أللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا طيبا مباركا فيه إلى يوم الدين مليون مره أللهم آمين يارب العالمين ☝️ 💚🤲💚🤲💚🤲💚🤲💚🤲💚🤲💚🤲
Maxaad waxyaabaha aan la jecleysan ugha hadashaa, sitha injirta mathaha nabigha scws iyo xalaalnimatha waraabaha, adighoo heli kara mawduucyo kale oo ka faa'itho bathan.
Adiga mas aladaas ka gar bax somalida nabiga lama maro wey jecel yihiin waxba haka sheegin 12:51 الحديث الذي رواه مسلم عن أم حرام التي كانت تفلي رأس محمد صلى الله عليه وسلم من القمل، فهل كان في شعره صلى الله عليه وسلم قمل؟ أليس هو خير خلق الله؟ وكيف يكون في نبي الله قمل؟ سامحوني على الإزعاج
Sheekhow xadiithka ma waxaa lagu rumeyna saxaabiga qorey hadii xataa aritu ay tahay wax aan Nabiga (NNK) loo qaadi karin madaama naag ajnabi ka ah ولا تقَفُ ما ليس لك به عِلمُ إنَّ السمع والبصر والفُأَأد كل اولك كان عنه مسأُولاً
@@shukriyoqanciye3793 Sheekha ha caayin Allaah ka baq malaa’ik ayaa garbahaaga saaran Allaah subxaanahu watacaalaa waa ku arkaa waxa aad qoreyso آللهم هل بلغت
Bal kawaran qofka codkaas jarjaray ee abuuray dulmiga intaas la eg, walee naartuba gelisteedaba shaqa ayay u baahantahay bal yaa ka cafinaya qofkaas danbiga intaa la eg! 🤔
Wadaadka waxba si ka ah xoga quursi ah ku jira injirta Rasuulka maxaad cashar weyn o buun buunin ugu soo qaadatay mida awoowayaashaadi ku jirtay maxaad ugu xusi weyday goobtaas o ugu dari weyday xata adeeradeydi hore injirbey lahaayeen iwm taaso no muujin in ujeedo bahdil aad ugu soo qaadatay tusaale my idea ولله اعلم.
Adiga kan 1aad ee sheekha ka hadlay xabbad ma dhaantid haddaan ku dhaho kawaran? Sheekh Mustafa ha Sharxo Saxiixul bukhaariga markaas asoo xadiithkaa sida sheekha u sharxayo waad arkiye.
Yaa ku dhahay sh. Mustafa aya cilmi badan sheekh mustafa waa daaci wacdiya wax ma fasiro Anigoo sheekh mustafa jecel hadana Sheekh umal waa mufti oo waliba fasira
Sh Mustafa iyo Sh Umal Sh Umal ayaa cilmi badan culimada soomaaliyeed ee hadda noolna Umal ayaa ugu cilmi geeridi Sh Cumar Faaruuq kadib marka soomaalida jahli iyo qabyaalad iyo suufinimo ayaa dhib ku heeysa injirta aad diidan tahay Bukhaari ayay ku qoran tahay sh Umalna kuma qorin. Mida kle Nebi Muxumed csw bashar ayuu ahaa.
Somali government's statements are contradictory .Hassan Sheikh Mohamud and turkey president Recep tayyip erdogan . Who was as a Somali friend, helped with Ethiopia to take our sea . Made an agreement with Ankara to give Ethiopia Somali sea .He betrayed the Somali nation Ankara Declaration (Heshiiska badda ) Waa aqoonsi buuxa inay Ethiopia xuquuq as aasi ah u leedahay badda
😂😂😂 UMUL WA KHAWAARIJ ALSHABAB WAXEY WATEN NIN SIXIROOW AH EE HINDI AH. QOF KA IS QARXINAAYO. BARAFUUM BAA NARIRAYA WAHAABI TAKFIR TABLIIQ DHAMAANTOID MUSLIMIIN MA AHAN WA MUNAAFIQIIN WAALA HUBA. SOMALIYEY HURDADA KA TOOSA. DHIIGOODA WA CIBAADO
Shiikhow Xadiiskaas haduu Sax yahay??. Naag Ajnabi ka ah oo keligeed ah, Nabigeena SCW ma u imaan lahaa ? Maxaase Madaxiisa u geeyey? Allaha Wayn baa og waxuu sax ah?
