Ciidanka Amxaarada oo bahdilay kan itoobiya | Jula iyo Villa Somalia .

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 окт 2024
  • kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

Комментарии • 317

  • @Noura-j2m
    @Noura-j2m 3 часа назад +46

    *Palestine 🇵🇸 is free from the sea to the river. Your sister Noura from Gaza ❤❤❤ .*

    • @MohamedAbdullahi-ke6un
      @MohamedAbdullahi-ke6un Час назад +2

      Sister you will be free soon we stand with palestine 🇵🇸
      insha alllah ❤❤

    • @mohamedissack9050
      @mohamedissack9050 55 минут назад

      Mashaallah sister may Allah bless you

    • @sakariyemusejama9117
      @sakariyemusejama9117 34 минуты назад

      اللهم ارنا عجائب قدرتك في القوم المجرمين واعوانهم من المستسلمين...اللهم احصهم عددا ولاتبقي فيهم احدا..ياربنا انك سميع مجيب الدعاء وارحم الشهداء الذين قضوا نحبهم وتقبل ارواحهم مع النبييين والشهداء والصالحين في جنات النعيم..

  • @abo.ase.1071
    @abo.ase.1071 3 часа назад +18

    ﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱

    • @RoodoAbdi-gi8zr
      @RoodoAbdi-gi8zr 3 часа назад +1

      Waxa dhulka nala dhacaýa waa kuwa gaalada kuxidhan rastuur ka dabasoçda

  • @Maxamed.deeq24
    @Maxamed.deeq24 3 часа назад +35

    Waxaa farxad ii ah in janalkaan ay ku xiran yihiin 1M iyo dhirad masha allaah ku bararuga xaqiiqada qaraar somaliyey

  • @popular7493
    @popular7493 2 часа назад +9

    اللهم احفظ الصومال 🇸🇴 ارضها وشعبها 🇸🇴
    Yaa Rabi wadankeena xifdi
    Iyo dhamaan Muslimiinta 🤲🤲

  • @djamacmahdi8721
    @djamacmahdi8721 2 часа назад +13

    Ustaad omar inshar from Djibouti 🇩🇯

  • @maxamedbulxammaxamedbulxam8674
    @maxamedbulxammaxamedbulxam8674 Час назад +4

    Waa runtaa ustaad xaqa Allah ha tuso soomaaliya ❤ amiin amiin amiin

  • @IlyasAdam-r9v
    @IlyasAdam-r9v Час назад +10

    Raga goobtan ku xiran waa kuwa bari si dhab wax ubadali lahaa maadaamo ay xaqiiqda caalamka ay aragti fcn k haystaan
    Mahadsanid ustaad omar inshaar

  • @AbdirahmanHassan-l2i
    @AbdirahmanHassan-l2i 3 часа назад +56

    Ustaad omar inshar from Djibouti 🇩🇯 ♥️

  • @AadamHassan-e2c
    @AadamHassan-e2c 48 минут назад +2

    اللهم بارك على محمد وعلى محمد

  • @WllYar
    @WllYar 3 часа назад +12

    Somalida alle hadhawro meel kasta oo ayjoogan❤❤

    • @EngdaauudAbiib
      @EngdaauudAbiib 2 часа назад

      Failed soomalia italiya only 3km

    • @rooblekaamil5019
      @rooblekaamil5019 2 часа назад +1

      Waar ILAAHAY uma taalo hawshaasi e dad waliba halka ay is dhigaan uunbay oolayaan

    • @WllYar
      @WllYar Час назад

      @@rooblekaamil5019 sidaa maha wll somalida qabyalad iyo dagalo ayaa daa shaday iyo afgan biyo tiro beel ah markaa ku waa san ugu ducaynayaa inlahay kasoo jabiyo wll

    • @popular7493
      @popular7493 17 минут назад

      Oromo aamu​@@EngdaauudAbiib

  • @Ogaalside-j2t
    @Ogaalside-j2t 3 часа назад +12

    Cumarow waxaataha walaal wanaagsan ayaamahan danbe dhinacwalba waa naga dhista sida inaa noo soogudbisi wararka waxyaabha cusub ee caalamka kasocda
    Waa mahadsamtaha
    Wallaal alle ha kusharfo

