alle kacabso shiiq xussen cali jabuuti magartid waligaana magaresid aabahey baa tabliiq ah mana gartid adiga hada wax taqaano maxad lafadhisaa madiinta fafisi sheeydan bad tahay😒😒😏

  • @aliyabeh1722
    @aliyabeh1722 Месяц назад

    Wahabi dariqadisa hada kuraacin agtisa waxad katahay gaal tabliqa way kuhinasen wayo dad karaacaya badan

    • @mukhtaarciise2585
      @mukhtaarciise2585 Месяц назад +1

      Wahaabi iyo waxaas ka kaalayoo tabliiqa raac markaa soo ogaw adigaa arki doona mid tuug ah oo la socdee Pakistan way tagaan oo waa run oo badanka mid aan diinta waxba ka aqoon oo dhexda kasoo raacaybaa dadka wacdinaya

  • @ClrasaaqDucaale
    @ClrasaaqDucaale 26 дней назад

    Waaryaa waxaad sheegayso waa been waxaadse adu ii sheeg taa hadaad cilmi sheeganyso waawul cadaf iyo waawul qasam sheekh maxamed ilyaasna waxba kama sheegi kartid waxaad tahymunaafaq

    • @ClrasaaqDucaale
      @ClrasaaqDucaale 26 дней назад

      Waxan kuu aragnaa anagu hadaan nahay tabliiq kuwa umads amraya in lays qarxiyo iyo itusnimo u baranyso cilmiga oo halgaa sheegi aad dadka uga hor hadlyso waxan ku leeyahy ka joog ka joog hadaad wax sheegayso umadan is dilayso sodoh iyo sedi isku gawracysa ayaad wax u sheegi lahayd iyo inan iyo abtigii ee culimada waxba haka sheegin adi iyo noocagoo kle badow cilmaamad loo xidhey ee geela laga keenay kutubta aad sheegaysona waxba kama garanysid hadaan kitaab iskula imano ee waxaad Soo qadaa kitaab ka ajruumiga iyo kawaakib duriyu