HEES | Gubtayeey | Maryan Mursal | Original + lyrics

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 26 янв 2025

Комментарии • 73

  • @calicabdi5734
    @calicabdi5734 4 года назад +11

    Heestani waxay tilmaamaysaa qof ciilan waa dhegeysan waayey waan qiirooday waa markii igu horeeysay maqalkeedu

    • @issahalane7293
      @issahalane7293 4 года назад

      Wll galow waa maxay

    • @cabdirashiidxasan7347
      @cabdirashiidxasan7347 4 года назад +5

      @@issahalane7293 waxaan filayaa inaadan jawaab helin ,wlaal galaw waa shimbir miiga joogta oo ka oyda gudcurka iyo roobabka habeenkii da'aya waliba intaan la gaadhin xitaa gariir ka ay maqlaan sida hubka libaaxa cidiisa,gorayga cidiisa,onkodka ama guguca, ayay la oydaa gobolada qaarna waxaa looga yaqaanaa dhebed marna waa fiin

    • @dirgaxwanaf6605
      @dirgaxwanaf6605 4 года назад +1

      @@cabdirashiidxasan7347 dhabed iyo galow iyo fiin intaba waa loo yaqaan

  • @nadaarasoomali6107
    @nadaarasoomali6107 4 года назад +6

    Waxaan isleeyahay anigu maryan mursal iyadaaaa uqalntay boqoradda codka in loogu yeero lkn ay qabyaaaladi darteed magac loogu yeeliwaayay maamada codka dahabiga, caafimaad iyo khaatumo fcn baaan urajaynaaa maamam mursal aadbaan kuujecelnahay 🙏🙏🙏

    • @mohamedyare1917
      @mohamedyare1917 2 года назад

      Nadaara Soomali magool bey ku sheegen boqorada Codka Oo hawiya

    • @shaaficimoha4719
      @shaaficimoha4719 Год назад +2

      Mama maryan mursal way uqalantay boqorada codka lkn maamadi lahayd codkii mar la'araga ahaa xalima khalif magool baa la siiyay biladaas AUN .

    • @abdifatahaadan5972
      @abdifatahaadan5972 Год назад +1

      ​@@shaaficimoha4719 number two waxan odhan lahaa aun sahra axmed jaamac fanaanad cajiiba ayey aheyd

    • @naimadahir519
      @naimadahir519 Год назад +2

      Fanaaniintii hore ka lama dhacaan waayo markaa fanku gudiyoow lahaa waa leys imtixaami jirey qofkii cod wanaagsanaa la qadan jirey oo abwaaniintu heeso idhiibi jireen marka kalama dhacaan wlhi ee codka dhuuntaa ka soobaxayaa kla duwan uuun😢😢

    • @abdulkadirainab8098
      @abdulkadirainab8098 Год назад

      @@naimadahir519 aragti wanagsan iyo fakar fiican ayaad leedaha waayo fanka qofka sogalayo tartan iyo imtixaan ayuu usoo gali jiray marka dadku mawada fahansana maryan mursal cod aad umacn ayey lehed runti lakin fanaaninti hore kalama dhicin dhamantod mid madooran kartid

  • @IbraahimHaji04
    @IbraahimHaji04 4 года назад +3

    Waaw waa Hees Dareen Gooni Ah Xambaarsan Runtii
    Waligey ma maqlin Heesaha
    maryan mursal waan Jeclahaye

  • @ahmedjibril5218
    @ahmedjibril5218 Год назад +3

    Yaa heestan Waqtiga iyo saacadan iskugu keey hagaajiyay ❤❤❤❤❤❤❤

  • @mudanedhaashane5254
    @mudanedhaashane5254 4 года назад +2

    Fan iyo fanaaniin barax tiran, waaya tagay iyo waayeel murugtiis weeye, jiilka gadaashood yimid baan garanayn wakhtigaas iyo siduu waxwalba uga qiima badnaa . Baqdinta ugu wayn ee aan qabo waa dhaqan guurka guryaheenni noogu yimid ee ubadkii maantay iyagoo waalidinkood lajooga lagala wareegay caqligoodii iyo fakarkoodiiba. Allow magantaa.

  • @Asmahmohamoud
    @Asmahmohamoud 3 месяца назад +1

    "Gaftee talada maantaa
    Kugu siiye gacantaa.
    Habeenki baan gudoodiga
    Sida galowga yeeraa."
    Hees aad umug wayn oon aad ujeclahay.