  • @Cabdixakiimmuusecige17
    @Cabdixakiimmuusecige17 2 часа назад +5

    IFAHMA OO IDAREEMA 3K❤❤❤
    Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @barresagal8891
    @barresagal8891 35 минут назад

    Mahadsanid ❤❤❤
    Nin walaalkii geed ugujiraa guul ma haybsado
    Yaaa rabi

  • @FitaaxBoy-pv6um
    @FitaaxBoy-pv6um 3 часа назад +1

    Ilhy somalida saan wx ha udhaamo 🇸🇴

  • @Mohamedgafdiid
    @Mohamedgafdiid 2 часа назад +9

    Somalia 🇸🇴 Waxay u baahantahay dhalinyarada uma baahna oday calooshi u shaqayste ah iyo Dad cawaan ah oo laga dhaadhiciyay kiristaan baa ku ilaalin walaalkiina looga dhigay cadow argagixiso ah alaha umadan wax fahamsiiya from jigjiga

    • @BacSaliid
      @BacSaliid Час назад

      Wx wan fahanzan nahay lkn odayashan 10 sano ka dib ayada duqowi Dona pro

    • @Macalinbashiir1
      @Macalinbashiir1 43 минуты назад

      sxp toban sano ka dib dalkan sidee ahan ma is weydiisay​@@BacSaliid

  • @macrobianson2g
    @macrobianson2g 2 часа назад +1

    Insha allha shisheeyaha sanadkan dhamadkiisa waa lawada saaraya oo Ethiopia ugu horeeyso

  • @AbdiQaniMaxamed-x9g
    @AbdiQaniMaxamed-x9g 2 часа назад +1

    Waynu guulaysan donaa insha allah wll cumaro ❤❤❤

  • @qanyaremohamed1397
    @qanyaremohamed1397 2 часа назад +3

    Xaaaax runtii waa xaqiiqo lagu ruugmay ustaadow eraybixinta noocan aha adiga ayaan kabartaya

  • @sahromahamud
    @sahromahamud 56 минут назад +1

    Illaaheey Haku Xafido Waa Runtaa 😭🇸🇴🙏😭🇸🇴🙏

  • @hamzaaboubakar8116
    @hamzaaboubakar8116 11 минут назад

    Ustaad Cumar inshar haffidahullah 🙏💯

  • @cabdixafiid3428
    @cabdixafiid3428 3 часа назад +4

    Cadowga xabashida waa daciif lkn waxaa kasii daciifsan mooryaanta uu hogaamiyo Xasan Garguurte.

  • @SuldaanFahad-u4x
    @SuldaanFahad-u4x 3 часа назад +1

    Thanks

  • @maxamedaxmed3361
    @maxamedaxmed3361 48 минут назад

    shukran

  • @AbdiAgood
    @AbdiAgood Час назад +2

    ❤😂ku mahadsanid Tabintaada xogaha mihiimka ah ❤😂🎉😅😅❤❤

  • @Abdulahihared
    @Abdulahihared 2 часа назад +2

    Anagaa meesha is dhigny,waana uqalannaa in uu sidaa yiraahdo.

  • @bishaarcadaawe1954
    @bishaarcadaawe1954 3 часа назад

    M.a so badi muuqalada ustad omar

  • @YudufAl
    @YudufAl 3 часа назад +2

    He doesn’t know how Somalis are heroes and brave . He don’t know he is Somali Abo kkkkkkk
    Oh my God !!! God bless Somalia.

