Adeer sh shibil waa nin caalim ah diintana aqano ee hala barbar dhigin xasaan oo iska kaftamayo rag iska reeb na ku jirto war umul iyo sh shibil waa 2bo caalim ILAHEY dambigoda ha dhaafo
@@qatroadawe3762walaashey allah ku barakeeyo, runta ayaad la socotaa, ma xasuutaa gurigiisa markii sheekha aay ku shirqooleen , abuu salman daliil iyo mar qaati buu wataa❤❤❤ abuu salman waa sheekha kaliya ee diinta sidey tiri u dheega
Sheekh xasaan geesiga culimada somliyeed wa nin aan k laab labanin xaqa wa nin gaalo dhan ay laydin weydy Wa nin dastuurka iyo gaalada wxa ay so dhoobdhoben diidey ruclips.net/video/JqicWf_ROwQ/видео.htmlsi=B7yhF6jcGqW8IsOk
@@MoussaaliZardari ninkaan cid uu dhaafay ma jirto nin nool out mid dhintay walaahi ceebta ilaah ha asturo . Maalin kasto fatwo lagu gaaleysiinaayo. Umada Muslim ah sheikh iyo sharif iyo caami intaba ma banaano «من قال لا إله الله دخل الجنة»♥️🤲
Sheikh Shibili waa runtiis, in dad badan wax aqrinkaraan, laakiin aysan fahmeynin waxa ay akhrinayaan.
Horta dadka kale intaad meel iska dhigta naftaada hagaaji ka bilow magacaada wxa kuugu qoran
Sh.xassan xusen waa muslim.waa shekh waa libaaxa umada somaliya
Nacam burushka xaarka la marinaayo halaga daayo
Qabil ma ku difacey he
haa waalobaax lkn diinta suurabuu udhigaa
@@Xamdushcilmi Allah dartiis wallaahi inaan isku qabiil aheen
Haduu libaax yahay sheikh xasaam sow Xayawaan maaha, waa beenaale cilmi badan lahayn oo culumo iska dhigaya,
Sheikh xassan xussien wa nin geesi ah oo diinta Karun sheege hada karab istaagi Karin oo xaqa kutageeraynin bananka nogamara sheikha
Mashallah sheekh shibli ilaah qeer badan ha ku siiyo
Sheikh xassaan xuseen
Nimuu ciileybaa caaya
maxuu ciili karaa xasaam, cilmi yaridiisaa loo sheegayaa oo kaliyee, sheikh shibli illaaheey haku xafido, beenaalaha ka qabo umada..... qabyaalad uunbuu ka sheekeeyaa xasaam ma isagaa diinba garanaya
Alle noo xafid geesigeena sh xassaan xuseen alle haxafidee
Adeer sh shibil waa nin caalim ah diintana aqano ee hala barbar dhigin xasaan oo iska kaftamayo rag iska reeb na ku jirto war umul iyo sh shibil waa 2bo caalim ILAHEY dambigoda ha dhaafo
@mohamedkediye3458 wax kama sheegin anigu culimadu wax waa isku qabsan karaan
Lkn ragaas xaqa waa ka cabsadaan
Lkn sheekh xasaan xaqa kama cabsado
Tan kle labadaas waa is badaleen lkn sh xasaan munaafaq ma,ahan
Wadar iyo waaxid yaa waalan?
Cabsi iyo Diin kalasaar
Qabil lee u shek waxan war alle ka. Baqa
@TabuAhmed-m2o saas hadii ladhaho gabaran markup nabi Mohamed csw kaligii ahaa qureeshnaa koox ahaayeen
Sh. Shibli jazakallah khaiyr ninkan Xasaan waa mujrim , kadab , nacas ah waxaana taa cadayn u ah kalahadalkiisa iyo isburinta warkiisa. Aniga waxaan ka mid ahay dadka ummada uga diga tuugaas maangaabka ah oo loo soo dirsaday burburinta iyo beenka sheegida diinta iyo dalka. Laakiin waa la bartay waaba la yaqaan wuxuu yahay. Waxay Soomaalidu ku maahmaahdaa ilaahayow haa iyo maya meel hanagaga wada yeersiin.
Adaa nacas ah ee sheekha afkaada kareeb adiga iyo shibile isku midbaadtihiin
wax walbo aa sheegeeso dambi ayee kugu tahay iyo jahli, iyo caqli xumo, ma adigaa cilmi leh markaa culumada afkaada lagaleesid, afka ALLE hakaajaro maku dhahaa kalabax afkaada culumada, shiikh xasaan magaari kartidee.
