Dhaxdu ila yaratee Ft MARYAN IYO XUSSEN tarabi

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 9 фев 2025

Комментарии • 100

  • @WasacYare
    @WasacYare 6 месяцев назад +11

    Heestan waxaan dhagaysan jiray arooskaygii 1987 xasuus mar wadaydii qaali ahayd safiya nuur muuse alaha kuu naxariistaa 😢

  • @XuseeincabdiMaxamed
    @XuseeincabdiMaxamed 3 месяца назад +4

    Xasuus qaali ah. Intadhimatey alla ha u naxaristo. Aduun macanka kadhaamadey Ayaan Rajo kaleenahay.

  • @muhyadinsheikhabdi4126
    @muhyadinsheikhabdi4126 2 года назад +13

    Caadi maahan allow u naxariiso intii dhimatay intii nool na u dambi dhaaf yaa rabbi

  • @Murtisame770
    @Murtisame770 Год назад +2

    Waa Ereyadii ahun abwaan cabdulaahi cabdi shube

  • @mankainacawlle3767
    @mankainacawlle3767 5 месяцев назад +3

    Heestan iyo sameecad iyo asxaab ay kugu baxdo haka reebin Qaad aan bar go. Laheen raga wayn baa fahmi karo😂😍

  • @IlwaadAbdurashiid4631
    @IlwaadAbdurashiid4631 2 года назад +10

    Maama maryan masha allah Quruxley eheed xiligaas Allag ha u naxariisto Hussein tarabi

  • @Adam-rg2gt
    @Adam-rg2gt 2 года назад +19

    Maryan Mursal aad bay u qurux badnayd. Maasha Allaha.

    • @oma2635
      @oma2635 2 года назад +1

      A deer ojii ma Somali ba masee wa Sudan A deer ojii iyo iishat jeexan ama iilajexh ama beeka Emma jogato tuumalak ama Toronto tuurb banadhey

    • @xakiimofaarax6778
      @xakiimofaarax6778 2 года назад

      @@oma2635 you Ii sv to u I'll hv by b mu my any we by hh in NC , by v butt CJave g by but xxx CJ my any xxx why yy

    • @xakiimofaarax6778
      @xakiimofaarax6778 2 года назад

      @@oma2635sv

  • @alihasan-cg1vj
    @alihasan-cg1vj 2 года назад +18

    Waayo waayo, Markaa yaraa ayaan dhegaysan jirey, 1986-87.

    • @IlwaadAbdurashiid4631
      @IlwaadAbdurashiid4631 2 года назад +2

      Masha allah xasuus xiliga caruurnimada waaye

    • @aadanhassanomar7565
      @aadanhassanomar7565 2 года назад

      ali bibinibini miyaa

    • @KM-jc5hl
      @KM-jc5hl 11 месяцев назад

      Ambaa …Radio KBC qabta Afsomali Anoo student from sch in the evening by Ahmed Tajir

  • @yaasirhassan7210
    @yaasirhassan7210 2 года назад +16

    Maamo Maryan musal ciise botaan wa waagi ugu shidneed waayo waayo dad waa dakii hore mantana balbalaarka hees qadeeyso sorry fanaantii waabari legends❤❤❤👌

  • @aadanciise4649
    @aadanciise4649 2 года назад +2

    Alaah unaxariisto xuseen yusuf turuba mam maryan cumri iyo cafimd rabi hasiiyo

  • @MohamedHassanFarah-x8w
    @MohamedHassanFarah-x8w 2 месяца назад

    scw waxaan kuu soo gudbinayaa heestan ay wada qaadayaan Xuseen yuusuf tarabi iyo maryan mursal magaceedu waxaala yidhaa ( isudhigan)

  • @abdalehamed5771
    @abdalehamed5771 2 года назад +1

    Tarabi waa fanaan lacib ah waa hesaha Somaliga heska an ugu jeclahay Maryan mursal Mashaa alaah

