Gorgor
Gorgor
  • Видео 15
  • Просмотров 944 001
Hogmiye dhab ah
Hogmiye dhab ah
Просмотров: 108

Видео

Yaxyax IYO Xishood Ft Cabdi Tahaliil
Просмотров 9 тыс.3 года назад
Yaxyax IYO Xishood Ft Cabdi Tahaliil
ILEYS CODKI XASSAN ADAN
Просмотров 9553 года назад
ILEYS CODKI XASSAN ADAN
kor Edoy Ft XASSAN ADAN
Просмотров 8 тыс.3 года назад
kor Edoy Ft XASSAN ADAN
SHAMISEY CODKI C/QAADIR M.JUBA
Просмотров 13 тыс.3 года назад
SHAMISEY CODKI C/QAADIR M.JUBA
Ummad waliba Ft C/QAADIR Joba
Просмотров 2,3 тыс.3 года назад
Ummad waliba Ft C/QAADIR Joba
Kufilnow Ft MARYAN MURSAL
Просмотров 4,7 тыс.3 года назад
Kufilnow Ft MARYAN MURSAL
Ladi WAYAY codkii MARYAN MURSAL
Просмотров 14 тыс.3 года назад
Ladi WAYAY codkii MARYAN MURSAL
Dhaxdu ila yaratee Ft MARYAN IYO XUSSEN tarabi
Просмотров 861 тыс.3 года назад
Dhaxdu ila yaratee Ft MARYAN IYO XUSSEN tarabi
Tumasho Ft Marayn,HIBO, AUN NAKRUMA
Просмотров 6 тыс.3 года назад
Tumasho Ft Marayn,HIBO, AUN NAKRUMA
GAR QAADO JACAYAHAOW Ft CIGAAL
Просмотров 21 тыс.3 года назад
GAR QAADO JACAYAHAOW Ft CIGAAL
Hees diva ah Ft m.c/Laahi Gujis
Просмотров 4,2 тыс.3 года назад
Hees diva ah Ft m.c/Laahi Gujis
AROOSKA C/Laahi IYO LATIFA
Просмотров 6843 года назад
AROOSKA C/Laahi IYO LATIFA
Wareysi lalayeshay FOSIYA Xaaji
Просмотров 893 года назад
Wareysi lalayeshay FOSIYA Xaaji

Комментарии

  • @ShaaficiAabaday
    @ShaaficiAabaday 21 час назад

    Masoconaa❤❤❤❤❤

  • @aliisse-cq8zd
    @aliisse-cq8zd 9 дней назад

    murtida hadda iyo tii horw iaku mizan maahan dad wa dadki horw

  • @FaraxIscadeye
    @FaraxIscadeye 21 день назад

  • @SiraadMohamud-g4h
    @SiraadMohamud-g4h 21 день назад

    0:36

  • @Qaasaali123
    @Qaasaali123 Месяц назад

    Ma la dhuubtay awgaa.........

  • @MohamedHassanFarah-x8w
    @MohamedHassanFarah-x8w 2 месяца назад

    scw waxaan kuu soo gudbinayaa heestan ay wada qaadayaan Xuseen yuusuf tarabi iyo maryan mursal magaceedu waxaala yidhaa ( isudhigan)

  • @Jaamacdiuriye
    @Jaamacdiuriye 2 месяца назад

    Mesh caalaa hees

  • @engneerismaaciil1406
    @engneerismaaciil1406 2 месяца назад

    Maryan mursal qurxanaydaa berigaa Indheheedan ka helayba😂 22/11/2024 ayaan kuraxaysanayaa hestan cajiibka ah❤ burco

  • @XuseeincabdiMaxamed
    @XuseeincabdiMaxamed 3 месяца назад

    Xasuus qaali ah. Intadhimatey alla ha u naxaristo. Aduun macanka kadhaamadey Ayaan Rajo kaleenahay.