@@qatroadawe3762walaashey allah ku barakeeyo, runta ayaad la socotaa, ma xasuutaa gurigiisa markii sheekha aay ku shirqooleen , abuu salman daliil iyo mar qaati buu wataa❤❤❤ abuu salman waa sheekha kaliya ee diinta sidey tiri u dheega
Wll qofku haduu qalad galo si edeb leh aya lo shegaaye aflgdada io cyda iskdaa wayoo isaga wxba kuma yelyside ady danbi kuguthy qof muslim ah cydisu
Shaydaan mujrima shiiq Xasaan fidno uu laweregayo Illaaheey asaga haku koobo
Sheekhxasaan magaartid sheekh xasaan wuukuciilay
Shiikh JazaakALLaahu Kheyran Ninkaa Shartiisa mar horee ahayd inaad Umadda u sheegtaan imisuu Qof Muslim ah buu Sababsaday. Shukran.
Wa waahure maqalkani walagu solaba celiyy uune
Shiikh xasan yaan lagu xad gudbin
Hadii uu yiraahdo ixukumi maysaan ma lala diri rayaa
@@SomaliPeaceAssociation wax hubso shake xassan xussen xafiduhullaahh
sheekhul islaam xasaan xuseen aadam abuu salmaan xafidahullah ❤️ ☝️
جزاك الله خير الجزاء
الله يجزاك خير شيخ شبلي.
Wali balankaas waakagafadhina mise waacabsatey
Wll in si fiican loo hadlo , oo Culimada la qadariyo waa wax muhiim ah. Sheekha marhoruu duubay , Sanado kahor.
@FatimaFatima-gq3x wll waangartey lkn sheekha balan buu dadka uqaadey in uu kahadlidoono arinta xasaan wuunagadaahiyey.
يا فاطمه
هل نكفر الصوماليين بسبب احتفال للمولود النبوي
لا
Nio wahaabiyo waa warersantahey wax ka cilmi yarna maan arag
لا نكفر بل بدعة محدثة@Sakabawaancajab
لا بل لشركهم و عبادة الأولياء
XASAN XUSEEN MEESHA UU DEGAN YAHAY WAA LA YAQAAN IN LASOO QABTO OO TIIRKA LA GEEYO YAA DIIDAN.
Sh Xaseen Diintiis ma uusan iibsan sida kuwa badan oo culumaa u suu ah
Sax waaye akhii xassaan diintiisa wuu ku taagan yahay mana cabsado
اللهم اهد حسان وفقنا طريق الحق
Alleylehe adaa ah inta aad ku sheegey sid shiikh shey dhaanka sanadkan waa adiga wixii kuso raacana waa mesheda
sheekh xasaan waa nin aan haqa sheegistiisa aanan la baqan waxaana run ah xasaan inta kasoo hartay ineey culamaa usuu yihin
Caqligaa kugu yar
😂😂😂😂😂 oo khawaarijtana halkan waa ay jogan 😅😅😅
Mahadsanid shiikh shibile
ماشاالله شيخ بحريقه شبيلي الله يحفظك
Subxallah Dadka o lagaaleysiyo masahlana sheikh xasaan Ilahay habarakeeyee madhagesyo badanaa
Sheikh hassan hussein xaafidu allah 🇸🇴🫡
Sheekh Umal Soo fatwa Kuma samayn dhalinyaradii daynunai, mise isagana been Yaa laga sheegaya?
لافائدة بتشاجر الشاشات ولكن المطلوب النصيحة في السرية لافي علانية
Sheydaanka xoolaha dhegta goy leh waa gaal
Shubhaatkaa shibli uu waagaa wadwaday mar hore ayuu sheekh xasaan ka jawaabay ee wax cusub ma heysaan Ictisaamow?!
بارك الله فیك
May Allah love my husband I learned so much from him and shiekh Hassan is one the best culima.
sheikh shibil adiga gaal
Xasaan Xuseen waa sheekh weyn
Sheydaan shibli ganacsigaaga iska wado cilmiga diinta sheikh xasaan abu salmaan uu daa isaga caalim
Hadii sh xasaan xuseen muslim aheen adiga maxaatahay???