  • @gigachad9879
    @gigachad9879 2 года назад +4

    Indhahaa i diley maama maryan. Maashaallaah. Ilaahoow fanka nacsii waa waayeele

  • @KhadarMuxumed-d6s
    @KhadarMuxumed-d6s 5 месяцев назад

    Waayo waayo iyo xasuus iyo edo maryama ga boobe anoo kaa xaja ayaa i soo celin

  • @lulnur6090
    @lulnur6090 2 года назад +6

    Waa xuseen yuufus tarabi ee maahan tarani

  • @aliisse-cq8zd
    @aliisse-cq8zd 9 дней назад

    murtida hadda iyo tii horw iaku mizan maahan dad wa dadki horw

  • @Qaraamiyahan
    @Qaraamiyahan 6 месяцев назад +4

    ERAYADA HEESTA LYRICS
    Igu dheere Inantani
    Waataan dhursugayee
    Dhuuniga u diideen
    Hurdo uga dhaqaaqee
    Dheeheeda midabkale
    Waa mid loo dhammeeyoo
    Aaa maba kala maba kala
    Maba kala dhantaallee
    Amba kugu dhadhabayoo
    Labada isu dhigantaa
    Mid hadduu dhantaalmana
    Dhisme uma hagaagee
    Amba dhuubtey awgaa
    Habeennadan dhibaatee
    Dhayalsadey Jaceylkuye
    Inta dhan ii ridey
    Ma dhex galay wadnaha oo
    Mala dhuuntey awgaa
    Amba dhamac kalgacal baa
    Inta aan la dhalandholay
    I dhalaalineysoo
    Dhexdu ila yaraatee
    Dhadhab kugu xasuustoo
    Riyo kugula dheelee
    Dhalal xuuralceyney
    Dhanaad qabatay waayee
    Kolkaad soo dhawaataa
    Dhulku wada iftiimaa
    Aaa maba kala maba kala
    Maba kala dhantaallidee
    Laba kala dhignaatoo
    Waxaan nahay dharaar qura
    Haddii ay is dhaafaan
    Isu dheeliyeysee
    Amba dhuubtey awgaa
    Habeennadan dhibaatee
    Dhayalsadey Jaceylkuye
    Inta dhan ii ridey
    Ma dhex galay wadnaha oo
    Mala dhuuntey awgaa
    Amba dhamac kalgacal baa
    Inta aan la dhalandholay
    I dhalaalineysoo
    Dhexdu ila yaraatee
    Sida dhuub gu'yoo baxay
    Ama dharab arooryaad
    Dhillowyahanka ubaxa leh
    Dhaayaha u rooneey
    Dhab u socodka laafyaha
    Waa midaad u dhalatoo
    Aaa maba kala maba kala
    Maba kala dhantaallidee
    Amba kuma dhaliiline
    Sidaad iigu dheer tahay
    Dhaxalkeyga kugu qoray
    Inaad tahay kaan dhowrtee
    Amba dhuubtey awgaa
    Habeennadan dhibaatee
    Dhayalsadey Jaceylkuye
    Inta dhan ii ridey
    Ma dhex galay wadnaha oo
    Mala dhuuntey awgaa
    Amba dhamac kalgacal baa
    Inta aan la dhalandholay
    I dhalaalineysoo
    Dhexdu ila yaraatee
    Erayadii Cabdullaahi Cabdi Shube
    Laxankii Xuseen Y. Tarabi AHN
    Luuqada AHN Xuseen & Maryan.

    • @AbdirizakHassan-d7k
      @AbdirizakHassan-d7k Месяц назад +1

      Waad mahadsantihiin hadaad noosoo qorteen ereyeda geestan qaaliga ah

    • @Qaraamiyahan
      @Qaraamiyahan Месяц назад

      @AbdirizakHassan-d7k U welcome

  • @engneerismaaciil1406
    @engneerismaaciil1406 2 месяца назад

    Maryan mursal qurxanaydaa berigaa
    Indheheedan ka helayba😂
    22/11/2024 ayaan kuraxaysanayaa hestan cajiibka ah❤ burco

  • @mohamadboodhle7478
    @mohamadboodhle7478 2 года назад +1

    Maryan walaahay.waad.qurux BADAN TAHAY 🌹👋🐎🇲🇵

  • @ahmedosmen457
    @ahmedosmen457 Год назад

    two legends......especially Maryan Somali music star for 50 years

  • @laafa_cadde
    @laafa_cadde 2 года назад +5

    Waxaan wakhti dheer dhegeystay
    2022 waa siii dhegeysanayaa

  • @Sadsaciid
    @Sadsaciid 9 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ maryan mursal wale wa du qowday 2024 iyo markan farqi wen aya udha xeyo

  • @Qaasaali123
    @Qaasaali123 Месяц назад

    Ma la dhuubtay awgaa.........