Maxaa loo caddeyn waayey waxa ka dhexeeya umxaram.? taasaa loo baahanyahay in la waadixiyo oolakala saaro ee ma ahan anis yaa weriyey lagu ekaado .sheekh umal iyo wixi ku raacsan maxa weeye danta laga leeyahay xadiiskan ama faaidada inoo leeyahay in sidaa loo sheego? jawaab kabixiya kuwa soo qaatay xadiiskan .
Sh. Umal Bal animal iga jail saar injirta iyo gabadhan timijsa tatabanay Anigu 71jirban ahi mean maqal. Se xigmada xadiiska noocan oo kale ku jirta maxay tahay?
😂😂 UMUL WA KHAWAARIJ ALSHABAB WAXEY WATEN NIN SIXIROOW AH EE HINDI AH. QOF KA IS QARXINAAYO. BARAFUUM BAA NARIRAYA WAHAABI TAKFIR TABLIIQ DHAMAANTOID MUSLIMIIN MA AHAN WA MUNAAFIQIIN WAALA HUBA. SOMALIYEY HURDADA KA TOOSA. DHIIGOODA WA CIBAADO

Injirtu wasakhda miyanay ka dhalan rasuulka sala alahu calayhi wasalam dhididkiisaba caraf udgoon ahaaye❤❤
Dhidid oo dhan ayaa wasakh ah ee aamus walaal warkaas ka bax
Isfaqfirullah😢😢😢😢 nabiga kumid maaha dadkaan @@najiibsilver7206
Nabiga injir malaheen 😢😢subcaanahlaah 😢nabiga Salalahu calayhi wasalam ale ayaa karaameeyay oona doortay udug iyo caraf dhalaal ayaa kumaneestay
@@najiibsilver7206 ma waxad diidantahay dhididka rasuulku scm inuu caraf udgoon ahaa
Ehlu januhu waxaa lasheegay inay dhididaan lkn miskiga wuu kacarafbadan yihiin@@najiibsilver7206
أللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا طيبا مباركا فيه إلى يوم الدين مليون مره 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚
Makitaabaa saas qoraayo😢😢subcaanahlaah nabigeena salalahu calayhi wasalam sharaf iyo kaaramo ayuu leeyahay ale ayaana doortay
Allah akbar ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉
اللهم احفظ الشيخ وأمثاله وأحسن خاتمتهم وارزقهم الجنة🤲
Nebigeena scw isagaa na barey nadaafada iyo inaan dumar ajnebi ah lala khilwoon markaa saad xishood li idaada haweeney maxramkiisa ah ku sheegtey ajnabiyad, taflii oo baarid ahna ku fasirtey injir iyo qashin insha allah Ilaahey adduunkuu kugu kashifi xumaantaad qarineysaan Wahaabiyooy.
Umal xageee soomaaali ugu khayrbadan yahay
sh umal.allaha.kubarakeeyo
Sheekhuna allaha ku barakeeyo
Waxan hadlayaa
Maxay u baadhi
Waayeen kitaabkaa uu
Sheegayo nabigu saw jidhkeenoo kale
Wixii inagu dhacaa way ku dhacaan
Cilmiga ficanaa... جزكاالله
لاحول ولاقوة الا بالله العلي العظيم
أللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا طيبا مباركا فيه إلى يوم الدين مليون مره أللهم آمين يارب العالمين ☝️
💚🤲💚🤲💚🤲💚🤲💚🤲💚🤲💚🤲
Sheekheena Allaah hanoo xifdiyo ceeb malaha sheekha ee jaahiliinta ayaa qaladka leh ❤
Cagdheer 😂😂😂😂😂
@balqeisahmeth1037
Cagdheer maxaad ula jeedaa Subxaanallaah
@balqeisahmeth1037
Maxaad ula jeedaa cagdheer
Naclatulahi sheekh umul nabiguu caayay naceeb uu u qabo
Xayeey jail baa taxay
Maxaad waxyaabaha aan la jecleysan ugha hadashaa, sitha injirta mathaha nabigha scws iyo xalaalnimatha waraabaha, adighoo heli kara mawduucyo kale oo ka faa'itho bathan.