Insank dhegaha xoolaha goyn waa gaala, insaanka cuno xoolaha dhegaha goan waa gaala. Ilaheyba quraanka ku sheegay, naasna ma oga
Ascwb isku nasteexeeyo culumada ha is Dana diganina haduu qaldamay qalad qalad Laguma Saxo diintana waa Nasteexo iyo ismaqal maxay
اللهم وفقنا وثبتنا على طريق الحق
Xasaan sheekh maahan waa shartii oo shaati loo giliyay
Kan hadlaaya iyo adiga shar oo dhan inkama dheera idinkeey idinku ektahay
Comment weliba reply u gal Naasaha ku garaac cawanyhay khawrijta ah
Inta aan arkay culimada waxaa ugu run sheeg badan sheeekh xasaaaaan
Alle haku xiftiyo sh shibli
Waa dhab waxa uu kahadlaayo
Waana caalim kamida culimada umadda
Culumo ku sheega diinta ganacsiga ka dhigay iyo tuugta siyaasiyiinta ah in shuf laga dhigo waa ku taageersan nahay.
Asc allaah hanoo sahlo hoow hoow hoow 🫵😎🫵maxaa jira waa qoodh xiro kuma heshiiso waa labo biyo hoostood iska haraatiyey ayagaa is og arrin qarsoon baa la isku hayaa 🫵🫵🫵🫵
Shibili waxaan kulee yahay wax baro sh xasaan waa caalim ALLE wax barey oo mowqif lex dabeel raacna ma ahan
@@IsmaaciilAxmed-r9t sheekadan iyo arintan maxaa keeney timir lag baa kujirtaa. Arintan maa wexaay laa xariirta jubba Land ???????
Waa wax hore, 10 sano kahor waaye, Soomaali dad balaayo kicis ah baa kujira, waa waagii Xasaan la xiri jiray, oo culimada Boosaaso lagu layn jiray
Shaydaan baa tahay shibli mujrim ah
Sheekh Dr Maxamuud Shibli waa Caalim Caadil ah mashaa Allaah Tabaarakallaah Sheekha iyo Culumadda Soomaaliyeed dhammaantood iyo ☪️ Muslimiinta Ilaahay Subxaanahu Watacaalaa ha Xifdiyo fiddaarayn. Culumadda way iskhilaafaan oo waa dhacdaa. Waana isradiyaan waxaase gardaran Nimanka channelka leh weeye oo Views kuraadsanaaya Arin marhore laga hadlay oo Sheekh Xasaan uu Billaabay ...tann hadda uu sheegayo Sheekh Shibli waa Jawaab.
أللهم اللف بين قلوب المسلمين وأصلح ذات بينهم واهدهم سبل السلام ونجهم من الظّلمات إلى النور وجنبهم الفواحش ما ظهر منها وما بطن أللهم امين أللهم كما خلقتنا اعزاء لا تذلنا لغيرك.
@hafsaali4297 shekh shibli wuxuu qabaa gaalnima iyo shirki in maslaxo ama daruuro loo gali karo mala qabtaaa adi ??
@@acazaam Beentaa waaye ee Culumadda Caabidiinta ah ee Cimrigooda iyo Caqligooda iyo Maalkooda uhuruy umadda dhinac ooga leexo. Ilaahay Subxaanahu Watacaalaa waxaan kaaga baryey haduu hanuun kuugu talogalay in uu kuhanuuniyo haduusan kuugu talogalin Fitnadaada iyo Caradaada inuu kugu celiyo oo aadan umadda kudaaranin Balaayadda aad wado.
Sheekh cumar faruq uu hore uso daliilay....hadana maxaa😢video oo sheekh cumar faruq uu ugasheeganayo xasan baan arkay😢
Video waa mar hore ee dadka ha isku dirina
Xoolo xaaraan iyo bushra Co. waa xaaraan haduu ku yiri meelkale maa urogtay?
Subxaanallaah. Ganacsiga waa Xalaal Ilaahay Subxaanahu Watacaalaa baana barakeynaaya. Sheekh Dr Maxamuud Shibli Allaha Xifdiyo fiddaarayn isaga iyo Culumadda Soomaaliyeed dhammaan ee wax nagusoo baray si bilaash ah. Sidoo kale umadda ☪️ Muslimiinta dhammaantood Allaha Xifdiyo fiddaarayn. Videogan waa 10 sano kahor waana Jawaab kadib markuu Sheekh Xasaan uu si salbi ah ooga hadlay arin Culumadda Soomaaliyeed qaarkood ay sameeyeen. Video xilligaan in lakeeno waa khalad waayo dhibkaan majiro hadda ee waxaa views kuraadsanaya cidda channelka leh laakiin Naar bey kahelaayaan waayo waa isku dir iyo danbi.