  • @mahamedbukhari949
    @mahamedbukhari949 Год назад +1

    Gubtayeeey heeey waaan gubtayeey
    Maryan mursal alow cimriga kuu dheere

  • @mohamedapdiqadir6191
    @mohamedapdiqadir6191 2 года назад +1

    Heestan ayaan hore waxaan ka arkey Facebook story gabadh soo dhigtey,Caawa oo ay tahay 12:40 am 3/June/2022 ayaan playslist-gayga qaraamiga ku dhex arkey.

  • @hoygaluuqaddaspanish-ka
    @hoygaluuqaddaspanish-ka 4 года назад +2

    Waa hees aad u macaan maryan mursal waa fanaanad soomaalida qaali ku ah quluubtooda

  • @Ehel_Caashaq1
    @Ehel_Caashaq1 2 года назад

    Ibraahin Dhiblaawe Oo Hesstaan Aaan Ku Bartay Baan Salaamaya. 🙌🙌
    Maamo Maryan Mursal Boqortooyo 🥰❤🔥

  • @aqyya12
    @aqyya12 2 года назад +4

    Labo sano ka hor markaad halkaan so gelisay ban daawaday heestani waana ka helay., maantay ban diryanka Drumkan xooggani ka dhex maqlay gudaha ruuxdayda! markaas ban galay inaan dib u raadiyo oon dhagaysto heestan😍😍 31/3/2022.
    cajabey cajiib!!!!

  • @deeqsamatar404
    @deeqsamatar404 4 месяца назад

    nin.gacmaha kaxirane guul magaaree
    2024 waa waxa somalia dhexdeda yaal itobiyana aaan qaar keen leenahay waa walalaheen

  • @ahmedjibril5218
    @ahmedjibril5218 Год назад

    Waan ku seexday heestaan 1960s ahayd❤❤❤❤❤❤

  • @khabiirharnandez5664
    @khabiirharnandez5664 4 года назад +14

    MAADEYS TUBE waxaan kaa cod sanayaa heesahan oo fasiixa inaad soo galiso 1- aduunyada nin dhoofiyo tubeec 2- had & jeer hawlahaagaan xasan diiriye 3- jaalaley salaad darbi & saynab cige sxb ku soo riix hadaad heli karayso

  • @idaajaayoutube
    @idaajaayoutube 2 года назад

    Waah waah luuqda, ereyada iyo weliba music

  • @mowlaaden9712
    @mowlaaden9712 4 года назад

    Alla maxaan kuu mahad celiyaa nio maryan mursal ha iga joojin nio si ruuxiya u tageraa maama maryan

  • @MohamedAli-cq5wh
    @MohamedAli-cq5wh 4 года назад +2

    Soogeli xasan diiriye iyo farxiyo cali.heesta tiraa inanyahay amaan aan kaahelo

  • @aadamhoodaale8287
    @aadamhoodaale8287 4 года назад

    Gefay talada
    Maantaan
    Kugu siiyay
    Gacanta
    Maantaad itiri wax ila qabo
    Een kaa yeelay waa khaldamey bay leedahay
    Waa qof intaad aamintay hadhow ku khiyaamay
    Ama kaaa abaaaldhacay.

  • @calicabdi5734
    @calicabdi5734 4 года назад +1

    Fadlan.heestan abwaankii sameeyey halawadaageen.haduu garanaayo

    • @maadeys
      @maadeys  4 года назад +1

      markii aan soo galinaynay ayaanba ku qornay ee miyaadan eegin sxb qaybta descriptionka

  • @keysewarmahaye4418
    @keysewarmahaye4418 4 года назад

    Eesh calaa hees way igu socotaa tani waleee

  • @MahamedAstaan
    @MahamedAstaan 4 месяца назад

    Asxan hees ❤

  • @Qaraamiyahan
    @Qaraamiyahan 2 года назад

    HABEENKII baan gadoodaa
    SIDA galawga yeedhaa.

  • @lumnaabdi336
    @lumnaabdi336 4 года назад

    Maryan mursal heesaheeda dar allan ujeclahay

  • @kheyrtv1
    @kheyrtv1 4 года назад

    yaxyow maryan mursal ayey kaaga shidantahay maalmahaan😂😂😂

    • @nihaal1234
      @nihaal1234 4 года назад

      Malaha aniguu niyadeyda ogyahay mama maryan heesaheda sidan u jeclahay 😁lol

  • @aadamhoodaale8287
    @aadamhoodaale8287 4 года назад +2

    Drumiska ninka tumaya wax kale waaye marka ow Ruulada ku dhufto gugac roob ceelka geeyaa la moodaaa

    • @saidosmanaden8532
      @saidosmanaden8532 2 года назад

      AUN CABDI LOONI, ayaa la oran jiray...great drumiste ayuu ahaa hobollada Waaberi jazz Music garaaco.