    • @HakiimHakiim-t8p
      @HakiimHakiim-t8p 2 часа назад +1

      War Naga aamus faan bilaa macni ah ayaa la wareegeysaa

  • @abdinho_yare99
    @abdinho_yare99 3 часа назад +19

    Xabashi iyo waxii raacsan ba
    Dhiigiisa ayaa ii banaan 💀🤝🏽

  • @ifrahaden3782
    @ifrahaden3782 3 часа назад +6

    Raga somalida iyagaa halkaa isdhigay waana uqalman in lagu jeesjeeso ama kaxumada ama haka xumaanina war sidaan isku dhaama

    • @mustafecaska3269
      @mustafecaska3269 3 часа назад +2

      Ragga somalida halka may dhagin lakiin madaxdeena ayaa halkaas ina dhigay

  • @FaaraxCllaahi-g6i
    @FaaraxCllaahi-g6i Час назад

    Shp ogaansho aad baad u mahadsantahay.

  • @habilgaraad2441
    @habilgaraad2441 15 минут назад

    Alkataaib Media waanu ku garaneynaa

  • @Mucaad-g
    @Mucaad-g 2 часа назад

    Ustaad omar inshar from baydhbo janaay🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @idrisswilliam
    @idrisswilliam Час назад

    Keep Going pro omar inshar form 🇩🇯🙏🏽

  • @bilechannel2092
    @bilechannel2092 3 часа назад +3

    Xasan shiiq nala ma dagaalimi karo muqdisho fadhi aya ku leenahay dowlada anagaa caawinay kuna heyo fadhigeda ayu leeyahay amxarka

  • @maxamedabuukar6174
    @maxamedabuukar6174 2 часа назад

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته حياك الله

  • @ameenmohamed2058
    @ameenmohamed2058 3 часа назад +1

    Somalia inta ay bala xooftada iska daysoha dhisto dawlad xoog leh
    Iyo ciidan adag oo xoog leh
    Kadibna ha hanjabto
    Waxna hayska dhiciso.

  • @muhanadyusuf8487
    @muhanadyusuf8487 3 часа назад

    Ilaahey iyaga ha isku mashquliya WA yahuud

  • @ZakariyeAhmedcusmaanemailcom
    @ZakariyeAhmedcusmaanemailcom 3 часа назад +2

    Qofkii Ugu horeeye comment soo baxshe in aan ahay maliiga daremaa

  • @seedcumar5384
    @seedcumar5384 44 минуты назад +1

    Dabka qaata diintaada ina fari inaan dagaalnaaye
    Alle ha u naxariisto Abwaan Helaale

  • @AbwaanAliSamaan
    @AbwaanAliSamaan 44 минуты назад

    Walaahi taasaan beeen aheyn
    Abi wuu ka xunyahy kuwa kle

  • @waryamidiya3143
    @waryamidiya3143 3 часа назад +1

    انالله وانا اليه راجعون

  • @AsmaAbdullahi-h5l
    @AsmaAbdullahi-h5l 2 часа назад

    Ustaad omar inshaar

  • @MuscabJeylani-k7l
    @MuscabJeylani-k7l 3 часа назад +3

    new youtuber alx❤

  • @KaltumaElmi
    @KaltumaElmi 3 часа назад +1

  • @xikmaawi2326
    @xikmaawi2326 3 часа назад +2

    12:55 Erdugan masheegee marka oo cad 😂😂

  • @MAHIRBARE
    @MAHIRBARE 3 часа назад +1

    Anigaa waan faahmee ma illa fahaanteen somaliyey🎉

    • @DjMüllar
      @DjMüllar 2 часа назад

      Maya 😂😂😂😂😂

  • @SayidSiciid-q2k
    @SayidSiciid-q2k 56 минут назад +1

    Yaan lays daalin dhalin yaro somali iyadan is rabin oo is diidan ee qofkasto dhalinyaro ah ka fakar sida dalkaan uga bixi laheed buuqiisa 😊

  • @AqbalapbalAqbal
    @AqbalapbalAqbal 30 минут назад

    Somalia weey udhamatay taking waxa nokenay siyasad xumida xasan sheekh😢😢

  • @Abdifatah-j7d
    @Abdifatah-j7d 16 минут назад +1

    😊

  • @faliswarsame3327
    @faliswarsame3327 Час назад

    .xayawaan.kaan.asaguba.dal.iyo.dad.mahayo.meel.walba.xabad.ayaa.kasocota.insha.allah.mar.dhaw.wey.kala.tagayaan