Nimaan ciilay baa i caaya! waa eraygii uu yiri sheikh xassaan Hussein Alla muxu run sheegay.
Nio hal mid an kuu sheego wax aanan beri wax kuu qaban karin ha taageerin ninkaas waaa sax waxa laga sheegaayo
Waa waqtigi Uu sheegay Sayid Moxamad Abdile Hassan oo uu yiri " Waa duni ninkii sadar bartaa, Sababi diintii "
100% walaahi walaal kugu raacay ❤❤❤❤
Sheekh Dr Maxamuud Shibli waa Caalim Caadil ah Allaha Subxaanahu Watacaalaa haxifdiyo Sheekha iyo dhammaan Culumadda Soomaaliyeed iyo ☪️ Muslimiinta dhammaantood. Ninka channelka leh waaye waxa Si Xun views ooga raadsanaayo iska horkeenka Culumadda.
Warkaan mar hore ayuu ahaaye maxaa hadda usodhigtay hada maxaa laga faa,daa
Waa Runtaa Fitno afuuf iyo diridiraale oo loo maraayo Views raadis.
Sheikh shibli muu aafimaad qabaa
Sheekh xasaan geesiga culimada somliyeed wa nin aan k laab labanin xaqa wa nin gaalo dhan ay laydin weydy
Wa nin dastuurka iyo gaalada wxa ay so dhoobdhoben diidey
ruclips.net/video/JqicWf_ROwQ/видео.htmlsi=B7yhF6jcGqW8IsOk
Runtii sheekh xasaanbaa kaasaxan waayo xaqqa gama gabada culumaau suu inlalaayo waaxaq
War niyahow allah ka cabso waxan waa waqti hore views raadis miya halkas kaa galey shaqeyso shaqo xalal ah sheqyadu maxa kudawa digey
فضيلة الشيخ حسين ءادم أبوسليمان حفظه الله ورعاه وسدد خطاه
Sheekh xasaan iyo sheekh shibili labaduba waa murtadiin gaalo ah
Subxanlllah alle ka baq
Taada iska hubi
@wiilsomaliyed5257
عليك ما تستحق من الله
Asc sheeq m.muud maa digaa leh xasaan waa gaal sheeqeey ow garbage malaa ig baa inaga saaran ee eynu allaah kaga tawbad weydiusano jazaaka laah
Jazaka allah shaekh waad bayaanisay arinkiisa ee ha la bad baadiyo xasaan waa miskiin aan aqoon dantiisa.
الشيخ حسان حسين ءادم ابو سلمان حفظة الله ورعاه
Bal waa kaase ha sheego mas,alo uu Sh Xassaan ku Gafay
Abuu salmaanow raggaan wad ciiishay miya😅😅
Illahayaw Anu isug meesha saxan adigaa yaqaane.
Shiiq xasaan hadii aad aqoon iyo geesi nimo ku gaartiin dad ayd ahalaheyden
😂 qabiil ahan miyaa 😂 wllee maalinbaa kugu imaan xasaab iyo xusaanba wax kuu qaban karin ee Wadada wanagsan raaac nio
@@Efootball2025-f2s maya wlhi uma aqaano qabiil ahan iyo qof ahn ee wan dhagysta dhalil diined iyo mid doqonimo midna umahayo ee adigu gaal maku sheegi laheyd Sheeqa??????
Sheekh xasan waa sheekha kaliyeee xaqa sheega idinku sheekh shibliuow waxaad tihiin culimada. Bidixda ah ee galbeedku tageersanyihiiin
3da towxiid ee maxamed bin cabdiwahaab aya sax ah miyaa 😂😂
ونحن مع شيخ حسان حسين حا فظ الله
Mar here waaye shee kadaan
Sheick hasaan tawheedka kunacden
Sh xasaan waa ni diinta karun sheegy waxaa kaa hadlinaya maseer hama seerin sida islaaamaha
❤
Diin mana haysataam
Sheikh Xasaan Allaha xifdiyo.