  • @SaadiqYare-h1y
    @SaadiqYare-h1y 3 месяца назад

    🎉🎉🎉🎉🎉

  • @MuuseJimcaale-kq4jy
    @MuuseJimcaale-kq4jy 5 месяцев назад

    Heesihi hore markaan dhagaysto waxaan is dhahaa cimri kuuma laabno maryan murasal ayaa hada kahor 1980 kii isku aragnay harageysa

  • @mankainacawlle3767
    @mankainacawlle3767 5 месяцев назад

    Heestan iyo sameecad iyo asxaab ay kugu baxdo haka reebin Qaad aan bar go. Laheen raga wayn baa fahmi karo😂😍

  • @fangasekhaliif8536
    @fangasekhaliif8536 5 месяцев назад

    ❤❤❤❤

  • @KhadarMuxumed-d6s
    @KhadarMuxumed-d6s 5 месяцев назад

    Waayo waayo iyo xasuus iyo edo maryama ga boobe anoo kaa xaja ayaa i soo celin

  • @Qaraamiyahan
    @Qaraamiyahan 6 месяцев назад

    ERAYADA HEESTA LYRICS Igu dheere Inantani Waataan dhursugayee Dhuuniga u diideen Hurdo uga dhaqaaqee Dheeheeda midabkale Waa mid loo dhammeeyoo Aaa maba kala maba kala Maba kala dhantaallee Amba kugu dhadhabayoo Labada isu dhigantaa Mid hadduu dhantaalmana Dhisme uma hagaagee Amba dhuubtey awgaa Habeennadan dhibaatee Dhayalsadey Jaceylkuye Inta dhan ii ridey Ma dhex galay wadnaha oo Mala dhuuntey awgaa Amba dhamac kalgacal baa Inta aan la dhalandholay I dhalaalineysoo Dhexdu ila yaraatee Dhadhab kugu xasuustoo Riyo kugula dheelee Dhalal xuuralceyney Dhanaad qabatay waayee Kolkaad soo dhawaataa Dhulku wada iftiimaa Aaa maba kala maba kala Maba kala dhantaallidee Laba kala dhignaatoo Waxaan nahay dharaar qura Haddii ay is dhaafaan Isu dheeliyeysee Amba dhuubtey awgaa Habeennadan dhibaatee Dhayalsadey Jaceylkuye Inta dhan ii ridey Ma dhex galay wadnaha oo Mala dhuuntey awgaa Amba dhamac kalgacal baa Inta aan la dhalandholay I dhalaalineysoo Dhexdu ila yaraatee Sida dhuub gu'yoo baxay Ama dharab arooryaad Dhillowyahanka ubaxa leh Dhaayaha u rooneey Dhab u socodka laafyaha Waa midaad u dhalatoo Aaa maba kala maba kala Maba kala dhantaallidee Amba kuma dhaliiline Sidaad iigu dheer tahay Dhaxalkeyga kugu qoray Inaad tahay kaan dhowrtee Amba dhuubtey awgaa Habeennadan dhibaatee Dhayalsadey Jaceylkuye Inta dhan ii ridey Ma dhex galay wadnaha oo Mala dhuuntey awgaa Amba dhamac kalgacal baa Inta aan la dhalandholay I dhalaalineysoo Dhexdu ila yaraatee Erayadii Cabdullaahi Cabdi Shube Laxankii Xuseen Y. Tarabi AHN Luuqada AHN Xuseen & Maryan.

    • @AbdirizakHassan-d7k
      @AbdirizakHassan-d7k Месяц назад

      Waad mahadsantihiin hadaad noosoo qorteen ereyeda geestan qaaliga ah

    • @Qaraamiyahan
      @Qaraamiyahan Месяц назад

      @AbdirizakHassan-d7k U welcome

  • @SaalaxSheeqxaaji
    @SaalaxSheeqxaaji 6 месяцев назад

  • @WasacYare
    @WasacYare 6 месяцев назад

    Heestan waxaan dhagaysan jiray arooskaygii 1987 xasuus mar wadaydii qaali ahayd safiya nuur muuse alaha kuu naxariistaa 😢

  • @najmafunnyofficial2601
    @najmafunnyofficial2601 6 месяцев назад

    2024 /07/25/ Qof kasta iga danbeya Wllo jannada Ino balan ✋

  • @CumarAlimacalin
    @CumarAlimacalin 7 месяцев назад

    Asc galaba wanaagaasan

  • @Sadsaciid
    @Sadsaciid 9 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ maryan mursal wale wa du qowday 2024 iyo markan farqi wen aya udha xeyo