Allahu Akabar❤❤❤❤
انا لله وانا اليه راجعون
The best sheikh
maashaa allaah sh umal jazaakallaahu khayran maamo☝️
😊
Shiekh Umal Allah hannooxafido
Oo.suaal sidee nabiga scm naag ajanib ka ahi u tatabataa😢😢😢
Nebi muxamed sallallaahu calayhi wasalam anigu aqoonta aad baa la iiga badiyaa balse nebi muxamed dhididkiisu udgoon buu ahaa timihiisa iyo jidhkiisu udgoon buu ahaa aad ah siday markaa wax wanaagsan mooyee wax xun uga dhalankaraan
Nebi muxamedow udgoonow rasuulkii illaahay noo soo dirayow illaahow I tus rabigayow
Oo maxaad ninka carabkaa meesha usoo saartay ayadoo nin Soomaaliya laga hadlaayo
Kkkkkk Sheikh Umal Alle hakuxafido
Uff waryaa
Salalahu caleyhi wasalam
Salalahu calayhi wasalam ❤
Subxanaallah
❤❤❤❤
War axaadiista barta daaya sheikha
@@CabdiqaniAxmednuur-b1w MaashaAllaah baarakallaahu fiik waa runtaa walaal Allaah haku cizeeyo sharaf ayaad leedahay
M.a sheikh maxamad cabi umal alle abarkeyo waa sheikh sawar bdn😢
waan kufhmay❤🎉
Sh umal noolow aabo soomaliyeed noolow aabo ❤
Imaankiisa diciif ah
Kkkastaqfurullah
Nebbigeena Udgoon waa inaan wax ceeb ku ah sharaftiisa waxba laga sheekh isku sheegna waa ku qalad wanaag mooyee inuu wax aan wanaagsanayn bulshada caalamka u bandhigo.
Run waaye wuxuu yiri. Nabiga injir inaad ku sheegtid ma aha.
Wa mawduuc maha saxiix wuxuu ka mid yahay axadiis la sameyay oo yihid samysay
Waa runtiis marke hadaad nabigii ilaahay karaameeyay ee sharfay aad washaq u quurtay wax ilaahay ka fageeyay ku til maantay
Horta ma leedahay cilmi aad kula naqaashto Shiikha?? Inta tiktok iyo Facebook ma'ahan oo comment walba la'iska ilaahay ugu cabso culimada I don't care xisbiga iyo kooxda aad ka mid tahay.
Asc
Injir baa Nebbigeena Scw laga guri jirey adiga hortaa culimo lagama maqal xataa haddaad xadiis ku sheegayso waxa laga yaabaa inay dadka aan islaamka ahayni ay kaga faa'idaystaan cayda Rasuulkeena Scw.
Subxaanallaah kan allaah umada haka qabto
السلام عليكم ورحمة الله
Waxaan ku weydiinayaa naagta ijirta ka kureeysay muxuu u ahaa Nebiga sc wasalm
Aniga. Koley..waxey..ila.tahey..umul..inuu..yirahdo..nabiga..scw..injirba..gashey..iyo..istagu..ku..kadin..jirey..ineysan..fiicneyn..kadida..rasulka..muxuu..u.sheega...