  • @LeoMessi-jj5nz
    @LeoMessi-jj5nz 2 часа назад +1

    Dowladan wxy nagu qasbeysa in aan shabaab noqono oo aan kajeclaano annnaga og xaqiiqadooda 😢bahdil ufffffffgggg

  • @MohamedmohamudNor-qt3vn
    @MohamedmohamudNor-qt3vn 2 часа назад

    ابشرو بالخير

  • @Shakir-ali581
    @Shakir-ali581 40 минут назад +1

    Runtii waa wax laga xumaado😢

  • @DjMüllar
    @DjMüllar 2 часа назад

    Insha Allah ustaad waxa imaantoonto kuwan kuwa ka awood badan galadan oodhan laka saari doono dalkeena oodhan insha Allah walalkwy ustaad allah ku xafido cimri DHEER iyo cibaad suuban

  • @bintusoomaal143
    @bintusoomaal143 Час назад

    Naga dhaaf warxumo tashiil nimada dunidaan wada dulmigaa iyo niyad jabkaa mid kle haku siyaadin

  • @Fourd-t4k
    @Fourd-t4k 3 часа назад

    Keep it really bro Doha ka hadal runteeda

  • @thecentury1200
    @thecentury1200 Час назад

    Viva amhara

  • @abdimuhumed8411
    @abdimuhumed8411 3 часа назад

    Burhanu jula waa taliyaha ciidamada ee wasiirka gaashandhiga mahaa

  • @JaamacabuukarYare
    @JaamacabuukarYare 3 часа назад +1

    لن تركع امة قائدها محمد صلي الله عليه وسلم نحن امة قائدها محمد صلي الله عليه وسلم

  • @MohamedAbdullahi-ke6un
    @MohamedAbdullahi-ke6un Час назад

    Mawduucan madaxda somalia hala gaarsiyo please 🙏

  • @InaaliMohamed
    @InaaliMohamed Час назад +2

    Waxaan karaama lahayn intan magac diimeed wadaney intan diinta difaacaynay markii an ka jeesanay diinta islaamka oo democracy aan qaadaney dulinimo bahdil ayaa noo timi

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed1062 2 часа назад

    Allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda umada soomaaliyeed meel walba ay joogaan hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda aamiin Allah ha noo soo saaro dhalinyaro mideeysan ee aqli iyo dadnimo leh ee dalkaan badbaadiyo iyo madax dadnimo iyo iimaan leh aamiin soomaaliyey aqligiina ha shaqeeyo guushiina waa midnimadiina iyo wadajirkiina ee Allah ha idin garadsiiyo aamiin Allah hanaga qabto munaafaqiinta iyo dalaaliinta cadowga u adeego ee dhexdeena ku jiro aamiin soomaali alley leeyihiin

  • @aadanxasannuunow8192
    @aadanxasannuunow8192 Минуту назад

    Sxp shabaab ayn heesanaa

  • @mohajaamus247
    @mohajaamus247 3 часа назад +2

    Dhibtan inaad iskuhalayso ciidan rewr galbeed maalgeliyaan waa waxa lubnaan haysta maanta meelna kuma maqlaysod ciidanka lubnaan baa far dhaqaajiyay iyagoo dhulkoodi Isreal soo gashay wayao loomaba tababarin inay Dal difaacan kuwa soonaliyana waa sidaas Ethiopian waa ogtahay

  • @Cabdilaahicumar-y3b
    @Cabdilaahicumar-y3b 3 часа назад +1

    🎉😮

  • @iloveallah8618
    @iloveallah8618 3 часа назад +2

    Ogaasho wlh wan ku tagee raa lkn wlh wax yalaha qarkood madha gee san karno sawab too ah dhiiga ayaa nagu kaca wax na ma qaban karno please cod waye waye naga daa 😢😢😢somali ilaahy ha u gar gaaro

  • @Hafsa-b2p
    @Hafsa-b2p Час назад

    Subxaanaka yaacadiim

  • @xasanbarre3199
    @xasanbarre3199 2 часа назад

    U sheeg waan la dagaalamaynaa

  • @hachiyahyechannel.3559
    @hachiyahyechannel.3559 3 часа назад

    Ustaad waad mahadsantahay sidaad wacyiga u ga baraarujinayso dadkeen , inankoo aad arkayso Inay Ina hogaaminayaan maxad aad u liidata Lkn Rajo Wayn baa xigi insha Allah

  • @khadarhuseinkhadarhusein4977
    @khadarhuseinkhadarhusein4977 3 часа назад

    Allow u siyaadi colaada

  • @phprince5153
    @phprince5153 Час назад

    XSM magaciisa cusub waa CIGAAL SHIDAAD...