  • @fartuunmuxudiin9016
    @fartuunmuxudiin9016 4 года назад

    Gefay talada maantaan
    Kugu siiye gcntee

  • @ahmedjibril5218
    @ahmedjibril5218 Год назад

    Shukran ❤

  • @DaadirCiise
    @DaadirCiise 6 месяцев назад

    ❤❤❤❤

  • @cabdinasirnuur419
    @cabdinasirnuur419 4 года назад +1

    Hees shidan aha

  • @ahmedjibril5218
    @ahmedjibril5218 Год назад

    Wllhi❤❤❤

  • @Laalayslyrics
    @Laalayslyrics 4 года назад +3

    Alleylehe listigii maryan waa lagu nooladay. Asbuucii maryan mursal Ciise ayaan ula baxay asbuucaan...
    Waan idin salamay Madays Tube iyo Dhiblaawe oo hampalyadiisu na hortaagantahay.
    Mahadsanidiin.

  • @nihaal1234
    @nihaal1234 4 года назад +2

    Habenki baan gudoodiga sida galowga yeeraa !!!
    Murugow maxad habenki uso hoyataa

  • @faith_updyomar7766
    @faith_updyomar7766 4 года назад

    Heestaan micnaakudiigin, waakaqirooday runtii lkn waxaykufarfiiqayso mafahmn (jcl) miya mise waalaciilciilay umoday

    • @fartuunmuxudiin9016
      @fartuunmuxudiin9016 4 года назад +1

      Nolol bur burte ayaay ka hdleesa nfta ayaaa samirsiineesa

  • @AweysMohammed-uy9ku
    @AweysMohammed-uy9ku Год назад

    Hees

  • @IlilIl-sm7yk
    @IlilIl-sm7yk Год назад

  • @umucafiifa2310
    @umucafiifa2310 4 года назад

    Nin gacmaha ka Dubani marna guul magare 🙄🤔

  • @HalisTa..22
    @HalisTa..22 3 месяца назад

    Gocdayeey waan gocdayeey
    Gudcurkiyo caddadu
    Ways garab socdaan
    Gabal dhacayna waa..
    In'aad labada garab
    Gudin igu jartaa
    Gaftee talada maantaan
    Kugu siiyay gacantaa
    Habeenki baan gudoodiga
    Sida galawga yeedhaa
    Nin gacmaha ka duubani
    Marna libin ma gaadhee!!🤦‍♂️

  • @fartuunmuxudiin9016
    @fartuunmuxudiin9016 4 года назад

    Cajiib

  • @liibaanbiriir438
    @liibaanbiriir438 4 года назад

    👌

  • @umucafiifa2310
    @umucafiifa2310 4 года назад

    Habenkiban sida gadodiga galawga yeera maxa laga wada?

    • @maadeys
      @maadeys  4 года назад +6

      calaashaan saqda dhexe ee habeenkii (gudoodiga) ayaan sida galowga oo kale u yeeree (galow waa labla shimbirka fiinta) sidoo kale gudoodigu waa guurayn ama socodka habeenkii)

    • @umucafiifa2310
      @umucafiifa2310 4 года назад

      @@maadeys mahadsanid wll qali

  • @keysewarmahaye4418
    @keysewarmahaye4418 4 года назад +2

    Like waan kagaadhsiiyee mahadsanidna aaan kuugu daro
    Waa gacaaan qudhoo
    Darba goonibay
    Goolka WADA
    Waxa guul daraansha ah
    Layskumana geeyee
    Habeenkiibaan gudoodiga
    Sida galawga yeedhaa
    Alaalkakakllllaalalallllalalallllaalalal
    Laaalllllalalalalallldlalalaalllgkskghllajsjsi

  • @abdillahimuuse1709
    @abdillahimuuse1709 4 года назад

    farshahan qurux badan ayaad u sameysay ..mahad sanid................................

  • @cabdisalaanAbshir
    @cabdisalaanAbshir 8 месяцев назад

    Inane yahaw rucliyo.orod.kugu.raad.shey.anu

  • @mohamedalisurnamesurname3135
    @mohamedalisurnamesurname3135 4 года назад

    Ok

  • @MohamedAli-cq5wh
    @MohamedAli-cq5wh 4 года назад

    Soogeli xasan diiriye iyo marwo maxamed heesta tiraa wayaabe. Amaantu weynaayee

  • @aadamhoodaale8287
    @aadamhoodaale8287 4 года назад +4

    Drumiska ninka tumaya wax kale waaye marka ow Ruulada ku dhufto gugac roob ceelka geeyaa la moodaaa

    • @maadeys
      @maadeys  4 года назад +2

      Wax caadiya maaha drumku xoog badnaayaa

  • @drabdiweli5179
    @drabdiweli5179 5 месяцев назад

    ❤❤❤