Wax aan ku tilmaamaan garaneeyn. Cod, laxan iyo muusik. Allaha ku darajeeyo Maama Maryan, fanaanad kaamil baad tahay oo dib danbana aanu ina soo mari doonin. Sidoo kale Xuseen aw Faarax dubad oo heestaan qalbiga ololineeysa alifay, Allow nasteexadii Janatul Fardowsa kuugu miciin. ❤❤❤❤❤❤ ❤❤
qofkan jecla dartii baan maanta heesta u weheshanaya anigo ooyaya wlhi oo weheshanaya waxan alle ka baryaya inuu isakhiro hadu alle iqoray hadi kle i ilowsiyo waa 11ki may 2024 xasuus 5:17 daqiiqo😭😭😭
waaaaaaw maama maryan waa ka baxsay ka gaarsii inta aynan kaa xadin heesaha hhhh Bashiir hanuuniye inta hees aad tumeeysay waa tan tii ugu macaaneyd runtii jiroo joog sxb adiga iyo maamada ba thanks you so much
Iska hadle hayska hadlee wallee mid kula cod waligay ma maqal.....
Much love LEGEND MARYAN MURSAL from Hargeisa 😍😍😍😍😍
Gabdhahayaga Ma kala Dhicin,halke ku illoowday Marxuumad Xaliima khalif Magool,& Maandeeq ,kinsi Xaji.aden,Hiba nuura & Saada,Cali,Khadiijo Qalanjo,Xareeda Ismaciil Duniya & Baxsan!!,& Zahra Axmed.. Faadumo Qaasim,Shanka roon,waxaana Ugu Da' yaraa Zahra Abuukar "Zahra Dawo!! Kulli khattar ayeey ahaayeen hoos ayeey ubatteen, Allah Yaa-Raxma dhamaantood..scww ♥
Wax aan ku tilmaamaan garaneeyn. Cod, laxan iyo muusik. Allaha ku darajeeyo Maama Maryan, fanaanad kaamil baad tahay oo dib danbana aanu ina soo mari doonin. Sidoo kale Xuseen aw Faarax dubad oo heestaan qalbiga ololineeysa alifay, Allow nasteexadii Janatul Fardowsa kuugu miciin. ❤❤❤❤❤❤ ❤❤
Qurux cod dadnimo somalinimo dabecad wadaninimo Allah u dhameyey fanaan iyada u aqaan iyo kisto u camirta si ay cidlo u noqon nolow
😊😊
2018 anigo gaari saaran oo safaran dhagaysanyay 😥😥 laaban waayay libiqsan waaway😥
Ma Illuley Siddii Lebi Ama laamalawshaha, Libaax Aanu kulannaan Ladanow Ku Moodo Lillaahi U salaamee , laaban Waayay libiqsan Wayay Waaa mid Iga laxaad Wayn Luqunta Isku duubooo Lugna igu tabceeyee, ma Illuley Siddii Lebi Ama Laama-lowshaha , Laas Biyo Macaan Iyo Lo'da caanoheediyo Liqi Waayay Oonteee libdhi Waayay Lumina Waayay Waaa mid Laygu Ladhayoo Sidii Layla Iyo Qays Luxudkaan La Galayaaa.
LEEPKII JACAYLKOW
01/FEBRUARY/2013
01/FEBRUARY/2023 STILL🎶🎧
TIME 03:05 AM hddi aad iga dmbyso like ta dhc igu sii 🙋♂️👍
The grand legend in Musician band ❤
Xanunka illahay Hadulqaado amin
Allah heestana saa uga heley fananad jirta maryan mursal❤❤
Yasalaam sidii leylo qeeys luxaadkan lagalaya tolow ya dhageysanayo 2021 8/29/ from canada ❤
hmmmmm caadi Mahan runti codka iyo musigana kaba sii daraan bashir and mamo maryan ii noolada
waxasaa cod ah Masha Allah ,anigu waxaban Ulabaxay Maryan Faraan :)
Still hhhhmm
fanaanada weyn maama maryan mursal ciise mashaallah allaha ku daayo long life
Ledi wayey my king Mohamed Baashe I miss u so much hppii😭❤️😍💋
Xili danbe 2:00AM habeen jimco ah.👌🥰
Maryan Mursal ciise .. cod macaanaaa
2024 ladi waayay laama doodi waayay 🪄❤️❤️
Mirihii xuseen ow faarax laxankii x.gareyd cadka maryan mursal ciise
Sxbow waxaan kaa codsanayaa hees maryan mursal ay qaado oo mireheeda waxaa kamid ahaa kaligeed wax jeceley kas daraney nafteydaay kol hadaan lagula wadin kaaf iyo kaladheeri sow maaha mahadsanid
Heestaas ma heshay bro?
@@abdulkadirmohamedyusuf mahadsanid sxb waa helay
@@abdulkadirmohamedyusuf haa sxb waa helay mahadsanid
mamo xaga alle u caraar hadeed heeso macan wad dhigtay ee toobada ku dhimo mamo maryan
You're So Awesome Thank you Mama Maryan Mursal waliga noolo!