  • @MohamuudMohamed-hg7qx
    @MohamuudMohamed-hg7qx 9 месяцев назад

    😢

  • @cabdirisaaqxaashi2277
    @cabdirisaaqxaashi2277 9 месяцев назад

    Magaca fanaanka iska sax tarabi

  • @abdiahmed5092
    @abdiahmed5092 10 месяцев назад

    Heestii waxaan dhagayistay waqti aan ku sugnaa wadanka 🇲🇽 axyaa cod mamo maryan

  • @naasiraxmadcismaan3831
    @naasiraxmadcismaan3831 10 месяцев назад

    ❤❤😂😂😂

  • @ahmedosmen457
    @ahmedosmen457 Год назад

    FISKA MARYAN MAGOOL ORIGINALLY FROM SOMALIA BUT SOMALILAND IS BIRTH PLACE OF THEIR FUN CAREER........I LIKE THEM ALL

  • @ahmedosmen457
    @ahmedosmen457 Год назад

    two legends......especially Maryan Somali music star for 50 years

  • @HassanBarre-b3c
    @HassanBarre-b3c Год назад

    Allah qurux badneedaa maryan mursal

  • @abshiraxmed6904
    @abshiraxmed6904 Год назад

    waayo,waayo

  • @abshiraxmed6904
    @abshiraxmed6904 Год назад

    waxaa,laskarabaa,labadan,fanan,magacuadoda

  • @alisaid2008
    @alisaid2008 Год назад

    Mirihii c.c.shube laxankii m.s.tubeec codkii xuseen yuusuf tarabi iyo maryan mursal ciise

  • @JimcaaleIbrahim-sp1de
    @JimcaaleIbrahim-sp1de Год назад

    😂❤Ma la❤ dhuupty ❤awga❤😂

  • @cawilfariidfaarax6637
    @cawilfariidfaarax6637 Год назад

    Wow knowing somali music X

  • @khadarboy5831
    @khadarboy5831 Год назад

    heesta ya sameyay mria beeda tolw😢

  • @MustafeXasan-n9c
    @MustafeXasan-n9c Год назад

    Waa hees murti badan

  • @MohamedAli-et2ce
    @MohamedAli-et2ce Год назад

    ❤❤

  • @sawdamal5855
    @sawdamal5855 Год назад

    Yes

  • @sawdamal5855
    @sawdamal5855 Год назад

    Maryan.mursal

  • @Xasanaxmed-uo4he
    @Xasanaxmed-uo4he Год назад

    🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹💋💋🌹🌹🌹🌹💋💋🌹🌹🌹💋🌹💋💋🌹🌹💋🌹🌹🌹💋💋💋🌹💋💋🌹💋💋🌹🌹💋🌹🌹💋💋🌹🌹💋💋🌹💋💋💋💋✅️✅️✅️✅️✅️✅️✅️✅️✅️✅️✅️✅️✅️✅️✅️✅️✅️✅️✅️✅️✅️✅️✅️✅️✅️✅️✅️✅️✅️✅️✅️✅️✅️✅️✅️✅️✅️✅️🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🔤🔤🔤🔤🔤🔤🌹🔤🔤🔤🔤🔤🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹💕💕💕💕🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹

  • @suhaibsokeeye
    @suhaibsokeeye Год назад

    😢

  • @Murtisame770
    @Murtisame770 Год назад

    Waa Ereyadii ahun abwaan cabdulaahi cabdi shube

  • @alimuse9541
    @alimuse9541 Год назад

    😭😭😭😭😭👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍👍👍Barisamaadkii aduunyo,,,,,,,,,

  • @gigachad9879
    @gigachad9879 2 года назад

    Indhahaa i diley maama maryan. Maashaallaah. Ilaahoow fanka nacsii waa waayeele

  • @mohamadboodhle7478
    @mohamadboodhle7478 2 года назад

    Maryan 🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹

  • @mohamadboodhle7478
    @mohamadboodhle7478 2 года назад

    Maryan walaahay.waad.qurux BADAN TAHAY 🌹👋🐎🇲🇵

  • @alishilmohamed7368
    @alishilmohamed7368 2 года назад

    Maryam iyo Tarabi

  • @shimbirkheyrkheyr5914
    @shimbirkheyrkheyr5914 2 года назад

    maryan mursal ciise iyo xuseen tarabi xasha

  • @drcaatos4854
    @drcaatos4854 2 года назад

    Kalasiman heesahii tarabi io heesahii sharma boy oo backasii ahayen

  • @drcaatos4854
    @drcaatos4854 2 года назад

    Wwwwwwwwaaaaaawww

  • @abdalehamed5771
    @abdalehamed5771 2 года назад

    Tarabi waa fanaan lacib ah waa hesaha Somaliga heska an ugu jeclahay Maryan mursal Mashaa alaah

  • @xamdiahmedelmi8401
    @xamdiahmedelmi8401 2 года назад

    Tubec