Maxamed Jaamac Joof Iyo Maryam Mursal Ciise 🔥 Iyo Heesta "BERI HORE"

Поделиться
HTML-код

Комментарии • 65

  • @nuurhubane
    @nuurhubane Год назад +34

    Yaa salaam waxaas hees lagaa dhahaa heestan intii u xiistay farta soo taaga😂🎉

    • @sadam1318
      @sadam1318 11 месяцев назад +2

      ✋✋✋✋✋✋✋✋✋

    • @sacdiyomaxamed9298
      @sacdiyomaxamed9298 7 месяцев назад

      @@nuurhubane ✋️✋️✋️✋️🖐🖐

    • @xidig3833
      @xidig3833 6 месяцев назад +2

      😂😂1 ka ahay

  • @gantalyano8982
    @gantalyano8982 Год назад +14

    Ya iladageysani hayo 2024 what a remembers day hestan adun

  • @maxamuxasan4186
    @maxamuxasan4186 6 месяцев назад +3

    Ale hawnaxariistee maxamed jaamac joof iyo maryan mursal ciise xaaji biotaan
    Ab waankuna waa dheeg maxamuud yaasiin❤

  • @shaaniqadarshaani5677
    @shaaniqadarshaani5677 7 месяцев назад +7

    Waa heesihii hormuudka u ahaa fankeena allha unaxristo intii dhimatay 😢

  • @WALAALAHAHARGEYSA
    @WALAALAHAHARGEYSA Год назад +8

    ايام زمان كانت ايام، لديها قصة قصة غرام.
    االله يرحم محمد جامع جوف، ومريم والشعر ديغ اطال الله عمرها

  • @alisaid2008
    @alisaid2008 Год назад +11

    Mirihii abwaan dheeg laxankii a.c.cigaal codka maryan mursal ciise iyo m.j.joof

    • @ismailhandule5371
      @ismailhandule5371 2 месяца назад

      Midhihi abwaan Xasan sh Muumin

    • @roblemaer4834
      @roblemaer4834 Месяц назад

      @@ismailhandule5371Abwaan Dheeg baa ereyada leh.

  • @abdullahihersi1188
    @abdullahihersi1188 7 месяцев назад +2

    Laxanka Cigaal Baa lahaa ee Halkaas saxa Inshaa’alaah!😮

  • @Jacaylmohamed1
    @Jacaylmohamed1 8 месяцев назад +2

    Tolow abwaankii lahaa fiiro dheeraayaa ma maanta. Oo 2024 joogno buu ula qasdiyay

    • @HassanAhmed-yf7vm
      @HassanAhmed-yf7vm 6 месяцев назад +2

      Abwaan dheeg baa la dhahaa Hargeisa baan ku arkay 4 sano ka hor

    • @mohamedshilabo8834
      @mohamedshilabo8834 5 месяцев назад

      Wuu noolyahay abwaan dheeg Allaha cimri waa siiye haku barakeeyo

  • @saacidfaaraxsiciid6115
    @saacidfaaraxsiciid6115 Год назад +5

    Yaa salaam❤❤

  • @ismailhandule5371
    @ismailhandule5371 2 месяца назад

    Allow unaxariiso Abwaan Xasan sh Muumin

  • @sadiqabdi2716
    @sadiqabdi2716 Год назад +4

    Somali legends , MJJ iyo MM

  • @Dhuuntow_ibrahim
    @Dhuuntow_ibrahim Год назад +5

    Berri hore waxaa jiray mahadsanid saaxii omaroow @waayo waayihii wacnaa

  • @Mudugboy1
    @Mudugboy1 Год назад +6

    🔥🔥🔥🔥🔥

  • @cabdinaasirjamaac6010
    @cabdinaasirjamaac6010 Год назад +3

    Heesihii waayo waayo

  • @CabdleSicid-us3mp
    @CabdleSicid-us3mp 4 месяца назад +1

    Laxanku waa axmed cali cigaal sxb

  • @oktoobbar1164
    @oktoobbar1164 11 месяцев назад +2

    Waa heestii
    U horaysay
    Ee aan maqlo

  • @abdullahimohamedali9741
    @abdullahimohamedali9741 Год назад +4

    Asc w.w.w waxaan idiinka codsanaa inaad Soo gelisaan heesihii magool qaasatan kuwa carabiga iyo iyo heesta ''WAA IGA OGAYSIIS''

  • @martine7191
    @martine7191 9 месяцев назад +7

    laxanka heesta waxaa lahaa axmed cali cigaal. Riwaayada waxa ku jirey 7 heesood Cigaal iyo siciid xarawo ayaa laxamada riwaayada qaybsaday.

    • @Inshaaryare10
      @Inshaaryare10 7 месяцев назад +1

      Cigaal iyo Xasan Gareed aun ayaa laxameeyay riwaayada sida uu abwaanka riwaayada lahaa sheegay

  • @khadarhogad5835
    @khadarhogad5835 11 месяцев назад +2

    "Ilaahii bad iyo wobi."