Ninkaan fidnaa ka soosocoto intaa dhagaysalaheen umal wax ka qayr badan dhagaysta
@@cabdulahicabdikarim8010
Maxaa ka kheyr badan xadiithka rasuulka caleyhi salaatu was’salaam iyo Qura’aanka Allaah ka cabso
Waa buubnaa iyo Yaa Salmaan iyo awliyaa ahy iyo khuraafaatkaas miyaa Diin ah😂😂😂.
Alxamdulilaah maba dhageysto
Tafli ma ijirba benale wabadhtan benaaaale
Alabama aniga hata clipka inan arke ban sheikh umal sonacay alahu akbar malintii bay iwadambeyse Intan muxsdaro sheikh dagaeysto imagine
Adiga mas aladaas ka gar bax somalida nabiga lama maro wey jecel yihiin waxba haka sheegin 12:51 الحديث الذي رواه مسلم عن أم حرام التي كانت تفلي رأس محمد صلى الله عليه وسلم من القمل، فهل كان في شعره صلى الله عليه وسلم قمل؟ أليس هو خير خلق الله؟ وكيف يكون في نبي الله قمل؟ سامحوني على الإزعاج
لا نسامحك ... من تسأله ؟؟؟
كيف خير خلق الله الطهارة شرط لكثير من العبادات: فهذه أمور لا تصح العبادة بها إلا إذا كان المسلم طاهراً، متوضئاً، حريصاً على نظافة جسمه وبدنه وثوبه
😊😊😊😊😊😊😊
Injir vaa laga baadhay iyo injir baa laga helay waa kala labo
waxaa jirto injirta inay ku timaado nadaafad daro iyo wasaq laakin rasuulka khayru khalkhulaahi wuxuu ahaa kan ugu nadaafada badan dadka marka wax suuragal maaha inuy rasuulka injir yeesho
Walahi waa yaab
،inaad kalaabata kuu roon
Sheekhow xadiithka ma waxaa lagu rumeyna saxaabiga qorey hadii xataa aritu ay tahay wax aan Nabiga (NNK) loo qaadi karin madaama naag ajnabi ka ah
ولا تقَفُ ما ليس لك به عِلمُ إنَّ السمع والبصر والفُأَأد كل اولك كان عنه مسأُولاً
Umal Sheekh ma ahan waa sheeydaan
Sheydaanku waa adiga ee shiekhu kadaa farahaaga wasakhda ah
@@shukriyoqanciye3793
Sheekha ha caayin Allaah ka baq malaa’ik ayaa garbahaaga saaran Allaah subxaanahu watacaalaa waa ku arkaa waxa aad qoreyso
آللهم هل بلغت
Bal kawaran qofka codkaas jarjaray ee abuuray dulmiga intaas la eg, walee naartuba gelisteedaba shaqa ayay u baahantahay bal yaa ka cafinaya qofkaas danbiga intaa la eg! 🤔
Injir maaxan hadhal ee wa hadhalkisa
Ku second sheekh
Waaa ikan sax
HADITH BAA SHEEGAYO IN DAJAAL MASIXI MARKUU SOO XAADIRO IN DAD BADANI AY RAACI DOONAN SIIBA NAAGAHA IYO JUHULADA IYO DADKA NEBI MAXAMED CAAYA O QASHIN IYO INJIR IYO WAX USAN SUUBANA UQALMIN LACAG KU QAATA
Sheikh umal adigoo mahadsan,Anass hadalkiisa waxyi ma ahan soo ma ahan? Oo Anass soo been ma sheegi karo? Oo Hadithku soo been abuur ma noqon karo?
Umalloow,Allah ayaa yiri ama rasuulbaa yiri wixii aanan ka ahayn soo lagama tagi karro hadii laga shakiyo?