Xasaan Sh mahan waana aragtay
DIINTA Islaamka maogola in GAAL lysiku dino ee Sheekh Shibili muxuu iska direy INGIRIISKA qoxooti ahaan😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Masha aalah
waar waxiskula hadh inweyn baatahaye sheekhxasaab hadiiaad adigu asturi weydo yaa asturaya hadii uukhadamo allaah baakushaqoileh
Jiniga insaanka xoolaha dhegta goy leh waa gaala
In gaalo yihiin culumo ku sheegga Somaliyeed, intooda badan, aniga ayaaba rumeysan, ninkaa Sh. Shibile ka hadlaayo halkeen ka helaa? 😆
2 Years ago ayaa lasoo duubay cajalkaan
@@mohamuti6928 Maya cajalkaan 2013
@XUNAYNMEDIA ruclips.net/video/OGoywgjXjVU/видео.htmlsi=Ul-mGSyWw0q4QVFq
@@mohamuti6928 waa waqtiga kanaalkaas lasoo dhigay wll ee maha waqtiga saxda ah ee muqalkas la duubay
@XUNAYNMEDIA
يا مغيث أغثنا يا مغيث اغثنا يا مغيث أغثنا
😢 😭 😢 😭
Idinkoo og in Muxaadaradan ay ahayd 2013kii Maxaad hadda usoo dhigteen? Maxaad kafaaiideysaan? Midda kale Sheekh Xasaan ayaa kaga horeeyay Sheekh Maxamuud Shibli oo gaaleysiiyey Culumadda Soomaaliyeed oo dhahay kudila Xil iyo Xaramba Maxaad ukeeni weydeen si ☪️ Muslimiinta Soomaaliyeed ay ufahmeen arinta uu kaga hadlaayo Sheekh Shibli videogan? Hadda maxay tahay Qasadkiina arintaan? Ardayda kujirta meeshan ee Caytamaya ee Habaartamaya ee Nacladda Tuuraya ee Culumaddii Soomaaliyeed ee wax nasoo Baray ee Bilaashka wax nagusoo baray ee Dowladd iyo Shacab wax siinaya aysan jirin ku Aflagaadoonaya ee waliba habaaraya ee Nacladaaya oo qaar Qabaliya intey lagashay iyo balaayo kale labaddii Sheekh isla hiifay Maxaad kayeeleysaa ileen idinkaa Fitnadaan Billaabaye?
Ilaahay Subxaanahu Watacaalaa baan kabaryayaa inuu idin soo hanuuniyo. Waxaase ogaataan Dambi aan yarayn ayaad gurubsaneysaan. Idinku views hela in aad isleedihiin baa dhici karta Laakiin videogan Wallaahi Ilaahay Subxaanahu Watacaalaa baad ooga fogaaneysaan. Iyadoo Qof walbo oo meeshaan wax kusoo qoray uu Niyadiisa leeyahay. Subxaanallaah
Dhibka
Culimada maanta haysata waa sida khaldan ee ay u fasiraan kitaabada iyagoo ka cabsanaya gaalada iney kula xisaabtamaan,
Tusaale ahaan
Jihaadu fii sabiilillaah
Waxey u bedeleen
Jihaadul nafsi,
XASAAN WAA NIN WAALAN WAANA JAAJUUS REER GALBEED U SHAQEEYA..
Waxa laguhaysto mataqantit adi😊
Sheikh shibil illahey kabaq wadaka been hakashegin
Sheq xasan iyo culumada sidan si ka wanagsan ha u wada xaliyan arimaha qilafiga ah. In badan aya dawaday. Asaga iyo umul hadana shibl
Sheikh xassaan dinta islamka iyo xaqa uu cadeeye baa laguhaystaa ee sheikha kadhac😮😮
xasaan waaba Ninka Kaliya ee Runta Sheega Ashaacirana Xaqa ay ku taagan yihiin Sheega
Wallaahi aaqiraa war jirtaa culumow
SHEEKH SHIBLIYOOW ISKA GANACSO OO DANAHAAGA GAARKA ISKA WADO FOOQYADA NAIROBI IYO MASJIDKAAGA AAD ADIGU LEEDAHAYNA UMADDA KA HOGGAAMI MAYSU HESHAA
@mohamednur1696
Sheekha Dr Maxamuud Shibli Allaha Subxaanahu Watacaalaa haxifdiyo fiddaarayn isaga iyo dhammaan Culumadda ☪️ Muslimiinta gaar ahaan Culumadda Soomaaliyeed. Huuno Ganacsiga waa Muhiim Ilaahay Subxaanahu Watacaalaa baaba kusheegay Xoolaha dhabartoosin in Shuyuukhda ay shaqeystaana waa wax horey ujiray oo Saxaabaddii Rasuulka Salallaahu calayhi wasallam baaba Ganacsato iyo milyunera ahaa. Misaajidkana waaba khayro Sheekh usoo Xeraystay mashaa Allaah oo meeshaas maanta jooga oo Umaddii Soomaaliyeed anfacay ayuu uyahay mashaa Allaah Tabaarakallaah Xaqa in lacadeeyo waa kharaar waase Daawo. Arintaana runtii marhorey ahayd oo hadda Sheekh Xasaana Allaha Xifdiye kumaba jiro inuu kaTowbadkeenayna waan rajeynayaa marka channelkan ayuunba views kuraadsanaya wuuna eedi doonaa in shaa Allaah waayo isku dirka iyo Fitno afuufka Culumadda dhexdooda waxaa kadhalata Diin xumo iyo Caamaddo wareerta. Subxaanallaah.