  • @MuuseJimcaale-kq4jy
    @MuuseJimcaale-kq4jy 5 месяцев назад +1

    Heesihi hore markaan dhagaysto waxaan is dhahaa cimri kuuma laabno maryan murasal ayaa hada kahor 1980 kii isku aragnay harageysa

  • @ShaaficiAabaday
    @ShaaficiAabaday 7 часов назад

    Masoconaa❤❤❤❤❤

  • @Cartan7
    @Cartan7 2 года назад +1

    waqoyiga somali ku dhashay xuseen yuusuf tarabi heesaayaa

  • @alisaid2008
    @alisaid2008 Год назад

    Mirihii c.c.shube laxankii m.s.tubeec codkii xuseen yuusuf tarabi iyo maryan mursal ciise

  • @CumarAlimacalin
    @CumarAlimacalin 7 месяцев назад +2

    Asc galaba wanaagaasan

  • @cawilfariidfaarax6637
    @cawilfariidfaarax6637 Год назад +3

    Wow knowing somali music X

  • @reercaligamaan714
    @reercaligamaan714 2 года назад +2

    Maasha Allaha, Maryan aad bay quruxbadnayd.

    • @ridwaancige6381
      @ridwaancige6381 2 года назад

      😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆pppppppp

    • @rgcb4045
      @rgcb4045 2 года назад

      @@ridwaancige6381 lllll
      Knnlllllloooooll

    • @rgcb4045
      @rgcb4045 2 года назад

      @@ridwaancige6381 ookppkkkhkkhouokkjjjhkog9o999oo9o9o

  • @HassanBarre-b3c
    @HassanBarre-b3c Год назад

    Allah qurux badneedaa maryan mursal

  • @ahmedosmen457
    @ahmedosmen457 Год назад

    FISKA
    MARYAN
    MAGOOL ORIGINALLY FROM SOMALIA BUT SOMALILAND IS BIRTH PLACE OF THEIR FUN CAREER........I LIKE THEM ALL

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 2 года назад +1

    Dhayal saday jacelka inta u dhab I galay ma dhex galay wadnaha o mala dhubtay awga

  • @AliAhmad-lk3cp
    @AliAhmad-lk3cp 2 года назад +12

    Dhadhab kugu xasuustoo riyo kugula dheele caadi mahad 😂😂maskaxdisey ka buxsantay

  • @MustafeXasan-n9c
    @MustafeXasan-n9c Год назад

    Waa hees murti badan

  • @JimcaaleIbrahim-sp1de
    @JimcaaleIbrahim-sp1de Год назад +1

    😂❤Ma la❤ dhuupty ❤awga❤😂

  • @maxamedibrahim4571
    @maxamedibrahim4571 2 года назад +1

    Shariifo maryan mursal bootaan

  • @ubahcabdi1566
    @ubahcabdi1566 2 года назад +2

    Xasus waayo waayo 2004

  • @Jaamacdiuriye
    @Jaamacdiuriye 2 месяца назад

    Mesh caalaa hees

  • @alimuse9541
    @alimuse9541 Год назад

    😭😭😭😭😭👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍👍👍Barisamaadkii aduunyo,,,,,,,,,

  • @najmafunnyofficial2601
    @najmafunnyofficial2601 6 месяцев назад

    2024 /07/25/ Qof kasta iga danbeya Wllo jannada Ino balan ✋

  • @kingking2074
    @kingking2074 2 года назад +2

    ERIYADI IYO MIDHIHI (A.U.N) ABWAAN CABDI LAAHI CABDI SHUBE (1926-1978)

  • @drcaatos4854
    @drcaatos4854 2 года назад +2

    Kalasiman heesahii tarabi io heesahii sharma boy oo backasii ahayen

  • @cabdirisaaqxaashi2277
    @cabdirisaaqxaashi2277 9 месяцев назад

    Magaca fanaanka iska sax tarabi

  • @cumaraadan4102
    @cumaraadan4102 2 года назад +2

    Mantana socdaal iyo Sharma boy ayaa noo heesaya

  • @abshiraxmed6904
    @abshiraxmed6904 Год назад

    waayo,waayo

  • @hassancarab1037
    @hassancarab1037 2 года назад +2

    Heesaha ugu wanaagsan ka mid tahay.