Nabiga scw wuxuu inoosheegay nabiyadi hore mid kamid ah iney dishay injir!! Waa xadiith sugan oo saxiix ah marka kuwan qeylinaaya wxn weydiiye nabigaas maa wasaqle ayuu ahaa injirta dishay? Nabiga scw miyey kasuurowdaa inuu nabi kahoreeye kucaayo injir baa dishay marba hadey caay tahay
Dhiigaagu dhulka ku ma dhaceeen maxaaad usheegaysay
Had hadlkas mad orna miy Al waags waa ku nacay 😢
Wadaadka waxba si ka ah xoga quursi ah ku jira injirta Rasuulka maxaad cashar weyn o buun buunin ugu soo qaadatay mida awoowayaashaadi ku jirtay maxaad ugu xusi weyday goobtaas o ugu dari weyday xata adeeradeydi hore injirbey lahaayeen iwm taaso no muujin in ujeedo bahdil aad ugu soo qaadatay tusaale my idea ولله اعلم.
Nabiga injiir luguma shegi kara ee nagta wey berysi umalow beenta umada kadaa
Inta. Culimada. Ah. Oo. Ka. Cilmi. Badan.. Oo. Kow..Kayahey.. Sheeq.mustafa.. Injirtas.. Afkoda.. Laga.maqlin
Adiga kan 1aad ee sheekha ka hadlay xabbad ma dhaantid haddaan ku dhaho kawaran?
Sheekh Mustafa ha Sharxo Saxiixul bukhaariga markaas asoo xadiithkaa sida sheekha u sharxayo waad arkiye.
Yaa ku dhahay sh. Mustafa aya cilmi badan sheekh mustafa waa daaci wacdiya wax ma fasiro
Anigoo sheekh mustafa jecel hadana Sheekh umal waa mufti oo waliba fasira
Sh Mustafa iyo Sh Umal Sh Umal ayaa cilmi badan culimada soomaaliyeed ee hadda noolna Umal ayaa ugu cilmi geeridi Sh Cumar Faaruuq kadib marka soomaalida jahli iyo qabyaalad iyo suufinimo ayaa dhib ku heeysa injirta aad diidan tahay Bukhaari ayay ku qoran tahay sh Umalna kuma qorin. Mida kle Nebi Muxumed csw bashar ayuu ahaa.
Umada wali dhagaysanaya Umal Gaal ayaan la yaabay,
Inuu Umal Gaal yahay ,waliba Sirdoonka Maraykana la shaqeeya dadku ma oga
@cabdilaahiaxmed9480
اعوذ بالله من الشطان الرجيم
Allaah ka cabso hadalada aad dhahayso Sheekha gaal ma aha cilmi cid ku gaareyso ma jirto
Anaa hadaku leh waxaadtahay mufsid
Waxna katari meysid danbina waad qadatay
Walaal Allah ka cabsada: walaal ka khayr ka shaqeeya ha la saacido. Ha xukumina waxaan aqoon u lahayn
انه علي جهل عنده نيه حسن ومع ذلك انه مسلم لاكنه مغموس بالجهل
Waar cilmiga bartoo sheekha ha caayina xadiis ayuu sharxee nabiga muucaayin bee jaahiliintana halaga difaaco sheekha
Xadiiskan kaligaa aad noo sheegayso ee culimada kka cilmiga badani noo dheegini muxuu ahaa
Maxaad kala haddli ku dhimirka ka buka😂
Somali government's statements are contradictory .Hassan Sheikh Mohamud and turkey president Recep tayyip erdogan . Who was as a Somali friend, helped with Ethiopia to take our sea .