Channelka subscribe noosaar MAHADSANID wll
Shibiliyow xishoo
Xasaanku waa Gaal Dowsary ah nasab maaha waa Akhdaantii Carabta, reerka uu sheegtaa waa nasab laakiin isagu waa Dowsary Akhdaan ah .
Idinkaa Wahaabiyada ah baaa Dhiiga Soomaaliyeed Xalalleysty😢
Sh. Xassaan ma dhihin culumo ha la laayo!, laakiin xukunka zanaadiqada buu sheegay. Shiblena 1998 buu sh. Dusuuqi ku xukumay murtadnimo. Shible waa beenloow bilaa diin, waa xaaraan in asaga iyo noociisa la dhageysto.
Shekhyadu in ay isku jawaabaañ ma fiicna ee jooji sheekhow ceebta walaalkaa .isaguna hadii wax uu kaa sheegay wuu ku qaldanyahay
Ninkaas cid uu dhaafay ma jirto waa run waxa laga sheegayo
Asturida waxaa ka horeeso. In la ilaaliyo diinta
@@MoussaaliZardari ninkaan cid uu dhaafay ma jirto nin nool out mid dhintay walaahi ceebta ilaah ha asturo . Maalin kasto fatwo lagu gaaleysiinaayo. Umada Muslim ah sheikh iyo sharif iyo caami intaba ma banaano «من قال لا إله الله دخل الجنة»♥️🤲
Culimo Maahay, Was Wadaado.
War Alleh kabaqa clipkaan waa clip hore sh shibli wuxu yahay waa layaqaana
Sh Hassan waa geesi oo xaqa kutagan
Ee joojiya fitnada
Sheekh Dr Maxamuud Shibli waa Caalim Caadil ah mashaa Allaah Tabaarakallaah Allaha Subxaanahu Watacaalaa haxifdiyo fiddaarayn Sheekha iyo Culumadda Soomaaliyeed dhammaan iyo ☪️ Muslimiinta dhammaantood.
Arintaan waa 10 sano kahor Sheekh Xasaan ayaana billaabay kahadlidda Culumadda si salbi ah videogana waa Jawaab. Marka qoladda channelka leh ayaa views karaadsanaya meesha waana Cuqubo iyaga meel utaala waxaano dada oo Dulmiga iyo dambiga kuhadlaaya iyo waliba habaarka iyo nacladda Subxaanallaah.
أللهم ردنا إليك ردا جميلا
War channelkan umada Siiba Culimada muxuu ahaa ma Gaalo ugargaarbaa misa ayakaaba Gaalo ah.
Yahuu warka culumada Waa niman diriisan Marka caamada hawareer bill axsaan
Nimaan ciilay baa i caaya
Labaduba waa labbo mujrim. Alle umadda ha ka qabto
War ilaaheey ka baq
Mar hore ayaan kaa shikiyay markad tidhi khurush lama raaci karo
Mantana ma sh.xasaan ayaad faraha lagashay
Ninkaa aqoon ku gadhimayside wax ka baro
Ninka yiri sh xassan wa gaal
Godka lagu cadaabye muxuu
Go,uhu been sheegay
Kkkkkkkkkkk, ruwaayad baad ku jirtaan k
Wahaabi is radineysa lee aragnaa ewelba diin ma barana is radiya
walaahi shiblaa gaal ah haduu mid gaal yahay
fudeedka iyo laqbeenta waa waxa somali sheekh isku sheeg ubadanyihiin, waana tan keentay in badan dhiiga la iska xalaaleeysto