  • @khadarboy5831
    @khadarboy5831 Год назад

    heesta ya sameyay mria beeda tolw😢

  • @mohamadboodhle7478
    @mohamadboodhle7478 2 года назад

    Maryan 🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹

  • @suleeqoaxmed204
    @suleeqoaxmed204 2 года назад +1

    Maxaa u durduri lagulacbaa booskii lakudabaashtaa

  • @abshiraxmed6904
    @abshiraxmed6904 Год назад

    waxaa,laskarabaa,labadan,fanan,magacuadoda

  • @SiraadMohamud-g4h
    @SiraadMohamud-g4h 21 день назад

    0:36

  • @haweeyatasama4065
    @haweeyatasama4065 2 года назад +2

    🌹🏵🌹🏵🌹TOP TEN🌹🏵🌹🏵🌹🏵🌹

  • @guuledaxmed5393
    @guuledaxmed5393 2 года назад

    Waayo Waayo

  • @osmankeinan2821
    @osmankeinan2821 2 года назад +1

    Wwee

  • @yusufsayid9417
    @yusufsayid9417 2 года назад +1

    maxankacawiya

  • @SaadiqYare-h1y
    @SaadiqYare-h1y 3 месяца назад

    🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Cartan7
    @Cartan7 2 года назад +1

    Waqooyi music

  • @alishilmohamed7368
    @alishilmohamed7368 2 года назад

    Maryam iyo Tarabi

  • @sawdamal5855
    @sawdamal5855 Год назад

    Yes

  • @gorgor9043
    @gorgor9043  3 года назад +4

    ERAYADI Abwaan C/LLAHI ABDI Shube

  • @drcaatos4854
    @drcaatos4854 2 года назад

    Wwwwwwwwaaaaaawww

  • @MohamedAli-et2ce
    @MohamedAli-et2ce Год назад

    ❤❤

  • @ahmedaliadenhersi2474
    @ahmedaliadenhersi2474 2 года назад

    Mohamed tubec sitha meel tigadlo

  • @naasiraxmadcismaan3831
    @naasiraxmadcismaan3831 10 месяцев назад

    ❤❤😂😂😂

  • @sawdamal5855
    @sawdamal5855 Год назад

    Maryan.mursal

  • @suhaibsokeeye
    @suhaibsokeeye Год назад

    😢

  • @Xasanaxmed-uo4he
    @Xasanaxmed-uo4he Год назад

    🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹💋💋🌹🌹🌹🌹💋💋🌹🌹🌹💋🌹💋💋🌹🌹💋🌹🌹🌹💋💋💋🌹💋💋🌹💋💋🌹🌹💋🌹🌹💋💋🌹🌹💋💋🌹💋💋💋💋✅️✅️✅️✅️✅️✅️✅️✅️✅️✅️✅️✅️✅️✅️✅️✅️✅️✅️✅️✅️✅️✅️✅️✅️✅️✅️✅️✅️✅️✅️✅️✅️✅️✅️✅️✅️✅️✅️🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🔤🔤🔤🔤🔤🔤🌹🔤🔤🔤🔤🔤🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹💕💕💕💕🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹

  • @xamdiahmedelmi8401
    @xamdiahmedelmi8401 2 года назад

    Tubec

  • @tashadetuff5503
    @tashadetuff5503 3 года назад +1

    Great

  • @maxamedibrahim4571
    @maxamedibrahim4571 2 года назад

    Shariifo maryan mursal bootaan

  • @SaalaxSheeqxaaji
    @SaalaxSheeqxaaji 6 месяцев назад

  • @MohamuudMohamed-hg7qx
    @MohamuudMohamed-hg7qx 9 месяцев назад

    😢

  • @fangasekhaliif8536
    @fangasekhaliif8536 5 месяцев назад

    ❤❤❤❤

  • @FaraxIscadeye
    @FaraxIscadeye 20 дней назад