Made an agreement with Ankara to give Ethiopia Somali sea .He betrayed the Somali nation
Ankara Declaration (Heshiiska badda )
Waa aqoonsi buuxa inay Ethiopia xuquuq as aasi ah u leedahay badda
😂😂😂 UMUL WA KHAWAARIJ ALSHABAB WAXEY WATEN NIN SIXIROOW AH EE HINDI AH. QOF KA IS QARXINAAYO. BARAFUUM BAA NARIRAYA
WAHAABI
TAKFIR
TABLIIQ
DHAMAANTOID MUSLIMIIN MA AHAN WA MUNAAFIQIIN
WAALA HUBA. SOMALIYEY HURDADA KA TOOSA. DHIIGOODA WA CIBAADO
Sh. Waxani waa xadiis yuhudi xigmad ku jirtaan ii ma mooqato
Xadiiskuna ku darling ayuu u eeg yahay
Taflii ra,sahu injir baariz.(annas)
Shiikhow Xadiiskaas haduu Sax yahay??. Naag Ajnabi ka ah oo keligeed ah, Nabigeena SCW ma u imaan lahaa ? Maxaase Madaxiisa u geeyey? Allaha Wayn baa og waxuu sax ah?
Maxaa loo caddeyn waayey waxa ka dhexeeya umxaram.? taasaa loo baahanyahay in la waadixiyo oolakala saaro ee ma ahan anis yaa weriyey lagu ekaado .sheekh umal iyo wixi ku raacsan maxa weeye danta laga leeyahay xadiiskan ama faaidada inoo leeyahay in sidaa loo sheego? jawaab kabixiya kuwa soo qaatay xadiiskan .
Sh. Umal
Bal animal iga jail saar injirta iyo gabadhan timijsa tatabanay
Anigu 71jirban ahi mean maqal.
Se xigmada xadiiska noocan oo kale ku jirta maxay tahay?
Walahi waa yaab
Kkkkkk
Waa runtiis waayo munafaqnimada ayaad ku milantay qabiiliiste aan biyo is marin ayaa tahay ku baranay
Salaadna kugu xiran mayno tag dhuusa wayne yahow
Runbuu sheeegay ninkaaaa
Soomaali kuwa ugu kheyr Daran buu umul ku jiraa
Waligaa xayeysii dulliyahow
Sheekh Maxamad Cabdi Umal Allaha Subxaanahu Watacaalaa haxifdiyo fiddaarayn isaga iyo dhammaan Culumadda Muslimiinta dhammaantood. Sheekh Umal khayrkiisa waa la arkay mashaa Allaah Umadda Soomaaliyeed waa anfacay Allaha ka ajirsiiyo. Culumadda nooga leexo min fadlik.
@hafsaali4297 basiiro aad ku garato umal
allaha ku siiyo
Allah ka cabso
@AbdirizakFarah-wg4tb
Calaamo degdeg ah Allaha Subxaanahu Watacaalaa haka soo daahiriyo dadka uqasda Diinka iyo Culumadda Caytinteeda. In aadan Umadda Soomaaliyeed aadan jaahil tirin oodan Xaqa Ilaahay Subxaanahu Watacaalaa aadan ucadeynin oo aadan Tafsiirka Qur'aanka Kariimka aadan baraynin iyo Axaadista Nabiga Salallaahu calayhi wasallam....kadarane Culumaddii Baraysay ee Bilaash kubareysayna aad Aflagaado iyo Caytin aad ulasoo fadhiso
انت وامثالك عليك ما تستحقون من الله
car 😂 waan kudhaaran karaa inaad tahay suufi qabuuro caabuda sababta oo ah qofkasta oo mushrika oo qubuura caabuda ayaa neceb sheekh umal
Ee waa runtime inta uu yiba waad dhahday ee maxaa kugu kalifey
Iskacafi h
Waa
Runtiis
Anaag kuracsan ninkaas
Beenta xala jojiga
Allaylehe ninka runbu shegay
Yidhi umal diinlawe kuxukumy
Inladilana saxbu kuyahay fariid
Shiiqow munaafaq ayaa tahy
Subxanllh maalin aana maanta ahyn ayaa hadalkaa lagaa abaal marin donaa
Asc
😂😂 UMUL WA KHAWAARIJ ALSHABAB WAXEY WATEN NIN SIXIROOW AH EE HINDI AH. QOF KA IS QARXINAAYO. BARAFUUM BAA NARIRAYA