  • @Hafsa-b2p
    @Hafsa-b2p Час назад

    Ihaano

  • @CabdimajidIbnufaarax
    @CabdimajidIbnufaarax 17 минут назад

    Kanaalkayga so booqo fadlan somalinimo😢 darteed

  • @abdialpha
    @abdialpha Час назад

    Amxaaradu waa dad xoogaa yar karaamo ( wax isku fal leh) Omar inshar

  • @xasannoor487
    @xasannoor487 2 часа назад +1

    itoobiya somaliland naga maslaxa dhaha hadinka qabatee

  • @zakiyare6429
    @zakiyare6429 57 минут назад

    WAXAN KU TALIN LAHA NIN DHALINYARO SOMALIYEED IN UUSAN TAGEERIN DOWLAD SOMALIYEED ILA CIIDAMADA SHISHEEYE SOMALIYA LAGA SAARO💯

  • @heegabomedia9644
    @heegabomedia9644 Час назад

    Waa run xaqiiq dawlada federalka ethopia samaysay dawladi caɓilahi yusuf ayaa geeyey muqdiaho

  • @rahmoahmed6756
    @rahmoahmed6756 3 часа назад +3

    Xabashi waa is mahadisay laangaab ayaa xilka no haya oo dhintay waliba wadanka kala jaclayn wale somalia warba haysta

  • @Hafsa-b2p
    @Hafsa-b2p Час назад

    Ihaano plus ihaano

  • @BarowTube
    @BarowTube 3 часа назад +1

    dhibaatadu waa alshabab ayaga dartood ayuu itoobiya somalia ku soo gashe

  • @midnimodoon8724
    @midnimodoon8724 3 часа назад +2

    Marka xabbadu afka ka baxdo ayay waxba walba is bedelayaan i.a

  • @CuzayrAxmad-t8t
    @CuzayrAxmad-t8t 3 часа назад +2

    Maxan samaynaa anaga isku dhiibnay cadaowga

  • @user-xe6mg3ld1e
    @user-xe6mg3ld1e 3 часа назад

    Intaas ad noo shektay rerkaga u shek ee dabada ku wato xabashi wala layna ama umada somaliyeed dhinac haka racaan Alcumar binu inshaarow

  • @KhadarAxmed-qp3du
    @KhadarAxmed-qp3du 2 часа назад

    MUQDISHO ALA BAHDILAY WANADHAB TASI ITOBIYA❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤GUUUUUUUUUL

    • @RaHiiim23
      @RaHiiim23 2 часа назад

      Adi yaa tahay marka itoopia guul ledahay somali mize itoopian 😂

    • @DjMüllar
      @DjMüllar 2 часа назад

      Adigane allah aya ku bahdiley Amxaar yahow waxad maqli doontaa inaa hilibkads ladubi doono wadba arki doontaa 🥩🥩🥩🥩🥩🥩🥩🥩🥩🐷🐷🐷🐷

    • @DjMüllar
      @DjMüllar 2 часа назад

      @@RaHiiim23oromo iyo Amxaar waaye iska jir oo afgena bartay waaye

  • @umaamina1885
    @umaamina1885 2 часа назад +2

    Maxa keenay in laga dhex kalumeysto sow daciifnimada raga somaliyed ma aha tuulo kastaba maryaha kalarka badan intey suren cadowga u kala hormaraya kama baxeyno ilaa aan garano meesha dhibtu ka jirto alaha garansiiyo rageena masuuliyada ilaahey saaray murugo iyo ciil ayu la nool yahay qofka somaliyed ee dareenka nool fakaraya leh rabi toowfiiqda ha nagu sugo mahadsanid cumar inshaar