Mamo maryan mursaL🫂
Laban waayay libiqsan waay
qofkan jecla dartii baan maanta heesta u weheshanaya anigo ooyaya wlhi oo weheshanaya waxan alle ka baryaya inuu isakhiro hadu alle iqoray hadi kle i ilowsiyo waa 11ki may 2024 xasuus 5:17 daqiiqo😭😭😭
maryan mursal masha allah heesta leebka jaceylka waan kahelay heestan
Tarikhadu waa 29/9/2023.
Markii heesatan la qadey xataa hooyoday iyo abehey midnaa dunidaa ma jogin .
Balse maantaa aniga dhegysanaa
Waa dhib jacaylku qofka uu helo
يا سلام صوت وصوره جميله والله حلوه مره اغنيه جبينها يا سلام رووعه
Bashiir cali
Ya salaam mama Maryam...you the best and finest
leebkii jacaylkoo lalayay haleeloo laabta igaga yaalee aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaah Maryan day waxaasaa hees la yidhaa niceeeeeeeeeeeeeee
Love song mama maryian mursal who listen still 2020 😚😚😚
Me
أغنية في قمة الجمال والروعه .... اللهم إرحم الشاعرمحمد علي كاريه واطل بعمرالفنانه مريم مرسل
Amiin Amiin Amiin
Mamo maryan musal❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
waxaas kaa hees ah mamo maryan mursal ii noloow :)
waaaaaaw maama maryan waa ka baxsay ka gaarsii inta aynan kaa xadin heesaha hhhh Bashiir hanuuniye inta hees aad tumeeysay waa tan tii ugu macaaneyd runtii jiroo joog sxb adiga iyo maamada ba thanks you so much
ladi waayay laama doodi waayay waa mid igu lammaanooo laakiimo badanoo waan ka heli jiray Maryan Mursal Ciise fannaanad qaaliya
Maryan iyo koox heestan isku xilsaaray wey ku mahadsan tihin wax kale ku garanmeyside waxba kalamey hadhin .tolow yaa midha heestan u sameeyay
Erayadiii abwaan xuseen aw faarax dubad AUN sidaan filayo
Ladi waayay ma dooodo waayay
The one and Only Maryan Mursal 🙋🏼♀️😩🖤
mam maryan mursal ciise aad ayan ugu heela
wow aaad bey u cod macaantahy maryan mursal she is famous all the entire somalia
Waw waakahelay
2024 xitaa waan dheyaztaa
Ladi waayay.
leeeeebkii jaceylkooooooooow lalayeeeey haleelooo laaabtaa iiigaaaga yaaaaaleeeee aaaaaaaaaaaaah waleeeeeeee waaaaa igu yaaalaaaaa maama maryan Nooolaaaaaw xayi
Maryan noolaw cafimad kuwar waaxaanjeclahay heestas libkijeceelkaa
Really aniga ayaaba moodaa in uu igu mudanyahay
Axsan hees wlhi wxaan so xasuustay waayahygi aan ku jiray qeyb ka mida
libaaxano kulana ladanow kumodey walhi cadi maaha mama maryaan
Cod macanaa
Ma iiLulay sidii labi ma laaman lawoshaha
lkin hada waxa jogtaa taag ee hadeed masajika isku xidh mama
Bast song wooow leebki jacaylka
26 February 2024 WARDHEER
Mamo maryal mursal ilaahay haku cafiyo aamiin somaliyey masada usoo uduceeya in ilaahay adani dhaafo hada fanka way ka baxdaye 30/10/2023❤
2022 inta dawatay
ماشاء اللة
Maaamo Maryan Mursal ♥
Caawa oo ay taariikdu tahay 24 march 2024 axad saacaduna tahay 8:00pm jawiguna waa mid roobaad oo raxmadda eebbe ayaa hibitiqaysa goobtuna waa magaalo xuduud beeneedka ah ee tog wajaale dareenka jacayl oo aan xakamayn kari waayay iyo heestan oo qalbiga itaabata aalaaba markaan dhagaysto
Salaan soomali idilkeedba
mama maryan mursal axyaa cod illaahaw nookaa daa
2023❤️❤️❤️❤️.
Love you 😍 💗 💓 💛 ♥ 😘 😍
The one and only maryan mursal
Noooloow mmaama maryan.
reay watarisho adaba shidan cml ee inta laga soo radina igala so xirir yoonis abdilaahi adam
Beec isbortiga alolkana waqa suqa lagudhigin yaasameyay lagu oran lux lux iyadeed fadhi fadhi usugiis somali walaxadoyaa fartan kuguyeraa kugutaga fartan waa kudaya
Nice. Song. Wah. Waaah
Libaaxaanu kulaanaa ku mooday
best best best
Warkii sl
2022
waa hees heer sare ah runtii
Axyaa cod fanaanad buuxdaiga dheh inta kale rabish Ogaden dheh
HOUSSEN BISEL
woow best song ever
Heesti maryan mursal leebkii jacaylkow
Waxaa sameeyey xuseen aw faarax
Libaxa
axsan fanadad
N
0;0@!?We0bfssddpDyup fa Oh D aaa uu have tw vaa.x
w0w I love it hot music mama maryan
Mamo Marian ilahow kudaaa walee fanan waa kii hore
facebook waye cml
a
Waan jeclahay heestan waxan xasuustaa waqtiyo isomaray