  • @AbdulqaadirBb
    @AbdulqaadirBb 10 месяцев назад +2

    Heestaan markii laqaaday waaba roonaa aduunka hada mida taagan buu kahadlay

  • @Qaraamiyahan
    @Qaraamiyahan Год назад +7

    Saaxiib Can you please do the lyrics of "heesta Nadiifo" by Digfeer Please walaal. #WAAYOWAAYIHIIWACNAA.🙏
    Naddiifooy naddiifooy
    Waxaad tahay naddiifooy
    Sidda naq iyo roobiyo
    Naaladda adduunkiyo
    Nimcaddii fardowsoo
    Dartaa nabar kalgacal baa
    Intuu naafo igu hellay
    La nuux nuuxsan waayee

  • @MojoShire-k3q
    @MojoShire-k3q 6 месяцев назад +1

    That’s a tune

  • @oktoobbar1164
    @oktoobbar1164 11 месяцев назад +1

    Naa bi 'isee
    Labadan ayay sax ku
    Naa biise dhaqankii
    Naa bi' ise dhaqankii

  • @XusenMaxamad-je6uq
    @XusenMaxamad-je6uq 8 месяцев назад +2

    maryan waan tageera waligay mamo

  • @xidig3833
    @xidig3833 6 месяцев назад +1

    Joof alah ya raxma

  • @Sadsaciid
    @Sadsaciid 4 месяца назад +1

    Hesaha hir gilay biri hore waxa jiray

  • @yasinyusuf5629
    @yasinyusuf5629 7 месяцев назад +1

    Waxaa siba hadda ayay taagan yihiin
    Lk waxaa lagu jiraa hadal waa deysay

  • @adenshire1349
    @adenshire1349 Год назад +4

    Heestan waxa alifey abwan dheeg .

  • @oktoobbar1164
    @oktoobbar1164 11 месяцев назад +1

    Badawyahaw
    Qalad wayn maaha laakiin
    Heesta waxay ugu jirtaa
    Badawyahaw

  • @FartuunInaboqor
    @FartuunInaboqor 8 месяцев назад +1

    2:10

  • @maxamedcabdi6197
    @maxamedcabdi6197 7 месяцев назад +2

    Waxa erayada sameeyay abwaan dheeg oo ah xildhibaan guurtida somaliland ka tirsan

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii Год назад +1

    BAdhtamaha 10

  • @cawaalekulmiye9883
    @cawaalekulmiye9883 Год назад +1

    Faraskii baxdow wada ✅
    Faraskii baxdowaba ❌

    • @ahmedjama9112
      @ahmedjama9112 Год назад

      FARASKA BAXDOWGA AHI WAA KAN AADKA U DHEEREEYA EEN LA QABAN KARIN.

    • @Haleeleelin
      @Haleeleelin 7 дней назад

      Aahay​@@ahmedjama9112

  • @maxamediidlemohaaa4080
    @maxamediidlemohaaa4080 2 месяца назад

    Form three yaa ku arkay heestaan

  • @roblemaer4834
    @roblemaer4834 2 месяца назад

    Laxanka heesta inuu Axmed Cali Cigaal leeyahay baan maqlay.

  • @warfaageeddi3128
    @warfaageeddi3128 3 месяца назад

    Dadkii hore ee murtida iyo heesaha fiican lahaa

  • @cabdiraxmaangaas2493
    @cabdiraxmaangaas2493 4 месяца назад

    Haaye

  • @oktoobbar1164
    @oktoobbar1164 11 месяцев назад +1

    Faraskii baxdaw wada

  • @SiciidDeero-yt7ny
    @SiciidDeero-yt7ny 8 месяцев назад +1

    Ha

  • @CabiraxmanMaxamad
    @CabiraxmanMaxamad Месяц назад

    2025 dumarka joogo ayeey heestaan ka hadLee cajiib

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii Год назад +1

    X. M

  • @JamaIbraahim
    @JamaIbraahim 11 месяцев назад +1

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii Год назад +1

    OXOD

  • @Saciido-vv9bs
    @Saciido-vv9bs 5 месяцев назад

    Waxbadaly kuwii hore
    Balo geeso dheroo
    Suuqa bara tamayee
    Naa bi isay dhaqankii sharcigii burbiro diintii bur burise hablow
    Maad is barqabataan 😂😂😂😂

  • @oktoobbar1164
    @oktoobbar1164 11 месяцев назад +1

    buuggiyo dhigaalkoo

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii Год назад +1

    M x

  • @sadam1318
    @sadam1318 11 месяцев назад

    ✋✋✋✋✋✋

  • @CabdirisaaqAadan-bj9sg
    @CabdirisaaqAadan-bj9sg Год назад

    ❤❤❤❤❤😂

  • @Shaficiahmed2
    @Shaficiahmed2 27 дней назад

    2025😂

  • @FaadumoCaliBarre
    @FaadumoCaliBarre 5 месяцев назад

    🖕🖕🖕

  • @SaalaxSheeqxaaji
    @SaalaxSheeqxaaji 6 месяцев назад

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii Год назад

    OXOD