    • @MohammedShukri-o5j
      @MohammedShukri-o5j 2 часа назад

      Dabcan waa waxa aan dareemo😢 ilaahoow ugu yaraan nabad waarta iyo awood baanu ku weeydiisanay

    • @umaamina1885
      @umaamina1885 2 часа назад

      @@MohammedShukri-o5j aamiin alaahuma aamiin

  • @carabyare-n2f
    @carabyare-n2f 50 минут назад

    Wlhy waa qiiroday😢😊

  • @cizhqiofficial7429
    @cizhqiofficial7429 Час назад

    Wllhi waa ayaan daro weyn
    Sidee gacanta isku qabsanaa
    Somaliyey anigoo ka so jeeda somalind😢

  • @mirecali4621
    @mirecali4621 58 минут назад

    Shiikha c/ raxmaan c/ laahi ciise

  • @yaasiryare8525
    @yaasiryare8525 3 часа назад

    ❤🎉

  • @ceegsane761
    @ceegsane761 2 часа назад

    Muqdisho itobiyaan mailaaliyo dhamaan checkpointiyada muqdisho askar somali ah ayaa jooga

  • @Warsame1252
    @Warsame1252 45 минут назад +1

    Alshabaab baa caadi iskugu badashey laakin niyada kuhaay wlhi inaysan Somali ama muqdisho maamulidonin ilaa intay noolyihiin kumanaanka wiil aabayashod qaraxyada muqdisho ku agoonteeyeen ila ay jiraan nabad diidkas maladi doonan hal hapen ama hal malin

  • @YuusufNuur-h5j
    @YuusufNuur-h5j 2 часа назад

    😮😮😮

  • @EdurOnline1
    @EdurOnline1 2 часа назад +1

    Wiilashan iyo gabdhahan qalbiga qurxoon uma malen mayo in ay saliga nebiga dhaafayaan

  • @MUAD83
    @MUAD83 2 часа назад

    Cadow aan Itoobiyan aheen Malahin

  • @maxamudmuriidi2656
    @maxamudmuriidi2656 3 часа назад

    اللهم صل و سلم و بارك على سيدنا محمد ﷺ عدد تسابيح خلقك و سلم تسليما كثيرا اللهم صل و سلم و بارك على سيدنا محمد ﷺ عدد أنفاس خلقك من اول الخلق الى قيام الساعه اللهم صل صلاه كامله و سلم سلاما تاما على حبيبك سيدنا محمد ﷺ وعلى آله وأصحابه أجمعين🌿🕊💞🌹💕 ﷺ 💕ِ💖🥀ﷺ 🌿🌹🕊🌙📖

  • @Hafsa-b2p
    @Hafsa-b2p Час назад

    Musiiba

  • @AbukarMDeerow
    @AbukarMDeerow 3 часа назад +4

    Ethiopia iyo Kenya jaadkooda inan iska joojino ciidankena dhisano Ciidamadaan nabad ilaalinta iska burino Mamul Goboledyada awoda laga qaado markii la gaaro Safaaradaha itobiyanka villa Somalia laga dhex raro markaas baan hadli karnaa @Omarinshar

  • @abdiwaliabdullahi3487
    @abdiwaliabdullahi3487 2 часа назад

    Waxan ahay Muwaadin ku sugan Xuduuda Ethiopia Dhanka Soomaaliya Cidey Doonaan wey xiran cidey donaana wey dilaan
    Ka dhalinyaro ahaan Hada hadalno kuwo magaca somali wata xabsiga na dhigayo😢😢😢😢😢😢Meelaan u baxno malaha

  • @ducaaleali3762
    @ducaaleali3762 3 часа назад

    Soomalia Allah mideeyo

  • @AbdiShakur-f1s
    @AbdiShakur-f1s 2 часа назад

    Wlhi arinkaan waa xaqiiqda somaaliya waa in ka baxnaa ku tiirsanaanta ciidan shisheeye